IKRAAN MAXABE | DAREEN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,832,255

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

Ikraan Maxabo,Sakariye Kobciye, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, miss xiis, mursal muuse, abdikarim ali shah, heeso cusub 2021, waqal studio 2021
Ikraan Maxabo
Dareen
Erayada Maxamed Mahdi
Laxanka Cawaale Caska
Music Furinle
Camera Liiban Daahir . Mustafe Saleban & Nuuradiin Dugsiiye
Editing Nuuradiin Dugsiiye
Produced by Afro Waqal Furinle
/ waqalstudio
/ waqalstudio
/ waqalsugaan
Hodan Abdirahman, Yurub Geenyo, Kiin Jaamac, Najma Nashaad, Ugbaad Aragsan, somaliland, Hees Cusub 2021, somalia, sakariye kobciye 2021

Пікірлер: 534
@adnaan.mohmed7643
@adnaan.mohmed7643 2 жыл бұрын
`Heesta oo macaan waxa ka macaan un Quraanka Alle allow nasoo Hadee😌😇
@adnaanabdi4918
@adnaanabdi4918 2 жыл бұрын
Aamin 🤲🏻
@hoodosulub6949
@hoodosulub6949 2 жыл бұрын
Aamiin
@Abshir9687
@Abshir9687 2 жыл бұрын
Amiiin🤲🤲🤲🤲🤲😥
@maxamedxasan309
@maxamedxasan309 2 жыл бұрын
aad iyo aad quraanka waa dawada qalbia
@ugaasadapari2555
@ugaasadapari2555 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@user-tm3mq2hl1c
@user-tm3mq2hl1c 7 ай бұрын
Quraanka ayaa ka macaan 😇heesaha oo dhan, waan ka xumahay.Alle ha soo hageeyo .....🙉🙈🥺🥺😢
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 2 жыл бұрын
Inadertay ikran qurux arooskaygii bay ii hagar baxday Mashallah 🥰
@iam.legendar
@iam.legendar 2 жыл бұрын
Nagadaa ciyaarta quruxeey wali lakuma aroosine
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 2 жыл бұрын
@@iam.legendar wale iyo biile cunug baa ii joogta Alhmdulilah
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Жыл бұрын
@@foziaelmi9120 allha ku barakeeyo rerkaga abayo masha allh
@mumtaasahmed9082
@mumtaasahmed9082 2 ай бұрын
​@foziaelmi9❤❤❤❤❤120
@cabdulahimuxidiin3990
@cabdulahimuxidiin3990 11 күн бұрын
​@@foziaelmi9120ma lagu soo furay sxb 😂😂😂😂😂
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
WhatsApp status intaa heestan hore ugu soo aragtay wan salaamaya🤣🤣
@hipofarah7414
@hipofarah7414 2 жыл бұрын
Asc
@umalkhayrhazzan1313
@umalkhayrhazzan1313 2 жыл бұрын
Dareen bn qaaday nafta dookh baa i raacshay yarka waa kaan ka doortay ragba da'dii ka soocday dadba❤️🤴👩‍❤️‍👨✌️ Amazing voice wlhi😊
@isse_mohamet
@isse_mohamet 2 жыл бұрын
Heestaan Wahees kamid ah heesaha ruuxda adamiga badalo wa amzing voice talent and music pest laxankane kaba sidaran From Canada otawa
@hodandheeman6665
@hodandheeman6665 2 жыл бұрын
Xaqiiq wll
@hasbahoussien8050
@hasbahoussien8050 2 жыл бұрын
@@hodandheeman6665 lpppm Pp ommmmmm mpmmp Mmmm
@blackshinea.k.aruleboy7945
@blackshinea.k.aruleboy7945 2 жыл бұрын
Wow kzfaq.info/get/bejne/d9mAfrhqp7PLfKc.html
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Xidigtii Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Keep going inader qaali boqorada stylka❤️ Quruxdii oh qof ah, cod dahablay🍯 layaab👌
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Wow maa reer Djibouti waa.. waley waa asaal from JAMURIYADA BARAKAYSAN 💚🤍❤️ Waley reer Djibouti isku galsonii aya ku daanbesey👍🏼👍🏼👍🏼 Bravo reer Djibouti
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Haa waa Fanaanad rer Djibouti🇩🇯 walal
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 2 жыл бұрын
Heskii hubsiimo rajadaan udaayey waaku celis habo ikraan waliba waqal baa daadihinaya ❤️🎋inta heeskaas dib in loo duubo dooneyza farta🙏❤️
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 жыл бұрын
Duubista 100% singer female100% music 100% waqal layaab layaab🔥🔥🔥
@farhanhassan3034
@farhanhassan3034 2 жыл бұрын
Heestan jawi macan ayad galaysaa 🤩 sheeeeit laxan music erayo fananad aan howl yarayn 🔥💧
@caworazhid8159
@caworazhid8159 2 жыл бұрын
Manan garan inuuu furun leh u hagar bixin musicga gar iyo gardaraba wlhi musicga I deeeqay🎉🥰😉
@laariofficial3245
@laariofficial3245 2 жыл бұрын
Yaa ku dharsaday inader🤗🤥🤥
@amalkaaba2634
@amalkaaba2634 2 жыл бұрын
Qurxdadiba markad hargeisa jano timi aoobaxday masha Allah keep going waqal studio 💚⚪❤💯✌
@mounaelmi6865
@mounaelmi6865 2 жыл бұрын
Waligeed ba qurux ahayd,jabutideeda ba sidaa ka daran ayey ugu nuureysay wll,quruxda wa lo dhasha
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Waligeed bay qurxaneed🇩🇯 ilaa hada. hargeissa 3cisho ayay joogtay. Say MashaAllah wax ad ku hadasha garan waydee
@fadilahossein6278
@fadilahossein6278 2 жыл бұрын
Ikram mahabe fananad iga dhee qurux iyo haybad leeh Mashallah 🥰 hees iyo badh
@cabdiwahab5318
@cabdiwahab5318 2 жыл бұрын
Igula Sali nabigena scw ♥️♥️❤️
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 2 жыл бұрын
pis ale ka baqoo meesh caynkaasa ha keenina nabigeena maxmed ee sharta leh scw scw
@cabdiwahab5318
@cabdiwahab5318 2 жыл бұрын
@@mariyahassan4897 Mar walipa Wan ina is xasuusina Saliga subanahena maxa didayo laka yabo qofka heesayo Inu kusaliyo ❤️♥️❤️♥️
@aptidonissaofficial2220
@aptidonissaofficial2220 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah hees macaan iyo clip aad loogaso shaqeeyay hambalyo walaashay ikraan houssein mahabeh🥰🙏
@najmonashaadshorts4283
@najmonashaadshorts4283 2 жыл бұрын
Wllashey ikraan heestu way nagu raagtay😍🥰
@popxamo6103
@popxamo6103 2 жыл бұрын
QaMarka DuuLo Xageed Ka dhacdey Waxad Ku Maqnayd aya Laga rabaa Nio 6 Heesod Isaso Daba Gali
@cabdifatah34official77
@cabdifatah34official77 2 жыл бұрын
@@popxamo6103 fake😡😓😓😅😅
@popxamo6103
@popxamo6103 2 жыл бұрын
@@cabdifatah34official77 Channel kan Anaa iska leH Bro
@popxamo6103
@popxamo6103 2 жыл бұрын
@@hamdamoza9035 Haah Zx WaN Arkey Mht
@NuSAbdi
@NuSAbdi 2 жыл бұрын
Dareenba qaaday nafta Dookh ba iraacshay yarka Wakaan ka doortay ragba ayyyy❤🥺
@Queen_girl4838
@Queen_girl4838 2 жыл бұрын
Horey usoco fananadii weyned cood macan love you inadertay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 2 жыл бұрын
Waxana ka hees ah san usugayey wan dalay❤
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 2 жыл бұрын
sanad ka hor bay qadaye hadaa la cuaboneyey
@mounaelmi6865
@mounaelmi6865 2 жыл бұрын
Ikraan ma cousine horey usoco toujours belle comme d'hab,notre diva🥰😘😘😘😘😘
@nafuzharagsan2196
@nafuzharagsan2196 2 жыл бұрын
Dareen baa qaaday nafta🤗 dookhbaa iraacshay yarka😍 waa kanka doortay ragba ❤️ dadii ka soocday dadba🌹💋 amazing wlhi👌👌
@patraaa
@patraaa 2 жыл бұрын
b4 1 million lets go baby
@chamarosa6892
@chamarosa6892 2 жыл бұрын
Félicitations notre chanteuse préférée ikran houssein😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯 keep going
@fathiafleurali7407
@fathiafleurali7407 2 жыл бұрын
Bon continuation ma chérie,notre artiste keep going my IKRAN HOUSSEIN MAHABEH❤🥰😘🌹😍🤗👸
@deganomer4032
@deganomer4032 2 жыл бұрын
😙
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 2 жыл бұрын
hello sis can you help me?
@inahassan4357
@inahassan4357 2 жыл бұрын
Ikran houssein mahabeh nolwo indr 😍😍
@libanmoumin4568
@libanmoumin4568 2 жыл бұрын
félicitations Ikran
@sankamohamed3044
@sankamohamed3044 2 жыл бұрын
Abyo qurux iyo codba waad isku darsatay maasha allah waan kuwataa gar iyo gardaraba allahana ku dhowro
@dayaxcade5579
@dayaxcade5579 2 жыл бұрын
Daruur ba hoortay cirka iga wale rooba ihaya from borame 😍heestu way igu socota
@ashkaanofficial5913
@ashkaanofficial5913 2 жыл бұрын
Ikram mahabe fananadayadi 🇩🇯keep going 👋❤️♥️💖💗💓💕💞
@housniyahoussein8901
@housniyahoussein8901 2 жыл бұрын
Bravo notre super star ikran houssein mahabe continue comme ça from Djibouti 🇩🇯❤❤❤❤❤😘
@mb-rz1bw
@mb-rz1bw 2 жыл бұрын
From somaliland RTD di maha mesho
@Rakio618
@Rakio618 2 жыл бұрын
Daacadnimada runtaa kala danbeynta sirta 🕊♥️🥀😍💋💋💯
@salaxyareofficial1007
@salaxyareofficial1007 2 жыл бұрын
Waxaan hees waa dhaaftay Wllhi Cod iyo laxanka Hadhow ayeey ii soo sameenee Saaxibadeyda❤😁
@araksan7839
@araksan7839 2 жыл бұрын
Dhookh ba ii racshay yarkaa masha Allah tabarakllah amazing 👏 💖 😍 ❤ ikran houssein mahabe keep going 💪 😊 💖 😘
@cabdifatah34official77
@cabdifatah34official77 2 жыл бұрын
💯💯👋
@mrbiifjagac9737
@mrbiifjagac9737 2 жыл бұрын
Ma hees baad masha allah leedihiin , aduunyooy xaalkaa ba ,a
@sacadaxmed3557
@sacadaxmed3557 2 жыл бұрын
Hablihii reer jabuty wacdaro ayey lasoo baxeen waxba lagama qaban karo from london keep going sister
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Mahadsanid dadkii fanka laha baa soo laabtay 🇩🇯🇩🇯🔝
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 жыл бұрын
Ikraan maxabe codkeeda iyo labiskedan jeclahay manshallah
@haweyahodo9367
@haweyahodo9367 2 жыл бұрын
Mashallah bon continuations notre stars Djiboutienne. BRAVO.
