Hooyadii oo aan lacag gudoonsiinay Muuqaal Farxad sida

  Рет қаралды 6,712

LAAC TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 32
@abdirahimabdikadir2936
@abdirahimabdikadir2936 2 жыл бұрын
.manshlah brother kayar hllah ku siyo
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 жыл бұрын
Nin adag oo dadnimo weyn sxb alle haku barakeeyo igaraw
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Khayr shaqaysatay wilkan isago kale alaha hadayo kuwi maskainta unaxarista hanaga yeelo alaha cafiyo saqirka yar
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah alaha saqirka yar hacafiyo inti Muslim xanunsan alaha cafiyo yarabi
@elias4499
@elias4499 2 жыл бұрын
Caafimaad buuxa Allaah siiyo wiilka.
@haajaa6788
@haajaa6788 2 жыл бұрын
Warya ninkow ILAAHEY ajar hakasiiyo amiin from muqdisho
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
Ilahay saqirakaa cafimad tam ah hasiyo
@umuaisha6416
@umuaisha6416 2 жыл бұрын
Maasha allaah qeyr iyo ajar fara badan allaha ku siiyo xayaad waa gawar fariid ah oo caruurteeda korsaneysa danta ayaa halkaa dhigtey illaahey hau caafiyo wiilka yar iyadana sinawada alaha ukala keen aamiin
@abdirahim1408
@abdirahim1408 2 жыл бұрын
.manshlah brother
@abdulraheem9984
@abdulraheem9984 2 жыл бұрын
Manshlah
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
Ilahow ajar kasi hoyo walba oo dibateysan wad u hagar baxda MashaAllaah ilahay na wukugu astura
@sayidcalisayidcalimacalim223
@sayidcalisayidcalimacalim223 2 жыл бұрын
igaroow waad mahadsantahay walaal بارك الله فيك
@maryansheebow1182
@maryansheebow1182 2 жыл бұрын
ILLAHEY HA KU CAAFIYO
@honmohamedhassanbarre9099
@honmohamedhassanbarre9099 2 жыл бұрын
Ilaahy caafimaad deg deg ah ha siiyo waliba si deg deg ah
@abdirahim1408
@abdirahim1408 2 жыл бұрын
Manshlah Somalia waa Allah bless you
@aminadaud7256
@aminadaud7256 2 жыл бұрын
Ilaahey ha caafiyo cunuga
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 2 жыл бұрын
Aamiin
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 жыл бұрын
M.allqh abti igare ducadii baan kusoo toobinay alle sebagaa yar ha ugaatgaro
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Masha Allah
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Allah ha shafiyo
@waxcusub6455
@waxcusub6455 2 жыл бұрын
Allah hakugu xifdiyo walaal garab istaagaad u samaysay Allah ajar iyo xasanaad hakugu badelo miisaanka xasanaad ka Allah hakuugu daro. Intii bixisay waxay ula niyoodeen Allah haw aqbalo. Cunugas na Allah haka dul qaado oo caafimaad deg- deg ah hawgu bedelo. اللهم آمين يارب العالمين اللهم امين يارب العالمين.
@abdirahim1408
@abdirahim1408 2 жыл бұрын
Manshlah brother inolwo
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Aamin
@diyaarsane2220
@diyaarsane2220 2 жыл бұрын
igarrow amuuraha kuusahal ilaahay
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
Ilmaha dawey kudilen ilahow dawo ogadig
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 жыл бұрын
Maah maahdu igarow waxay sax ku tahay oodo dhacameed siday ukala sareeyaan ayaa lookalaguraa sxb hhhhhh canjeelo siday ukala sarayso ayaa loocunaa Qalad Qalad Qalad xiligay maahmaahdani dhirtay somaliduba canjeelo may cunijirinba
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 жыл бұрын
Wanaag ayaad samaysay lkn mid aan kuugu daree sadaqadu waxay ku fiican tahay in aan la iska duubin oon la sheeg sheegin. Sababtoo ah todobada Alle uhadhaynyo maalinta qayaame waxa kamida nin sadaqo bixiyay oo qariyay ilaa gacanta bidix aanay ogaan waxay bixisay gacanta midig.
@qoorka5375
@qoorka5375 2 жыл бұрын
Haduu qariyo yaa caawinaya ?ileen dadka caawiyay waa dad uu dhibteeda la wadaagaye. number khaldan Baad ku dhagan tahay ee dad xasanaadkooda ha ka dhiiqayn
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 жыл бұрын
@@qoorka5375 sxb waxaan kuu sheegayaa waa Xadiis Nabigeenu (NNKH) uu inoo sheegay Todobada Alle u hadheeyo hadhkiisa maalinta Qayaame. Hadaanad garanayn oo diinta aanad baran soo baro abti
@qoorka5375
@qoorka5375 2 жыл бұрын
@@HassanBasri725 xadiithku waa sax lkn inaad sadaqada la jaharto ama aad muujiso si aad dadka ugu dhiira galiso iyana waa xadiise ogow 😆😆 yowmun laa dila ilaa diluhu kaliyaad la soo carartee
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 жыл бұрын
SOMAALIDU WAA GOB QOLO KASTE HA AHAADAANE WAA MUSLIN DHABA OO ISU NAXARIITA ILAAHAY CAAFIMAAD HA SIIYO IYAGA IYO ISLAAMKA OO DHAN
@abdirahim1408
@abdirahim1408 2 жыл бұрын
Manshlah