No video

Hubkii ugu badnaa abid oo gacanta lagu dhigay & Halkii loo waday!!

  Рет қаралды 67,875

Hussein Jama

Hussein Jama

Күн бұрын

Hubkii ugu badnaa abid oo gacanta lagu dhigay & Halkii loo waday!!

Пікірлер: 288
@zahraabdikadir6941
@zahraabdikadir6941 Ай бұрын
Mareexaanoow markii la idiin yaabo rabi ha idiin yasiro aamiin yaa allaah from mj ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Ай бұрын
Scw scw scw❤
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-hq2in3km6d
@user-hq2in3km6d Ай бұрын
Scw scw scw ❤
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@Dulqusley
@Dulqusley Ай бұрын
Marexan not easy from dhulbahante 😂
@Somfox1
@Somfox1 Ай бұрын
Waa arin yaab leh walee !!! Dowladan Xasan Sheekh Umadii Somaliyeed way isku wada dirtay cadow shisheeyana ka difaaci mayso . YAAAB
@user-nf5gn2ps5o
@user-nf5gn2ps5o Ай бұрын
Al xaamdulilaah Rabillalamiin viva marexaan sade curadki daarood ismaciil al Jabarti 💪
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu Ай бұрын
Ma adigaa Curad ka dhigay??
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
mayee illaahay baa curadkii daarood kadhigay adeer mad ooyaaysaa adigu kaxuneey
@libananoghele3395
@libananoghele3395 Ай бұрын
Curadnimadii iyo sanadii xitaa ma cuqdad ba ka heysa alah ku caafiyo​@@Casriyah-jq8gu
@user-dt1ws5ed2d
@user-dt1ws5ed2d Ай бұрын
Miyaad ku faraxsantahay in hubkaasi wixii dhib ah ee kasoo noqdaa adiga kugu dhici doonaan 😅😅
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
​@@user-fr8kw7vy9mqabil ku faaneysan godka bilaa caml galysan
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Hanbalyo tolkay ❤Mr guulaysta geesi yaasha ❤cadowgii hajabo Aamiin ❤💪💪💪💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁😍😍🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💯💯
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Cadowgu wa ke somali miyaa 😂😂😂😂
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare Ай бұрын
Sxb aniga marixaan ma ihi lkn waan tageersanahay dadkaas sharafta badan……
@zahrahassan5808
@zahrahassan5808 Ай бұрын
@@Fircoon-yareMahadsanid: Magacu waa-Mareexaan👍
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare Ай бұрын
@@zahrahassan5808 marixaan waxaa ka dhaahey Aabo siyaad bare ilaaah janada hageeyo…..waa dad wadankaan wax badan u soo qabtey….. soomali weyn ilaah qaluuntooda ha isku furo
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Hubkaas waxa uu la midyahay waa lacaktii 9 000000 malyan aheyd ee emaaraates weeye waa guul allaah siiyey weeye ✅✅✅
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Ай бұрын
AAD BAAN URAAGEERSANAHAY IN BEESHA MAREEXAAN AY GACANTA KUDHIGAAN QANIIMADA LOO WADEY BEELAHA XASAN DHIIQO. FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@ahmedalin
@ahmedalin Ай бұрын
MAREEXAAN AYAGAA KA SOO QADAY ETHIOPIA HADANA WAXAA LEEDIHIIN WAA BILILIQAYTEEN. HADALKAAS ISKA QABANAAYO.
