Xukumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Dawladda Jabuuti Cadaymona Soo Bandhigtay.

  Рет қаралды 23,070

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 137
@queency7943
@queency7943 5 күн бұрын
Reer jabuuti waa cadaw ka darana ka somaliya ninkaan hore u ogaynoow maantana ogoow shacabka reer Somalilandna waxaan leeyahay wax waad aragtaan isku badnaada oo gacmaha is wada qabsada guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 5 күн бұрын
Jabuuti iyadaba qudisa somaliland ( internetka, mushaxarka xildhibanada, ciidamada, dhaqaale farabadan. Awdal state guul iyo gobanimo
@ahmedoriginal1029
@ahmedoriginal1029 5 күн бұрын
Jabuuti waxay ogaayay hadii deked caalami ah laga dhiso lugaha inay udhamaanayso oo gurigoodu ba,ayo markaa hala yaabina reer awdal ma waxay moodayaan dad lagu awr kacsado😅😅😅😅😅
@user-uz2rb5zx5y
@user-uz2rb5zx5y 5 күн бұрын
Cidi haday igu awr kacsanayso qof somali ah ayaa iga wacan in amxaaro iyo oromo dhulkayga qaadato oo dowlada isaaqu siiso taana yeelimayno, waxaad rabtaan aqriya, gumaysi ogolaan Mayno,
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂Iska aamu huuno waa lagu siin waxaad rabtaan eh 😂😂😂😂😂
@omarislamicchannel
@omarislamicchannel 3 күн бұрын
​@@user-uz2rb5zx5yHorana carab ayanu usinay Dekada caalamiga ah ee Barbara mantana Ethiopia ayanu sinayna bulaxaar ee maxadka hadli 😅😅😅
@faraaxmaxamed6639
@faraaxmaxamed6639 5 күн бұрын
Wax qarsoon may ahayn Jamhadaasi oo way badheedheen, Wasiirka Jabuutina maqarin karo ee waa is yeelyeel uu xaqiiqda ka baydhay
@faraaxmaxamed6639
@faraaxmaxamed6639 5 күн бұрын
Jawaab cad baa la siiyey Jabuuti oo 30 sanno nin xukumayey oo qofka hadlaba habeenkii la dilo
@khalilmohamed7326
@khalilmohamed7326 5 күн бұрын
Masha Allah walee qadaadweyn warkooda wuu soo dhamaaday axmaar ayaan neceb nahay hadana gedo ayuu joogaa oo xataa cashuurta ka guraa😂😂😂😂
@Hciid
@Hciid 5 күн бұрын
Adoo amxaar ah ayaa somali ka hadlaya qaladka waa xasan shiik oo kaala hadlay waqooyiga somalia adigoo ku ah jaalid
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 5 күн бұрын
Jabuuti siyaasad waxba kama taqaan caqli ciyaalnimadiina ku jooga somalilnd kibir uma baahna
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 5 күн бұрын
Ma jabuti ba siyasaad aqoon?Walee waxba kama garaneysiid ninyahow,jabuti diplomatically wa number kow!ninki garaan ba garaan
@raissoDajiya
@raissoDajiya 5 күн бұрын
Waa runta inader ❤
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 5 күн бұрын
Ismaciil macalinkisu khadafi isaaq hubsii mar Dhulbahante mar Samaron Somali gam isaga dhig
@hodanisaxaaq2055
@hodanisaxaaq2055 5 күн бұрын
Masha Allah wasiir cali noolow wasiir kuwaa afkii argagixisada kuhadlaya awdal waxba ka qaadi maayaan waayo jabuuti ayaa dabada ka riixaysa
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 5 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤ GUUL GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND 🥰🥰🥰
@clrashiidaxmed8424
@clrashiidaxmed8424 5 күн бұрын
Guul somaliland cadawga somaliland oo qadaadweyn ugu horayso waxba yeeli maayaan somaliland ❤❤❤❤
@janira7480
@janira7480 5 күн бұрын
Futadada ureso a qadadweyn ah fucin 😂😂😂
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 күн бұрын
Jabuuuti iyaduna ma qadaaad wayn baaa 😂😂😂😂😂 Somalia bes baaan u haystay Ala idinka
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 5 күн бұрын
Xil Barkhad wwasiir muxuu ogyahay degdeg u xidha ninkaa marin habaabinaya ummada xukun haddii uu jiro thanks
@AbdiweliMohumed-op4tn
@AbdiweliMohumed-op4tn 5 күн бұрын
War somalinimada oo galada hada kale waxat tahen ba lin tusiina
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 5 күн бұрын
maansha alaah wasiir cali mareexaan muu isu sharaxo madaxweyne wasiir waad u qalantaa soodhowoow
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 5 күн бұрын
hadii ay jirto goob waxa ay joogtana somaliland lkiin caac caac loma bahna somaliland guul ❤❤❤we❤our country of somaliland and we readily to defence our country no one can't make us assault
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
JABUUTI WAXAY KA SOO HORJEEDA HORUMARKA SOMALIAND GAAR WAXAY KA SOO HORJEEDAA DEKADA LUGHAYA
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin 5 күн бұрын
Awdal yaa laga xoraynayaa horta waa suaale awdal miyaanay ahayn tii dhistay somaliland tan taagan ee samaysay calanka tawxiidka leh ee samaysay heesta calanka ee samo kuwaar awdal dadka degan waa xor cidna uma baahna ❤❤❤❤
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 5 күн бұрын
Umaada muslimiinta allah ha mideeyo gaar ahaan soomaali
@drahmedarahman5198
@drahmedarahman5198 5 күн бұрын
Reer somaliland iyo reer jabuuti waa dad walaalo ah inta halkan degan ayuunbaa halkaana degen awdal waa hoygii tacliinta hoygii nabada meel caruur iyo dumar rogi karaan ka weyn❤❤❤❤
@Ahmedo-qq3ve
@Ahmedo-qq3ve 5 күн бұрын
Qabiil Somaliyeed oo wakhtiyadii miyiga meel ku shiraaya, reerihii ku xeernaa intooda badana dakanooyin iyo colaadi ka dhexaysay baa nin ka ka dhex kacay markaasuu hal wado keliya oo u furnayd buu yidhi yaan u duceynaa oo halkaana inaga soo xidha, macnaha qof ka soo dila.
@ahlanhussien
@ahlanhussien 5 күн бұрын
Wa la ogaa inuu xaasid ku yahay weligiiba somaliland oo uu somaliwayn sacaba tumi jiray ,ee hadanuun ha laga tashado mardambe yuu ina dagin
@user-ml9kd5jw7c
@user-ml9kd5jw7c 4 күн бұрын
May Allah grant us peace and unity May Allah keep the devil away
@abdallaahmed5686
@abdallaahmed5686 5 күн бұрын
Guuuul Somaliland ❤❤❤❤
@user-rafo
@user-rafo 5 күн бұрын
Rabbiin kheyri nuf haa godhuu Somali fi Oromo tokkuma We are love peaceful and developing all Somali nations with Oromo nations
@abobasement346
@abobasement346 5 күн бұрын
waxan maqlih jiray tarikhdu I yadah is Qortah Argagixisadah snm shalay xabashi bay waten matanah waa islah tarikhdih xabashi bay watan Alah nabsiguh xumah iyo dulmiguh shalay shacab bay ku xasuqayen sadexdih ku shiray jabutih matanah ilahay bah isku diray I’m so happy in irir samaleh u halkah ku baba Ay waa ilahay mahadih in cadowgih u mantah ilahay isku diroh
@hodanc6255
@hodanc6255 5 күн бұрын
2di khayano ku heshisa danta isku dirta
@muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
@muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 3 күн бұрын
Dadwaynaha jecel wanaaga iyo jiritaanka JSL way yaraanayaan wayna ka xumaanayaan. Intii marka horeba ficil xun l daba socotay waxba inama yeelayaan. Mu: wasiir aadna Waad ku guulaysatay qaybta wanaaga iyo ilaalinta dad wada dhashay guul💐JSL💐📡✓
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 5 күн бұрын
Waa shaqada somalida dafiraadu (waxaa jiraa_ majiran. War nimanka jabuuti inaga waabiya, jeer baa xukuntee,
@AyaanleiidanCabdi
@AyaanleiidanCabdi 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@shukrishukri801
@shukrishukri801 3 күн бұрын
KACDONKA XASIILINTA XOREYNTA BLUE WAVE🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴NEXT WA AWDAL🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hajii2033
@hajii2033 5 күн бұрын
cali guulguul somlialand gesi thank you❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 3 күн бұрын
Dhul dadleeyey sideed ugutashatey 30 Sano kahor soodaaquut matihid meel dadleyey inaadtirahdo xabashi baansoo dejinayaa isaaq iskufiirsada idinku first kadib dad kale eedeeya
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 4 күн бұрын
Ma is tidhi hadhuubkii baa buuxsamay waxani qaylo ka badan ,kulmiye waa wareeray
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 5 күн бұрын
Waxaan leeyahay jabuuti adeer maaha 1988 kii indhaha fur jabuuti maanta waxba ma yeeeli karto waa masaakiin
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 5 күн бұрын
Xukuumada Djibouti cadaawadeedu wey cadahay laakiin qaar baa doonaya inay isku khaldaan shacabka Djibouti iyo dictator ismail. Wasiir Siday u dhaqmeen ula dhaqma oo ku casuuma jabhadda Canfarta Hargeysa
@djamawais1857
@djamawais1857 3 күн бұрын
Canfar iyo ciise wa walaloo reer hargaysaa waxbaa ka ma qaban karan "iskuu diir"
@user-vd7jk8fp8j
@user-vd7jk8fp8j 5 күн бұрын
Awdal state movement cidina kaalatashanmeyso waxsoomaaliland la yiraahdo majirto
@MedMoud-wf2lk
@MedMoud-wf2lk 2 күн бұрын
Shararkii muqdisho kadhacay oo kale lakiin cadayn looma hayo duulaan kadhana s/land lakiin sidee u garateen dhul dadkiisa ay noolyihiin inaad ku dul iibsataan oo axmaar ka iibisaan kadibna inaa lanala hadlin
@yasinadan2179
@yasinadan2179 3 күн бұрын
Awdal wa laxoraynayaa amxaarada aad walala tihin ee aad awdal ka iibiseen baa laga xoraynayaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
NIN HORUMARKAYGA IYO JIRITAANKAYGA NECEB WALAALKAY MAAHA
@user-ey6zn9rl6t
@user-ey6zn9rl6t 5 күн бұрын
Labadi laqdabo ku heshiiso lilaahi ayey ku kala tagaan, muse iyo geele qayaanidi somali loo maleegayay ayaga ayey la dagtay
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 4 күн бұрын
Waa yaabe, tira badanaa cadawgu 1. Djibouti 🇩🇯 waa cadaw 2. Somalia 🇸🇴 waa cadaw 3. Qof kii tala soo jeediyaa waa cadawga gudaha 4. SSC waa cadaw 5. Awdal waa cadaw 6. Wiilashii buurta Gacan Libaax waa cadaw 7. Wadani waa cadaw 8. NFD iyo DDS waan cadaw 9. Cirka blue ga qofkii eegaa waa cadaw 10. Lafti Nagaa waa saaxiib [Oromada].
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 5 күн бұрын
Diinta abayaashi iyo walaalihiina waassa iyo waxa idinka dhaxeeya wassa
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 5 күн бұрын
Jabuuti iyo soomaliland waa walaallo
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 5 күн бұрын
Soo joog ayaa laga kariwaayey Maamulka Isaaqland, waxaan leenahay joojiya Calaacalka iyo Baroorta, Qabiil baa tihiin Qabiil uma talin karo.Qabiil kale .
@HassanMohamed-fe2ic
@HassanMohamed-fe2ic 2 күн бұрын
Jabuti waxa uquruxbadan in arimaha somaliya iyo somalilan ay dhexdhexad ka ahato
@hersiahmed1606
@hersiahmed1606 5 күн бұрын
Kan wasiir Ku sheegay ah, maxaad Ku samayn kartaa, idinka khiyaamay Djibouti. Awdal ragii lahaa qabsanaya EE nacnacda dhaaf. Waa la soo socdaa
@maxamuudgeedi7223
@maxamuudgeedi7223 5 күн бұрын
Macaaaaac hadaad maqasho waakan inna gumaad
@muusakahin4135
@muusakahin4135 5 күн бұрын
Saldhigyada djibouti ay bixisay baarlanka djibouti iyo shabkoodaba cidi ma waydiin iyo wadamada jaarka ah
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 5 күн бұрын
Waxa walaal layirahdo majirabe dadka badood u daaya
@hodanc6255
@hodanc6255 5 күн бұрын
Wa dalimin dad bay dhulkoda iyo badoda ku haystan somalia wanka go ay iyo qabil ban dhulkoda ku qabsana
@sharmarkeaadan7552
@sharmarkeaadan7552 5 күн бұрын
Jabuuti nio Afka haku tagina xaqeeda ini qabane markuu siyaad bare lafihiina ini diday watee lafaha ha gurtane daya ini tidhi
@moussaidriss7486
@moussaidriss7486 5 күн бұрын
Proved from tiktok 😂😂😂😂
@mahamed6329
@mahamed6329 5 күн бұрын
Iidooroow waqtigiinii dhamaa
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 3 күн бұрын
Djibouti ayaa idinxukuma oo budjetkiina idiin haya maxed isaga dhigeysaan dowlad gooni ah
@Hasnktal
@Hasnktal 5 күн бұрын
Jamguriyadu hargaysa iyo burco miyaa ilay sool waa laxoreystay beenta shacabka 30 sano loo sheegayo
@ClraxmaanMuuse-hy8rk
@ClraxmaanMuuse-hy8rk 5 күн бұрын
Qandaraaska muuse uu qaatay yaanay kuseegine qabtii qorulugud kaqaado hawlahankale kuma khuseeyaane
@mahamed6329
@mahamed6329 5 күн бұрын
Waar jabouti haka xoqane , Awdal waa xoroo aysaa iidoorna waqtigiisii dhamaaa
@sakinahss3237
@sakinahss3237 5 күн бұрын
Awdal ma idinka telo u dhigtey markad badodi ibsaten ee nolol ad uu diden no more Somaliland. Viva awdal empire
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 күн бұрын
Waxbaa baalaha iga yaacay armay awdal kadhacdaa kkk
@user-ux7tg8xl4n
@user-ux7tg8xl4n 5 күн бұрын
Weelkii maanta wa madhanyahay😂😂😂 Quus qaata
@adviceman3855
@adviceman3855 4 күн бұрын
SOMALILAND dawlaad maaha WAR Issaqan walaan yaa wax uu sheega
@mahamudh9589
@mahamudh9589 5 күн бұрын
Maxad ka qaban kartan sidi lascanod aya laydinka caydhinaya waxaba😂 ma ogidin
@kabridgas1416
@kabridgas1416 5 күн бұрын
Jabuuti is not easy 😂😂😂😂😂😂
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 5 күн бұрын
Ninkani muxuu sheegaya imika. Adeer Adiyo Adeerkaa muuse cawaan waad fashilanteen ee umaddan ka hor dhaqaaqa
@madarcali122
@madarcali122 5 күн бұрын
Jabuutii in dhulka lala siimo weeyi xadkana laga xidho dinaca Ethiopiana laga xidho
@user-ux7tg8xl4n
@user-ux7tg8xl4n 5 күн бұрын
War niyow passeport celis weeye...faqad
@maxamuudgeedi7223
@maxamuudgeedi7223 5 күн бұрын
War waad wasaqeeysantihiin ee Djbuuti ka xishooda
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 5 күн бұрын
naag naag dhalay aayga aad uu shaqeysid ayay siyasadiisu uureysa
@DaahirVMaxamud
@DaahirVMaxamud 5 күн бұрын
Jabuuti muuse ayuun baa inagu wareeriyay markii horaba .
@MaddaleCumar-bf3pn
@MaddaleCumar-bf3pn 5 күн бұрын
JABUUTINA. MAY FILAYN INAAD XIDHAAN DÈKEDA JABUUTI OO AAD ITOOBIYA SIISAAN DEKED AY UGA GUURAAN JÀBUUTI. TAREENKA LOOSOO RARO HALKAA JABUUTINA NOQOTO SAXARE. WAANA. DAGAAL IMARAAT KAGA AARGUDANAYO JABUUTI ISAAQNA FUDUDAYNAYNAYO. DADKU IDINKA ARAGTI ROON IDINKANA SIYAASISAN IIDOOROW
@naimaali4227
@naimaali4227 5 күн бұрын
Marka jabuuti ma na xukumta anaga Sheeko cidan doono ayan ka karinaynaa guul somaliland
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 5 күн бұрын
XIL BARKHAD BATUN XADHI WEYDAAN ANIGAA SHAQO KA QABAN IMANA XIDHI KARTO DOWLADU
@user-iu5sx9iy7i
@user-iu5sx9iy7i 5 күн бұрын
Af calayk wasiir cali maryxaan nooloow
@shamisali4599
@shamisali4599 5 күн бұрын
Inaa dinka abaal lehen tana cadeyna Jabuti adinke intas idin garab tagned 😂mantana inaa midh midh tv ugu soo istagten waa cajiin faysal layaba nene
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 5 күн бұрын
Dameer foqal dameer.. muxu qabanay intay Djibouti ka hadlaysay??? Futo ey iyo futo dameer.. walaalnimadiina waassa
@user-uz2rb5zx5y
@user-uz2rb5zx5y 5 күн бұрын
Somaliland in lawada leyahay iyo in lagu kalatago wax udhaxeya majiran,
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 5 күн бұрын
Isaaq xagee 6 malyan kayahay harti io samaroon ciise ayeey iska tirsanayaan io badooda asan kahan
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Hartiga aad sheegayso waa 4 habrood oo majeedheen ah oo naaso waa weyn car bal mid kale ku soo dar.
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 5 күн бұрын
Waar axmaar baan saldhig siini ciidan waa maxay itobiya se maxay ku han kabaysa bad wa inaan hella an leenahay wamay
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 5 күн бұрын
3 da xisbi 3 da madaxweyne wada ISAAQ . Ogoolada in saami qaybsiga in uu si cadaalad ah uu saameyo beelaha kale ee samaroon iyo ciise ood ku haysan cunaqabatayn ugar ah iyaga iyo degmoyinkoda,6 da gobol ee daldalan
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 5 күн бұрын
Way xiqeen gobolka somaliland wlhi kolba mid ba soo hadlaya😂
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 5 күн бұрын
ilka cadayntaa libaaxa haka moodin nabad oo ha u haysan naxariis in ay tahay sodhawaynti itoobiya marki ad qaxdeen amba ad jamhada ad a haydeen wayo waxayrabtay burburka somaaliya
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 5 күн бұрын
Jabuutii waa inoo shaqo laga qabtaa
@MohamedAhmed-cj7db
@MohamedAhmed-cj7db 5 күн бұрын
Weger walee dawlada jabuuti way iska ciyaaraysaa walee waayo ismaaciil wuxuu diidan yahay in la furo dekada lug haya samaroon waxaan leeyahay yaanan horumarkiina la hor istaagin axmaarna qaadan maayo dhulkiina reerka ciise naf idiinma hayaan 2 qof dibad meeri yaanay danihiina baabiin
@alinourosman-od2rn
@alinourosman-od2rn 5 күн бұрын
Awdal waxa iska lee djbouti wayna difacan donta markasta
@nuradinabdulahimahamed1585
@nuradinabdulahimahamed1585 5 күн бұрын
Hhhh jabuti canfar baa leh from boorama hadaan rabno inaan is xorayno anagay noo taala lakii muse iyo ina cumargeela cole dagaal gala ku galimayno
@gaaxa3847
@gaaxa3847 Күн бұрын
Kooxdan SNM waa in la afgambiyo....... meel walibaa dagaalo ayaa uga socda,
@MaddaleCumar-bf3pn
@MaddaleCumar-bf3pn 5 күн бұрын
SAMAROON. 1991 750 QOF BAA HAL MAALIN BAA. ISAAQ KU DILAY BOORAME SIDII MAALINTAA LOO GUMAADEY LOONA QABSADEY BAY SACAD MUUSE U GUMEYSTAAN DAD DHUL IYO DUUNYO INTA HADHAYNA BAAD BAA LAGA QAADAA SAMAROON IYO CIISEBA
@mahamudh9589
@mahamudh9589 5 күн бұрын
Idinba jamhad ayad😂 tihin
@yasminjama2703
@yasminjama2703 5 күн бұрын
Amxaaro la keeni maajo awadel
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
JABUUTI WAY CADAYSTAY
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 4 күн бұрын
Qabiil qabiil gumaysan karo ma jiro.
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee 5 күн бұрын
Adeer 3 gobol basa dagantihiin 😂😂😂
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 5 күн бұрын
Cuqdadland iska barooro oo bacaacda hay...
@Cabdi231-y7m
@Cabdi231-y7m 23 сағат бұрын
Kkkkkkkk somalilnd ama isaaq land ama es elem
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 5 күн бұрын
Dhagax sokeeye kugudhiftay digo uqaado digo shisheeye ku kudhiftayna dhagax u qaado bay tidhaa somaalidu somaalina meel kasti iyo sokasti way isgudishay hadana door sani mayso soomali
@user-gq6nm7yc3p
@user-gq6nm7yc3p 5 күн бұрын
Djibouti Wa cadowga waligiin ayaad odhan jirtayn lakiin anagu wa cadow idin odhan mayne lakiin jaar edeb dérange ayaad tahiin
@fahmi1435
@fahmi1435 5 күн бұрын
Ree somalilndow dalkeeda aynu difaacano eyda eydu dhashay ee baarlamanka inoo fadhiyana eynu erino huwan daarood qadaadwayn Djabuti ayaa duulaan inagu ah cidi nolol inooma ogola
@user-lq8gr2dm1k
@user-lq8gr2dm1k 5 күн бұрын
Screenshot miyaa cadeen noqotay 😂😂😂😂😂😂 wasiir wax barro
@mudiali719
@mudiali719 5 күн бұрын
Isaaq 6 million miyaa ninku been badnaa lol ?
@adanbile4237
@adanbile4237 5 күн бұрын
Awdal ma adigaa leh ? Inangumeedyohow
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 5 күн бұрын
Waxaaso dhan wa wada been. Indhihiina unba inisabwirtay waxa aad shegaysid wayo iniga aya kashikisan CADAALA DAR'RADA ADKU SAMAYSEEN GOBOLKA AWDAL IYO SALAL. SNM ma ogola cid aan ahayn isaaq inu waxlaqaytamo.
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 5 күн бұрын
😂😂
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 5 күн бұрын
GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE GOBOLKA AWDAL WAXA ISKALEH GADABURCI & CISSE SNMLAND & ADIGU GOBOLKINA HA IDIN KU FILANTO BURCO SII AMXAR DULMI JACEYL
@AbdiweliMohumed-op4tn
@AbdiweliMohumed-op4tn 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 5 күн бұрын
Muxu maalin qudha ugu jawaabiwaayay intay hadlayeen dhilooyinka Djibouti?? Fataal foqal fataal.. ciyaalasuuq foqal ciyaalasuuq!!!!
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН