No video

HOBOLLADA XAMAR | HEES LAGU DIFAACAYO GOBTA BEESHA GABOOYE | MA TAHAY CUNSURIGA GAFKAN GALAY? | 2019

  Рет қаралды 154,920

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

5 жыл бұрын

GABOOYE HADDAANNU NAHAY
GAFKAAD NOO GEEYSATEEN
GAALADU KUMA DHIIRATEEN
MIYAYDAAN LAHAYN GARSOOR
CULIMO GUUD IYO TASTUUR
GUURTIYO DHAQAN IYO WAX GARAD
SOOMAALI IS GARABSATIYO
KUWII KA GURMADA XUMAAN
....
WAXAAD II DIIDDAY WIILKAYGA
INUU GABADHAADA GUURSADO
SIDEED IIGU OGOLAANAYSAA
INAAN ADIGA KU XUKUMO
MADAXWEYNE KUU NOQOD?
...
HEES LAGU DIFAACAYO GOBTA
BEESHA GABOOYE,
HEESTA GABOOYA
.....................................................
EREYADA: ABWAAN GORGOR
LAXANKA: USTAAD INGAASI
MUSIC: MAXAMED XAAJI
CODADKA - XIDIGAHA XAMAR.
ABDIFATAH YARE
ZAKARIYE KOBCIYE
CABDI HEELO
MAXAMED JAAMAC
……………..
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
BEESHA GABOOYE,
HAWIYE,DAAROOD,
ISAAQ- HAYB SOOC
…………………………….
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 661
@camaarofficial1655
@camaarofficial1655 5 жыл бұрын
ABDI ASKARI❤❤❤ Abwaan gorgor alle Haku sharfo Runtaa soo Taabatay dhalinta Codkoda U hogaansan iney dadka Runta taabsiiyaan keep going Walaalahey
@sultancarte4258
@sultancarte4258 5 жыл бұрын
Ma ogtahay gabdhaha somaliyed inay gabdhaha gaboye ugu qurux badanyihin
@craxmanahmedjaama7458
@craxmanahmedjaama7458 5 жыл бұрын
Haa wlhi
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
Haa saxiix weyaan
@zainababdi2604
@zainababdi2604 5 жыл бұрын
Xaqiiq anaa kugu raacsan
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Been ayaad kushegtay gabdho qurxoon wey leyihin iyo kuwo fildaran
@sawsanabdi4319
@sawsanabdi4319 5 жыл бұрын
I’m gabooye ❤️😭 and this song touch my heart ♥️😭😭😭
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 5 жыл бұрын
Wll gabooye waa dad goba somlina wxba ismadheera gabooye wiil quruxbdn igaso qbta ana bilaabaya isdhexgalka gaboye iyo majerten
@siyadali5824
@siyadali5824 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
@@nimcohassan4261 Naayaa adoo harti ah ooo kablalax ah ayad leedahay wan guursan awalba mj uruuris ayad ahadeen gabooye Waa is guursataan 😷😷
@kulanahmed
@kulanahmed 3 жыл бұрын
Walaalo dadka ugu quruxda badan ayaad tihiin wiilal iyo gabdhaba waanan daremi kara in ay heestani qalbiyo badan tabanayso xaqu waa uu soo dilacay 💐🌹🇸🇴
@kulanahmed
@kulanahmed 3 жыл бұрын
@@princesshoodo105 huuno yaa diiday in gabooyo la gursado
@aishaomar4003
@aishaomar4003 5 жыл бұрын
Aniga wax ahay gabar Abgal ah wlhi walikey isma dhihin qof gabooye ah ayaad wax dheertahay ama xitaa gabooye ayaa dadka ka liito qof kasto oo alle weeyn abuurey wey simin yihiin kaliya waxaa lagu kala dheeryahay imaamka iyo alle ka cabsiga soomaaliyey Allaha ka cabsada halaga daayo dadka dulmiga ❤❤gabooye❤❤
@carabshiikh4239
@carabshiikh4239 5 жыл бұрын
Aniga ayaa ina ogol shalay waad naxukunteen siyaad bare waxaa ku xigay ali samatar walaalo ayaanu nahay somali muslin ah isku af ah heestaas ayaa itaabatay anigaa gursanaya 1
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 5 жыл бұрын
Dadki layga beray viva gaboye ❤
@liibaanqaarey1003
@liibaanqaarey1003 5 жыл бұрын
Bilan Muxumud allaha idin xafido abaayo waan idin jecelnhy cid cid ka sareysa majirto walhi aniga sidaan aaminsanhy waa jaahilnimo in qabiil somaliyed ladhaho waa liita waana ka xumahay wlhi
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 5 жыл бұрын
Thanks abwe qali
@mahadomar7099
@mahadomar7099 5 жыл бұрын
Waanu ku idin garabtaaganahay walaalahay gabooye waa dad gob ah wlahi
@mahadomar7099
@mahadomar7099 5 жыл бұрын
Waan iska ooyay rabibaa ka markhaati wlahi idinkaa naga sharaf badan wlahi waliba gabooye rabi haynoo daayo waa dad qiimo badan
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 5 жыл бұрын
Wlhi sharaf iyo cizi adinkay idiin sugnaatay waan ka xumahay wixii dadkii horay sameeyeen anna waxaan jeclaan lahaa inaan idiinka mid noqdo oon dhiniciina ka muuqdo
@maysaraislam592
@maysaraislam592 5 жыл бұрын
ax ax wlhy hestan wa iga ohis love you Gaboye from puntland somali idinka ug sharaf badan🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@nasrinaahmed6666
@nasrinaahmed6666 5 жыл бұрын
Viva my tolkey gaboyo somaley waxba nagama duwnidine qaladka jojiya 💖💖💖💖💖
@liibaanqaarey1003
@liibaanqaarey1003 5 жыл бұрын
