IKRAN JAMAC & ABDULQADIR AJ | XASUUSTII AXMAD CALI & KHADRO DAAHIR SHOWGII IKRAN JAMAC LONDON 2023

  Рет қаралды 397,165

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Жыл бұрын

IKRAAN JAAMAC IYO ABDULQADIR AJ
MAGACA HEESTA
LA GURGUURO CAASHAQA
MUUSIGA ALTO
DUUBISTII XUSKA
XASUUSTII AXMAD CALI CIGAAL IYO KHADRO DAAHIR
CAMERA & EDIT A/JABAR ALI NIBTE
/ @aflaantapro Fadlan
Subscribe Noo Saar
SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
/ abdijabar_photography_uk
You Can Contact us for all Business inquiries.
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
Welcome To Aflaanta Studio
Home of Somali Music Video
* Update 24 Hours
* Quality Videos
* Reliable Ideas
If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
And Check Alert Icon 🔔
Contact Us What's Up
+254722258310
Contact Us Mobile
+447724113129
abdijabar_photography_uk
Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

Пікірлер: 70
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n 29 күн бұрын
Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH 🙏 💖 ❤ ♥ 💓 💕 🙏 💖 ❤ ♥ 💓
@sharmaakemuhumed1059
@sharmaakemuhumed1059 Жыл бұрын
Omg tani way dhaaftay hees 15times in badan ayaan dhagaystay maanta legend ikran Jama
@HODANDAHAB
@HODANDAHAB Жыл бұрын
Walahi anaa maanta wada uun 😂
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n 8 күн бұрын
ALLAHA HOU NARISTO LEGENCE ZAHRA DJAMA ALLAH ACCUEILLE AU VALLEY JARDIN FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH 😢😢😢😢😢😢
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 Жыл бұрын
Ikraney wuu kugu tufee maad intii machial Jackson iskaga celisid ninka welcome to UK quruxey
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw noolaada my legends
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
LEGEND is back Abdiqaadir AJ-❤️
@libaaxlaywabar834
@libaaxlaywabar834 Жыл бұрын
Hambalyo. Waa hees ad iyo ad u macaan. Wax yar ayan dhibsaday anigu heesta aya meel meel khalad loogu dhaawaqaya eereyada.
@mounahersi9142
@mounahersi9142 Жыл бұрын
Bravo Axmed Zaki! U dance very good!
@MustafaAhmed-pb4dx
@MustafaAhmed-pb4dx Жыл бұрын
YEAH beautiful song walahay wey dhameysay well done ikky jama
@amedomar3717
@amedomar3717 9 ай бұрын
😢😊l 3:41 0😊 3:41 k😊
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 ай бұрын
Axmed zaki ayaa ka raaxeeystay meesha si kal iyo laab ah ayuu u ciyaarayaa. ❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😂
@ilhamsharif5446
@ilhamsharif5446 Жыл бұрын
Woooooow ikran jamaac hore uu soco wan ku waata
@sharmaakeabdi9367
@sharmaakeabdi9367 Жыл бұрын
Markii,igu,horaysay,heestaan,waxay,ahayd,tiyaatarkii,muqdisho,1987,waxaa,qadaysay,khardo,daahir,kaligeed,
@user-wb1zp1bh1k
@user-wb1zp1bh1k Ай бұрын
Waa tee Ikran Jama
@AyalaAstaan
@AyalaAstaan 2 ай бұрын
Waa kuma abwaanka heestan magaciisa
@user-jaceylku
@user-jaceylku Ай бұрын
Xasan ganey waxay ku jirtay riwaayadii jini iyo jaceyl
@mudiali719
@mudiali719 Жыл бұрын
Reer Hargeisa Ikraan Jamac ugu jeclahy Manshallah America noogu keena
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 Жыл бұрын
Anigana igu dar de sxb 😂😂🖐
@maalik2002
@maalik2002 Жыл бұрын
AJ has proved that he is a superstar in this song🎉🎉🎉🎉🎉
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Waw si aan caadi oo high class ah ayaad u qaadeen heeskan,music aad u mcn iyo fanaaniin aad u cod mcn
@AliAdam-r1j
@AliAdam-r1j 18 күн бұрын
Waa hees qaaliya😂 hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤
@Khiiaa
@Khiiaa Жыл бұрын
I am sure Fartun Duvet was here😂😂
@mumtasmuxumed4524
@mumtasmuxumed4524 Жыл бұрын
Heeso hore io waayo waayo
@Straight101
@Straight101 Жыл бұрын
Qofki Keli ah bashaaloya Waa Axmed Zaki. ❤
@abdallahlugendo3221
@abdallahlugendo3221 Жыл бұрын
Good idea 💡 song is very nice and beautiful here for you and all your friends to see
@axmedciise7548
@axmedciise7548 Жыл бұрын
❤vary nice ikram
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 Жыл бұрын
Waaaaaaw
@megansaid8446
@megansaid8446 Жыл бұрын
Super la chanson mon homme la trop aime
@husseinabdi202
@husseinabdi202 Жыл бұрын
Salut bravo
@Arsenalfc108
@Arsenalfc108 9 ай бұрын
Legent AJ
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Oof ooof IkRaaN jama Halkeedii ayey dhigtay
@assowehassoweh1893
@assowehassoweh1893 Жыл бұрын
Music waxa tumaya wa koxda RTD Radio télévision de Djibouti
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Murti iyo dadba waa kuwii hore alaha uraxmo mama khadra !intanool alha siiyo cimri dheer cibaado leh ooadwerky acmed cigaal uhoreyo ikraan iyo Aj noolaada
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 Жыл бұрын
Wow eedo ikraan waa legend ❤
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n 29 күн бұрын
ABWAN ABDOULKADIR &LEGENCE FATOUN HORREYHOUSSODAS ALLAHA HOU NARISTO DIVA ZAHRA DJAMA ALLAHA ACCUEILLE SON PARADISE ETERNALLY VALLEY FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH IS BROKEN HEART 💔 ❤ 💙 💜 💖 💗 💔
@nimomohamed7188
@nimomohamed7188 Жыл бұрын
Très belle chanson et ils ont assuré bravo à eux. Hees macaan labadan fanaana halkeedii bee dhigeen.
@mohamedahmedhassan7754
@mohamedahmedhassan7754 Жыл бұрын
Bl
@hanadnasir
@hanadnasir Жыл бұрын
Nice
@aminahussein1534
@aminahussein1534 2 ай бұрын
Wooooow
@Dulqusley
@Dulqusley Жыл бұрын
🎶 🎼 🎵
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
Habo ikran
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰
@JamovMohamed
@JamovMohamed 3 ай бұрын
Guudkiina laga dhigay Guushiina laga helay Sii gocashadaa xune Adigoo gashaantiya Gu,ga jiray shan iyo toban
@farhiagudow8932
@farhiagudow8932 Жыл бұрын
Heestan caadi maahan
@megansaid8446
@megansaid8446 Жыл бұрын
Wahib mon homme aime trop cett chancon
@abdilahimeranewarsame636
@abdilahimeranewarsame636 Жыл бұрын
Ikraan jamac nolow huno
@mookie4850
@mookie4850 10 ай бұрын
Ikran Jamal Somali week
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t Жыл бұрын
Islaantu meesheedi bay dhigtay
@mookie4850
@mookie4850 10 ай бұрын
Ikran Jamal London Somali week
@haibeim7582
@haibeim7582 Жыл бұрын
Ikraan heesta way khaladay
@user-db4qe2uz7j
@user-db4qe2uz7j 4 ай бұрын
Hakayaabin ikraan heesaha khadra xaraf xaf ayay u qaybataa
@yasiinmohammed4249
@yasiinmohammed4249 Жыл бұрын
heestii khadra daahir way keenty ikraan jaamac
@user-ud6fr5kv4i
@user-ud6fr5kv4i 7 ай бұрын
Gayigoon rag ka idlaan guulahaa nin bariyoo
@mohanedabdirahman7989
@mohanedabdirahman7989 Жыл бұрын
Holle
@axmedmahad6090
@axmedmahad6090 Жыл бұрын
Axyaa hees
@abdicasiisfaarax5129
@abdicasiisfaarax5129 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Heestan originally ya ku heesa?
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 2 ай бұрын
Wakhtiga heestaasi soo baxday dadku waxay wada ahayeen dad wanaagsan oo is jecel maantna xumaan baa ka wada buuxda
@haniahmed7609
@haniahmed7609 Жыл бұрын
Aj ninkii lahaa Waa nool yahaye ama sideedii u qaad ama iska dhaaf. Ikraan Khadra godbaad ku ogaatee saas heesteeda uguma ciyaarteen. Laakiin Ikraan iyo Aj cod waad haysaan.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Dadka halaagaa maaweeliyo ee hani ahmed iska daa xinka iyo xasadka, waa la hambalyeeyaa qudha, ma lacag bay kugu joogtaa, dadka dhiirri geli inabti
@haniahmed7609
@haniahmed7609 Жыл бұрын
@@mhassan0163 Ina abti macaayine Waa u digay ee haddii aad uqaadatay hadaan dhiiri gelinayaa igu halee
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 Жыл бұрын
Wll heesta Magaceed
@user-jaceylku
@user-jaceylku Ай бұрын
Ereyadii Xasan xaaji c/lahi xasan ganey waxay ku jirtay riwaayadii jini iyo jaceyl La gurguuro caashaqa Codadkii Eebe haw raxmadee khadro dahir cige iyo axmed cali cigaal
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Awalbo hees lagu soo celiyay aan la kufsanin miyaa jira. Ereyada oo sax ah waxaad dhihi kartaa .heesta magaceeda ku qor original axmed cali cigaal iyo khadra daahir cige oo qoraal ah.
@maguled
@maguled Ай бұрын
War Xasan Aadan Samarar miyaanu ahayn ninkani, waaban wareeree.
@durguf3993
@durguf3993 Жыл бұрын
Waar ninkan AJ layiraahdo heestan waa in maxkamad lagu saaraa si arxandaro ah ayuu u kufsaday. ikraan karaankeed way keentay.
@libaaxlaywabar834
@libaaxlaywabar834 Жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay. Eerayo badan ayu si khaldan ugu dhaawaaqaya.
@faisahassan2165
@faisahassan2165 Жыл бұрын
Beentaa maaha Wuu kufsaday
@adancumar-nl8ry
@adancumar-nl8ry Жыл бұрын
Ppp
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 120 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 416 М.
YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI
10:20
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 534 М.
ABDUQADIR AJ IYO FADUMO IMAAN HEESTII DHAB U FIIRSO WALIGAA 2022
7:52
Amina farah iyo Hassan omar | hestii Sida Waqaal dharureed
8:10
RTD WEB TV
Рет қаралды 100 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 263 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 69 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 330 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 335 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 294 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН