No video

Ibrahim dheere - Madaxda deegaanku waxay dhaxal wareejiyeen masiirki ummadda

  Рет қаралды 40,683

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

Пікірлер: 107
@hamsenuuriye6840
@hamsenuuriye6840 Жыл бұрын
Waa siyaasi inta ogaalkiisa og balse aan indheer garad ahayn wuxuu tilmaamay qodobo waaweyn oo ku gedaaman guud ahaan bulshada soomaaliyeed waxaase ma dhaafaana in ciso iyo sharaf tii ugu saraysay islaamku Ina siiyay ninka meel kale ka raadiya duli iyo darxumuu dhaxlayaa Thanks ayaanle xuseen cabdi
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
Allow u Sahal Somali Galbeed
@Bune1963
@Bune1963 Жыл бұрын
ASW, Ayaanle wariye qaali ah iyo Sh. Ibrahim aqoon yahan laakiin aqoonta siyaasada aad ugu limiita. Sh Ibrahim Siyaasada dib uqu noqo.
@hamseaxmedgaab-mq6ge
@hamseaxmedgaab-mq6ge Жыл бұрын
Mashaa allah waa nin aqoonyahan ah ibraahin dheere waana dadkey somaali u baahan tahay in wax la wiydiiyo guul inshaa allah adiga iyo kooxdaaduba zxb
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Жыл бұрын
Nin aad u caqli badan 🤲🏾
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Жыл бұрын
Ayaanle xuseen cabdi best saxafi❤
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia Жыл бұрын
Ayaanle wariye qiima badan baa tahay hore usoco walal👋👑
@cadeyqalii
@cadeyqalii Жыл бұрын
Ibraahin dheere waa nin aqoon yahan ah waa dadka ay soomalidu u bahan tahay
@nasiromer5364
@nasiromer5364 Жыл бұрын
Waxay u egtahay in isbadalkani somalida u fiicnan dono inshaAllah
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 5 ай бұрын
Hanoolato ayaanle wiil Somali u soobaxay
@lamiahassan887
@lamiahassan887 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle
@AdenMahamed-dd4xp
@AdenMahamed-dd4xp Жыл бұрын
Ibraahiim Dheere waa halyey Soomaaliyeede, taallo ha loo dhiso
@Mohameddayax12
@Mohameddayax12 Жыл бұрын
Ibrahim Nin wax garad ah
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Sheekh ibraahim dheere waa, aqoonyahan isagookale kuyaryahay soomaaliya, isagoo kale, ilaahay hanoobadiyo.
@naharisismail7240
@naharisismail7240 Жыл бұрын
Sheikh ibrahim dheere waa siyaasi waayo Arag ah.
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 Жыл бұрын
Ibraahim dheere Wuu ku mahadsanyahay inu wareysigan bixiyo. Madaxda deeganka maanta jirta dhaliilo badan bay leeyihin, taasi o kow ka ah in cadalaad laga shaqayn, siyaasad chaotic ah, iyo eedayn farabadan (musuq masuuq).
@mohammedabdille4295
@mohammedabdille4295 Жыл бұрын
Mustafa waa callpox of Amharic
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@caynshemedia
@caynshemedia Жыл бұрын
Culees WALBA allaha kaaqaado haddaa subscriber isoo dhahdo wll 😊
@nasiromer5364
@nasiromer5364 Жыл бұрын
Kolay Illahay aya og sida khayrku ku jiro
@AhmedabdikadirSaed-pn6dj
@AhmedabdikadirSaed-pn6dj Жыл бұрын
waxaan soo jeedinayaa in aan dagaalno itoobiyaanka somaliyada dariska aan dabada la soo galno xal aan dagaal aheyn malaha walib somalida kale ay ciidamo ay keenaan.
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Weligeedba Somalida Waxba Lama Weydiin Jorin
@mahadmohammed1645
@mahadmohammed1645 Жыл бұрын
Ibraahim dheere oo kale waa hogaamiye somalidu oo dhan ubaahan tahay
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Markuu sidan uhadlayo waa inta uu banaanka jogo ha aaminin wxas markuu kursiga ku fariisto kuwii hore oo kale ayuu noqon√
@user-mc4do1rn9z
@user-mc4do1rn9z Жыл бұрын
Mashalahala
@Hippobottomless
@Hippobottomless Жыл бұрын
Ibrahim dheere and ONLF must join together and remove Mustafa Cigjar
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Жыл бұрын
waxbadan oo run ahbuu kahadlay.
@Qadarkaahee1
@Qadarkaahee1 Жыл бұрын
Runtiis waye Ibrahim dheere
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 Жыл бұрын
Kkk team Facebook 😢😢😢
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
IBRAAHIM MAXAMED XUSEEN,ADIGU MAXAAD SOO KORDHISEY OO AAN KHASAARE KA AHAYN WAXAAD KOW KA TAHAY DADKII BURBURIYEY UWSLF. UNITED WESTERN SOMALI LIBERATION FRONT WAXAAD TAHAY URURKII ITIXAAD RAGGII QABYAALAYDAYEY OO OGAADEEN SIIYEY MAGACII HALGANKA AAKHIRKIINA MELES ZINAAWI IYO DASTUURKA ETHIOPIA. DA KIRISTAANKA AH HOOS FADHIISTAY WAXXANAN ILLOOBAYN KHUDBADAADII MILILIK IYO MASJIDKA WEYN EE HARAR MAANTANA KANIISADDA AH
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Maxamed ibrahin aqoon durug san baad ulee dahay nin kan ayaanle warey sanayo markaa commont gaaga raacay mahad asind wll
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
@@axamedmaxamed3615 WLL ANIGU WAX GAAR AH KUMA HAYSTO LAAKIIN DA'DAYDUNA MA YARA DADKII WAQTI WAQTIYADA KA MIDA AY SI DADBAN U WADA SHAQAYEEN AMA TAAGEERI JIREY LABA QADDIYADOOD OO UU XILLINA HOGGAAN KA AHAA XILLINA MADAXDA SARE KA MID AHAA AYAAN AHAYN AAKHIRKIINA UU GOD MADOW KU RIDEY ISAGOON ARRINTII U TALA BADIN OO UMMADDII TALADII AAD WAX UGA SIIN MARKII HORENA MEEL FIICAN GAADHSIIYEY OO DADKA AAD U SOO JIITEY GUDBINTANA AAD AYUU UGU FIICAN YAHAY LAAKIN KA DHABAYN MALEH RAG QIIMA LAHAA AYAA NAFTOODII KU WAAYEY ALLAAH HAW NAXARIISTO DHAMMAAN WAANA SUNNA ADDUUN WIXII RAG KU DHAMMAADAY MID AAN LOO FILAYN AYAA CIDLA KA QAATA.WAA QADDIYAD ILLAA MAANTA AAN MASKAXDAYDA KA BIXIN OO MURUGADEEDA LEH
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
NINKAN WUU ISKA AFMACAAN YAHAY LKN ANIGU TARIKHDAS HORE MAHAYO WAXAAN HADALKIISA UFAHMAYAA ISKA SIYASI SOMALIYED OO INTU MUCAARAD BANAAN JOOG YAHAY WAXKASTA OO JIRA KA HADLA LKN HADHOW MARKUU KURSIGA HELO AAN WXAS KA DHABAYN AMA KA HADA JOOGABA KASII XUMAADA
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
@@KhanYunis7 ASC.WAA SHEEKH NINKANI WAA QOLADA SALAFIYADA WAA RAGGII HOGGAAMIN JIREY.URURKII UWSLF URURKA MIDAYNTA XORAYNTA SOOMAALI GALBEED MARKII DANBENA WAA XARAKADII ITIXAAD HOGGAANKOODII INKASTOO LOOGA SARREEYEY
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc adban idin salamayaa adiga iyo ibraahin dheeraba mahad sanid
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Kan waanunaqanaa Ibrahim dhere wa xasan shekh oo kale ismood
@mayo3607
@mayo3607 Жыл бұрын
Labo qodob weeye in Somalidu fahaanto 1. Guumaysigii Ethiopia ee S/ Galbeed ma dhamaan. 2. Sida Sheekh Ibraahin sheegayo. Deegaanka waxaa laga daayay dilkii barakicii iyo xasquuqii shacabka, walow gobalka Sitti uu dhib badan ka jiro.
