No video

Hooyo 20 Sano Gabadheeda Xoog Looga Heestay , 4 Bilood iyadoo jirto Laga 😭 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 76,013

Maxkamada Dahir Calasow

Maxkamada Dahir Calasow

Күн бұрын

Hooyo 20 Sano Gabadheeda Xoog Looga Heestay Ayaa Cawa La Oysay Farxad 😭 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 187
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 Ай бұрын
Man Sha Allah waa gabadh aad u dhaqan fiican oo si sharaf badan u hadlaysa gabadha ilmaheeda ha la siiyo
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Ай бұрын
Maasha Alah Hooyo aqlaaq leh dagan reer magaal ah ixtiraam qadarin mudan qalbi xab xab ah Ilaahay ha is tusiyo iyada Iyo hooyadeed
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
M.a anigaaba ku farxay Inkasto aanu bani madam dhameys tirneyn. 1) dhalliil ah uunban uhayaa oo ah illmaha markuu 20 sano gaaro uun lama raadiyee isagoo yar laraadiyaa hadiyado lo geyaa lais baraa laakiin hooyo ifka ku nool 20 sano cunugeda arkin wa maxay???
@UwugirlYT
@UwugirlYT Ай бұрын
​@@user-sn5yz7vg8v0000 8
@caashotabshee4785
@caashotabshee4785 Ай бұрын
@@user-sn5yz7vg8v hadalkeda sifican uma dhageysan ayadoo wadanka jogta buu soo kaxeystay mardanboo ay radisay ninkii heshayna wuxuu yiri wey dhimatay.barintan kaley sameysay ay ku ogaatau iney noshahay gabadheda.abahedna gabar kuma hayu tagnaa.hadalka waa dul martay qoftan qofkii caqli leg unbaa fahmayo.qof ay wax soo dhex marena ine ja ifeyso marabto.
@maryanruunhassan5669
@maryanruunhassan5669 Ай бұрын
@FaraxCabdi-el5bx
@FaraxCabdi-el5bx 29 күн бұрын
1 😂😊​@@user-sn5yz7vg8v
@halimahassan657
@halimahassan657 Ай бұрын
Asc maansha Allaahu waa Hooyo fiican Maansha Allaah Daahir jzk qayran ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤️❤️❤️ gabadhaada illaahey ha kuu sahlo adigana gabadha wanaaji Qayr illaahey ha ku siiyo❤waxaa tahay hooyo macaan.
@SaciidAbuukar-uj5zj
@SaciidAbuukar-uj5zj Ай бұрын
Bro lipax labo ma ahan i have full respect for you wan kahelay sida quruxda bdn o ad isku xilqantay plz ha joogin❤❤️❤️❤️❤️
@abdinoor2194
@abdinoor2194 Ай бұрын
Daahiroow Tani malaa waa Beer Lula Gabdhaha Xawaadle waxay soomali dheer yihiin Qurux,aftahanimo,firfircoonaan Maashaa allahh Alle ilmahaaga hakuu fududeeyo Waa mr Burco
@aweysnuur1418
@aweysnuur1418 Ай бұрын
Walaashay Hooyo dacad ah ayaatahay ilaahay hakulakulmiyo
@nasserdhuxul921
@nasserdhuxul921 Ай бұрын
Gabdhaha Xawaadle waa gabdho gob ah oo nasab ah
@sahrobuux9846
@sahrobuux9846 Ай бұрын
Been maha mashallah
@user-km9fj2jf2f
@user-km9fj2jf2f Ай бұрын
Asc waa fariid gabadha gabadheeda ha loo raadiyo libaax mahadsanid
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
Faiza qaali aad u aqaana waa gabar wanaagsan ilmaheeda waa in la siiyo ilmaheeda maskiinta
@AHMED_MUNAZER
@AHMED_MUNAZER Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤masha alllaah
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Ай бұрын
MAANSHAA ALLAH WAA GABADH QALBI FIICAN THAT'S WHY AY SI DHAQSO AH GABARTEEDA MAXKAMADU UGU HESHEY THANKS LOT AABO DAAHIR.
@AnigaKoshin
@AnigaKoshin Ай бұрын
Faiso wlshey masha alaah wakusalamaya
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Ай бұрын
❤❤❤Masha’alah❤❤❤
@user-ho1lp3tt1v
@user-ho1lp3tt1v Ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakulaah gabadhan waa sharafeey waan jeclahaywaa gabar qalbi wanaagsan insha allaah waad heli doontaa gabadhaada waan ka xumahay
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre Ай бұрын
Daahir duceysane allaw ku dhour
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Mashaa allaah illhey anurtada sahlan wasaqiran hakagadhugo awowe dahir alaso 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 liya gargaare dumarka dulman iyo intii lidata oo baahan allhu akbar guleso
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre Ай бұрын
Maasha allah
@MohamedJecelow-n2x
@MohamedJecelow-n2x 17 күн бұрын
Maasha Allah gawadhaan alaah barakeeyo❤❤❤
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
Masha Allah gabadheyda Abyaan Ali isku fac yihiin oo 2004 dhalatey Alhamdulillah 😊
@iidiid9529
@iidiid9529 Ай бұрын
Dahir calasow umada ayuu dhibaatay jiray lkn hada umada ayuu isxaan falaa WAa arin fiican. Marnaba mafileyn inuu dad ilintakatiraayo!! Waxaa weli looga fadhiyaa arintii Saafi iyo sheekadii ninkii nuur gabarta meesha kuheystay iyo cideedii lagu eedeeyay iney tuureen. Thanks Dahir
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Ай бұрын
Ilaahada daahir arinkaan shaqaa ka gashay dadkaan ilaahay u adeejiyay semberi daahir waa kii dadka qabyaalada isku dirijiray
@iidiid9529
@iidiid9529 Ай бұрын
@@hawohosh9198 😂👍 I guess but is better than before
@Khalif-f1v
@Khalif-f1v Ай бұрын
Masha Allah hooyo always hooyo mcn ❤❤❤
@Nihalabdulahi712
@Nihalabdulahi712 Ай бұрын
Walaahi waa runteed siduna walaalkey u gurasan nin aan kala taganay sii uu aroosiin 👍👍👍👍😂😂😂😂😂
@ayaaancadymuhamed7200
@ayaaancadymuhamed7200 11 сағат бұрын
Mashaa hooyo waa nagsn❤❤❤
@muxsin1753
@muxsin1753 Ай бұрын
Maasha allah Allah haidin kulansiiyo Hooyada iyo Gabadheda
@badbadoomar3214
@badbadoomar3214 Ай бұрын
Qofkaste adigaa Ka xaqbadan ❤hooyomcn❤
@xamdiqueen92
@xamdiqueen92 Ай бұрын
Masha Allah hooyo mcn Allah ku xifdiyo
@Hamdhi-ei2fx
@Hamdhi-ei2fx 28 күн бұрын
Masha alaah
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
DAHIR DAHAB ALLAAHA KU XIFDIYO CADAWGA ALLAAHA JABIYO NIN NAXARIIS BADAN OO DEEQSI AH BAA TAHAYEHE GUULEYSO
@amiraahmed9738
@amiraahmed9738 Ай бұрын
Mansha allaha ❤❤❤❤❤❤
@KhaliifDahiye
@KhaliifDahiye 12 күн бұрын
Guul guul Marshall allaah
@user-vl6qv9nt2c
@user-vl6qv9nt2c Ай бұрын
Agoon cabdale waa reer Abtigeey haabryarteey ilaahey ha usoosahlo gabdheda
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
MaanshaAllaah daahir calasow 💯🌺🌺🌺
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Ай бұрын
Maasha Allah
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Ай бұрын
Allahu Akbar alaaha maxa somali cuqubo lagagalay hoyo somaliyed
@Username11249
@Username11249 Ай бұрын
Maad rumay satay? Alaa xaal og waan aqaanaa gabadhan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Alle xaqeeda hasiiyo aaamiiiiiin​@@Username11249
@caasha93
@caasha93 Ай бұрын
​@@Username11249been miyey shege wllo
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 28 күн бұрын
maansha Allaah hooyo qaali ah weeye waligey qof saan Iisaan u ah ma arag Maansha Allaah gabadhaan mar labaad waa in daarood iyo dir dib u guursadaan waa gzbar aad u ixtaraam badan. Illaahay gabadheeda ha midoobeen aamiin😂
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Ай бұрын
Qabildhan baa shiraya oo kardaro ku shiraya si hoyo somaliyed ilmaheda logaqato
@FaadumoIbrahim-wy3mw
@FaadumoIbrahim-wy3mw Ай бұрын
Saas waaye wey buuxaan
@saidaabdulle5819
@saidaabdulle5819 Ай бұрын
Maxkamad hawiye.
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf Ай бұрын
Masha allh wa hoyo fiican hadaladeda mid la xoro maleh alla hadal fiicana
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Ай бұрын
Maasha Allah, hadalka wanaagsan waa sadaqo, waxaa Hadiith❤❤❤.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
AABE DAHIR DAHAB WE LOVE YOU 👑❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bashiirfaarax2206
@bashiirfaarax2206 Ай бұрын
😢😂❤
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
GABADHU WAA XAWAADLE WAA LAFTA (AGOON)AXMED AGOON. WAA GABAR ASALKEEDU YAHAY HG SARUUR. DAAHIROOW SAAS U OGOOW
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 Ай бұрын
​@@Yusufxasann ma xaqiiqda runta eh iney Saruur tahay masha Allah allaha sahlo 😢
@nimcokuukaayofficial563
@nimcokuukaayofficial563 28 күн бұрын
Sheeko barileey maabilawday
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Ай бұрын
Subxaanalaah Marka Uu Waydiyay nin qabiilkiisa OO Aysan sheegin qabiilka Uu yahay Aniga naftyda kajawabay wa Dududble niyada kadhahay ayana wayba Tiri Tab alow sadaasha no qeer Gali aamiin
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 Ай бұрын
Masha Allah ❤gabadha iyo hooyaded istus daahir
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Ай бұрын
Masha alaah gabdhaha waa gabar qalbi wanagsan
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Ай бұрын
Nagtu Somali oo dhan bay soo waregtay. Guur uma noqonayso. Daahirow hunguri ha gashanin.
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Ай бұрын
Hoyo somaliyeed oo qaali ah Allaha hafida
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Ай бұрын
Dahirow Maxakamaddada guur baan ka radsana Afrikana waan joogna. Gabar Organic love rabta nagusoo hagaaji.
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 Ай бұрын
Maashaa Alaaah gabar gob gob shay
@heerqaran580
@heerqaran580 Ай бұрын
Beentaad maahan agoon jilaafo ayagaaba nabadsugid ah
@FoFo_2330
@FoFo_2330 Ай бұрын
Maashaa alaah❤❤
@amiraahmed9738
@amiraahmed9738 Ай бұрын
Wlhi waaa hoyo qaliyaha oo aqali badan
@badalabshir502
@badalabshir502 Ай бұрын
Ma sha allah
@caashotabshee4785
@caashotabshee4785 Ай бұрын
20 jir mey xukumi karaan hoyadeed markey heshee isla hadla dhihi e.
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre Ай бұрын
Daahir waligaa ehelka dhageyso waa iga dig niin
@user-tb7nn1ef6b
@user-tb7nn1ef6b Ай бұрын
Maxkamadan washaqaysa 2 waligay maxkamad kafiican majirso
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Ай бұрын
Dahirow marada ayu didiyaroya wuu is sharaxaya. Gabadhu ma garoob baa????
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 15 күн бұрын
Iam waa holland
@deeqaahmad3544
@deeqaahmad3544 Ай бұрын
مqisadada markaan maqlay waan kula oyay illah garabkaga galo dahir calasow waa nin qalbi wanaksan
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd Ай бұрын
Maxkamda sirdon badan beybkedahay Isla markad weybshaqo tagan intanan kabixinba
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 Ай бұрын
Duduble 20 anaa u dulman dulmi ma dhafan miyaaaa xasiyalaah mina dulman aniga ilmo sas igu gumeysten😢 qalbi duduble iyo qob Damer😮l midna maqoyo
@user-km9fj2jf2f
@user-km9fj2jf2f Ай бұрын
Asc maa maxkamada tagtid walaal soomaali dulmi ma dayso xaga gabdhaha
@suususuldanahabdirahman6929
@suususuldanahabdirahman6929 Ай бұрын
Shaqsi le kuxumeyey wlleyy musliminta ha nabin
@suususuldanahabdirahman6929
@suususuldanahabdirahman6929 Ай бұрын
Maxa magaca dudulbe kugu raray dhig qofkii kuxemeyey shego
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Ninka qabiilkisa waa saqab in lasheego muxu yahy waa amarka maxkamada daahir saas ula soco😷😷😷😛😛😛
@fadumobashiir9927
@fadumobashiir9927 Ай бұрын
Walaley hal qof ku xumeyay naga raali noqo ❤abayo raali kama nihiin nin dumar xumeynayo
@UsmanHaji-l5n
@UsmanHaji-l5n Ай бұрын
Haa
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan
@ifrahshire6839
@ifrahshire6839 Ай бұрын
Ilaahay ha ku sahlo
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 Ай бұрын
Waan idin baryaa igu caawiya aidaan ilma heygii kuheli lahaa daahir calasow haleygu xiro
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 Ай бұрын
Sideee hooyo ilmaheed looga qariyaaa oo looga qadaaa
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre Ай бұрын
Allah ya cisak
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd Ай бұрын
😮Wu Ka farxiye Allaha Ka frxiyo gesi calasow
@mohamedabdulkarim5764
@mohamedabdulkarim5764 Ай бұрын
Ilahiilmahedahakusiyo
@user-wx5xf4sf8n
@user-wx5xf4sf8n 14 күн бұрын
Axmed weheliye sisitad
@user-tb7nn1ef6b
@user-tb7nn1ef6b Ай бұрын
❤❤❤❤ Wasax waxay shegayso gabadhu
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q Ай бұрын
Fariid dahirna wa geesi somaliyeed
@AbdikadirMohamed-e5l
@AbdikadirMohamed-e5l Ай бұрын
Asalaamucwwb ❤
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Musharax cusub hadaad radisid ,laakin fadhlan xasaskiisa ha ku darin wbt.
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
Daahir siduu indhaha dhaho day jacyl baa galay
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Ай бұрын
Kkkkkk
@user-uq3hv2fv3h
@user-uq3hv2fv3h Ай бұрын
maxkamada dahir waqatar walahi
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 Ай бұрын
SHARAF ADIGA CIDII KU BARBAARIYAY UMADA SIDAADOO KALE ALAH KA DHIGO
@user-fk9xp3ii6c
@user-fk9xp3ii6c Ай бұрын
maxkamadan anigaa u Kahane inten Kala xirira
@nunkeyxavi6828
@nunkeyxavi6828 Ай бұрын
Boqorada 100%
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 Ай бұрын
Aniga aad ayan ugu baaha nahy daahir calasow lkn cid igu xireyso maheysti yaaiga caawin karo
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Ай бұрын
haa
@Xayd1982
@Xayd1982 11 күн бұрын
Dacaad mhadasanid
@nasroali8220
@nasroali8220 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@nnpcat625
@nnpcat625 Ай бұрын
Maashaa allaah mr muuse waa nin mas,uul ah haduu qyer mas,uul ahaan lahaa canugta inuu ku xooro ayuu hori usocan lahaa oo ku oran lahaa anigabaa shaarka ugu culus ee jaaw
@FaadumoIbrahim-wy3mw
@FaadumoIbrahim-wy3mw Ай бұрын
Masul siduu aha miya laga badalay asagoo nin weyn ah jn ikma nas nugayso hoyadiis kaqado hadana kaqariyo ayad dhanba leh ilmaha walidkood yan lagu dhibin
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Ай бұрын
Hooyo cunug yar laga qaaday oo hadana lagu yiri wey dhimatay layiri mas uul nimo miyaa yaab
@nnpcat625
@nnpcat625 Ай бұрын
@@FaadumoIbrahim-wy3mw waxaa ulla jeedi.haduu siin lahaa gabadheeda yar hoyada waxaba mahayasanin shiidka ayaa saarnaa. anaga ahaan niman rak hadaanu nahay meel dheer ayaan wax ka araknaa ama ka fikirnaa., asaga wuxuu khalad ku galay qaritaanka uu ka qariyey iyo inuu ku yiri wey dhimatay, waxeey eheet inuu gabadhooda xalladeeda inuu one by one ull socot siiyo mar hore. waana kusalaanay abaay
@raxmorasey7886
@raxmorasey7886 Ай бұрын
Dahiro hool fiicanaa heesaa qeer alaha kusiiyo
@AbdikadirMohamed-e5l
@AbdikadirMohamed-e5l Ай бұрын
Asalaamucwwb
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 15 күн бұрын
Abaayo ani igu tar
@sahrolise5320
@sahrolise5320 Ай бұрын
Asc Asaxaabta qaaliga waa lagu yaqana daahir ninkas
@Suhelqeyre
@Suhelqeyre Ай бұрын
Haaa
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre Ай бұрын
Sii sidee
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 Ай бұрын
😭😭
@Xayd1982
@Xayd1982 11 күн бұрын
Lakin miyey yara Carabladahay
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Ай бұрын
alxm gabadhayda marwa xiligas ayan dhalay 2004 bishi 5 4 ayaan dhalay dhiib waan maray farax waa habar qabe inan turo ayu rabay lkn waarqada waxan kaa dortay inaan u silco ilmah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
M.A ABAAYO MA IS QABTAAN ALE HAKUU BARAKEEYO ANIGABA GABA DHAYDA RUWEYDO IYO 2KALE AYAN KALA DHALAY 2004 17 OG 2005 5 OKT 2006 24 OKT ALX WAN KALA TAGNAY WUXU IGU XUJEYAY INU BILKODA GACANTA UGASHO HOYADIIS OAY ISO TANA TANEYSO SI AAN UXNAQO UGU TURO ALE MAHADI WAN USO SABRAY ILMAHAYGA IYAGAA HADA LASO BARYAA BILKODANA ALE IYAGU KUSO WAREJIYAY MARKUU ALE OOFSADAY 4QOF O NINKA IGA GOYSAY BILKA INLA IGU GUMEYSTANA KADAMBEYAY ALE MAHADII SAMRAA SEDKI HELA ALX ALX ALX ABAHODNA USA UDIRAY INTAAN IS QABNAY ANIGA KARTIDEYDA UUNBAA LA IGU NACAY ALE MAHADII NAAG UKUXUMEYN IGA DAMBEYSIYAYNA WEYKALA YAACEEN QOL MADOW HADA KU JIRAA NABSIGÌ ALX
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre Ай бұрын
Asc dhamaan
@AbuukarBandaasow
@AbuukarBandaasow 2 күн бұрын
😂😂😂😂😊
@user-ho1lp3tt1v
@user-ho1lp3tt1v Ай бұрын
Sabriina waad arkaysaa
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q Ай бұрын
Noolow dahirow dhalad somaliyeed dadka dhex bad tahay
@user-dk8yp6kx4n
@user-dk8yp6kx4n Ай бұрын
16jir hadaad ku dhashey 36jir baa tahey,
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 Ай бұрын
Da,da Dumarka lama weydiiyo,qiyaas un.
@user-ho1lp3tt1v
@user-ho1lp3tt1v Ай бұрын
Waad saxsan tahay runtaada waaye
@zuusarmohamed921
@zuusarmohamed921 Ай бұрын
DAAHIRAW GUULAYSO CADAWGAA HAJABO YAARABI
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre Ай бұрын
To wher
@user-mm2lv6yv7y
@user-mm2lv6yv7y Ай бұрын
29!sano kshor sabiriin allabixijiry
War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay
28:41
Maxkamada Calasow 24
Рет қаралды 59 М.
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 78 МЛН
YAAB! NAAGTAS AYA NINKEYGA SAWIRO USO DIRTO AYADA IWAC Pt137
13:15
Ridhwan Issack
Рет қаралды 180 М.
Deg deg Maxkamada daahir calasow iyo asmo o ah gawar haf and haf iyo edade
33:40
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 46 М.
SUBXANALLAH - KIIS AAN HORAY LOO ARAG - MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:05:15
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 19 М.
DAGAALKA NIMCO DAGAN IYO MSS XIIS OO SOO GABAGABEEYAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
17:27
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 2,5 М.
LUUZINA IYO BABAJEY MAXKAMADA DAHIR ALASOW IYO SIDEE JIIS U NOQON RABTAY LUUZIINA
15:16