@xamdihusen6609
@xamdihusen6609 2 жыл бұрын
💙💛💚💚💜💜🤎🤎🤎💛💛💚🖤🖤🖤💙💙
@xanaanmohamed6002
@xanaanmohamed6002 2 жыл бұрын
😍😍😍😘😘😘
@user-wy1fm4be3y
@user-wy1fm4be3y 5 ай бұрын
Bravo wow ❤😂😂😂❤😂😂😂
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 2 жыл бұрын
Aheeeyeee daqaaad nimad aaheeeey🥰🥰🥰❤️💋💋❤️❤️
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 2 жыл бұрын
La Yaab Yaab Wllshy Hore u soco Waqalka Waqalka Uu Cajabay Nafluhu
@assoumaahmed7168
@assoumaahmed7168 2 жыл бұрын
Très belle chanson!!! 😍😍vive notre chanteuse IKRAM ❤️❤️❤️🇩🇯
@sharafyare2812
@sharafyare2812 2 жыл бұрын
Kk
@sharafyare2812
@sharafyare2812 2 жыл бұрын
Kk
@sharafyare2812
@sharafyare2812 2 жыл бұрын
Jalekj
@moabdisalan5675
@moabdisalan5675 Жыл бұрын
Yaa
@hodancabdi8650
@hodancabdi8650 Жыл бұрын
Hhhhhhhh
@farhijadahir6650
@farhijadahir6650 2 жыл бұрын
Masha allah qurux iyo cood baa isku darsatay 🌷🌷🌷🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@abdinasirmohamed3058
@abdinasirmohamed3058 2 жыл бұрын
Styleka iyo ciyarta👏♥️💯
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 жыл бұрын
Heestu shidnaa oof calek🔥 waqal Fara dahable❤🥰
@hanakhadar8042
@hanakhadar8042 2 жыл бұрын
Ilaa shalay baan raadinaayey intaan Tiktok ku araky🥺🙏❤
@mohamedsapesofficial6045
@mohamedsapesofficial6045 2 жыл бұрын
Ikran hussein maxabe fanaanad cod iyo qurux isku darsatay inadertay welcom back fanka qof ka modayo inay so gashay imika ikran waxay so gashay fanka 2004 wa fanaanad hore big respect my dear sister ikran salan sare 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 жыл бұрын
waa qoloma?
@mohamedsapesofficial6045
@mohamedsapesofficial6045 2 жыл бұрын
@@mahadgesale3368 wa gabadh cisse weyne sxb
@mohamedsapesofficial6045
@mohamedsapesofficial6045 2 жыл бұрын
@@mahadgesale3368 wa gabadh fourlabe
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
Its me Laab daweye😂👏❤ Hees iyo badh.....somali music to the world
@mohanouh1523
@mohanouh1523 2 жыл бұрын
11111111111111111111¹1111
@ashkaanofficial5913
@ashkaanofficial5913 2 жыл бұрын
😂😂🤣
@wardaqurux8845
@wardaqurux8845 2 жыл бұрын
Wakii daweeyay laabta nalka ka daray nuurka dhakhtarka ii ahaye isdadahayno weeyaaan Inaba cadi maha👌👌👌❤💋
@caydaruzisco4346
@caydaruzisco4346 2 жыл бұрын
Tank hees wey dhaftay wa waliba 😲😱❤️🙌
@caworazhid8159
@caworazhid8159 2 жыл бұрын
Ninka kaliyeee heeso tayo leh soo daaya ❤🦋🥺
@zuhurakorane7429
@zuhurakorane7429 2 жыл бұрын
Dookh baa iraacshay yarka 😩❤️ Qof iga nasiib badani inuu jiro uma maleenayo wax walboo nin inaan kudoorto jeclaa buu leeyahay boqorkuu rabbi isiiyay ilaahow yaana kala dheeraan 🤲😭❤️❤️❤️❤️
@Mohamedibrahim-no9xl
@Mohamedibrahim-no9xl 2 жыл бұрын
Amiin wll ilahay haku dayo
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 2 жыл бұрын
Another Level . ikaraan Maxabe 💯✅
@achoubisleh303
@achoubisleh303 2 жыл бұрын
Ikran maxab woow machallah
@mrbiifjagac9737
@mrbiifjagac9737 2 жыл бұрын
Maxabo muxubo wax noole dheh wixi nool baa ku nooleeyah , keep go ing ♥️💯🙏👍
@nimcoaxmad6498
@nimcoaxmad6498 2 жыл бұрын
Dareenba iqaaday yarka dooqbaa iraacshay yarka wow heestaan sugeenY
@abdourahmanguesaleh7954
@abdourahmanguesaleh7954 2 жыл бұрын
Waw.....Ikran Mahabeh la grande stars Djiboutien très belle voix et tu es Magnifique en avant continue.....hore usoco Ikran Qurux
@raxmocabdullaahi9045
@raxmocabdullaahi9045 Жыл бұрын
💟💟💟💟💟❤💫🧡💦💓🤎
@nasrasaleban1540
@nasrasaleban1540 2 жыл бұрын
Dookh baa I raacshay yarka heez iyo badh🥰♥️
@naciimamohammed4680
@naciimamohammed4680 9 ай бұрын
ذي افضل اغنيه صوماليه بالنسبه لي
@hodangaari3122
@hodangaari3122 2 жыл бұрын
My ikram on es tous fier de toi ma cherie Bonne continuation 😘🥰❤❤
@osmanali610
@osmanali610 2 жыл бұрын
REER JUBUUTI Amba siida yey uu heesan AMBA WAY ISKA AMUUSAN murti iyo miidho toosan masha allah GOBALKA CALI-Sahieh YEY KA SOO JEEDA faanaanadu
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 жыл бұрын
waa qoloma?
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 жыл бұрын
yayi ciisah kaa thyi kolyi waa ciise e
@osmanali610
@osmanali610 2 жыл бұрын
@@mahadgesale3368 WAA Madaaxdi CIISAHA Reer kii UGU Ficiilka badna ciise WAYNE yey ka Dhalatey
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 2 жыл бұрын
Ikram mahabe cod dahabley❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 2 жыл бұрын
Yaa salaam Ikraan Maxabe Waankaa haynaa hees iyo badh wll qali
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 2 жыл бұрын
Ay ay ikraan kabaxsatay 🥰💥👊
@user-vt5ks2jo8h
@user-vt5ks2jo8h 6 ай бұрын
Alhamdulillah que on n'a une chanteuse comme toi
@asmaqani8594
@asmaqani8594 2 жыл бұрын
Qofwaynbaatay. Dhar asturan xidho gabadheey
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 2 жыл бұрын
Hestan soo horay umeysan qaadin fanaanadan
@fathiaamoud9283
@fathiaamoud9283 2 жыл бұрын
Ikran mahabe one love inader❤ 🇩🇯
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 2 жыл бұрын
Laxankeda Waa Wqxkle Furinle Meelbuu saray heesta
@muhiimmoha3637
@muhiimmoha3637 2 жыл бұрын
hees la sugayey ikraan waqal studio🥰🥰
@queenallisa5107
@queenallisa5107 2 жыл бұрын
Furinle Maxad samaynaysa imika awowga lagubye cadceed waadka saartay suuqa Awowo😅
@walalbaylon6461
@walalbaylon6461 2 жыл бұрын
Bil kahor ayan laha anoo dhagaysanaya heestan mey hada so cusbonaysiiso 👍😀
@sabahn2749
@sabahn2749 2 жыл бұрын
Great song...luv it
@MukhtarAhmed-co1em
@MukhtarAhmed-co1em 2 жыл бұрын
Waqal iyo ikran maxabe waa wax kaleh
@kafiyahussein2593
@kafiyahussein2593 2 жыл бұрын
Ikraan walee wan ku wataa 😍
@almas8915
@almas8915 2 жыл бұрын
Beautiful everything ❤🤟💃bom
@fatouhasan8207
@fatouhasan8207 2 жыл бұрын
Vive sis ikran mahabe❤💯🇩🇯
@nasiimhussein6926
@nasiimhussein6926 2 жыл бұрын
Maxan sugayey thanks waqal😍❤️
@geelezuldaan7227
@geelezuldaan7227 2 жыл бұрын
Waanagu rajiseene naga soo daya heeska💯☺️❤️
@leilaali2111
@leilaali2111 2 жыл бұрын
Heesa iyo bara❤❤❤❤❤
@wiilsomali5967
@wiilsomali5967 2 жыл бұрын
Away reer Tiktok heesta mesha ley naga so gaday😆
@hanaqueeen5529
@hanaqueeen5529 2 жыл бұрын
Soodaaya dee 😍😍
@mrbiifjagac9737
@mrbiifjagac9737 2 жыл бұрын
Hana queen
@zakosmoneymaker1793
@zakosmoneymaker1793 2 жыл бұрын
C'est méprisant qu'un pays de 44 ans d'indépendance n'a pas ce qualité de marché ouvert pour les artistes et les producteurs. Honte à vous les Djiboutiens mais j'espère que ça se changer un jour. By the way Keep going Waqal Studio.
@chibriil_ahmett1166
@chibriil_ahmett1166 2 жыл бұрын
Realitty😂😂
@sahalsouleimanadsa1618
@sahalsouleimanadsa1618 2 жыл бұрын
N'oublie pas que waqal studio est un djiboutiens ceo de waqal studio
@ilwaddjamaladaweh7594
@ilwaddjamaladaweh7594 2 жыл бұрын
Franchement ce triste 😥😥😥
@mb-rz1bw
@mb-rz1bw 2 жыл бұрын
RTD ceeb ba kudhacday
@mb-rz1bw
@mb-rz1bw 2 жыл бұрын
Fananinta reer jibuuti kalaya hoygi fanka
@hodanegal9312
@hodanegal9312 2 жыл бұрын
Ikran beautiful! Keep going
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 жыл бұрын
Diriiyii suugi miya ka dhamaday somaliyee.. Inshallah kabahaa kiin hee1000$ waa helii inantaan Yves Saint Laurent... 😘❤️
@joujoubanaosman5370
@joujoubanaosman5370 Жыл бұрын
Wawawwww wanalaga gadhi Wayee walahii waki daweye laabtaa kadaray naalkaa labtaa ikaran Ellen Porte une belle nom superber I love youuuu
@barkhadadan9652
@barkhadadan9652 2 жыл бұрын
Quruxdii Fanka Djibouti Ikraan Mahabe Dooronahaygaan(dooran) Jeclaa kkk
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 7 ай бұрын
Ikran maxabe waan kugu faana Insha ALLAHA heesa heyga ayaad qaadi doonta
@suldaandeeqaadan4298
@suldaandeeqaadan4298 2 жыл бұрын
Wixi karaam illahay jecel like hasaaro
@Bilane-gd3dv
@Bilane-gd3dv 2 жыл бұрын
Notre artisteeeeeeee😍😍😍😍😍😍😍
@fathiaflawor9828
@fathiaflawor9828 2 жыл бұрын
ikram maxabe walashey qali hess iyoo badh another level
@mohanana8390
@mohanana8390 2 жыл бұрын
Kiin jamac showgeeda mala bajiyay hada 😂
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
Se wax ujiraan
@fathiyahussein666
@fathiyahussein666 2 жыл бұрын
Abaado cod said u macaan baad leedahay iyo qurux
@ayaankayse4332
@ayaankayse4332 2 жыл бұрын
ayyyyyyy another level 😜🙏👍💋
@samirasouleyman6247
@samirasouleyman6247 2 жыл бұрын
Mashallah another level
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 жыл бұрын
Ayy ikraam muxbo beautiful lady
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 2 жыл бұрын
Wax kale ❣Ikran🫁
@user-zz9mg7ry4i
@user-zz9mg7ry4i 7 ай бұрын
Alle soo xasuusta tan waa aduunyo
@hodoabdi1637
@hodoabdi1637 2 жыл бұрын
So amazing 👏
@khadarabdi567
@khadarabdi567 2 жыл бұрын
Classic and modern style Really
@janojano6380
@janojano6380 2 жыл бұрын
Weeeew WaQal level😘😘😘😗
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 жыл бұрын
Heestan waa wax kale 🔥
@wizzbakarwadani
@wizzbakarwadani 2 жыл бұрын
Keep going Brother waqal💖
@adenarabmuhumad779
@adenarabmuhumad779 2 жыл бұрын
Heestan markay gaadho 1milyan like plz
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
1M way dhaaftay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
MAXAMED MAAME FT IKRAAN MAHABE JACAYL XARAGODA OFFICIAL VIDEO 2023
4:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
WAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP OO TOOS LOO TOOGTAY XAALAD CULUS
19:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 54 МЛН
YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI
10:20
IKRAAN MAXABO | GUURKU QIIMA MALE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:49
Waqal WStudío
Рет қаралды 211 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
NAJAX NALKA WEEYE WEEYE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:16
Waqal WStudío
Рет қаралды 998 М.
IKRAAN CARAALE | GAARSIIYA | SHOWGII MUQDISHO 2022
6:23
Kaafi Studío
Рет қаралды 2,7 МЛН
UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
IKRAAN Maxabe Xasuusti Fadumo Haldhaa
5:28
Djib-LiveTV
Рет қаралды 261 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 895 М.
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 510 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 280 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 104 МЛН