@maarmaar6136
@maarmaar6136 Ай бұрын
Hambalyo rer MR hubkan libaan suluq 'sabir shuuriye iyo mahad karatay ayaa so dhiibay ineey maanta gacanta alle u galiyay MR Waayo dowladana somalia ayan ognahay iney hubba ugu badan so siin jirtay beelaha kale
@ubax3018
@ubax3018 Ай бұрын
1991 hubkii shacabka gacantiisa galla ayaa wejigaa Nooyeelay maanta caabud waaq Maanta ayaa looyaabaa waxba haku farxin ayagaa isku dilaayo Shabaab haduuleeyahay hadaa Looyaabaa mr
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 Ай бұрын
@@ubax3018MR horey ayey hun badan u heystaan iyaguna iskuma dilaan ee cadowga diba ayey iskaga ceshan , alle ayaa kashifey cid wadataeyba
@libananoghele3395
@libananoghele3395 Ай бұрын
​@@ubax3018wxa heysid so daa saa ku geli jiray weli cashar kamadan baran sidii ferro qububux
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q Ай бұрын
Hambaliyo ,Mashaa Allah Tabarakallah Allah. Waa lagusugay xassan gurgurte ayaa dalbaday inuu kulaayo mareexaan iyo Daarood ismaaciil oodhan. Inuu qoor qoor kurido ayuu rabay Soomalida wada dagto ayay rabeen inay iskudilaan. Allah SWT ayaa mareexaan uhiiliyey inay helaan hubkaas farada badan inay bilaash kuhelaan. Alhamdulillah Allahu Akbar. Guul iyo gobonimo mareexaan Sade iyo dhamaan Daarood ismaaciil caruurtiisa. Mahadsanid ya xuseen ❤🎉❤🎉❤👏👏👏👏👏👏👏👏
@omar-de9dg
@omar-de9dg Ай бұрын
Waa shirqool ay itoobiya iyo xasan shiikh umada Somalia yeed umalegayen illahay ba gacanta marexan galiyay waa guul iyo badbado marexan guul
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Ай бұрын
Xaqii ayaa feedha ka dilaacay! Ilaahay wuu arkaa xaqdarrada lagu hayo dadkaas magaca lagu eryanayo!
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir Ай бұрын
Alla Marexaan ilahay jecla Hubkii lagu xasuuqi lahaa bey Gacanta ku dhigen masha Allah war Ku fara Adeega oo yaana la idinka soo celin guleysta marexaanoow ❤️
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Guuuuuuuuuuull mareexan hubka ay Helen wakii cadowga isaga difaci lahayeen
@user-mk4eh3yy6h
@user-mk4eh3yy6h Ай бұрын
M.allah walee marexan xaqa baa uhiiliyay waa umad nasiib badan gulesta
@abdishakurl8981
@abdishakurl8981 Ай бұрын
Alxmdulillah marba hadduu Gacanteena Soo galay🇱🇺🦁🔥❣️🤟
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
ALXAMDU LILAAHI❤
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Guul beelwenta mareexan sade guuleysta marwalba inshallah
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Ай бұрын
Maxaa guul ah , hub gacan shacab galey walee hadey dhibaato gacmahooda kuqaateyn , hubkaasi kuleey qabiil iyo jufooyin mareexaan kamid ah uunbaa iskudhameyn doona , hub Ethiopia dhankeeda kasoo galey ujeedka laga leeyahay uun ayaa ah qabiilada in ey iskudhameeyaan , berina qabiil kale baa Ethiopia hub udoonanaya dir ama hg markaa aniga guul uma arkee in lagubo dab laqabadsiiyo baa qurux badanaan leheyd kuleey dhiig Muslim uun baa lagu daadinayaaa gaal lagulama daalamayo
@bby6
@bby6 Ай бұрын
@@ibraahimmahamud5148 inti u cadowgoda heli laha ilen meshan dowlad mooryan ah ba jirta so ayaga ha heestan Mr mangab
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf Ай бұрын
Guul MR. Horey u socoda . Soo Ceshada Gelinsoore, Dhuusamareeb iyo Meelaha idinka maqan. Baraxley na waa in lagu kala baxo. Xaq soo ifey. Iidoor iyo Hawiye ba Hub qaniima laga heley. Daalmiinta Allaha la rogo.
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Ай бұрын
Ilaaheye Soomaali xaqa ha tuso 2024 Wali huba layesku ururasanyo wa cuqubo subaxaanalaah 😢😢😢😢😢
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Mareexaan illahay ayaa u hiiliyey oo hubkii uu xasan iyo hawiye kulaynlahaayeen. Iyagii. Siiyey
@user-xl2eu3xo4e
@user-xl2eu3xo4e Ай бұрын
Guuuul guul reer tolkay awowgay daarood baa noo duceey markaad yaabtaanb alle hadiin yasiro❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir Ай бұрын
Dhulkaagaa Waxkasta oo Huba oo kootarabaana LadhexQaadsiinaayo Hadaaad Mulkido adigaale Qaniiimo Waa DeeQaha alllaaaaah
@kabdi2408
@kabdi2408 Ай бұрын
Xussenow waxaa tahay xulashada mareexaan xaakim geesiya tahay xigmadii oo qofaad tahay xafidullah inaadeer ❤❤❤❤❤❤ from SSC
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Aamiin aamiin❤❤❤
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Hubkan wa in uu gacanta u galaa Ciidamada Mr 🇱🇺 ee Eritrea 🇪🇷 lagu soo tababary maadama lakala diray.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
Hub ku filan waa haystaan maanta Mr.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Hhhhhhhhh mashallah...
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Ай бұрын
Baga imisaa iyagaba la ciilay qaniimo ilaahay cirka uga soo riday yey heleen itoopia yaay soo daldal adigaa dib lagula dagaalami soomaali ilaahay haheshiisiiyo xabashina allaha dhagarteeda naga badbaadiyo iyo inta khaaimi8nta ah ee umada hubka iskugu dhiibeysa inshaallaah soomaali wey heshi8n hubkana xabashi yaan dhulkayaga uga xoreysanaynaa
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s Ай бұрын
Illaahow wadankan u soo bixi nin caadil ah oo shacabk iyo dawladnimada soomaaliyeed badbaadiya. Aammiin
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Ай бұрын
Aaamiin aaamiin aamiin aaamiin.
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Aaamin yaraabi
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Mareexaan ilaah baa uu u hiiliyey waa hubkii la rabay in lagu xasuuqo oo ilaahay gacmahooda galiyey.
@kabdi2408
@kabdi2408 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo tolkey mareexaan 🎉illaahey cadowgeenu hajabo viva daarood ismaaciil waar meesha dowlad alqushaaasha baa katalisa xasan garguurte waa magac u yaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dargo114
@dargo114 Ай бұрын
Su'aashu waa yaa ka dambeeya? Hub intaas dhan Etheopia oon ogeyn kama bixi karo. Etheopia iney Shabaab hubeyso waa la ogyahay.
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Macal asaf somali habaar ayaa ku dhacey waar ma is daba qabanaa somaliyey
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Ай бұрын
Somaali Cunto, Caafimaad iyo Waxbarasho, ayeey ubaahanyihiin, ee Hub Umabaahno Somaali🤔😊❤️‍🩹🇸🇴
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Hubkan beesha mareexaan u gacan galay waa dhagar iyaga loo waday balse ilaahay usoo gacan geliyay Haku difaacdaan dhulkooda 💪🏾
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Nabadna Allaha Noo Dhaliyo 🇸🇴🙏😭
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 Ай бұрын
@@sahromahamud ,AAMIIN Yaaaarabi
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Aamiin bi’idni Allah.
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Ай бұрын
Ilaahay baa uhiiliyey Oo hubkaa ukeenay Wixii soo aada oo hubka Kahadla cagta mariya
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Guuul guul geesiyaasha mareexan Illaaahey ha idinla jiro ❤
@zundiinahmed855
@zundiinahmed855 Ай бұрын
Tolkay mareexan is not easy guulaysta cadowgiin hajabo🇱🇺💪
@ABDIRISAAQAHMED-h5g
@ABDIRISAAQAHMED-h5g Ай бұрын
Qaniimo hukaqaniimad goojacade tuu 2 banulena haye beesha mareexan geesi yaasha guul iyo gobanimo hal kaaskawada❤❤❤
@user-it9lu6il5v
@user-it9lu6il5v Ай бұрын
Wllhi waa run waana fashilantahay xukuumada xasan dhiiqo
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
maansha allaah mareexaan waa rag waligood daawlad ahaa waa wada sirdoon guulaaysta hubka inoo haya waa hub daarood lagu laayn lahaa
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Reer caabudwaaq waa inay difaac xidhaan sida wararku nagu soo gaadhayo waxaa la amray daban iyo ciidamada niza si ay shacabkaa u weeraraan ciidan badan baana ku soo baxay mareexaan alle ha idin xafido reer khaatumo hadanu nahay dhiniciina ayaanu taaganahay viva ssc khaatumo !
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 beesha mareexaan ee geesiyaasha ahow guulaysta 💪💪💪goor kasta iyo goob kastaba illaahay idamkiisa beesha mareexaan illaahaybaa u hiiliyay oo gacanta u geliyay hubkan oo cida lagu dhagri rabay kow ka yihiin beesha mareexaan WOW 👌 👏 WOW
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
waa runtaa abahood baa u duceeyey
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Besha mareexan waa gessiyal balse hubka laso dabulayo mar hore anad ogotan bay ahayd Ethiopia hubka niman aya kaso gatay al shabab maleh hubkasi
@cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
@cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 Ай бұрын
guul wayn bay gaareen mr masha alaah
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Alla hubku badanaa Xasan sh waa nin faraha dhiig ku leh
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Great mr we all love ❤️ guys waa xaqdaradii siyaad bare ugaystay plus Farmajo waa kii saadiq joon tuug wayin habargidir halaysiyka celiyo great 👍 may eexaan adeer putland u yeerta
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Waa guul cadawgii. Rabay inuu laayo mareexaan. Ayaa. Illahay. Kashifay
@Haashim3460
@Haashim3460 Ай бұрын
Waaa alle mahadii wlhy guuul iyo gobanimo tolkay MR
@hah7064
@hah7064 Ай бұрын
Waa arin loogu talagalay in dib loo soo celiyo cunaqabatayntii hubka ee Soomaaliya.
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Ай бұрын
Qabiilada Xuduudaha Dagan ha ilaalsadaan Xuduudaha wax kasta oo kasoo gudba bililqaysta yayna idin dhaafin
@modirie3824
@modirie3824 Ай бұрын
Marexaan not easy from isaaq
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs Ай бұрын
sir maqabe Allah u sahan ah.🎉🎉❤❤❤❤ Guul iyo gobanimo Beesha mareexan sade ✌👍👌💝🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gaaciyeabdi
@gaaciyeabdi Ай бұрын
Tolkey manta waa guuleysteen.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Cidkasto le waa fidmo umada soomaliyeed lagulaayo waaw waa mashaa allaah guulaysta reer cabudwaq kkkkkkk waa isagadhicinaynaa
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
waa umad laysku Adegsanayoh waxaa wadah waa hawiyeh iyo xasan moryan iyo ismacil geleh sadiq jon shuluq moryantah bah wadah dhibatadah
@garada6921
@garada6921 Ай бұрын
Ilaah baa mahad oo dhan Usugnaatay libaax waa ku maqalay ee guulaysta
@MohamedAnned
@MohamedAnned Ай бұрын
Waxaa kamaqnaaa ooo kaliya gantaalaha ridada dheer kkkk❤❤❤😂😂😂
@DrSaida-wj1qr
@DrSaida-wj1qr Ай бұрын
Manshaallah Mareexaan waad badbaadiseen Somaliya noolaada
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
Hussein allaha kuxifdiyo aamiin
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
❤❤❤❤❤💪💪💪❤❤❤❤❤ guull iyo gobanimo waarta beesha mareexaan ee geesiyaasha ah WOW 👌 👏 WOW 💪💪💪💪 hubkan cid kasta oo loowadayba wuxu ahaa hub larabay in lagu dhagro shacabka somaliyed ciday doonaan ha ahaadaan gobolkay doonaan hajoogaan wuxu ahaa halis illaahay fashiliyay OKI bal waxaynu sugaynaa dadka sheegta iyo waxa ayku sheegaan inagoo arkayna inaan loo helaynin xaalad xalaalayn karaysa hubkan dhagarta xambaaraan laakiin somalida waxa kamida dad xishoodka iyo iimaanka iyo akhlaaqda IWM ka madhan oo indha adaygooga odhan doona kadaa wa kadaa iyo been aysan ku helaynin la iman doona OKI
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
ILAAHAYBAA DHAAFIYEY SHACABKAAS DHAGARTA LOO MALEEGAYEY.
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Ай бұрын
Aad oo weyn brother
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Mashaa Allaah guul iyo gobanimo marexan raga adaga❤️
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Ай бұрын
bismillah asc horta anigu waxan aamin sanahay in hubka uu leyahay odaygan aboorka ah wuxuna ugu talagalay in somali isku leyso horaan usheegay wadanka cadaw aan isaga eheyn maqabo ee illahow wadanka nobadbadi
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Hussein illaahey baan kugu dhaariyee nosheeg mesha ay kayimden iyo cida wadata hubka
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu Ай бұрын
Hubkaan waa la iska og yahay iyo cida loo keenay.
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Hubkas waa bidin xalaal meeraxanow hadaa celisan bari idinkaa niligu dilidoonaa
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Curadkayga Sade darooood waaaa ducaysanyihiiin U duceeeya awoooowe darooood ismaciiil
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Ай бұрын
Waxaan u malaynayaa labada reer ee ugu Dawladnimada jecel Soomaaliya uguna Cadowga badan Sanadahan Hubkii ugu badnaa baa Allaah Gacmaha u geliyaye Dalka ha difaacdeen inta ay isu tagaan Kuwa Mareexaanka ah ee Hubkaa soo tahriibiyey iyadoo Dadkooda lagu gumaadayo halaga sheqeeyo please Mareexaan midooba oo Allaah ka baqa aad badbaadeene 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CMG0607
@CMG0607 Ай бұрын
❤❤❤❤❤ thanks a lot Mr HUSSEIN jama waa qaniimo ilaah na siiyey guul gobonimo D5 salaan sare❤❤😂😂😂😂
@maryananshur5732
@maryananshur5732 Ай бұрын
Ilaahay hakala qaboojiyo
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Ай бұрын
Xuseenow walaahi wa cajiib maalinkasta waxaad layaabto baad arkaysa inta ninkaani joogo from buntiland
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Ай бұрын
Shabaabkuba waa Xassan sheekh iyo Alcadaala iyo inta lashaqeysta!
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 Ай бұрын
Guul guul sede aabòhod aya uduceyay
@islamcompletefavourfromall5701
@islamcompletefavourfromall5701 Ай бұрын
Badda cas intaa istaagno aan ladagaalno maraakiibta yahuuuda usocdo oo aan Falastiin ugargaarno inta awoodeena ah
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 Ай бұрын
Hubkan jabuti ayuu udhaw yahay inuu kayimid
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Mar hadii uu Madaxweynihii Dalka Qabiilkiisi Hubkii Dowlada u Qaybiyey Walina lagu sii wado Hubka Qabiilka la dhex marinaayo maxaa u diidayo inay dhacaan.
@macrobianson2g
@macrobianson2g Ай бұрын
Hubka Ethiopia ayuu kasoo galay wax Kala xaqiiqso
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu Ай бұрын
hubka aad ka u tira badan shacab ma yeelan karo ee dowlada ayaa iskaleh ee mareexaanow hubka ha dhiibina waa kii beelaha daga mudug ayaa loo wadaa iney isku xasuuqaan ee heysta dowladi ma jirto cidna ha u dhiibina geesyaal guuuuuuul iyo gobanimo
@SeyidcaliMahamed-si1sx
@SeyidcaliMahamed-si1sx Ай бұрын
Wcs legend
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 Ай бұрын
Xasan Shiikh soow toow lahaay Itoobiya waan ladagaalsannahay iyo hub ayeey nasiisaa NISA ayaanna soo galbineysay, kadibna Marreexaan ayaa Ganiineystay! Mahadsanidiin
@Turtle333face
@Turtle333face Ай бұрын
Guuuuul Reer cabudwaaaq
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Ай бұрын
WAX QABADKII XASAN SH MAAHOO
@yurubsamatar4433
@yurubsamatar4433 Ай бұрын
A s c Mareexaan ha qaato hubka in too Ouagadougou lagu Dili lahaa
@aminaawil784
@aminaawil784 Ай бұрын
Xataa haday dawladu ledahay mr xaqbay uu leyihiin inay helaan war xaqaa idiin hiliyeye idiinka iskaleh cidna idinkama laha ee iskaceliya yaahuuntan
@macrobianson2g
@macrobianson2g Ай бұрын
Caqligaga ka shaqeysii dowlada hub meel ay Kala soo dagto ayeey haysata ee hubkan ama alshabab ayaa leh ama qabiilada
@AbdulrezakSayid-hh1br
@AbdulrezakSayid-hh1br Ай бұрын
Xuseen waa shabab Ethiopia iyada hubeysa cadowga Somalia Dowlada waxa laga raba iyo Maamul gobaleeddada dacad u ah Somaliya Iney hubeeyaan Amxaarada iyo oramada Somalieye ogada Ethiopia waa cadowga kowad
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
Salaamaad dalkii xero jinn buu noqdey reer glbeedna dagaal bey huriyeen helis ah... Tolow xagee la aadi doonaa😢😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
MR CADOWGIIN JAB AAMIIIN❤❤❤
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Ай бұрын
Hubka yaan nalaga qaadan Mareexaan ha qaybsado Guulaysta reer Caabudwaaq
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Ай бұрын
Ha haystan haysku bedbadiyan marexan celi waa geesiyo
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Ай бұрын
Wixii dariiqooda tahriib kusoo galaba haqabtaan kolayba ayagaa lagu ladagaalami lahaaye haqaybsadaan oo leelkasana hagaadhsiiyaan
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Hubkaan leelkase wax halaga siiyo ..
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw Ай бұрын
Juul marixaan
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Ай бұрын
Abowe waan kusalamaya wall nollow wadani somaliyed nollow ❤
@MohamedAnned
@MohamedAnned Ай бұрын
Sxb Libyan shuluq ayaaa lahaaa
@user-el5pb8nd7r
@user-el5pb8nd7r Ай бұрын
Waa kaa qaaday salaanta
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Ай бұрын
HUBKAAS ITOOBIYA AYUU KA YIMID, QABIILOOYIN BAY KU HUBAYNAYSAA SI DAWLADDA SOOMAALIYA LOO DHIBAATEEYO. MUDDO DHEER AYAY ITOOBIYA HUBAYNAYSEY KOOXO IYO JIFOOYIN SII HURIYA DHIBKA WADDANKEENNA. ALSHAAB ITOOBIYA AYAA SAAMIGA UGU LEH,
@abdikaafimohamed516
@abdikaafimohamed516 Ай бұрын
Ustaad Nisa iyadaa isu dhex marisa waxyaalaha dhibaatada ku ah bulshada soomaaliyeed , siiba galmudug sida , hubka qamriga iyo daroogooyinka kala duwan waa arin aan xaqiiq u ogaanay.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Waa horgalo kuwaasu
@adonallah
@adonallah Ай бұрын
Ethiopia ayaan dagaashanahay sokii laha xasan shekh xaa qaldan
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 Ай бұрын
Itobiyaan cadow sanahaa Somali baay huub isuugudhibaayaan supxanalha
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Cidina iskugumay dhiibine soomaali baa isku soo qaadatay
@abdulahimubarak3031
@abdulahimubarak3031 Ай бұрын
Gaarigii isjiidka ahaa ama ura tracker kii ma gudbay isagu ma unabadgalay Nimankii lahaa ??
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
S/c ilaahow xassan hororr fashil degdeg ah ku rid . Waa khatar soomaaliya usoo hotatey massibo.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,4 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 22 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 71 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 43 МЛН
QAREENKI SAYID CALI OO DHAHAY LUUL AYADA AYA IS GUUBTAY
10:16
Mashruucyada lagu Gaalaysiinayo dhalinyarada Soomaliyeed!!
6:17
Hussein Jama
Рет қаралды 22 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,4 МЛН