Ismail Dannan Razamaal (REACTION)

  Рет қаралды 21,682

Hosow Pro

Hosow Pro

3 жыл бұрын

WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 142
@najiibmohamedadam645
@najiibmohamedadam645 3 жыл бұрын
Qof wanaagsan ixtiraam badan hadal heli og hadaladiisana miisaaman yihiin qofna aan ku xad gudbin 3sano aan ku xirnaa inta aan ka arkay views kana meel qaldan aan kagalin hormar kuu rajeenaa my bro♥️♥️♥️
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Najiib HAL SUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@Queenberlula
@Queenberlula 3 жыл бұрын
Masha allah hore usoco walalkey osman hosow guul ayan ku rajeynaya iyo horumar balaaran🥰❤
@shamislula6721
@shamislula6721 3 жыл бұрын
Walal hossow waxan kugu hambalyeena sanad guuryadi sadaxad ee guurkaga inkasto 2days kadhimantahy hadana waa kusoi hor marinayaa 29/sebtember/2020 HAMBALYO walalkey
@hosowpro
@hosowpro 3 жыл бұрын
Thanks Walaal I badan
@user-wf6dg7if1i
@user-wf6dg7if1i 3 жыл бұрын
Best reaction ever keep going brother 💪
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Saciid WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
Heestan dhaliil ma leh abti 💯💯💯👏❤️music ha dhihi cod ha dhihin style ha dhihin duubid ha dhihin was dhisan ✌️
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Kifah HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@ibrahimgure1658
@ibrahimgure1658 3 жыл бұрын
I loved this reaction very clear and professional..I love the references great video !
@fahiimojamal6931
@fahiimojamal6931 3 жыл бұрын
Tha best reaction ever keep going my brother 💙🌹🌹❤️ love u brother
@ramadaanmxd4608
@ramadaanmxd4608 3 жыл бұрын
Reaction xiiso leh iyo tusaaloyin mudan in wax laga faiideysto oo wada socda bravo 👏🏻 hosow
@abdinasir5544
@abdinasir5544 3 жыл бұрын
Waan sugaaay tnz bro hosow
@gudbayeofficial7953
@gudbayeofficial7953 3 жыл бұрын
Nice reaction legend hosow👌
@mascuudjaamac4214
@mascuudjaamac4214 3 жыл бұрын
Wcs legend of reaction hossow pro keep going 👍👍👍
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Streem live aa waar waad salamantiin
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Mahamed ZXB HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@qurahiima9057
@qurahiima9057 3 жыл бұрын
M.a best reaction waan sugeeynay Hormar wacan hossow
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Quruhiima ABAAYO HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@awalegodane8585
@awalegodane8585 3 жыл бұрын
Keep going sxb hosow 💯✋
@husseinmohamedhassan4087
@husseinmohamedhassan4087 3 жыл бұрын
Masha Allah Aling-aaw keep going 👏👏Meghil Obooshey
@rasta023
@rasta023 3 жыл бұрын
M.a wll Hosow pro 😍King of Reaction
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Biil....WALAAL HALSUBES KAREEB IGU CAAWI A ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@drsubax7448
@drsubax7448 3 жыл бұрын
Best reaction Hosow pro horay usoco
@salmaaxmed8327
@salmaaxmed8327 3 жыл бұрын
HeesTa inTa adga reaction kso bixineso sugaaye🧡😘keeep Going wllkei hosow Sida wx ino fahansineso ka helaY Mrlwpa kugu xiranhY😍🌹👏💯💖
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Samara ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@Khadar_8
@Khadar_8 3 жыл бұрын
hanbalyo wall 100k masha allah
@AYAN_JICIB
@AYAN_JICIB 3 жыл бұрын
The one and only aan reactionkisa aan jeclhy wll Hosow pro 🔥💥🙏🏼
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Ayaan ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 3 жыл бұрын
Keep gling ustaad hoosow
@moyare2784
@moyare2784 3 жыл бұрын
Hosow Waad Qaldan Tahay Bro Dheesha Wey Saxan Tahay Heestana Wey Macaan Tahay🤟🤟
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Mo yare WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@moyare2784
@moyare2784 3 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 ok
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 3 жыл бұрын
Hosow hormar wcn wll 😍100 wax ugu dhiman is so noleya dhalin yaro
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Armaan HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 3 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 ok wll
@kaletofficial691
@kaletofficial691 3 жыл бұрын
Best reaction keep going brother 💚😍
@cuthmaanyare7700
@cuthmaanyare7700 3 жыл бұрын
Keep going ustaad hossow pro💯💯💯💯
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Cutmaan WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB
@sadiq_deeqsi1
@sadiq_deeqsi1 3 жыл бұрын
Hoosow bro keep goin Fadlan qaabka studio gaaga inoo soo duub cismaanoow bro