Nasrina Ahmed dadka wanaagsan ayaa idin jecel abaayo ha u joojina dad kale oo qabyaaladu ku weyntahay Allaha idin xafidee
@nasrinaahmed6666
@nasrinaahmed6666 5 жыл бұрын
@@liibaanqaarey1003 haaaa wllkis alaha ku sharfo abowe uma jojino dadka iska hadlaya we love somaliweyn
@haniahmed5547
@haniahmed5547 5 жыл бұрын
Idinka baa dad u sareeya sorry
@cabdikhadarcabdullaahi2663
@cabdikhadarcabdullaahi2663 5 жыл бұрын
Mansha allh my tolkayga guul waligiin
@hamdiahmed3909
@hamdiahmed3909 5 жыл бұрын
sax waxba idinkama dubanin somali baa isla nahay wllo beynu nahay mcnto
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 5 жыл бұрын
Mansha allh gul hesta laga sameyey halgangayga shugran abwan Gorgor My dadkayga aan ku fano belwaynta madhiban alaah aya ino hilinaya iyo inta ina tagersan viva somali gaboye Wan ogahay inan Hawiye ka dhashay oo an kala nahay maxamed Gorgarte Iyo Maxamud Gorgarte Lakin allh xaqa ha garan siyo wad mahad santihin dhamantin 1 cabdi askar iyo fananinta ku coday naysa hesta gaboye lo sameyey dadkayga gaboye waxan leyahay waxan nahay somali dhalad ah oo waxna kufsan waxna dhicin umada Allah kanabad heshay dalkisa hoyo jacel waxan nahay muruq mal xogsato xirfadlayal han gor isku so qadno dalku wa dalkene hoyo 😭😭😭🙏🙏
@wehliyechannel1798
@wehliyechannel1798 5 жыл бұрын
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan wllo anaga idin jecel inti cuqdadeysan waxba ha u arkina
@ilkacaseivanilkacasinho1945
@ilkacaseivanilkacasinho1945 5 жыл бұрын
Aniga ku guursanayo nh markas sinji faquuq Wu dhamana diyaar ma thy
@amiiraaragsan6663
@amiiraaragsan6663 5 жыл бұрын
Gabooye waa dadka dunida aan dad dulmin uguna hablo qurxoon masha allaaah alle ha idin xafido somalinimada namideysay waxba dadka yAn lakala qaadin waa isku mid
@hoodomuuse4690
@hoodomuuse4690 5 жыл бұрын
cid wax idinka qaadi kartaa ma jirte idinku hays liidina yacni hoos haysku dhigina somalidu way simante
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Hamdi kalgacal gabooye adaa inacsiiyay midka uhesayo kobciye wllky baa dhalay waa nin hg eh lkn adaba dadka nacsinayo gaboyaha
@faisaali7175
@faisaali7175 5 жыл бұрын
Viva My tolkeey Gabooye Allow Somali xaqa tus waay na dulmiyaan xili walba 😭😭
@drhassannasiib2742
@drhassannasiib2742 5 жыл бұрын
Faisa wllal dadku isku mid maaha aniga oo ahayn baa kula gubanaaya inta xumaha jecel waa in yar wllaladeen baa tihiin dadkaan idiin ku jecel nahay waayo dad qaaliya baa idin ka dhashay oo ay ka mid tahay fanaanada Qaran aan aad ka u dhagaysto Maryan Mursal wallaalayaal marwalba Garab kiina ayaan taaganahay 😭😭😭😭😭😭Dadka idin kaa inoogu xiga From Muqdisho
@faisaali7175
@faisaali7175 5 жыл бұрын
Dr Hassan Nasiib aad ayaa u mahadsan rahay Ma aboowe dadku Ma wada xuma Allaha Ku sharfo anana wanu idin jecel nahay Aniga si xanuun badan ayay ii tabaneysa heestan why hooyaday sida loola dhaqmay Hadad ogan lahayd soomaali waad kaga bixi lahayd wlhi Alxm Allah ayaa inaga dhalshay soomaali waad mahadsan tahay My walalky
@ikraankyf8781
@ikraankyf8781 5 жыл бұрын
Abayo wajclhy dadka walhy dadka sharafbdn batahin odhaqan wangsan
@caynicabdilahi7939
@caynicabdilahi7939 5 жыл бұрын
Amin qli tolky😋
@caynicabdilahi7939
@caynicabdilahi7939 5 жыл бұрын
Waaa run eee blze horaa loo yidhi baruuru kaliya xunni baruuro badan bay qudhmisaa saas daradeeed dadka waaa laba wajiilayaaal in ta wacan ba waaa qaliil🤗
@jawahirmoha5740
@jawahirmoha5740 5 жыл бұрын
ala ilaahow dad baa qoslaayo waa maxee ani walh wan ilmeeyay in dad naladhashay laxaqiro waa qalad wlh waa sida adiga walaalkaa kula dhashay oo kuxaqiro oo kale😢😢😢
@liibaanqaarey1003
@liibaanqaarey1003 5 жыл бұрын
jawahir moha walaahi waan ka xumaaday waxa lagu sameeyo beesha walalaheen ah ee gabooye waana jaahilnimo in qabiil naladhashy oo dhiig iyo dhul aan wadaagno in aan dhahno wuu liitaa
@jawahirmoha5740
@jawahirmoha5740 5 жыл бұрын
+liibaan qaarey haa wall umadeena ilah xaqa ha tuso
@deeqyare2775
@deeqyare2775 5 жыл бұрын
hablaha somaliyeed waa gob ❤ inta igu racsan likr
@abumuzzamilabdi3078
@abumuzzamilabdi3078 5 жыл бұрын
Culimada Somaliyeed Ma garanweyday,Waxa Ay Fanaaniintu garteen. Xaqiiq culimada Somaliyeed ayaa kaalinteedii ka gaabisay,oo bulshada ka wacyi gelineyday dhibaatada Qabyaalada. Weli lama arag Hal sheekh oo ka hadlaya qabyaalada Aafaysay Umada Somaliyeed. Any way Somali Ilaahay xaqa ha garansiiyo. Viva Gabooye. I’m proud to be Gabooye.
