No video

waraysi fanaanka codka macaan ee dauud yare hctv soo saare nimco samriye

  Рет қаралды 307,879

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

11 жыл бұрын

Пікірлер: 219
@abwaanceegaagi
@abwaanceegaagi 4 жыл бұрын
2021 waa daawanaya oo dhagaysanaya oo enjoy garaynaya what a talented artist sidoo kale gabadh xushmad iyo ilbaxnimo iyo astur naan ba ka muuqato nimco samriye 🙏🙏
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Kkkkkk sanad aan lagaarinbaad daawanaysaaa
@tirigiitogdheer
@tirigiitogdheer 11 жыл бұрын
Anigoo ah abwaan maxamed cumar c/laahi oo magac dheer barkhadyare. Aad baan u jeclaa in mar uu daa'uud yuusuf axmed xays in ay dhalintu aragto farxad wayn bay iibtahay aniga. Waa laxamiiste Waa kabaniiste Waa fanaan Waa hal abuur Idiinka sheekayn maayee Heesihiisa kale ee wali ay daan arag dhagaysta.... Thank u all Wad mahdsantihin
@asii9942
@asii9942 4 жыл бұрын
Fanaanka keliyeen Ku faano hadaan nahay reer Bari 💝😘❤😍💗🎧🎸Bosaso.
@abdereheem9270
@abdereheem9270 4 жыл бұрын
asiyo ibnu dawaarig Zido kale
@mohamedomar238
@mohamedomar238 4 жыл бұрын
5heesood qof kaligii tumanaya oo meel kuwada qaadaya mucjiso ma ahan yaa dhihikara. Fanka soomalidu madhiman inta dad sidaan ah jiraan kaaga darane macalina maleh, cajab
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Mucjiso maaha waase hibo mucjisada waa maxay waa awood ilaahay siiyo anbiyada sc midba waxbaa luga dhigaa nabigeena muxamed scw mucjisooyin badan ayuu lahaa waxaana ilaahay mucjiso uga dhigay quraanka nabi muuse cs ishiisa kulkaa mucjiso maaha sidaad tidhi
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 4 жыл бұрын
Legend daauud xanfar inta 2020 daawanaysa like ii saara
@nimco84
@nimco84 11 жыл бұрын
he's so talent mid kale i love old music the new music fanaanka waxba isla hayna yaa isku qariiye faananku waa kaas old music ku heesa wooooow caadi mahe wale kan yari thanks to nimco samriye
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 4 жыл бұрын
Nimcco samriiye wa legend fanaanka way ka saaratay meel uu iloobay wllhi legendry bay ahyd daqiiqda 16-17
@aminsunni127
@aminsunni127 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaaya 2020😂😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
🤣🤣
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Kamawa daala markaan marqama soo xasuusta da uud nanfar
@maalintii
@maalintii 3 жыл бұрын
2021 hada daawaneysid Farta 👍😆
@abdikaniali6421
@abdikaniali6421 5 жыл бұрын
Axsan yaa fanaan wali waan daawadaa waraysigan cajiib waa la tabayaa dhabtii gabadhan ninkii aroosow fadlan soo celi bal qiyaas siday u saxday xanfar markuu dhiiqada ama dhiiriga gali gaaray bayjka labaad ee heesta maxay wadri iila yaabtay wargaysyada laygu qorayee
@isemohamoud
@isemohamoud 5 жыл бұрын
dauud xanfar waa fanaan mustaqbal leh, cudkiisa iyo kaban ka siduu utumaayuh waa waxkle. keep going forward bowe.
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
Masha Allah Nimca waa wariye aad u fiican hadase way isaga tagtay. Da,uud Xanfar waa Fanan aad u cod macaan heesahiisana waa jeclahay. HCTV waad Mahadsantihiin.
@blackyy9764
@blackyy9764 7 жыл бұрын
Nimco samriye wariye jira iga dheh.htanks
@doodaay5822
@doodaay5822 4 жыл бұрын
10 time waan fiirsaday ma nimco ayaan soolaalabtaa mise heesta waa wax leysu hely nimco wariye aan la guurin cidkastaana og iyi xanfer wow heesta
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 4 ай бұрын
Daud xanfar muqalkn ayn ku barty wlle fann legend waye gabank iyo cod mar hore ian arko muqal aye ahed si an u barto daud xanfar axsn fann
@stephenstephen2917
@stephenstephen2917 7 жыл бұрын
*Daa'uud* *Xanfar* 👏👏 *fanaan* *buuxa* *baa* *tahay* *Cod* *ha* *dhihin* *Laxan* *ha* *dhihin* *Cod* *ha* *dhihin* *Kaban* *ha* *dhihiin* *Aleylehee* *intaba* *waa* *kuu* *dhameystiranyihiin*. 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Best waraysi qogtan wariyo wanagsan ayee aheed
@schuman2876
@schuman2876 4 жыл бұрын
Nimco Samiriye qof qaaliyey ahayd Alle cumriga haw dheereeyo qof talent sare lehbay ahayd xaga saxaafada.
@samirasaid4276
@samirasaid4276 3 жыл бұрын
2021yaa ila dawanaya 🥰🥰 xanfar yare legend weyan 🥰❤ Nimco sabriye wariye qima badn bay ahay wa lo xiisay hubashi🥰🥰 Maxa dad inan is wayno jecla kala wecadkena🥺🥺
@user-fh6ce2gx4e
@user-fh6ce2gx4e 2 жыл бұрын
😡😡😡
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
DAA,uud xanfar fanaan kuguma tilmaami karnee waxaa tahay ruux dhameystiran aad baan u jeclahay hubaashii daa,uud xanfar waana fanaan u siman dhamaan Somali weyn
@mustafeawad1587
@mustafeawad1587 4 жыл бұрын
Waw waa fanan ruuxiya go forward dear fnan daa.uud xanfar
@cumarcigge5153
@cumarcigge5153 11 жыл бұрын
Mashallah Nimca samriye !! This guy is very talented. Thanks HCTV and Nimca Samriye show.
@cilmicali5151
@cilmicali5151 7 ай бұрын
Daba yaqada 2023 Ustad Xanfar is not easy❤️💯
@user-vi6js5jb6t
@user-vi6js5jb6t 26 күн бұрын
Yaaa salaam yaabishaar
@ZakiRazzak
@ZakiRazzak 11 жыл бұрын
Love Nimco Sabriye she is the best wariye))))))))) well done Nimco
@yussufmohamed9473
@yussufmohamed9473 4 жыл бұрын
M a. Fanan somaliyed oo ad iyo ad usod mcn
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
☺😊👏👏👏☺😊☺waa dhaqanki cumar dhuulle maasha Allah☺😊☺😊waxan filayaa inuu heer qaranka maqane qabyaalada u af duuban ugu gurmado si xuural ceynta janadu khamra janaad u waraabiso Alle idanki. waarimeyside wedhadu ha warto!
@mohamudabdi6304
@mohamudabdi6304 4 жыл бұрын
2020 ayaa daawanaya. Nimco samriye oo gabi ahaanba ka baxday media da. Daud xafan waa fanaan buuxa lk waxan bartay danadkan. Horay u soco xanafar
@falisfalis2783
@falisfalis2783 7 жыл бұрын
fanaaniinta sanadka waa ninka ugu wanaagsan ani ahaan
@abazhasami1468
@abazhasami1468 8 жыл бұрын
nimco caadi maha waa wariye khabiir ah 👍
@thesmartboychannel6700
@thesmartboychannel6700 9 ай бұрын
Nimco Sakariye 🎉
@abdirasaksalah3172
@abdirasaksalah3172 8 жыл бұрын
Haddii laga tagi waayo, "Mawjada Calaacalka" Mooyee, Ninkani meelna kama shabboho Cumar Dhuule Cali. Wuxuuse Meelo badan Ka shabbahaa, xaga Muuqa, Xarakaadka, Codka, Siiqada Laxanka, IYo tumida Giitaar iyo Sidoo kale Codkiisa Hadalka Alle Ha Caafiyee, Fannaankii Waynaa Cabdi Tahliil Warsame.
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 жыл бұрын
Sixida Qofan nula ba tusale lagu Qata sxb 🙏👏🇸🇴🌺
@abdirasaksalah3172
@abdirasaksalah3172 4 жыл бұрын
@@abdiraxmaanbarrecismaan1211 kumaan fahmin sxb
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 жыл бұрын
@@abdirasaksalah3172 Saxib heesta waxay ka koban yihiin 3 midho laxan musiga ?????
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Waa runtaa boqolkiiba boqol waxa aw shabahaa oo u eeg yahay allah ha unaxariisto jantal fardawsana haka waraabiyo marxuum fanaan cabdi tahliil warsame
@abdirahimkayse1751
@abdirahimkayse1751 4 жыл бұрын
runtii wn taageeraa fannankan aale haku sharfo fanaaan
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 10 күн бұрын
44 daqiiqo markay maryso sidu kaban ka kaga siiyo dhagyso. erayga Cashaqan kadib,, kabanku waxu leeyahy HEE, HEE .. cashaqan i laasimay. cadi maha
@kingburco
@kingburco 10 жыл бұрын
yeah u rite he is actually look like abdi haybe :)
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 Жыл бұрын
Cesh calaa heees naf jacaylku helay dablin Ireland shaydan aabihii wase 1/ July 2023
@xadreeye1988
@xadreeye1988 11 жыл бұрын
Xanfar sheekada u ka shekeynayo shaahid ban u aha waxaan se anigu garaadkeyga qiray inu fanan buuxayahay ax ya fanaan gacan macaana leh
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 3 ай бұрын
Marwo Nimco Samriye, waxay ahay mar la arag saxaafada wakhti soo martay.
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 8 жыл бұрын
masha allah daauud xanfar nolaw sxb nice song
@khadarkadleye1503
@khadarkadleye1503 10 жыл бұрын
mashaa alah axyaa fanaan xanfar yare
@shaqshak8335
@shaqshak8335 11 жыл бұрын
man,,i never seen such type a guy very active,social nd more open mind to be honest wit you ,,,,,,nimco wont get bored wit this guy, i wish nimco will find more nd more like this guy,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,thankc nimco to bring out such talent guys on ur show,,,,,
@gamayare2767
@gamayare2767 4 жыл бұрын
16/3/2020 corona_virus lagu mash qulsan yahay heesahan ayan ku madadalanaya 🤣🤣
@laylahassan8676
@laylahassan8676 11 жыл бұрын
Woooooooooooow
@saamibaravo
@saamibaravo 10 жыл бұрын
Mustafe wa isku Raacsanahay Ninkaan in uu Fanaan yahay meel kasto u ku nool yahay wa Taageera Laakiin meesha u Yimid asagoo Ilkaha ka Maqanyihiin ka soo noqonaa Mafrish live24/7
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Fanaan la waraysanaayo oo daawado ama jecelaysto waraysi khaastan fanka xagiisa waxaa iigu danbaysay nimco sabriye ilaahay xafido nimco fankaba way soo cirkay gaysay waqtigii ay ku jirtay warbaahinta
@xuseennour7937
@xuseennour7937 3 ай бұрын
Legend raxmanku haku dhowro
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Nimco samriye waa laguu xiisay xaqiiq
@Yaamiin780
@Yaamiin780 2 жыл бұрын
Who’s listening 👂 2020 ⁉️ daauud xanfar 🤌💯
@MultiMaxamud
@MultiMaxamud 11 жыл бұрын
Aaad bn uslmya Nimco samriye iyo fanan xanfar ba
@korkore4819
@korkore4819 11 жыл бұрын
ninka musiga kaga hadalsiiyay waaba macalin sare yaasalaam waanaga keenay
@user-dx6rh2ny5d
@user-dx6rh2ny5d 3 ай бұрын
28,april,2024 Waxa aad ii soo jiidatay sida uu u qaadayo heesta. Maxaan waayaha aduunka🫁🧠🙏
@sharmarkejama3882
@sharmarkejama3882 3 жыл бұрын
05/05/2021 USA 🇺🇸 Chicago Illinois 😪😪😪from work
@tukeismail5430
@tukeismail5430 11 жыл бұрын
NIMCOOY AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY SIDA AAD NOOGU SOO XUSHO FANAANIITA SIDA HEESAHA MACAAB THANKS NIMCO SAMRIYE
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 4 жыл бұрын
Nice voice mashallah
@rashidindo
@rashidindo 11 жыл бұрын
walee waa fanaan anaa taa qiraya wooooooooooooooow
@shugriomar637
@shugriomar637 7 жыл бұрын
mnsh alh al fanan dauud xafar axsan codba kugu dhamday wwqw pppppppp nolaw alaf mbrug
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 4 жыл бұрын