@marwonur5325
@marwonur5325 3 жыл бұрын
Hosow pro...mansha allah....reaction wacanbaad saartay...kan yari sidanuu ilbaxnimo mooday beryahan...intii uu qurbaha tagay qaarba ka waalay
@ladaneey509
@ladaneey509 3 жыл бұрын
Walal hosow waxyara uga dhiman 100k gaarsiya wallaalahow shere gareeya waa qof aad iyo aad u wangsan Hosow😍🤴
@hajiabdurahman8083
@hajiabdurahman8083 3 жыл бұрын
Your The One nd Only KZfaqr
@mahadofficial2439
@mahadofficial2439 3 жыл бұрын
Bruh hestan in lagu dhago we ka dhan thy🤣muqalkana hba shegin in wey hore usoco
@thenaturallife8467
@thenaturallife8467 3 жыл бұрын
Qof mudan inuuu helo 1m sub balse ey somalidu ku jiifto😞 Keep going bro
@c.rixiimmugdi7939
@c.rixiimmugdi7939 3 жыл бұрын
Haa wlhi hadaan awoodo 1m.iyo ka badan waa siin lahaa wphi
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 3 жыл бұрын
Hal malin ayaa anigo kulul wax iska So qoray sxb iga raali ahaw hosow pro legend ba tahay runti Channelkagana waku xirnahay mar wlba iyo sacad walba❤️🙌🏾
@hamacade
@hamacade 3 жыл бұрын
My boy Hosow!
@xamdaqaaliaamin6949
@xamdaqaaliaamin6949 3 жыл бұрын
❤❤❤wan ku wataa keep going
@fartuuncabdulahi2235
@fartuuncabdulahi2235 3 жыл бұрын
Horey usoco hosow walal
@fahadibraahim1251
@fahadibraahim1251 3 жыл бұрын
Keep going bro hosow
@filsanali5663
@filsanali5663 3 жыл бұрын
boqorka reactionka keep going wllkay hosow pro
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Filsan ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@filsanali5663
@filsanali5663 3 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 wan ku saray wll
@adnabaashe9717
@adnabaashe9717 3 жыл бұрын
My Big brother 🙏😍❤️💯
@faadumodheman7020
@faadumodheman7020 3 жыл бұрын
Wlky waan ku salamay hosow salaan sare
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Faadumo ABAAYO HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@sumayaaadan3894
@sumayaaadan3894 3 жыл бұрын
Reaction aan sugaaye legend keep going 💯✌
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Abaayo sumaya ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@dr.abuubakarmuxiyadiinxuse5464
@dr.abuubakarmuxiyadiinxuse5464 3 жыл бұрын
thank hosow pro.
@Khaalidka
@Khaalidka 3 жыл бұрын
waxaan rajeynayaa in ay fikrado ka qaadan doonaa talo bixintaada. waxa qurxoon waa in la sii qurxiyaa, oo aan meeshaada la taagnaan
@bashiirhajji2575
@bashiirhajji2575 3 жыл бұрын
Keep goin pro hosow
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 жыл бұрын
Shaqo fiican baad haysaa hore u soco
@sabaaxmahamednuur3445
@sabaaxmahamednuur3445 3 жыл бұрын
Really wa ku faraxsanhy ina ku aqano cosman
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 3 жыл бұрын
hosow runtii anigu waxaan vidoe u daaawadaa in aaan wax ka korodhsado video kasta oo aaan an dawado waxbaaan ka fahmaa thanks you taa labaad waxaad tahay nin waxii qaldan aan kaa aamusi kaarin ayaad tahay qofkuna waxuu xirfada u leeyahay waa in uu ka hadlaa sidaada waanad mahadsan tahay libaax waxaad tahay dadka runtii chaannel kooda wax laga faaido
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Abdi wahab WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@anizahidig3645
@anizahidig3645 3 жыл бұрын
M.a hosow wllkay qali hormar wcn tageero buuxo
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Aniza ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@fatimaosman4995
@fatimaosman4995 3 жыл бұрын
Best reaction 💯👌
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 3 жыл бұрын
We like ur reactions bro keep going
@nasiryare3366
@nasiryare3366 3 жыл бұрын
Hosow sxow awey sxka 🔥🔥🔥🔥
@fadumiinainasheekhadam5986
@fadumiinainasheekhadam5986 3 жыл бұрын
Waxan sugnaaba waa adigoo gaara 100k i.a dear bro keep going
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 3 жыл бұрын
6:56 fananka ciyar kale kensuu islahaa waaka qaldantay
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Fatima WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@universallove7116
@universallove7116 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@ismail.5g644
@ismail.5g644 3 жыл бұрын
walaal hosow Pro Waan ka Helay Qaabka Aaad Reaction uga Bixisay
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 3 жыл бұрын
Asaxabay pls I soo boqda
@mohafaaid7443
@mohafaaid7443 3 жыл бұрын
Isxaasid nimada waa mideey somalida hormarku gaariwaysay waxasi reaction Mahan pro Ismael dannan waa nin tagay don't return later
@Sakariye167
@Sakariye167 3 жыл бұрын
Yes fakin you have a look forward and the same way that is the first time since the start of the start
@Rashkacaddow
@Rashkacaddow 3 жыл бұрын
Hoosow zxp muuqaladada wey iga gadanyihiin wlhi pro
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 3 жыл бұрын
Wcs wallky wlhy inaad kaso fal celiso aad ban u jeclhay wll keeping
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Sham sa ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 3 жыл бұрын
Woooow
@cawocali4218
@cawocali4218 3 жыл бұрын
Osman hosow keep going
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
best wlky
@elmijunior5527
@elmijunior5527 3 жыл бұрын
Bezt Reaction😍
@abdiwahabhajir4900
@abdiwahabhajir4900 3 жыл бұрын
keep going legend
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Abdi wahab WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@nashaadabdiaziz3533
@nashaadabdiaziz3533 3 жыл бұрын
Reactionka danbe beyonde so farisi adi iyo biyonde macnaha hosow channelka 95 inu dhaafo xaq bu uleyahy 100 xiro 👍
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Nashaad WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@ismacildahir3709
@ismacildahir3709 3 жыл бұрын
Yaa ila arkay hesow inu yahay best reaction somalida
@xidigtaawdal6463
@xidigtaawdal6463 3 жыл бұрын
Wax dhaliila ma aragne waku sidee pro horu hayso😂
@Arab_entertainment
@Arab_entertainment 3 жыл бұрын
Reaction xaqiiqi ah wa kan Kaliaya reaction uma arko Ee wa reaction cashar laga fa'ido
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 3 жыл бұрын
Maansada: Hooyo Waa cajiib Nala Soo Daawo ▶️ kzfaq.info/get/bejne/rKmEgK6qy6zUnWQ.html🌐 Hadaad Hooyo jeceshahay Like Saar ❤ 🇩🇯🇸🇴🇮🇹🇦🇺🇲🇾🇰🇪🇪🇹🚨💯🚀🎻
@ayanabdi153
@ayanabdi153 3 жыл бұрын
Hosow you are so right about him 😩 ismail danan he’s been disgusting nowadays .
@husseinmohamedhassan4087
@husseinmohamedhassan4087 3 жыл бұрын
Ninkan anagii dawaneyney ayaanba ku daalney Iswalaaq bathinaa😂😂😂
@Sumayah_hersi
@Sumayah_hersi 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته wllo
@XOGMALGROUP
@XOGMALGROUP 3 жыл бұрын
Sxbow aawe part2 ee wareeysigee actorka somaliyeed ee hollywood ka tirsanaay bro inoo soo daat
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Hohmal HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@MN.4K139
@MN.4K139 3 жыл бұрын
Wll hosow background ka dambeyah halk laga hela isag sawir ah ma sidan o kle ah plz
@ilhancabdullahinoor8162
@ilhancabdullahinoor8162 3 жыл бұрын
Kabadbadiska dhibkase ledahay waxyabo an lajeclesan Karin aye kenesaa like this sidakale heesta cajab waye
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Abaayo mcn ILHAANEEY HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 3 жыл бұрын
Hosow waan kugu raacsanahay fikirkaga in uu badalo ciyaaraha uu muqalka kuso bandhigo Ismail Danan halkas qaab ee uu madaxa ruxo ee uu last four songs kuso bandhigay ma ahan wax muqaalka dhadhan u yeelayah. Salama Mr. Hosow 😍 big fun
@ugaasadii
@ugaasadii 3 жыл бұрын
Aaadbu u cod macanyahay hadan lays xaqirayn❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 жыл бұрын
cadi mahan hest hosow xalay ayan arkay melo badane wan kusoarkay
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 3 жыл бұрын
Nnio editing kaguh uu wacnyey lkin yara caadpa kujireh plack ku dar ama wx kaleh
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 3 жыл бұрын
Still waiting🙄
@bintumohamed5195
@bintumohamed5195 3 жыл бұрын
Wuu kusii dardarayey kkk waka isasalsalaxay😂
@maxamedxasan3927
@maxamedxasan3927 3 жыл бұрын
Aad io aad lpx wlhi wanku wataa
@hamse8704
@hamse8704 3 жыл бұрын
Ardaydii furinle ayuu ahaa danan isaga io cadceed halkaas ka barteen musiciga
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 3 жыл бұрын
Heestan iswalaaq baan u daawan wayay kaliyaata audio baan u dawaday
@mohamedbiibshe3580
@mohamedbiibshe3580 3 жыл бұрын
#MY_Teacher hosoW Nin #MazuL_Ah 🙏🙏❤
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Napiil ZXB HALSUBES KAREEB IGU CAAWI A ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB
@mohamedbiibshe3580
@mohamedbiibshe3580 3 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 Kuu SaaraY My br0 Keep Going
@hodancaday5496
@hodancaday5496 3 жыл бұрын
Fanka soomaaliyeed waxa saldhig u ah murtida iyo dulucda heesta, maynan ahaan jirin dad bilaa murti ah oo ku qariya music, taasi waa mid ta 2 in la dhex raaciyo afqalaad Mahan sababtoo ah in jeelka cusubi waa in ay bartaan afkooda hooyo waa wax fiican,ta 3 xaadna dad dhaqan u leh in heesahooda laggaaga ciyaaro baararka ma nihin ee waxbaa soo guuxayee yaan la dhaqan badalin fankeena, kuguma raacsani anu in la badalo qabka soomaalidu u hees jirtay!
@hajiabdurahman8083
@hajiabdurahman8083 3 жыл бұрын
Osman Hosow pro
@mahadMdAcademy333
@mahadMdAcademy333 3 жыл бұрын
Nio nin ka reaction fcn wan wayy
@munajama7082
@munajama7082 3 жыл бұрын
Aniga waan arkay qeybtaas in laga fiicnaaa lkn still heesta macaankeeda igu socday
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Muna ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 3 жыл бұрын
Hees hees dhaftay
@nashaadabdiaziz3533
@nashaadabdiaziz3533 3 жыл бұрын
Wlo so gali short filim ki sidi imada ku horee oo kale barnamijyo cusub kuso kordhi channelka aad ba lagugu xiranyhy
@jeetcae592
@jeetcae592 3 жыл бұрын
Sxb libax ad tahay karti leh wlhi wnn ku tageera 🙏
@aarka8204
@aarka8204 3 жыл бұрын
Hasow bro biyonde waa u xiisnee maa markale na hor keentid hadeey macquul tahay
@maymokhalaf2477
@maymokhalaf2477 3 жыл бұрын
Dance gan dumarka oo kaliya me leh kolay qofka dance ga yaqaan ama wuxuu yahay kala barbartay ayuunbaa fahmi kara ma lihi waan aqaaana anigu lkn hadana anigu fanka soomalida oo kaliya ma ku xidhni fanan kala duwab oo ay umado kala duwani leeyihiin ayaan daawada lana socdaa. Marka wax khaldan kuma arko danan waa fanaankii u horeeyay ee aan sida aan fanka soomalida la jeclaa usoo heesay in lagu dhago heestani wayla wayntahay
@cjaminfilmmaker
@cjaminfilmmaker 3 жыл бұрын
heesta ciyaarta ka daa reaction magaranayside ader
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 3 жыл бұрын
Free ku baro #Technologyda oo kusoo biir channalkeygan ........faida wcn.........
@tayasanqafal4286
@tayasanqafal4286 3 жыл бұрын
Somali laxan cusub lasaray waaye
@user-rh4bm6nd2h
@user-rh4bm6nd2h 3 жыл бұрын
Sax dhesha wa kanadbadis kula qabaa bis hesta kahadal maleh
@c.rixiimmugdi7939
@c.rixiimmugdi7939 3 жыл бұрын
bilbord waa ku heystaa gar iyo gargardaro
@muhzinfootball61
@muhzinfootball61 3 жыл бұрын
Ku yaaca
@somaltech6829
@somaltech6829 3 жыл бұрын
Isoo booqo hadaad ieceshahay barasjada computerka kzfaq.info/get/bejne/a79ofKqm2K7Plnk.html
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay ( REACTION)
8:03
Hosow Pro
Рет қаралды 12 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Maxaa ka soo kordhay xaalada fanaanka Ismaaciil Danan?
11:01
MM Somali TV
Рет қаралды 73 М.
ISMACIL DANAN RAZAMAAL DIRISLE REACTIONKISII
8:50
Dirisle Abdi
Рет қаралды 54 М.
ISMAIL DANAN FT AYAANA II KAALAY KING CK REACTION
11:27
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 157 М.
ISMAACIIL DANAN OO KU DHAGEEN KAFI ABDI IYO ABWAAN CAYN REACTION WAALI AH
23:07
Mustafe Dollar | Ilmada Haw Qubin Xasuusta * REACTION* Part 2
14:04
#рек #рекомендации #подпишись #edit #gravityfalls
0:13
Дед максим и мишка
Рет қаралды 1,3 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
0:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 3,9 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 19 МЛН
Первые шаги сына😨🤣#сериалы #фильмы
0:31
Кинокомбо
Рет қаралды 1 МЛН
Straight to Huanglong hahaha
0:16
Control Trolls
Рет қаралды 18 МЛН
В аэропорту с мамой
0:48
Штукенция
Рет қаралды 764 М.