Hooyo Somaliyed /Waxan Kuryoodo Waan Arkaa Su,Aal Yaab Badan Leh Dawasho Wanagsan

  Рет қаралды 34,666

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

3 жыл бұрын

Waa Jawabihii Comentiga

Пікірлер: 203
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Fadlan like noosaara
@cabdaleyare3102
@cabdaleyare3102 3 жыл бұрын
Sheekh riyada maad iisoo fasirtid alle haku barakeeyee
@farhiyahassan314
@farhiyahassan314 3 жыл бұрын
Asc Sheek ninkeyga kuriyodey ano wabiga karadinayo jakado
@farhiyahassan314
@farhiyahassan314 3 жыл бұрын
oo toosh wato
@sweetupah4737
@sweetupah4737 3 жыл бұрын
Asc shikhow riyada maa iso fasirto pls
@fadumodagan5279
@fadumodagan5279 3 жыл бұрын
Asc sheekh masjidki aan rawa inan kaga hadlo iyo riyo
@xafzohaaji6332
@xafzohaaji6332 3 жыл бұрын
ASC, SHUKRAN SHEEKH Ilaah Hakaa Abaal mariyo Suurat Alam Nashrax Waa Akhristaa wax weyn ayaana ka Dareemay wal wal badan iyo cabsi baa i haay jiray oo aan ogeen waxa aan ka wel welayo ama ka cabsanayo maal ma hore ayaa noo sheektay Suurada Ala Nashrax Ajir aan la soo koobi Karin Allaha kaa siiyo Teeda kale Way jirtaa qof aan uga baxay balan Guur Shukran SHEEKH
@fouziamahamed486
@fouziamahamed486 3 жыл бұрын
Xamar gob maxaa laga wadaa calemaha geed noocee waye
@naciimoabdullahi5765
@naciimoabdullahi5765 3 жыл бұрын
@@fouziamahamed486 waa geed ka gobka ladhaho
@saskianuur6062
@saskianuur6062 3 жыл бұрын
Aniga qofba igaa baxaay waxaan rajeynaya in nabsigeyga u helo kas waliba illahay masiibo ku rido marku qalbiga igaa jabiyay ila hada cafimaadkeygi ban lahay san u fagarayay ban waxaan noqday qof su u tagna iska dhacaya 😢😢😢
@kadra825
@kadra825 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الله امييين امييين يارب العالمين
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Waa sheekh cabdisalaam faysal liketa
@ayaanmohmed2476
@ayaanmohmed2476 3 жыл бұрын
Sheekh dawr jeer waan ku soo waydiyay igamanad soo jawabin ee ii soo fasil badana waxaan ku riyada anigoo lay eryanayo rag badan oo idonayaan inay ikufsadaan ayaan ku riyoda wanan ka baxsada
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Mashaakil yar ayaad lakulmee waadna kabaxsanee
@ruunabdullahi6736
@ruunabdullahi6736 3 жыл бұрын
Sheik kheyr ALLah ku siiyo Amiin Amiin yaarabi ducadada ALLah ii aqbala Adaa U Mahadsanthy
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Mahadsanid qaaali
@muhamudali9639
@muhamudali9639 3 жыл бұрын
Asc
@ahmedosman701
@ahmedosman701 3 жыл бұрын
Aniga mar walba cuno baa laysiya waana xanuunsnhy I so duce shikh allha ku xafido
@daahirjv
@daahirjv 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah
@zuhaiprazheitt1435
@zuhaiprazheitt1435 3 жыл бұрын
Sheikh allh haku barakeeyo waxan marksta ku riyooda anoo biyo ku dhex jiro waliba biyahaas waa biyo dada wax cabsi ahna kama qabo sheikh igaso jawaab jasaakallh
@guledmohamed7875
@guledmohamed7875 3 жыл бұрын
Sh Riimi walaal Allah ha ku xafido.
@DoDo-mn6kj
@DoDo-mn6kj 3 жыл бұрын
Asc Sheekh waxaan ku riyoodey ( 1) 3 gaadhi oo rogmadey/gadoomay si isku xig-xiga, labada gaadhi ee hore waa yaryaraayeen macnaha baabuur ayey ahaayeen, ka 3aad na gaadhi wayn oo xamuul iyo rakaab ba ku raran (2) waxaa kale oon ku riyoodey farji ga qof dumar ah oon garanayn
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Jazaakalah
@xabiiboxassan4495
@xabiiboxassan4495 2 жыл бұрын
Masha allaha
@zsahranemeth2536
@zsahranemeth2536 3 жыл бұрын
Sheikhow wan hanun sanahay iisoduceya magaceyga ha shegin
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Alle ayaa og inadhanuunsantahay
@leylomaxamedyuusuf8291
@leylomaxamedyuusuf8291 3 жыл бұрын
Shiiq qeer allah ku siiye waxan ku riyodey abaha oo talefon ikalahadlayo lacaguna iso direy malin iidaha wuxuna iyiri iga warhaay wan xanunsanahay,aabe wuu nolyahay
@yaasmiinmaxamed1309
@yaasmiinmaxamed1309 3 жыл бұрын
Jasaakalaahu qeer sheeqow waxaan kuriyoday anigoo iibsanaayo liimo dhanan oo leygu dhahaayo 20 xabo kun shilin wana gaty iifasir Allah kubarakeye
@myqueenmom4915
@myqueenmom4915 3 жыл бұрын
ASC SHEIKAW ALLE HAKUSHARAFOWaxaan kuriyoodayAnigoo daayeer yar wata oo waxsiinaya
@umumascuud3634
@umumascuud3634 3 жыл бұрын
Asc
@abdinasirhussein2433
@abdinasirhussein2433 3 жыл бұрын
Masha Allah my luvly Sheikh Riimi Jazaka Allah.Asc
@ifraahosmaan6072
@ifraahosmaan6072 3 жыл бұрын
Asc sheekh shugran Alle ha ka abal mariyo cilmiga aad baratay sheekh waxan ku riyooday afka bishinta kore ayadoo dheecan iyo dhiig iska tuujinaya mana ixanuuni jirin ee iso fasil sheekh jazalallaah khayr
@umuanwar4330
@umuanwar4330 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxan kuriyoaday tixiri korkeyga kabuuxo on iskadaadinayo albabka gurigayna markan firiyay asna tixiri ayaa kabuuxay Hooyo xaamilo ah ayan ahay ifasir Shekh khayr alleh hakusiyo
@suadali793
@suadali793 3 жыл бұрын
Asc sheekh Riimiy waxaan ahay xaas waxaan ku riyooday markaste anoo uruurinaaya ukun iyo timir jasakalaah khayr sheekh
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
Amiin. Riyada ilka tufista markasta aan ku riyoodaa. Wax xun aan u malayn jiray. Alxamdulillaah in ay fiicantahay.
@zsahranemeth2536
@zsahranemeth2536 3 жыл бұрын
Asc sheikh allh ku hifdiyo sheikhow waxa ku riyoday abahey oo dhintay ii imaday oo idhaha adunka awar hun ayaa dhacayo isosheg pls
@ladiyaomer7678
@ladiyaomer7678 3 жыл бұрын
Asc sheekow waxaan ku riyooday anoo masaajid soo galay intaan ku tukaday ayaan darbiga masaajidka malabka dhexcunay aniga iyo dadkii ilatukanayay maxay noqon kartaa
@cabdirashiidnur9835
@cabdirashiidnur9835 3 жыл бұрын
Shekh halked ku nooshahay khayr allah haku siiyee
@hibaahmed6991
@hibaahmed6991 3 жыл бұрын
aniga xata sas ayaaan ahay riyadeyda wey romowda wan iska yabanahay
@basracali2788
@basracali2788 3 жыл бұрын
Asc shiikh ilahy khyr haku siyo iyo xasanaad shiikh wxan donya inaad fatixda isoo martaan waxaan ahy gabadh siddeed sano dacwad usocoty wana kurbysnahy
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
In shaa alaah
@Lumine__1
@Lumine__1 3 жыл бұрын
Kurbada alaha kaqado muradka adledahay alaha kusahlo
@jawahermohamed6022
@jawahermohamed6022 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo nin waydiisanayo koombi galay oo dhahayo ilmaha ayaa iga baahan. Markaas ayoo idhihay guriga gal ee soo qado ee ilmahayga ha iga fiirinin.
@manshaaalllaah3631
@manshaaalllaah3631 3 жыл бұрын
Asc sheekhow ilahaya kheyer ha ku siyo waxan kuaoodiraya sualla Aan kusoo dirsaday welin kama heli ilahaya kheyer ha ku siyo iga soo jawaab
@ikranadamali4383
@ikranadamali4383 3 жыл бұрын
Shiikh intaan ducaystey Ayaan seexday waxan kuriyooday qof igu wacaya abdikhayr warqadna isojedinaya itusaya magaca inu kuqoranyahay ila ahayd
@nimcogeenyo6953
@nimcogeenyo6953 3 жыл бұрын
Asc sheekh waa matkii 10 aad imadan fasirin waxn ku riyoday iyado laygu lehayahay hoo kitabkan waa kitabkii caqidadee gabdhna wn ahay
@hafsamohamed6408
@hafsamohamed6408 3 жыл бұрын
Sheekh anigu waxaan ku riyooday in gabadhi cunaha igu dhegtay anigoo jiifa waana iska qaban kari waayey waana ku toosay sida in ay run tahay oo kale ,markay igu dhagaysayna si kadis ah ayaay iigu dhegtay riyadii. Sheekh fadlan ii fasir riyada was daruuri oo dadbaa hore ii dhibay welina igu taagan
@kaltumanoor188
@kaltumanoor188 3 жыл бұрын
Asc sheekh riimi waxan kuriyoday aniga osaladsubax tukaday meha an kutukaday fadiya ayan hurday waxan arkay mas wanmaqlaya waxasid
@faizamohamud3380
@faizamohamud3380 2 жыл бұрын
Aamiin allaha u aqbalo dhamaan teen na allaha nasiiyo
@ahmedwali3643
@ahmedwali3643 3 жыл бұрын
asc sheekh magaceygu waa wiilo waxanku riyoday 2 riyo mida kowaad waxanku riyoday abahey oodhintay marhoye lkn legaga dhigay hada inow dhintay wasocararay waxan arkay aboo nool hadana agtiisa jogaan dad badan waxan dhahay aabo wad dhimatay ayaaleydhahay wadna noshahay wow iguqoslay waxow idhahay wiilashii kadib maxa dhashay waxba ayan dhahay waxad dhaleysaa wiil waxadna ubixineysaa maxamed ayow idhahay mid wataas shiiq mida kale waxan arkay gurigan daganaa ayanka guray gurikaweyn ocusub ayan dagay anigoo hagajinaya ayan borso dusheda alabsarned kasoqaday xarig borsadakeda ahaay ayaagacanta ii galay kormarkan usoqatay gacantii mas ayaa igasobaxay waxan shahay xasbunaa allaaah wanimca wakiil ayanku cel celiyay masii imacunin wowo igalabtay shiiqoow maxey noqon karaan riyooyinkaas barakallaaah
@shukrimohamud9069
@shukrimohamud9069 3 жыл бұрын
Asc shiikh shukran waligay 3 riyo ayaan xasuustaa intaan ku riyooday oo u dhacday sidaan u arkay cajiib ayay ila noqotay lkn inta badan waxan ku riyoodo qayb ayaa laygasii sheegaa markay dhacaan ayaana xasuustaa
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Asc shikh waxan ku riyoda ano ilmo haysta weliba gbar laymna qabo dhowr mar iso fasir jazakallah khayr shikh
@fatumadagane4464
@fatumadagane4464 3 жыл бұрын
Mansha allaah
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 3 жыл бұрын
Masha allah sheeq waxaan ku ritooday anigoo jiifo darin dhulka taalo waxan arkay ayadoo ayadoo laba libaax oo aad u waaway iga fadhiyaan labada dhinac waxan idhaha kala qaaday anoo aad u dhididsan cabsi darteed mana aha markii koowad oo an libaax ku riyodo fadlan ii fasir adoo mahadsan allahu yaclam
@halimamahamud3955
@halimamahamud3955 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@leilamalin2471
@leilamalin2471 3 жыл бұрын
Shiikh asc shiikh baraka Allah fiik shiikh aniga waxan ku riyoodo sideeda ayey udhacdaa tan labaad Mar kasta waxan arkaa anoo lacag tiro badan oo koobi Karin ka helo dhulka walibana ay tahay doolar tan sadexaad Allah hadii an wax suaasho wuu iga aqbalaa walibana tan iigu daran waa lacagta aan helay Mar kasta waliba dhulka ka helo
@hodanmahamed3973
@hodanmahamed3973 3 жыл бұрын
Asc shiq qeer allaha kusiiyo waxaan kaacotsanaa madama aysuaalaha kugu badan tihiin tiro ama xisaab USA. Mee aniga week ayaankabaqnaa hadana meshii ayiimareysay mafahmayay marka ples lambar yeel qeebaha isKuxiga
@dahiroabdi5424
@dahiroabdi5424 3 жыл бұрын
Sheikh allh ku xifdiyo uma aan laaban allh iga hayo xumaantiisa
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Aamiin qaali
@nuraabdinur5978
@nuraabdinur5978 3 жыл бұрын
@@SheekhRiimiChannel snapchat
@nuraabdinur5978
@nuraabdinur5978 3 жыл бұрын
Asc
@saidasultan6826
@saidasultan6826 3 жыл бұрын
Asaalamu Calaykum Sheekh Waxan Riyooda Anigo Gabaryar Haysta Waana Ilmano wali mahelin waana layqabaa
@fatimaalinuur9950
@fatimaalinuur9950 3 жыл бұрын
Asc Sheekh waxa mar walba ku riyoda anigo wiil hasto lakin markas uur malahan lakin hada uur ayan leyahay maxa ladhihkara
@fatumamohamed4687
@fatumamohamed4687 3 жыл бұрын
Asc sheikh kheyr Allah kusiiyo please isoo jwb marwalbo ninkeyga safar so ah hadana markan so dhaweyni rabo aabahey ayu noqdaa sarirta hadan tago ninkeyga jiifo sa u ogaaye aabahey ayu noqdaa tan lawad anigo ninkeyga iyo islan u qabo u adeegayo anigana cabsi bdn dareemayo ileen maba diidi karo adeegoda mararka qaar wan ooya lawada riyo dhowr jeer iguso noqotay please isoo jwb
@fadumodagan5279
@fadumodagan5279 3 жыл бұрын
Asc sheekh riyo iyo masajidka an kaga hadli laha tel kaga iso khor jazaka Laah
@ismahaan2374
@ismahaan2374 3 жыл бұрын
Shukran
@sawdoaadan9057
@sawdoaadan9057 3 жыл бұрын
Sh.labarkaga ayan raba insha alllh
@abdiasiistaanoos1546
@abdiasiistaanoos1546 2 жыл бұрын
asc shiq waxan ku riyoda haben walba anigo Beer qudar iyo bocor cade ka guranayo ayna ila socdan macalimiin aan aqano bara kalaa shiq allaha ku xifdiyo
@kamilofarah8364
@kamilofarah8364 3 жыл бұрын
Asc sheeq gabadh walashey ah ayaa ku riyotay aabo oo dhahayo caday ii soo qaad arigii reer abtigaa ey qaleen ayaa nalaga raacay ani iyo hooyadaa uu ku dhahay markuu dhintay kidib waaye riyada mexey noqoneysa sheeq jazakallah
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 3 жыл бұрын
Sheikh aniga waxan ku riyoday anò wax aan muuqan ibursanayan waxaan aqrina quraan waaxan dhahay maxaad iga rabtiin wexey dheheen adiga & ciyaalkada ayaan xaasid idunku nahay
@cabdaleyare3102
@cabdaleyare3102 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan ku riyodey 3 mar aniga oo helaya dhagaxaan dahab ah 1 mar waxaan ka dhex helay 1 xabo oo ukun ah weyna iga jabtay sheekh iisoo fasir
@ikranadamali4383
@ikranadamali4383 3 жыл бұрын
Shiikh khayr allaha kusiiye riyada abdikhayr maxay tahay intaan ducaystaan abdikhayr qof iguwacaya kuriyooday
@hodanhonest655
@hodanhonest655 3 жыл бұрын
shiiqow Aniga xataa waxaa ku riyodo waa Arkáa Alxd Riyadeda waa wax farxad Oo Qeer Waxaa ku riyodo inteena dhicin Aa waxaas Aa ku riyoday dhahaa weena Dhacda xataa dadka Guriga ilajogo wexee idhehewn Anagoo dhimeno Hanoogu riyonin see riyadaa ku riyodo u dheceso markee Arkeen Alxd wax xun Allaha namatuso
@kilmoadam9359
@kilmoadam9359 3 жыл бұрын
Asc shiikh waxan ku riyoday anigo tufayo candhufo wana tufay anigo hurdo wana kurosay ee iifasir waxan kalo kuriyoday wiilkeyga oo matagayo wuxuu nanyagat waxa kujiray hilib gadudan oo badan
@ramalacookingchannel5749
@ramalacookingchannel5749 3 жыл бұрын
Sheikh Waxaan riyoday anigo lacag helaya laba jeer oo aan ka qarsanayo dadka in aan u sheego Waa lacag badan oo xanshi ah isku xeran iyo aniga lacagta farabadan heysto oo lasheyda isineyso 150 oo xaansho ah oo aan dhahayo uma baahni tan aan hestana uma shegayo Waan ka diday in aan ka qato?
@suadali793
@suadali793 3 жыл бұрын
Asc sheekh Riimiy waxaan ahay xaas waxaan ku riyooday markaste anigoo uruurinaaya timir iyo ukun
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 3 жыл бұрын
Assalamu Caleykum sheekhow dhowr jeer baan ku riyoodey anigoo dhumaaya oo aan heleyn jidkii aan ku noqon lahaa fadlan ii soo fasir
@farxiyoqurux7313
@farxiyoqurux7313 3 жыл бұрын
Shiikh jasaklaah qeyr wlhi markan araky fasiradada wn farxay wlhi shiikow aniga wxn kuriyoodo oo si live riyada leygu tuso wn arka wlhi qofwlbo wey iga cabsadan shekhow marka dhaho wn riyooday
@ayanelmi9840
@ayanelmi9840 3 жыл бұрын
Asc sheikh waan ku salamay sheikh mar marka qaar waxaan ku riyoodaa anigoo dad I dilaayo I cayr sanaayo ka dibna markaan cararo waaan moodayaa anigaa dhinaca hawada u moodaayo dadkii hor bay I fiirinayaan imaana qaban karaan sidii wax baalal le baan duulayaa markastana waxaa ku riyoodaa anigoo baadiye jooga iyo meel duuq o qurux badan arina waan raacaa o badiye baan ku raacaa waxyaabahaas baan ku riyoodaa
@Asaldhalad-sg5qv
@Asaldhalad-sg5qv 3 жыл бұрын
Shiikh isoo jawaab mararbadan ban kuwaydiyay shekh waxan kuriyoday anoo qabriga hooyo usiisocda intanan gaadhina dahab ban ka urursanayay wadada qabriga hooyo iso jawaab hooyodayna way dhimatay iguso duce shiikh
@seenabcabdi5830
@seenabcabdi5830 3 жыл бұрын
asc shiikhow riyadana raba Ina iifasirto wax ku riyoda cirka O quraan kusoqormay iyo lawa nin madow ah E lawada dhinac Ekatagan yihiin E falaaro igu so tuurayan aniga iyo walaashey
@nimohoddankaali8410
@nimohoddankaali8410 3 жыл бұрын
Sheekh lanabarkgag noso dhiiig mesha
@hissawad5010
@hissawad5010 3 жыл бұрын
Asc sheikh walal riyadayda waan arkaa markastaa waxan ku waydinalaha sual idhahayga waay igalgashaan marka ishaa midigatu igalgalato waxan arak waxan ku farxo marka ishaa bidixdu igalgalato waxan arka waxa aan ka naxo sidaa geri qof amaa waxa aan ka oyo okale wall hadi aad I so jawab please
@teachermohamedhasan8648
@teachermohamedhasan8648 3 жыл бұрын
Asc Sheekh waan kusalaamay salaan kadib waxaan Rabaa inaan kuwaydiiyo Fiidiyowgii aad ugu hadlaysay qofkii akhriya maca ilaah ياجبار wax walba OO qofka uu waydiisto waa uu hilayaa Ducada kadanbaysay OO aad khrisay ayaan rabaa
@ifrahmoh4745
@ifrahmoh4745 3 жыл бұрын
asc aad baan kuu salaamay sheekh. waxaan ku riyooday gabadh ila col ah oo i dhibi jirtay oo ileh cunto kari intaay weelkii lagu karinayey ii keentay cuntaduna waxaay ahaayd bariis.
@anisashequna1550
@anisashequna1550 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaa kale ku riyoda mas oo I eryaneyso. Ka dibna iqaniintay
@maxamedcabdifaradhere880
@maxamedcabdifaradhere880 2 жыл бұрын
Asc shiiq waxan kuriyoday aniga iyo 3gabdhod owada socona roobna da aayo laba nin on kacabsaneyno naso daba socdan kadib masjid ayan galnay gabihii barkeda masjidka ayay kudhunten Ana waxan fariistay Mel masjidka ka mida waxa masjidka sohormaray nin qurux badan omasul u eg kas ayan raacay wuxu igeeyay melgurux badan welina said odad badan kaduxan lawada mashqul sanyahay lkn waxan qabanayan uma jedo cawenad ayan ka codsaday ninkii xagi gabdha ah lkn igama aqbali Markan kahorna ninkan riyada ayanku arkay ma aqan ilamahadlo Isla gob tan ayu ikenay Wana riyadan dhexdeda
@fadumarayanfadumaraya5397
@fadumarayanfadumaraya5397 3 жыл бұрын
Shikhaw ale haku barakeyo waxan ahay gabar guri leh 4sano anan waxba dhalin wana kuqanac sanahay qadarka ale lkn shikhaw haben walba waxan kuriyoda ano ninka.layga furayo.ana wan dida shikhaw 5jer ban kuriyoday hadana waxa kuriyoda habenwalba ano awlad dhalaya isojowab shekhaw
@qalbisaafiofficial198
@qalbisaafiofficial198 3 жыл бұрын
Ani waxan ku royooday gacantyda bidix oo dixiri waa wayn iga soo baxayo mesha suulka hoostiisa ah markaan dhaqoba waa iga soo baxayeen wali markaan xasuusto meshu waxan kadarema culays iyo cun cun shiikh replay isoo dheh jawabta plz
@cabdaleyare3102
@cabdaleyare3102 3 жыл бұрын
Asc sheekh waa markii 10aad ee aan kusoo weydiiyo maad iisoo jawaabtid
@amaljama8882
@amaljama8882 3 жыл бұрын
Asc sheeq allaah yaxfidag
@saynabaxmed8930
@saynabaxmed8930 3 жыл бұрын
Sh lanbarkaagaan rabaa xagee ka helikara
@sweetupah4737
@sweetupah4737 3 жыл бұрын
Shikhow wxn ku riyoday anigoo cirka dulayaa hawadaaa maraya wadamo kala duwan maraya pls and pls igaso jawaab
@kkpp8894
@kkpp8894 3 жыл бұрын
Shekh riyo Hadan arko mashegikaro hadey huntahay iyo hadey fintahayba
@aaminoabdullahi677
@aaminoabdullahi677 3 жыл бұрын
Asc shiikh ilahay haka rali noqdo aniga inta badan waxan kuriyoodo wan arkaa. Mida kale waxan ku riyoday ciridka afkayga oo dixiri cadcad oo qurux badan wax wasakh ahna an lahayn kasoo yacayo wax xanun ahna madaremayo ad ayan unaxay hurdadiina wan ka booday maxay tahay shikhow
@roobleyare6949
@roobleyare6949 3 жыл бұрын
Masha allh shiiq aniga marwaliba ku riyada ilkahoo iga daada anigo mutugeysan la so kici jiray
@fartuunabdi5079
@fartuunabdi5079 3 жыл бұрын
Asc sheikh allaha ku xafido gabar walaashey ayaa igo riyooday aniga oo foolanaayo oo isbitaal ku jiro
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Lkn uur maa leedahay
@fartuunabdi5079
@fartuunabdi5079 3 жыл бұрын
May sheekow
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 2 жыл бұрын
Asc sheekh wanku salaamay sheekh waxad ifasirtaa waxan markastaa ku riyodaa anigoo lay casuumaayo Iyo anigo dhofaya
@nimcaaxmad1599
@nimcaaxmad1599 3 жыл бұрын
Asc shekh jasaka allah Kheyr waxan kuriyoda ano saxaronaya maxye tahe
@inamohamed1234
@inamohamed1234 3 жыл бұрын
Aniga waxan ku riyonjiray anigo washtay wana washtay hada quran ba la isara
@muunasha4407
@muunasha4407 3 жыл бұрын
Asc magacaygu waa muun sheekh xassan sheekh waxan kuwaydinayaa markastaba waxan kuriyodaa anoo wadamada yurubta taga safar inad isoo jawaabi doontaan rajaynayaa
@amlaibrahim9956
@amlaibrahim9956 3 жыл бұрын
Asaalama Aleikum sheekh Waxaan Ku Riyoodey aniga iyo ilmohabreedyadey oo maqaayad Ka cunteeneeno Maxaa loola jeeda taas Jazaka allah
@macalin4862
@macalin4862 Жыл бұрын
Asc sheikh Xada kuriyoto Ado daxjokto gel faraban oo ratika uad ugoganyah ana kaabasanayo
@caashoxaaji8036
@caashoxaaji8036 3 жыл бұрын
Sheeq anigoo uurleh waxan kuriyooday gabar saxibo nahay ayaa utagay gurigoodii anoojoga ayaa waxaa arka 3 jiir oo waween isceersanayo mid kamidna waa dhadig agteeday somareen mid kamid ah wan qabtay gacanteda calacasha sheeda ayaan kuqabtay sidii kaneecada gacantii oo jiirka kujira wan kuqabtay jiirkii wuu dhintay dhiig badan aagacanteeda kubaba ay shekh riyaada ifasir
@QUEEN-tm2hi
@QUEEN-tm2hi 3 жыл бұрын
Asc sheikh waan kuriyoda inbadan indaha arragtida dacif ah
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
Wlaleey anigana wlahi waan ku riyoodaa khyr insha allah
@roobleyare6949
@roobleyare6949 3 жыл бұрын
Asc shiiq waxaa ku riyooday anigo qolkeyga kujuro oo jifa xanuunsan eey hooyo iyo walle iso Boqden kadib wan jifay waa soo fariistay waxan arkay qolkoo dhexdisa meel biyo ka burqanaayan caragaduud ah waana qolka dhaxdiisa
@anzaloti7953
@anzaloti7953 3 жыл бұрын
ASC. Shekh RABBI Haku Barakeeyo, Magaceyga Wa_Binti Sayid, Waxan Ku Riyodey Anigo LA I leeyahay Ninkaaga 25_SUURAT YAASIIN, Hala Saaro, Fadlan ino Fasir, Kheyr ALLAAH haku Siiyo, Mahadsanid ?
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Ninkaaga hadii uu xoogaa dhibaato kujiro ama shaqo la aan tahay yaasiin ha laazimo
@anzaloti7953
@anzaloti7953 3 жыл бұрын
@@SheekhRiimiChannel Wa Runta Shekh, Shaqo la'Aan Waye, Wad Mahadsantahay.
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 3 жыл бұрын
asc sheekh mar walba waxaan ku riyoodaa walaashay oo uur leh walaashay caruur may dhalin waanay guursatay
@fadumohirsii
@fadumohirsii 11 ай бұрын
Asalaamu calaykum Sheikh waxaan kuriyooday Anigoo meel school ah jooga Oo aanrab inaan galo Hadana naag ayaa iga cel celinaysa meesha waxaa jooga caruurtayda markaan damco fiiri caruurtaada naantaas ayaa I elinaysa Shiekh ii soo fasiri please and please
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 3 жыл бұрын
Msahsllha
@cabdirisaaqaxmed7819
@cabdirisaaqaxmed7819 3 жыл бұрын
Shiikhow ninkeeyga safar ayuu aaday intuu maqnaa ayaan riyooday waxaan kuriyooday asagoo ifuraya hadane idhahayo by by by waan soo kacay subixii isla subaxdaas ayaana laxirtay sowj keeyga hadal eekheekhoow ii fasir mahadsanid
@faadumoabdukadirosmaan241
@faadumoabdukadirosmaan241 3 жыл бұрын
Sh sc waxaan kuriyooday anoo weesa qaad farxad ku jirto weesaystay ee ii fasir
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
Sheikh anigaba hadan riyoodo riyada waan arkaa xitaa haday sanadkasoo waregto waan arkayaaa
@fanidecor3971
@fanidecor3971 3 жыл бұрын
Asc shiikh markasta Wax aanku riyooda aniga oo masaajidku takanaya marka qaaran jamac
@safiyamohamoud7549
@safiyamohamoud7549 3 жыл бұрын
Asc shiikh hada ka hor ayaan ku soo diray igamana aad jawabin sheekh allh ha ku barkeyo waxaan ku riyooday adeerkay oo dhinty oo aan kuleeyahy maxay ku dhehn nimanki aan waydiinyo wax lagu dhahy hada wuuna dhintay shiikh marka aan riyoonyo ila bil ka hor ayuu sii mootan yahy isga oo ila jooga ayaa wax ii timi ayeeyday hooyo o iydu hada nool caruur aan dhalyna way ila joogan ayeeyo ayaa iyana waydiisay adeerkygii dhintay wax la waydiiyay may ima dilin ayuu ku jawabay marka kadib baa la igu yidhi ayayda dhimty ana la igu yidhi anoo wal walsan oo meel aan ku xaraysanhy aniyo caruurtyda baan dadkina waan arka uma tagi karo ba hadana la dhahy ayeeyada way dhimaty adna waad dhiman hadana habeenki oo 2 laba habeen u dhaxyso ayaa la igu yidhi ayeeyada way dhimaty adna waad dhiman shiilh isoo fasir wixii allh kaa garansiiyo
@halimadek1914
@halimadek1914 3 жыл бұрын
Sheikh waxan kuriyoday anoo beer karate iyo toon kaguranayo waxan ahay hooyo.
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
Arzaaq waasic ah ayaad lakulmee
@hiboxussein8463
@hiboxussein8463 3 жыл бұрын
Asc sh suaal ayan raba inaad iiga so jwbto waxan ku riyooda aniga oo afka dhinac ii qaloocday riyo kasta oo aan ku riyoodana waan arka
@abdaladheere9702
@abdaladheere9702 3 жыл бұрын
Sheikh waxan ku riyooday anigu arkaaayo ari qurux bdn dhargan tira bdn Io,dibiyaal ah oo cayilan Mhdsnd
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 3 жыл бұрын
In sha aalaah barwaaqo ayaa kuu soo socota
@ramalacookingchannel5749
@ramalacookingchannel5749 3 жыл бұрын
Hadi lagu riyodo cadayga somali adigo ku cadeysanayo micnahiis Waa maxeey sheikh
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Masha Allah cadayda wa riyo wangsan
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 80 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 76 МЛН
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Ducada deynta iyo kurbo walbo
4:47
Shareecada iyo nolosha
Рет қаралды 14 М.
Riyada qofka asoo qaawan qaababka loo fasiro iyadoo faahfaahsan
10:06
JINKA MAALKA GURIGA KUUGU JIRO MAXADIKARAA? ARIN QURBAHA KADHACDEY OO YAAB LEH
19:40