Ilaa hadda Dhimashadiisu waa xujjo xal loo waayay! Cabqarigii maydkiisa Hotelka laga helay

  Рет қаралды 23,536

Fagaare Media

Fagaare Media

4 ай бұрын

Ilaa hadda qaabka loo dilay waa xujjo xal loo waayay! Cabqarigii maydkiisa Hotelka laga helay

Пікірлер: 78
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 4 ай бұрын
War walhi channel kani waa waxa kale maalin walba inta rabta in sidan lagu wadu is muujiya 😂❤
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 4 ай бұрын
Wllhi waan ku haystaa❤❤😂😂
@NAAWILE
@NAAWILE 4 ай бұрын
Talo baa lagu Tanaadaa. Waan ku Faraxsanahay in aad Janaalkani aad ka dhigtayn xog Tabintiisa Talantaali. ❤❤❤❤
@NAAWILE
@NAAWILE 4 ай бұрын
Jiilaalka Gadaashayna iman Doonaan waxay Ogaan doonaan in Cowke iyo xirtiisa Uun Wariyayaal maamuus mudan aysan ahayn, hase yeeshee. Aadan Sahan, Abdirahman Waaberi, Marcadde, Hassan Cismaan iyo xirtoodana yihiin Jiilkani kuwa Dhaymanka ka dhigi hayo. AlxamduLillah ❤❤❤❤❤
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 4 ай бұрын
Buuloxubeyna ha ka tagin fagaare media qayb bu ka yhy
@NAAWILE
@NAAWILE 4 ай бұрын
@@siciidcadde6870 Xasan Cismaan ayaa la dhahaa walaal
@NAAWILE
@NAAWILE 4 ай бұрын
@@siciidcadde6870 waa Ababiyahayga iyo Barahayga Nolaleed
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 ай бұрын
⁠@@siciidcadde6870xasan cusman waa waa ninka bulaxubeey
@AbdifatahyusufAbdulahi
@AbdifatahyusufAbdulahi 4 ай бұрын
​@@siciidcadde6870xasan cisman waa isaga
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 4 ай бұрын
Wlhi sifiican baaad wax uwadaaaan walalayaal mhdsnd wn kahelay runtiiii
@Macre-ipro
@Macre-ipro 4 ай бұрын
Hadii aad sidan ku wadaan I'm sure in mudo yar ka Dib aad 1m subscribe garacaysaan 🙏💪
@Xakimi700
@Xakimi700 4 ай бұрын
Dhalin firfircooni leh ba horumarkeena hore u socda dhamaantiin
@AkaderAbdishid-cl7kn
@AkaderAbdishid-cl7kn 4 ай бұрын
Wada daldalka guul asxabeey aqoonta dadkina usoo gudbiya
@Mohamed-amin_chanel
@Mohamed-amin_chanel 4 ай бұрын
ino 1M sxbayal
@MrActionGamer
@MrActionGamer 4 ай бұрын
Sidaan aad u soohabeeseen professional waaye cadka
@mohamedeik9965
@mohamedeik9965 4 ай бұрын
Waad Mahadsan tihiin Xasan osman iyo Aadan Sahan Waxaan idinka codsanayaa Barnaamij Yada Aad Laba Labo Ama Si Guud Usoo Tabisaan baan Jeclan lahaa Fadlan Isku Duubnaan noogu soo diyaarisay waad mahadsan tihiin Dhamaan Team Fagaare
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 4 ай бұрын
Mahadsanidiin
@habonasli9029
@habonasli9029 4 ай бұрын
Mahadsanidiin ours brothers Masha Allah keep going huno
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 4 ай бұрын
Mahadsanidin Fagaare media
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 4 ай бұрын
Aadan khadar cali🤩💫. Hasan osman haji💫🤩
@AbdicasiisAli-md6fe
@AbdicasiisAli-md6fe 4 ай бұрын
thanks wllo
@MaajidoZ
@MaajidoZ 4 ай бұрын
Gold voice AADAN SAHAN
@user-km9fj2jf2f
@user-km9fj2jf2f 4 ай бұрын
Asc isku duubnidu waa guul qiimo badan fagaare media waan soo dhawaynayaa dhalin yaro qiimo badan ayaa ku midoobay qabyaalad na ka xor ah mahadsanidiin asxaabey guul ayaan idiin rajaynayaa insha ALLAAH
@Maxamed-eo7zd
@Maxamed-eo7zd 4 ай бұрын
Sidan ku wada masha allah ❤
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 4 ай бұрын
Ramadan mubarik 🥰🥰🥰🥰🥰
@maalikibnumaalikmaalik6329
@maalikibnumaalikmaalik6329 4 ай бұрын
Mashllh habka cusub aad wax isoo gudbinausiin waan bogaadinayaa hore usocda wllalahy❤
@user-wz6ep5wg8o
@user-wz6ep5wg8o 4 ай бұрын
Masha allah dadka kaliya ee aan wax ka faaidno baa tihiin guuleysta❤
@mahamudabdiqanifarax5134
@mahamudabdiqanifarax5134 4 ай бұрын
Mnsha allah
@hindahassan123
@hindahassan123 4 ай бұрын
Masha allah horay usocda
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 ай бұрын
Cajiib
@Garshishe
@Garshishe 4 ай бұрын
Wllha chennelkan rag culus baa isku helay Ka wrn bal hadii Omar inshaar lagu soo daro
@hodoali5714
@hodoali5714 4 ай бұрын
Wow wiilashayadiii wadashaqeyn fiican ❤
@maxamedcabdulahi7099
@maxamedcabdulahi7099 4 ай бұрын
Guuleysta sxbyaal waxa tihiin raggii loo baahnaa❤❤
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 4 ай бұрын
Shaqo wanagsan ayad heysaan , sii wada wax badan ayaa la idinka daa iidayaa....
@maxamedcabdulahi7099
@maxamedcabdulahi7099 4 ай бұрын
Talantaali guuleysta
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 4 ай бұрын
Waa fikrad fiican sida barnaamijyada usoo tebinaysaan
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 4 ай бұрын
Arin fican ayaad samayseen bahda FAGAARE MEDIA haddaad tihiin 😊channalkaan wxaad moodaa inaan sugaayey 😊hambalyo reer fagaare 🎉
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 4 ай бұрын
1m comen soon
@salloupdiasisZallo-su4yd
@salloupdiasisZallo-su4yd 4 ай бұрын
Top thomas
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 4 ай бұрын
Aad ayaan uga helay muuqaaladiina, saas kuwada.
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 4 ай бұрын
War kasoo hadla sadaam xuseen qaddaafi waan idinka haynas😂❤❤please 🙏
@malabadanemusic2023
@malabadanemusic2023 4 ай бұрын
Playlist sameeya
@sacdiyamaxamud2617
@sacdiyamaxamud2617 4 ай бұрын
😊😊❤
@Islaam1442
@Islaam1442 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 4 ай бұрын
Sameysta meel la idinku dhiiri galiyo xaga maalka, Ceebna maaha in la'idin taageero.
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 4 ай бұрын
My brother adan sahan from putuland
@sijtv8984
@sijtv8984 4 ай бұрын
Albert Einstein Kuso Xigsiiya Iyo Aragtiyihiisi Cajiibka aha
@wanoTube
@wanoTube 4 ай бұрын
M.a talaabo xarrago leh ayaad hore u qaadeen dhalin yaro, waan idinku bogaadinayaa
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 4 ай бұрын
Suudaan ka soohadla waliba wakhtiga dheereey, iyo dagaalkaa dawladaha ka danbeeya, iyo sameenta ay ku yeelanayso soomaalida iyo bada cas
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim 4 ай бұрын
Waa channel ka keliyeen videos kisa sugo
@sagalmohamedhassen7468
@sagalmohamedhassen7468 4 ай бұрын
Alle haydinka abaal mariyo niyaw
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 4 ай бұрын
Hda ana qorshahaas wada inaa soobandhigo 2056da AAA soo bandhoga
@user-kb8fk3rl6w
@user-kb8fk3rl6w 4 ай бұрын
Waxaan arkayaa kanaalo kale oo magaciina iyo logadiina wata soona dhigaya vidio yadiina Ma ogtihiin ??
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 4 ай бұрын
Halaga hortago
@user-yi7hi1te4m
@user-yi7hi1te4m 4 ай бұрын
qofka dadaalaya xaasid ma waayo kan dad kuugu dhawna hanoqdee wax horumar ma laguu ogala
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 4 ай бұрын
Waryaahe sayid cabdule xasan ayey isku mar dhasheen1856😂😂
@NUURIYE.
@NUURIYE. 4 ай бұрын
Ninka waxkasta soo ikhtiraacdey blse la dhcy ikhtiraacyadiisi
@EmryKalela
@EmryKalela 4 ай бұрын
Waxkale
@LaylaYuusuf
@LaylaYuusuf 4 ай бұрын
Aaaad baaad umahadsan tihin dhaLinyarO waxn idiiiinso jeedin lahaaa in video walba qof kliya sooo galiyo chanelka" aragto".
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 4 ай бұрын
Nikola Tesla iyo aadan sahan ma,ilma adeerobaa maxaa kalashexeeya😂😂😂
@abdiwali4669
@abdiwali4669 4 ай бұрын
Waxaa kalood noosoo badisaan wll aqoonyahanadii muslimiinta ibnal taymi,alkhawaarsimi iyo aqoon yahano kaloo badan wayo waxa jira iqtiraacyo badan oo aqoon yahano muslimiin ah lahaayeen balse maanta aan ku baramo kuwo kale oo cristan ah noosoo bandhiga oo fahan nagasiiya wll mahadsanidiin
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 4 ай бұрын
Nin yohow channel waa al jasiirada soo malida
@Walaalka-nz2py
@Walaalka-nz2py 4 ай бұрын
Channelka ogaansho maad ku soo dartaan
@luqmaan753
@luqmaan753 4 ай бұрын
Ogaaansho xooga xer xernaatiisa badan ragga lama jaan qaadi karo
@deeqismaaciil6714
@deeqismaaciil6714 4 ай бұрын
Wuu ku jiraa.
@MohamedSahardid-hd8ro
@MohamedSahardid-hd8ro 4 ай бұрын
Ninkaas mucaaradkiisaa badan neo chanelka fagaarena dan uma aha.
@kingpower6909
@kingpower6909 4 ай бұрын
Ninkaasi dhexdhexaad maaha nio
@Walaalka-nz2py
@Walaalka-nz2py 4 ай бұрын
Muxuu dhaxdhexaad uusan ka eheyn​@@kingpower6909
@user-cw7jq4fp3w
@user-cw7jq4fp3w 4 ай бұрын
War bixino naga daahsoona ayaad bilawdeen sii wada waa loo baahan yahay sirta qarsoon ee reer galbeedku qariyaan
@I.gmailcom
@I.gmailcom 4 ай бұрын
Waar zhpyaal maan-maal chanal maku soodartaan fagaare media
@somalia5019
@somalia5019 4 ай бұрын
Mahadsanidiin
Ku Safarka Waqtiga
18:50
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 38 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 30 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.07.2024
20:47
VTV Somali
Рет қаралды 2,2 М.
Dicky birds: the next pandemic?
24:10
The Economist
Рет қаралды 5 М.
Under 30 Chit-Chat With Layan | مع محمد احسان
35:25
Forbes Middle East
Рет қаралды 4,8 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 30 МЛН