@aniza5777
@aniza5777 5 жыл бұрын
Wlhi ani wlalahey gaboye waan jeclahay❤❤❤💋💋 i love you gaboye From muqdisho
@ifraxabdullahi5964
@ifraxabdullahi5964 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@KaderHussein
@KaderHussein 5 жыл бұрын
Anigoo ah nin ogaaden ah Aad bn utaagera beesha gabooye wa dad walaaladeen ah Runti asxb badn oo wanagsn bn kuleehay oon meelo badn iskalasooshaqenay Cidna cid kamasareyso
@munahassan7406
@munahassan7406 5 жыл бұрын
moha dhal ogaaden inader aadban u mahadsan tahay sidokale aadban utageraa mana ogali inlayaso ama lagacan bidixeyo walalahena somaliyed ee beel waynta gaboye gulaysta
@beerlula8876
@beerlula8876 4 жыл бұрын
Gabooyo waa nin samaale somalia ah 🇸🇴 lkn ogaaden asalkada yow yahay faracaaga iyo wadankaaga intee waaye ado rali ah
@ifrahsarhaye2013
@ifrahsarhaye2013 4 жыл бұрын
Sky Ifka maxaad hada ka hadashay ma ogaadeen ciduu yahaa lagu waydiiyay xanuunka ku haya udhimo yaahuu
@beerlula8876
@beerlula8876 4 жыл бұрын
Caasha Cuud daarod jabarti hhh aanan laheeh wax farac ah oo aanan laheyn wadan midgaha markey Eritrea 🇪🇷 joogan shektaan adoonta carabta markey Somalia 🇸🇴 jogaane sheegto jareerta yananta naa aniga naag Samaale Somalia 🇸🇴 ahay jabarti yahey
@KaderHussein
@KaderHussein 3 жыл бұрын
@@beerlula8876 Wllo qali Maxa kugu dhacy meshas anu hadal qaldanba kuma aansoqorin oon kudhaliilayo beeshas sharafta leh Mida kale asxbatayda oo dhan wa gaboye wa dad qali igu ah Maxa wllo adu kahadlaysa Maxaytahay baaalayada kadhexguxaysa Iyo cuqdada kuhaysa
@parttimetvmaliking5804
@parttimetvmaliking5804 5 жыл бұрын
Wlhi waan ku faana intaa aan gabooye ka dhashay waxaanan dareemayaa farxad anu somali daaye American ku dareemi maxaa yeelay waa dad Muslim ah markaa kursi somali ay ka qabtaan wax uu soo kordhinayo ayaa ba yar proud to be dadkayga god bless them all 😍😍😍😁🙏🤟🏾🤟🏾🤟🏾🤟🏾
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
Gabooye dhagta ka maqlaa maahee wali maan arkin lkn sida la sheegay waa dad qurqurx bdn masha allh hal wiil qurux bdn iguso qabta dee beesha gabooye ♥️♥️♥️♥️♥️
@jamiladahir12
@jamiladahir12 5 жыл бұрын
Abaayo somali matihid miyaa? Mise mel somali aneey Kunoleyn ayaad jogtaa dee gabooye waa somali dhalada 5 qofe somaliya waxad kaheleysa 2 qof o gabooya markaa jojiya isyelyelka
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
@@jamiladahir12 isyelyel maaha huno xaqiiqda aynka hadlayaa mid ayaa jirta maahi qof raadisa dadka ey barato qabilkoda sidaa inaa ku ogan waye aan la kulmana waa macqul
@maxbuubibnuaxdar8681
@maxbuubibnuaxdar8681 3 жыл бұрын
@@xilkazxeylacadde6608 waykanaa hadaad ubahan tahay xogta gabooye ready
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748
@najaxabdirahmanbidhanqurux1748 5 жыл бұрын
Gabooyaha Dadkas ladhaho waa dad qalbi fiican❤❤ ale hadaysto
@maxbuubibnuaxdar8681
@maxbuubibnuaxdar8681 3 жыл бұрын
Shukran sister
@sultanReactie
@sultanReactie 5 жыл бұрын
Qalbiyada dadka alle ha isku furo xumaanta ay isku hayaan alle haka modobeeyo aduunka marko horumar iyo horu socod raadinayo anaga qabiil iyo isliidid aan ku jirnee alle dad is jecel hanaga dhigo
@hanaanali6774
@hanaanali6774 5 жыл бұрын
Allow no gar gar gobeey wan tageraaa allow xaqodaa siii
@mariajama3019
@mariajama3019 5 жыл бұрын
Allah xaqooda ha siiyo gabooye runtii ma fahmi karo sababta qof somaali kula ah isku diin aad tihiin lo faquuqo. Aaqira bilaash loma samayn naarta.
@Sharoobo
@Sharoobo 5 жыл бұрын
Wlhi waa ilmeyey 😭viva gobta gabooye♥️🔥💋
@ahmedgurey320
@ahmedgurey320 5 жыл бұрын
Wll maxaad la ilmaysay
@saayidkasiinay646
@saayidkasiinay646 3 жыл бұрын
Viva gabooye xaqa baa dilaacay mar walbo horay u socda beesha gabooye
@bashirfarax6151
@bashirfarax6151 5 жыл бұрын
Wlhi cunsuri nimadu ma ficna gabooye wllshay haday guursan lahyeen wanba ku faraxsanhy Ax allow Somalia qalbi yadeeda hal mid ku mideee ax ax
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 жыл бұрын
Bashir Farax adu mad guyrsatiid
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Diyaar anaa u ah inaan guursadee kaana soodoonee maysiineysaa?
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 жыл бұрын
Haashim Bare aniH gabooye ma ihi lkN wlhi way puxaaN
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 жыл бұрын
Viva gabooye garab keena tihiin ee cuqdada iska dhaafa is galiya kalsooni qof idin neceb ma jiro .. from mogdisho
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
Wiilkii gabooyo ah ha ila soo xariiro wlhi waa wiilo aan aad u jeclahay 😘😘😘😘
@mohamedcade6722
@mohamedcade6722 5 жыл бұрын
Anine gabartii gabooyo ah ha ila so xariirto ina guursado baan diyar u ahy oo xaqiiq ah
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
Anaa gabooyo ah wll 😉😉😉
@mohamedcade6722
@mohamedcade6722 5 жыл бұрын
Beenta dhaaf hee
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
@@mohamedcade6722 🤣🤣🤣🤣🤣 ani waxaan ahay gabar jareer weyne ah 😉🤣🤣🤣🤣
@mohamedcade6722
@mohamedcade6722 5 жыл бұрын
Abayo wxan fila wad kaftameysa lkn hda dhibka jareer maba ka tagna gabooye laga hdloya mida kale ani dhabti gaboyo hore maba ukasen jareer haa asxaab bdn ayano saxiibo nahay Mida klae jareer iyagabo jileec rabin
@shuuali3404
@shuuali3404 5 жыл бұрын
Luv From Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Nolada Walalayaal Dad Nala Siman Baa tihin Waa Laga Baxay Xiligii Jahil Nimada👌🏻👌🏻 Gayaan Iyo Hilbo Wada dhashaa Nahay 🙏🏻 Axxxx Hablaha Somaliyeed Waa isku Mid 😪😪😪
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 жыл бұрын
Ma lasocotaan Gabadhaha Gabooye iyo tumaal ay yihiin Gabdhaha ugu qurux badan SOOMAALIYA In sha allah waa na guursan waana siinaya gabdhahayga Qabyaaladda allaha naga madoobeyo aamin
@hodancabas5047
@hodancabas5047 5 жыл бұрын
Abdillahi Abdirisaq Ismacil waarun way naga qurxanyihiin badankoodu
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 жыл бұрын
@@hodancabas5047 haa waan lasocdaa Adigu masiin lahayd Gabadhada
@amaalmohamed1152
@amaalmohamed1152 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hg waxaan jeclahay gabooye waaa dad qalbi fican wlh ilin igu soo istaagtay markaa arkay wxaaa jira hoyaday qabilka ay ka dhalatay kuwo ku qarana wlh abti ayaan dhahaa wana jeclahay markii dhib yimaado horay ayay tagan yihiin wlh riyadayda haday ii rumowdo dadkaas dhan shaqo ayaan siin lahaaa si ayaga loo hoos yimaado😍 viva gabooye
@dhexyardhuubo457
@dhexyardhuubo457 5 жыл бұрын
Waxlays dheer yahay majiraan e somali qabyaalad baa iskudurtay gabooyena waa dad nalamida viva gabooye ✊✊❤
@amranhaji5196
@amranhaji5196 5 жыл бұрын
Abdiaskari tube hore u saco gobaye waa dad jira kuna faana magacoda Manshaa ALLAH dad badan baan ka aqanaa walhi waa dad wanagsan alle ha xifdiya abdiyow waan ku sugaynaa silsiladii inshaa ALLAH
@anabadam7662
@anabadam7662 4 жыл бұрын
Somali cuqubada heysata waa dadkooda somaliyeed eey xaqa kagalayaan walahi meel ayeey hestaan itabatY somalida dhalanyarada waa in eey dhamaan diidaan dhaqamadii dakii hore sida arintaan oo kale iyo dadka somaliyeed qaar kood oo layasaayo waa in aan diidnaa waayo waa dad keena aanan waxba dheereeyn waan jeclahay somali walba oo ilawadaaga makaca somaliyeed 💖💖💖💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖
@baarkaliinka7962
@baarkaliinka7962 5 жыл бұрын
Inta commantiga so qoray dhamantiin waxad iska wada dhigteen dad qabiilka neceb gabooyana jecel lkin lagama yaabo runta hadeey timaado qof ka dhabeen karo hadalka uu hada so qoray qoralkeyga waxa fahmi karo qofkii aqliga u sxb ka ah
@nawalismael9718
@nawalismael9718 5 жыл бұрын
Baarka Liinka waxyar baa ka rumeyn karta hadal xaqiiqa
@deeqojamacfarah4916
@deeqojamacfarah4916 5 жыл бұрын
Baarka liinta walhi taasan been ahyn lkn wxa is waydin mudan rerkan waa daganayene mxaa barakaciyay awalba Soo kumay qanacsanayn wxay yihn??????
