HOOYO IYO XANAAN SAFAR SALAAM MAALINTII IGU MURUGTA BADNEED😭😭

  Рет қаралды 353,318

King Ceyda

5 ай бұрын

#king #ceyda [#subscribe #for #more

Пікірлер: 3 071
@user-ds2ul4lx7m
@user-ds2ul4lx7m 5 ай бұрын
Inta murugada ceyda la dareentay one like 😢😢
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q 5 ай бұрын
Wlhi cadi ulmeyey miskin sorry ceyda ❤😢
@Oomanemedia1
@Oomanemedia1 5 ай бұрын
Sory cadeydah
@user-iu9zn5nv3l
@user-iu9zn5nv3l 5 ай бұрын
Hooyomcn ceyda wll😭😭😭
@Leila-lj6lt
@Leila-lj6lt 5 ай бұрын
Wlhi wan lailmeyyay cayda😢😭😭😭😭
@amranahurre6322
@amranahurre6322 5 ай бұрын
Xaqiiq Wan la dareemnay Illahay mar kale cafimad haku kulmiyo
@zalmamohamed558
@zalmamohamed558 5 ай бұрын
Ax waa xanuun wlhi inta ilin ka imatay one like ❤alle ha idin kulansiiyo idinko cafimaad😢 qaba
@amiirokoomadamiiro3384
@amiirokoomadamiiro3384 5 ай бұрын
Amiin😢😢1sano.hooyaday manan arkin
@ibrozamish1634
@ibrozamish1634 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@zalmamohamed558
@zalmamohamed558 5 ай бұрын
@@amiirokoomadamiiro3384 😭😭abayo sorry
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 5 ай бұрын
😢Ani wllhi calosh I hurty oohin is celin waayay😢
@FadumaHassan-jh1um
@FadumaHassan-jh1um 5 ай бұрын
@@amiirokoomadamiiro3384 wallhy sorry 😢
@hibomohamed-sq9ls
@hibomohamed-sq9ls 5 ай бұрын
Ax waan ooyay walaahi inta oyday one love ❤😭😭😭
@IfraaxMaxamed-ym2mh
@IfraaxMaxamed-ym2mh 3 ай бұрын
Kowa ahy😢😢
@DAGANIsmacil
@DAGANIsmacil 5 ай бұрын
Really wax ka xanuuun badan ma jiro nabigeen Muhammad n.n.k.h ayaa yiri geerida waxaa ka xanuun badan qalpiyada is jecle❤ Kala tagooda waan ka xumahay wallo😫🥹😭😢
@LuulIbrahim-nt8zb
@LuulIbrahim-nt8zb 5 ай бұрын
Hooyo mcn iyo abyo Xananaa waa idina xiisen wllh Hadan nahye Team Ceyda❤😥😥
@saynabmusse8568
@saynabmusse8568 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@RumanMuhumed-nd6jg
@RumanMuhumed-nd6jg 5 ай бұрын
only inta la oysay xanan iyo ceyda mom sulthana allaha idin nabad geeyo😢😢
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 5 ай бұрын
Wlh waan la ooyay cayda iyo xanaan
@qadroqueen555
@qadroqueen555 5 ай бұрын
Ani walhi 😢😢
@qadroqueen555
@qadroqueen555 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@HawoAli-jg6sq
@HawoAli-jg6sq 5 ай бұрын
Waan la ooyay wllhi sorry wllky
@user-yt4zi9gb6i
@user-yt4zi9gb6i 5 ай бұрын
😢
@user-sd8yf5gr8r
@user-sd8yf5gr8r 5 ай бұрын
Wlhii xanunkaas wankuladaremoyaa ceydoow😭😭😭😭😭safarkoda miid qer qabo aale haugadigoo amiin
@user-sb4rs9ez2o
@user-sb4rs9ez2o 5 ай бұрын
Sorry ceyda safarkoda miid qer qabo alle haugadiigo Amiin Amiin 😢😢😢😢😢
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 5 ай бұрын
Inta la ooysay 😭😭.☝️ Tani waa aduunyee barri baa laga tagiye😢 Jannada alle ha idin ku kulmiyo wllo. Walhi ducaad guratay mashallah ❤❤❤
@hodanabdillahidjama2512
@hodanabdillahidjama2512 5 ай бұрын
Ceyda bas ha ooyin anagana wan kula ooyney wlhi emotional waaye 😢😢
@zeitunabdi9088
@zeitunabdi9088 5 ай бұрын
Ilintedha 😢😢😢😢😢
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 5 ай бұрын
Waaan la ooyey 😢😢😢😢wlh😢😢😢😢
@Cayuush8606
@Cayuush8606 5 ай бұрын
Same😭
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 5 ай бұрын
@@Cayuush8606 xanuun waye wlhi abyo.
@user-uz6sf1rh2c
@user-uz6sf1rh2c 5 ай бұрын
Vraiment c'est la tristesse 😢on a pleurer avec vous mn Frère musulman courage on est avec toi. From Djibouti
@hodanali285
@hodanali285 5 ай бұрын
Cayda making walba waan kula ooyaa, qof iga qalbi jilicsan oo waalid iyo. Family jecel sidayda adaan arakay Caydaruusoow habo, Allaah haku dhawro
@MabsudAbdirahman
@MabsudAbdirahman 5 ай бұрын
Marki 4aad en la ooyo ceyda illahay waxan ka baryaya aniga iyo inta ila midka e waalidkod kala fogyin in alle isku so dhaweyo😭🤲
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 5 ай бұрын
Aamin wll
@Mariamahamed-znty
@Mariamahamed-znty 5 ай бұрын
Wllhi ilinta ceshan wayay allow nooxifti hoyooyinka yaga❤❤❤❤❤❤😊😊😢😢😢
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@user-ut1yf5td3t
@user-ut1yf5td3t 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@NADERMOH14
@NADERMOH14 5 ай бұрын
Scw
@UpdikariimMohamed
@UpdikariimMohamed 5 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤
@fartuunabdukadir7012
@fartuunabdukadir7012 5 ай бұрын
Scw scw scw scw
@halimamohaa8025
@halimamohaa8025 5 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤
@user-nj7uu4zv9i
@user-nj7uu4zv9i 5 ай бұрын
Ala calosha ihurtay😢 King cayda the best KZfaqr ❤😢
@user-bs3lv5gr4t
@user-bs3lv5gr4t 5 ай бұрын
king ceyda I’m your fan Muna i love you so much and keep going❤️❤️❤️
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 5 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱❤
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 5 ай бұрын
Awww this is so emotional sorry ceyda 😥😭
@muntaas17Muntaascabdi17
@muntaas17Muntaascabdi17 5 ай бұрын
Qiiro jabanta nagal taga 😂
@CalmCougar-zt7fp
@CalmCougar-zt7fp 5 ай бұрын
😂😂
@UbaxAhmedali
@UbaxAhmedali 5 ай бұрын
I Urtuiruor4iru46uuieruzukirzo5i4zu❤❤❤😂😂❤😂❤❤❤❤
@adontiale
@adontiale 5 ай бұрын
-☆☆ •​@@CalmCougar-zt7fp
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
King ceyda Stay strong wll TEAM27 always there for you💞
@user-zy8yx2ci1r
@user-zy8yx2ci1r 5 ай бұрын
Zxb wallaahi waan kula ilmeeyee waayo waxa dareemi kara qof hooyodayadii ka maqan thy l love you mom ❤
@user-hn2dk8hh2d
@user-hn2dk8hh2d 5 ай бұрын
Sorry bro🥹🥹
@RuquyoAadan
@RuquyoAadan 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@rahmaabdi373
@rahmaabdi373 5 ай бұрын
Hooyada maleshiya makentid
@kimaneyhussein6572
@kimaneyhussein6572 5 ай бұрын
Sorry bro safari sialama . hoyo mcn iyo walashey hananey by by❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AbdishakuursalaadWeyrax
@AbdishakuursalaadWeyrax 5 ай бұрын
​98iidid9ss99s😅🎉isisgreatplace🎉🎉🎉@@RuquyoAadan
@AbdishakuursalaadWeyrax
@AbdishakuursalaadWeyrax 5 ай бұрын
❤🎉🎉🎉🎉😅😮😮😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 5 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏😢
@user-we6tq2hu4b
@user-we6tq2hu4b 5 ай бұрын
Walhy anaaa ku la ilmeyay kuladareemyaa 😢😢dib nolasha + waqtiga iyo waayaha ha idin kulmiyaan i.a🤲🤲😢😢niyada Allah kuu qabojiyoh pro cde😢😢
@Fariidoabdirahman598
@Fariidoabdirahman598 5 ай бұрын
Wlhi wiilkan yari waa baaari allahu kabar 😢❤ilahayow waalidken noo daa amiin Maaha inaad camerada aad dadka isku tus tusto gurigana hooyada kugu xiiqdo waalidka hala adeeco si aad mustaqbalka heer ugaadhan duco waalid wa cajiib qayrka ayadka kor mareysa wlhi 😢❤❤
@Nasro143
@Nasro143 5 ай бұрын
Ax wlhi ilinta wa ceshan waye anigan hooyo mcn ilaahaya nabada ha igu geeyo inshaallah king ceyda hooyo ilaahaya ha isku kina dasto amiin amiin 🤲🤲 ya rabi love you team 27 ❤️❤️
@Hanna13717
@Hanna13717 5 ай бұрын
Ceyda xanunka waan kula daremonaaa😭😭safar salama hooyo io Hanaan ❤
@Jimmy-ps2bq
@Jimmy-ps2bq 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@faaisocali521
@faaisocali521 5 ай бұрын
Aniga ayaaba ilinta ceshan waayey wlhi marka ceyda wll waxaa tahay qof wanagsan Allah yubaarik wlll😢😢😢😢😢
@Raxmaisleg
@Raxmaisleg 5 ай бұрын
Dhamantiin idinkoo nabada waa kulmasiin Isha Allah ❤❤
@user-ht6ow5si3f
@user-ht6ow5si3f 5 ай бұрын
Ceyda abwe wlllhi saa,id iikaga oysiisey😭😭😭😭sorry abwe mcnw❤🙏🙏😭😭😭
@user-wr5hh2fd5s
@user-wr5hh2fd5s 4 ай бұрын
😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏hovqgvr011
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 5 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@queenayush1463
@queenayush1463 5 ай бұрын
Scw❤😢😢😢😢
@user-ic1gh9gp9n
@user-ic1gh9gp9n 5 ай бұрын
Zcw zcw zcw💯
@user-go5sg6zm6q
@user-go5sg6zm6q 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn hooyo mcn
@bariiromahamed4987
@bariiromahamed4987 5 ай бұрын
King cayda wa iga oohisay wlhy😭😭ilaaahay dib ha idin kulmiyo hoooyo io xanaanaba insha allaah😢❤xanuunka kula dareemaya 😢😢
@Ismahan-if8ot
@Ismahan-if8ot 3 ай бұрын
Wallahi waan oyay habar yartey ayaan soxasustay o ankaligeyd kasotagnay nairobi inta nolasheyna kabaxday ayada aan lanoleyn 😢😢😢😢😢😢
@shankaronmohamed7064
@shankaronmohamed7064 5 ай бұрын
Only waxaa dareemi karo gof familykiisa katagaayo ❤😢 the hardest moments ever 😢
@HassanhousseinSafa-vy7kw
@HassanhousseinSafa-vy7kw 5 ай бұрын
Safar salam mama suldana iyo xanan cayda waan kula ilmeeyay walahi abowe markale alle ha idin 😢kulmiyo dhamaantina Inchallah 🥹❤️
@abdirizakomar1483
@abdirizakomar1483 5 ай бұрын
Hooyo iyo abaayo allah nabad geeyo. runtii waxaad tahay ruux lagu day. Sida quruxda badan ee aad hooyo mcn u farxad galisay mashallh alleh ha dhaafo❤❤❤
@cawobahnaan2105
@cawobahnaan2105 5 ай бұрын
Cayda wlhi waa iga ilmeysiisey marar kale o badan ayaa kulmeysaan familyga insha allah rahmaan ha nabad geeyo yagana ❤🥺☺🤲😭
@Asadmurugo
@Asadmurugo 5 ай бұрын
Subxaanallaah Hooyo mcn intaan bixin kaduceyso....😢😢😢😢😢😢Ceyda waa King Asad Poi
@faadumocabdikaafi1881
@faadumocabdikaafi1881 5 ай бұрын
Malinkii lasoo dhawaynaayey waa ooyey waayo farxad darteed mantana waaa ooyo hooyo iyo xannan allaha idin nabad keeno😢😭😭😭❤
@RahmaAlonge-wp4pi
@RahmaAlonge-wp4pi 5 ай бұрын
Same 😢❤
@user-ck2td3bf8d
@user-ck2td3bf8d 5 ай бұрын
Wlhi heesta hooyada ah markaan maqlaba waan ooyayaa anoo indhuhu i casaadeen uunban arkaa❤😢 Alle hooyoyinkeen inoo xafid
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 5 ай бұрын
😢😢😢😢heesta hooyo iyo walaal markaa maqlo said u ilmeeyaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ShamsoShiiqcali
@ShamsoShiiqcali 15 күн бұрын
Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee
@saharwafa7539
@saharwafa7539 5 ай бұрын
Ceyda waa ka xumahay in sha Allaah we kuu soo laaban doonaan idinka caafimaad qabo allaha idin wada kulmiyo. Aamiin.
@munocismaan496
@munocismaan496 5 ай бұрын
only intii la ilmaysay marky imanyen io marky baxyeen one like❤
@user-yi9pk6ow1d
@user-yi9pk6ow1d 5 ай бұрын
Nasip uma yelan Inn kula dhasho ama ku brto wllky ee wan nsip u yeshy Inn ku tagero hore u sco wlga wax ku dhipa ilhy kuna tuso wllky asad alle ha ku xftyo wll dhmntn team 27
@QadroShiiqaxmed
@QadroShiiqaxmed 5 ай бұрын
😭😭😭😭walahi wan oyay hooyo iyo xanaan alaha nabadgeeyo wan sogeynaa welcome 🇸🇴
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed 5 ай бұрын
Safar salama Hooyo sultaano iyo hanan wlh ceyda nasiib aya ledahy hoooy Mcnto iyo aabe muddo isma arag Lkn Insha Allah after Ramadan aya rajeynaya Insha Allah feeling ka aad daremisid wn dareemi kara sxp baari aya tahy Allaha ku aqbalo ducada Hooyo 😢😢❤
@user-hi9im6dh9y
@user-hi9im6dh9y 5 ай бұрын
Ceeda wa kaxumahay murug ta waa klada reemaynaa😢😢😢😢
@Bashiir-nb4ji
@Bashiir-nb4ji 5 ай бұрын
My legend king ceyda 🦁🥺
@12hb
@12hb 5 ай бұрын
Ceyda aad Iyo aad ayaa ugu xumahay in ayaa hooyadaa iyo abyo in ayaa kaa tagaan wlhi😰😰😰😭😭😭wlhi walaalshaa waa qof fcn mashaallah Alla Haa kuu xafido🫶🤲😰😰😰😰😭😭😭alla nabad ha ku geeyo❤❤❤😰😰😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@fatimaahmed3177
@fatimaahmed3177 5 ай бұрын
Nasiiib uma yelan inaaa garabkaga ina ahaaado lakin nasiib wax u yeshey inaaa ku tageera ceyda wan kula dareemin xanuun uu leyahay hooyo sfarka at ka gashay ❤😢
@naima7030
@naima7030 5 ай бұрын
Sorry bro you will seen her again sorry 😔😐😔
@user-ux1xy7cs2i
@user-ux1xy7cs2i 5 ай бұрын
Ilahaahey ha nabad geyo hoyo suldano io xanaan wllhi waaan ooye 😢😢😢😢
@user-dz4pj7gz6b
@user-dz4pj7gz6b 5 ай бұрын
Wllky Ceyda xanunka waan kula daremoyaa wlhi Safar salama hooyo io xanaan Allah nabad geeyo insha allah 🤲🤲 😢😢
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 5 ай бұрын
