"Wasiir Qambi Anagaa Dhalnay" Boqor Axmed Iimaan Warsame

  Рет қаралды 8,212

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 19
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 3 жыл бұрын
wasiir Qambi waa qof maskaxda ka daciifa oo dadka xagxagta umana qalmo wasiir ileen kaas iyo xaglatoosiye ayaaba isku deegane alaylehe way cadaatay in aad abti u tihiin
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 жыл бұрын
Qambi haduusan xanuun sanayn SNM umuu shaqeeyeen kaba qaad uma noqdeen reerkale
@iskopro1423
@iskopro1423 2 жыл бұрын
Waar maad dhimantahay SNM haduu ku jiray soo somalilander maaha mida kale isagu kabaha umuu qaadi jirine halyay buu ahaa wuuna dagaalami jiray xageed ku aragtay dhulbahante aan dagaal aqoon dhulbahante waa dadka ugu dagaal yahansan soomalida from ISAAQ
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 жыл бұрын
Kani boqor maahe wa ciyaala suuq
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 3 жыл бұрын
Waa sax Somalida 50% mental illness ayey qabaan Depression Anxiety Panic attacks Frustration and phobia Anti depression medications halo qoro
@nuurka658
@nuurka658 3 жыл бұрын
K.K.K.K.K.K. ABTI ANAGAA KUSOO DAWAYSANAYNA KU LAHAA!.!.!.!K.K.K.K.K.K. WAZIR QAMBI BAABUURKAA LAGALA DEGEY!.!.!.!.
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 жыл бұрын
wasiirka hooyadii waa dakaal waaq waa absame ,xata haday dhaleen qabiiladan kale cerb maaha
@axmedgure2933
@axmedgure2933 3 жыл бұрын
The tv channels like to promote Qabialed all day every day because somalis religion is Qabialed
@ihabdi47
@ihabdi47 3 жыл бұрын
Assalama Aliakum Dee boqor ninkaasu wuu khaldan yahay Lkn adiguna habaarka iska daa
@nuurka658
@nuurka658 3 жыл бұрын
K.K.K.K.K.K WAZIIR QAMBI ABTI BAY U YIHIIN K.K.K.K.K.K
@cabdirisaaqcalimaxamed1892
@cabdirisaaqcalimaxamed1892 3 жыл бұрын
Kani waa xoolo
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 3 жыл бұрын
wager war ad xuma
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 жыл бұрын
Kadib markan ugaaska gaboye daawaday Ayaan hadana daawaday wasiirka hadalkiisa runtii wax khalad ah kuma arag beesha gaboye wuu amaanayay
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 3 жыл бұрын
kkkk oo odeygu isgaaba kadareye kkk hadal odey dhaqamed iyo hadal odayeed midna kumaad hadal kkk luqada jiridaad ku hadleysaa
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 жыл бұрын
Waa lagaa dhex hadlaayaa...Waa runtiis ee qofka hala daweeyo😂
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 3 жыл бұрын
@@iknow_my_enemy9750 kkk maye kaa nacasnimo xanun ah weeyee dawo maleh ee ka wasiirka ka dhigee wax udirdaaaba dawo ubaahan kkk ee odeygu afdhaqan kumuu hadal kkk
@waxhubsothinkahead3943
@waxhubsothinkahead3943 3 жыл бұрын
Adigu ma arkaysid sidaad u hadlayso
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 жыл бұрын
Waar adiga xanuunsanaya dee waxii sheegayey cabdirisaq khaliif lagu haystay dee sowdigan adiguba leh abti baa u ahayn leh nin aanad dhalin waar xishood ka leexo masuulka
@waxhubsothinkahead3943
@waxhubsothinkahead3943 3 жыл бұрын
Waxanni nacas isagaa ah ,qof odey isku sheegayaa sidan uma hadlo.
Boqor A.Iimaan Muxuu ka Sameeyaa Koofiyaddiisa ?
7:08
Horn Cable Tv
Рет қаралды 119 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,8 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Wareysi: Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
22:27
VOA Somali
Рет қаралды 48 М.
Boqor Axmed Iimaan Warsame Oo Lagu Soo Dhaweeyey London
3:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 24 М.
DJ Subeer oo ka hadlay Xogo Muhiim ah | Waraysi Gaar ah |
32:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 33 М.
SAFIYA TUSMO & JACAYLKEEDA ''AJNABIGA AH' WAX BADAN KA OGOOW
37:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 255 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,8 МЛН