@faarahmuurtiile6663
@faarahmuurtiile6663 Жыл бұрын
ibrahim dheerow. qeeylada daay wax naga maqan ma jiraane wax kaso waxaan ka la mid nahay Ethiopia
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
🐖🐖🐖🐖🐖
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
SOMALIDA RABBI HA U HIILIYO. LKN WAA NASIB DARO INEY DADKALE RAALI GALIYA IYAGO TOODI LAGU XAD GUDBAYO. WALAALAYAL NAFTEYADA HORMARINO PLS
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Xaalada wadanka, isagoo waliba waxbadan xeerinaya waa sidaa, uu, usheegay gudoomiyuhu. Illaahayse waxaan kabaryaynaa, inuu, umadaas soomaaliyeed ee qarniga ciqaabnayd faraj khayrqaba, ufuro.
@Darawish-zi5pu
@Darawish-zi5pu Жыл бұрын
Wariye Sare 🎉🎉🎉🎉🎉
@seidhassen4229
@seidhassen4229 Жыл бұрын
Marka hore Ibrahim wan ku salamay . Isku Mowqif ayaad aheydeen adi iyo cagjar Maxaa keenay inaad manta mowqifkiini U kala duwanaado tan kale ninkii kursiga ku fadhiistaba ma wuxuu iska gadaa qomiyad kale Abdi iley tigree ayuu iska gaday ,cagjar na wuxuu iska gaday axmaar ma laga yaaba adna inaad iska gadid canfar?
@user-vv3uk8xi6p
@user-vv3uk8xi6p Жыл бұрын
ALLOW SAHAL AMUURAHA WAA ARIN MURUGO LEH MEEShA XAALKA SOMALI GALBEED MARAYO SIDA AAN KU DHAGEYSTEY WAREYSIGAAN.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Dalyahow aya kuleh Dad inaad ahaataan Doodbaa kajoogto Dabka waxa lasary halgankii duqoobo Waxa daadka lagu daray Himiadii dadkaagoo Waxa duubka loo xidhi Amxaarkii kudilayoo Dib inaad usoo noqon Iyo inaad dullowdaan.doodu maanta weeyaan
@nasiromer5364
@nasiromer5364 Жыл бұрын
Ok haday sidas tahay Masajido cusub ayunba lags dhisi donaye Ma ogayn inay sidas tahay
@cabdiraxmanawnuur2570
@cabdiraxmanawnuur2570 Жыл бұрын
Ninkasta oo kasoo jeeda Galbeedka Somalia gaar ahaan Beelaha Absami marka uu hadlayo waa afku malable laakiin markii uu howsha gacanta lagalo wuxuu noqdo waa qaa'inu wadan kanna kama duwana ee maxaan ka talo dhiibannaa
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Alla mxad wixii fahansan tahy legend baa tahy Ugaas sidasaan kaa rabaa waligaa siyasi somaliyed oo mucaarad banaan joog ah warkiisa ha aaminin
@bilaladen7752
@bilaladen7752 Жыл бұрын
Insha alah. Next DDSI. President
@Hippobottomless
@Hippobottomless Жыл бұрын
No DDSI JUST DDS
@Hippobottomless
@Hippobottomless Жыл бұрын
Mustafa must go!
@_faatax
@_faatax Жыл бұрын
45min oo cabasho ah cilmi iyo aqoon aan soo bandhigin lkn cay iyo aflagaado ah Ugu danbayn ninkani waa xil raadis
@QARDHAAS
@QARDHAAS Ай бұрын
Ninkani ONLF & halgankii buu ku lahaa sharaf , wuxuuna xaq ulahaa boos iley & cagjar , imika waa la baalal tifay miyaa oo tabar baa udeyrisay mise waxkalaa iga qarsoon?
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Waar taageerada dawladda Britain ay siinayso dawlad-deegaan Ethiopia ah ma ahayn wax ku gaar ah deegaan gaar ah amma Somali iyo ceel yar oo petro ah lkn waa mid ku salaysan xidhidhka guud ee labada dal ee Ethiopia iyo Britain . Britain wax gaar ah kuma falayso gobol Somali la yidha iyo khayaaliga aad shubaysaan وبالله التوفيق
@AliAli-dw3vt
@AliAli-dw3vt Жыл бұрын
Ibraahin dheere wixii uu horay uga bartay ayuu waayay mar layaab male inuu waxa uudoono ku hadlo
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
🐖🐖🐖🐖
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Somali ya illahy ba u maqan
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Жыл бұрын
Gudoomiyaha waa runsheeg
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
Ma Ethiopia misaajidka gubaya dadka Muslimka dhameynaya wax lagu darsan karaa, weligeed qof muslim raislwasaare ma noqon ama madaxweyne
@abdulkadirsamatar5412
@abdulkadirsamatar5412 Жыл бұрын
Mustafa waa qalbi ciyaad ee ogadeenya ama kilinka 5 halaga badbadiyo. Waa doqon daba dhlif ah
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 Жыл бұрын
Moustaphe xilka marku kadago wa inla maxkamadeeyo
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Ibraahim dheere waa runti Harar waligeedba Soomaalida ka tirsaneyd, xitaa markii Talyaanigu qabsadey Itoobiya harar wuxu ku darey soomalida 4 waax ee u qeybiyey geeska africa. Kuwa maran ayaa qeyba mar bixina dhulki soomaalida.
