No video

Hibo Nuura Heestii Ha Fikirin Naftaydaay

  Рет қаралды 335,932

Gu`Roon Jire Media

Gu`Roon Jire Media

3 жыл бұрын

Heestii Ha Fikirin Naftaydaay | Hibo Maxamed Nuur
Kabankii: Saalax Qaasim Naaji
#Hibo_Nuura
#Hibo_Maxamed_Nuur
#HiboMaxamed
#HiboNuura
#Qaraami
#Ha_Fikirin_Naftaydaay
#Saalax_Qaasim

Пікірлер: 36
@user-ec6zm2uw9z
@user-ec6zm2uw9z Жыл бұрын
Manto aytahy 12 Jun 2023 oon borama jogo heestan waxay turjimaysa qiso Dhabo ihaysata isha Allah waydan baysa malintaydi
@Aaliyah-nz1eb
@Aaliyah-nz1eb 8 ай бұрын
Ameen wllo
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 4 ай бұрын
❤mama❤hibo❤nuura❤alayaxafidak❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedatteye8593
@ahmedatteye8593 2 жыл бұрын
To me, this song is one of the best of all Hibo. Allah Bless Hibo
@adan5209
@adan5209 Жыл бұрын
Eqtexeesese
@baresheeq9494
@baresheeq9494 2 жыл бұрын
ereyadii ilaahay ha u naxariistee maxamed Cali kaariye
@khadarjamac680
@khadarjamac680 8 ай бұрын
Heestan Manta taraikhduthy 2023 12 5teedii waxaad moodaa inay aniga igahadlayso
@moulidlibah4131
@moulidlibah4131 Жыл бұрын
Heesaha noocan ah waa in wasaradaha fanka iyo suugantu qol kayd u sameeyàn
@user-eg8ly1nv1x
@user-eg8ly1nv1x Жыл бұрын
Maanta taariikhdu waa 7/23/23 maalin axada galab gaban waxaan joogaa magalada muqdisho waxaan diyaarinayaa imtixaanka jaamacada waxaan ahey semeter three midaan zxbo nahey baa igu duldhageystey hestan wayna isoo jiidate hibo nura alle cimriga iyo cibaadada ha ubarakeeyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@Nadirmahaf
@Nadirmahaf 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoxuseen7609
@nimcoxuseen7609 Жыл бұрын
Eesh calaa hees waa hees dhamaystiran dhinac walba
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 11 ай бұрын
Dhaqtarkii jaceylka maxmed Ali kadiye waahwaah
@bayalhabohurguf575
@bayalhabohurguf575 2 жыл бұрын
Mama..hibo
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын
Mamo hibo nuura allow ku da in badan
@alisaid2008
@alisaid2008 8 ай бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii c.jiir codka hibo nuura
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
Waana ereyadii abwaan maxamed cali kaariye ilaahay ha u naxariistee
@cawaqabeinacateye8571
@cawaqabeinacateye8571 2 ай бұрын
Ha ufiirsan waxa dhacay jacaylkana hafaraglin
@ZakarieBuuni
@ZakarieBuuni Ай бұрын
waxan dhagaysanayaaa heestan 4:30 am 13/6/2024 Hadad iGa Dambayso wax uun ii Garo
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Wah wah
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 8 ай бұрын
The kind of songs that feels too deep.
@cabdimahad5253
@cabdimahad5253 Жыл бұрын
D
@KABERIO04
@KABERIO04 Жыл бұрын
Manto ey tahay rariq 1 bisha kowad sanadki 2023 ayeey hestan iso dacday waxan muudo badan radiyo. Boqorada fanki hore mama Hibo nuuro saawtu raxma codkedha hibadha macan leh wax lo digan jirin ila waqtigan hada an jogno🥰 Anigo muxibeysan ayan mel xeebta sheeli ee Mombasa ku dageysanaya hestan🧡 Inti qoralkan aragtaay iyo intaan arkin ba wan salamaya, Dalkena ilahey nabad hanoga dhiigo🤲
@shadiyayusuf3958
@shadiyayusuf3958 Жыл бұрын
Aamiin
@KABERIO04
@KABERIO04 Жыл бұрын
@@shadiyayusuf3958 Welcome
@nasiraydar7973
@nasiraydar7973 Жыл бұрын
Cajiib heestan kama xiiso dhaco ilaa yaraanti ayaan ka maqli jirnay dadka waaweyn ku heesaya ha fikir naftayday ha ufiirsan waxa dhacay ilaa marki dambe aan toos udhegaysaty cajaladihi gartay hibo inay ku luuqaynayso marki xigayna aan la kulmo hibo nuura wakhti ay borama timiday oo ay so booqatay walaashed oo aan jaar ahayn ..dedna so dhaweynay na salaantay anago dhan ciyaalki xfda sh alijowhar daganaa alle cimriga ha ubarakeeyo
@taminabdigurey5255
@taminabdigurey5255 Жыл бұрын
Maxamed
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 Жыл бұрын
Heestan dhegaysigeeda kama daaallo
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 10 ай бұрын
aduun wax walba waa wixi hore bal heesahan fiiri siday kuu taabanayan markad dhageysaneyso hadana waxaa socotaa WAANKU AQAANA WAANA KU INKIRAA MAXA IGA BADALI KARTAA bal waxaasa nin dhan meel lasoo istaagi ufff
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 8 ай бұрын
👍🏾 haa wa aduun macankii iyo murtidii ka dhamaden 😢
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Wah wah kabanka saalax qaasim
@abdifatahabdifatah1767
@abdifatahabdifatah1767 3 жыл бұрын
Hi
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Ha fikirin naftaydaay Ha u fiirsan wixii dhacay Jacaylkana haa faro gelin
Hibo nuura hees maatida kacaysaay mahdi hamoodina original+lyrics
7:02
Saalax Qaasin. Alla Barasho Wacanaa (Qoran)
7:22
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,7 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Nimco Jaamac - Kala Baranay Waaryaa | Qaraami
8:11
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 155 М.
Faarax Guulleed Samatar Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "ALLA BARI"
10:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 428 М.
Hibo Nuura - Maangaab - Hees Qaraami Xul ah With Lyrics
6:40
MUDUG BOY
Рет қаралды 60 М.
Xasan Aadan Samatar - Igu Dheeridaa - Kaban
11:38
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 55 М.