ILA DAAWO HAL ABUURKAN GANACSI - QUDAARTA GURIGA GAAS U BADAL!

  Рет қаралды 36,384

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
Halkan gado PDF ka greenhouse ka
payhip.com/b/sGK95
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#Biogas

Пікірлер: 240
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Fadlan Like Muuqaalka saar Shirkadda aan muuqaalka kasoo xigtay waxaa ladhahaa Homebiogas ku qor KZfaq iyo Google si macluumaad dheeri ah uga heshaan!
@AbkowMalinarg
@AbkowMalinarg 2 жыл бұрын
Qimaha la gadayo iyo halka laga heli karo
@zahrasiad5443
@zahrasiad5443 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll wan kugu xiranahy ajar Allaha kaa siiyo waan dhameystay muuqalka anoon dhameysan kama haro siina share gareyn liketana waad muteysaty
@anabwarsame8221
@anabwarsame8221 2 жыл бұрын
Asc wall in badan ayan kudon donayaye in ad i cawiso ayan raba dhanka shaqa aburka arima badan ayad Kenta ad ayan uga hela fikirkaga iyo hal aburkage ee se kula so xirira
@kalidmohamed4287
@kalidmohamed4287 2 жыл бұрын
Halken Kala so xirirna Numberka whatsappka xagen ka hela
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 2 жыл бұрын
Haa wan baaray nuucyo badan ayaga oo leh bey Ku jiraan. Xita Alibaba App-kiisa wey Ku jirtaa qofki Raba. Mhdsnid
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 жыл бұрын
Zakariye walaal sidaan kaaga baranay waxaa nala wadaagtaa wax faa'iido noo leh qiima jabana ah. Allaha ku barakeeyo BIOGASKAAN aniga ayaaba dad ugu baahi badan oo nafaqada beeraha iyo dabkaba aad ugu baahan. Shukran walaal gacaliye.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Bashiir waa qorshe fiican aad u howl geli kartid
@folaadtv9943
@folaadtv9943 2 жыл бұрын
Your Channel is a library of business for somali people
@muznacalasow2536
@muznacalasow2536 2 жыл бұрын
Waan ka helay runtii waana dhameeystay, mahadsanid 👍🏾
@ashaadan5297
@ashaadan5297 2 жыл бұрын
Asc maanshaAlaah ilaahay haku xafido waxa wanaagsan baad dadka u soo gudbisaa iyaguna ha qaataan takadaas InshaAlaah
@AliMaalingabshir
@AliMaalingabshir 2 жыл бұрын
Sakariyow wll aad iyo aad baad u mahad santahay waan bogaadinayaa barnaamijyadaada hore u siiwad sxp
@idirissamo9256
@idirissamo9256 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@Caadif
@Caadif 2 жыл бұрын
Ok zakariye Miyeysan dirxi ku samaysmayn Ur qadhmuun miyeysan qabsanayn xaafada , mise xiliyo la nadiifinayo ayaa jira 🤔
@Lamahurantv
@Lamahurantv 2 жыл бұрын
Mahadsanid #Zakaria
@Munalalachenell
@Munalalachenell 2 жыл бұрын
Manshallah jizkllahum qeer wadmahadsantahye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wa iyaaki wll
@ruqiaosman9659
@ruqiaosman9659 2 жыл бұрын
Maandha Allaah
@Funny_moves
@Funny_moves 2 жыл бұрын
Cagaf Cagaf oo jaban isheeg sxp Waan ubaahantahay iyo greenhouse sxp isoo jawaab mahad sanid Ustaad
@Nasir-zf8nx
@Nasir-zf8nx 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@alqaariadamali1962
@alqaariadamali1962 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going Bro 💯💗💯🔥
@abdiasisibrahim3343
@abdiasisibrahim3343 2 жыл бұрын
Thanks brother 🙏 mashaa allah
@harbidaher9773
@harbidaher9773 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro zakariye
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going legend 👏
@abdisamadabdiraxman9181
@abdisamadabdiraxman9181 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@raatib4846
@raatib4846 2 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran abdirisak
@ahmedabdillahi4439
@ahmedabdillahi4439 2 жыл бұрын
Thanks zakariye
@nicmahayaan9972
@nicmahayaan9972 2 жыл бұрын
aad baad u mahadsantahay wll Zariye Abdilahi Ali waan ku xidhanahay wax faidleh baadna noosoo gudbisaa alle hakaa jasai siiyo
@suliemanmursal8987
@suliemanmursal8987 2 жыл бұрын
Mahadsanid. Wlle Sakariye macluumad fiican baad nasoo gaarsiisey.
