IFIYE7 & Madaxweynaha DDS Itoobiya - Mustafe Muxumed Cumar

  Рет қаралды 173,427

Universal TV

4 жыл бұрын

#IFIYE7 & Madaxweynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar

Пікірлер: 1 251
@jamaapdirahman6409
@jamaapdirahman6409 4 жыл бұрын
Ninkan nin qabiil ahaan u diidan mooyee aqoonyahan caqli leh isma diidayaan! *Keep going masuul*
@ayanabdulahi2520
@ayanabdulahi2520 4 жыл бұрын
Beenaale mararka Qaar aqoon looma baahno ee karti aaway
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 жыл бұрын
Soomaalidu waxa ay isku diidan tahay 96% qabyaalada iyo reer hebal. Cudurkaa alle ha inaga sooro. Aduunka fikir iyo qadiiyad ayaa wax lagu diidaa laakiin soomaalidu waa reer hebal ayay wax ku mucaaradaa.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Haduu yahey nin wariya ah oon qabiil ha warayto Farmaajo
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 жыл бұрын
Farmaajo malaha geesinimo oo si toos ah ummada u soo hor fariisto sababtoo ah kama jawaabi lakaro su'aalaha ad adag ee wariyahan. Marka ina cagjar waa nin aad isu hubo oo iskal Soon.
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 жыл бұрын
Waa xaar beenaale ah xil u ooyo
@wiilkamudug9197
@wiilkamudug9197 4 жыл бұрын
abdixafiid deeganka aqoon umalaha odaygan ma wuxuu mooday sanbalooshe iyo faysal ali waraabe ninkaan waa nin rutii wadani ah ilaahay baa u soo diray deegaanka in ay alle ugu shukriyaan baa ku waajibay ree dds
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@dirhamfilms6720
@dirhamfilms6720 4 жыл бұрын
Faysal cali waraabe isaga iyo cag ma dhiba wuu kaga oohiyaykk
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 4 жыл бұрын
Faysal Cali waraabe ma hooyadabuu wasay hooyadabaa siilka ka xaartee ina dhilo faysal Cali waraabe waa nin isaaq oo laan dheere ah
@abdiwahabshelmi1990
@abdiwahabshelmi1990 4 жыл бұрын
SUBXANA Allah sxb xaa kugu dhacay oo hoya mcn ucaayi 😭 Alle unoqo oo hoya hacaayin. Mahadsanid walal 👏
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
@@abdiwahabshelmi1990 waa idoor daarood loo amaaney iska daa anaga fasax naye 🙄
@mohammedaydid6216
@mohammedaydid6216 4 жыл бұрын
This’s the first comment I made over the KZfaq video, Mustafe is a man I can trust his leadership because of his communication, respect, confidence and the transparency of his government 🙏🏾 keep going Mr president and I hope other somali leaders watch your speech and tell their people their vision. Somali hanoolato
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 4 жыл бұрын
Waaa laga soo go,ay maanta kii yaraa ee cabdihafid ninbaa helay. Allaah hakula garab galo dadaalka madaxweyne
@daacidaaciga917
@daacidaaciga917 4 жыл бұрын
Wariye Fiyoow ilama ahan kan yar
@ustaadducaysane7987
@ustaadducaysane7987 4 жыл бұрын
i am from somaliland . xaqiiq mustafe waa madaxweyne aqoonyahan ah.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
soomaliland iyo mustafe makala foga taas ogoow Odiy am kaaga dhow degaanku inuu dego waa uda labadaba umadba
@kariinabdi9915
@kariinabdi9915 4 жыл бұрын
Dib u socod maangaab ah somalinimo wax dhama lawa ee somalinimada ku faan intaa land land meelaha la wareegeeyso dumass
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 жыл бұрын
@@kariinabdi9915 somalinmada ayd khalad ka fahantay somali wa isir Fahan marka hore dalal kuna wa sida kuwa carabta, cadanka okale kala simanyihin wxn aad ka shekeynysana wa caqli xumo lagugu shubay Somaliland :somali Somalia: somali Djibouti:somali NFD gaarisa kenya :somali Somali state of ethiopia : somali Ader sida ukala baro somalinimadu maaha wax cid gaara ku xidhan ama shegan karto
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
@@kariinabdi9915 waxsoo baro horta alle fahanka kaama qaadee Somaali waalawada yahay cid gaar u leh magaca somalina ma jirto Ee qofkasta hakaso jeedo *somalia, djabouti, Somaliland , somali galbeed* intuba somalinimada way ku faanan .. Markaa adigu somalinimada malaha diinbad u haysataa lagu faano ? 😎
@abwaan100
@abwaan100 4 жыл бұрын
@@kariinabdi9915 Sida lawada ogjahay, wax iskuma fashiino jaahil nimada qarsan maysiine waa maxay waxay Jamhuuriyada Somaliland u dhintay jinsiyada somaliyeed? Wixii dhagta kaga soo dhacaba dib looma yidhaahdo!
@karti-soor
@karti-soor 4 жыл бұрын
Mash Allah very confident, and intelligent and Articulated leader. Highly experienced focused. No other Somali regional serving incumbent president can speak, clearly and confidently like that to the Media. To present his vision and administration delivery's. I' am from both Somaliand and Somali Hawd reserved area. Very well done a young dynamic well educated leader.
@xikamabdilahi5917
@xikamabdilahi5917 4 жыл бұрын
Kiladhka shanad shidal baa laga Qodaa Qadarna shidalbaa laga Qodaa waa maxay farqiGa u dhaxeyaa ee somalidu u heli wayday xaQoga
@guledts9181
@guledts9181 4 жыл бұрын
Xikam Abdilahi 50 sano ka hor ayay qodeen. 50 sano ka dib ayaa laga fa’idi doona.
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 4 жыл бұрын
Mustafe waa halyay ilahay u soo diray somalida
@farxiyaaxmed7787
@farxiyaaxmed7787 4 жыл бұрын
Illahay haku sharfo mar hadad diinti muslinka soo ceelisay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
40 hablood ayaa shahado jigjiga ku qaatay xiftinta quraanka ah awalna dadka looma ogolayn soomaalinimo ayaa la tirtirayey
@jiilka5470
@jiilka5470 4 жыл бұрын
What a wonderful president and human being i support you 100% mr president and I'm not from that Region. Keep going..
@somalimedicineexpert3296
@somalimedicineexpert3296 4 жыл бұрын
Mustafe Cagjar wareesigiisan waxa ii soo baxay Madaxweyne la wada leeyahay:- Somali galbeed ogol (Dhaman qabilada somalida daga dhulkaas) balse aan ogolayn in uu hal reer sheegto dhulka somalidu wada degto:- ONLF (ogaden national liberation front) oo hada ah ka ugu tunka wayn somalida Ethiopia dagta, had iyo jeerna sheegta ama qaata awooda dhulkaasi. Waa nin raba inuu qaybiyo waxkasta oo ay ku jirto awooda una qaybiyo somali oo dhan ee degta Ethiopia halkii awal inyar ay ku koobnayd. Madaxweyne leh himilo fog oo siyaasadeed leh, mid cadaaladeed leh, mid kartiyeed leh, dadka uu xukumana u siman yihiin, jecel in uu shacabkiisa qanciyo, dhaqaalaha jecel in uu gaadhsiiyo aag kasta oo uu xukumo, saamaxid badan leh ama aan aargoosan, ugu danbeentiina leh loolan siyaasadeed oo uu rag iskaga dhiciyo iyo mid mustaqbal ah. I Dhamaan Somalida Ethiopia dagta madaxweyne ayeey heleen runtii ee haysta ayaan odhan lahaa. inta ka dhimana wuu gaadhi doona inshalaah.
@ridwaann3762
@ridwaann3762 4 жыл бұрын
Meesha Ogaadeen baa aqlibayad ah , wax la wada leeyahay ma jirto. Waxii ka soo haraa bay ku qasban yihin dadka kale. Meesha Carro IIdoor baad moodaysaan oo la isku hanjabo. Ogaaden 1st, 2nd, 3rd, wixii intaa ka haraa bay leeyihin dadka kale.
@mohamedhaadi9844
@mohamedhaadi9844 4 жыл бұрын
RXLIX_YT Wll mel ethopia hesato ayad ku noshihin mad midowdan hal qabil mel matagaye
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@ridwaann3762 isaaq dhulkiisa somaliland buu lagali
@user-wb8ti5ys1m
@user-wb8ti5ys1m 4 жыл бұрын
@@ridwaann3762 ogaden maxa la dhaha
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
onfl dagaal malagashay ma taageetay mustafe waa siyaasi onlf ma diidana wada noolaasho, waxaay diida marka colaada waa laga dhunta xabada marka nabada ayaa la soo baxaa
@daudibrahim3425
@daudibrahim3425 4 жыл бұрын
From wajeer masha Allah Mr president very brave and intelligent man
@aydrusabdi8156
@aydrusabdi8156 4 жыл бұрын
Mustafe cagjar waa nin aqoonyahay weeyan alle ha barakeeyo from hargesia hadhwanaag ve big respect madaxweyne
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Madaxwayne mustafe cagjar waan kusalamaaya marka hore! I am one of your supports and i am from the region of awaare district to gashaamo! We are going to vote for you in the coming election if your initiative reaches our communities such as roads, electricity, hospitals and schools so on ! Thank you mr president we wish for the best!!
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhaley madaxweyne mustafe Maxbuub from hargeysa
@mmcboss1388
@mmcboss1388 4 жыл бұрын
Wligey ma arag shaqsi ka karti iyo aqon badan madaxda somalida md.mustafe cagjar Abdulxafid meel baad saarty keep going mudane 🙌🙏
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 4 жыл бұрын
Cagjer nin da.ayar oo qalbi nadiifa ah
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Madaxweyne Mustaf maahan keliya aqoonyahan waxbartay iyo hoggaamiye aragti dheer. Balse waa nin waddani ah oo jecel dalkiisa inuusan ka shaqeysan ee uu u shaqeeyo. Waxaan jeclaan lahaa Soomaalida talo isuma sheegtee inay mar kale madaxweyne Mustafe doortaan insha Allaah. Abdiaziz from Garowe.
@fashilmedia6854
@fashilmedia6854 4 жыл бұрын
Cagtii joogsan waaydo marbey ceeb lakulantaa) wariyihii Joogsan waayo MD Cagjar Buu lakulmaa🎤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Wale waa lahalay cawa
@abdullahiiise1134
@abdullahiiise1134 4 жыл бұрын
Marka aqoon iyo wadaniyadu hadleyso waa sidaan From galmudug taageero buuxdo ayaan kuu ahay wlhi
@abdullahiduqoow2145
@abdullahiduqoow2145 4 жыл бұрын
Waa ninka kaliya Sualihiisa Si Toos ugu jawaabay BAL abdixafid sualaha Lagu calinaayay Soo cadeemo u keeno.. Wllhy Waa masuul aan ku qancay.. Anoo ka Soo jeedo Hiraan...
@mukhtaarcadeekabacade7694
@mukhtaarcadeekabacade7694 4 жыл бұрын
I am Frome puntland Viiiiva madaxwayne mustafe cagjar sii wanagsan ayuu ugu jawabay inkasto wariyuu su alo khaldanyahay kuwo badan waxasu suallo maha
@muhammadabuukarry5414
@muhammadabuukarry5414 4 жыл бұрын
Weriyiho wa shaqadiso ino waxa qarson bananka keno
@apdifatah1813
@apdifatah1813 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhaly wlhi wuxu ubahan yahy somaliyo dhan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈🏻mudane cagjar nin ragedd
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 жыл бұрын
Calan dhiiga badan lagudulqubay ee ad la ordayso lagama yaqaan ethopia
@cumarcabdi8536
@cumarcabdi8536 4 жыл бұрын
Cagjar 🇪🇹 Kan aya dul babanaya
@halwohenna
@halwohenna 4 жыл бұрын
runta somalidu haday tahay kan iyo ismail cumar gele farmajo somali weymidowday inzha Allah
@halwohenna
@halwohenna 4 жыл бұрын
Asiya Warsame Adoo kale midnimada soomaliyed iyo dadkii dhintay dhiigoda kuwa qarinaya ee daba dhilifka ah ayaa tahay ee somalimatihid malaha ish
@cumarcabdi8536
@cumarcabdi8536 4 жыл бұрын
@@halwohenna wadankaga Ethiopia 🇪🇹 Aamin somali Haku waalane 😂
@abdirisaqali7062
@abdirisaqali7062 4 жыл бұрын
Madaxweyne mustafe cagjar waa nin aqoon hogaamineed leh
@Ceelxaar
@Ceelxaar 4 жыл бұрын
Nope
@abdinasir6429
@abdinasir6429 4 жыл бұрын
Aaad iyo aad
@sburashali4305
@sburashali4305 4 жыл бұрын
abdirisaq ali aqoon tu ma waxay noqotay kursiga ladifacanayo aqon gadu leyahay gumaysi iyo oromo Ethiopia inu daba fadhiyo rali ku tahay miya aqon ah
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 4 жыл бұрын
abdirisaq ali Zero
@badriabdifarah5454
@badriabdifarah5454 4 жыл бұрын
Aniga oon qabiil iyo aqoon aan uleeyahay mustafe aan ugu hadlaynin. Runtii waa hogaan mustafe, waxa dhibta iyo bogorbagandhada samaynayana waa qawlaysato qabiil iyo dhac u abaabulan. Deeganku xukun wuu haaystaa ee alle ha loonoqdo. Anigoo ku nool gobolka ugu horumarka hoseeya dds wardheer ayaan hadana tageersanahay isbadalka jira maanta.
@sureermuhammedhusen7245
@sureermuhammedhusen7245 4 жыл бұрын
Allahu akbar wallahi wan ooyay siduu diinta ugu gargaaray ,mustafoow allaw kula jir
@samiirkinglove4867
@samiirkinglove4867 4 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay Mudane Madaxwayne kan suaalihiiza Akhlaaq xumaa ku jirta Lkn Adaa meelaaaray ♥️♥️🔥Mme from dhagaxbuur hoyga Gobta ♥️♥️🔥
@dhago1117
@dhago1117 4 жыл бұрын
Samiir wa runtaa from hargasa somaliland
@abdibadri4402
@abdibadri4402 3 жыл бұрын
Ceeb weeyaan waax ka sheegina abdi xaafid waa wariye aad u akhlaaq wacaan dadka Soomaalida ixtiraam ay u heyso siiba anoo deegaan ka soo jeedaa siiba Qorrahay
@baradhobaradho6586
@baradhobaradho6586 4 жыл бұрын
I from somaliland mustafe cagjar wlhi waa geesi axlaaq iyo aqoonba leh horu u soco madaxweyne
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 4 жыл бұрын
Ani Madaxweynahan intaan ka arkay wxaa weeyi Somalinimadiisa inuu kufaano Geesi anagaa ku garabtaagan 💪🏽🇸🇴💪🏽
@mbulaleseed7371
@mbulaleseed7371 4 жыл бұрын
ma dareensatahay in wariyuhu uusan lahayn xirfad wariye nimo....fadlan hadii aad dareensatay like saarr
@badalilkacase1015
@badalilkacase1015 4 жыл бұрын
Horey uma so Marin dds maxadweyn mustafe Omar Okaley .full support from tonight onwards
@abdielmi5603
@abdielmi5603 4 жыл бұрын
he is a wise man and compassionate leader Walahi waa nin wadani ah oo Soomali ay isu mid tahay geesi geesi dhalay cod kar ah
@asapmodric3884
@asapmodric3884 4 жыл бұрын
Fact💯
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 4 жыл бұрын
Cashar hakuu noqoto inaad si cilmiyaysan wax uwaraysato afkana aanad kutaagin dadka aad waraysanayso. Mr mustafe muxumed Omar Cagjar is very calm, gentle, educated, confident keep going Mr. President.
@Suhuur1
@Suhuur1 4 жыл бұрын
Masha Allah waa nin aqoonyahan ahaa Mustafe cagjar waa geesi wale alle cimiirga ha u barkeeyo
@iqramoallim
@iqramoallim 4 жыл бұрын
Masha Allah reer jigjiga kun jeer hambalyo manta waxad heshen madaxweyne daacad allah ha idin barakeeyo From muqdisho
@daacidaaciga917
@daacidaaciga917 4 жыл бұрын
Muqdishada aa Joogo maaba kasoo hadashay masha allah. Muqdisho lee iga dheh
@xassansiciidjaamac1895
@xassansiciidjaamac1895 4 жыл бұрын
Cimrigay intaan dunnida ku noollaa weli ma arkin ruux ka karti iyo aqoon iyo waayo aragnimo badan maasha Allaah madaxwayne illaahay Cimriga iyo Caafimaadkaba hakuu barakeeyo Noolow mudane madaxwayne reer ddS waxan leeyahay maantaad haysaan kii horuumar idin gaadhsiin lahaaye ku faro adayga oo la Shaqeeya madaxwaynaha Iam from Somaliland
@hanayar3587
@hanayar3587 4 жыл бұрын
Mostaf cagjar is highly experienced and intelligent👏👏👏
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 жыл бұрын
Wariye c/xaafid Waa wariyayaasha ka uugu mudan marka ay noqoto sida loola xisaabtamo madaxda soomalida ❤❤❤❤👍👍👍👍 Madaxwayne mustafe cagjar waa nin kalsooni badan 👏👏👏👏daacadnimo badana ka muuqato shacabkiisana u soo jeeda siduu wax ugu qaban lahaaa
@hoodoibraahim5613
@hoodoibraahim5613 4 жыл бұрын
From Hargeisa wan jecelhy inan malin uun jig jiga imandono masha allh mustafe cagjar wa madaxwaynne isku kalsoon
@munaahmed1164
@munaahmed1164 4 жыл бұрын
Masha allah Mustafa cagjar waa helyey noolow illahay ha kuxafido waaa nin dadkisa somaaliyeed iyo diindisa u daacad ah oo somaalinimada jece jir oo joog kuwa qabyalada jecel madax martay alla ha so hadeeyo
@mohamedabdilahi4090
@mohamedabdilahi4090 4 жыл бұрын
Muna ahmed mustafe waa si fiican siduu u hadlaayo lkn waxaa qurux badnayd inuu shacabkiisa soo kor fadhiisto
@mohamedabdilahi4090
@mohamedabdilahi4090 4 жыл бұрын
Oo wax kasta la isla falanqeeyo meelaha hoos hoose ayay dhib badan ka jiraan
@hdsport2523
@hdsport2523 4 жыл бұрын
Mustafe muxumed cumar waa hogaamiye aqoon leh hore waxba ugama aqoon laakiin imika waxaad tahay wan aqaan sharaf ku noolow madaxweyene Alle ha kula garab galo wanaaga aad wado guul
@iswanaajetube3506
@iswanaajetube3506 4 жыл бұрын
Marka Aqoontu Hadlayso Mustafe Cagjar 👏
@mohamedabdillahi7664
@mohamedabdillahi7664 4 жыл бұрын
Ma aha jawaabta ta wax faydaa ee waa su’aasha (It is not the answer that enlightens, but the question). CABDIXAAFID ma aha weriye Professional ah ama ugu yaraan si fiican wax u soo baadhay. Waxan kala garan waayay inu isagu curiyay weydiimahan uu Madaxweynaha weydiinaayo, iyo inay yihiin su’aalo dadweynuhu u soo gudbiyeen si uu u weydiiyo Mustafe, sababta oo su’aalahani maan xog-ogaal kamay soo bixin. Weriyahan waraysi badan oo uu qaadayaan arkay, xaqiiq waxa ii muuqatay In aanu weriyahani aqoon ku filan u lahayn mihnadan, sababta oo ah su’aalaha u dadka weydiiyaa waa weydiimo aan baadhisi ku lamaanayn. Tusaale ahaan, su’aasha u yidhi afarta masuul ee kugu xiga waxa la sheeggayaa inad isku reer tihiin?! Xogtaas oo kale ma wax qarsoomi kartaa, siduu u oggaan waayay deegaanada ay ka soo jeedaan dadka ugu sarreeya dawladda, kol hadduu weydiinta noocan oo kale ah la shir imanaayo. Ta kale marku leeyahay addiga iyo Barlamaanka khilaafbaa idiin dhexeeya, saw may ahayn inu qadiyadda ay isku khilaafsan yihiin madaxweynaha iyo Baarlamaanka sheeggo. Arrimahani waxay muujinayaan in aanu weriyahani ahayn weriye dedaal geliya xog raadin, instead of u daneeyo inu dadka weydiiyo su’aalo maaddi ah oo aan macno badan lahayn. Madaxweyne aad buu u mahadsan yahay, xog ka badan xogihii ay ahayd inay su’aalaha weriyuhu ka keenaan baa uu dadweynaha la wadaagay. Mar kale mahadsanid Madaxweyene Ilaahay ha ku garab galo. Annigu iskama kaa caashaqasani, laakiin waxa wax badan ii iftiimiyay jawaabahaaga oo waxa iiga kaa muuqda aqoon, masuuliyad iyo karti. Hore u soco Mustafe.
@abdilahiyousuf6288
@abdilahiyousuf6288 4 жыл бұрын
Waxaan qirayaa in madaxwayne musdafe uu yahay halyay kudayasho mudan
@bezani
@bezani 4 жыл бұрын
Eventhough I have great respect for wariye AbdiXaafid lkn waan kugu rsacsanahay suaalaha uu madaxwaynaha weydiinayey badankood maysan eheen suaalo waqti iyo research badan la galiyey ama lagu sameeyey lkn waxay u badnaayeen waxaa la yidhi iyo waxaa nasoo gaadhay. Taasna suaalo current president loola tago maysan eheen, next time waxaan kula talin lahaa wariyaha inuu effort galiyo suaaluhuu madaxda ama masuuliyiinta kuraasta ku fadhida waqtigan uu waydiinayo!
@misspamba1
@misspamba1 4 жыл бұрын
Mohamed Ali-ruush Universal uu sheeg
@mohamedabdillahi7664
@mohamedabdillahi7664 4 жыл бұрын
pamba missra Cid kaleba uma sheeggaayo. Saw ma arkaysid In aan accountkoodii ku comment gareeyay!
@misspamba1
@misspamba1 4 жыл бұрын
Mohamed Ali-ruush at least wax ruunta uu sheegay ayaad tahay wa hadey wax ku qadanayaan. Waanu abur baa ka horeysay... Universal ceebteda maha ee wa caado ay ledahay
@nahrii4775
@nahrii4775 4 жыл бұрын
Abtigay mustaf waa nin adag oo aqoon yahana gulyso
@abelali7585
@abelali7585 3 жыл бұрын
@noura
@mustafehassan7228
@mustafehassan7228 4 жыл бұрын
C/haafid waxaad u baratay inaad bu baashaalto rag aan aqoon iyo caqli midna lahayn ood dhibcaha ka tirsan jirtay sida bk faysal cali waraabe iyo wax lamida oo tuugo ah aadna bajiso oo khalkhala lkn maanta adaa isku dhexyaacay lagaa tirsadayna runtiina wuxu muujiyay mustafe inuu kaa aqoon caqli aftahan iyo kartiba badan yahay kkk Mudane madaxweyne mustafe cagjar hore u soco.
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 4 жыл бұрын
Alleylehe mayla aragtaa in caawa laga khajilsiiyey. Wariye ceebayskan wuxuu isleeyahay ka xanaaji lkn waxaanu ogeyn in aqoonta iyo garashadu isaga aragtidiisa ka fogtahay.
@abdullahiduqoow2145
@abdullahiduqoow2145 4 жыл бұрын
Mustafe Hassan sxb Wariyaha hanaga qab jabin please dad badan ayoo baalka ka jafoyaa.. Laakin caawa Abdixafid 30% ayoo ahaay weerarkiisa 70% neh waa Madax weenaha... Mr Cagjar Keep goin Abti anoo ah from Hiraan state ...
@darmaanheis8916
@darmaanheis8916 4 жыл бұрын
Faysal cali waraabe marnaba kama uu adkaan waayo kan yari maaha suxufi akhlaaq ahaan dhisan oo su'aalaha iyo qaabkiisa comment-giisuna waa mid aad u liita
@mustafehassan7228
@mustafehassan7228 4 жыл бұрын
@@abdullahiduqoow2145 sxb ma qab jabinayo lkn waanan jecelahay siduu tuugada iyo siyaasiyiinta bilaa damiirka ah ugu adkeeyo lkn aqoonyahanka mustafe cagjar oo kale ah maya midna aan ku xasuusiyo ma mustafe waxba iskuma nihin reer hargeysa ayaan ahay lkn waa nin aad u maskax furan aan jecelahayna
@mustafehassan7228
@mustafehassan7228 4 жыл бұрын
@@darmaanheis8916 aan ku waydiiyee akhlaaqsa aad faysal ku ogtahay ee wariyaha laga waayay waa tee. Takale faysal isagaa iyadoon la waraysanba sii baxsaday
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 4 жыл бұрын
GEESI GEESI DHALAY WALEE NIN AQOON IYO KALFURNAAN LEH AYAA CAAWA HELAY NINKII ISKU HAYSTAY SUXUFIGA AQOONTA LEH KANI MAAHA WARIYE WLHI....Iam from Sanaag region.
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
hhhh wlhi ma arag wariye ka xayawaansan wuxuu u yaqaanaa ilbaxnimo iyo aqoon hadalada xanafta leh iyo suaalaha jikaarku ka muuqdo
@ayanabdulahi2520
@ayanabdulahi2520 4 жыл бұрын
Wllo wariye arkaymaahan deeganka sorry wariye adag
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 4 жыл бұрын
What a wonderful Person Go forward president we Support you
@abdirahmanmustaf2913
@abdirahmanmustaf2913 4 жыл бұрын
ilaahayoow Ninkan madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia 🇸🇴 Nooga dhig 😢😢🙏🙏
@fowsiyaabdikadir160
@fowsiyaabdikadir160 4 жыл бұрын
mudane madax weyne ciimrigaga illahay ha dheerayo niin ka raayey wariyahan adiga ka jiira meshey kuwii kale ka caraari jiiren amaba ka xanaqi jiiren mudane raabi haku dhowro
@tamaanfani9520
@tamaanfani9520 4 жыл бұрын
Si fiican ayuu Meel u saaray MW. Mustafa Universal Horay u soco madaxwayne
@FreemanV99
@FreemanV99 4 жыл бұрын
This is how interviews are conducted. No question should be off limit. Although most questions are based on speculations, and rumours rather than facts, the president, did pretty well under the circumstances.
@saffsuff
@saffsuff 4 жыл бұрын
Finally somebody who I agree with ..Somalis are not used to this ..both men are doing their jobs ..one of the two didn't prepare well for this though
@minhaajmohamed6155
@minhaajmohamed6155 4 жыл бұрын
Alaylehe aqontu waa ka muqataa madaxweynaha masha allah qofku haduu aqoon leyahay sfcn buu bulashadisa umaamuli karaa masha allah well done
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Waa markay aqoonta dhab tahay islamar ahaanta na ay hadlayso iyaddii
@mmohamed4511
@mmohamed4511 4 жыл бұрын
Aqoon kaliged guurayso waye Ilaahow kan madaxweyne Somaliyeed nooga dhig wlh waxaa sheegaa la ahay ruuux qiimo badan waye fadlan madaxweyne somaliyed noo noqo mustafoow allow xifdi wan ku faanaa Ina dhiig somaliyed ila sheegato mustafow guul korkaga ha ahaato love from muqdisho
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Geesinimo
@abdiaziizomar1285
@abdiaziizomar1285 4 жыл бұрын
Mustafa cumar cimri dheer iyo ciiwado soban an ku rajeynaa. Guuleyso waligaga
@abdiazizali4779
@abdiazizali4779 4 жыл бұрын
Waraysi aad u cajiiba, guul baan u rajaynayaa MD. Mustafe iyo Somali galbeedba.
@HassanMohamed-li1nt
@HassanMohamed-li1nt 4 жыл бұрын
Madaxweyene aragtii dheeer 💪💪💪🙏🙏. Wareysii wanagsn iyo jawabo kalsoni kujirto ✋✋
@Abdi_Darwizh1998
@Abdi_Darwizh1998 4 жыл бұрын
Ninkii wariyaha weyn sheeganayay waxbaaa ku dhacay waleee madax weyne aqoon leh
@karooneuroone2145
@karooneuroone2145 4 жыл бұрын
Abdixafiid wariye macquul ah Somali galbeed mowqufkaagu isma badalo hogaamiye mustafe khayr allaha ku siiyo
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
walaal ogadeen uun ayaa bixiyey soomaali galbeed iyagaana ay ka ka go antahay magacu waxba haysku mashquulin soomaaligalbeed degaaanku soomaali ayaa leh rag ogaden ladhaho ayaa ku suntan dhiig inay ku daadiyaan, taas ogow
@Suusuumo
@Suusuumo 4 жыл бұрын
@@mahamedcudhi7497 maad xoraystaan. Ilaa maanta tulow ma xorayseen. Ogaadeen dhul oo dhaco buu doonaya. Kana u macqoolsan Ogaadeen oo dhan.
@aminmuhumedapdi9023
@aminmuhumedapdi9023 4 жыл бұрын
Ruuxii garaad leh un baa fahmi hadaladiisa waaxaad ka dhadhaminaysaa soomaalanimo karti,,maskax aqoon bila aadanimo wlee lama gaadhayo allow xifdi m.allah 👑👑👑👑👑👑👑👑
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 4 жыл бұрын
From s.Land Mustafe waa Mzuul Aqoonyhana islamarkaana fikir dheer Xambarsan Keep going Madaxwayne Taagero Buuxda
@ahmedabdi2211
@ahmedabdi2211 4 жыл бұрын
waa madaxwayne qaali ah dadkiisa qanciya
@dahaabdisamed9907
@dahaabdisamed9907 4 жыл бұрын
@khalid musa somaliland waa tii awoowyasha somaliwayn bartay adonow
@dhago1117
@dhago1117 4 жыл бұрын
@khalid musa hooyadaa manay kuu shagin
@farduusismaelhassan3972
@farduusismaelhassan3972 4 жыл бұрын
Waxaan ahay reer burco oo ku nool Belgique waxaan go'aansaday inaan usoo guuro jigjiga illahay haw daayo waxay Heleen madaxwayne daacada
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
isha allah illahay degaanka haynoo hagaajiyo waa wax wanaagsan in Burco iyo jigjiga isku gudbaan sidii awalba ay ahayd gumeysiga ka hor, isha allah berbera iyo dhulka soomaali galbeed
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 4 жыл бұрын
@@mahamedcudhi7497 inanta soo dhaweeya oo wiil na siiya gobaa tihiin e from baadiyaha qabri bayaha 😂😂😂😂😂
@farduusismaelhassan3972
@farduusismaelhassan3972 4 жыл бұрын
Wallahi waan ku farxay is bedelka ka dhacay deegaanka iyo madaxweyne naha hada uu yahay nin dhalinyaro ah oo aduunka la socda waan soo degayaa jigjiga waxaanan ogahay inay noqon doonto magaalo ganacsi soomaali oo dhami iskugu iman doonto oo maal gashandoonto
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
@@cabdiqaniwardi5743 degaanka waay leeyihiin waayna dagaan labada meeloodba Odina ab kaaga dhow dadkaas wax iskaga dhow dhaqan iyo dhalasho ma jirto illahay nabada hanoo siyaadiyo labada meeloodba
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
@@farduusismaelhassan3972 dekada barbara ilaa halka ugu dambaysa ayaa wado loo samaynayaa hadda waay socotaa ta hargeysa ka imanaysa awaare ilaa dhagaxbuur tageysa waana illahay mahadii dadku waa walaalo mana kala marmaan durufo jiro awadood ayaa kala xidhay uun taasna illahay haka qaado
@shaficicabdi104
@shaficicabdi104 4 жыл бұрын
Madaxwayne aqoontiisu ka muuqato hadalkiisa kalsooni leh dadkana u dhex ah Hore u soco Am from somaliland
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Anigoon mustafe la hayb ahayn lkin la dergaana hadana runtii cabdi xaafid wuu ka badiyay mustaf well done our president 👏👏👏
@shabcaanhasan3415
@shabcaanhasan3415 4 жыл бұрын
Maan arag DDS balse Mudane mustafe cagjr way ku xusi doontaa taarikhda wanaagsani dadka kaa xun waxaa ka badan inta ku jecel hore u soco wadada wanaagsan allaah haku waa fajiyo❇
@mustafamohamed5362
@mustafamohamed5362 4 жыл бұрын
Ninkan waryaa ahi waa xumaan raadis hadalka wacan wuu kagubtaa from somaliland
@mowlidahmedmohamed588
@mowlidahmedmohamed588 4 жыл бұрын
"is bedelku qaarna uu uyimid qaarna uu ku yimid " very smart... ninkani hogaamiye somaliyeed
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Ilaahow somalida mustafe okle kubadi waa geesi isku kalsoon Somali mideeye ah dadkiisa somaliyed inta soo hor fadhiistay qanciyay comentiyada baanu aqriyay sida bdn qof wax amaanaayo mooyee qof kasoo horjeeda ma aanan arag farmaajo iyo biixi iyo dani maanta telefeshinka universal wareysi toos ah ka qaado gaar ahaan cabdi xaafid ay wax bartood isku dayaan rag baan u aqaanaa allow mustafe ila kulansii from xamar cadeey caasimada ummada somaliyed I love all Somali weyn
@mohamedhiis3229
@mohamedhiis3229 4 жыл бұрын
Way leyhin way leyihin ha idhaahdaan walhi waa nin aqoon yahan nice President mustafe cagjar
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 4 жыл бұрын
Sidii Barnamijkii BBC da ee waxay Ila tahay kkkkkk
@abdiaziz7472
@abdiaziz7472 4 жыл бұрын
Mashallah mudane.#MW.mustafe muxhumed waa sayidkii labaad ee #soomaaligalbeed usoo baxay horay usoco mudane.Inta Taageersan Like sara plz🙏🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️💯💯👍♥️💯💯💯🇸🇴🙏
@RealTalk-kg7tx
@RealTalk-kg7tx 4 жыл бұрын
Masha allah waa waraysan fcn Waxa jeclan lahaa in ay sidan oo kle Farmaajo iyo deni,madowe,muse bixi sidan cml iyagoo guryahoda joogo usoo fadhiistan oo la waraysto
@soyaansoy746
@soyaansoy746 4 жыл бұрын
Thanks Such a leader. Very clear and informativ. Cagjar has proven he is a leader. We support you. Go ahead
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 4 жыл бұрын
Madaxwayne mustafe omar madaxwaynaha somaliyeed ❤
@hamsemarcelo8224
@hamsemarcelo8224 4 жыл бұрын
feedhacade official var😂😂
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 4 жыл бұрын
Mnshllh aqoonyahan president cagjar u are really a leader 🙏🙏🙏🙏 from hargeisa
@suhaybi
@suhaybi 4 жыл бұрын
First time i see this president’s interview. Here some facts i found 1-there’s another islamic democratic somali country after Somaliland. 2-There’s somali president who can freely talk, think and tell. 3-Still there’s hope for All somali ethnicity to have free minded and straight lined man.
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 жыл бұрын
Wariyahu DDS buu qoray (i) wuu ka reebay waana sida saxda ah mansha allah
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 4 жыл бұрын
I'm from Somaliland, i have to admit somali Ethiopians should support and work with this man , This is how somali politician should look like, he knows what to do and he is the system it's self , that's the real thing about being president. The correspondent is annoyingly rude and clearly out of clue , he didn't do any background research he is just spewing lies
@abdiyare6860
@abdiyare6860 4 жыл бұрын
Keep it to yourself hamse. We dont call our ppl somali ethiopian. I know being a proud somali is something you dont like.
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 4 жыл бұрын
@@abdiyare6860i respect that dear the reason why I used the name is just about the geographical identity which is certainly TRUE. And FYI You know nothing about what I like.
@abdiyare6860
@abdiyare6860 4 жыл бұрын
Chill out bro. I was being stereotypical which is not right. And that is because i have seen alot of you so called somalilanders running away from their somaliness.
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 4 жыл бұрын
@@abdiyare6860lol
@muktarmohammed5886
@muktarmohammed5886 4 жыл бұрын
Wariyahan waa uu ku ceeboobay runtii waraysigiisa wax wayn ayaa ka qaldan .. Madaxwayne mustafe waa masuul aqoon leh oo ku dayasho mudan ......
@ahmedabdi9849
@ahmedabdi9849 4 жыл бұрын
Way leeyihiin, way leeyihiin, way leeyihiin, Ha yidhaahdaan 😂
@fathiyamohamed9485
@fathiyamohamed9485 4 жыл бұрын
Ahmed Abdi 🤣🤣🤣🤣
@zr7992
@zr7992 3 жыл бұрын
😂🌽
@anwarjaahuur7373
@anwarjaahuur7373 4 жыл бұрын
Wllhi comment badan akhriyaye hal comment oo kuma arag xanaf leh 🙏🙏🙏🙏
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 4 жыл бұрын
Ma Aqaan Qofka comment gayga akhrinaya lkn waxn Ilahy kaaga baryaya inuu HOOYADA MCN Jannada Guri uga dhiso Hada *SUBSCRIBE* iisarto wll thanks❤🙏
@ibrahimjamac9786
@ibrahimjamac9786 4 жыл бұрын
Abdulhakiim Aditiya janadu ma xagan baa laga raadiyaa bad maqashey, Hno beenbaa laguu sheegey ee hubso
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 жыл бұрын
Mansha Allaah viva president mustafe cagjar waa HERO viva Somali state ethiopia
@ahassan1205
@ahassan1205 4 жыл бұрын
Ninka dadka xirfad weriyenimo iyobaqoon kale midna dadka kuma waraysan jirin ee dadka wuu la buuqi jiray Lakin maanta unbaa la helay. Good job mr president cagjar
@suxufimainews5253
@suxufimainews5253 4 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo💪 one love sonaliweyn♥️
@abdiwahidhussein1796
@abdiwahidhussein1796 4 жыл бұрын
The Honorable president. I liked you are answers really very good.Iley wixisa lababa maqli jirin hadiba iney magalada biya laantahay hadeyba lamaqley meshash xurnima ayaba jirta . xornima kajirta
@ayuubjama635
@ayuubjama635 4 жыл бұрын
Waxaan ahay muwaadin somali kasoo jeeda puntlan deeganadooda gaar ahaan Caasumada dhab ahaan Wali ma arag Madaxwayne ka hadal Hufan Oo ka Xaqiiqa jacayl Xaqiiq waxaan xasuustay mudane abdulahi Yuusuf alle Ha Uu naxariis TEE mudane madaxwayne alle Ha Kula garab galo shaqada adag Ee Aad hayso dab can way Jiraan Dhibaatooyin badan Balse waxaan Ku kalsoonahay ina Tahay Leader garan kara caqabad walba Sida Uu uga gudbin lahaa Umadiisa respect mudane guulayso?
@ibnuahmed3761
@ibnuahmed3761 4 жыл бұрын
Cabdilahi yuusuf aa xooga Ummada Somaliyed kayara xishoo kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk
@ahmedismail201
@ahmedismail201 4 жыл бұрын
Cabdillahi Yusuf tuug buu ahaa.
@ayuubjama635
@ayuubjama635 4 жыл бұрын
Ibnu Ahmed Wll Hadalka Sida aan Uu iri Ayaan ka Masuul ahay Balse Sida Aad Uu fahan tay anigu masuul kama ihi. Waxaan Ula Jeeda abdulahi Yusuf baan xasuusta it means Hadal karnimada iyo Run ka Ka hadalka iyo Hufnaanta iyo abaarista hadalka Xaqiiqadiisa waad Ku Mahad San Thy fikirkaaga qurxoon masuul
@ayuubjama635
@ayuubjama635 4 жыл бұрын
Ahmed ismail Fikir kaaga Iyo Hadalkaaga Xor ayaa Uu Tahay Balse Xor Uma Tihid inaad Qof af lagaadayso marxuum dhintay inaad caysaaa Waa wax Laga Qurux badan Yahay. Marka Caqligu ha shaqeeyo bruder
@Wayelka1973
@Wayelka1973 4 жыл бұрын
Ayuub Jama Nin walbo ceesaantiisa ceelka keen
@caydarussuldaan5470
@caydarussuldaan5470 4 жыл бұрын
Umada soomaliyeed waaa dad laabxadhan waxaan kun ku dhawaad comment ka ah kuligood la dhaceen sida quruxda badan madaxwayne mustafe uga jawaabay waydiimihii iyo siduu uqodobeeyay xilgudashadiasa balse ta soo jidatay waxa weeye soomali oodhan caawa inuu guul iyo tagero iyo duco lagarab istageen markay arkeen hogaankisa suban alle haku asturo inta kalee somaliyeed na hogaan fiican hayna siyo inkastuu aniga madaxwayne ii yahay oo mustafe karti waxaan ku dhashay gashamo hadase hargaysan kunoolahay
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Gob iyo caadadeedley
@nejimanuurabintuabdi1584
@nejimanuurabintuabdi1584 4 жыл бұрын
Maansha allaah mudane madax wayne guuleyso walhi kan xoolaha ee wax wareysanaya ee 10 jaakeed iska dul xidhay 0 baa la direy 👏
@daacidaaciga917
@daacidaaciga917 4 жыл бұрын
10 jaakad kkkk qosol wlhi
@AbdallaArush
@AbdallaArush 4 жыл бұрын
Madaxwayne mustaf👑❤🤲 allow barake asiga iyo umada somaliyed ee deganka kunol ❤❤❤ horumarwacan qalbiyada wad wadashafisey jazajallah
@libanmohamed5960
@libanmohamed5960 4 жыл бұрын
Maasha allah, Runtii Musdafe waxuu uqalmaa in noqdo Madaxweyne 5 Soomaliyeed , Haddii kan kataliya Mogadisho, Hargeysa, Jabuuti iyo kuwa Gobolka Woqooyi bari ee Keenya ey sidiisa Midnima Soomaaliyeed uraadinlahaayeen Soomaaliya Aduunka eyeey Sharaf ayeey kujoogilahaayeen . Allah Xafido Musdafe.
@raacdonews977
@raacdonews977 4 жыл бұрын
Mustafe Muxumed Siyaasiga keliya ee Soomaaliyeed ee su'aal xumada Cabdixasfid iska celiyey! Wuu ka adkaaday runtii
@mustafemohamed7132
@mustafemohamed7132 4 жыл бұрын
Illaahay ayaa ina dilayee magaranayo masuul soomaalia ah oo lamida qabyaaladna nadiif jah nolow intay nololi jirto
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 4 жыл бұрын
Mashallah muftafe waa, intelligent and he’s a really good person. He answered the questions really confidently and he’s a brave man
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
Hogaamiyaha dhabta waxa lagu gartaa aftahamada iyo hadal cadaanta Guuleyso mdaxweyne cagjar🙏
@bashircali2102
@bashircali2102 4 жыл бұрын
ilaahbaad run usheegtay musdafow deeganku wuxuu ahaa meel dadka lagala dagaalamayo diintooda iyo akhlaaqdooda iyo jiritaankooda alx alx alx maanta umnaddu alaah ayaa xureeyey plse somalida ayaaba dhaqan uleh in lacaburiye mooyee aan faa ido lahayn
@mowlidalifarah1116
@mowlidalifarah1116 4 жыл бұрын
Masha Allah madaxweyne mustafe cagjar wlhi waa nin geesi ah wuxuuna u qalma inu Shanta soomaali hoggaansho guulayso mudane masuul 🇸🇴💯✅🙏
@mustafeshiine3667
@mustafeshiine3667 4 жыл бұрын
Waa kaa Siyaasiga Ay Soomaaliyi U baahantay Maanta Mustafe muxumed cagjar guulayso Madaxweyne
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 4 жыл бұрын
Very intelligent 🤓 May Allah bless you abtii keep up.
@SeidIsmaelHassan
@SeidIsmaelHassan 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Aad iyo aad ayaan ugu hanbalyeynayaa sida geesinimada leh ee madaxwayne Mustafe uu uga jawaab bixiyey waraysigii dheeraa ee lala yeeshay.
@nimanhashi8716
@nimanhashi8716 4 жыл бұрын
Cimrigaga alle ha dhereyo cafimad ku waar 😘😘😘
@akosar4822
@akosar4822 4 жыл бұрын
Madaxweyna Mustafa Cagjar si wcn bad aga jwbtay wa Wadani Dalkisa iyo dadkisa jecel Allah haku xafido mudane Mustafi
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Waa aqoon‐yahan, aftahan, oddorosaa, istaraatijiiste💜
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 4 жыл бұрын
madaxweyne mustaf waa aqoontahan, karti iyo dulqaad isku darsaday. Madaxweyne Horey usoco waan ku jecelnahy 100% from laascaanood
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 4 жыл бұрын
The president attitude towards freedom and prosperity it’s clear he wants the country and his fellow citizens to be better I welcome 🙏 it’s fresh air but the reporter needs next time to be prepared well ( fact is fact guul MR president
@abdiqanimahdi2331
@abdiqanimahdi2331 4 жыл бұрын
MASHALLAH, Mustafe waa qof wangsan ee Allah ha u fududeeyo howsha..
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 4 жыл бұрын
ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba haku barakeeyo madaxweyne waxa tahay iftiin usoo baxay shacabka somaliyeed meelkastoy joogaan go forward alle macaaga ha ahaado
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 30 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 61 МЛН
Choices for your loved ones❤️
0:15
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 17 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 40 МЛН
КАРОЧЕ НЕУДОБНАЯ СИТУАЦИЯ😱🔥 #shorts
0:45
ПОПОВИЧИ
Рет қаралды 7 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 6 МЛН