Hobollada Waaberi_Haddaad tashan weydo waa laguu talin.flv

  Рет қаралды 93,556

Xildhiban Publications

Xildhiban Publications

13 жыл бұрын

Haddaad tashan weydaan, waa la idiin talin. Hobollada Waaberi, Shirkii dib u heshiisiinta ee Addis Ababa, Ethiopia.

Пікірлер: 43
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 5 жыл бұрын
Abwaan maxamed Cali kaariye. Abwaan Cabdulle raage taraawiil. Abwaan Cabdi muxumed aamin. Abwaan Cali Cabdi. Xasan aadan samatar. Cabdulqaadir macalin juba. Aways khamiis. Maxamed aadan shamuuri. Xaliimo khaliif cumar barre. Hiba nuura. Faadumo qaasim. Shankaroon axmed. Intii dhmatay Allaha unaxariisto Intaasban kagartay
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
Abwaan Cabdulqaadir Xirsi Yamyam ayaa asna ka muuqda AUN
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Amiin
@ahmedmursal9086
@ahmedmursal9086 8 жыл бұрын
waa abwaan maxamed cali kaariye alaah ha unaxariisto
@masraxafuran1029
@masraxafuran1029 4 жыл бұрын
Midnimadii lagu HUNGOOBAY. MIDNIMO SOOMAALIYEED! HA SUGINA. XARUN DHEXE YEELATA WAA SACAB AY TIMO KA SOO BAXAAN.
@honeybadger4812
@honeybadger4812 7 жыл бұрын
abwaan maxamed cali kaariye aloow ku naxariiso
@mohayarisow6781
@mohayarisow6781 7 жыл бұрын
axmed mohamud Aamin yarab aabaha jacaylja
@ahmedxajimuse392
@ahmedxajimuse392 5 жыл бұрын
6:30 Abwaan Cali Cabdi Saayaq Allah haku barakeeyo cimrigana Allah haku siyaadiyo iyo caafimaad Ameen Ameen
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Maxamed Cali Kaariye dheh dad ka ha waalin
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 6 жыл бұрын
hada waxan taaganahay somaliyeey seexdo seexda ilaa sabano hadba kiina taag daran ku taagsada waligii😅😅😅😅😅 alow amuuraha sahal love you my dadkeyga an jeclhy🙏🙏🙏🙏
@hamsegolde9473
@hamsegolde9473 5 жыл бұрын
abwaan cali cabdi saadiq
@qaliosman1614
@qaliosman1614 8 жыл бұрын
abwaaniinta iyo fannaanniita marwaliba waan idiin mahad ciliyaa meelkasta oo aadjooktaanba waayo waad is ku duubantihiin inta dhimatay illahay ha u naxariisto inta xanuunsana illahay ha caafiyo inta caafimaad qabtana illahay ha,u siyaadiyo aammin waano iyo guubaabo iyo wax u sheegba waad u sheegteen marka kuwii wax ku qaato allaha ka dhigo aamiin laakiin kuwo bisniska kalaweeyn wadanimada iyo midnimadaba qeer keenimaayaan wax oo ay is dhaamaana majiro ku waasna waxaa ka mid ah aa rtiska,miidiyaha,tilifishin,siyaasadda kuracan iyo madaxweenayaasha tirada badan iyo kuwa diinta ku qaraabto in taasoo laciribtirin gobanimmo dhab ah ilaah baan ka sugaynaa cadawgana illahay hanaga qabto mana hureeno gummaysi gudaha iyo dibadana illayn dadkiinii baanabadaye shicibka ayaa dhib qabo koonfur iyo waqooyi waxaan saas u leeyahay waxa dhimanaayo waa ayaga waxa badda ku dhammaday waa aya waxaa ilmaha laga qaadanaayo iyo kuwa dhaqanka kadoor samay waa ayaga kuwa gaajada hayso waa,ayaga iyo wixii la,mid ah marka illahay ha noo kargaaro xaqa illahay ha na tuso aammiin.
@hannadyare8482
@hannadyare8482 2 жыл бұрын
Ilaa xiligaa ma tosa la oran jirey
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
Waayo abwaanka sameeyay riwayadan walal
@gamayare2767
@gamayare2767 6 жыл бұрын
Afkiba juqda gabay 😭😭🇸🇴😭😭 26/7/2018
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 5 жыл бұрын
Shamuuri ayaan ka arkaa meeshaa live.
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 5 жыл бұрын
Midnimo waxa Ka horaysa inwax laysu quudho oo si siman wax laysugu darsado, midnimo khayaali ah iyo is dulmi waa wixii dumiyay dawladeenii hore caqli kale keena , halkii Jun lama taagnaado, e
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Shamuuri cirbad ayaan kudhuftay isago xanuunsan muqdisho ayaan iigu danbaysay
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 7 жыл бұрын
maaanta heer kaan baa ka hoog naaye
@abdifatahdaud6164
@abdifatahdaud6164 6 жыл бұрын
Meeshaan colob kasugaynay calan baa kasoobaxay
@saharamuse1965
@saharamuse1965 5 жыл бұрын
Waa xusus cajiba maxa ka taqn waberi xigmadi waa ku shabtahay
@salahmohamed1475
@salahmohamed1475 5 жыл бұрын
Somali ilaahow mid kadhig
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
1993
@yusufabanuur7764
@yusufabanuur7764 6 жыл бұрын
kkkkkk ilaaa iyo hadey furmi la'dahay
@caahicilmicilmi9142
@caahicilmicilmi9142 5 жыл бұрын
Wataa gobo nimo
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Kkkkkkk siyasiyinta laga matalay waberi jiro joga
@cabdiqanisharif328
@cabdiqanisharif328 8 жыл бұрын
hhhhhhhh shirkan caydiid baa kala kiciyey waxaas maskax abwaanada ka burqanaysay caydiid dheg jalaq uma siin maantana kuwa kasii liitaa jooga somaali ilaah baa u maqan
@osmanmumin849
@osmanmumin849 7 жыл бұрын
Cabdiqani Sharif haaa caydiid taariikh madaw ayuu kaga tagay dalka
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
Taariikh dahaba cid katagtaan jirin amuuba Caydiid u roonaa Cali Mahdi kii Soomaaliya sunta ku aasay ee ilaa hada kaduudiyaha loo jiran yahay mise Cabdullahi Yusuf Amxaara dalki kusoo hogaamiye dhaamay walee Caydiid maanafeesto weey ka gardareed 1991 asagay eheed in loo daayo dhibkaan lama arkeen.
@osmanmumin849
@osmanmumin849 7 жыл бұрын
zxb anaga qabiil nagama hadlinayo ee adi qabiil aya kaa hadlinaya ee taarikhda dib u baadh hadii uu caydiid muwadin yahay aargosi reered kuma dhaqaaqene dalka wuu dajin laha ilayn isaga qabsaday caasimada ciidamadiisi anshaxa xuma ee bililqada iyo kubsiga hablaha ku kacayna wuu nidaamin laha dadkana ha qixina ayu odhan lah ee guryihina joga hadi diktaror ki una dhafay ha la is dajiyo qabil umanan dagalamayn ee aan isku tashano zxb qabiil baa kaa hadlinaya ee cidii u jabtay waa idinka uun oo ilaa hada muqdisho dhibato ka tagantahay marka halkaa kaga hay difica nin taarikh madaw kaga tagay dalka
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
osman mumin qabiil iyo xaqdi ninuu ka hadlinayo adigqa u eg waayo taariikh aadan soo baarin ayaad rabtaa inaad dad kadhaadhiciso mideeda kale anigu wlhi Caydiid igu qabiil muusa eheeyn taasna ogoow. waxaan kaliya kudhihi lahaa dib ugu laabo taariikhda iyo halka dhibku ka yimid. Muqdishona saakay waa nabad waxay soo martayba oo waxaad igaga digataaba majiraan. inuusan reer gooni ah ka aargooso kujirin taasi waa la ogaa waxa kugi filan youtube adigoo ka daawada markuu lee yahay Daarood cadaw kuma nihin ninkaan xabad idinjusoo ridin haku ridina marka sxb soomaali ayadaa qabiil dhuuxa ka galay oo kali taliyihi maalmihi ugu dambeeyay reera ayaa qabiil ahaan ula saftay miyaadan taas ogeeyn ma shalay baad dhalatay? si walbaba ha ahaate Caydiid xukun jaceel ayaa hayay hadii looga leexan lahaa soomaalina weey badnaadi leheed dalkuna sidaan ma ahaadeen. u fiirso caalamka waa nalaga dulqaad iyo tanaasul badan yahay.
@osmanmumin849
@osmanmumin849 7 жыл бұрын
zxb runta ha iska dhagatirin caydiid genaralki qabtay muqdisho ayuu ahaa isagayna rajadiisu gacanta ku jirtay nidaam kasta oo dalku ku badbaadi laha isaga ayay ku xidhnayd qalad kastoo yimid xagiisu ka yimid hadal uu ku hadlay goor ay xeedho iyo fandhal kala dhacen ani ha ii shegin horta ban daawaday nidaamkasta isagu ka qaldamay zxb hadad runta doonayso weeyan dadku qax bay bilaben markasa guryohodi rag iska hantiyay rajada daljastana waxay ku xidhantahay qofka qabta casimada loga arimiyo dalka
ILA QOSOL: Kooxdii Waaberi Iyo Maxaa iiga Gadhiisha
29:18
Qarri Jiqood
Рет қаралды 103 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 44 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Naji Productions
Рет қаралды 1,6 МЛН
Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaalida, March 1993 Addis-ababa
9:28
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 3,8 М.
cabdule raage
10:22
JUUNGAL SOONA KUWATARO
Рет қаралды 4,7 М.
Riwaayadii "HADAAD TASHAN WEYDO WA LAGU TALIN"🔥 Dhamaystiran #full_episode
1:05:54
Eebow -- waaberi - Addiss Ababa 1993
5:38
Abdirizak Haji
Рет қаралды 90 М.
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН