No video

Sacuudiga oo go'aanki hore wax ka badalay ee qiraa'ada Salaada || Sh Xassaan

  Рет қаралды 80,534

Qalaafe Media

Qalaafe Media

3 жыл бұрын

Пікірлер: 267
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 3 жыл бұрын
Hogaanka sacuudi meesha dalka iyo dadkaa iyo muslimiinta uu ku wado meel wanaagsan ma ahan ee Ilaahay hogaankooda ha ha gaajiyo aamiin.
@AHH677
@AHH677 3 жыл бұрын
ILAAHAY ha daayo shiikhaan. Waa nin mar walba xaqqa Ka hadla.
@fardowsahassan8076
@fardowsahassan8076 3 жыл бұрын
Alle ha ku xifdiyo sheikh xassan
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 жыл бұрын
Kkkkk
@mushtaaqcabdilaahi2228
@mushtaaqcabdilaahi2228 3 жыл бұрын
Aamiin
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Waddamada Islaamka waxaa haysta munaafiqiin iyo Yahuud naloo soo seexiyay. Ee Allaha na badbaadiyo.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hasind
@hasind 3 жыл бұрын
Wan kugu raacsanehey in wadama carbeed ku fashilmeen siyaasta islaamka..lankiise ha fududeysan qof Muslim in aad ku tilmaamtid gaal iyo munaafaq! Adigey ku saameen!
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr Sheekh
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
*"Oohintu orgiga kaweeyn"* Baraka Allahu fiyk Sheekh, Ilaahay Ummada hakaqabto sharwadayaasha reer Saudiga iyo kuwa gaaladaadu dabadhoonka u'ah
@maxamedmursal6080
@maxamedmursal6080 3 жыл бұрын
ما شاء الله هنيئا لك
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 жыл бұрын
" BAROORTA ORGIGA KAWEYN" HOOYADEY BAA OREN JIRTEY ALLAHA U NAXARIISTO
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
MashaAllah Sheekh Xassaan ilaahay haku barakeeyo Ummadana haku anfaco
@user-bw9oe4fw5o
@user-bw9oe4fw5o 3 жыл бұрын
Waa waaqaca lafahmaa oo lalajaanqaadaa oohinta orgiga kaweyn sheekhana alle haka abaal mariyo
@fowziaschannel1202
@fowziaschannel1202 3 жыл бұрын
Masha Allah sh alle haku barkeyo
@mursalabdi3682
@mursalabdi3682 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله وفقك الله وإيانا
@abumusahassan.3665
@abumusahassan.3665 3 жыл бұрын
Asc Sheikh Hassan Xaq inadshegto wa wajib ha absanin sheg Allah aa kulajir.Insha Allah.Badil wa burburidona.
@user-wv1uu8sg6l
@user-wv1uu8sg6l 3 жыл бұрын
ءءفيء٩
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 3 жыл бұрын
Sheikhul Soomal Allah kuxifdhiya Shar Dhamaanteedna Allah kugarabmarsho
@hassandeeqhassandeeq1066
@hassandeeqhassandeeq1066 3 жыл бұрын
Man sha Allah Xaqa wa cadeye Sh Abu Salman
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Cadowga Islaamka waa Sacuudiga iyo Imaaraadka.
@akarmanaani9984
@akarmanaani9984 2 жыл бұрын
شكرا يا شيخ الفاضل وجزاك الله خيرا وبارك الله
@muqtaarsaneey5903
@muqtaarsaneey5903 3 жыл бұрын
Ilaahay ha udambidhaafo sheeqa
@kederhagy3751
@kederhagy3751 3 жыл бұрын
Jazakalah sheikh wabaaraka
@Limitless_enjoyablegames
@Limitless_enjoyablegames 3 жыл бұрын
MASHAAALLAH. WHAT A LEARNED FELLOW
@hasind
@hasind 3 жыл бұрын
Learned by who’s standard..he attested to his knowledge? This man has no respect for his senior scholars..Sh Utaymeen..bin Baz and others have spoken about this issue..
@Limitless_enjoyablegames
@Limitless_enjoyablegames 3 жыл бұрын
@@hasind those respect issues you mentioned, kindly take it up with him and stop the character assasination of the scholar
@hasind
@hasind 3 жыл бұрын
@@Limitless_enjoyablegames don’t be duped by any1 able to recall vast number of Hadith and Quran as “scholar” bro. What creed/methodology does this individual claim to follow? I guess the Salafi/Sunni/Ahla Hadeeth methodology ..well guess what! The Somali“Salafi” well known Mashayiik have all refuted him! And he does not stop short of speaking evil of well known scholars like Sh Albani. And by the way warning against misguided indv is part of our religion and not character ass.. Going back to the subject look at what credible scholars have said about this issue islamqa.info/en/answers/38521/loudspeakers-should-not-be-used-outside-the-mosque-for-the-prayer
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 3 жыл бұрын
Sheikh xasaanooow somali waad gaaleni jirtay bal boqortooyada sacuudiga maad gaaleysid hadii ee run kaa tahay diinteena suuban...... please banaanka isa soo dhig
@ifaarxmaxamedcabdilaahi9470
@ifaarxmaxamedcabdilaahi9470 3 жыл бұрын
#مصداقية_الدعوة_تنزف اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك والكفرة والملحدين ودمر اعدائك اعداء الدين اللهم انصر من نصر الدين والمسلمين واخذل من خذل الدين والمسلمين... اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آل نبينا محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم وبارك على نبينا محمد وعلى آل نبينا محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد .... مامعنى المصداقية ؟ الجواب:معنى المصداقية=هي القوة.... #مصداقية_الدعوة_تنزف =#قوة_الدعوة_تنزف
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
Waa maxay inkaarta dadka kale iyo ducada u duceneyso muslimiinta? Sow kama daashaan arinkaa? Kun sano baa la inkaarayey dadka kale laakiin maxaa ka soo naaso caddaaday! Aaway ilaah?
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 3 жыл бұрын
الهم ءامين يارب العالمين اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
@@naciimaqaali6884 رواه مسلم في صحيحه رحمه الله عن أبي ذر رضي الله عنه عن النبي ﷺ أنه قال: يجزئ أحدكم في الصلاة أن يكون بين يديه مثل مؤخرة الرحل، فإذا مر بينه وبينها المرأة والحمار والكلب الأسود قال له أبو ذر يا رسول الله! ما بال الأسود من الأحمر والأصفر؟ قال: الكلب الأسود شيطان، Hadiis saxiix Muslim, nebiga ayaa wuxuu yidhi haddii qof idinka mid ah oo tukanayo ay hortiisa maraan haweeney, ama dameer ama eey madow slaaddaa waxba kama jiraan. Abuu Dar ayaa nebiga weydiiyey eeyga madow waxa uu kaga duwan yahay kuwa kale, nebiga wuxuu ku jawaabay eeyga madow waa sheydaan.
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 3 жыл бұрын
Sheikh an dar Allah ujeclahay Illahow kuxifdi
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 жыл бұрын
Waryaa ilaahay yaqaan oo umada ka qabta kuwan.
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 3 жыл бұрын
Sheekh ilaahay ha ku xafido. Jasaakalahu khayr
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 3 жыл бұрын
ألله يحفظك ياشيخنا الفاضل الصومالي
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
من هو شيخ الصومال؟ ؟؟🤔
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 3 жыл бұрын
@@elmiroble4608 الذي رأيتيه بالفيديو شيخ حسان حسين ءادم أبو سلمان حفظه الله ورعاه ألم تعرف ياأخي
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
Alahul mustacan 🤝🏾
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
asc sxb run ahanti waxa xaqiqa ah iney san jirin dawlda lamid ah dawlada ahlu sucud 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦❤💔❤ biladu tawxid☝🏾 dawlad an lagu arkeynin Shirki+bidco iyo khurafat Bal isheg dawlad lamid ah dawlada ahlu sucud🇸🇦?? Ha I dhihin dawlada Erdogan 😂😂😂🇹🇷🇹🇷🇹🇷biladul akhwanji Ama biladul majusin 🇮🇷🔥 Sxb khalad wey galan lakin maha sidey khawarijta 🤺❌iyo iclamka👅 Shegeyan يا ايها الذين امنوا ان جاءكم فاسق بنبا فتبينوا ان تصيبوا قوما بجهاله فتصبحوا على ما فعلتم نادمين Cilmiga wax laga barta culimad wa wyen sida sh/albani sh/ibn baz sh/cutaymin sh/fawzan sh/muqbil Ilahey ha udambi dhafo iyo lamid ah Lakin cilmi lagama qata qof cadifi ah Asxabul fawda qof cimamadd kusoxirtay ama kitabo so akhriyay ha umalen calim Wabillahi tawfiq
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 3 жыл бұрын
@@elmiroble4608 Dulufow Kama Hadlayo Dhulka Barakeysan Ee Makkah Ee waxan kahadlayaa Gaalada katalisa Ee Abuu Jahal waxba Dhaamin Culumada aad so Tirisay Kama hadlayee Dawaaqiita Katalisa Sacuudiga kahadlayaa waana Gaalo Madax Diiran Allaah Umada Haka qabtee
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 3 жыл бұрын
Allah kuxifdiyo shekhow wllhi waxaan kuujeclahay allaha dartiii allah ku barakeeya cimrigaaga
@jeylaanixaaji3991
@jeylaanixaaji3991 3 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo sheekh xasaa xuseen aadam aabuu salmaan xafidahulaah
@umucammaar3965
@umucammaar3965 3 жыл бұрын
ALLAH yaxfidak yaa sheykhana
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 3 жыл бұрын
Oo hintu Orgiga ka wayn, Allow naga qabo reer aala sacuud, aamiin, aamiin
@user-yh9bh4bk8p
@user-yh9bh4bk8p 3 жыл бұрын
كلامك كله صح
@roodacabdilahi5428
@roodacabdilahi5428 3 жыл бұрын
Xaqiiq jazaakalkaah khayraa
@sacdiyaali2382
@sacdiyaali2382 3 жыл бұрын
Subxaana Allaah
@maxamudxuseen8609
@maxamudxuseen8609 3 жыл бұрын
Salatulaylku wa in hoos loodhigo sidu rasuulku .scm.kuyidhi cumar binu khadab .wana siday sheegtay ayadii suratu.acraaf.marka ha odhan shekh wa inkorloqado salatulaylka .wad khaladay halka
@caliyaashraf8365
@caliyaashraf8365 3 жыл бұрын
sifiican u dhageyso hadalka shiiqa nabiga scw asagoo ku tukanayo masjidul xaraam ayaa gabadhii saxabiyada aheyd ka dhaheysan jirtay gurigeda wax kale ku dhoho ma aqaanee dhageyso muxadarada balayo
@maxamudxuseen8609
@maxamudxuseen8609 3 жыл бұрын
Warun lakin fahan gabadhu kamay dheerayn masajidka way kudhawayn ama way kudhagsanayd magaratay ileyn hadiikale sidee lomaqli kara qof cadi u akhrinaya oon qaylinayn taa fahan
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
@@caliyaashraf8365 aqliga iyo garashada allah kusiyadiyo
@amalali9188
@amalali9188 3 жыл бұрын
Subxaanalaah wlh aduunka ayaa isbadalooyo illaahoow.ninkaan nagaqawo.gaalada ayuu noojabinaayaa
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@umumucaadumumucaad6318
@umumucaadumumucaad6318 3 жыл бұрын
Allahumma amiiin
@OmarMohamed-lb6pp
@OmarMohamed-lb6pp 3 жыл бұрын
Jazakallah
@umumucaadumumucaad6318
@umumucaadumumucaad6318 3 жыл бұрын
ilahayow galada naga qabo
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
Bal maxad kugaleysisay ?
@umumucaadumumucaad6318
@umumucaadumumucaad6318 3 жыл бұрын
@@elmiroble4608 dhhsxs
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
@@umumucaadumumucaad6318 asc sxb run ahanti waxa xaqiqa ah iney san jirin dawlda lamid ah dawlada ahlu sucud 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦❤💔❤ biladu tawxid☝🏾 dawlad an lagu arkeynin Shirki+bidco iyo khurafat Bal isheg dawlad lamid ah dawlada ahlu sucud🇸🇦?? Ha I dhihin dawlada Erdogan 😂😂😂🇹🇷🇹🇷🇹🇷biladul akhwanji Ama biladul majusin 🇮🇷🔥 Sxb khalad wey galan lakin maha sidey khawarijta 🤺❌iyo iclamka👅 Shegeyan يا ايها الذين امنوا ان جاءكم فاسق بنبا فتبينوا ان تصيبوا قوما بجهاله فتصبحوا على ما فعلتم نادمين Cilmiga wax laga barta culimad wa wyen sida sh/albani sh/ibn baz sh/cutaymin sh/fawzan sh/muqbil Ilahey ha udambi dhafo iyo lamid ah Lakin cilmi lagama qata qof cadifi ah Asxabul fawda qof cimamadd kusoxirtay ama kitabo so akhriyay ha umalen calim Wabillahi tawfiq
@cashrash432
@cashrash432 3 жыл бұрын
@@elmiroble4608 Sacudi dalkooda ayaa khawarijnimo lagu dhisay 😂 wahhabiyada maa ku soo waalen. Imaraadka iyo sacuudiga gaalada americanka iyo yahuudka ayeey la shaqeeyan, tawxid kama jirto ee dhibka jooji.
@cashrash432
@cashrash432 3 жыл бұрын
@@elmiroble4608 ma kula tahay iney salafta la shaqeyn lahayeen yahuud iyo gaalo oo muslinka maalinwalba dhibeyso?
@IbrahimAli-pt2es
@IbrahimAli-pt2es 3 жыл бұрын
Wcs sheikh Alaha ku xafidho
@saredoomar6903
@saredoomar6903 3 жыл бұрын
Warun kuwa xilka hayaa wa kuwa waxay yihin an lagerenlayahay gal muslim rabi hakaaqabto musliminta wa arkaya fusuqa ay wadaan inshalah alah ba nagaqaban waxay u adeegayan yuhuda adunka diin lànta ku wada subxanalah!!!!
@umumucaadumumucaad6318
@umumucaadumumucaad6318 3 жыл бұрын
Allahu akbar
@umumucaadumumucaad6318
@umumucaadumumucaad6318 3 жыл бұрын
Wad fududahay ee caga dhigo
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 3 жыл бұрын
wadaadkan waa iga yaabiyay wuxu iska dhigayaa NIN DIIN difaacaaya wuxuu kahadlayaa masaajidadii baa Mikara foonadii baa laga xidhay, Saguna dhiigii muslimiinta ayuu sifudud kudaadiyaa oo uu ku gaalaysiiyaa!!! waalayaab
@daaruquraanonline387
@daaruquraanonline387 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/LAtzTkhxsPc0u9lM6m81lN ku soo dhawaada barashada quraanka,tajwiidka, iyo culuumta kale taad uga baahantahay soo dhawoow
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 3 жыл бұрын
Gallo eedankaa way ka nahaaan Halla badii iyo allah Hu akbaaaaar 💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤️
@axmedcabaascabdulaahi9068
@axmedcabaascabdulaahi9068 3 жыл бұрын
Asc ilaaheya hadina xafiidi aamin aamio
@abdishakuurdiiriye1237
@abdishakuurdiiriye1237 3 жыл бұрын
الله يحفظك شيخنا
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/d6x7Ztio2re1n4E.html
@zakiapdiyasif7002
@zakiapdiyasif7002 3 жыл бұрын
Waxas iyo wax kabadan in uu soo wado waan ogaa cunugan xoolaha ah ee hda la wareegaya poqortooyada ilahay cudur xun kuu keen carapkaasoow
@fadumamohamed7727
@fadumamohamed7727 3 жыл бұрын
Dawlada boqortooyada ee Sacuudi waxay cizo ka radinayan gaalo waxa cizo dhamaanteed leh ALLAH
@salmocilmixorow4937
@salmocilmixorow4937 3 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله
@calicumar7384
@calicumar7384 3 жыл бұрын
Sheeq xasan Shaley wuu lahaa ninka carab wax kasheegaa waa gaal buulahaa carab oodhan wuu heystaa sheekhu wuu wareeree meelaha cilaajka hala geeyo
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Been badnidaa jahilnimo iyo fahamdaro kuudheera, Bal keen meel uu kutiri Sheekhu qofkii carab wax kasheega was gaal, SubhanAllah!! war waxu been badanaa
@abdirashidahmed5507
@abdirashidahmed5507 3 жыл бұрын
Wlh sheikh hassan dentena Islamka wadifaca illahiyow ajar kassi anaga sitha cml nadig
@aidarousseahmed1288
@aidarousseahmed1288 3 жыл бұрын
Allahu akbar Sheekh Hassan Hussein wa Sheekh jira wuxu ku hadla xaqa runtana u ushega
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 3 жыл бұрын
Asaga ka xug kuwa uu shegayo wa jahil calim ismoday .
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦 Biladu tawxid
@mohamudabanoor5787
@mohamudabanoor5787 3 жыл бұрын
Allahu Akbar! Ilahow culimaden noo daa.
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 3 жыл бұрын
Asc sheek subaxanalaa karonahabaa saldaa lojeedaay oo iyagaba ka dambeyeey galoo iyo sacudigaa hulufoo weyee heraa tiraam ayyay naqotaay walee boqortoyo way dhamaan walhii way dhamaan ilahay idakii inshaa allah
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 3 жыл бұрын
Wagareeey sucuudigiiii miyuuuu ridooobi rabaan madxdiisiii sumxan allah
@Alihassan-df7wc
@Alihassan-df7wc 3 жыл бұрын
Waa sheekadii Moamar Al Qadafi..
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Runbadana ilahaw janada ku abaali cimrigiisa raaji sh xasaan
@calicabdi5959
@calicabdi5959 3 жыл бұрын
Asc sacuudii sey u socden waxay ba keeneen miyaa salada qira ada kor looma qadikaro wale waayaab meshaan dhib badan baa ka soo socda balse eebe waxan weydiisaneyna xukumadan mesha ka jirta in uu umada ka horlexiyo insha allaaah jwb eebe ayaan ka sugeynaa
@dhiseynkadharkadumarkaiyoc1548
@dhiseynkadharkadumarkaiyoc1548 3 жыл бұрын
Rabil caalamiin
@xudayfamahad552
@xudayfamahad552 3 жыл бұрын
الله أكبر متى وصلت المملكة إلى هذا الحد
@user-rt8ti4hw7l
@user-rt8ti4hw7l 3 жыл бұрын
لا تصدق هذا الشيخ هذا الرجل لا يعرف قدر نفسها إنه من الخوارج
@salmocilmixorow4937
@salmocilmixorow4937 3 жыл бұрын
Diinteena islaamka kor allaha yeelo aamiin
@abdikarimismail6431
@abdikarimismail6431 3 жыл бұрын
Labadii xaq daro ku heshiso xaqa ayey isku dilaan
@dhiseynkadharkadumarkaiyoc1548
@dhiseynkadharkadumarkaiyoc1548 3 жыл бұрын
Alxamdu lilaahi tabilcaala miin
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@hasind
@hasind 3 жыл бұрын
Xamaasad miiran..arintan shiikha wuu ku degdegay
@faadumoyaasin4680
@faadumoyaasin4680 3 жыл бұрын
Sidee ayuu u dega gegay waa Arina ka hadala mudane oo xiligeedii joogee
@hasind
@hasind 3 жыл бұрын
Culumada ka aqoon iyo da weyn baa arintan ka fatwooday sanada hore wll. Codka sameecadaha Athanka iyo iqamada halaku ekeeye bay yirahdeen,
@yuusufnuur2874
@yuusufnuur2874 3 жыл бұрын
اللهم انصرناولاتنصرعلينا
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 3 жыл бұрын
Subxanallah Allahu Akbar
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
asc sxb run ahanti waxa xaqiqa ah iney san jirin dawlda lamid ah dawlada ahlu sucud 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦❤💔❤ biladu tawxid☝🏾 dawlad an lagu arkeynin Shirki+bidco iyo khurafat Bal isheg dawlad lamid ah dawlada ahlu sucud🇸🇦?? Ha I dhihin dawlada Erdogan 😂😂😂🇹🇷🇹🇷🇹🇷biladul akhwanji Ama biladul majusin 🇮🇷🔥 Sxb khalad wey galan lakin maha sidey khawarijta 🤺❌iyo iclamka👅 Shegeyan يا ايها الذين امنوا ان جاءكم فاسق بنبا فتبينوا ان تصيبوا قوما بجهاله فتصبحوا على ما فعلتم نادمين Cilmiga wax laga barta culimad wa wyen sida sh/albani sh/ibn baz sh/cutaymin sh/fawzan sh/muqbil Ilahey ha udambi dhafo iyo lamid ah Lakin cilmi lagama qata qof cadifi ah Asxabul fawda qof cimamadd kusoxirtay ama kitabo so akhriyay ha umalen calim Wabillahi tawfiq
@wadadatoosnaanta5912
@wadadatoosnaanta5912 3 жыл бұрын
Wadada ayay kusoo jiraan yahuud ayay soo dhoweesteen
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 жыл бұрын
Dameerada aad sheegtay magacooda dee rag baa samaystay ilaahay ka sakow oo ay U shaqeeyaan lakiin waxaa layaab Leh masaakiinkaadan maxaad faaidaha aad ka helaysaa buunbinta beenta oo gaaladiiba ay ogaatay 😂😂😂.
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 3 жыл бұрын
@@thepearlofindianocean fiiri wadaadkan wuxuu samaynaayo wuxuu iska dhigayaa nin diin difaacaaya wuxuu kahadlayaa masaajidadiibaa Mikara foonadii baa laga damiyay ,saguna wuxuu sifudud ku gáalaysiiyaa muslimiinta oo DHIIGOODII KUXALAASHTAY !!WAALAYAAB
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Subxana allah
@abdelkareem1
@abdelkareem1 3 жыл бұрын
Takfiiri bilaa edeb ah masaladan waa fiqhi mucaasir ah furuq waxbana laguma takfiirin karo goormuu kufri noqday mikrafoonkii.
@deeqmaxamedcaliqorey5778
@deeqmaxamedcaliqorey5778 3 жыл бұрын
Asc yaa shiqanaa hada anaka qaryata an kunool nahey oo kamida sacuudiga imaankii masjidka waxey kuleeyihii bismilaah imaankaan cago weynaa madaalaayo ee dimbi maa hinoo
@umubahja1661
@umubahja1661 3 жыл бұрын
Ciiil ayay nakudilayn kuwan yaaaaaac Sacudii yaaaac😢😢😢
@shaakirdayaxyoutuber5089
@shaakirdayaxyoutuber5089 3 жыл бұрын
اللہ اكبر
@user-yh9bh4bk8p
@user-yh9bh4bk8p 3 жыл бұрын
صح
@amalyamani3384
@amalyamani3384 3 жыл бұрын
Wllaahi waa wax laga naxo
@abdiqani3374
@abdiqani3374 3 жыл бұрын
Allah ayaa wayn Diiintiisana soomaali ayaa u taagan Yahuud Iyo carabna Waan ka guulaysan Insha allah
@Somalitraveli1
@Somalitraveli1 3 жыл бұрын
Interesting talk but did you see similarities between the Shk. Xassaan and Shk. Fowzaan. You will never hear them call for khruuj عن MbS
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 жыл бұрын
Talow ma shilmaadkii ayaa la goostay waa ilaahay mahadii.
@MrAbdiqani1
@MrAbdiqani1 3 жыл бұрын
Waa wadaad ugadeen
@munahfarxan3964
@munahfarxan3964 3 жыл бұрын
Ilahey ulabo
@MrAbdiqani1
@MrAbdiqani1 3 жыл бұрын
@@munahfarxan3964 argagixiso xasaan
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
فوق رأسك 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
DowN
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Adeer Sucuudigu shilimaad beey kusiiyaane waanu kufahamsannahy, Hadaa lacag kadooratahy diintaada adeey kuu taala waxaad kaheshid
@CRXMN17
@CRXMN17 3 жыл бұрын
@@abdulweliahmed8832 ☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹☹
@faadumoyaasin4680
@faadumoyaasin4680 3 жыл бұрын
Akhas
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 3 жыл бұрын
Been ma ahan salaad iga tuura tukadaa allow iso celi walaal iduceeya fisqi dambi baan dhax fadhiyaa
@fardowsahassan8076
@fardowsahassan8076 3 жыл бұрын
Alle ha ku hadyeeyo towbada haku waafajiyo
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 3 жыл бұрын
Illahow kuhanuuni
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 3 жыл бұрын
Amiin walayaal allah idinkana ha idin dambi dhaafo
@habaysanechannel5293
@habaysanechannel5293 3 жыл бұрын
Subxanallah
@cabdicabdulaahi9124
@cabdicabdulaahi9124 3 жыл бұрын
WAA SHAUDHAAN WIILKA DHAXAL SUGAHA SUUCUUDGA
@faridfarid6561
@faridfarid6561 3 жыл бұрын
Wahaapiyo/Khawaarij!
@hamud3108
@hamud3108 3 жыл бұрын
Oo hada adiga in aadanki salaada iyo quraanka in la qariyo maku faraxsanty Xitaa waxad fahmi la'dahay qadiyada lava hadlaayo Dulli jaahil baa thay
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
Daanyeerkan takfiriga ah ayaa umadda wacdinayo, war sideen Qarax uga baxeynaa haddaan dhegeysano munafaqa Hassan Hussen??
@saawirquman1132
@saawirquman1132 3 жыл бұрын
six ka ayay ka bilaabatay sheekadaas waan yaabnay sheekhoow
@mubarakjibril3575
@mubarakjibril3575 3 жыл бұрын
شيخ حسن ، انا في هرجيسا كيف احضر محاضراتك ، جزاك الله خير
@hamsehanad4241
@hamsehanad4241 3 жыл бұрын
Wahaabi
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 3 жыл бұрын
wll anigu waxaan joogaa NAIROOBI LKN WLL WADAAD KANI WAA ALL SHABAABKA wadaad kooda wll wuxuu kuku shubayaa musliniinta madaxda caalamka waa wada gaalo oo in lalaayo baa xaqqa iyo waxyaabo kadaran
@mubarakjibril3575
@mubarakjibril3575 3 жыл бұрын
@@abdirisaqyusuf6839 hye hye wll , thanks 🙏
@FaAGTe_FaAGTe
@FaAGTe_FaAGTe 2 жыл бұрын
SubXaNaLLaH__SuBXaNaLLaH__SuBXaNaLLaH
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
sheekhu Run badanaa Afkaaga caano lagu qabay Alle haka Abaal mariyo
@abdulahikhalif3191
@abdulahikhalif3191 3 жыл бұрын
صدق رسول الله maanta wexey mareysaa gaalnimadii iney ayagu isku ridaan wabaabiyada
@ahmedkaaficare4859
@ahmedkaaficare4859 3 жыл бұрын
#Mr._Nahaabiyow, sacuudigu waa shiikheena diinta ee raaca iyo waa gaalo-raace diida, adigaa lagaa hayaa. ❗ Shalay markuu lacagta iyo afkaarta idinku taageerayey waa saxnaa, maanta markuu garabkiina ka baxay ee mashruucii idinka dhamaadayna waa gaalo❗caqli xumadu waa noocaas.
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Calaacal iyo nacasnimo kuudheertahay aayad meesha kuhaysaaye, Sufiyahaw orad shekh kusheegayaashaadi daba prod hakuduleystaane
@ahmedkaaficare4859
@ahmedkaaficare4859 3 жыл бұрын
@@abdulweliahmed8832 "bal dayaay wahaabigu waakaa sii dabayshadaye" miskiin la khaldayow, waa iska caddayd inaan af-miinshaarnimadii iyo indha-adaygii reer Aala-sa'cuud iyo maraykaynku maalgalinayeen inaanay sii soconayn. Maanta waa dhamaadkiini, suciidigiina waa joojiyey maalgelintii bidco abuurka iyo mushahar bixintii madarasadaha❗ama al-shabab, Boko-xaraam, ISIS iyo daalibaan ku dhamaada ama illaahay iyo islaamka dhabta u soo noqda oo umada cafis waydiista. Anigu waxkale ku dhanmayo eh.
@abdirahmannurfaahiye5283
@abdirahmannurfaahiye5283 3 жыл бұрын
Sameecado mey jirin adeer, diintu waa yusra e ma aha cusra
@aminahusseingarane3211
@aminahusseingarane3211 3 жыл бұрын
قاتل كم الله أنا يؤفكون ... ilaahayoow quluubtoota rucub iyo argagax kurid ilaahayow nagasoo gaadh
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 3 жыл бұрын
Ninkan ila hada inad fahmi weysan wuxu yahay nasib daro somaliyey.nin kaben badan majiro nin ka tala qud badana majiro wali dadba daba tagan oo shekhowda ku haya
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 3 жыл бұрын
Hiil Culumo chanel@ sxb maxaa karabta shiiqa ado rali walal
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 3 жыл бұрын
I think you're wrong ruuntii iska jiir waxan oo kale haa sameyn nucaad kuhadleso
@mohamedhassansir-gullet152
@mohamedhassansir-gullet152 3 жыл бұрын
" xilli waxaynu joognaa islaamku uu nifaaqu ku soo badanayo."
@magool8581
@magool8581 3 жыл бұрын
Waxkasta asligiisii buu unoqonayaa Waagii nabiga csw majirin microphone....
@habaysanechannel5293
@habaysanechannel5293 3 жыл бұрын
Nimanka wax haleynayaah waa umarada maagan shacabka
@arwakey1152
@arwakey1152 3 жыл бұрын
Ma kuu hadeer baa? Shiikhoow? Waa ilaa goorma ayey sidaa ayey ahaayeen?
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Sucuudiga diin iyo dhaqan wanagsan midna mayaalo
@garasabdi1892
@garasabdi1892 3 жыл бұрын
Reer aalla sucud Ma hadad ogatatay Sheekhow
@deeqmaxamedcaliqorey5778
@deeqmaxamedcaliqorey5778 3 жыл бұрын
lkn yaa shiq sacuudi dhibka waxey ka bilaabeen shiq isudeysa ayey qaxwada wax ugu dareen asey ku tilmaamaan israaiil sax
@mumshadali3829
@mumshadali3829 3 жыл бұрын
Imaamku hadu salada hadiyo mooshin bad ka keneysaa( Sh.Xasaan) kkkkkkkkkkkk alloo na badbaadi
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Kuwan dislike saraya ma xaasaski maxamed binsalmanba
@waxmoor1979
@waxmoor1979 3 жыл бұрын
🤣
Qissadii Abii Dar Alqifaari iyo Dhibkii loo gaystay Sh Xassaan
19:40
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
NOLOSHA DALALKA MASAR IYO TURKIGA   XAQIIQOOYIN KU SAABSAN  / SH ABU DALXA
8:13
Q11-Dhacdooyinkii Nolashii Abii Bakar iyo Cumar (RC) || Sh Xassaan
1:29:15
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 139 М.
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Qiso Cajiib Ah  Sh Xassaan
11:10
Qalaafe Media
Рет қаралды 131 М.
Qiso Cajiib Ah ( Xaqa Oo Lacadeeyo) || Sh. Xassaan
11:11
Daarul Xadiith
Рет қаралды 38 М.
Q1-Muxaadaro Cusub Fahamka Dacwada (فقه الدعوة إلي الله ) || Sh Xassaan
1:42:58