No video

Hooyo Ka Sheekeyneysa Qaabka Gabadheeda Looga Xaday 30 Sano Kahor

  Рет қаралды 132,809

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

2 жыл бұрын

Пікірлер: 118
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 2 жыл бұрын
Waa run Hooyo cunugeedii ka dhumay qalbigeedii Allah baa qaboojin kara hadoow kaa dhinto qofka waad kasamirtaa lakiin qof nolol ad ku weeysay waa xanuun
@farhioahmed7548
@farhioahmed7548 2 жыл бұрын
Wlh gbr 32jir ah anake no jogtaa oo sidan ubaafinenay dadkedii weynay xiligii dagalada so helnay aydo 2jir ah allah dadkeda ha usahlo
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 2 жыл бұрын
Waaleey dad lee ka maqantahay hadana sii baafiya haka daalina avdi aziiz realy ka baafiya
@munodheemanofficial7719
@munodheemanofficial7719 2 жыл бұрын
Anagaa ayey nagaa maqantahay wa eday ee inten ka helii karaaa
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 2 жыл бұрын
Cabdi casiis kana adeejiya
@umuabdimalik4961
@umuabdimalik4961 2 жыл бұрын
Walaley labo family gabdho ka maqan yihin ee inte idinka soo xirirnaa
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
M.A Allow inta Kala Kala Maqan Allow Isku Sahal Yaa Raba waa Farxad Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@amal7302
@amal7302 2 жыл бұрын
Indhaha iyo sanka waa iskaga egyihiin mashaa alaah hooyadaa muuminad eheed ilaahay baa u ilaaliyay
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
Hooyadeed ayay aad ugu egtahay gabadhu Masha alah hanbalyo shugri qurux
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Mashaa Allah illahay bay mahadi usugnatay illahayaw hooyoyinkeena noo xafid 🥰
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 жыл бұрын
A/C gabadha waxan leeyahay man sha allah farxadaada allah ha kuu barakeeyo aamiin talabaad somalida waxbay qariyaan ee waxaa fiican in reer kii gabadha haysiistay in la soo bandhigo oo xaqiiqada banaan ka la keeno hadii ay xaderena waa in maxkamad also taagaa ways dad badan oo kale ayey xadayaan markaa arinka ha lasso dhamayis tiro insha allah
@shamsuhuseen8421
@shamsuhuseen8421 2 жыл бұрын
Hooyo waa hooyo Allah ha noo xafido hooyooyinka muslimiinta oo dhan
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Aamiin
@xayaatjaamac3804
@xayaatjaamac3804 2 жыл бұрын
Amiin
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 2 жыл бұрын
Alxamdulillahi Rabbil calamin🤲hadeyba dib uu midobeyn wallahi waa arin qalbi xanuun ah😭waliid iyo ilmo intaso sano kala maqna😭 Allow ka yeel kuwi cimri dheer iyo cibada suban wada qata wiixi murug iyo dhib iyo ciil eey so mareyna Allow qalbigoda uu deji oo samirkoda ka yeel kuwi ku muteysta Aduunkana nimco akhiirana Janno amiin yaa Allah❤🤲❤🤲❤🤲 Runti farxad ayaan la ilmeyaay😭😭😭
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 жыл бұрын
Illahay kabaqa reer ka gabadha sheeganayow rabika baqa maanta waa aduunyo berina waa aakhiro waxbadan baaqaldan kow aawey dadkii gabadha sookoriyey lama aydaan kulmin waxlama weydiin saygabartu ku soogashey halka aykaheleen lacala hadey gabdhiiniitahay reerkii uma aydaan mahad celin soomaalina waxmac quula ah lamawadaagin marka farbaa idinku godan reeryahow
@fowziyaweheliya3332
@fowziyaweheliya3332 2 жыл бұрын
Waxan kuweydiinaya reer kaan gabar aan dhiigooda eheen oo aysan dhalain mexey kufalayan ileen owlad iyo hantiba wey heestan oo Allah ayaa siiyay meeqa jidka laga sooqatay oo an wax dhalay la aqoon mey dadku qaatan hadi qof dadow laqaadanayo dadki korshayna maxaa laga mahad naqaayo waaba dad wax xaday hadey fiican yihiin mexey gabdha intaaso sano ugu shegi waayeen wixi dhalay oo ay beenta ugu sheegen labadas habrood wwaba in la maxkamadeya waayo cunuga eysan dhalin iney sheegan bey eheed sidey kuheleen oo garab istagan islanta hanna tuugs miyaad support u tahay oo ilmaha xato oo laaluushka rabtay
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 жыл бұрын
@@fowziyaweheliya3332 waxaa layiri qofhulaab xumi waxaa lamoodaa inuu waxqarsan tanlabaad adiga waxa ku wadaa sow danaano ma aha anigu reerkan ma aqaan hana ma aqaan islaamihii soo korsadeyna ma aqaan lkn xalaa iftiin baalaqashaa gabadha reerkale ayaa doonayey in dhiiga looga qaado taasuna masuur toobin tanlabaad dadkii soo korsadey maxaa loosoo bandhiwaayey oo loosuaali waayey sideey gabadhu kusoo gashey ileen 30sano ayeey soo hayeene
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
@@halimohassan4428 hooyadii soo korisay waxey tiri diyar baan ahey inan marqati furo
@safiyomaxuuud4584
@safiyomaxuuud4584 2 жыл бұрын
Cida gabadha wey naga luntay ma dhihin gurigii aya lagala baxay ayay dhaheyn cida so korisay dacwad ayaba lo qaba meesha ay ka so gashay gabadha
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Sheekadan ma dhamma waxay ahayd in la soo bandhigo dadkii gabadhan luntay helay ee soo koriyay 30 sano in iyagana la wareysto loona mahadceliyo
@farduuskalgacal5955
@farduuskalgacal5955 2 жыл бұрын
Gabadhii ILIN TIR laga baafiyay somaha mansha Allh
@xanancali7920
@xanancali7920 2 жыл бұрын
haa
@fathixaaji5046
@fathixaaji5046 2 жыл бұрын
Ha
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
Walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada kaliya isoobooqo mahadsanid 🙏
@hoodoismaaciil5399
@hoodoismaaciil5399 2 жыл бұрын
Waa ILAAHAY mahadii hadad ishesheen
@bartamahasomaliya6239
@bartamahasomaliya6239 2 жыл бұрын
masha allah hooyo xaqeda ale usaqiray mahada allah iskaleh
@robertbud8084
@robertbud8084 Жыл бұрын
Mother has many things to say. About religion. Her wring. Check sisters response too
@naimastar9366
@naimastar9366 2 жыл бұрын
Gabdhan Maxa si Ka ah hoyaded dhaba haday tahay may kursiga ay ku fadhido fariisiiso mana lama qadarinin 😭😭😭😡😡
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Naxariista waalidkaa waxay ilmaha gashaa marku soo korsado Abayo ma dareemikartid hada lkn waxad isku ag noqoneysaan waalidkaaga hadaanu kusoo korsanin qof aad kala fogtihiin markaa dadka qaarna naxariis ayey iska raadshaan oo walidka way udhawadaan qaarna maba kala jecla laga yaabaa inay isleedahay maxay haday walidkaa tahay marhore kuu heliwayday
@bintuabdallah6097
@bintuabdallah6097 2 жыл бұрын
DNA hadii lagu kala baxay kuwa soo korsadey ayaa ila qaldan waa sidey u badantahay balse alle ayaa inaga og xisaabna aakhiro ayey jirtaa cidii been sheegaysana ayadey dhibee
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaah wa alle mahadis Alxamdulilaahi 😍😍
@adnafarah5786
@adnafarah5786 2 жыл бұрын
Habo mcney so dhawow wn ku frxsanhy inaa habaryartaa noqdo
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Ilahey ayaa kusahalay masha alaah
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 2 жыл бұрын
Mssha Allah
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 2 жыл бұрын
Gabdhaan sheekdeeda oo dhameestiran intee laga helaa yaa xaday see lagu helay yaa soo koriyay
@fathadhoof2200
@fathadhoof2200 Жыл бұрын
Mansha Allah
@marianosman2515
@marianosman2515 2 жыл бұрын
inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, ma kuwaana tuug ah mise islamihii soo koriyey, oo yiri hospitalka ayadoo marka la dhalay kasoo qaaday walee somali waa looyaaba
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
Sax ma ila araktey dhagaheygan ku maqley hooyadi soo korsatey oo tiri dhiigii oo ku yaala baa la ii dhiibay waxeyna ku dhalatey baladweyne cidana waxy leeyihiin 3 jir waa cajiib😳
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 2 жыл бұрын
@@ficanfilsan7583 xageed ka dawatay abaayo ?
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
@@shukrihasan5765 abaayo waxan kadawadey hana prank hooyadi sokorisay bay keentay
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 жыл бұрын
Ma gabadhii cabdi casis riyeli bafiyey ba
@khadijahassan4732
@khadijahassan4732 2 жыл бұрын
Ma sha allaah
@fayecooking
@fayecooking 2 жыл бұрын
Alxmdllah Mashllah 🤲💕🤲💕
@munaworldofficial
@munaworldofficial 2 жыл бұрын
Subhanallah umada lillah ba u maqan
@hoodomo7789
@hoodomo7789 2 жыл бұрын
Wllhi xanuun weeye ilmo kaa limay lakiin alx
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 2 жыл бұрын
Suaasha waxey tahay Cidda Gabadha so korsatay see ku heleen???
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
aniga waxa iga yabiyay qof sadex jir ka tegaya somaliyaay caruurta ha dayacina waa khalad sadex jir cidla looga tegay ama qof aan masuul ahayn loo dhiibo
@faadumoalicumar662
@faadumoalicumar662 2 жыл бұрын
Alx dheh mamo
@najatjamat2030
@najatjamat2030 2 жыл бұрын
Reerkii aawey gabadha koriyey sidey gabadhaan ku soo gashey? Ma iyagaa soo xadey? ma loo keeney? Soomaali wax kala dhiman bey keenaan.
@cambaraluul2251
@cambaraluul2251 2 жыл бұрын
maamada saakay Hadleysay waxey tiri cunug umula so qaaty hanna abubakar kaso daawo arinka waa qasan yhn
@najatjamat2030
@najatjamat2030 2 жыл бұрын
@@cambaraluul2251 ok
@robertbud8084
@robertbud8084 Жыл бұрын
This is called Carlos tv usa winter of 76 .. 2076
@nooribrahim89
@nooribrahim89 2 жыл бұрын
allaah hi akbar
@faisasiyad1513
@faisasiyad1513 2 жыл бұрын
Maashaalaah
@feisal6592
@feisal6592 Жыл бұрын
Song of Solomon
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Yartayarta tiistiis yariiseey ilaa wadajir muqtshooy alaana gabadha gabadha qatraaaayqaraneeyEEy murwodumaroo yariisEEy samsamEey caday yariisEEy
@hibomohamed3507
@hibomohamed3507 2 жыл бұрын
wallhi sificanbaa lokoriye ma.mamada way madowdahy qoftan barkadii nairobi maygashy secaml hhh
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 2 жыл бұрын
Gabadhan gabadhii HANA kenaysay so maaha
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
Nacam
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Waaba u egtahay reerka islaanta sankeeda maanshaa allaah tabaaraka llaah
@anzalaliabdi6844
@anzalaliabdi6844 2 жыл бұрын
Said walahii dadki qarsadhy cawa cil qaba
@zamzamhussein4673
@zamzamhussein4673 2 жыл бұрын
0
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Keep me
@boqaradarerbukeofficial
@boqaradarerbukeofficial 2 жыл бұрын
Mashaa alaah hormar wacan
@blueblue5427
@blueblue5427 2 жыл бұрын
Subxanallah taan innay iska daayso aya ficneed. Awlad wanagsan maba uu eka taani. Innay raadiso maba aheen runti.
@maryanahmed9956
@maryanahmed9956 2 жыл бұрын
Mxy qabta sxb😂
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Maxay Qabtaa midakale ma ilmaheeda ayay iska daynaysaa subxanallah
@robertbud8084
@robertbud8084 Жыл бұрын
Allah race and momma. Her distinguished opinion for babba
@Zurich527
@Zurich527 2 жыл бұрын
Ilmihii dhulka laga helaba waa ley xadaybuu dhahaa yaab
@sahraali6994
@sahraali6994 2 жыл бұрын
Mashallah, Alax
@sahraabdirahmanisse2314
@sahraabdirahmanisse2314 2 жыл бұрын
War samiirow allaha ku abuuray kabaq cidaan kuma dhalin ee DNA ogolow plz aduunkaan waa labo cisho
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 2 жыл бұрын
DNA waa laga qaaday
@Kingzayon112
@Kingzayon112 2 жыл бұрын
Dhagahada iyo afkada isma maqlan miya gabadha waa laga qaday DNA cidana iska leeh sifican u dhageyso.Sahra Abdirahman Isse.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Familyyyyyy familiessss systems, waleeneey yariisEey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee bahbahbah bahbahyareey minyaroooy tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee mudo familyyyy dumaar haween Naago teen ta ahey qiimobadan dumaroo cadayyareey yariisEEy bahbahbah bahyareey minyaroooy
@zahraomar1385
@zahraomar1385 2 жыл бұрын
Maxawaye buuq waxlamamaqlenin
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 2 жыл бұрын
Waa laxaday
@ahmedabukar3986
@ahmedabukar3986 2 жыл бұрын
naag weyn waaye 30 sano ka weyn tahay
@hodanmahamed3973
@hodanmahamed3973 2 жыл бұрын
yaab yaaab tuugnimada waxa ay ku canbaxau dad ka soomaalida
@FardowsaIssack-sj1em
@FardowsaIssack-sj1em Жыл бұрын
Jj
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dadkaan calaamadaha ay sheegayaan waqtigeedi waa laga baxay oo Waxaa la qaada DNA
@barwaaqoabdiraxiim2402
@barwaaqoabdiraxiim2402 2 жыл бұрын
Dhig malaa iskaga qado maxa calamada laga shekenayo
@lilla2118
@lilla2118 2 жыл бұрын
Qoftaan samiro miyaa oo hana abubakar waraysanasey
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 2 жыл бұрын
Haa waa iyadi cidana dhabsiistay
@yasmin8196
@yasmin8196 2 жыл бұрын
@@kiinabdirizaaq8863 🤣🤣🤣🤣
@addontiialleaddontiialle5945
@addontiialleaddontiialle5945 2 жыл бұрын
Cowradeda ha asturato qoftan
@qanacsancalijiisow8412
@qanacsancalijiisow8412 2 жыл бұрын
Adontii Alle hadaad ku qoratay macnaheedu ma ahan inaad aqlaaqleedahay horta soo baro habka wax loo waaniyo
@addontiialleaddontiialle5945
@addontiialleaddontiialle5945 2 жыл бұрын
@@qanacsancalijiisow8412 aniga cowradeda ha asturata dhahay ma ceba maxaase kuso hayo alxamdullillah illahey ayaa i asturay social media iska dhaaf xita hadan bananka aadayo wan xijaabta mana aflagaden waasax coradeda ha asturato maanta waa adduun berina wa aakhiro god madow ayaa noo danbeya
@mahirabdi3110
@mahirabdi3110 2 жыл бұрын
Gabadha bal make upka ha iska dhaqdo ineey isku egyihiin aan aragnee 😂
@fadumoali4700
@fadumoali4700 2 жыл бұрын
Ha wll waa runtaa.
@fitaaxyasin2049
@fitaaxyasin2049 2 жыл бұрын
Gabadha hada jiro miyaa hooyooyin kood u,ekaana waa maya sabato ah gabdhaha hada jiro maqaar key iska fiiqeen
@mahirabdi3110
@mahirabdi3110 2 жыл бұрын
@@fitaaxyasin2049 ayagoo fiiqeen xataa anaga midab kuma qiimeyneyno ee just sanka indhaha ileen hada sanka waa la dheereeyee i dhahana waxbaa laga buuxiyay
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 жыл бұрын
@@mahirabdi3110 😂😂
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 2 жыл бұрын
In lais ku ekaado qasab maaha ani 6 ilmaa aan dhalay 1 baa layiraa wuu kuu egyahay inta kale waa abahood lkn midabkii baa asna hal karaacay oo madow 😃
@marianosman2515
@marianosman2515 2 жыл бұрын
ala somali beenbadana labadaan qof isuma eka subxaanalaah shaqana iskuma laha ma idhaha layska ridayaa
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 2 жыл бұрын
DNA baa laga qaaday
@nawalnalka1995
@nawalnalka1995 2 жыл бұрын
Hoyo uwadkeda garan weyneyso majiro cadeymo badana way heystaan in lesku ekado muhiim mahan
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Muhiim ma aha inay isku ekaadaan haddii DNA da laga qaaday laga yaabe inay aabaheed u eg tahay
@kaltuunabdullahi203
@kaltuunabdullahi203 2 жыл бұрын
In leysku ekado waajib maaha wllo aniga wiilkeyga curadka ciji iigama eko inaan dhalay qof yeelee maleh bcz abihis uu u egyahay
@zainababdi781
@zainababdi781 2 жыл бұрын
Gabadhaan islaantii korsatay waxay Tiri iyadoo dhalatay ayay isoo gashay oo xabkii Ku yaal gabadha waan fahmi karnaa waxaa u daran meel ay Ku tiirsato oo ay sheegato waayo waa la abuse garayn jiray maxaa nimankii ay wax u dhashay laakiin maxaa qaldan
@nawalnalka1995
@nawalnalka1995 2 жыл бұрын
Cunug markas ladhaley sey hoyaded calamadkuyal ugaratey wayo cunug xabkuyal calamadba malehee dadka so korsadey been ayey shegayaan hadey calamad leyhay gawadhan adiga Zainab Abdi cunug hada hawada hoyadi kaso dhacay makula yahy in uu calamad leyahy hadu leyahy hoyada markas ma garan karo lkn hadu mudana kula nolaaa ama 6 iyo waxii kabadan uu kula nolyahy cunugaga waxkasta kuyal waad ogyahy mama dhahy allha ubarakeyo gabadheda dadka so koriyana hadey islanimo ukoriyey ajar alllha ka siyo hay qaldan ku Helena nadbigoda allha dhafo
@fowziyaweheliya3332
@fowziyaweheliya3332 2 жыл бұрын
Abayo mama korsatay sidey kuheshay ama umul ha ahaato ama dhor jir ha ahaate sow soma xadin qof ilma islamed xaday maxaa laga wareysanaya hadeyse dad fiican ahayeen mexey ula raadin waayen dadkeeda ayadan waa tuugo hana Abukar na umad ilahey laga wareysan maayo ilmahey xatay iyo intey somali dhibato ugeysatay hanna Allah kasoo saaro
@nawalnalka1995
@nawalnalka1995 2 жыл бұрын
Islamka allha kaqabto dadka dhibatada ku dhexhaya ama awlada islaamka uso dhigtey
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 2 жыл бұрын
Reerkan iyo gabadhan inaanay isdhalin walafahmaya oo waxada sax ahan wejigoda lagadaremaya habarta iyo gabadhaba gabadhu maraxsana ilahay farxada haigu wadayledahay calamadan ka aragnay waben lase yabimayno waa qof cidlatagan oo qabiiloyindhan hadana xabadka usootumen sida arinta Loo buunbuninayo badkafahmikartaba
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 2 жыл бұрын
@@kiinabdirizaaq8863 haa walaal gabadhaan reerka uma eko waxeey u egtahay qolyaha cad cadka dhiigeeda si fiican u fiiri
@fardowsaabdi640
@fardowsaabdi640 2 жыл бұрын
Maasha Allah
Toos: Doodda Jimcaha
BBC Somali
Рет қаралды 402
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 79 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Maxkamada Daahir Calasow oo Wax Yaab Leh Soo Bandhigay Naxdin
10:06
Ninkii Xaaskiisa Gubay Oo Muqdisho Laga Soo Dajiyay
2:23
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 42 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН