No video

"Raggii daawooyinkii ayey nagu cidhiidhyeen,Dumarkiina way is qaawiyeen oo way Ooyayaan." Dooda HCTV

  Рет қаралды 51,706

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 111
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Samater waa rijaal dhaqankii wacnaa haysta . Ninka reerkiisa xumaanta u diidi waaya diintu waa dayuus ayey tidhi. Dhaqanka wacan iyo diinta yaan laga tegin dhalinyaroy
@shukraabdi5106
@shukraabdi5106 Ай бұрын
Asw samartar horo u soco waxay soomali u baahan tahay rag adiga oo kale ah . Waayo waxad tahay nin wacaan furo you tube so laga faa iido ❤❤❤❤
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Ай бұрын
Samatar iyo maamada fikirkoodan ku raacsanahay
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 Ай бұрын
Subxanallah xagaa lagu arkay wax saamayntiisa laga hadlaayo oo dadkii isticmaalaayay la keeno ma waxay Ka sugayaan inay wax xun Ka sheegaan😂
@user-ic6ig5pp7z
@user-ic6ig5pp7z Ай бұрын
Gapoyy misha ma jogta😂
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 Ай бұрын
Mash'Allah samater abti mcn dadkaagii lama doodaysid ehlu aqli❤
@aminaAlixasan
@aminaAlixasan Ай бұрын
Mashalaah codkarnimadu yaran iyo waynaan ba malaha tayasiir ❤❤
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Ай бұрын
Waxan dhibaato iyo dhaqan xumo ahayn kumoo soo kordhin soomalida
@sacdiyamacallin-vi8md
@sacdiyamacallin-vi8md Ай бұрын
Samatar io taysiir io mama amaal 3qof baa wax macquul ah keenay meesha ama dooda ku heysta
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d Ай бұрын
Samater m.a cis bn kuu haynaaa hadan nahay dumarka soomaaliyeed teeda kale wax saxa buu ka hadlay ❤ dhoocilaha is qaawiya way is difaacayaaan sida tan samater ku xigta qofna anaa ba ay ma dhoho 😂
@shukraabdi5106
@shukraabdi5106 Ай бұрын
Taysiir❤ waa nin ragaed laxjelo ka hayso habla Somaliya ❤❤❤❤❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 23 күн бұрын
Dadkan ayagaba kujiro mediyaha mafiicno ine dhahan mad sugesay ayage utaal maxaa naga galay dad waweyn waaye kaga darane leh anaga kuqanacsan marka dadkan waxey ubarteyn dadki dhahayay hore usocda marka lalama yabayo balse aniga waxaan lacajabay wiilka ladhaho samatar masha allah ilahey hakuxafido 🥰 bro anaga nagu socota wanadas waliba anago kujirin midiyaha kun jeer mahadsanid walalkey ilahey haku sharfo
@nimofarah8193
@nimofarah8193 Ай бұрын
Muxamed baaruud muxamed waa kusaamay inaadeer shacabkaa kalena waa salaamay
@xafsamusa1584
@xafsamusa1584 19 күн бұрын
Hoooyoooo wllhay waanka helay hooyo 😂❤hooyo waa caruur ALLAH haynoo soo hadeeyo
@NimcoFoolxumo
@NimcoFoolxumo 13 күн бұрын
Sambar ale haku barakeyo❤
@abdulqafarhajjji
@abdulqafarhajjji 14 күн бұрын
Samatar u are man and half ❤
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Ай бұрын
Samatar iyo maamada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UbaxMaxamed-zl4hm
@UbaxMaxamed-zl4hm Ай бұрын
Waruntii samara❤❤❤❤❤ waves inad ayada
@WllAsadhusien
@WllAsadhusien Ай бұрын
DOODAHA SOO BADIYA ❤❤❤
@user-mr9wq4dt1u
@user-mr9wq4dt1u Ай бұрын
Gabdhan ikhtiyaarka ay kaga dhegty wll wx ikhtiyaara majiraan qofka islaaaamka ahi wx celiya buuleeyhy
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Ай бұрын
So kuwa nimanka asturan ngaha ya u bneyay inay is qawiyan aayadii alle xagey uga tagen ee xijabkii uso degay in yaro alle dhawray mhe waxa badan dhaqan xumada
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 16 күн бұрын
Inamad inta badan waa taloo qabeen❤
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo Ай бұрын
Social media xumaantiisa fara badan haddaan run sheego wlhiye Ilaahay hanaga qabto sharkiisa aaamiin
@SamsamAbiib-k5o
@SamsamAbiib-k5o Ай бұрын
Kitaab kii ilaaha xasuusta
@halimaaden275
@halimaaden275 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AsmaIbraahim-k1m
@AsmaIbraahim-k1m Ай бұрын
Wllhi waa isdifac kii udambeyay wllhi laakin dhalinyaradi
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee Ай бұрын
Dawada ay marsadan bay ku fanayaan 😂😂😂😂😂😂 Markaasay madowaan
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 12 күн бұрын
Asc waxan raba nr inanka jakketka aqtarka xidhan plzz nr kisa iso dira❤️❤️❤️❤️❤️
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
War waxan yaa iga aamusiiya
@nimcoabduqadir5465
@nimcoabduqadir5465 Ай бұрын
Markad waxad samenayso lagu idhi ka shekee of course wad difacaysaa😂dadkan leh uu ficanyahay de wan ku jirane miyey cayayaan😂
@naciimayaasin7805
@naciimayaasin7805 18 күн бұрын
Gabadha waxa xuman ka hor istaga waa labo shay uun 1 in ay diin ledahay oo ay rabi ka cabsato 2 in ay ragga ay ka dhalatay sida abbahed walalked aderked ama ninkedaba ka cabsato haddi ay labadaasi weydo nafteedana wey halaagi ummadana wey fidnayn
@user-kt5oi7tl7u
@user-kt5oi7tl7u 25 күн бұрын
❤ 😮
@HindaCismaan-x8g
@HindaCismaan-x8g Ай бұрын
Social media waa xun😢
@user-ic6ig5pp7z
@user-ic6ig5pp7z Ай бұрын
Iska ilalai
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Rag meesha kuma arano ee maxad u jeedan raga meel hakaga dhicina pls
@Mohamedjeesto
@Mohamedjeesto Ай бұрын
Time samatar ayaan kuracsanahay balse hadan fikirkayga kahadlo madama u noloshi kamidyahay macquul maha lajojiyo balse qabwanagsan halo isticmalo wixi dhaqan mumo ah halaga jojiyo
@user-gb2ci1du5r
@user-gb2ci1du5r Ай бұрын
Walaahi waxii xunba xaawaa leh nimanka ayaga qaawan na soo wacaaya waxaa laga yeelayaa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Abdi najib diin malihid miya? Wa anay diintu ogolayn qofki lagu arko wa in laga xidho leyno laga yaba in maskaxtisuba ficnayn
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
horn cable waxad keenteen dadkii barah bulshada isticmalayay idinkana wad isticmashan dad kale aan weligood isticmalina keen oo si xaqa uga hadala
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Ай бұрын
DUMAROW NAAG IYO Habeen baa MADOW EEE IS BACEEEYA QAAALIH😂❤
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv Ай бұрын
😂
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Ай бұрын
@@HIBAAQMAXAMED-lg3lv ISKU DHAMUUQ QAAALI 😂
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv Ай бұрын
Inayo
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Ай бұрын
@@HIBAAQMAXAMED-lg3lv HALKEE KU NOOSHAHAY WLL WLL
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey 21 күн бұрын
Waa maan Guracan Iyo Garasho Jaan
@SuhuurKosaar
@SuhuurKosaar 21 күн бұрын
Wa habaarkii dadka wawayn kuhabaarijireen caruurta social media
@Xafso25
@Xafso25 Ай бұрын
Social media ma xuma ee dadka istacmalaya ayaa xun eee sida dhambata ah ha loo hadlo o dadka xumanta ku soo gudbiya hala waaniyo
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 Ай бұрын
Show tv gii wa badhsuqy bl ciyaalka futada ruxyaa ayoo doodo u qabn ahy ah sorry inta bdnkoodu wa horseedka dhaqn xumad xta maamadii by karmda ka qaden ish
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Subxanalah Allah yahdiik rag iyo dumer ba
@user-wh7kw5cw4r
@user-wh7kw5cw4r Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂asc
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
@@user-wh7kw5cw4r wcs allah hayna hadeeyo
@asiyamohomed4517
@asiyamohomed4517 Ай бұрын
Ma runta hadi laysku sheego soomaliyey social media xumaan ayad ladhex ordaysan ka fadhiista
@MH__1__MH
@MH__1__MH 20 күн бұрын
Waa mentel waayo dad aysan aqoon lama sheekeyteen umana ooyeen
@KimAwoAli-d9f
@KimAwoAli-d9f Ай бұрын
Mesha laba qofba wax caqli lehba kujira samatar iyo Taysiir jacayl Silver Caqliyysan Ay u Hadleen Horta marka run Lasheegana SocialMedia Isticmaala Kiisu Qald MA aha lkn inaga qald fahanay inagaana Isku lumin karna inagana isku Hagi karna
@guleedaxmed3093
@guleedaxmed3093 Ай бұрын
Waxa tiktok ta haysta waa nàago is qaawiyey yar yar iyo waa weyn ba
@footballcomedychannel8015
@footballcomedychannel8015 Ай бұрын
dhaqan xumada horta waxy tahy aan isla fahano ?
@nimcoibraahim4990
@nimcoibraahim4990 Ай бұрын
Wuxu waxay 😂
@SuhuurKosaar
@SuhuurKosaar 21 күн бұрын
Maamada iyo taysiir iyo samatar iyo ubah dugsiya intodaaba wan kuraacsanahy fikirkoda
@user-jb6pf6tp8e
@user-jb6pf6tp8e Ай бұрын
Taa yari ee ridwa wali adunba ma fahansanaba
@muzcapmohed3809
@muzcapmohed3809 27 күн бұрын
Haaa waa ciyaal weynaady
@FakerNews
@FakerNews 2 күн бұрын
Debates are evil. And it's the devil's work
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 16 күн бұрын
Samatar waa fariid maasha Allaah wano iyo talo fiican isagatortay waa xaasi talo maha cabdi samed talaa loobahanyahay caqligu hakoro 😂😂😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Somaliland saxafadeedi diinta ayay kaso hor jeedan
@kadiraharoun4313
@kadiraharoun4313 18 күн бұрын
Ruuxan camarada duubayaa marka dambee dhaqdhaqaa haa yareyoo oo camerada fiix haa kaa dhigo
@abdalaomar1439
@abdalaomar1439 Ай бұрын
Gabdhaas tiri qofku ikhtiyaar buleyahay waa khalad dadku wadad islaama ikhtiyaar maleh wixii diintu farto kaliyaay wa inay racaan diintu wa xayndaab wax ikhtiyara majidho dhibka jirana waa dinlaaanta diinta ank kudadalno
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
naagta diidaysa in raga is cadeeyo iyadna is cadaysa maxay uga jeeda sow maha doqonimo haday xuman ku ogtahay iyada may iska dayso iyada u marisa ubadkeeda iyo walakeedba
@mubaarikmahamud6085
@mubaarikmahamud6085 Ай бұрын
Jaahil iyo qof wax garada ayaa dood loqabayanaaa
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 18 күн бұрын
Kan jacket madaw kaw buu kayhy kuwo dhaqan xumada kawada tiktok
@user-zf5lt5vr6k
@user-zf5lt5vr6k 12 күн бұрын
Way duubantahy barina jacaylki wuu ka bi aadaba isala yabaya siday dadaka qaar kula yabanyhiin hada
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Ubax dugsi😂😂😂❤
@Adnan_1_7
@Adnan_1_7 Ай бұрын
Tayare dharka madaw mala ka qabay ku aragtay waxay shegayso rago dhan bay mooday kk
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 Ай бұрын
Hno baslinta ma inii dhafa intaa baan ka isticmaala ee
@mahamudbarre2225
@mahamudbarre2225 23 күн бұрын
Afka somaligana maad iskabadashan madama ad shegteen inad xabashada kubirteen
@MahamedAdnaan
@MahamedAdnaan 27 күн бұрын
Wuu nafisay oo maxad ku nafisay awooow
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Iyada yaa dawada iyo qasqaska u fasaxay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
yaan laga xidhin dad badan ba ku shaqaysta lakiin qofka xumanta sameeya ama ka dhex baroorta ama ka dhex caytamaya ha la xidho dhaqan bis weeye gabdhaha leh waan ku racaya ha ka sheegato jacaylka meesha horta waxad ogata jacayn maha waxa lala ooyaya ee dhaliyarda 20 jir ka yar la ooyaan waa wax kale oo la yidhahdo crush hadaba qofka marku yar yaahay wax badan ba dhafa si taas somaliland looga ilalaiyo waa in dowlada control garaysa intay ka xidhi lahayd waa inay shaqasiga xun hadu wadanki joogo xidhan hadii kale mark u wadanka yimado lagula xisabtamo sida kuwa raga dharaka sdumarka u soo geliya ee soo fadhiista wa la heli kara si fudud ha la soo qabto ha la waydiiyo ma raga hunguraysa maxad gabdh uga dhigaysa gabadhu ma wax la isku cayaa walahay kuwas wa in la maxkamadeyo
@hothenhoney3231
@hothenhoney3231 26 күн бұрын
Hora lo dhhay. Ninba Meshi bugta balbasha ridwa mryp dhigashday ka gubnyza 😂😂😂
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Akhas balaayo jacayl idinkaga baxday dadkii waxba umay faa'iidayn dhaqan xumo ayuunbay sii dhiiri geleyeen
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 20 күн бұрын
ilaahay kamagan gal waxay sameenayaan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
wlahay wa dhab habalahii dhaqan xumadii ayay barteen maaba xishoodan inankasi run buu shegay habalaha qudha maha rag iyo dumarba wa la waashay ninka aderkiis ddharka dumarka u soo xidhaya sow isaga qoomuluud maha oo raga muu hungurayn oo dhardumar uma soo xidhin haday sidan wax ka bedeli wayan ha laga xidho faaiido waaleyahay wax walaga barta gaanacasi wa laga galaa waa fiido badan lakiin shaqsiga xun talaabo ha laga qado yaan laga xidhin tiktok kama hadlayo lakiin sida youtube face book faiidooyin badan baa ku jira tiktok hadii la rabo ha ka xidhan wayo haba yaratee cid faaidio kuqabta ma jirto aan ahayn fadare ka socoda
@MuhaFarhaan
@MuhaFarhaan 5 күн бұрын
Tan doqpntaa iyadaba laga hadlaya iyana wabey isla idho cadahay
@muhmeddubaimotors
@muhmeddubaimotors 23 күн бұрын
Kan c.majid layidha wa dhore qiqa isku qarinaya
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 29 күн бұрын
nagihii walaa ama sacsaca ahaa ayaa shoshol madiyaha ku batayi shoshol midiyaha xaga faiidada u isti cimaala xumaantana iska dhaafa
@AsmaIbraahim-k1m
@AsmaIbraahim-k1m Ай бұрын
Hadaynan kuracin kaligi muxu qaban
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 Ай бұрын
Gabadhahu inay raga dhexda u gasho waa xaraan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
anigu waxan leyahay qofka marku yahay 20 iyo wixi ka yar maskaxdiisa maha sida uu noqon doono hadhow waxa laga yaaba qofka hadhow marku sii waynado inu qoomameeyo yidhahdo maxa waxas igu wacana isla yabao waayo maskaxdiisa kortay sbabta uu uga ooyo barha bulshada ma wanagsana waxana leyahay 20 jir iyo wixi ka yar waxa ku dhaaca maha jacayl magaranayo somali waxa lagu yidhdo crush weye hadabaa ilamaha sidiidsaba waa in lala talaiyo wax la baro waxbarshada ischoolka qudha maha waalidiinta iyo cida korinaysa w aa iany wax u sheegan ilamaha wax shega kama soo hadho cunto sii oo ha iska qayliyo baraha bulshada maha wa inu soo galo lakiin ixtiraamka naftiisa iyo dadka umada islamaka la baro waan xasuutaa hooyaday rabi ha u naxariisto siday wax noo baraysay deriska xata sida loo dhowro aan la qaylin habeenki wax aad u badan na baraysay lakiin hooyaday kuma korin wadanki waxase arkay dad aad moodo inan weligood wax loo shegin waxan arkay naago baraha bulshada iyagoo ka hadlaya oo qarkood wejigooda muuqdo cayda ay odhanayso xata cowradedi iyo tiirgba aaan ka xishoon afkeedana xaararar ka dayaan walahay waxas markaan arko waayaba yaa dhalay tan manu walidkeed maqlayn ehelkeedi maqlayn baan is waydiiyaa dadkan marmar waxan idhada malaha wa umad doofar cuntay oo aan xishoon hadana waxan arkaa qar wadankii jooga oo sidasi u dhaqmaya hadba hablaha iyo inamada sidasi u dhaqmayaa walahay wa tariikh xun oo meel ku taala ilamahagana dawana doono hadi rabi idmo oo aan laga masaxin si wangsan u dhaqan inanki laha rag aya dadkooda intay dumar ka dhigan soo dhigaya kuwasi iyaga raga u hamooda ayaan isleeyahay marka gabdh u ekaysiisanaya wa kuwa ximaday xooloobay
@user-vz8tp7jc9h
@user-vz8tp7jc9h 27 күн бұрын
Waxaan nahay dad Muslim waxkasta masoobandhigikaro wayo waxkastaaba xadbuleeyahay
@user-gb2ci1du5r
@user-gb2ci1du5r Ай бұрын
Lama arko miyaa nimanka ayaguu qaawan nasoo wacaayo waxaa laga weelaa
@khalidarab3303
@khalidarab3303 Ай бұрын
Ridwa qosolkeeda caadi maaha masha allaah wll
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 29 күн бұрын
Naayaa balaayo ikhtiyaarso
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
dawo uma aqanee naagaha is mariya qudhunka walahay bilahay way dhacday anaa arkay qaar waxas is mariya oo walalahoodi yar yar inamda intay akhriyeen marsadeen markii la yidhi maad marsatay why not yidhi marka hooyooyink waxas marsadow caruurta ka qariya meel fog ka saraa ila way marsanayane walalkaa marku arko diirka ood iska qaday isna wa iska qadaya marku arko waxad marsanayso inankaga wa kula marsanaya dowladana leh khaldkaaas iyo garnacsadaa keenay wadan wad cancer qaday buu noqon wadanku war ragow guursada habalaha aan is cadayn mariya kitabaka ilahay inanay is cadayn ka dib guruso ka is cadeeyowna guurso naagta is cadaysa
@maxamedmuuse3592
@maxamedmuuse3592 Ай бұрын
Shaqa xumadii iyo dhaqan xumadii UNIVERSAL laga diiday miyaad bilowdeen. Waar waa la iska kiin qaban incha allah qarankuna waa idiin jeedaa.
@user-fo3gg3wj2l
@user-fo3gg3wj2l Ай бұрын
Aar yaa ragga cas jilaaca kale Tag nio 😡😤😤
@suhaybsallo6318
@suhaybsallo6318 28 күн бұрын
Dadkan waa wada bukaan
@mohammedmohamud7433
@mohammedmohamud7433 Ай бұрын
Bilawga dooda waa ban ka bixi rabay lkn gadaal aan dad caqli iyo cilmi kadhex hadlayo aan ka dareemay. Way mahadsanyihiin dhmn dadka wax ka yidhi goobta waxa kaliya ee aan ku dari lahaa waa la hadlaa uun yaan loo hadlin halaga fiirsado waxa laga hadlayo.
@mursalawil9714
@mursalawil9714 29 күн бұрын
Samatar iyo maamada
@marshalwiliam
@marshalwiliam 29 күн бұрын
jaahilinan wan ku qoslay walaahi wa dad wax an laga doodin ka doodaaya somalidu wa yaab war dibto maha social media si xun baa la isticmaala ee dhibto waxa weeyan somalidi baa dhaqan xun oo nolosha livka baad ka arkaysa somalida dhaqankooga xusaarina
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 Ай бұрын
Nafiskii baa meel xun galay
@KaderShow
@KaderShow Ай бұрын
Waa dood aad u liidata😂
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l 28 күн бұрын
Waxan dod maha wa isdifac
@zainababdi781
@zainababdi781 19 күн бұрын
Qofka muslimka ahi waxay naftiisu ay qanacsantahay inuu ku socdo maaha, waayo nafta iyo shaydaan waa saaxiin waa inuu qofku isku ilaaliyo xuduuda loo sameyey. Yaa u sameeyey? Ale ayaaa xuduuda inoo jeexay, alle wuxuu yiri markay ale iyo rasuul kiisu arin amraan, qof muslim ah uma banaana inuu dhoho xor baan ahay.
@shukraabdi5106
@shukraabdi5106 Ай бұрын
Nin ka nool ayaa xumata diida
@ahmednuur10
@ahmednuur10 Ай бұрын
19:23 Ma nin baad tijaabine warkaagu ma dhoweee 😂😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 23 күн бұрын
abuurta ilahay kuwwa bedelaayow ee daawo u hastow ogo kuwa sididiina iska dhigin inay janada ilahay bilaa xisaab gelayan haday muslim yihin idinkana la idinla xisabtamayo dawo maaha wa cudur iyo cancer waad jabten isma se ogidin iska daaya waxan oo badha marka hore soo badhaa waxan aad isku dhooqaysan walahay waad is ceebaysen Allah abuurtiisa bedesheen waxan dawanayay naagtii dayax dalnuurshee oo caaag laamooda ku quus qaataa akhas caleek wadanha iskiin wada tagaya dow kulaha dowo maxaay aha dee dawo ma jirto shame on you guys walahayada
@HadiyaAbdi-xk5fq
@HadiyaAbdi-xk5fq Ай бұрын
Ala maxad istifacaysan gabadh is Ruxaysa oo Timo qaawan Ayaa kujirta zax miyaa oo dhar kudhhagsan xidhan oo Raga hortoodana is Ruxaysa way yartahy sida loo helo gabadh Asturan
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l 28 күн бұрын
ad iyo ad ina qadan udaran Difac bay ku jirta
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l 28 күн бұрын
ad iyo ad ina qadan udaran Difac bay ku jirta
@user-kt5oi7tl7u
@user-kt5oi7tl7u 25 күн бұрын
❤ 😮
@AsmaIbraahim-k1m
@AsmaIbraahim-k1m Ай бұрын
Hadaynan kuracin kaligi muxu qaban
DOOD " Gabadhi inay nin hesho midna nin la'aan ku dhimato maaha...."
1:22:13
DOOD-WADAAG | HABLAHA MOROCCO IYO HABLAHA SOMALIDA?
24:34
Dhambaal Digital
Рет қаралды 47 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 25 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
"Iskaabuladu waa darbijiif." Dayax
54:10
Cadceed channel
Рет қаралды 56 М.
Maxay Raga Somalidu Ku Doorteen Hablaha Marocco. Dood- Kulul
1:23:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 340 М.
Dhakhtar & Maweel  Maxa Kala Qabsaday?
27:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 62 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН