#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Пікірлер: 23
@Between-earth-and-sky24 күн бұрын
Inanka yar ee la soo diray ee aan geeridii Nebiga ogaynow Wuxuu xaaraan ka noqday dhowr maalmood:- 1. Maalintii Sool bari ciidanku ka soo baxay 2. Maalintii kastamada Gabiley iyo Berbera la bartilmaameedsanayey 3. Maalintii Garbahaarey 4. Maalintii Skuulka Abaarso 5. Maalintii buurta Gacan-libaax ee la yidhi HA iyo HJ shirkayaga ma iman karaan. 6. Maalintii la yidhi Harti baan nahay oo Yusraa nala yidhaa oo Isaaq ma nihin 7. Maalintii la lahaa Isaaqii dhedigaa ee Cirro laga dhigayey Mujaahidkii Muuse 8. Maalintii maalintii miyaan dhamayn karayaa ......
@cabdirashiidxuseen804224 күн бұрын
Yes , Jawaab ku filan.
@jamaadnuura1024 күн бұрын
Caqliga ha waayin waa halkii Edna Adan Allah ha sharfee tidhi markay faqashta ka hadlaysay “saqajaankeena iyo doqonkeenaa la faganayaa oo laynoo soo adeegsadaa ” kuwanina waa farac faqashta waa cadawgii gudaha oo naflacaarid ah.
@hanalander24 күн бұрын
WAA RUNTAA! DADKA WAXAY MOODAYAAN CAWAAN! INTAY INAMO IYO QAAR CALOOL USHAQAYSTAYAAL AH LACAG SOO SIIYEEN AYAY MOODAYAAN WAXAY GEESTEEN IN LA ILOOBAY.
@ibnubacays806323 күн бұрын
Insha allah muse xadhig uu ina dhaafayaye intaa u hadhay dulqaata
@Sacad-eg7ui24 күн бұрын
Xildhibaan khaalid wuu u damqanaayaa dadkiisa dulmiga lagu haysto ee xadhiga dhaca garawa haweenka gabiley dulmiga loo gaystey waa xildhibaanka ka liya ee damqashada u muujiya shacabkiisa
Qof jira hadaad tahay: Ragagi Xamar laguma jidh dileen? Maxaad ku ilawday Ragaga cadawga xamar jeelsha ku qalanayaan.
@cabdirashiidxuseen804224 күн бұрын
Bari hore
@mowlidabdi920924 күн бұрын
Tacadiga shacabku waa astaamaha lagu garto maamul sii socoda oo ay u dhammaatay!!
@user-gr4dz7ku4j24 күн бұрын
idnka yidhi reer wadanyoowo qabyaalad baanu ku codiinina miyaa ilwoodeen qudbadihiinii reer wadaniyoowo
@jamaadnuura1024 күн бұрын
Neef Kolkii ay yidhaahdeen Dhadig isaaq weeyaan Habar Awal Kolkii ay yidhaahdeen Carnashiidaa codka lagu doontaa Kolkay yidhaahdeen waa garbahaaray Kolkay yidhaahdeen waa ehelu naar Iyo qaar kaloo badan
@jamuuriyadasomalilandhanoo459124 күн бұрын
MARKUU XOGAYAHIISU GAARKA AHI UU GABILEY GARBAHAARAY KU TILMAAYAY AYUU GOBOLKU KA TASHADAY CIRO CAANO FADHI
@abdulsamater715124 күн бұрын
Waar xirsi iyo Ciro ayaa qaadka kuu qaaday
@FaysaFaysa-ib8yz24 күн бұрын
Waar muuse judaan meelna madhaafayo ee codkiina kuciilbaxa.
@dauuddaaauud833924 күн бұрын
Yaa ku cabudĥyay beenaale
@nimonimco306324 күн бұрын
Nin la leyahay ayaad tahay. Hadii lagu ibsaday dee Umada u sheeg lakiin shacabku wax walba waa ogyahay. 😂🤣😂
@qwertyaserty840424 күн бұрын
khayiminta hal maagaalo dowlad ku noqoni maysane waanu guudoonay dagaalka add iclaamiseen Ashir dagaalka waanu kaa gudoonay si xaraga ah bilaa cay iyo ceeb kolay hal tuulo xitaa mamuul goboleed ku goyni wayse jaahinliinti dhulbahante tigidhka qaxoontiga u jar mar labaad !!!!! reer daroodismi anigu wadan iyo calan ayaan ilaashanayaa ee qudhun iyo qabiil kuma jiro !!!!!!!! hadaad issaq donaysaana haydinka muqato oo dhulkinood gubtaan iyo dadkino qaxoontiya mooye bal cadaysto burco qabsada cadeeya warkina inaad issaq radinayssaan lakin haday somaliland tahayna horta maydkayga dhaafa kolkaa hadla !!!!!!!!! from saylac somaliland wadkii daroodismiga iyo isirnacayb garaadkina gala dagaalkana warkayaga waa hayaa kolku noo yimid
@jamaadnuura1024 күн бұрын
Qadaad wayn Amisom waa baxaysaa sow maaha xero kaloo dhadhaab 2,3,4 baa kenya idiinka diyaarsan idinkaa is cuni sidiinii SOMALILAND oon idin soo gaadhinba xamar baa calaamadsan cidda laga saarayo
Cawaan wax Cirro oodwayne ku haysta ma arkaysaa maxaa Gabiley loogu Suxayaa ??????nin waliba degaankiisaa Allah baday codkooda isagaa iska leh inta kalena waa u dhex iyo sidii dadka loo kasbado Gabiley Allah ka dhigay cidduu ka dhigay miyaa la cawryi