HODAN ONLINE MA ISWAYDIISAY DADKU WAXAY KUU DABA DHIGTEEN EE LAGUUGU IMTIXAANAYO?

  Рет қаралды 21,693

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Ай бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 193
@Bishaaro-Bilan
@Bishaaro-Bilan Ай бұрын
Sxbta ayaan si niyaad ah igu so duceeya muraad aan leyahaye 😢❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Ай бұрын
Alaha kuu sahlo xbbt muraadkaaga
@Najminaa
@Najminaa Ай бұрын
Alle haku saqiro muradkga 🤲
@Bishaaro-Bilan
@Bishaaro-Bilan Ай бұрын
Aamiin abayo malmahaan dhan arin aan ka sexaan waayey aa jirto Allah ii aqbalo ducadiina
@faadumosiidcali8262
@faadumosiidcali8262 Ай бұрын
Alle muraadkaga hakuu sahlo abyo duceeyso Yah I.a abyo ❤
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Ай бұрын
Abyo mcn ilahey muradkad ledahy alh ku sahlo alhna kula garab kalo alhna ku fududeyo
@user-hu6li8zr6f
@user-hu6li8zr6f Ай бұрын
Walalaha ayan ku xiran iso duceya arin culus ba iheysate wllyal 40 qofod ducadoda wala aqbala aya la dhahay ee igu so duceya si niyad ah😢
@hanideeq9482
@hanideeq9482 27 күн бұрын
Muradkada o degde ah Allaha ku aqiro insha Allah
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 27 күн бұрын
Amiin yaa rabb Allaha ku aqbalo arinkada oo qaair kujiro wll❤️❤️❤️
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 28 күн бұрын
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik. Waa waano qiima badan. Allaah anaga iyo washeen Hodan ba hanagu anfaco.
@nasramohamed2068
@nasramohamed2068 Ай бұрын
MashaAllah siz Ayan, that is why I love you so much,your advice is the best wlhy you are one in a million, I love your advice and that is it ruxa waxa fican inu ilahey lashekesto........Abo ne ilahey hacafiyo.
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u Ай бұрын
Abaayo ma qaldanid hodan sideedii iyo si udhaw maaha wan jexlaa markii hore laakiin imika uma bogin sidaadii hore ku soonoqo abaayo hodan
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r Ай бұрын
True wlhy
@ashamohamed7383
@ashamohamed7383 Ай бұрын
Me 22 waa jeclaan jiray hada sidi hore maaha
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs Ай бұрын
Waruntaa Abayo Macan walidkaa ood kafogtay oo xanuusado Waa xanun sida aniga oo kale Alle Wayne ha u naxaristo Hooyaday Macan oo igu soo korisay agoonnimo anon arkin mudo ayay iga geeriyotay waxayna igaga geeriyotay mowtul qafle waxayna xanuun sanayd 22 sacdood waxaan Hooyo macan ooga baryayaa Allah janatul firdow Aaamiiin Aaamiiin Yaaa Rabii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shaxshaley4730
@shaxshaley4730 Ай бұрын
same Ayn nahay abyo. alle qalbiga hanoqabojio walidkenane janatul firdows havubishareyo Amin ya allah
@user-tr3wc9ze9p
@user-tr3wc9ze9p Ай бұрын
Amiin yarabi
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs Ай бұрын
@@shaxshaley4730 aaamiiin aaamiiin Abayo Macan
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs Ай бұрын
@@user-tr3wc9ze9p mahadsanid walal
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Aamiin allaha u naxariisto waalidiinteenii dhimatay. Qalbiga allaha inoo qaboojiyo. Inta waalidiinta xannuunsan allaha caafiyo. Gaar ahaan Ayaan Aabaheed allaha caafiyo. Allahuma aamiin ya rabbal calamiin.
@Badjoog
@Badjoog Ай бұрын
Insha Allh qalin umabahan dono abti wow cafimada insha Allha❤❤
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 Ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ❤. Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido abaayo macaan ❤❤❤
@hania9627
@hania9627 Ай бұрын
Mashaa allah Ayaan yariisay Waa taas meesha laga heystaa how noqon wa xaqiiqda
@fowziyacali606
@fowziyacali606 Ай бұрын
Wlahi meesheedaad dhigtay waa sax hodon markii wadaadkeedii noolaay qof toosan eey eheed oo asturan dadkana wey waanin jirtay marka waa sidaas iney ilaahey u laabato ayaa wanaagsan ilaahey haka dhigo tii waanadaada qaadato anagana ilaahey hanagu sugo diinta asturkana hanagu sugo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Abe sonoqde Allha kucafyo cafimad taam inshallh Allha kusiyo Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabi
@user-ov3zy4po1u
@user-ov3zy4po1u Ай бұрын
Waan kula qabaa fikrada ayaanay xaka ilaahy ayaa laga haystaa xaga ilaahy ha u jeesato walashay ayaanay asturayay waan ku jecelahy 🩷🩷🩷
@TheGoldengal
@TheGoldengal Ай бұрын
hodhan online took a 360* turn since the death of her husband watch her videos before his passing and after theres a big difference
@Mariamaxassanmuxamed
@Mariamaxassanmuxamed Ай бұрын
Even when he died she was a normal she changed her life in 2023 ok
@fadumohassan7608
@fadumohassan7608 Ай бұрын
Its insane how fast some ppl change, just for money😮
@XilkasXarako
@XilkasXarako 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤hhhh😮😮😊😊😊​@@fadumohassan7608
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Ай бұрын
Allahuma baarik ayan Allah yaxfadaki xbbti , ilaahay hainagu amaansado dhulka gaalada si yar ayaa la isugu bedelaae.
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Ай бұрын
Maashallaah ayaan meeldheer aadwaxka fiirisaa
@Bintow-nh7dx
@Bintow-nh7dx Ай бұрын
Asc abaha iyo inta xanunsan dhamantod Allah cafiyo dimbi dharna Allah uga dhigo
@faadumosiidcali8262
@faadumosiidcali8262 Ай бұрын
I.a aniga comanti masoo qoran lkn si niyad ah ugu duceyay wlhi ani xitaa hooyo iima Noola Aaba isoo koriyay Wan dareemi karaa wlhi aabe mcn ❤
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@falishassan528
@falishassan528 Ай бұрын
Alle Subhana watacalaa hasiiyo caafimad taama aabe abayo ❤❤❤❤❤
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr Ай бұрын
Walalayaal waxan ahay hoyo waqtigeedii dhamaaday oo fooshii ayaa lagaaray inan waqtii dhameystay iyo inaan waqti ku darsaday ku wareersanehe plz iiso duceeya inuu allah ikala nabad keeno
@umucaliyachannel
@umucaliyachannel Ай бұрын
Abaaayo Allah hakusaqiro
@HodanBadri-mm9xp
@HodanBadri-mm9xp Ай бұрын
Allah 4 indhodo cafimaad qaba Ha idinka dhigo Wll
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 28 күн бұрын
Allah haku fudud abyo madhashay abyo
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Ай бұрын
ALAH ayaaney abaayo waa runtaa gbr asturan ayey horay u aheyd hada waxey abadantahay inuu ILLAAH kacareysanyahay uu imtixaan kusocdo
@fardos-lw3xp
@fardos-lw3xp 29 күн бұрын
Wlh xabiibti wa runta Caro ilhey ba haysata hodan
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 Ай бұрын
Abaayo waa kugu racsanahy rayigas ee xaga alle ha unoqoto ❤aabana allaha cafiyo xabibti
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh Ай бұрын
Asc ayaaneey abaayo waatabta aadsheegtay walaalaasheen hogan talo anfacaysa ayaa siisay ilaahay haku anfaco aamiin
@sadiyomohamed303
@sadiyomohamed303 Ай бұрын
Xbbt dumarku mawada gulaysan saasay gabdha uxasi Dayan wayo deegdegbay uhorumartay mash Allah
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤
@NasteexodhemanAbdillahi
@NasteexodhemanAbdillahi 16 күн бұрын
Masha allah
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j Ай бұрын
Maqldame wa ilaheyy walashey wad saxan tahay hurey usoco afkagu wugaban yahay marka adkahadshid dadka labunbuninayo marka wax saxn adkahdashey wllshey
@XaawoBile-vh3wy
@XaawoBile-vh3wy Ай бұрын
Naaaa ayaaney islaamaha caytamaayo waa doqamiinee kasoco maxaa korka kaasaaray qurux badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 21 күн бұрын
Alle ha cafiyo abo mcnto ❤
@user-go1up1ep5u
@user-go1up1ep5u 29 күн бұрын
Wallhi waa arin run ah oo aniga ayaba soo maray oon xanuun aan bi in ka qaaday iyo cuqdad aan dhamaan yaa allaah noo sahal amuuraha
@user-fu8tj7io5s
@user-fu8tj7io5s Ай бұрын
Allaha caafiyo Aabo mcn caafimaad sariican allaha siiyo
@FarxiyaSaleeban-zx5sk
@FarxiyaSaleeban-zx5sk Ай бұрын
Hodantey m.a
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Ай бұрын
Cawada meel dhaw baa wax igaa tusisay ee apyo mahadsanid anaba i cawiday wlhi 😍❤️
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 24 күн бұрын
Waa run Allaah ayaa loo laabtaa
@umumahirumumushtaq8087
@umumahirumumushtaq8087 Ай бұрын
Abayo mcn alle hainifaciyo aba mcn
@KhadanFuaad
@KhadanFuaad Ай бұрын
Ayaaye igasoowaran nolosha maser waxanrabainan yimado shaqo usoodotee isoojawab qli❤❤
@UmalKhayrCabdi-pj6un
@UmalKhayrCabdi-pj6un Ай бұрын
Ayaan qli alle ha cafiyo aabo mcn
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Hodan online waa maskiin, naagahan xun ee Qoyan ta ah inay waalan ayay rabaan oo nolosheeda u quudhi waayeen
@caishanuur9712
@caishanuur9712 Ай бұрын
Walahi ayaaney saas ku fakiray waxaan ıs dhahay hodan qof diin leh ey eheede hada se waa isbadashee. Waxaa laga yaabaa qof alle jecel yahay iney tahay oo saas loo ımtixaanaa ❤
@CashoCayuni
@CashoCayuni Ай бұрын
Alh hacafiyo aabe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sb5zp3qr6f
@user-sb5zp3qr6f Ай бұрын
Ayan Qurux badan Aabe ka warn xaladiisa ilahay cafimad taam ah siiyo Qalbi ayan ❤❤❤❤❤❤
@FartuunHassan-tt1xb
@FartuunHassan-tt1xb Ай бұрын
Ayan quruxo Aabe ka warn xaladiisa ❤
@shukriyaMohameed
@shukriyaMohameed Ай бұрын
Wa saxantahy abayo
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Ай бұрын
Ayaanee aabena xldiisa kawaran allaha noocaafiyo oo rabi caafimaad sariica sii yaaa.arab🤲🤲🤲🤲🤲
@user-tr3wc9ze9p
@user-tr3wc9ze9p Ай бұрын
الله يشفيه
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Ай бұрын
Aabe allaha caafiyo xanuunkana sisahlan allaha ooga qaado yaa arxama raaximiin
@user-lu4wj3pc5g
@user-lu4wj3pc5g Ай бұрын
Asc wll ayaanèey waankuuxiisay wallaahay waan maqnaa baryahane baadiyaan aadee dar allaah ayaankuujeclahay wll
@SafiyoXasanmaxamed-lj3hn
@SafiyoXasanmaxamed-lj3hn Ай бұрын
Abayo ayanata wamashaqule lakin had wixi idhafe wakadawataga mcne❤❤❤❤😢
@fatimaBanadir-oo6hh
@fatimaBanadir-oo6hh Ай бұрын
Waa runta hore marka waa ka alle kaldhexeya. Malmahan alle udhawasha ha
@MariamOmarHaji-kn1cn
@MariamOmarHaji-kn1cn Ай бұрын
Mashaalh Waa ku sugeyney Inaat Kasoo hadasho arinka Hodan
@user-fw8ng8bn3e
@user-fw8ng8bn3e Ай бұрын
Aamiin
@Xabiiboibraahim-em8ys
@Xabiiboibraahim-em8ys Ай бұрын
Aamin Aamin Aaminaamiin
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 Ай бұрын
Masha alh Ayaney waa ku daawada mar walbo lakin comenty kama so bixiyo sababat oo ah waa kugu xoola qabsada😂 lakin like waa kusara Wiliba marka dhahodo naaya farxa ka shaqeya waa qosala anigo hosha ku jiro guuleyso xabibti 😊
@BiladyusufHussein
@BiladyusufHussein Ай бұрын
Abayo alle hacaafiyo aabo caafimad dagdag ah
@kiinyu6160
@kiinyu6160 28 күн бұрын
Alle haku cfyo abo
@Sacdiyo-lj7us
@Sacdiyo-lj7us Ай бұрын
Haa ayaaneey anigu waankugu raacsanahy
@MunoXuseen
@MunoXuseen 29 күн бұрын
Wcs abyo ayanah❤❤❤
@faadumoahmed1426
@faadumoahmed1426 Ай бұрын
Ayaan waa run hodan modo dheer ayn ku xidhnaaa aad ayey isku badashay wallllhi waa lagay yaaabaa in imtixaan ku socdo 17:21
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 28 күн бұрын
Ascwrwb ayaan waan ku slamaya waxaan kaga xidhanahay from Canada waxaana kugu soo xidhmay mudo dheer abaayo allah waxaan uga baryaya abe macaane in uu caafiyo abaayo qaybka ayaan kaga ducaynayna
@iftinoumar5486
@iftinoumar5486 Ай бұрын
Afka alle kaama gooyo waxee aheed geber astun oo aan wlhi jeclaay aheed qalbiga Allaha u qaboojiyo
@Amino812
@Amino812 Ай бұрын
Wllhi waa sidaan isleyahay abaayo fikirka wanaagsan baan kugu jeclhay allaha so hadeeyo kuligeena xaqa ha natuso
@FarhiyaDhayib
@FarhiyaDhayib Ай бұрын
Wcs Ayaan ❤❤❤❤❤❤❤
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Ай бұрын
Allh ayaaney fiidyow aad soo dayso ima dhaafo jacaylkaan kuu qabo lkn qisooyinkaan ku hystaa
@user-sn3xi5ht1o
@user-sn3xi5ht1o 29 күн бұрын
abayo way ubadantahay imtixaam rabi ba jiro malaha allah na dhowro oo nacfiyo
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Ай бұрын
Asc ayaanee abaayo waaruntaa taas qeer allaha kusiiyo meesheedi waad dhigtay abaayana waadlatalisay maasha allaah abaaya hada kahor ayaa tiktka aankala ahadlay ooniri abaayo hodaneey xijaabka hakategin jizaaka allaahu qeer ayaanee
@amalmohamed962
@amalmohamed962 29 күн бұрын
Abaay habaryartii Dahabo channel eheed waan waayay intee ka baxday.
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 29 күн бұрын
Maaqaan xbbt
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
Wcs abaayo macan
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 29 күн бұрын
Wlhi waa abyo waa kuuka raacsanay
@omaamir1444
@omaamir1444 Ай бұрын
Sax walaashey runta waaye ana hore is dhahey gabadhan dhibka heysto isbadelka nolosheeda waaye alla adoonkisa wa imtixaana hodan imtixaanka waxa ugu yimid is badelka nolosha hodan tiktok nii kineysa marka arkey waxa dhahey ilaahey sideeda hore allaha kusoo celiyo asturnaanti ixtraamka ka muuqdey dadkan social media aktar waa dad alla ka cabsigooda yar yahey diin laheyn
@user-ci2lj7hy3q
@user-ci2lj7hy3q 14 күн бұрын
Abaayo runa sheegtay waayo hodan say ahaan jirtay iyo hada say tahy isku mida maahan wllo illhay runta nugu jecel illhay hasoohanuuniyo angan Allha nawad hanuuniyo
@user-fe4ni3vf7d
@user-fe4ni3vf7d Ай бұрын
Aabee abayo Allaha ku cafiiyo
@AminaYasin-kl5nv
@AminaYasin-kl5nv Ай бұрын
Wasex
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Ilhy ka cabsada wllayal gabrtaa mxd ku hystaan o idinka halysey subxanallah war gabrta amaan siiya adiguna ma jeclid in Ceebahaga la raac raaco isku xishoda wllyal
@aliyahabdurrahman6599
@aliyahabdurrahman6599 Ай бұрын
😂😂😂😂
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 Ай бұрын
Guuuuuuuuul
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Ай бұрын
Wcs naayaaa ayaney mantay wan kaa wal walay waxan is dhahay markan qisas channl kaa way waxan is dhahay ma aba xalad adag galay abyo mcn xataa wahtssb ka wan kala soo xiriray lanbar 72 u dambeyso hada kahorna qiso kala so wadagay man kala soo xiriray abyo xata wan kuso wacay wax kalana mahe xalada aban kaa wareysan rabay abyo mcn ilahow caafi abe mcn😢😢😢
@falishassan528
@falishassan528 Ай бұрын
Ayaan qurux ❤❤❤❤❤
@haachannel8793
@haachannel8793 Ай бұрын
Abayo hadal lakiin dadka nagativka ha ujawabin ee kasoco
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 29 күн бұрын
Hodon in warkaaga gaaro bn rajynya wlshy mcn
@user-os8tc7pe4z
@user-os8tc7pe4z 25 күн бұрын
Sax.waye.eregaga.qalat.mahi.❤
@HassanMohamed-if6jw
@HassanMohamed-if6jw Ай бұрын
Asc abaayo
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 Ай бұрын
Asc habaryar cabdi xaaji goobdon maa kudhala iyo maryan tahliil?
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 28 күн бұрын
Abaayo in aan kula hadlo ayaan rabay halke kala soo xidhidha abaayo?
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Ай бұрын
Wcs❤❤❤
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 Ай бұрын
wa sidan ugu fakara arinta hodan xijabk io dhaqan wngsn aya Guul Lagu Gara
@Najminaa
@Najminaa Ай бұрын
❤🎉🎉❤
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Ай бұрын
♥️
@fatumasiyat8022
@fatumasiyat8022 Ай бұрын
Waad asiibtey qrxy
@QadraSacid
@QadraSacid Ай бұрын
Abaayo MCN ayaaney waad waanisey❤❤❤ alaahey hasoo hadeeyo❤❤❤
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Ай бұрын
Asc ayaneey abayo hodan nagahan way kamasersan yihiin waxay kaxun yihiin gurkeda iyo ganacsigeda iyo dhalin yara nimadeda war dadkan caytamayoow illahey kabaqa
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Ай бұрын
WAR dadkan caytamatoow illahey kabaqa gabadhas iska daya uqubo yey idinka racine dad walan aya tihiin xasad aya tihiin
@haachannel8793
@haachannel8793 Ай бұрын
Rerka kahoreyay away minyaro waayo abaayo ninki hore minyaro ayey uahayd Allah yahdihaa ayadho quranka taqan social mediaha kuqawanthy
@user-pk6tv6hu2x
@user-pk6tv6hu2x 28 күн бұрын
Wcs wll Ayaaney wan dawaday qisadi
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 Ай бұрын
Qisadaadii xilimaa NooGa sheekayn Bilbaan sugayna hadee Habo
@ummumahir7551
@ummumahir7551 Ай бұрын
Home decor iyo adga isku cod aya tihin😂😂hodon sadaqa ha bixiso anga haigu baxsato
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j Ай бұрын
❤❤hodan online waa boqorad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NagaadHussein-op6go
@NagaadHussein-op6go Ай бұрын
Wsc Ayaan qll scw scw Sorry Abyo Mcn ❤❤😢😢
@IlwaadinaCaroone
@IlwaadinaCaroone Ай бұрын
Teda kale nagaha isma wiciyan oo waa doqomo abayo nag walbo nag kale ayee u wadata bud niin ka hdl lama arag nag un ba heysato Minyaro waliged ayaa la noqda blse hodan isturkaga ku soo labo Caro rabi kugu dhacde
@jhg5545
@jhg5545 Ай бұрын
Salam xbbti Ina cafimat qabtan rajeynaya abaha Allah ha ku cafiyo iyo abayasha muslimintò dhan wowo iga dhintay abahey Lakin qalabigeyga waye ano arkinana sethay ujeclahay abahey wa isk ilmeya hadan maqalo abo xita hal walala igama tagin Allah nicmadisa haugu deqo abahey nasib Uma yelinana xita inana arko dhibato iyo waxow mari ba manta Allah aktisow jira Allah haka warabiyo janadisa walahi abahey dhin dhaheyga waye yaret hadow jogilaha Ani dhiman laha alxm 😢😢 ilahba mahat leh 😢
@raaliyoibraahim221
@raaliyoibraahim221 Ай бұрын
❤❤❤❤😊
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Ayaaney wa wax caqli gal ah hodan amba wxn ku bartay asturnan iyo sharaf akhlaaq inkasto imika aanay qaawanayn hadana sidii lagu arki jiray maha hidan wn jecelahay wlhi illahay cadawga haka qabto
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 27 күн бұрын
Ayaaneey wllhi wan kula qaba raygaa
@sahroabdullahi3178
@sahroabdullahi3178 Ай бұрын
Wcs abyo, Aniga bdn ma jecli in aan comments bixiyo, lkin hal mid aan raba in ka dhaho Su’aashada. Nimanka dulmiga ee iskugu hiliyaan plus ma dareemi karaan xanuunka ee ledahay in ninka nin kle lala arooso ileen diintaba ma baneynin 😅 tan kle qofta aa ka sheekeynoysid ayada la soo fadhisatay meeshan in aaysan nin kale guursaneysid oo aay ninkeeda dhintay xuraal-ceeyn u noqoneyso janada, malmo kadibna edebtii, asturnantii iyo xishoodki lagu yaqeenay xaajigeedi dhintay ee la aastay. Cod kar xita wey eheed. Fikirkagana Ayaaney wa kugu raacsanay. Illhey hano wada naxariisto oo na asturo aqiro iyo aduunba. Muslimka hdii aadan ka heli afkaga ha ka nabad galano nagula karo 😂. illahayo na hanuuni 🤲🏼
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Ай бұрын
Maashaa allaah fikirkaaga saliimka ah
@samira-141
@samira-141 29 күн бұрын
👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 53 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 2,9 МЛН
1❤️#thankyou #shorts
00:21
あみか部
Рет қаралды 88 МЛН
XAQIIQDA DHABTA WAA TAN HODAN ONLINE NINKEDA AYADA MIYA DISHAY ?
14:38
Hamda Home Decor
Рет қаралды 49 М.
WAY KORISAY KADIBNA WAY GURSATTAY CAJIIB!@SawdaBillan
39:17
Sawda Billan channel
Рет қаралды 45 М.
ТЫ С МАМОЙ В БОЛЬНИЦЕ😂#shorts
0:53
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,2 МЛН
天使与小丑心灵感应#short #angel #clown
0:39
Super Beauty team
Рет қаралды 10 МЛН
ТОҚАЛМЕН АЛЫСҚАН ЖЕТІМ ҚЫЗ/ KOREMIZ
46:54
Көреміз / «KÖREMIZ»
Рет қаралды 373 М.
Эта Мама Не Могла Поверить в То Что Нашла 😱
0:10
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sion princess funny Donut Challenge
0:38
SION /紫音
Рет қаралды 9 МЛН