Late 2019 ayey igu socotaa iyaa kale ee ila jooga ilmaadeeraday All my Somali families
@cigeoch23
@cigeoch23 4 жыл бұрын
Still waa joga
@Warsan614
@Warsan614 4 жыл бұрын
Mxaa somali oo dhan ka dhigay ilmaadeeradaa
@khaled27690
@khaled27690 11 жыл бұрын
axyaa fanan cod macaan waa fanaana yar oo codkiisu macaan yahay sxb waad salaamanatahay fankuu waa haybad ilaahay ku siiyo ee maaha mid aad iska yeel yeeshid
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 5 жыл бұрын
Yaa salaaaam Daud Yare
@afuufaawaadauudyarafanaanl9520
@afuufaawaadauudyarafanaanl9520 9 жыл бұрын
waaw dauud waa fanaan lagayaaba aabaha kaman iyo qaraamiga
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 6 жыл бұрын
Ax yaa fanaan daa'uud ' xays ' xanfar
@mohamuhabdiahmed4505
@mohamuhabdiahmed4505 4 жыл бұрын
Legend daauud xanfar
@farahegal2276
@farahegal2276 10 жыл бұрын
yaa salaam
@najiibosman8861
@najiibosman8861 3 жыл бұрын
Inta rer puntland ah like saar khaas rer bosaso
@ahmedyasin3500
@ahmedyasin3500 11 жыл бұрын
salan kadib xanfar yare sxb axmed biif uun maxad afka ugusoo qadeysaa, heesaaga rag bdn ayaa kaaga daba dhuftee, sifa heesta weris, sagal, faraanti inta bada waa lagaaga daba dhuftee, tankale adba heestaa laayaan jaceyl ma adiga iska leh sxb, waxa sameyay heestan cabdi beele waxana qaada saynab 2 dhagax
@mahadalkhaliiji2290
@mahadalkhaliiji2290 4 жыл бұрын
Wlh kama dhargo barnaamijkan
@mmb5670
@mmb5670 4 жыл бұрын
تمام
@bileabdibile2855
@bileabdibile2855 2 жыл бұрын
Wow dadkii hore leged dauud xanfar
@mameabwaan2451
@mameabwaan2451 4 жыл бұрын
fananinta jirta fanka ugu codmaan like inti codkisa xiseysah iyo kabanka si da lootumo
@hajibadhaf3790
@hajibadhaf3790 6 жыл бұрын
Masha allah waxan salan gaar ah u diraya bahda hctv gaar ahaan nimco samriye waxan ku xigsinaya fananka qaaliga daauud xanfar iyo bashar dhamantin waxan leeyay illahay ha idin xafido so dhawada
@abdikanifarah9695
@abdikanifarah9695 3 жыл бұрын
Mxaa dumarkle warkood ba waqtigu isku kaaya diidoo weedhooda naftaydu diiday🙏
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 жыл бұрын
Alla Ma Xanfar xeys bAA 😭 USTAADII 🙏❤️🙏
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Nimco Aaad Baad U Mahadsan Tahay Sidaad U Soo Saarto Fanaanitan Dhalinta Yar, Waan Salamaya Fanaanka Waa Heer Sare Daauud
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
8 / 7 2020 Ayaan daawanayaa muqdisho *Yaa iga danbeeya* ⁉️ Reply soo gal *like* iisaar 👈👈 Legen daa.uud Xanfar
@nuurajaamac298
@nuurajaamac298 4 жыл бұрын
Heeso cusub
@cilmimohamed2588
@cilmimohamed2588 8 жыл бұрын
masha all fanaaan lubo runtiii qiiira ayaaaaa iqaaaday afkaaada caaana luguqabay
@farhanabdi1097
@farhanabdi1097 8 жыл бұрын
777ikoķ
@HANNADABDI
@HANNADABDI 4 ай бұрын
Heesta la'aayan cidi taqana magaceda cadiga ah replay iigu so sheeg wll ado raliya
@cismanaxmed
@cismanaxmed 11 жыл бұрын
Nimco adigaba fananad kuwacan codkaga waa qatar dee
@axmedmaxamuud4288
@axmedmaxamuud4288 7 жыл бұрын
axlaaa qaraam waa kaas fanaan hadaad maqashaan kuwan iminka heesa madaxa uun baad ruxay kelmed laga qaato ma leh daaud xanfar asal fanaan abwaan laxamayste noolow
@blackyy9764
@blackyy9764 7 жыл бұрын
waayo waxaan ahay dadii lakulmay cumardhule maxamed saleeban.adaa noobedelay noolow adeerkiis
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 4 жыл бұрын
Aad baan u taageeraa daaud-xanfar
@hassannur5676
@hassannur5676 11 жыл бұрын
wooow alaha sahlo
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 2 жыл бұрын
Missed with Nimco Samriye.
@Najibji
@Najibji 3 жыл бұрын
Nimca samrie wa u xisay really 2021 dawanayaaa
@kingerag
@kingerag 11 ай бұрын
Yaa ila dawanaya 2023😂
@ziyadal-alim3138
@ziyadal-alim3138 3 жыл бұрын
Who listening 2020
@mahdijama8135
@mahdijama8135 8 жыл бұрын
Fanaankan iyo shay mire dacar waa isku akademi baad mooda codka. Kabanka iyo xataa qaabka.
@dhaladkiitogdheer3650
@dhaladkiitogdheer3650 7 жыл бұрын
Mahdi Jama iskuma eeka lkn ninkani waxay isku eeg yihiin cabdi hayba laanbad hhhhhh hodhodho
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 6 жыл бұрын
Mahdi Jama hhhhhh somaha anoon cayayn qabiilka madhibanka waqoyi laga yidha gbeye waa iskuwada cod ilaa cabditahliil kabilow
@abdirahmanyaare3237
@abdirahmanyaare3237 10 жыл бұрын
Heesta laayaan jacayl ee uu qaadayo aadbaan uga helay run ahaantii hambalyo hambalyo daa uud yare zxp heesta oo kaliya oo kaban ah tolow xagee ka helayaa anyone meel iigu sheegayaa ma jiraa laayaan jacayl
@seniorcade2436
@seniorcade2436 Жыл бұрын
2023 🥺
@artan44ify
@artan44ify 10 жыл бұрын
Maasha Allah, inaba caadi maaha
@markalemidnimo3859
@markalemidnimo3859 4 жыл бұрын
Daawashada Horn cable maalinteey Nimco Samriye ka tagtaa iigu dambaysay
@hashimhaghi9208
@hashimhaghi9208 6 жыл бұрын
Fanaan da yar oo Reer Bari ah
@hannisheekh8559
@hannisheekh8559 9 жыл бұрын
Waryaara hee inantuba show iyadaaba fanaanada yaa salaaam nimco alla ku jecliyaa quruxey illahow noo kaa daa
@saadali9146
@saadali9146 4 жыл бұрын
Calanle muuse waa abwaankii sameeyey heesta dhatarbaysunkeen qoray adna weli ma dhaadanid ee qaado fanaan ina cali burco
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Cod qurxoonaa.
@daalo2440
@daalo2440 6 жыл бұрын
Axyaa fanan
@mudugboy593
@mudugboy593 9 жыл бұрын
waaf xanafar cadimaha
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 Жыл бұрын
Markan ayuu fanaan macquula ahaa daud xanfar hada si buu ciyaal jeego xiir ah u noqday
@amulaamal3094
@amulaamal3094 11 жыл бұрын
Wow fanan jira...macha'allah ♥
@neziyorde6007
@neziyorde6007 11 жыл бұрын
maanta iyo nimco walee fanaanba midka kadaran yahay daud xanfaryare caadi maahan
@mustafa4905
@mustafa4905 11 жыл бұрын
wooow wooow wooow eesh calaa fanaan musiishan mulaxamiistee walee ninkaasi waxa ala degtay boosaase kol hadu cagaaa soo dhigay hooyadii fanka laba cali is waydiin mayso inuu tuke bal cad ka noqon doono fanka soomaliyeed
Daa'uud Yare Maxaa Wariseey  Dardaa 2013 (Qiso Dhab Ah)
6:13
Taajir Studio
Рет қаралды 78 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 15 МЛН
Joker, what is this doing?!#joker #shorts
00:31
Untitled Joker
Рет қаралды 9 МЛН
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 21 МЛН
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 17 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
New Somali Song Kaban "Faraanti" Xanfar Yare
7:20
Rageediifilms
Рет қаралды 616 М.
Fanaan Daud xanfar iyo Bashaalkii Ciida Kooxda badda Cas 2016
7:20
Curubo Films HD
Рет қаралды 894 М.
Kurbo caashaq iyo Codka da,uud xanfar
7:15
Kasmo Media
Рет қаралды 245 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 15 МЛН