@xaajiyare8492
@xaajiyare8492 5 жыл бұрын
@@deeqojamacfarah4916 abyo dantaa keentay inay aamusaan aamusnaantoodana inay kuqanacsanyihiin maaha anigana ma ihi qabiilkan ogaden ayaa ahay lkn cunsurinimada somaliyey iskadaaya idin dhihilahaa
@maymuungeelle5723
@maymuungeelle5723 5 жыл бұрын
Wll niyada khyr u sheeg dadka qabiil ka Ku qubaysta ma aha shacabka ,shacabka soomli oo midawda diyaar aya u yihiin lkn siyaasiyiinta ayaa dadka kla ququbay
@samataryare3770
@samataryare3770 5 жыл бұрын
Baarka liinka wll umadu isku qalbi iyo isku damiir maaha marwalbana dhanka wanaga kaliya fiiri qabilka rabto ka dhalo micno wayn masamynyso shaqsiyadada iyo meshad is dhigto ayaad wax ku tahy Ilaahay waxa ugu dhow dadka kan ugu cabsida bdn ee lma dhihin kan qabilkas ka dhashy Dadka intoda xuna kuwa wngsn ku hilman Gabooye ❤️🇸🇴
@ucoqabe2071
@ucoqabe2071 5 жыл бұрын
Habalah somalia lama gaari karo asaakoda uku sharaf badan 👍👍👍👍❤️❤️❤️😍😍😍😍
@hooyomaryaangabadheda1659
@hooyomaryaangabadheda1659 5 жыл бұрын
Waaah waaah waaah one love walaladey bela weynta gaboye wlhy 😍😍😍
@xuseennuur2487
@xuseennuur2487 5 жыл бұрын
Gabooye waa dad muslim soomaaliyeed ah waana dad jiro oo aad iyo aad u qurux badan wallahi baan ku dhaartaye gabar gabooye lama helo oo waa qaali
@tagsanofficialtagsanoffici249
@tagsanofficialtagsanoffici249 5 жыл бұрын
walee waa hees aad iyo aad u xasuus badan abdi askari horay usoco waalal sare
@shaamshaam6731
@shaamshaam6731 5 жыл бұрын
Gabar aan gabooyo ahayn guursanmaayo hadii calaf iigalo Viva gabdhaha gabooyo Wlhi gobta somali waa adinka laga bilaabo xilagaan Fadlan gabdhaha gabooyo iyo wiilashaba halaguursado somaliyeey Anigu waa iga go, aan Ilaahay calaf haiigu daro
@mohamedirran7390
@mohamedirran7390 5 жыл бұрын
Wlhi wan oyay ax ax axa insha Allah walahayga gaboye wad gulaysanaysaan insha Allah from khatumo state somalia
@shukrisheno2199
@shukrisheno2199 5 жыл бұрын
My dhiiga goobta Gabooye Masha allah Waxa ka dhashay fananiin Qiima badan Abwano Culumo walhi Daadkayga wanu ku Fanaa alx ilahaygii iga dhashay gobta Gabooye 💐👏❤️🌷🌷💐💐
@liibaanqaarey1003
@liibaanqaarey1003 5 жыл бұрын
gabooye waa beel soomaliyed waana jecelahay Illahey qabiil uu qabiil kale ka sareysiyay ma jiro gabooyana qabiil ka sareeya in uusan jirin ayaan aaminsanahy oo illaahey ayaa dadka simay walaalahey allaha xafido
@rooneyali8551
@rooneyali8551 5 жыл бұрын
Maku qancaysaa hadey calafkaaga noqoto gabar gabooya mise sida somalida kale ayaa afka ka amaanaysaa
@liibaanqaarey1003
@liibaanqaarey1003 5 жыл бұрын
Rooney Ali walaahi waan ku qancayaa haduu illaahey cafalkeyga ka dhigo
@rooneyali8551
@rooneyali8551 5 жыл бұрын
@@liibaanqaarey1003 Ilaahay haka dhigo hadaan kudhaho malaga yaa baa inaa habar uqadato
@poojaamalik8120
@poojaamalik8120 5 жыл бұрын
Somalia waxey her kagari weysay waaqabiiil illhey dadkina qalbiyadoda ha isko foro amiin
@kitixyare3093
@kitixyare3093 5 жыл бұрын
wlh wn garan wayay waxan dhernahney gabooye ayakaa naga qurux badan naga qima badan ale garabkina ha galo ilove u gaboye
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
Allah barakeyo gaboye ❤️ wlhi wan qiroday wan ka xumaahy waxyabaha ey somalidu besha gaboye ku hayso 😥 waxan ganaya gamun guhad caro io 😥😥😥😥😥
@laralovelypinky479
@laralovelypinky479 5 жыл бұрын
Somali dhibka waxayi uga baxii wayidayi waa dulmiga umada ladhashay wlhy adunka intan saran qof maa xaaqirin kuli waa walalahay somaliyed I love gaboyo jareer❤❤❤❤👄
@irshaadmohamedhhassan7524
@irshaadmohamedhhassan7524 Жыл бұрын
Masha Allah wlhi gaboye Wan jeclahay I am from jijeele
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Abahey naxariisti jano rabi ha siiyo wuxu aad iyo aad u necbaa dulmiga qofka la dulmiyo wuuna iga waani jiray marwalbo alx qof inan wax dheerahay la igumasoo korin kibir iyo islaweyni rabbi qalbigeyga ma galin alx Gabooye wa beel sharaf badan qiimo badan walalaheen ah muslimiin ah diin iyo dhaqan wanagsan leh rabbina karameeye wana jeclahay aniga gabar silcis ayan iskuul ku jeclaan jiray xitaa familkayga way ogayeen aabo mcn usheegay wuxuna idhahy aabo sow muslim mahan gurso wa walasha ookale waxba ma dheerid lakin iyada waalidkeed xoooga adeyg saaid ah dhankooda ka jiray Somaliyey an alle weyne ka cabsano wlh aduunyada lagu waari maayo dulmi ad qof walalka ah mante u geyste ba laga yabaa inu millions sano danbigiisu kuu socdo Ilahey waxan ka baryaa gabar wanagsan diin iyo aqlaaqleh inu calaf igu daro cidi ay rabto Ha ahaato dulmigu ma fiicno galabta aadban u murugooday why loo dulminaa qof muslim ah ? Dadku wa wada dhashay ❤from abgaal
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 5 жыл бұрын
somaliyey joojiya waxan ilaah ataad kaga fogaten faquuqa walaladin waa arin foolxum oo jaahilnimo ah qof kula mida inaad tidhaahdo ima gayo gabooye❤ waa idin jecelnahey
@liibaanqaarey1003
@liibaanqaarey1003 5 жыл бұрын
Amina Guleid walaahi nasabnimada la sheego in ayba ka muuqato beesha gabooye ayaan aaminsahy Bilaash ayey beelaha kale isku sareysiinayan xag alle cid cid ka sareysa ma jirto
@ayanqalanjo1007
@ayanqalanjo1007 5 жыл бұрын
Alhamdulilah xitaa saaxiibadey ugu badan ihv waa tumaale reer ciise an gabooye waana saxiibo ilaa yaraanteydii aan saxiibo aheyn wlhi ilaahow aanan faanin anigoo ah bininadan futo ka xaare ah ilaah ayaa isameystay
@maftuxmohamed1132
@maftuxmohamed1132 4 жыл бұрын
wlh hal qof kamaaqan cidas but am sure jahilnimo inay tahay ina qof iska waynaysid love u gaboye❤.
@ubaxyarey1183
@ubaxyarey1183 5 жыл бұрын
Gabooye Wan jeclahay wan ku faana ani ma ihii lkin wan jeclahay wan ku faan mar walba jir Oo jooga 😍 Viva Gabooye ❤
@umuahmedofficial5829
@umuahmedofficial5829 5 жыл бұрын
😢😢😢😢 ani gaboye ma ihi Lkn wiilbaa walashy ka jeclaty ayago farxsan ayay cida uyimadeen Lkn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 qalbigeyga kama go.ayso waxii dhacay allena waa ogyahy in nala bireen doono hadii warkaz nalaga maqlo 😭😭😭 i am sad wlh ilhy xaqa ha uhiiliyo
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 Жыл бұрын
Gabooye dad jiraa tahiin dad aan aarmi isticmaalin oo wanaagsan tahiin aniga ahaantey waxa awoowayal no sameeyen ma aaminsani walaladeey aa tahiin sharaf iyo cisi igu nolaada gebdha sharaf leh iyo wiilal qaaliya ledahiin🥰❣️😘
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Aad ayaan usoo dhawaynaya in looheeso gabooye 😘❤️🌹
@gediibrahim1468
@gediibrahim1468 5 жыл бұрын
I love 💗 you 🌹❤️dhamaan dadka ❤️🇸🇴🌺gaboye❤️
@belladiamond5930
@belladiamond5930 5 жыл бұрын
Gabooyaha weypa ka qrx bdan yhn qabiilada kle wanan taager sanahay wlalehy viva GabooYE
@dreamgirlreaction2731
@dreamgirlreaction2731 5 жыл бұрын
😭😭😭Wlhi waa Dadka Uga qiiimaha badan gabooye viva gabooye waaana jeclaahy inaaan ka guursaaado Wil gabooye anigoo ah gabar daroood
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 5 жыл бұрын
Viva madaxda umaDa somaaLiYed gabooYe noolaDa👑 jahli baY somalidu kujiraan waliH dad nazapa wlHi iiGu duceeYa WiiL gaboYa❤👑
@abdallashookh
@abdallashookh 5 жыл бұрын
Top🌷😍😍😍 wax lagu farxo wlhi
@ikranmahamedfarahikranmaha9043
@ikranmahamedfarahikranmaha9043 5 жыл бұрын
Waa run galada Qabiladoodu waa isku mid somali baad ugu imaan africadan kale xataa kuma arkesid qufkan waa gaboye quf ku dhahyo viva gaboye
@hanimusa5083
@hanimusa5083 5 жыл бұрын
Wllhi wa xanun iyo aqoon laan. Gaboye niinki laso kooray umba garaan kara. Viva gabooye 😘❤❤❤🙏
@hassanwarsame6599
@hassanwarsame6599 5 жыл бұрын
Umada gabooye aad iyo aad baa loo dulmiyey illahay ha ka dulkhaado dulmiga ku raagay ee Weli lugu haye peace and love gabooye From ssc darwiishland
@MounaKhadar-xu1xj
@MounaKhadar-xu1xj 5 ай бұрын
Vive m'y tolkeey 😢😢😢😢 rien n'a dire sur ce chant merci le compositeur
@yaasirbotaan561
@yaasirbotaan561 5 жыл бұрын
waa dhamaatay xiligii la iska dhiga jiray ama lakala qobanaay waxa soo gabagabeey fanaaninta qiim ah bafan codka mcn allha ninoodaayo amiin amiin dhaha
@umoaxlmanalka4536
@umoaxlmanalka4536 5 жыл бұрын
Cabdi askari Thanks iyo fananiti ku luqenesa iyo abawanaka so alefay Vivi gabooye
@abdifatahnouraden3304
@abdifatahnouraden3304 5 жыл бұрын
Allah ha dhoowro beesha gabooye Allah dulmiga soomalida ku haayso haka qaado. Kleey aniga weligeey dulmi uma gaaysan waana dad somalinimo naga dhexeyso. Si aad soomalida usoo gaadhaan idinku ha is dulminina kor isku soo qaadaa eee lax waliba halka ay is dhigto ayaa lagu gaawracaa 😓😪😭
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 2 жыл бұрын
Gabdha wllaaladeey soomaaliyeed Gabooye ilaah ayaa Qurux ku månaystay sababtana waa Dulmiga aan dulminay Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri ilaahoow Qof kasta oo muslin ah oo lå Dulmiyay Guul sii SIDAAS ayeey walaaladeen Guul ku Heleen ♥️
@riyaniali14
@riyaniali14 5 жыл бұрын
esh calaa hees hore usocda
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 жыл бұрын
Allhamdulila I am midgaan.
@yusraabdala1135
@yusraabdala1135 3 жыл бұрын
Nasab kamila batahay wll😘
@xamseqooley7171
@xamseqooley7171 4 жыл бұрын
Wlhi GabooYe waa gob wxn Rag Badan WADA shaqayNay wada rafiiqNay viva GabooYe wxii Alle agtiisa kaxun ayuun xun Gabooye
@zuzuugbizhimaan2361
@zuzuugbizhimaan2361 5 жыл бұрын
Wlhi wa ruuti Somalida yurub jogata wax yar moyane dhamantoda waxay ku jogan gabooye sharcigan ku qatan dadka gaboyaha ahan wa daad wngsn aniga ku so dhax koraya waxan la bartay Somaliyey qabyalda iska daya Somalida marka la egan wa dadka ugu quruxbdn hblohoda iyo wiilshodab ❤️
@iqramohamalin5180
@iqramohamalin5180 3 жыл бұрын
M.a waa sidan inbadan haminayay inaa arko guul somali weyn 👏👏🙏
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 5 жыл бұрын
Wa heees dareeen leh allow umadaa walalo kadhig Amin
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 5 жыл бұрын
Allow somalidu mid kadhig
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 Жыл бұрын
Anakoo dhan baa ah gabooye wlh dad gorgorgate hawiya tahiin❣️❣️❣️❣️
@maariyaismaildhashisomalil5417
@maariyaismaildhashisomalil5417 5 жыл бұрын
Allow anagu danbiga shaqo kuma lihin waxa soo dhan dadkii naga horeyey sabab u ah maba jecli inan dadka kale guro somali meelay joogto One Love ❤❤
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 жыл бұрын
Ax wey I damaQdaYwllhy WaLe midab taKoorkU Waa Dhib weyN waxaN aaamiin sanaHy inuu Qof kasta Qofku la Helo oo guursan karo ilA mid mooyE taaso Ah gabadh Muslim ah iyo nin gaaL ah lana diidayo iN muslin ku hooseeyO....,,,,,,,...... Abdi ASkari waLe waad igA gadan thY hore u soco hanaga daalin kaa daaLi maYne ❤❤❤❤❤
@mustafakamaara5588
@mustafakamaara5588 5 жыл бұрын
Gabooye viva gabdhahood allaha barakeyo wax lamid ma arag quruxda
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 жыл бұрын
Falastiinba dhagaxbay kaaraha la dhacaysa una dhabar adaygtaa Viva gabooye guuliyo gobonimo From Duriyadii reer sheekh isaxaaq
@beerlula8876
@beerlula8876 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴 gabooye ninka somalia iska leh warmaha ku xoreystay lkn waa ayaan dadaro ninki wadanka intow xureystay ee qaxootigi masakiinta oow qabilay intey dhihi lahaayen waad mahadsantay ow cay meel la fadhiistay
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Gabdhaha ugu qurxoon giboya ayey ku jiraan tas waa aragney
@ahmedgurey320
@ahmedgurey320 5 жыл бұрын
Gabooye waa qabiilkii ugu horeyay oo hees loo qaday
@siyadali5824
@siyadali5824 4 жыл бұрын