Wll cayda waan kula dareemaya hooyo iyo wllo xanaan ale hanabad geeyo inasha allaa waa kulmaysaan idinkoo caafimaad qaba rabi qalbiga ha kuu qabojo wllo waa kula dareemayaa markaa ay family kaaaga aa safraayaan waxa dareemayso wlhi wllo waa ceshan waa wayay ilintaa insha Allah waaa kulmi idinkoo nabada rabina dadakaaga abe iyo hooyo hakaaga dhigo hayankaaga nolasha iyo hamigaagana hakuuu fuduudeeyo Wllky cayda nolashu kuma xumayso ❤❤❤❤❤❤
@user-ks3xt9vy8g
@user-ks3xt9vy8g 5 ай бұрын
Sorry ab😢oowe
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 5 ай бұрын
Hooyo Macaan Safar Salaamo Hooyo Suldaano Safar Salaamo Hooyo Macaan Suldaano iyo Sister Xanaan Maamada Team.27 Rabi Ha inoo Xifdiyo Dhammaanba Hooyooyinka Soomaaliyeed Intii dhimatayna Allaah Subxaanahuaa Janatul Firdawsul Aclaa Ha Ku Arsaaqo Hooyooyinkeen Kuwiin dhintay
@user-sb4rs9ez2o
@user-sb4rs9ez2o 5 ай бұрын
Hooyoo mcn safar salaamo Hoyoo suldano iyo siz xanaan safe journey inshaalaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HafsaMohamudHassan-zs4qn
@HafsaMohamudHassan-zs4qn 5 ай бұрын
Wll macan ilahay nabad hakugeeyo hoyo suldana iyo abayo xanan aamiin yaa allah 🤲
@MaarioAxmes-fb8pn
@MaarioAxmes-fb8pn 5 ай бұрын
Allh ha ku soo nabad celyo king cayda wllo
@user-dq7sh5ib7q
@user-dq7sh5ib7q 5 ай бұрын
Sorry pro😢😢
@isramowliid4231
@isramowliid4231 5 ай бұрын
Illhy ha nabadgaliyo safara khayqaba
@faraxsan...Chanel
@faraxsan...Chanel 5 ай бұрын
❤❤❤I love all mothers ❤😢
@hamdabilan838
@hamdabilan838 5 ай бұрын
Very emotional 😢 Ceyda you make me to cry poi😢😢 zave journey Mom N siz
@axlaamsaid1187
@axlaamsaid1187 5 ай бұрын
Sorry 😞 didn't wxaa ku qiyaaso so emotionally wlhi 😢😢 nbd iyo cfimaadba ilaahy ha idinku kulmiyo mrkle bro adi famlyga dhamaan 🤲❤
@Cayuni1
@Cayuni1 5 ай бұрын
Sorry Cayda wllhi wan kula murugoday insha Allah Alle dadka Hoyo io abbe hakaga dhigo❤🤲
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 5 ай бұрын
Wllhi zxb anigaa ooyayba 😢😢😢😢 strong man king 🤴 cayda ❤
@user-gu8hh5wi3p
@user-gu8hh5wi3p 5 ай бұрын
Wallaahi saanbuooyey ilaahey ba og ceyda hooyo sultano abayo xanaan safar salama leeyahey 😢😢
@munocabdullaahi4972
@munocabdullaahi4972 5 ай бұрын
Ceeda mansha Allah wiil qalbi wanaagsan baatahay waxba Haa is murjin markasta garabkaaga baanahay illaahay cimri dheer iyo caafimaad taama hakusiiyo brother
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 5 ай бұрын
Alla wlhy sidaan muuqaalkan emotional ugu noqday waligay mid kle ugu ma noqon ilmadii oohintii baa iga dhamaatay wlhy😭😭😭💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 taasina waxay muu jinaysaa qiimaha ay leedahay❤❤ hooyadu ❤😢😢😢😢❤❤❤❤wll CAYDARUUS cayda alle markale idinkoo nabad qaba haydin kulansiiyo waan kudareemi karaa wlhy xanuunkaaga wll❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭sorry nabad taga idinkuna save journey i,n❤
@ZahroMohamed-rw4zc
@ZahroMohamed-rw4zc 5 ай бұрын
Allha nabad geeyo hooyo iyo xanaan adine qalbiga allha kuu qaboojiyo apowe mcn wllhi waan kula dareemoyaaa I.a waad kulmeesaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Qalbidajisoteam279o
@Qalbidajisoteam279o 5 ай бұрын
Wllhi waan kula ilmeeye aboweh insha Allah mar kale waa lakulmi dontaa caloosha adkeyso walaalkey ceyda ❤
@IbraahimMaxamednuur93
@IbraahimMaxamednuur93 5 ай бұрын
Walaahi waan ilmeeyey aboowe allaha markale nabad ha idinku kulmiyo insha allah
@aaminoaadan8789
@aaminoaadan8789 5 ай бұрын
Runtii waxaan ahay qof familkeeda la nool hooyadeyda iyo aabaheyga iyo walaala heyga alx balse waan is Celin waayay waqtiga aan ilmeeyay maAqaan abowe adigana qalbiga hakuu dajiyo abayo iyo hooyana nabad Alle haku geeyo wadanka I. A Aad bey uxanuun badan tahay qof kuu dhow mise familkaada ah makuu kaatagaayo lkn Waa aduun Alle markale adinka oo nabad qabo Alle ha idin kulan siiyo I. A wll
@hamdimohamed2240
@hamdimohamed2240 5 ай бұрын
Wan daremi kara anigaba 😢😢i miss you mom 🥰😢
@Manalcabdi1
@Manalcabdi1 5 ай бұрын
Almost cried it was like i was you saying goodbye to my 😢,,,,
@user-ch5cq8pu8y
@user-ch5cq8pu8y 5 ай бұрын
Ceyda marku qof katagayo xanuko layaway wandaremikara hooyo xanan safari Salamo alaha nabad geyo❤❤❤❤❤
@user-ud3xt7jt2q
@user-ud3xt7jt2q 5 ай бұрын
Sorry bro😢
@user-ed5dr6qm8k
@user-ed5dr6qm8k 5 ай бұрын
Sorry😢😢😢
@IsraaSaid-lx8vb
@IsraaSaid-lx8vb 5 ай бұрын
Cayda ilhy ha ku dayoh hooyo mcn wlhi wan kula ilmyy Anigah hooyo ima noola lkn heesaha hooyo oo kale marka maqlo wan iska oya un kaliyah nxris hoyo wligey ma arkin inta ay unoshahay hooyo ilhy ha udayo inta ay ka dhimateyna ilahy ha unxristo i miss yoh mom😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sk1_13
@sk1_13 2 ай бұрын
Wll shy inshallah jandad kula kulmyasa wlly❤❤❤
@deeqoaxmed3063
@deeqoaxmed3063 5 ай бұрын
AX😭❤️ XANUUN KA XANUN BADAN MA JIRO 😢 ALLAH NBAD KUGU GEEYO MOM
@xusni__mubbaarak6129
@xusni__mubbaarak6129 5 ай бұрын
Wlhi waa xanuun markaan oo kle runtii illan ayaa iga immaday wlhi allaha ku nabad keeno hooyo adiya bagadhaada walaasheena xanaan my prother king cayda is adkee pro wlhi anaaba oohin iqabatey❤❤❤
@UgbaadmaxamedCismaan
@UgbaadmaxamedCismaan 5 ай бұрын
Wlhy waan ooyay cayda bro ilaahay hakuudaysto hooyo iyo walalaha❤
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 5 ай бұрын
Wllahy si dreenle ula Oooyey HooYo mcn ❤Rappi Naarta jahanapa kaa xoreee Jaaaxiimoo JIIFSO JANADII FARDOWSA❤❤❤❤LIKE 👍
@FahmoadanMohamed
@FahmoadanMohamed 5 ай бұрын
Safar salaamo hooyo iyo xanaan ilahy handin kulansiiyo Markale adinkoo caafimaad qabo aboowe
@badramohamed5410
@badramohamed5410 5 ай бұрын
Safar salama wlhi xanan waa la ilmayay markale iyo kulan kale oo badan idin rajeynaa welcome to xamar xanan iyo Mama Suldama❤
@queenfilsan9042
@queenfilsan9042 4 ай бұрын
Waanba ilmeyay wlhi hooyo mcn waaa naxaris adun
@user-ky2yc2fq7f
@user-ky2yc2fq7f 5 ай бұрын
Wlhi wan ilmeyey hoyoo😢😢❤ m.a ilahey nabad hakugeyo hoyo mcn
@user-ij5cn7gv1q
@user-ij5cn7gv1q 5 ай бұрын
I can feel you😢😢 what an emotional😢😭
@Khadiijaabdio143oficial
@Khadiijaabdio143oficial 5 ай бұрын
Wlhi xanuun waye hooyo oo kaa dheeraneso insha allh adinkoo nabad qaba insha allh
@Fetmayuu
@Fetmayuu 5 ай бұрын
Ax qurux badanaa hooyadaa aad macsalameysay gacanta sxbkana waa qabsatey 😢😢
@safiyoyomukhtarofficial7625
@safiyoyomukhtarofficial7625 4 ай бұрын
Hooyo ilhyow cimri dher kusi inta hoyo jacaal like 👍 isar😢
@hodanaydiid9078
@hodanaydiid9078 5 ай бұрын
Allh ha nabad yeelo Hooyo byo caydow msha allh saa baari utahay illhy awlaadada baari hakaga dhigo jcyl baan ku qaada marka arko saa hooyada ujeceshahay msha allh❤
@AnabHussein-gw9sm
@AnabHussein-gw9sm 5 ай бұрын
Ax😢rabi waxan idinkaga baryaa mar kale oo qurux bdn inaa kulantaan😢insha allah ♥️
@Dunianalka_2020
@Dunianalka_2020 5 ай бұрын
Qof daawaday oo aan ilmayn ma jirto wxn dhihi karaa waan kula dareenay xaaladaas so very emotional 😢
@user-zs3ib3cm7u
@user-zs3ib3cm7u 5 ай бұрын
Safar kheyr qabo i.a alaha idin nabad geeyo kuwi dib ukulmana allaha idinka dhigo dad is jecel oo uu waqtiga klageeyay ❤❤❤✈️🛩✈️✈️✈️
@zuhuurabdi7277
@zuhuurabdi7277 5 ай бұрын
Ceydow waa iga oysiisey rabi hakuu deysto hooyadaa😢😢😢😢ah iam feeling u wlh
@shamsoibrahim1353
@shamsoibrahim1353 5 ай бұрын
2yrs kadib hoyo iyo abo carurta dhaman lajogaa hada alxm❤❤❤
@Ruuney1212
@Ruuney1212 5 ай бұрын
Very painful scene ❤👩‍🍼🖐💔❤️‍🔥😢😭😭🥺
@najmaabdilahi-hn6qg
@najmaabdilahi-hn6qg 5 ай бұрын
Ax xanun weye wlhi wll cayda alle ha nabad geyo hoyo mcn iyo walal xanaan ❤
@ikramabdi8645
@ikramabdi8645 5 ай бұрын
😢😢 may almighty Allah grant my mother the highest janaa janatul fardows amiin ya Allah 🙏 😢💔
@zuheybabdihakim8649
@zuheybabdihakim8649 5 ай бұрын
Zxp cayda Anaga ayaa garabkaga Ah Safar kheyr qaba Alla uga dhigo👋🫶🤝
@sihaammuhiidiin2335
@sihaammuhiidiin2335 5 ай бұрын
Keep going bro❤
@ubahmohamed1120
@ubahmohamed1120 5 ай бұрын
Waqti aad uu qurux badan aya soo af meermay aduun in la wada joogo waqti baa diiday akhirana camal so ilaha raxmana waxan idinka rajaynaya ina dib uu kulantin oo waqti kan ka qurux badan qadatin idam alle❤❤
@SafiyoIbrahimaden-yo9uk
@SafiyoIbrahimaden-yo9uk 5 ай бұрын
Kwrn qofki mar kale lakulmeynin amwa maqleynin wankula ooye balse aniga gawi ahaanba waan waaye ilaahey ha unaxriisto adiagana alle Haku daayo❤❤