HOOYO FARXAD AYEE LA OYSAY 😭 SURPRISE AAN UGU DHIGAY MAALINTA HOOYOYINKA ADUUNKA IPHONE AYSAN FILEYN

  Рет қаралды 112,941

Adna Channel

Adna Channel

17 күн бұрын

Пікірлер: 909
@CRaxmanOsman-mo9gb
@CRaxmanOsman-mo9gb 15 күн бұрын
M.a ilaahey hakuu dhaafo hoyadaa adno inta taageersan isoo raaca like isaar
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 15 күн бұрын
Hooyo calwiya way idinku soo tacabtay si qurux badana way idin soo korisay alx hadana mirihii bay guranaysa waxa kale oo farxad ah in aysan ilmo xun ka noqon oo dhamaantin aad sxb la tihin ❤ hooyo cimri dheer iyo cibaado suuban Alle haku siiyo ❤
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 14 күн бұрын
MSha alh wa sax wlo
@ABDI_RAHMAAAN
@ABDI_RAHMAAAN 15 күн бұрын
Inta hooyo jecel one like ❤😊
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 15 күн бұрын
❤❤❤😭😭
@KowsarDahir-ts6to
@KowsarDahir-ts6to 15 күн бұрын
Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw ❤❤❤❤❤😢
@hafsamohamed9932
@hafsamohamed9932 15 күн бұрын
Scw scw
@amran2010
@amran2010 15 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@sumayoosman1080
@sumayoosman1080 15 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@user-nw8pv6gn3y
@user-nw8pv6gn3y 15 күн бұрын
Scwscw scwscw
@altalt9223
@altalt9223 15 күн бұрын
scw scw scw scw scw
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 15 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍❤
@SacdiyoMohamed-hd3yo
@SacdiyoMohamed-hd3yo 15 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤❤
@NadiraHassan-qx6vn
@NadiraHassan-qx6vn 15 күн бұрын
Scw scw scw scw
@user-nr1yt8up5m
@user-nr1yt8up5m 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-nr1yt8up5m
@user-nr1yt8up5m 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@amran2010
@amran2010 15 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@soumyos7802
@soumyos7802 15 күн бұрын
Team Amira one Like from Djibouti 🇩🇯
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 15 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-tk3nj7je1l
@user-tk3nj7je1l 15 күн бұрын
From Djibouti 🇩🇯 ♥️
@hodanyassin182
@hodanyassin182 14 күн бұрын
Hooyomacaan❤❤❤
@hanadmoussa2267
@hanadmoussa2267 12 күн бұрын
From djibuuti🇩🇯
@munoqurux
@munoqurux 15 күн бұрын
M.a❤ ilhow lacag aan hoyadey uga farxiyo isii yaaa allah🤲😭😭😭
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 15 күн бұрын
Aamiin wa helay insha allaah abyo astaqfarta badso🎉❤
@user-nq3pj9du5t
@user-nq3pj9du5t 15 күн бұрын
Aammiin ilaahy haku siiyo
@fatumaali5834
@fatumaali5834 15 күн бұрын
Aamiin kuligeen
@user-nq3pj9du5t
@user-nq3pj9du5t 15 күн бұрын
dhamantan walashay mcn hanasiiyo
@Talowanaagmedia
@Talowanaagmedia 15 күн бұрын
Amiin yaraabi dhamanten Youtub a ka shaqenena😂
@user-cj2tt1hc1m
@user-cj2tt1hc1m 15 күн бұрын
Hooooyo mcn ilahow hoyadeeey mcn unaxariiso iyo dhaman hoyyoinka dhintay😭🤲🤲🤲
@sumiita__03
@sumiita__03 14 күн бұрын
Amiin yaarabbi😢
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 14 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@hanaachannel2302
@hanaachannel2302 13 күн бұрын
Amiiin yaa rabi❤❤
@user-zh9fq1bt1e
@user-zh9fq1bt1e 15 күн бұрын
M.a wlhi ilinaa iga imaatay ilahay Hooyoyinkeen Ha ino DaayO🤲🏼😫❤️❤️
@deqadalka9953
@deqadalka9953 15 күн бұрын
Hooyo waa ahay alxamdulilah Hooyo mcn badane wee I dhashay alxamdulilah intaa Hooyo eheen hooyo alaha ka dhigo inti hooyadood dhimatayna alaha u naxariisto anagana hooyoonkeena alaha noo xifdiyo❤❤❤❤
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 14 күн бұрын
Aamiin aamiin yaa Allah 🤲
@user-or7bb6qp9r
@user-or7bb6qp9r 14 күн бұрын
Aamiin yaarbi 😢🤲😭
@amira_somalia
@amira_somalia 14 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)
@Ayuush5
@Ayuush5 15 күн бұрын
Aaar adnoooy maseeexatiiiinooo 8saac hbeenimo lmarooyaaaye 😂😂 bal love isaar ,, wxaa udhafraysiiin waa dareemi krnaaa si aaad video la ,aaan. Noo seexinine ❤❤❤ wal bar 2m lasooo dhaqsado dadow idinkuuna❤❤
@FardowsaMohamed12
@FardowsaMohamed12 15 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊🎉
@SagalSowturaxma
@SagalSowturaxma 15 күн бұрын
Larkin aniga hooyo ma heysto ilahey ha unaxaristo 😭 cawa waa hawenki an dunida an ku cidloday 🥺14 may 2023 sanad aya ka soo warega Tay 14 may 2024 ilahey ha Ku naxaristo hooyo mcn 🤲😢
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 15 күн бұрын
Alle ha unaxariisto hooyo mcn ilahay abayo ha idinka dhigo kuwii janada ku kulma
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 14 күн бұрын
Allah u naxariisto wll😢
@hodansomaliahmed8661
@hodansomaliahmed8661 8 күн бұрын
Illahu hooyo janada hydinkukulmiyo
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 15 күн бұрын
Qof hooyo lee hooyadeed dareemi karto ilahaw gabar la,an hanadhigin 😢❤❤
@user-nj5pv8cl2s
@user-nj5pv8cl2s 15 күн бұрын
Ms 1m hadiyad wahalo o wanagsan tan hoyo logeyo hoyo mcn inta kaslameya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 15 күн бұрын
ilaahy hay noo xifdiyo hooyoo yinkeena dhaman toood inta dhimatay na janatul fardawsa haka waraabiyo in sha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🤲
@rayaanahmed
@rayaanahmed 11 күн бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@almiitaofficial1263
@almiitaofficial1263 15 күн бұрын
Anaka xita way noo ducuysay mamo calwiyo allaha hano dhawaro maamooyinka ❤
@queenfatma9598
@queenfatma9598 15 күн бұрын
Adnoy ayeythey ayan kamaqli jiray ducatha walaxatha m.a Manta ducatha wathxade Allah haku aqbalo qali.hooyo mcn cimri der iyo cafimad Allah hasiyi❤
@sahromudey6415
@sahromudey6415 15 күн бұрын
Maasha allah hooyooyinka allaha noo dhaafo adna hooyo calwiyo allaha dhaafo cimri dheer iyo cibaado suuban allaha siiyo
@user-em2br5yq3s
@user-em2br5yq3s 15 күн бұрын
Alle Hakuu xifdiyo hooyo alle cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan ugu ducaynayaa mamo calwiyo
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 15 күн бұрын
MashaAllah TabarakaAllah adna cadey walahi qof qima badan oo hoyoo macaan qimaheda qaranaya aya tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ illahey hoyoyinken hano xafido inta nool oo cimri iyo cafimad suban haunowada siyo.inta dematayna illahey hoygoda janatul firdows AL aclaa haka digo ya Rabi Rahman ❤❤❤❤❤❤. Ameen thuma Ameen
@ruuney957
@ruuney957 15 күн бұрын
Masha alaha tabarakalaah ducada waalidka mida laxado ugu fiican ee ilaahey shariyo sheydaanba hadinka qabto dhamaantiin
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 15 күн бұрын
Maasha Allah tabaraka ilahay ha idin xafido adna iyo hooyadeed ilahay cafimaadka iyo cimrigaba ha idiin barakeeyo
@axlancali
@axlancali 15 күн бұрын
Masha allh hoyo mcn allh inoxafido cimri dheer iyo cafimad allh nosiyo hoyoyinkena inta kadhimaty allh unaxarista. Janno hasiyo
@dekamohamed2221
@dekamohamed2221 15 күн бұрын
Masha’Allah Tabarak Allah adna hooyo waad kaa farxisay wallahi ❤ illahay hooyo yinkena hano dhafo❤❤❤
@MssFaraxsan-hs9si
@MssFaraxsan-hs9si 15 күн бұрын
M.a hoooyo Mcn Allow Noo Dhaaf yarabi❤❤🎉🎉 hooyo Mcn ilahayow jana fardoowso ka waraabi🎉🎉🎉❤❤hooyo love you so much hoooyo Mcn ❤❤❤❤❤❤
@nastehoaded9562
@nastehoaded9562 15 күн бұрын
Masha allah hoyo mcn cimri dheer cibado suban iyo cafimad ilahay uga baryay❤😢
@Sabnaa7
@Sabnaa7 15 күн бұрын
Masha.allaah hooyo Allaah cimri dheer ha noo siiyo dhammaan hooyo mcn m.a
@fadumomohamedfarah5305
@fadumomohamedfarah5305 15 күн бұрын
Maashaa allaah ilaahey haku barakeeyo adna
@ZeynabXaaji
@ZeynabXaaji 14 күн бұрын
Masha Allaah hooyo iyo gabadheedi oo is jecel Alllaha is kigu barakeeyo❤🎉
@user-oq2it4dq2q
@user-oq2it4dq2q 14 күн бұрын
Masha Allaah mommy. I love you so much
@user-og4fb3ko8b
@user-og4fb3ko8b 15 күн бұрын
m.a hooyo mcn rabi cimridheer iyo cibaado suuban ha iikaasiyo❤❤❤
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 15 күн бұрын
Maansha allaah hooyo mcn waa qaali ilahaye ha isku kin daayo❤❤❤
@amranahurre6322
@amranahurre6322 13 күн бұрын
Mashallah wa best vedio in 1M Hugii dhaxantaay yaa ku heli kara Deeqsi hodaneey yaa ku heli kara Hirkii nolashaay yaa ku heli kara Hida dhawraay yaa ku heli kara Hoyga nabadaay yaa ku heli kara Yaa ku heli kara HOOYOOY ❤
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 6 күн бұрын
Asc mam maashaah allaah adna waa gabar fiican oo hooyadeeyd baari uah iyadana ilmaheeday baari unoqon wcs wrb
@Hananmoha17
@Hananmoha17 15 күн бұрын
Masha Allah hoyoyinkeena Allah hanoxifdiyo❤❤❤
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w 15 күн бұрын
Baaariyeeeey maaashaaa alaaaah hooyo cayaaar maaahan😍😍😍
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 15 күн бұрын
Mashaa Allah Adan waa duucesatahay Ee Allah ku xafido inshallah kaduceesa hoyoo mcn Adiga ku nooshahy ee ka ducaso inshallah
@nasramohamedyusuf7092
@nasramohamedyusuf7092 14 күн бұрын
Adna masha Allaah waxaan ku dhihi lahaa hooyo xajka gee ama Cumrah insha Allah ❤❤❤❤❤
@SamiiraMahdi
@SamiiraMahdi 15 күн бұрын
Hooyo ilahay haku dayo wll❤❤❤❤️❤️🌹🌹
@sumiita__03
@sumiita__03 15 күн бұрын
Aww , allah haku daysto hooyada mcn😢❤
@user-he9fo4rn5v
@user-he9fo4rn5v 9 күн бұрын
Mashallah may Allah give every mom good and long lives and grant us to jannah ❤❤❤
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 9 күн бұрын
Maanshaa allaah Hooyadeed allaha kuu xifdiyo inshaallaah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 15 күн бұрын
Manshaallah happy hooyo mcn ❤❤
@YusraAhmed-hb2ky
@YusraAhmed-hb2ky 15 күн бұрын
Anaa uhorarkay 🎉🎉🎉
@Hanaanwacan
@Hanaanwacan 15 күн бұрын
I love you Hooyo Mcn! Amiin illahay ha u aqbalo Adna Bari owlada illahay Bari ha kaga dhigo Sida Bari u tahay❤️💯
@Santikumi_LAKIIN
@Santikumi_LAKIIN 15 күн бұрын
#masha_Allah🎉, 1m hambalyo hambalyo #marwo waad soo dadaashay kabadan ayaana u qalantaa runtii, #HOOYOMCN😢❤🎉. Video qurux bdn waye Thankz 👸 .
@user-ql7bh7fl4o
@user-ql7bh7fl4o 15 күн бұрын
adna mashalalah
@user-og8tw8lp1b
@user-og8tw8lp1b 15 күн бұрын
Inta hoyo uno shahy😢😢😢🥺🥺
@zubeyradittz
@zubeyradittz 15 күн бұрын
Adna sharaf iyo karaamo apayo hoyo sidaa usharaftay alle haku sharfo my sister ❤❤❤
@shukabdo7109
@shukabdo7109 7 күн бұрын
Masha allah this family is beautiful I love adna KZfaq mommy ❤️🥰🤲 I am oromo I like 👍 adna channel
@user-ns8jf4fs8r
@user-ns8jf4fs8r 15 күн бұрын
Hoyoh mcn 😢
@user-rh6cd1ox4w
@user-rh6cd1ox4w 15 күн бұрын
Masha allh adna wllo ku jecelay wllhi❤🎉
@AminaAbdirahmen-bn8xd
@AminaAbdirahmen-bn8xd 14 күн бұрын
Masha allh hooyo mcn sidey u faraxdey Dey walidkena allow noo daaf adno duco ayaa kugu dhacday❤
@dream...7858
@dream...7858 14 күн бұрын
m.a marka xigto ticket XAJKA ay ku adayan ayada io AABE i.a iney ku suurto gasho ayaan ku rajeyna Hooyoyinkeena inta nool cimri cibaado suban inta dhimatay janatul fardowsa ❤❤❤❤❤❤
@HafsaAbas-ei1kr
@HafsaAbas-ei1kr 15 күн бұрын
🎉😢
@HafsaAbas-ei1kr
@HafsaAbas-ei1kr 15 күн бұрын
@nadraaCali
@nadraaCali 15 күн бұрын
hoyaday macn ilahayha ikadayo❤❤❤
@fali4527
@fali4527 15 күн бұрын
Hooyo Macaan ❤ Hooyo Macaan ❤ Masha Allah nasiib aya leedahay Adna hooyada lugaheed aye Jannada ku Jirta adna Baari Adtahay illahay ha idin Xifdiyo Aamiin❤
@munocismaan496
@munocismaan496 14 күн бұрын
Maansha allaah alle haku daayo wayo badan mizz you hooyo mcn 🎉❤
@user-tk3nj7je1l
@user-tk3nj7je1l 15 күн бұрын
Masha allah keep going my sister ❤❤❤❤❤
@Starcabduu96Starcabduu96
@Starcabduu96Starcabduu96 15 күн бұрын
Maashaa allaah tabaaraka allaah ❤❤❤allaah haku dhaaf hooyo❤❤
@ShamsaAdam-mo8mi
@ShamsaAdam-mo8mi 15 күн бұрын
mashallah wlh hooyo wan la farxay runtii .adno hooyo sida uga farxisay alle hakaga farxiyo adna inshallah❤❤❤
@urnothim-mz2ri
@urnothim-mz2ri 14 күн бұрын
Mashallah abaayo macnto❤❤❤ alaha kafarxiyo hoyo wa qali marwalbo
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 13 күн бұрын
Hooyo Mcn Masha Allah abayo beautifull gifs on Mother’s Day May Allah bless all mothers arround the world ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-vu8cx9tv9s
@user-vu8cx9tv9s 4 күн бұрын
Masha Allah walal adna wad wacandahay mash alah
@ilovemyjob5063
@ilovemyjob5063 15 күн бұрын
MashaAllah illahay cafimaad iyo cimri dheer haisku kiin deysto ❤❤❤❤❤❤
@omardiria
@omardiria 12 күн бұрын
Waalidka in laga farxiyo waa wax wanaagsan maansha allaah wll edna
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 15 күн бұрын
Xbbti adna ilahay hakuu daayo hana kuu xifdiyo hooyo macan aamiin yaa allah❤ ❤ anigana ilahay ha unaxariisto hooyadey macan 😪😪😪😪😪😪
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 15 күн бұрын
Ilaahay ha isu kiin daayo hooyo calwiya, wada jira markasta walashay Adna, Aamiin Aamiin ya Rabb💕💖🎊
@ZeynaAhmed-rv3cq
@ZeynaAhmed-rv3cq 14 күн бұрын
Masha allaha hooyo mcn abaalkaaga jano allaha ka dhigo adna cadey oolaadada allaha baari ha kaaga dhigo hooyo mcn intaas iyo ka badan ee istaahishaa ❤❤❤❤
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 6 күн бұрын
Maasha Alah Adno Baariyow Ilaahay ha kuu aqbalo ducada Hooyo mcn Aniga hooyadey mcn wey iga dhimatay AUN dhamaantood inta ila mid ah
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 15 күн бұрын
Hooyo mcn allow noo daaa inta ay ka dhimatay allow jano ugu bishaareee🤲🤲🤲🤲
@ashabishar7797
@ashabishar7797 15 күн бұрын
U are wonderful adnoy
@Nafisa762
@Nafisa762 15 күн бұрын
Fidiyowkii ugu quruxbadnaa aan arko adna hooyo mcn kaduceysatay quen ❤❤❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 15 күн бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤. Hooyo Cimri-dheer , cibaado suuban iyo caafimaad qab illaahay hooyo Calwiyo ha siiyo❤❤❤,Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤.
@DeeqoDagan-ut1gs
@DeeqoDagan-ut1gs 15 күн бұрын
M.a abyo adna io hooyo calwiyo wan idin salaam walashey adna keep going
@user-im3nf6ww5n
@user-im3nf6ww5n 15 күн бұрын
Mash allah hooyo mcn alaha ku dhuro melkastod joktid❤
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 14 күн бұрын
IPHONE 17 Plus inaa hooda u gadee aheeg Hooya mcn waxa ugu sareya loo gadaa 1 milyan baa gaartay kkk 13 IPHONE baa ugay siday u faraxday kasii daran bay u farxi laheed Team Adna hadaan nahay kaas baa la jeclaay 😂😂❤❤❤
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv 14 күн бұрын
Sax waye mid wacn aye ahyd iney u ibiso midkn walga tage
@user-iy6kq6gw9p
@user-iy6kq6gw9p 14 күн бұрын
Hooyo mcn alle cimriga hakuudherisiiyo hooyola aan waadhib❤❤❤
@user-gk9ii1cj4x
@user-gk9ii1cj4x 12 күн бұрын
kusali nabiga scw like saar
@ayanahmed915
@ayanahmed915 13 күн бұрын
Allow hoyo mcn idhaf amiin yaa rabi ❤❤ you hoyo mcney
@Farhia_ali
@Farhia_ali 15 күн бұрын
MAASHA. ALLAAH. ADNA. WAA GABAR. WANAGSAN HOOYADEED UROON. IYADANA. OOLAADEEDA. SAAS. UWANSSJINASYA INSHALASH❤❤❤
@masitmohammed3543
@masitmohammed3543 15 күн бұрын
Asalamu alekum adna you make crying i remember my mum allyarham good job
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 14 күн бұрын
Waaw m.a ilhyow hooyooyinkeena noo xafid meelkasta oo ay joogaan intay hooyoyinkoda ka dhinteena ilhyow u naxariso
@user-cr2ow7de1j
@user-cr2ow7de1j 14 күн бұрын
Ilaahay hakudaayo abaayo
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 15 күн бұрын
Marka hore Allah ha isu kiin dayo tan kale hoyadeey ayaa iga dhimatay 😢waan dhamaysan waayey muqaalka 😢iigu soo duceeya pliiiz IYO in curadkayga IYO xaaskiisa qurxoon ubad alle ku IRSAQO si aan u arko intaan noolahay😢😢😢
@Aziiza_A
@Aziiza_A 15 күн бұрын
Allaha u naxariisto hooyo macaan
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 15 күн бұрын
@@Aziiza_A jiza kallah Aziiza
@nasrasharif7070
@nasrasharif7070 14 күн бұрын
Ameen ilahay ha ku xadifo Adna walaashey ❤
@QarmarIbraahim
@QarmarIbraahim 15 күн бұрын
Ax hooyo mcn maxa ku taway alow ku naxariso hooyo janadul fardoso aamin yarabi🤲😭😭😭😭😭😭😭
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 15 күн бұрын
Ax Wllo Aniba kula mid Ahayy😢
@user-lu3pl7zs5u
@user-lu3pl7zs5u 14 күн бұрын
Hoooyo mcn allh ku xafido dhaman hooyoyinka soomaliyed alah dhowri ❤😊
@user-fo5wc7xw1f
@user-fo5wc7xw1f 15 күн бұрын
M.a hooyo mcn cimri dheer iyo cafimad tam ah Allah hanosiyo aamin dhaman hoyoyinkena aamin yarabi hooyo calwiyo Allah hano siyo cimri dheer iyo cafimad tam ah ♥️♥️♥️
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 15 күн бұрын
Hooyo mcn, Alle haku xifdiyo Aduun iyo Akhiro, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah💖❤️👸
@jamaaldolale5491
@jamaaldolale5491 14 күн бұрын
I'm a number one fan to any channels that make their mums priority. ❤
@ayannaahmed78
@ayannaahmed78 15 күн бұрын
Mansha allha hooyo mcn alle hay no dayo hooyo mcn inti dhimatayna alle ha u naxariisto😢😢😢😢
@ZeienabZeienab
@ZeienabZeienab 14 күн бұрын
Hooyo mcn ilahow hoyadeeey mcn unaxariiso iyo dhaman hoyyoinka dhintay🤲🤲🤲🤲
@user-dk3wn7hh6q
@user-dk3wn7hh6q 14 күн бұрын
Congratulations 🎊 👏
@NajmaAhmed-lk8cq
@NajmaAhmed-lk8cq 13 күн бұрын
Hooyo mcn Alle ha ku daayo ❤❤❤
@FaadumaMaxamed-lt3fj
@FaadumaMaxamed-lt3fj 15 күн бұрын
Jah Hooyo macaney jah allaah noodhooro dhamaantena Aamiin ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 14 күн бұрын
Masha Allah Adna Cadeey Congratulations 🥳 Marka Hore Inkasta Oo aan Horey Kugu Soo Hambalyeeyey !! 1 Million Subscribers Hooyo Macaan Mar Walba Ka Farxi Hooyo La’aanteed Abaar !! Aniga hooyadeey Ilaahay Ayaa Oofsaday Ee Hooyo Macaan Lama Heli Karo!! Adna Cadeey Allah Isku Kiin Xafido Adiga & Hooyadaa Macaan!!!/ ❤️💯🫡✊✅
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 14 күн бұрын
Masha alaah alaha justo nagana alaha haunaxariisto
GAME ADAG QOFTA UGU DAMBAYSO MEESHA KU HARTA AYAA 50DOLLAR QAADANAYSA
17:32
CAN YOU HELP ME? (ROAD TO 100 MLN!) #shorts
00:26
PANDA BOI
Рет қаралды 35 МЛН
100❤️ #shorts #construction #mizumayuuki
00:18
MY💝No War🤝
Рет қаралды 15 МЛН
格斗裁判暴力执法!#fighting #shorts
00:15
武林之巅
Рет қаралды 72 МЛН
NABAD IYO NOLOL War Deg deg Ah
45:48
NABAD NOLOL
Рет қаралды 144
ANIGA KOKO SUNDUS OO CASUMAAD QURUX BADAN NOOLA SAMEEYAY..? 😍
16:32
kuwan funny waye 😂#somaliyoutube
2:34
SOMALI_VIP
Рет қаралды 151
DAILY LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY
11:20
Fartun Happy
Рет қаралды 44 М.
GAME ADAG | 2 DAQIIQO MEEQA MAAH MAAHYO KUSHEEGI KARTAA?
18:49
ArimaHeena
Рет қаралды 22 М.
MANTA IYO  TOUTINKEUGA ASGA CUNTA NO KARIYAY
8:27
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 134 М.
Заклеил Кран и открыл Воду!
0:19
КОЛЯДОВ
Рет қаралды 3,2 МЛН
Cat story: from hate to love! 😻 #cat #cute #kitten
0:40
Stocat
Рет қаралды 9 МЛН
1❤️
0:20
すしらーめん《りく》
Рет қаралды 28 МЛН
ЭТОТ ПАРЕНЬ СОТВОРИЛ ПРОСТО ЧУДО 😳
1:00
UFC 3 MANIA VLG
Рет қаралды 2,5 МЛН
Помогла мальчику сбежать от бандитов 🥺 #фильм #сериал
1:00
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 2,6 МЛН
То чего мы все боялись в детстве
1:00
КЕРЯ
Рет қаралды 3,2 МЛН