@adenabdiqoqane4277
@adenabdiqoqane4277 Жыл бұрын
Waan Kula gaarey dhamaadka
@shukrilibax
@shukrilibax 2 жыл бұрын
Masha allaha guuleso 👍🏻🌷🌷🌷
@ABDIHAKIMPRO
@ABDIHAKIMPRO 2 жыл бұрын
Masha allah waa fikrad qiimo badan
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 2 жыл бұрын
Maasha Allah wll qali jasaakallah khair wll
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 2 жыл бұрын
Mnshllh zakariye wll qaliya tahay jecel in u dadkiisa wax u faidoyo allaha ku barakeyo
@chirdonandamaantime8800
@chirdonandamaantime8800 2 жыл бұрын
Masha Allah
@caaishacuud819
@caaishacuud819 2 жыл бұрын
Masha allaha ilaahey cilmigaaga hakuu barakeeyo somali haddii nahay maqaan badankeenu in aan wax baarno ama aqrino kaliya waxay yaqaanin sida tukaan horey ujirey midkale looga daba furo wll yaal mashruuc cusub in soo baartaan isku daya sakariye waa wiil kudasho mudan oon kahelay dhiirigalin iyo horu socod jazaakalaah wllky
@sweetness2213
@sweetness2213 2 жыл бұрын
Thank you wllo zaki
@mukhtarosman2492
@mukhtarosman2492 2 жыл бұрын
Mashaa Allah
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
M.a wllky allah ku barakeyo 🤲
@bashirtosane9323
@bashirtosane9323 2 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal zakariye cabdulahi cali
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb macluumaadka fiican iyo firkadaraha aad umada la wadaagtid
@abuukarloos
@abuukarloos 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@abdimaalim8315
@abdimaalim8315 2 жыл бұрын
Waan Soo gaaray Waa fikrad aad u qiima badan Waad mahadsantahay
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 2 жыл бұрын
Zakariyow runtii waxd tahay nin aad u qalbi fiican somalidana sifiican u taagera wan kaaga mahadcelineyna
@CryptosomaliAcademy
@CryptosomaliAcademy 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 2 жыл бұрын
maasha allah wiilkeyga allaha kubarakeyo waad noo dadaashey inbadan waana kaa faaiidnay ❤❤
@hibowehliye1316
@hibowehliye1316 2 жыл бұрын
guuleyso insha allah allaha kuxafido
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 2 жыл бұрын
Waan soo gaadhay like na waa saaray mahad santahay khayr Allahe haku siiyo inshallahu guuleyso.
@cabdiraxmaansaciid9889
@cabdiraxmaansaciid9889 2 жыл бұрын
mahadsanid zakariye Barnaamijyada aad soo gudbiso waan xiiseeyaa waana kuwa macquul ah awal waxaan kugu ogaa dhankaa iyo turkiga caawa ameerika ayaad nageysay shirkadaa iyo qalabkeeda xagee iigu dhow oo aan ka heli karaa. Hada ogow oo ma rabo inaan ku dhaafo
@ifrahhasan341
@ifrahhasan341 Жыл бұрын
Wan ku dhameestirnay wax walibo wll ilaah ajar haka siiyo walidka iyo adiga iyo ehelka kuligen jana fardoso haku geeyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@abdirisakgagaa7957
@abdirisakgagaa7957 2 жыл бұрын
Thanks ustaadii
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@shaaficidiiriye1859
@shaaficidiiriye1859 2 жыл бұрын
masha allah
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr wll wan so garay Halkii dambe
@saladmacalin6348
@saladmacalin6348 Жыл бұрын
Mahadsanid saxiib
@waheliye44
@waheliye44 2 жыл бұрын
Inshaa allh soon 100k subscribers Hanbalyadeydu waa qadin . keep going bro from cardiff
@waheliye44
@waheliye44 2 жыл бұрын
Keep going bro from cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Thanks wllo
@muallimebrahim
@muallimebrahim 2 жыл бұрын
Shukran
@zainabahmed3037
@zainabahmed3037 2 жыл бұрын
MashaAllah Good idea my brother 🙏
@muqtaarfaarah9255
@muqtaarfaarah9255 Жыл бұрын
Mahs allah you are the one and only the best somali KZfaqr cimriga iyo caafimaadka allah ha ku barakeeyo sxb
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal Mukhtaar Barakow idam Alle
@khadkaoogle4754
@khadkaoogle4754 2 жыл бұрын
Waan soo gaadhay mahadsanid aqoon yahan
@xaawoxasan9232
@xaawoxasan9232 Жыл бұрын
zaakare aad iyo aad baa umahadsantahay layktil waa sarey qalabka aad ban ugu bahanahy see Somalia ku imankara
@asdgf6192
@asdgf6192 2 жыл бұрын
Thanks
@mahadabukarahmad9047
@mahadabukarahmad9047 2 жыл бұрын
Waan soo gaaray bro
@lucas8283
@lucas8283 Жыл бұрын
Wll Thnks in badan
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 2 жыл бұрын
Mashallh
@adowbishar3842
@adowbishar3842 2 жыл бұрын
tanx
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa quranka rabigen iyo sunada nabiga salalahu caleyhi wasalam .liibaanteenu aduunyo iyo aakhiro waa cadaalada ka maqan dalkeenu waa hormarka iyo walaaltinimada dadkeenu.. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ....
@abdimoadam7141
@abdimoadam7141 2 жыл бұрын
Mahadsanid waanu so gaadhnay
@abdirahmanali3298
@abdirahmanali3298 2 жыл бұрын
Thanks bro I finished the video
@gaaldiid6282
@gaaldiid6282 2 жыл бұрын
Yes wan so garay sxp
@jannagasho5591
@jannagasho5591 2 жыл бұрын
maashaa Allaah baarakallaah aadbaa ufiicantahay adbaa ufiicantahay waad anfacdey waxtartay dadkaaga iyo dalkaaga iyo diintaada iyo naftaada addition kale allaah hanoobadiyo
@abdulrahmanahmedabdulahi5126
@abdulrahmanahmedabdulahi5126 2 жыл бұрын
mahadsanid sxp waan soo gaare
@kowsarcabdicabdalla8385
@kowsarcabdicabdalla8385 2 жыл бұрын
Like waan saray Wll guulyso
@alcarafad568
@alcarafad568 2 жыл бұрын
m.a wll zaki axsanta inbadan
@fadumoladan
@fadumoladan 2 жыл бұрын
Mnsha Allah wll mahdsnd kunjeer runtii chanelkgu waa channel aan waxbadan ka faaiiday
@shaficiabdi9363
@shaficiabdi9363 2 жыл бұрын
Mashalah 🙏🏽🙏🏽
@molisalmis9618
@molisalmis9618 2 жыл бұрын
calamada ad dhigtay wa cibadada hindoga iska dhaf ha isticmalin shukran wall🙏
@axmedxasan3089
@axmedxasan3089 2 жыл бұрын
Mahadsanid dhiire geliyey ayaad tahay
@drcabaase9168
@drcabaase9168 2 жыл бұрын
Jasakalaah
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 Жыл бұрын
Mansha Allah, waa faa'iido Soomaali u baahan tahay.
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 2 жыл бұрын
Waad Mahadsantahay walaal waane soo gaaray
@jidlecargo6970
@jidlecargo6970 2 жыл бұрын
waa soo gaaray like waa saaray zakariy nin dadkisa somaliyedhormar lajecel tahay mahadsanidbro
@nuuxismaaciilfaarax3452
@nuuxismaaciilfaarax3452 3 ай бұрын
Waan gaadhay laykna waan saaray
@abdirahmaanamohamed1224
@abdirahmaanamohamed1224 2 жыл бұрын
Waan soo gaadhay illaa iyo dhamaadka muuqaalka Like-na waan sasray Mahadsanid walal Zakariye
@AbkowMalinarg
@AbkowMalinarg 2 жыл бұрын
Tamam
@shaficihassan7558
@shaficihassan7558 2 жыл бұрын
Masha Allah wll malaheli karaa ayadoo iiba
@abdirizakmohamedaliartan4779
@abdirizakmohamedaliartan4779 2 жыл бұрын
Waa soo gaaray.
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 2 жыл бұрын
waA fikrad fiican waan jeclay fikradahan
@hamzaismail4919
@hamzaismail4919 2 жыл бұрын
Masha allah wll allah swt haku xiftiyo kaalinbaad ugu jirtaa ummada soomaaliyeed
@hiboxasan7410
@hiboxasan7410 2 жыл бұрын
Ascwll iso garay
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 2 жыл бұрын
Waa isoo gaaray Mahadsanid
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
Intu kaso gaaray
@cashar-xiish
@cashar-xiish 2 жыл бұрын
Waa soo gaaray. Mar horaan saaray like
@Travel_To_the_World
@Travel_To_the_World 2 жыл бұрын
Waan saaray walaal mahadsanid
@ahmedjubba1193
@ahmedjubba1193 2 жыл бұрын
Wan soo gaaray wana mahadsantahay
@ardaagatixmagabe5644
@ardaagatixmagabe5644 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Sekeriye waa wada daawadaa muuqaalladaada haddii aan daaraba. Qalabkan aad iyo aad ayaa loogu baahan yahay runtii.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal 🙏
@khaliifbule9091
@khaliifbule9091 2 жыл бұрын
Asc zakariye bro run Ahanti bulshada wax weyn ayad u qawata thank a lot .
@filsanmataan5274
@filsanmataan5274 2 жыл бұрын
wllo salaries qalbakan aad ayaa lagu bahan yahay sidan ku heli karnaa
@ahmedcabdale9091
@ahmedcabdale9091 2 жыл бұрын
Aad ayaad umahdsnthy wle zekeriya Ajar iyo xasanaad Allah hakuugu bedelo bro
@ayanisse2082
@ayanisse2082 2 жыл бұрын
Masha Allah anaa jooga US
@rahmaelmi5885
@rahmaelmi5885 2 жыл бұрын
Maanshallah habo jzk khayr waad mahadsantahay
@molisalmis9618
@molisalmis9618 2 жыл бұрын
zakariye wad ku mahadsanthy cilmiga fican ee dadka ugu faidaysid markasta waxan se kuu shegaya ama wano iga ah inad isti malin calamada🙏 tasoo ay uga jedan waxay cabidan wan ku rumaynaya wal ciyadu bilah
@fadumoahmed3888
@fadumoahmed3888 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay :)
@fardosmobarak2755
@fardosmobarak2755 2 жыл бұрын
Waan soo gaadhay dhamaadka waanan kaaga mahad celinayaa walal waan ku taageera runti. Waxaan rabaa ganacsiyo aan dhaqaale badan ku kicin almost 2000$ meelahasa oo shaqaynaya hadaad hayso inaad nala soo wadaagto🙏
@abdinasirali455
@abdinasirali455 2 жыл бұрын
M.a bro suaalo Ayan wataa eee telkadi inten kahella
@zuhaybahmisse2584
@zuhaybahmisse2584 2 жыл бұрын
Nokeen wllky dalab
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@ahmedbouh6951
@ahmedbouh6951 2 жыл бұрын
like waa saaray zxb zakariye
@Soyaal226
@Soyaal226 2 жыл бұрын
Waan soogaray like ne waa saaray
@maxamuudyuusuf6057
@maxamuudyuusuf6057 2 жыл бұрын
Waan dhamaystay like na waan saaray Sxb aad baad u mahadsantahay
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 18 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
كيف تدمرت "صخر" أول شركة تطوير برمجيات عربية
17:17
100 Doolar Ku Bilow Ganacsigan 2024
9:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 28 М.
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 59 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 88 М.
GANACSIGA UGU FIICAN 2023
11:33
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 40 М.
На сколько опасна рыба меч?
0:40
Fact Fusion
Рет қаралды 4,3 МЛН
Mummy naya le aayi 🥰
0:36
Cute Krashiv and Family
Рет қаралды 44 МЛН
ГОНКИ НА САМОКАТАХ #олегкинли
0:19
ОЛЕГ КИНЛИ
Рет қаралды 2,5 МЛН