HOOYO FOWSIYA OO 2-KALYOOD AY DHINTEEN , QISO XANUUN BADAN

  Рет қаралды 77,890

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

2 жыл бұрын

HOOYO SOMALIYEED OO DURUUF CAAFIMAAD MUDDO DHEER LA DAALA-DHACAYSAY IYO DARDAARAN ADAG OO KAMA DANBAYS AH.
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
financial education

Пікірлер: 370
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
ASXAABTA WAXAAN IDIN KAGA MAHAD CELINAYNAA DAAWASHADIINA BARNAAMIJYADA AAN SOO GALINO IYO WAKHTIGIINA QAALIGA AH AAD NA SIISEEN, GUULAYSTA.
@homeh3455
@homeh3455 2 жыл бұрын
Ilaahayaw hooyadaa soomaaliyed caafi yaa rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
@@homeh3455 Amiin ya rabbi cafimad deg deg si insha Allah hooyo mcn
@asadkadeeq2752
@asadkadeeq2752 2 жыл бұрын
Abdi xafid sideen ku cawinaa karaa gabdhan
@mahadmahamud1981
@mahadmahamud1981 2 жыл бұрын
Allow caafimad sii hooyadan aamiin yaa rabi
@intifaacofficial8885
@intifaacofficial8885 2 жыл бұрын
Aamiin wll abdixaafid raabbi ha shaafiyo
@adnahussein6060
@adnahussein6060 2 жыл бұрын
Rabiyooow hooyadan Soomaaliyeed Caafi yaaaa allaah
@mahamudmahamad1267
@mahamudmahamad1267 2 жыл бұрын
ولنبلونكم بشيء من الخوف والجوع ونقص ‏من الأموال والأنفس والثمرات وبشر الصابرين [البقرة:155]
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 жыл бұрын
Maashaaallaah ina allaaha maca saabiriin. Waa gabar saabirad ah allow cafi iyo caafimaad sii inantaas.
@ilhanfarah981
@ilhanfarah981 2 жыл бұрын
Allow Abdihafid yada ino badi, I just find it incredible how the brother understands the value of hooyo even though he never had the chance of hooyo macaan’s love. Allaha ku xafido walaalo
@handle737
@handle737 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo walaasheen Alle ayaa caafimaadka hayee inshallah wey caafimadaysaa inshallah
@qalbixarago6035
@qalbixarago6035 2 жыл бұрын
Ilahay caafimad ha siiyo ayada iyo intii islaama 🙏😥
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Illaahay walaalo caafimaad taama haku siiyo awlaadana hakuu xifdiyo inta xanuunsan ee islaamka ah illaahay hacaafiyo qofkastana muraadkiisa oo khayra hasiiyo
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Like hala saaaro abdi Xadiis aad maan kuugu Mahad celineynaa ilaah haku barakeeyo maa madama ilaah ha caafiyo Aamiin Aamiin usoo duceeya❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@adontiallah6637
@adontiallah6637 2 жыл бұрын
masha allah illahay haku barekeyo xabibti sida aadigu samirtay xanunka illahay ku keenay hadana illahay hakugu yasiro yaarabbi waxan kugu duceyey wax walbo fuded iyo nicmada ebbe ku siiyo insha allah oy ugu weyn tahay jano fardowsa
@falisali8326
@falisali8326 2 жыл бұрын
Illahay cafimaad deg dega haku siiyo abyo samirkaaga waad heli insha allaah
@deekhaabshirdeekha6350
@deekhaabshirdeekha6350 2 жыл бұрын
Illhey caafimd sariica ha kusiyo abaayo Samir kada rabi sad ha kaga dhigo yaa rabi
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Ilahay ha idinka dhigo walal abdihaafid adi iyo hooyo kuwiii janada kuwada Kulmo Amen amen IlahoW anna hoyadey cimriga iyo caafimadka u dherey Maamada alloW caafi oo u siyaadi cafimadka
@munafarax1213
@munafarax1213 2 жыл бұрын
Amiiin amiiin alle haku kulmiyo hoyo kasta iyo ilmaheeda oo aduunka aan isku arag ,xanuunbadan ayaaan dareemaaa markaan arko qof hoyo la,aan ayhayso sidaydoo kale
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
Abdi Xafiid Jiska Allah Alkhair, Allaha caafiyo Walasheen iyo Inta buktoo dhan. Xanuunka waa Imtixaan, Allaha na caawiyo.
@raxiimrismi5049
@raxiimrismi5049 2 жыл бұрын
Allah haku caafiyo caafimaad teem ah allah haku siiyo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 2 жыл бұрын
Alllaah Al Raxmaan Al Raxiimkaa Alxyul Qayuumka ayaan uga Baryaayaa inuu Walasheen Caafimad Sareeca siiyo iimaankeedana ku arzaaqo Aammiin
@shukrimohamed1254
@shukrimohamed1254 2 жыл бұрын
Walaal sheen Caafimaad Allaha kusiiyo
@maryanruuney1875
@maryanruuney1875 2 жыл бұрын
Rabiga raxmanka ahi ha caafiyo wa hooyo iiman bdn o samir bdn ilhy haku fududeeyo samirkga haka abaal mariyo
@ramlayaasiin7064
@ramlayaasiin7064 2 жыл бұрын
Ilaahey cafimaad taam eh ha siiyo allahuma Aameen🤲🤲🤲🤲🥺
@farhiaelmi2855
@farhiaelmi2855 2 жыл бұрын
illaahey wllashan xanunka haka qaado caafimaad taamana allaha siiyo gaalada allaha ucabiidsho
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
Waan u duceeeyey alle ha caafiyo iyada iyo inta xanuunsan
@khadiijasiciidsaalax826
@khadiijasiciidsaalax826 2 жыл бұрын
MaashaaAllaah walashey caafimaad degdeg ah Allaah hakusiiyo sabirka Alla hakugu irsaaqo ducaddana aamiin aamiin
@koosismail8390
@koosismail8390 2 жыл бұрын
Amiiin alla ku cafiyo walo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo walshey
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 2 жыл бұрын
Allaah yashfiik
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 2 жыл бұрын
Yaarabi yaaraxmaan yaaqafaar yaaladiif yaacaziiz. Kadulqaad hooyadan xanuunka 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 жыл бұрын
Allaahumma aamiiiiiiiin yaarabbi
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
ILAHAY ha ku Caafiyo 🤲🤲
@ismhan2398
@ismhan2398 2 жыл бұрын
Ilaahay haku cafiyo anigaba walashay oo gabar yar ah yaa kilyaha ka xanuunsan iyo inti islama allaha cafiyo
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Allow adaa maxada iskale Alhamdulillah ya rabbi cafimad deg si hooyo mcn insha Allah 🤲
@user-qb9lr7vq9n
@user-qb9lr7vq9n 2 жыл бұрын
Abaayo macan maasha alaah gabar sabir Leh ayd thy iLahy caafimaadtaamah aLaha ku siiyo
@safiyaisse6091
@safiyaisse6091 2 жыл бұрын
Allaah ha ku cafiyo insha allaah
@libandhub6415
@libandhub6415 2 жыл бұрын
mashaallah walasheen allaha caafiyo waan uducaynaynaa wayna kumahadsantahay dardaaranka ay soo jeedisey ee kusaabsan caruurta meel kasta oon joognana ubadka masuuliyad wayn.baa naga saaran wllo caafimaad iyo cibaado allaha wayne kaaga tugaa
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 2 жыл бұрын
Maasha allaah .alle maamo haku caafiyo
@halima2893
@halima2893 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi Allaha caafiyo walasheen insha allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 2 жыл бұрын
Asc walaasheen Allaha u caafiyo kalyaha iyo meet walba
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 2 жыл бұрын
Masha allaah illaahay haku siiyo caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban
@umucaashaumusafa5007
@umucaashaumusafa5007 2 жыл бұрын
Ilaahay hakucaafiyo aamiin aamiin
@Axmadwalicabdullahi
@Axmadwalicabdullahi 2 жыл бұрын
Rabi raxmanaw ku cafi inta Muslimena oo jirani cafi
@umumohammed7813
@umumohammed7813 2 жыл бұрын
اللهم اشفها شفاءا عاجل انك على كل شي قدير🤲🏾
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 жыл бұрын
Ilaahay isaga caafimaadka haye ilaahay hasiiyo caafimaad sareecan ah
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 2 жыл бұрын
Allah caafiyo Caafimaad sareecan Allah Ku siiyo Yaa rabi Adiga iyo inta xanuunsanoo kaleba awlaadana Allah kuu xafido Ducadaadana Allah aqbalo oo dalkii nabad nooga dhigo Yaa rabi
@fadumokalif462
@fadumokalif462 2 жыл бұрын
Wow Maasha allaah waa hooyo Ilaahay karti iyo dadnimo siiyay,mida ugu weyna iimaan olow caafimaad sareecan sii
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 жыл бұрын
Illaahay ha caafiyo fawsiyo iyo intii islaama ee xanuunsan
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
Assalamu aleykum alle caafimad ha siiyo walaal
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Abaayo alaha cafimaad kusiiyo
@ducaysanaddoontiiallaah5920
@ducaysanaddoontiiallaah5920 2 жыл бұрын
Ilaahayoow caaffi rabbiyoow Anagana rabbiyoow na caaffi oo aafo naga hay yaa rabbi 🤲🤲🤲
@Bahjo-fq7ll
@Bahjo-fq7ll 2 жыл бұрын
Aniga hooyo mcn keyda ma arkin lkin mantay hooyo aya ahay wn daremi kara xanunka hooyo nimda le dahay manatay hdn jogo wdnke jogto 1 kili ayan siin laha hooyo alow ku naxariso hooyo mcn iyo abo mcn 😭😭😭
@fadumaahmed3552
@fadumaahmed3552 2 жыл бұрын
Amiin yaarbi
@mohamedjamac7300
@mohamedjamac7300 2 жыл бұрын
rajadadu alle ha kaaga dhigo aamiin
@shukrihassan8234
@shukrihassan8234 2 жыл бұрын
Maasha allah hooyo samir badan allaha caafiyo caruurtana allaha u xafido
@fadumo4024
@fadumo4024 2 жыл бұрын
Wallaale Rabi waxaankaga baryayaa inaad Caafimaad kaagii hesho kuuna sooceliyo ubadkagan Kuu sakhiro mashaa Allaah imaankaga Rabi hakuu quweeyo marar badan waan kuu soo ducayn wllo
@lulhagi4510
@lulhagi4510 2 жыл бұрын
Allah ku caafiyo walashay
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 2 жыл бұрын
Waa gabadh adadag Masha Allah abaayo ilahay haku caafiyo 🥰🥰
@abdi2660
@abdi2660 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha kuu siyadiyo imaanka
@farhiyahussein6794
@farhiyahussein6794 2 жыл бұрын
Ilahy caafimaad tama hakusiiyo
@handle737
@handle737 2 жыл бұрын
Manshallah congratulations Abdihafid sida aad u xasuusinayso dhalinyarada waalidka waxaad tahay nin dadka u soo gudibiya wax faaiido leh barmaajiyo muhiim Guulayso walaalo
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 жыл бұрын
Walaal ha sharaf taleeh in sha Allah igu soo ducee yaa hooyo Allah cafiyo amiin amiin
@khadijamahamud1040
@khadijamahamud1040 2 жыл бұрын
Caafimad kheyr qaba allaha kusiy wll Abdihafid baraka allahu fiika
@asiyasouleman113
@asiyasouleman113 2 жыл бұрын
Ilaaho caafi walaashen
@kl9192
@kl9192 2 жыл бұрын
ILaahow U sahaL
@lulmohamed181
@lulmohamed181 2 жыл бұрын
Allah ha ku caafiyo aamiin yaa Rabi 💞.waa Hooyo sabir badan .oo iimaan leh.
@munaabdi3211
@munaabdi3211 2 жыл бұрын
Ilahey ha cafiyo hooyadan
@lulahmed7495
@lulahmed7495 2 жыл бұрын
alle haku cafiyo walal 😍😍😍
@fashions3893
@fashions3893 2 жыл бұрын
ilaaheey ha caafiyo abaayo iyo inti xanuunsan aamiin yaa rabi
@alimaalima3931
@alimaalima3931 2 жыл бұрын
Allah hakucafiyo.wll.🤲
@halymamohamed823
@halymamohamed823 2 жыл бұрын
Walashey macaan fowsiya ilahey haku caafiyo aamin yarabi alahuma aamin
@warduud9645
@warduud9645 2 жыл бұрын
Masha Allah qof iimanleh ayaa tahay Illahay cafimaad sareec ah haku siiyo bi,iďnilaah kariima ilmahana Illahay hanooxafido itiixanuunsana Illahay Xanuunka haka qado Amiin yaarabal
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
May Allah cure our sister’s sickness and protect her family insha Allah.
@umabdallah1593
@umabdallah1593 2 жыл бұрын
Illahey cafimad hakusiyo abayo
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
She's very strong women mashallah i wish you good health inshallah
@xalimosharaf4116
@xalimosharaf4116 2 жыл бұрын
Walaashey illaahay waxaan kaaga baryataa inuu kelyaha iyo intaad ka cabaneysid kaa caafiyo qof iimaanleh ayaa tahay allaha kuu siyaadiyo dembi dhaafna allaha kaaga dhigo aamiin aamiin aamiin
@libaaxbari945
@libaaxbari945 2 жыл бұрын
Aamiin
@libaaxbari945
@libaaxbari945 2 жыл бұрын
Ilaahay walaasheen ha caafiyo
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo Aamiin yaa rabbi
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Mansha allah waanku farxay ciyaalkii inay koreen adiga wali inaad nooshahay 👍🏻
@honeyadan6531
@honeyadan6531 2 жыл бұрын
Asc waxan halkan kaga duceynayaa walaasheey fowsiya cawil in ilaaheey swc caafimaad degdeg ah siiyo. Walaalo Iimaankas quruxda badan ilaahey kaama fidneeyo.RAbbi haku galiyo xifdigiisa.walaalkey Cabdi xakiimna waxan ilaaheey kaga baryaa dhaman wixii kheyr fidunyaa wal Akhira inuu kusiiyo.runtii barnaamijkan aad soo tabisay aad ayuu iitaabtay.Jazaakallah kheyr walaal
@yusufmao475
@yusufmao475 2 жыл бұрын
Hooyo fowsiyo, waxaan ilaahay kaaga baryayaa inuu iimaanka kuu sugo, Caafimaadne ilaahay ku siiyo. Sida hadalkaaga ka muuqato waxaa tahay quf ilaahay qaddarkiise aaminsan, mar kale ilaahay kaaga baryayaa caafimaad iyo cimri dheer inshaa'allaah.
@firdawsaabdi8052
@firdawsaabdi8052 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha caafiyo Fowsiya iyo dhammaan Umadda Muslinka ah ee xanuunsan
@anabogle5752
@anabogle5752 2 жыл бұрын
Allah hakucaafiiyo walal
@faisaabdi4597
@faisaabdi4597 2 жыл бұрын
Maashalah tabaarakalaah Alaha caafimad qeyr qabo ha siiyo inshallah 👍 su'aasha rabay waa weydisey see lagu garto
@faizaabdule9463
@faizaabdule9463 2 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto hooyooyinkeen inta dhimatay qabrigooda illahay ha u waasiciyo. Aamiin Aamiin.
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
Ilaah cafimaad haku siiyo wll
@shukrisharaf
@shukrisharaf 2 жыл бұрын
Subxaana allaah 😢 😭 rabi caafimaad taam ah haku siiyo maamo anagana allahaa naga badbaadiyo
@abdulkadirmusse5940
@abdulkadirmusse5940 Жыл бұрын
Asc Mashallah kheyr ilah hakucaafiyo waxad tahay hooyo sabir iyo dulqadbadan Ilah kheyr hakadhigo amin
@hawaabdiwarsame851
@hawaabdiwarsame851 2 жыл бұрын
MaashaAllaah. Waa qof iimaan ,qanaaco iyo go'aan adag Ilahey isugu daray.Rabigey caafimaad hasiiyo.
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@shukriahmed1026
@shukriahmed1026 2 жыл бұрын
ilaahsy waxaan ka baryaa inuu nagu sugo iimaanka gabadhaasna usahlo kali iyo anigaba hadaadan iimaan lahayn samirna må lahayn nolol maba jirto marxalada aan soo maray waa tano kale iyo ka duwan anoo kilda la iga miirayo baan hadan lug wax iga gaareen markaa kursi la igu geeyaa marka waa qoraal rabi saas ooytahay waan dukadaa anoo la imiirayo alxamduli laahi sariirta anoo jiifa ilaahow iimaanka nagu sug oo qaneecada noosiyaadi
@umumuna2441
@umumuna2441 2 жыл бұрын
Hooyo kaaligena way xanunun badan thy wlhi alle haku caafiyo hbo qali
@samsam1calin752
@samsam1calin752 2 жыл бұрын
Caafimaad taam allah ku siiyo walaashey
@farhiamohamedfarhiye7112
@farhiamohamedfarhiye7112 2 жыл бұрын
Allaah hakucafiyo Wllo
@ytb479
@ytb479 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarakalah Allah walaashay Ilaahay haku caafiyo Ilaahay haku xifdiyo adiga iyo caruurtadaba
@ilhanfarah981
@ilhanfarah981 2 жыл бұрын
Allaha caafiyo oo u dhib dhaamo abayadan Allaha ku guuleyo shaqada hooyo nimo neh
@inafarah3711
@inafarah3711 2 жыл бұрын
Lessons of life.. Ilaahay ha ku xaafiyo.
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Amiin Aamiin ilaah ha caafiyo xanunka ilaah hakaa Qaaado aan u duceyno walshen Aamii🤲🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️♥️♥️
@mr.youssef4271
@mr.youssef4271 2 жыл бұрын
ilaahay ha caafiyo maamada
@aminajafar1987
@aminajafar1987 2 жыл бұрын
Abaaye Allaha Caafimaad Sariica ku siiyo- ilmahana Allaha kuu Xafido-Aamiin Aamiin🤲🤲🤲🤲
@zeinabumu.hamza.1234
@zeinabumu.hamza.1234 2 жыл бұрын
Wcswrb.shraafey.alle.caafimaad.taam.aah.haku.siiyo.amiiin
@sarahmohamed6957
@sarahmohamed6957 2 жыл бұрын
Fowsiyo inshallah walaalo ilaahay caafimaad Taama ha ku siiyo qof aad u qabli fiican ayaad tahay
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 2 жыл бұрын
allhu akbar caafimadku qaalisan ilaahow inta xanuusan oo islamah caafi ilaahow anagan waan ku alhamdineynaa caafimaadkad nasiisey
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Aamiin Allaha ku xafido abaayo oo ku siiyo caafimaad taam ah. May God bless you and your family. Aamiin Aamiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏.
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 2 жыл бұрын
Illahey subxana watacala ha ku cafiyoo cafimaad taam allaaah ku siyo aaamiin yaa rabbii
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 жыл бұрын
Asc Allah caafimaad khayer Allah siiyo amiine yaa Allah caafimaad siiyo amiine amiine
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yàa rabi
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 2 жыл бұрын
Maasha allah sabirka allaha ku siyadiyo kartidana allaha ku kordhiyo cfmd team ahna allaha ku siiyo ubadkana bearing allaha kaga dhigo aamiin yaa rabi, adna ducadada allaha inoo aqbalo wanadadana kuwi qaata allaha inaga dhigo aamiin aamiin. C/xaafid wllo adna ajir iyo xasanad allaha ka siiyo aamiin hooyana janadii fardowsa allaha ka waraabiyo aamiin,umada somaliyedna qalbiyadoda allaha isjacleysiyo wngana ha garansiyo aamiin yaa rabi
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
Waa hooyo qaymo leh
@amalidiris9641
@amalidiris9641 2 жыл бұрын
Masha Allah.Ilahay cafimad tama ha kusiyo.gabadh ilahay iman iyo karti iyo caqli badan siyay.walal intad dunida ku noshayna liban ku nolow ikhirana janada
@adnahussein6060
@adnahussein6060 2 жыл бұрын
Yaaaaaa allaah
@ardoteyb946
@ardoteyb946 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahayow wu cafi walaashay wwaxad tahay gabadh khatara Masha Allah ax ax ax🤲🤲🤲💝💝💗💔 😍😍
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 жыл бұрын
Subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah jzk my Allah give her good health
WARIYE ISRAELI AH OO SI-LAYAAB LEH OGA HADLAY KHAARIJINTII HANIYA
37:18
ABDI JACAYLKA ILHAAN DARTIIS BAAN LA CAATOOBAY, QISO DHAB AH
21:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 200 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 39 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 10 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 69 МЛН
DEG DEG:NATIIJADA BAARITAANKA IRAN &SIDII HANIYA LOO KHAARIJIYO
12:30
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
MARKHAATIGA NOOL IYO ''MAALMIHII MADOOBAA EE MUQDISHO''
39:04
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 32 М.
MAR QURA AYAA JAWIGII IS BADALAY | MARKHAATIGA NOOL | RAJO
25:24
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 72 М.
KHABIIR MILATARI OO XOG XASAASI AH SOO BANDHIGAY BUDO | BIYO
33:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 639 М.
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 49 МЛН
Лайфхаки не нужны
0:28
Miracle
Рет қаралды 1,8 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 25 МЛН
Ах как прекрасно
0:17
Флюр Хафизов
Рет қаралды 27 МЛН