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Жыл бұрын
Ciidanka liyu police ka somalia reer baa iska lahaa ee wax somali dhex u ah ma ahaayn
@mowlidcabdulahi3544
@mowlidcabdulahi3544 Жыл бұрын
Sh ibrahin waraysi caalamka laga daawanayo yad bixinaysaa in dawladii iyo shacabkii dds in sawir khaldan aad ka bixiso ado mustaf iyo teamkisa ujeeda sax ma aha dhaliilo badan way jiraan lkn dullinimada xadkaa dhan bulshadu kumay sugnee soo reebo
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 Жыл бұрын
Ala jecliyaa in Lakala diri ciidenka qabiileysan
@yow4367
@yow4367 Жыл бұрын
Somalia caasimad cusub u baahan 👈 ya igu taagirsan ✋
@muxumedcali3759
@muxumedcali3759 Жыл бұрын
Hhhh marka ma tuulada garoowe ayaan ka dhignaa 😂😂😅
@yow4367
@yow4367 Жыл бұрын
@@muxumedcali3759 yaa ku yeri marka garowe 😕 Halka wax u wado ilamad fahmin
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
​@@muxumedcali3759 Cudur Garowe baa kugu dhacay. 😂
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Faderal wax jira maha akhirka dawlad dhexe awood leh ku danbysa marka riwayda iska daa ethiopia ka mid tahy dhinac ka raac hhhh
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
DDS waa qeyb ka mid ah 5ta soomaali-weyn, cid axmaaro iyo tigree ka iibin karta ma jirto, oo horaa mililig, xeyle salaase, mingiste iyo meles ayaa wax ka qaadi waayey... Soomaaliya waxaa leh Soomaali...
@abdiyareomar4066
@abdiyareomar4066 Жыл бұрын
Ayaanle waa iga qoslisay su'aalahaaga waxaan kala garanwaayey in garashadaadu intaas le'eg tahay iyo inaad dadkaas ku jeesjeeseyso... dadkaas waa dad gumeysi ku jira oo iyagoo cidna taageereyn shafka u dhigtay 120 milyan dowlad leh, ilaa ay dhalanrogmeen... Falastiin waxaa daba taagan 300 milyan oo carab ah oo dhaqaale, taakulo, gurmad iyo waxwalba la dabataagan, Kashmir waxaa daba taagan Dowlada Pakistan oo meelwalba oo adduunka ah la taagan.... Marka xornimadaan aad heysato ayaa kaa hadlineysa oo aad mooddin iney cirka kaaga soo dhacday.. Kuwii xorta ahaa ayaad u jeedaa sidey u dhaqmaayaane ka waran kuwo gumeysi ku jira... nabadgelyo..
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 Жыл бұрын
Inshalh wll waa laga baxayaa waxan
@user-wi9oc2or7s
@user-wi9oc2or7s Жыл бұрын
Huuno waad kadhac santahay,magalada waxaa layidhaa shagar waxa dhisanaysa deegaan ka Oramada dawlada federal shaqo kumalaha
@aliawad9607
@aliawad9607 Жыл бұрын
Ugaadeen waa qoomiyada keliya ee aduunka oo dhan gacan gumaysi ku jirta aamin sana inay itoobiyaan yihiin marka waxaan dhihi lahaa War fafar sano oo qori is dhiiba waxba idon tarimaysee kaalaya walaalihiin la.midooba 😢
@diriyeabdalah6251
@diriyeabdalah6251 Жыл бұрын
Doqon baad thy😂 Udaa halkaas ha joogane Haday adi ku yimadan aday ku guumaysane😢
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 Жыл бұрын
​​@@diriyeabdalah6251 idinku wad fashilan tihin IDINKABA ETH U ABTIRIYEY O YIDHI WAA WALALADEN o waliba idinka diideen o uf idin dhahen ogaden xinintisu saaran yahay lkn INAD HADASHAN MA HABOON MID KU DARSO MEEL WALBUU KUGU TALIN ADIGA OGOW OGADEN
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 Жыл бұрын
Isaga iyo team ka uu sheegayopa waa uun daba dhilif itoopiya ku shaqaysato oo dhiigyo cab ah
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Marykan waa fedral blse dawlad dhexe aya mamusha wax walba muxu faido leeyhy fedralka sheegysa waa magac blse akhirka ethiopia uunba tahy
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Hadal nin weyn laakin Ogadeen wax ku qaadan maayaan,
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Suxufi, ayaanle, iyo hanooto horay usocda tabiyayaasha, aanxiiseeyo, ayaad kamitahay soomaali nimadu shaqsi, aykuwayntahay inaatahay ayaana hubaa.
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
ITOOBIYA DABKA IYO BALAAYADA KA SOO SOCOTO ILAAHAY DHINAC HANAGA MARIYO. Soomali Galbeedeey TASHADA meel xun baa la idinku wadaa
@ahmedabdulahigalbeyte2990
@ahmedabdulahigalbeyte2990 Жыл бұрын
Ciidankaasi intaan ogahay ciidan qabali ah ayuu ahaa, hada kahor xiligii ina ileey ciidankaasi dhibaato badan ayay u gaysteen shacab Soomaaliyeed oo xuduuda deganaa, so ciidankaasi dadna waay ku danaysanayeen meesha dad kalena lagu barakicinayay, kolkaa ha iska burbureen
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Waxaasi waahadalka dowlada waxaa loorarayaa magaala madaxda waxaa weeye, in adisababa, axmaaraa siwanaagsan uhaysata dowlada, abiye, amaan uma,aha meel oromo dagantahay sikhaasana, umaamusho, ayaa loorarayaa. Waayo, adis wolow ay dhul oromotahay waxaa qaatay axmaaro cid ugu tagikartana majirto.
@hodism1593
@hodism1593 Жыл бұрын
Khaayin tuug adaa halkaa dhigay soomaaligalbeed
@RAAGE-rq1ke
@RAAGE-rq1ke Жыл бұрын
Munaafaq ibraahim idinkaa dadka iyo dalkaba halkaa dhigay waayo adigoo cidina dhafoorka bastoolad kaaga haynin oo uu halganku socdo oo aan dagaalameyno ayaad adigoo dagaalami karo itoobiya ugashay oo aad dhinaca kale kasoo jeesatay nidaamkii juudaanka ahaana ee tigree iyo ilayna amaantay dalkii iyo dadkiina iibsatay markaasaad maanta intaad koodh iyo ookiyaale noosoo xirato cid eedeynaysaa dabadhilif yahow dambiilaha ah ee khaainul wadanka ah mida kale mustafe waa gartiis oo waa dadka lasoo bahdilay oo markaad tigreega hoos joogtay hortaada walaalkiis gaari aad u dheeraynayo lagaga tuuray ilaa uu noqdo sidii buste laysku duuduubay oo kale oo uu isku cajiinmay aabihiis o baabuur ka dambeeyay lagu so qaadayna intii hilibkiisii lasoo dul istssjiyayna lagu yiri magaranaysaa marka mustafe wuxuu lakulmay dal iyo dad ladhaxal wareejiyay haduu maanta xiniinyo muujiyana waxaad rabtaan oo kali inaad kursigaas ku fariisatan oo kali ah wax qadiyad ahna malihidiin shalayna beeshiisa ayaad halgankii uga baxdeen kuna gumaadeen waanad qosleysay masiir umadeed iska dhaafee dadka ayaad dhulka ka tirtirayseen ood ka sifeyneyseen tigreega ayaana dabaqyo dalka ka dhisanayay gaar ahaan goobahz shidaalka oo uu doonayay inuu kasameysto magaalooyin itoobiyaan kaliya dagan yahay marka munaafaqow wax qadiyad layiraah dhimatay oo tafaraaruqa waataad keenteen ee mustafe waxba farta haku taagin waxani waa wixii aad gambargaaban ugu fadhidaye oo soo tabcaysay oo aad doonayasay ee ilaahay hakaa gooyo wixii aad noo geysatay ee ahaa khiyaanada iyo kala dilka shacabka iyo burburinta qadiyada ilaahna waxaan kaaga baryayaa inuu aduunkana duli kubado aakharana meel xun kaa tuuro adiga iyo wixii kula mid Ah aaamiiin
@daahirxaashi5269
@daahirxaashi5269 Жыл бұрын
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@abdifarah306
@abdifarah306 Жыл бұрын
This dude doesn't know what he's talking about. This is far away from the truth.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Murogo
@abdullahiwarsame3211
@abdullahiwarsame3211 Жыл бұрын
Mr Ibrahim waa aqoonyahan diyaarsan sida uu oga jawwabayo su'aalaha lkn wariyaha su'aalihii laga jawaabay ayuu ku celcelinayaa . Waana waxyaala dabiiciga ah marka you tuber iyo shaqsi academic ah is wareesanayaan .
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Waar waxba hays xiijin waayo ururo magacyo qabiil wata ma joojinkaraan siyaasadda guud ee qaranka Ethiopia . Ethiopia way ka taariikh dheertay fikradaha kooxaha ku salaysan kibir-bilaash reer miyiyeysan . Ha uga darina dadweynaha nabad iyo ladnaan ku jooga gobolkooda
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Assalamu walalkay ayanle 10milyan somalida ah mawaxaad kawayday shaqsi an aheen Ibrahim dhere ootaqaano tariikhdiisa fadlan jooji dulmiga iyo bahdilaada shalay unbay ahayd markii xasuuqa socday ulahaa barwaaqo ayan kujirna
@AbdaalGood-ey1mr
@AbdaalGood-ey1mr Жыл бұрын
Asal raac wadaad ' asal raac qabiil ' asal raac cilmaani ah isku soo duub umada asal raac ah dhaamnteed oo hal fikarad oo cusub keeni karin .
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Mustafe cag jar wa sida farmajo shacabkana qabiil ahan bey u fiirsanayan
@ardoali9558
@ardoali9558 Жыл бұрын
Viva ayaanle 😂😂😂
@zamzammahamed6939
@zamzammahamed6939 Жыл бұрын
100😮❤❤🎉😢😮😮
@Djbabou1
@Djbabou1 Жыл бұрын
Nacas
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 Жыл бұрын
Ibraahinow, Itoobiya inay burburto oo kala dhaqaaqdo danteenaa ku jirta ee ma yar sugi kartaa? Haddii kaladirista ciidanka dagaal ka bilaabmayo, ha bilaabeen qawmiyadaha kale. Inaga maxaa bala kaste inoogu hor marinaya? Walaalow, adiga iyo in kula aragti ah, yaanay Itoobiya nagu midayn oo nagu quweyn inta ay dagaal aan guul laga gaareyn bilaabaan.
@moustafmahamoudgueleh5336
@moustafmahamoudgueleh5336 Жыл бұрын
War muskinkan 2009 isdhibey
@duranabdi4105
@duranabdi4105 Жыл бұрын
abiy boqortoyadi buu dhisanaya
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Khaayli iyo been ayaa isu nacamlaynaysaan
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Meesha taallada laga dhisaya waa dalka Ethiopia oo waa Jigjiga . Cidda loo dhisayaan waa ciidankii qaranka Ethiopia ee u dagaallamay difaaca Ethiopia
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Aragti ogaadeen is kadhe Soomaali waxaba kumale Caquubo ayaa ku dhaday cagdheer
@munasalah446
@munasalah446 Жыл бұрын
Ma mooda nin wax doran jiraaay kan malaha Jigjiga aan jogno kama shekay naayo 😂
@Djbabou1
@Djbabou1 Жыл бұрын
Wuxu leeyahay Gobolka Somaalida Waa Dhulka Soomaaliya 😂Gogol ma nihin ka midha Itoobiya end of code.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Sad baanu ugu Faraxanay luyu poliska Inlakala diro aweleba Ogaadeen Baye Ahaayeen Soomaalida kale Waxaba kuma lahayen Oromo Haqaadato jigjiga insha Allah Kuwa muslimka ah
@mohamedmaane59
@mohamedmaane59 Жыл бұрын
Saaxiib catawba ugu Dasani oo ka xun tobacco jeer hogaamiye kooxeed waa argagixisada ee ninka suaalaha muhiimka ah toos uwaydii wuu kawarwareegayaa.dawladnimadeena cidda hortaagan.
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 33 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 11 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 41 МЛН
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 119 М.
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54
AWS Certified Cloud Practitioner Training 2020 - Full Course
3:58:01
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 6 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 33 МЛН