masha allah muuse bixii waa mujaahid uu rabi ku manystey geesnimo oo ilaahay qadarkiisa garnaaya.💪 maxaa isku keenay gaal xunoo fulaya gacntiisib dir qibaa lagu arkayaa 😄😄
@idilkabaibraahim61182 жыл бұрын
Mash Allah tabarak Allah somaliland guul 💚💬❤
@jimcaalefowzi33962 жыл бұрын
Mashallah somaliland guuul
@brbynulolilumu2 жыл бұрын
Maasha Alaah
@lovely-ls5xp2 жыл бұрын
Ilaahayoow la garabgal madaxwaynahayga sharafta leh🥺🥺 illaa dhalinyara nimadii sii ayuu wadanka u halgamayaa💪madaxwayne u dhigma wali ma arag Dunida oo dhan hadii la soo maro Mudane muuse biixi cabdi oo kale lagama soo helayo🥺💪 ilaahayoow geedkuu beeray midhihiisa tus🥺🥺🤲🤲 ilaahayoow xafid
@kadidjasouleiman43032 жыл бұрын
Masha Allah hambalyio Madaxweynaha Qaranka
@hungyang58092 жыл бұрын
Walahi banay waxba ka ogayn security Madaxweyne madaxa la so baxaya easy target
@fuadwarsame66882 жыл бұрын
Waa qaab daro runtii, dad gaadhi eryanaya ! Motooyin May kaxaystaan
@hungyang58092 жыл бұрын
Re-asses your approach towards security concerns asap
@myway38012 жыл бұрын
👌👌👌👌❤💚💟
@HawrarLyrics2 жыл бұрын
Madaxwanaha jamhuuriyada barakaysan waa mujaahid isagoo nool janada loogu bushaareyey , in kastoo dalku amaan yahay hadana in nabadgelyadiisa la sugaa way haboontahay.
@axmedfarax22172 жыл бұрын
halkaas jano bushareynta ka astaqfurayso qaybka alle ku maqan kamaad soo waramine cidii nebi maxed salalahucaleyhiwalsalam u ka waramay ayuuba la odhankaraa cidkale Maya iska hubi maslada sharciga
@kaptanmexico9162 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdosaid22222 жыл бұрын
War ayno xishoono.
@soomaalilandxassan80842 жыл бұрын
Guul somaliland
@goodman7852 жыл бұрын
waxwalba yeynaan iiskula imandee ,inamada ha lagadaayo waxaas oo dhiba oo orad ah ,ee ninka wada ama gaadhiga kuwada m/weynaha aadyar ha wado si ay ilaaladu aanu dhib igu dhicin eeshqiyaasik
@husseinnur82502 жыл бұрын
Ma dacaayad buu uga jeedaa mise amaan. Cajiib. TVgan isagaaba cajiiba haddii halkaa wax dayo.
@ifrahmaxamed12102 жыл бұрын
Sida farmoojo amisom ma ilaliso muuse biixi cabdi waxa ilaaliya ilmadeeradiii qadad wayn down
@habanewaikaa24482 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk 🤣💯
@yaasir19362 жыл бұрын
Kkkk waa jambal way igu talo galeen , waanu idin fahany habar lovey
@xamdixasan12842 жыл бұрын
Kkkk
@transsomalirealestate30042 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamoudsharif5722 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waar maskiinta ka daa ciyaartay ,oo gadhiga saar
@lovely-ls5xp2 жыл бұрын
Madaxwaynuhu hadal ma karayo💪😂
@mukhtarfarah9692 жыл бұрын
copy and paste
@Gob_gobonimo2 жыл бұрын
Dhaqankii Riyaale ee Siilaanyana ku dhaqmay, baguu joojay muuse.
@habanewaikaa24482 жыл бұрын
Midna "ballistic nukelear" rido dheer gaadhaya bu gacanta badhankisa ku haya midna waa kaaas kkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣
😂😂😂waa runtaa lakin way qayilaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from hargaysa
@puresomalilander69512 жыл бұрын
FARMAAJO maysaga sida shacabka dhex mara QOLBU KU JIRAA BAYDHMAN UYAALAYE CAR HAL VIDEO SHEEG OO UU MUQDISHA SAA UDHEX SOCDO ISAGO SHACABKUNA SAA KU YAHAY
@toosanmohamed71622 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 ma iyaga dhaqaaqi karayayba say jad u cunayen bay calosha qadi kari la ayen security kas lama idha wll