HIMADA SARE ᴴᴰ┇ Sh. Mustafa ismaciil ┇2016

  Рет қаралды 318,366

Alnasiixa Media

Alnasiixa Media

7 жыл бұрын

PLEASE SUBSCRIBE TO OUR CHANNEL
kzfaq.info_...
Facebook : / alnasiixa
Twitter : / alnasiixa
KZfaq: / alnasiixa

Пікірлер: 258
@aragsanmahadalle7466
@aragsanmahadalle7466 6 жыл бұрын
Dhagaheygu dhageysigaagu jeclaa sh mustafow illahay haku xafido aduun iyo aakhiro wlh sheikh illahay darti ayaan kujeclahay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@garad7786
@garad7786 5 жыл бұрын
Wlhi ma jiro shakhsi an sh mustafa ka jeclahay o hadda dunida saran except my parents. Ilahow ano arkin ha i dilin.
@cabdiwahabcabas7131
@cabdiwahabcabas7131 6 жыл бұрын
sheeq mustafe ilaahay haku barakeeyo hanag aamusin intaa nooshahay cimrigaag iyo cafimaadkagba ale ha dhereyo han ka abaaliyo isagaa raxmaane
@sahaltube7034
@sahaltube7034 5 жыл бұрын
Ya Allah Ya Rabbi Ya Raxman, Illahow Hamigeena Kor Uqaad Naga Kuwii Hamigooda Uu Noqdo Cadaab Ka Badbaadid Adiga Awooda Iyo Janna Raadiceyn Adiga Naxariisto
@raxmaahmed5812
@raxmaahmed5812 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin wall
@updullahishiine_8086
@updullahishiine_8086 3 жыл бұрын
Aamin aamin
@user-uc4tg5er7m
@user-uc4tg5er7m 3 ай бұрын
Dhirigiliye Sheekh Mustafe Allow anoo arkin Ha idilin❤🥺🤲
@mahamedmustafe4730
@mahamedmustafe4730 7 жыл бұрын
Qof ka mid ah dad ka aan nolosha ugu hecelahay weeye Sh. Mustafa. Maskaxdayda wixii ay goal haysato xaguu kasoo biqlay weeye Sh. Mustafa.
@Muwaxid10
@Muwaxid10 5 жыл бұрын
Masha Allah Waa Shekha Aan Aduunka Ugu Jeclahau Alle Cimrigiisa Ha dherayo
@abdirizaqsaaqo6037
@abdirizaqsaaqo6037 7 жыл бұрын
masha allah sh.mustafe waa sheekha aan ka shidaal qaato. Allaha ku xifdiyo♡♡♡♡♡
@seidmuse8000
@seidmuse8000 3 жыл бұрын
My role model is sh mustafe 💖
@hamdiabdirahman5702
@hamdiabdirahman5702 6 жыл бұрын
jazakallah Sheekh Mustafa
@aljazeeranewssomali4632
@aljazeeranewssomali4632 7 жыл бұрын
Masha allaah sheekh runti aad baan u jeclahay khud badada alla janatul fardow ha gugeeyo
@kadera2507
@kadera2507 4 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha inooxafido sheikh mustafe waa daaci cilmi Alle siiyey.
@ifrahfaisal8197
@ifrahfaisal8197 3 жыл бұрын
Sheikh mustafe Sheikh aan Sinba lgu cajisin hdlkisa love you our father Sheikh mustafa Allah bless you 🙏
@sakariyecabdirashiid3516
@sakariyecabdirashiid3516 3 жыл бұрын
Masha allah every time i heard sh.mustafe I feel good inside me alxmd
@aragsanmahadalle7466
@aragsanmahadalle7466 6 жыл бұрын
Raba kumahadsan o sheikh mustafa umadan USO saaray sheekhow kujeclahay rabi cimriga haku dherayo si uwadkena kudawadan next time jazakallahu kheyra sheikh
@saaafiistelchennel2202
@saaafiistelchennel2202 5 жыл бұрын
Mashaalha shiiq alle daarti aan ku jecelaahy
@ahemdomer1739
@ahemdomer1739 4 жыл бұрын
Maa sha alaah
@saaafiistelchennel2202
@saaafiistelchennel2202 5 жыл бұрын
Jiskumulaahu qeyraan shiiq muztaafa aallee jaanada hakugu aabaal maariyo
@Rooraa01
@Rooraa01 4 жыл бұрын
Maansha allah ILAAHAY MIISAANKA JANNADA HAKUUGU DARRO
@abdallanuradin3664
@abdallanuradin3664 4 жыл бұрын
Allaah hakuu barakeeyo,janatul firdowsa aclaa Allaah hanagu kulmiyo. Aamiin, Aamiin yaa Rabi.
@faarahkhadar3394
@faarahkhadar3394 2 жыл бұрын
Mansha alah Muxaadiro Kooban Oo Manfac leh Jasaakalaah Sh Mustafa
@crashiidxasan9597
@crashiidxasan9597 2 жыл бұрын
مشاءالله تبارك
@adoontiiallah1992
@adoontiiallah1992 7 жыл бұрын
masha Allah jazakallahu jaannatula raaxman sheekh alllah ku xifdiiyo adun iyo aqirabo
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
culumada wa dhaxalki xabiibkeena inoga tagay alow ino barakey sheekh mustafa xaji
@abdirahmanomer7847
@abdirahmanomer7847 7 жыл бұрын
ilaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo sh mustafe xaaji ismaaciil
@farxaancawilcabdilaahi9395
@farxaancawilcabdilaahi9395 3 жыл бұрын
قيمة كل امرء ما يطلبه
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 жыл бұрын
masha allah sheekh.mustafe x.ismaaciil haaruun jazaka allah kheyr
@king.celtic.wembley.harles4955
@king.celtic.wembley.harles4955 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH. 💓💓💓💓💓💓💓.
@majid9in36ix2
@majid9in36ix2 5 жыл бұрын
Aduunkan waa dooni la wada saren yahay 😢😢
@Fahoudy111
@Fahoudy111 3 жыл бұрын
شكرا علي هذا الكلام الذي يشفي الجروح ويشرح الصدور ...شيخنا مصطفى اسماعيل ... جزاك الله خيرا 🥰🌹
@maskaxmaalofficial1942
@maskaxmaalofficial1942 4 жыл бұрын
Masha allah sheekh mustafe cimriga alle hakuudheereeyo caqligana alle hakuusiyaadiyo
@boos1565
@boos1565 6 жыл бұрын
@Al-nasiixa media iyo @Shekh mustafa abaalkiina ilaahey hagudo 😍
@salaxsulaiman6292
@salaxsulaiman6292 3 жыл бұрын
Masha Allah 😌
@abdiqanimahamed8519
@abdiqanimahamed8519 7 жыл бұрын
jaza akallaahu khayr sheikh mustafe haaji ismail haarun
@cabdifitaaxmaxamuudmaxamed2337
@cabdifitaaxmaxamuudmaxamed2337 5 жыл бұрын
Allah habarakeyo shiiq mustafa
@daraasad2652
@daraasad2652 5 жыл бұрын
Jazaka all khayr sheekh mustafa Allow qalbiyadeena quranka ku nuuri Oo qashin iyo xumaanta qurun oo dhan ka dhowr
@zamiirbulshaawi6580
@zamiirbulshaawi6580 7 жыл бұрын
mnsho allaah sh mustaphe alle ha kaa jaaso mariyo wanaga iyo khyrka
@wardamahamed1513
@wardamahamed1513 2 жыл бұрын
Illahy haku barakeeyo zheekh muztafe🥰
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Jazakalahu kheer sheikh I.a ilahey hamigeyga ha iirumeeyo iyo cidkasto oo hami leh 🥺✊ 16 August 2022 18:35 ✌ Insha allh ilahey rajadeyda ha ii rumeyo aniga iyo inta ilamidka ah muradkena aan macsilehen🥲
@muktarabdi6771
@muktarabdi6771 5 жыл бұрын
Wlhi sh mustafa mrwaliba o hadsho fa iido badan iyo dhiri galin ayan ka arka dadka wad badshaa m.alh sh mar un nolosha wada kulona wnjeclhy wayo mrwliba qalbigayga kama baxdid hadalkada iyo wanada dhabta lama ilabi karo aman hima hadaf jahil iman wxwliba guri aqiro wlhi inta malagu so kobi karo sh qayr alaha haku siiyo alaha wxi dhib ah hka xijabo sda okle ina noqdo dadka ay kugu daydan wyo asxbti walagu dayan jiray blse adga wa in lagu dayda sbeb qayrka wanag ad fafizo dadba o badan waliba aya iloved kujacel
@nazrudinoprahim7522
@nazrudinoprahim7522 4 жыл бұрын
💗machallah
@qeysnour8361
@qeysnour8361 7 жыл бұрын
احسن الله لسانك ونورالله قلبك وجزاك علما نافعا. يا شيخنا، وعلى الفاعلين الخير
@fanka729
@fanka729 7 жыл бұрын
Qeys Nour fb just.
@carabiyaancarabiyaan393
@carabiyaancarabiyaan393 7 жыл бұрын
cabdlqadir madamuud xirsi
@carabiyaancarabiyaan393
@carabiyaancarabiyaan393 7 жыл бұрын
shiiqa ilaahay cilmigiisa habarakeeyo
@rahmanproduction7729
@rahmanproduction7729 7 жыл бұрын
*_-jazaka allaah qeyr sheikh mustafa xaji cimacil-_*
@aragsanmahadalle7466
@aragsanmahadalle7466 6 жыл бұрын
Qeys Nour aamiin aamiin
@zakariyahamarawi1218
@zakariyahamarawi1218 4 жыл бұрын
Mazha allh zheiKH aleh haku barakeyo
@Duceysan758
@Duceysan758 3 жыл бұрын
Alnasixa Runti waxad wadaan dacwo alla idinkaga abaal mariyo jana alla idinma tuso waxa idin cajis geliyo🤲
@hajjibss6123
@hajjibss6123 5 жыл бұрын
mnsha allaah sheekha aalle hadhowro muxadiroonyinkiisa makala dhacaan
@abdiasiisismaciil4451
@abdiasiisismaciil4451 5 жыл бұрын
Masaha allah sheekh mustafe allaha cimriga ha u barakeeyo waa sheekh somaaloodhan jeceshahay Alnasiixa media aad ayaad u mahadsantihiin sidaad noogu soo habysaan muxaadiroyinka jazahakalahu khyr
@SULTANElectronics10
@SULTANElectronics10 10 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤
@xaliimomaxamed8301
@xaliimomaxamed8301 5 жыл бұрын
Masha allah shekh mustafa alle haku xifdiyo
@kamaludinabdi6702
@kamaludinabdi6702 2 жыл бұрын
Bini aadamka laba shey; waa ku kala duwan yahay • Waxa ay doonayaan ama hadafkoodu wuxu yahay wey ku kala duwan yihiin • Hanka gaarsiinaya hadafka uu doonayana wey ku kala duwanyihiin Sh. Mustafa
@omarmoallim9108
@omarmoallim9108 7 жыл бұрын
allah haku xafido sh mustafa
@abdiazizahmedkhalif1924
@abdiazizahmedkhalif1924 Жыл бұрын
Masha Allaah ilaahay shekh mustafe haa xifdiyo dhaman culumadena
@sakariyecaajesaki4861
@sakariyecaajesaki4861 5 жыл бұрын
Masha allaah sheekh wankujeclahy ilahay haku daayo caalim sare
@richardadamwais9734
@richardadamwais9734 7 жыл бұрын
from djibouti that was usefull may allah bless you
@taanitvshow7135
@taanitvshow7135 3 жыл бұрын
Afkaga wa somali
@abdullahiabdirahmanhussein724
@abdullahiabdirahmanhussein724 3 жыл бұрын
@@taanitvshow71359999 99999999999999999
@Abdirahanhaaji2030
@Abdirahanhaaji2030 9 ай бұрын
Shiikha alle ha barakeyo waa shiiq dhirigeleyo umadda somaaliyeed tusa waxa fiican ❤❤
@hodanhassan7704
@hodanhassan7704 7 жыл бұрын
mansha allaah ilaah haku xafido
@suldanseidcali6955
@suldanseidcali6955 5 жыл бұрын
Illahay haku barakeeyo ana ilaahay hamigayga hay rumeeyo akhiro iyo aduunba
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 2 жыл бұрын
Jazakallah shekh
@bashirhassan4198
@bashirhassan4198 7 жыл бұрын
maashaa Allah sheikh mustafa baarakalaahu feeka wa jasaakalaahu khayrn akhi feelaah
@cwaafa4342
@cwaafa4342 7 жыл бұрын
jazakalah sh mustafa
@sayidmaxamed5004
@sayidmaxamed5004 6 жыл бұрын
Ilahay ajar iyo xasanad hakasiyo shiikh
@aaminamaxamed468
@aaminamaxamed468 Жыл бұрын
Manshaa Allah
@Muwaxid10
@Muwaxid10 5 жыл бұрын
Masha allah Sheikh Mustafa Dadka Quluubtooda Ayu Toos Ula Hadlaya Allow Cimrigiisa Dheereey
@maamiyosiyaad3218
@maamiyosiyaad3218 7 жыл бұрын
Allow Xaqqa nawaafaji Adigaan kubaryineee.. Garabna nagu siii hamigeena Aakhiro iyo Aduunba
@nazirkhadervlogs6270
@nazirkhadervlogs6270 2 жыл бұрын
والله انت احب الناسك في أمة لمسلمين
@AbdinasirhajirHassan-bu9cw
@AbdinasirhajirHassan-bu9cw 7 ай бұрын
My favourite teacher
@daciyaturaxmaanhiboaxmad8856
@daciyaturaxmaanhiboaxmad8856 6 жыл бұрын
masha allah illhaya haku nimceyo adun iyo akhiraba
@abdirahmanabdinur2336
@abdirahmanabdinur2336 Жыл бұрын
Manshalah tabarakalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedclaahiaalimaxamedcl2365
@maxamedclaahiaalimaxamedcl2365 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@buulinhopubg4652
@buulinhopubg4652 3 жыл бұрын
Jazaakallah yaa shekhunaa
@ayaanfarah1793
@ayaanfarah1793 2 жыл бұрын
Masha Allah
@crasaqsaid6973
@crasaqsaid6973 5 жыл бұрын
masha allah sh mustafe
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 7 жыл бұрын
jazakallah shiekh
@abdishakourkader6683
@abdishakourkader6683 5 жыл бұрын
mncha alla sheekh alle miisanka xasaanadka hakuu saro anaga kuwii ku dhaqan gala naga dhigo aamin
@khaatumaawi8499
@khaatumaawi8499 5 жыл бұрын
mancha allllah yasakallaah khayr wlhi sheikh mustafe waaan jecahy alle hakaa abaal mariyo
@mandeeqhassan5991
@mandeeqhassan5991 7 жыл бұрын
sheikh mustufa xaji ismacil jasakallah kheraa
@marwayusuf830
@marwayusuf830 15 күн бұрын
Ya rapi muraadkyga irumee 🤲🤲❤️❤️💯🫂
@faisodagan7212
@faisodagan7212 7 жыл бұрын
Masha Allah shiiq mustafe ale naxariis aduun iyo mid aqiro hako siiyo
@adancilmi8171
@adancilmi8171 6 жыл бұрын
MAASHA`LAAAH
@caabileabdi
@caabileabdi Жыл бұрын
MashAllah ♥️
@Dr.Khayre
@Dr.Khayre 6 жыл бұрын
alle ha idinka abaal mariyo soo habaynta aad isu hawsheen sheekhana alle miisankiza xazanaadkiiza ha ugu Daro
@ikraammaxamuud3139
@ikraammaxamuud3139 5 жыл бұрын
msha alh alla hku siyadiyo cilm sh
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Mashaallh mashaallh shekha jaskal Khyr
@khadijoali6348
@khadijoali6348 5 жыл бұрын
Xafidaka allh Aduun iyo aaqiro
@husslemachal7235
@husslemachal7235 7 жыл бұрын
AlNasiixa Wll Alle Ha Idinka Jasaaa i siiyo Wanaaaga Aaad Noosoo Gudpinaysaaan
@hindayususuf8695
@hindayususuf8695 6 жыл бұрын
Macha allah dhamaantiin Was mahadsantihiin
@abdallemahamed6807
@abdallemahamed6807 2 жыл бұрын
Jasakalaah sh jasakalaah
@libanmohamed585
@libanmohamed585 5 жыл бұрын
Masha allah
@nazarimohamed2940
@nazarimohamed2940 7 жыл бұрын
mancha Allah sheekh mustafe
@kafiyosharif1964
@kafiyosharif1964 2 жыл бұрын
Sfer Wrh
@abdiazizahmedkhalif1924
@abdiazizahmedkhalif1924 Жыл бұрын
Masha Allaj sheekh mustafe ilaahay haa ku xifdiyo vs dhaman culumadena ilahay haa xifdiyo ilaahayna wada saxda haa inagu toosiyo jano waa rajynya
@cabdullaahiahmedfaarah1710
@cabdullaahiahmedfaarah1710 5 жыл бұрын
SHEIKH MUSTAFE ILAHAY HAKU DHOWRO NOLOSHAYDA TUSALAHA AAN KU DAYDO EE WAX BADAN KA BADALAY FIKIRKAYGA IYO QAAB NOLOLEEDKAYGA WEEYE WAAN JECLAHAY ILAHAY DARTIIS ALLAHA KU XIFDIYO
@ashwaaqsahal6253
@ashwaaqsahal6253 Жыл бұрын
Ilahay ha ku xifido shekh adun io akhiraba😇
@cwaafa4342
@cwaafa4342 7 жыл бұрын
ماشا ء الله
@bluejamal2787
@bluejamal2787 7 жыл бұрын
c waafa
@bluejamal2787
@bluejamal2787 7 жыл бұрын
what up
@bluejamal2787
@bluejamal2787 7 жыл бұрын
mallash
@mawliidmahamoud5203
@mawliidmahamoud5203 5 жыл бұрын
ILLAAHAY HAKAA ABAAL MARIYO
@zhamzanimohamed2707
@zhamzanimohamed2707 6 жыл бұрын
Jaza kalahu khayran sheikh
@taxtayare7345
@taxtayare7345 7 жыл бұрын
maasha allah alahanagu canfaco
@drcqaadirmataan2529
@drcqaadirmataan2529 6 жыл бұрын
Alle haku daayo sh.mustafe
@cabdibaasidfuaad8722
@cabdibaasidfuaad8722 Жыл бұрын
mansha allah
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Mansha allaah
@asmaraden6779
@asmaraden6779 3 жыл бұрын
Dhagaysigan qiimaha badani waa mid noloshayda wax badan kabadalay waanan eegi doonaa siday wax noqdaaan 2025 hadii mawdku idaayo👊👊👊
@aadenaamir8559
@aadenaamir8559 Жыл бұрын
M,a shiekh mustafe alle hakubarakee cimri dheer io cibado suubn alle hakusiiyo Aamiin yaarb
@quenprown1657
@quenprown1657 7 жыл бұрын
masha allaah
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 7 жыл бұрын
ilaaah ajar an lasoo kobi karin haniga siiyo shugaran alfa marah
@abdimajidaden3817
@abdimajidaden3817 7 жыл бұрын
Sagal Abdullahi cafwan
@yuusufjaamacyuusuf3609
@yuusufjaamacyuusuf3609 4 жыл бұрын
thanks
CAAJISKA (Wahsiga) & CILAAJKIISA || Sh. Maxamed Umal ┇ᴴᴰ ►
16:26
Alnasiixa Media
Рет қаралды 488 М.
бесит старшая сестра!? #роблокс #анимация #мем
00:58
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 3,6 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 17 МЛН
Noqo Qof Leh Hima Sare  Sheikh Mustafa
1:10:12
Ahmed Abanur
Рет қаралды 128 М.
бесит старшая сестра!? #роблокс #анимация #мем
00:58
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 3,6 МЛН