Wlhi hadan madaxwayne noqone laha gaboye ayaa ee noqone laha raisal wazare kuxigeeni besha jareer Wayne😭😭😭 hadii kale Somalia walugu kala tagi laha
@hudacabdilaahi3861
@hudacabdilaahi3861 4 жыл бұрын
Wlhy gandho ugu qurxubadan ayay leyihiin anaa dhaxagalo xaqiiqdi gulaysda gabooye
@sundusmuhiyadiin5592
@sundusmuhiyadiin5592 3 жыл бұрын
Viva gabooye❤🥰❤❤🙏🏾💪🙏
@fahiimacosoble1675
@fahiimacosoble1675 5 жыл бұрын
Hoblada xamar horay usocda m.a
@adnanaden8340
@adnanaden8340 3 жыл бұрын
Viv gabooye from usa. My dhig
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 5 жыл бұрын
Heestii ugu horeysay Af qabiil kusoo baxday Gabooye waa asal dhalad somli ah
@maxbuubibnuaxdar8681
@maxbuubibnuaxdar8681 3 жыл бұрын
We love all gabooye respect full dadkayga
@abdullahimaxamedcali3164
@abdullahimaxamedcali3164 5 жыл бұрын
Goboye wallaheen❣💕 ilove u Plz lake isaar hada thy biil waynta gaboye🙏🙏🙏🙏
@rahimasa7534
@rahimasa7534 3 жыл бұрын
waa masha allah soomaaliwaahal
@jiyaaabdillahi
@jiyaaabdillahi 3 жыл бұрын
Wooow mashallah I love my trb
@hudasoyan4716
@hudasoyan4716 5 жыл бұрын
Waa sax waa sax guleesta
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 5 жыл бұрын
Omg😥😥😥😥😥😥😥😥viva gobta somaliyeed gabooye💓💖💖💖💋
@munamuse1587
@munamuse1587 5 жыл бұрын
Gabooye waa gob walhi ❤️
@cabdikarim5521
@cabdikarim5521 3 жыл бұрын
Manshallah weligiin utaagnada wxii danta gabooye iyo danaha bulshada muslimkaa
@najiibrabiile319
@najiibrabiile319 3 жыл бұрын
Allaha xafido abwanki sameyay hestan Aad aye iiqiiresay runti Gaboyana wa Dadnala dhashay wa gacantena midig Aad ayan idin jeclahay wallahey
@farhiyohassanmohamed3331
@farhiyohassanmohamed3331 5 жыл бұрын
Wlhii waan qiroooday heestan marka dhageyste iam apgaal wlhii gapooyi meqa sana daris eheen wlhii waa dad fcn 😭😭🇸🇴
@liibaanalinuur8951
@liibaanalinuur8951 4 жыл бұрын
Real Waan ilmee YaÝ😭😭😭😭😭😭🙏Wllhi Gewadhaa baa Dhiiga i ki cisaY Guul Gaboo Yee Waan idiin jecla LahaY MY Dad kee Yaa SoomaaliyeeD💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❣👌
@najmamuhumed2991
@najmamuhumed2991 5 жыл бұрын
I love gabooye😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗
@farxiyofaarax2453
@farxiyofaarax2453 5 жыл бұрын
Masha Allah abwaankii sameeyay madaxiiskor
@beckyyzbeez4887
@beckyyzbeez4887 5 жыл бұрын
Axx wallahi wan jidhidhi coday anigo ah ogaden wan jeclahay gaboye viva
@kowsaribrahin3042
@kowsaribrahin3042 5 жыл бұрын
Waxaan aad usoo dhaweeynayaa mowduucaan bilaawday ee kasoo horjeeda dadka ladulmayo waxaan aad ugu hambalyeeynayaa fanaaniinta ka gubtay sida loola dhaqmaya dadkaas ladulmaya waxaan farayaa abwaanada faniinta wariyaasha warbaahina djamaan inta fariinta gudbisa ineey uhadlaan dadkaan ladulmayo labada qarni
@mazcuudabdirahman2536
@mazcuudabdirahman2536 5 жыл бұрын
Gabooye Boqorada somaliyeed alle ayaa idin helinaya insh allH
@halimaomer625
@halimaomer625 5 жыл бұрын
Allow umadeena Xaqa Tus Alle Agtiisa Taqwaa Lagu Kala Sareeyaa waana leys Suaali wllhi AniguHabargidir ban Ahay Anigu ma Doran Cidwalbana Alla ka dhigay Qabiilkeda Balse Wallahi inusan Qabiil Jano ku geyneyn waligeyna walaladey iskama Sareysiin.Cidii Sameysay Intey Noshahay Alle ha uga Towbad Keento aana Dhamanteen Garbaha is Qabsano Soomalay Insha Allah
Xildhibaan maxamed Abiib iyo shacabka Awdal
13:36
Somali TV
Рет қаралды 233
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 26 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
NAJMA NASHAAD IYO KAFTANKA FANKA
24:08
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 613 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
WAA AYO GABOOYE, MIDGAAN, TUMAAL IYO MADHIBAAN????
40:28
Shanta media
Рет қаралды 8 М.
HEESTI GABOOYE KAA DHUJO  FANAAN XAMUD UBAX
11:00
GYL TV
Рет қаралды 37 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 26 МЛН