Iidle yare Qisadii Hodan Abdirahman iyo Sheekooyin Qosol Badan Funny

  Рет қаралды 115,324

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

4 жыл бұрын

Пікірлер: 268
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 4 жыл бұрын
Ninkan waa legend cod iyo Sheeko ba gacan. Ugu taagay, Waa Ninka kaliye Ee hadu 1 hr sheekeynaayo aan dhageysan karaayo legend iidle Abdullahi nuune 🙏
@basromohamud1647
@basromohamud1647 4 жыл бұрын
Idle qosolkisan ku heysta wayo waa nin sheko iyo qaraxo badan maba laga dalayo shekadisa idle الله يطول عمرك
@moogedheere2084
@moogedheere2084 4 жыл бұрын
Af somali ku dheh alle cimriga hakuu dhereeyo xushmeey luqadaada
@umarayaan70
@umarayaan70 4 жыл бұрын
Duco haddii LA dhoho waxaa fcna carabiga rsk scw Ku haddliye jiray lakin qofkana siduu ka helo waa cadiye
@faadumomaxammed8261
@faadumomaxammed8261 4 жыл бұрын
Masha alh idle fny waye alaha Ku dayo wlkey xisaha wararka horey usocda mideda kle qaali noken hadey suro gal tahy
@ifraaxalinor3139
@ifraaxalinor3139 4 жыл бұрын
Wlh iidle waa funny allah ku desto fanankena somaliyed👑👑👑👑👑👑👑
@zeitamir647
@zeitamir647 4 жыл бұрын
Favourite musician. Idle Yare happy to listen his laughter moment. Thanks a lot. Waan kusalame sxb
@HALBEEGTRADE
@HALBEEGTRADE 4 жыл бұрын
Taas wexey Cadeyn u Tahay Barnaamijka Inaad Mrel cidlo ah ku Daawatay... 🤣🤣🤣🤣🤣
@ajacsiin171
@ajacsiin171 4 жыл бұрын
Fanaan kaftan badan iidle sxb hadaa ila taageerto like dhac kusii mahaan😂😂😂😂😂
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
Iidle markan so arkay orad anoo ordayan imid qosolka wa soo amaahdaa markan iidle arko ilahey amrkiis xiisaha wararka koranto hore isocda inshllh
@Jammaad
@Jammaad 4 жыл бұрын
Alle amarkiis wariyahaan Toronto iyo idle waa ku haystaa kaftan kooda 😂😂😂😂qosolka iga dhameeyaan alle hadaynka farxiyo dadka waa kaqoslisisaane waxaana tihiin labo qalbigooda saafiyahay dadka xunxuna haw joojinina waa xasidiine 😍😘🙌🙋👍💞💘💗✋✌
@deeqoabdikadir8285
@deeqoabdikadir8285 4 жыл бұрын
Idle yare wa qofka kaliya an tagero dhanka shactirada wa qofka kaliya iga qosliyo ad bn u jeclhy sxb bishiibo halmar noo keen idle yare👍
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo wllo isoo booqo oo idhiiri gali
@yusufhassanfu4012
@yusufhassanfu4012 4 жыл бұрын
Jog oo jir saxiibyaal,you made my day qosoolka ferahaa ayan ubaqaya.
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 4 жыл бұрын
Kkkkkk waaaaw nin culus iidle yare xisaha wararka sLN sare
@qalpiquruxmoha4461
@qalpiquruxmoha4461 4 жыл бұрын
iidle ilaheey amarkiis ani sheekooyinkaada waan jclhay masha allh alaha ku xifdiyo adiga iyo dhamaan xiisaha wareerka pic respect 💞💞💞💞
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 жыл бұрын
wlh koront's smile is killing me koronto pleaze wlahi qosolka aad baad ugu qurxontahay badi nabiga scw wuxu dholacdeynta kutilmamay sadaqo
@nimcaeebiyaale4854
@nimcaeebiyaale4854 4 жыл бұрын
Iidle yare funny wlhi mrka dhagesanyo qosolka adunka qoslaa
@smptuwani8765
@smptuwani8765 4 жыл бұрын
Nimca Eebiyaale wll subscribe iisar
@aishahussein7880
@aishahussein7880 4 жыл бұрын
Walahi idle yare waan ku lalabta shekadiisa kamadaalo
@axmedmustafa6062
@axmedmustafa6062 4 жыл бұрын
Kkkkkk france iyo Germany luqadahoda dadka jogay ayaa baran la'a waa luqadaha ugu adag qarada yurub
@hassanissack5681
@hassanissack5681 4 жыл бұрын
idle yare nin wayn huray u soco waa ku taageeraa
@labzamabdi5436
@labzamabdi5436 4 жыл бұрын
hhhhhhh cwo mohamed farah mayka shidan tahy wlh way iga qosliyeen
@hamdiqaran2506
@hamdiqaran2506 4 жыл бұрын
Iidle yare salaan boqortooyo iidle yare waa fanaan qalbi wngsn alle haku sharfo guuleeyso idimka alle
@ladancookingandbeauty7617
@ladancookingandbeauty7617 4 жыл бұрын
Mashallah keep going 😂 wara kadhacay English artqfur Allah
@lulunor7284
@lulunor7284 4 жыл бұрын
Abowe koronto dadka xun waxba hajojinin dadka fican ayaa kabadan caawimada mesheda kawad guulayso 👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤
@nimcochannel6683
@nimcochannel6683 4 жыл бұрын
Idle muxu dhibaata yahay 😂😂😂
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 жыл бұрын
Iidlow Aaafo ilaaahey nooso diraa tahy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wllhi BILAAHI DARISKA iguso kaceeen cawa qosol leeee🙏🙏🙏🙏
@thequeenschannel9348
@thequeenschannel9348 4 жыл бұрын
Iidle wlh qosol ayu igu diley balaya tarikh xun😂😂😂😂😂
@bushramire1504
@bushramire1504 4 жыл бұрын
Hhhhh idle cadi ma ahan madhalyso Isla soo jry beee habaar kululaaa
@mohamedabdi8895
@mohamedabdi8895 4 жыл бұрын
Iidla yare waa nin qalbi fiican wlhi from hargeisa soomaalilnd
@abdirahmannurafgy2625
@abdirahmannurafgy2625 4 жыл бұрын
wlhi iidle suu iiga qosliyo qof bini aadankale iigama qosliyo
@fathiamumindahir6898
@fathiamumindahir6898 4 жыл бұрын
Idle Yare super 😂😂
@duniyokhadar8059
@duniyokhadar8059 4 жыл бұрын
Maansha allaah qosolka ayaad iga dhamayseen xiisaha wararka keep going
@marwomumtaascooking4295
@marwomumtaascooking4295 4 жыл бұрын
Aduunka mas baan u necbahay wlhi xata magiciisa baan ka jiriricooda
@hassanahmedmohamed3377
@hassanahmedmohamed3377 4 жыл бұрын
😂😂😂 Rag culusaa is helay hhh Koronto & iidle funny
@sucaadisxaaq1876
@sucaadisxaaq1876 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh sheeko xiisa leh iidle yare iyo wiilka anaageero Wllkay Abdulkadir koronto
@naimamuuse1244
@naimamuuse1244 4 жыл бұрын
Wlh wan qosalay idile cadi mahid 😍😍nolow inbadn wllkey 😍
@asmanasapo1207
@asmanasapo1207 4 жыл бұрын
Idla yare wllhi waa funny fanan macalaa shactaro waaye😂😂😂😂😂😂😂😂
@Mustafiabdullahi
@Mustafiabdullahi 4 жыл бұрын
Mashallah Keep going Abdiqadir koronto 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌
@sirinyusuf4105
@sirinyusuf4105 4 жыл бұрын
Tonight ba bariya 🤣🤣🤣idle wa qosol wallhi
@zulekhamustafa6997
@zulekhamustafa6997 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk iddlle cadi maaha masha allh ilhy haku xafido
@fardowsaabdi9625
@fardowsaabdi9625 4 жыл бұрын
Iidle allh daye waa nin sheko badan bidaarna waa sobilabaysaa allh kasaqiree waa nin culs❤❤❤❤❤❤❤❤
@mkmmk1080
@mkmmk1080 4 жыл бұрын
Iidle yare good actrice i love that i am a somali Djiboutian
@luulismail1435
@luulismail1435 4 жыл бұрын
Wan ku salaame abdiqadar koronto iyo iidle yare
@foziyailwad3341
@foziyailwad3341 4 жыл бұрын
Waaw iidle iyo xisihii wararka
@luulhealthy5064
@luulhealthy5064 4 жыл бұрын
Manshallh xiisaha wararka hormar wacan
@kadraibrahim8377
@kadraibrahim8377 4 жыл бұрын
Wan ku salameey idle lakin waxa jecla xal haben inad café ila qadato sidan uga dhargo sheeqadada insh'allah mar beey dhicii donta lakin nasib wanag waa ka dheeraxay oo qahira iya ku nolahay i Miss you shoqoyin kaga 😂😂😂😂
@sahraali679
@sahraali679 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 wariyaha qosolkoda ayaba ku haysta walahi waku qoosla
@umunashaad3219
@umunashaad3219 4 жыл бұрын
Idle nin aan taagero guuleyso broh
@boqoradakulmisboqoradakulm2781
@boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 жыл бұрын
Wlh in aan inbadan uxiisnay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wlh daacad uqoslay😂😂😂😂 ✊✊✊✊
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo wllo isoo booqo oo idhiiri gali
@ifrahhaji717
@ifrahhaji717 4 жыл бұрын
Scw koronto horta adiga iyo Iidle yare markaad is heshaan walaahi waan ku qosla laakiin sheeko markaad waydii so iidle yare tu kale ayuu ku dhex dara funny kkkk
@kunciilcade1250
@kunciilcade1250 4 жыл бұрын
Iidle beeen ma sheegin showgyada muqdisho badanaa Af soomaali lagu Soo galaa Kkkkk fananka dad badan wuu rabaa lkn markii la dhaho dhaqaladaha waa Yar yahay markii la dhaho Lee naxayaan ar iidlaaa
@afnanchannel2465
@afnanchannel2465 4 жыл бұрын
Mashaalh koronto walkey qali ah wankugu fanaa wlh marku isodhacay xisaha wararka abowe youtobe keyga isherekarey asxbta subuscribe inosara chanalkan cusub
@AhmedHassan-rr5zf
@AhmedHassan-rr5zf 4 жыл бұрын
Wanku saray walashey
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk idle wa funny nolllw abowe korontow mar kasta iidle no keen yaakhi wu naga qosliya wa caafimad socda ❤🌹👏
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 жыл бұрын
Iidle yare so fanny
@sucaadabdullahi9913
@sucaadabdullahi9913 4 жыл бұрын
Idile markan dawado wan qoslaa sheekadisa kkkkkk
@qaaliqumanchanal9158
@qaaliqumanchanal9158 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 idle yare runtaa ku jecelahay wallhi
@duduali4090
@duduali4090 4 жыл бұрын
Waa kuheesta runti channel kan waayo waa dad wax tar leh aya leh wax wanagsna wa laga so dayaa oo qosl leh horay usocda axbaaaabi
@fathiamumindahir6898
@fathiamumindahir6898 4 жыл бұрын
Masha allah klkkkkkkkk👋👋 velkomme awdal💐💐🇸🇴
@cabdiraxiinmaclin5805
@cabdiraxiinmaclin5805 4 жыл бұрын
Anigaaa ogaayy habiinkaas wlhi😁😁😁
@suadali8464
@suadali8464 4 жыл бұрын
Iidle funy waaye
@nabiloomar3945
@nabiloomar3945 4 жыл бұрын
Iidle abdullahi Funny wlhi
@ifrahkadiyemohamed7946
@ifrahkadiyemohamed7946 3 жыл бұрын
Waa iga qosliseen wlhi nolaada
@amalaxmed7491
@amalaxmed7491 4 жыл бұрын
kkkk idle waxka qosol badan barkin balo 👍👍❤🤣🤣🤣
@khadrofuaadcabdi1671
@khadrofuaadcabdi1671 4 жыл бұрын
Wlhi faani waaye idle thanks xiisaha wararka
@rashidhared1160
@rashidhared1160 4 жыл бұрын
Walal koronto waxan kacodsana share out inad isubisa wa codsi Howrarsan media niin kushekti lagama shekta wakusugu walalo barnamijka xiiga kaan
@zeinabibrahimabdi1539
@zeinabibrahimabdi1539 4 жыл бұрын
Walahi idle funny waye nairobi hadan tago wan u tagi lahaa si uu iga qosliyo leee
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Alla ninkan koronto iyo idle marke isku imadan qosol miran 😂😂 no staress
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
Eedle waaa iga qosliyaay
@saadiafarah4980
@saadiafarah4980 4 жыл бұрын
Manshallah idil yare keep going
@moulidisaid977
@moulidisaid977 4 жыл бұрын
Iidle waa wax kale thank you my sister kulahaa
@fadnaabdulahijalato8077
@fadnaabdulahijalato8077 4 жыл бұрын
Woooow maanta iidle Fan,nooleye aa noo kErnTay abowe koronTo mahadsanid team Xiisaha Wararka hadaa nhy Waaa ku faraxsanahay❤💞❤💞❤💞❤💞❤💞❤💞
@guxadadweynaha2746
@guxadadweynaha2746 4 жыл бұрын
Cabdiqadir koronto sxb idle mArwaliba halasoofadhisiyo waa qof ad dadka oga qosliya
@khalidwali3703
@khalidwali3703 4 жыл бұрын
Idle wareer waye 😂😂😂
@khadarkd6901
@khadarkd6901 4 жыл бұрын
Waa runti merci beaucoup idle✅✅
@xidigahafx9856
@xidigahafx9856 4 жыл бұрын
M.a kaape hore usoco xiisaha wararka
@munamahamed6254
@munamahamed6254 4 жыл бұрын
Waaw legend iidle alle keep you
@fatumahersi3034
@fatumahersi3034 4 жыл бұрын
Idle funny wye ino so badi video da
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo wllo isoo booqo oo idhiiri gali
@nasraofficialchannel1852
@nasraofficialchannel1852 4 жыл бұрын
Iidle yare mar walbo no keen ado rali ah
@ayaamahaismail7975
@ayaamahaismail7975 4 жыл бұрын
Wooow Idle yar waa qofka kaliya ee ankamaqlay inuu hindiga necebyahay soomaliduna way kadabadhacaan😂
@abdiwali5163
@abdiwali5163 4 жыл бұрын
😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wlh wad iga osisey sida u qoslaye cawa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdullahihassan5571
@abdullahihassan5571 4 жыл бұрын
Kkkk today wa barito aaa
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Xiisaha wararka kama Daalo dawashadiina. Horey u socda.
@foos4126
@foos4126 4 жыл бұрын
Kkkkkk iidle meyku dhaheen
@princessamina9363
@princessamina9363 4 жыл бұрын
Iidle yare funny 🤣🤣🤣
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
happo janno
@mahadofficial2439
@mahadofficial2439 4 жыл бұрын
Fast inta iga dambeysa like isara 🤣👍
@nimcoshow1924
@nimcoshow1924 4 жыл бұрын
Cabdi koronto iyo iidle dad aa jeclahay oo aad uqalbi fiican
@koososman292
@koososman292 4 жыл бұрын
Guryaha dumin
@nimcoshow1924
@nimcoshow1924 4 жыл бұрын
@@koososman292 guryahee wll
@hoodoawil207
@hoodoawil207 4 жыл бұрын
Wawo mash allah idiil
@samiirnageye8411
@samiirnageye8411 4 жыл бұрын
Toronto adoomahadsan waxaa ubahanahy in aad nokento idle iyo eglan wadasocdo
@leyloabdullaahiahmed3729
@leyloabdullaahiahmed3729 4 жыл бұрын
Waa soo caray marka arky qofki 2 ad yaaa
@fadumiinoabdirahman5401
@fadumiinoabdirahman5401 4 жыл бұрын
Aniga fanan iidle wlh aad ayan u jeclhy wayo waa fanan nadiif ah dadna farxad siin kara
@SuperManaxo
@SuperManaxo 4 жыл бұрын
Hodan waxaan dhan shuud waaye 🤣😂😂 Siyar Siyar ma isku shub shubateen 🤣😂🤣
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Waryaada 15k daawatay 1 daawade 1like mala idinka waayay wejigiina cunee 🙄🙄🙄 xaasidiin
@naftayartaa8081
@naftayartaa8081 4 жыл бұрын
Hhh koronto ayan marki lajogaba iiidle noo keen aad bn ujecelanhye
@bashiircaano4741
@bashiircaano4741 4 жыл бұрын
I am sittings😂
@jacfarkukaygaywaroow119
@jacfarkukaygaywaroow119 4 жыл бұрын
Iidle bidaaraa ku soo socoto bee😂
@aishahussein7880
@aishahussein7880 4 жыл бұрын
2019 ila hada oo ah agosta 10/20/20
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
masha allah nioropi dadka somaaliyeed naf iyo naruuro ayeey ku qapaaan
@zahrabelabeauty7863
@zahrabelabeauty7863 4 жыл бұрын
Idle yare hada aragto 😀😀😀😀😀😀🙏👍
@najaxhasan9887
@najaxhasan9887 4 жыл бұрын
hhhhh waa islajeclahay labadan malinkasta iskutaga like isii aboiwe koronto
@XiisahaWararka
@XiisahaWararka 4 жыл бұрын
ka badan ayaad naga mudan tahay qaali
@AhmedHassan-rr5zf
@AhmedHassan-rr5zf 4 жыл бұрын
Koronto slm sxb
@sacdiyamoh5256
@sacdiyamoh5256 4 жыл бұрын
Eidle yare fanan aan Xushumada uhaayo nolow horay usocoda xiisah warka
@SomaliNiikoMedia
@SomaliNiikoMedia 4 жыл бұрын
Taagerayaasha Iidle yare Kal Iyo laap
@luulismail1435
@luulismail1435 4 жыл бұрын
Iidle ayaa hal mar ila hadal siiyo koronto plz ila hadal sii wan ku walacee wlhi
@TayoVideoProduction
@TayoVideoProduction 4 жыл бұрын
Waaa diyaaar aniga isoo qabo
@leilaomar8966
@leilaomar8966 4 жыл бұрын
IIDLE ALLAHA kuxafido kkkkkkl
IIDLE YARE OO SIR BADAN AFKA FURTAY & QOSOLKA ADUUNKA
52:43
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 118 М.
Iidle Yare Qisada Heesta Cusub Qisaas Jacayl Sheeko Yaab
41:14
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 39 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Xamdi Bilan Jaceylka iyo Nolosha Qosol iyo Qaraaxo,
34:03
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 131 М.
Hodan Abdirahman and Ahmed Rasta Dhibane 2016 Ultra HD
8:35
Raage Abdi
Рет қаралды 473 М.
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Iidle Yare Wareysi Suaalo Funny ah iyo Sheekooyin Qosol badan
48:32
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 63 М.
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 16 МЛН
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 1,9 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 22 МЛН
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 1,9 МЛН