ILKACASE QAYS | DHAANTADII | DIIRKA LAANDHEERANIMO | OFFICIAL VIDEO 2022

  Рет қаралды 1,428,356

Ilkacase Qays

Ilkacase Qays

2 жыл бұрын

Laxanka : Abwaan Maxamed Hargeele
Music: maxamed yare | Habane studio |
focal Recording : Shidane Studio
Atariisho : Khadra Qaran
Isku dabaridkii : Naciimo Dheeman | joker |
Director : M Daash Ma Dhaash
Filmed & Edited : Suhayp Aman
ALL RIGHT ✅️
@ AMANN STUDIO PRODUCTION 🎙

Пікірлер: 886
@Marwaanfilms
@Marwaanfilms 2 жыл бұрын
Waxa tahay wey cadaatee ora iska dhaante sharma boy wlhi runtuu kuu shegay ora iska dhaante dhaantadaa kufiican tahaye😂😂😂👍
@Daahir__
@Daahir__ 2 жыл бұрын
Hooyadawase ciyaakayaryar hadal xitaa uma quudhno intaasa yasid ugufilan
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 2 жыл бұрын
Sharmo wa kuma maka almukarama poverty child fomer darbiyo jiif ha nagu so dhisine miskinkan dabo ka naxa ah no body knows run an la isku shegine rati damer ka raad qurxo boqorka 5somaliyed ilko case qays quxub yaro korimo xumo ay dilotey iga tag
@zimzima193
@zimzima193 2 жыл бұрын
@@abdirashidelmi9693 bro sharma has talent u can’t deny that
@Em1489
@Em1489 2 жыл бұрын
2010kii ku tumi Rapka tirin jiray Taagay tiirko Mihiri laxanka tixijiray Maad maanta ciyaal kaso ciyaarsiib
@aminayonis1538
@aminayonis1538 2 жыл бұрын
War wuxu legend Sana pin ayu kuqabtay😂😂😂😂
@lucky9893
@lucky9893 2 жыл бұрын
Qoraalkan Hadaa Aragto Love ❤️ Saar Kuna Sali Xabiibkeen Muhamad ﷺ❤🥰
@Marioo722
@Marioo722 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@faadumoxuseen1892
@faadumoxuseen1892 2 жыл бұрын
Scw scw
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@haliimoabdinoor4766
@haliimoabdinoor4766 Жыл бұрын
Scw scw scw
@asmamohamoud2399
@asmamohamoud2399 Жыл бұрын
Scw
@FahadAbdi
@FahadAbdi 2 жыл бұрын
Diirka Laandheernimo abtirkeyga dhabka ah Ina Aboow love you❤️❤️❤️🫡🫡
@rabiilerabiile6159
@rabiilerabiile6159 2 жыл бұрын
wlhi been ma.ahan king qays
@ahmedbashir7954
@ahmedbashir7954 26 күн бұрын
Abtirkeyga Dabka ah yacni 9 dab ee cawlyahan ayuu kala jeeda
@naciimojookar1470
@naciimojookar1470 2 жыл бұрын
Waaw wax kale sky 🌌 is the limit 💯🙏🩸🩸🩸💃💃💃💃💃💃 LIVING LEGEND
@IlkacaseQays
@IlkacaseQays 2 жыл бұрын
Thanks babe❤️❤️
@Hireyinc
@Hireyinc 2 жыл бұрын
Legend. Halkaan kala socda dhaanto original ah
@djwarlion1843
@djwarlion1843 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
Naciimo Jookar Qalanjo Qoor Dheer Dheeman my Ina Adeer Iyo Dumaashi Ilkacase Iskuwaara. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@mdeaq
@mdeaq 2 жыл бұрын
RAB Sharma boy udaa iska dantee
@m.aamiin2449
@m.aamiin2449 2 жыл бұрын
Sharma boy dhaantada ayuu ceeb modaaa poqorka shanta soomalia inuu reerka dhaantada ka soo jeeedo ma oga miyaaaa viva dhaaanto
@ahmedothman2460
@ahmedothman2460 2 жыл бұрын
Absamaha waamo dago iyo kan galbeed dagaba waa wada geel dhaqato masha Allah dhaqankii somalidaba adinkuu idinku dambeyaa absamow❤️🇬🇶
@haredayunis1022
@haredayunis1022 2 жыл бұрын
Wakumahadsanhy Walal qaali...wlhi abtiyashay wa wathagel jire...kiibo 100 iyo waxkabthn Ayey qaban...wax ahay ogathenn bahale.....from kenya
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
Thanks
@mohammedyussuf1702
@mohammedyussuf1702 2 жыл бұрын
Wy hhhhh
@abdirazakahmed9749
@abdirazakahmed9749 2 жыл бұрын
Laandheere Hadad Maqasho WA Absame iskada Dhulka Soomaalidu dagtee Gobalka Oramiya Absame Badan Oo Xoolo aad U Badan Leh Ba Ku nool iyagoo Wali Afsoomaali Ku Hadlaya
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
@@mohammedyussuf1702 Saxiix My cousin. Oo walagii La ‘Arag ba Halmar Dhagaxbur Nogu Yimid, lkn Laga war hayey Reerka O Dhan wa Fog Oo dhulkii hooyo tagay. Wa Reero Balaaran MASHA ALLAH Qaar waxey guursadeen dadka Localka beero iyoXoolo badan geel ha U badnaade Ayey meesha ku Leeyihiin Awoowkii. 3 dexaad ba mesha Tagey wa Oromadaw Fog magacii wan Iloobey marka Laandheerenimada Ma’aha wax La Raadiyo Oo tiktok. Laga Baadi goobo
@kikiidoyoulove484
@kikiidoyoulove484 2 жыл бұрын
Kaazan laandheerenimo armaan la dhimanaaa war go'oyin Ilkacase Waa libaax ❤❤❤💪💪💪💪
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
legend ilkacase nin dalkisa jecel nolow from somaliland 🥰🤴❤
@mahamudhaajimahamed692
@mahamudhaajimahamed692 2 жыл бұрын
dhanto fani ah watana iskorka markan wad xidhay wale boqortoyo gacan sara kutagay guul iyo gobanimo walalkay ilkacase qeys we love you 🔥💯❤🤴
@mohamedsheikh1820
@mohamedsheikh1820 2 жыл бұрын
Anigo ah ugaas warfaa reer khalaf cigale , Ogadenimo ladheeranimo 👑🦁🐎
@najmomaxamuud6003
@najmomaxamuud6003 2 жыл бұрын
Jah ina adeer🇬🇲😘
@noonz2583
@noonz2583 2 жыл бұрын
Ugaasyadi 🤴🦁
@mohamedog8740
@mohamedog8740 2 жыл бұрын
Laadheere laadheere dhalay 👑
@somalilegend4859
@somalilegend4859 2 жыл бұрын
Geesyadi Quraxey 🦁
@mohamedsheikh1820
@mohamedsheikh1820 2 жыл бұрын
@@najmomaxamuud6003 ✌🏽😎👑
@maogtahay2270
@maogtahay2270 2 жыл бұрын
Rap+Hesaha cadiga ah +Dhaanto Only Ilkacse lee.samen kara Lgemd❤️
@kaahiye1951
@kaahiye1951 2 жыл бұрын
Rap aniga iidaa iska dhaante
@maogtahay2270
@maogtahay2270 2 жыл бұрын
@@kaahiye1951 Ciyalka.igada 🤣
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
@@kaahiye1951 ciyaalada haku soo dhisin odayga intoo into dhalan la heesi jiray
@maamomuscab9838
@maamomuscab9838 Жыл бұрын
Ayaan
@puntlander2277
@puntlander2277 2 жыл бұрын
laandhere alshabaab xabad dabada kaso geshay oo dhaantadi bilaabay from warsangeli og waan ini jeclahay bil.xaqiiqa
@IlkacaseQays
@IlkacaseQays 2 жыл бұрын
❤️
@aayanaayan6338
@aayanaayan6338 2 жыл бұрын
niman dhulkooda u dhintay allaha janadii fardowsa ka waraabiyo inshaa allaah. Ogaadeniya ha noolaato Somalia ha noolaato. cagta hoosteeda cadawga gudaha ama dibadda
@abdiyounis2389
@abdiyounis2389 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️ Saldanadeena aan ku faano,, from OG,, sidoo kale inadeer.
@OGAALSTUDIO
@OGAALSTUDIO 2 жыл бұрын
Keep going my dhiiga team kazoo in south africa 🇿🇦🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 2 жыл бұрын
Beautiful Dhaanto. Saying hi from Boosaso Puntland ❤❤❤❤❤
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
Diirka laandheera nimo from ogaadenia is muujiya
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 2 жыл бұрын
From kampala 2022 ilkacase sxb waan duqownay balse adiga sanadkasta waad yarataa qofkii layaabanan like qabo
@haredayunis1022
@haredayunis1022 2 жыл бұрын
Aniga layabe m.a....coz ila yarateytha Ayan maqli jiree ...waxn dashe 2003....2011 ilahada wan maqlaa..
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 2 жыл бұрын
Ilko case qays boqorka 5somaliyed ilahay ba boqore yaran bu ku bilabay rappka dhobley bu ku dhashey barinki u ku dhashey aya wali dhisan adiga weynin ba kula qabsatey heesihisa
@haredayunis1022
@haredayunis1022 2 жыл бұрын
@@abdirashidelmi9693 mashalah walal
@mohammedhassenabdi7460
@mohammedhassenabdi7460 2 жыл бұрын
waa inaan qadarinnaa waxa aan ku haysano dalkeena hooyo . ma jiro qof somalia jecel sida ilkacase qays. nin xoog leh baa heesa , nin xoog leh ayaa safka hore ee dalkiisa ka dagaalama . Inshaa allaahu allaah (swt) ku xafido sanado badan aamiin. kii taabta ninkan wollahi ku cafiyi maayo aakhiro
@Amiduu
@Amiduu 2 жыл бұрын
Ciyaalka Hanooo jibin karbash ka sukenaaaa lipax
@najmomaxamuud6003
@najmomaxamuud6003 2 жыл бұрын
Wuu so socda😩😂
@Mheshsalanko1
@Mheshsalanko1 2 жыл бұрын
Sagaalka dab ee cawlyahan ♥️🔥♥️
@MahamedHassandayl
@MahamedHassandayl Ай бұрын
Asc
@noorsalat2504
@noorsalat2504 2 жыл бұрын
Another level ILKACASE QEYS Legend of all legends
@aliqorshe4093
@aliqorshe4093 2 жыл бұрын
Agah ilkacasow show dhantadaaba ku nuuri awoow gii lajanee ✌️✌️✌️ nogob gang
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 2 жыл бұрын
Woow another level wlhi. Rapper. Dhaanto iyo hees cadi ah ba. Legendary man🤘🤘🤘🤘👊👊
@samiirmoha8738
@samiirmoha8738 2 жыл бұрын
Laandheere ogaadeen udaa 😍 from 🐎
@abdilaahikismaayo6939
@abdilaahikismaayo6939 2 жыл бұрын
dad mawada sino diirka laandheeranimo abtirkeygaad Ka garan hhhh libaax ilkacase qays legend waa kuwata
@hamdaabdibixi1466
@hamdaabdibixi1466 2 жыл бұрын
iska dhantee wu kaga dhabeyey laandheer ilkacase nolow inadeer ❤❤❤❤
@mohamedahmeddjama1260
@mohamedahmeddjama1260 2 жыл бұрын
Ilkacase qays légende 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ahmedabdiismail8536
@ahmedabdiismail8536 2 жыл бұрын
Qalbiyada umada somaliyeed ayuu ku dhex nool yahay ilkacase qays.. Gobonimo ku noolow boqor 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@dauudali5734
@dauudali5734 2 жыл бұрын
Dhal Ugaas ❤❤❤ Ilkacase qays in the building y’all
@abdibilledahir5257
@abdibilledahir5257 2 жыл бұрын
Wow keep going Legend Ilkacase Qays the only Somali 🇸🇴 artist who can fit all sides. Not only rap but also Dhanto and love songs
@mohamedyussuf4502
@mohamedyussuf4502 2 жыл бұрын
It's an amazing Dantoho Bogorka codka .plz allow the audience to download your beautiful lyrics.
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045 2 жыл бұрын
@@mohamedyussuf4502 i8i88i8i8i8ij888888iij8i88⁸8i8iii8i8ii8u8i8888i8ii8i8i8iui8
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045 2 жыл бұрын
8ii88⁸i888ii888888888ii8i88i8i⁸888⁸888i8888i8888888888
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045 2 жыл бұрын
^^
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045
@sakariyeaxmedsakariyeaxmed1045 2 жыл бұрын
8
@KhaledKhaled-zu8ol
@KhaledKhaled-zu8ol 2 жыл бұрын
Ilkacase qays cadi ayaad u dhanteyse team sharma 😊
@khadarsomalireal4125
@khadarsomalireal4125 2 жыл бұрын
Qays wuu dami qalbigaga ka saar
@abdirahmandhagacadde8214
@abdirahmandhagacadde8214 2 жыл бұрын
Naag dheer walashey ama hooyadey Waye
@barbarabdikarim307
@barbarabdikarim307 2 жыл бұрын
Ubanee boqorka 5somaliyed🇸🇱🇸🇱🙏💪💪
@yuusufjibriil9903
@yuusufjibriil9903 2 жыл бұрын
First Team kaazow qeys legedery 💪💪✌🌍
@mahadamiin6463
@mahadamiin6463 2 жыл бұрын
Raga magac iyo muuqa waa kasiman yahay cadha wayne waaka raganima sheeganaya the legendary ilkacase qays waa in aad dhaqan keena aad nabarta waa muhiim horay usoco dhan dheere🇸🇴
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 2 жыл бұрын
War xishoo uf baa lagu yiri
@shukriahmed3339
@shukriahmed3339 2 жыл бұрын
Laan dheere horay usoco boqorka raabka hadii reer baydhabo nahay waan kuu Qirney
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 2 жыл бұрын
DAD MAWADA SINO KALA DARAJO WACAN DUSHA SARE LBX KA DIHANSHAN OHOO DIIRKA LAANDHERENIMO ABTIRKAYGA ..SEA..MOEA🦁
@khalid5318
@khalid5318 2 жыл бұрын
isagaaa iska dhaadhiciyey Dadka somalida ayaa ugu liidataaa
@maxamadshiikhamaan6303
@maxamadshiikhamaan6303 2 жыл бұрын
Ilkacasow karbaash waali ah Soo qaad
@abdoulkarimdaher5581
@abdoulkarimdaher5581 2 жыл бұрын
Illaho idaaa reer abtigayy from Djibouti 🇬🇲🇩🇯❤
@zimzima193
@zimzima193 2 жыл бұрын
Cagdheer nimaan gob ah ayaaga iyo dhulbahante nimaan taariq dheer naga dhexeyso from isaaq ❤️ daroodka gobta waa ayaaga
@Simmran
@Simmran 2 жыл бұрын
Iidoorey cagdheer ma ila aaqira nadaba wadeysan😂😂✌️
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 Жыл бұрын
Iiddoorooy waan ku salaamay, Dhulbahante, Ogaadeen iyo Isaaq iyagaa dadka iska jecel isna dila isna daaya ❤ From Dhuloooz ❤
@zimzima193
@zimzima193 Жыл бұрын
@@apdullahicarab2461 salaan sare garaad
@user-xu6nv9db4d
@user-xu6nv9db4d 2 ай бұрын
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 2 жыл бұрын
Legendär ilkacase Qays’ nolow huuuno 💝💝💝✅✅✅
@Cabdulfatah_
@Cabdulfatah_ 2 жыл бұрын
ILKACASE PROVING HIS ENORMOUS TALENT TIME AND TIME AGAIN. WE LOVE YOUR ART BRO.
@Cadarcomar
@Cadarcomar 11 ай бұрын
❤❤😢😮😅
@abdikadirbaris9602
@abdikadirbaris9602 2 жыл бұрын
Waaw M.a legend of the Shanta Somali Keep going 💓🥰
@aliabdi2877
@aliabdi2877 2 жыл бұрын
40 jir ka adag big rab top 👍 1 dhanto top 👍 1 heest top top 👍 1 kabtaada cidna uma kasho Wallahi
@inafarah3711
@inafarah3711 2 жыл бұрын
Always on the top. Keep going Ilkacasse
@mahamedmahad11nuur67
@mahamedmahad11nuur67 2 жыл бұрын
Libaan,Nogob,Jarar,Qoraxey,Fafan,Doolo Diirka laandheeranimo abtirkeygaa dabra
@ronaldooabdiii5418
@ronaldooabdiii5418 2 жыл бұрын
Qeyso wax walbo waa adiga swbto ahh RAAP ,HESS,DHANTO,GABAAY, marka legend aya tahay walal qeys
@bigct2435
@bigct2435 2 жыл бұрын
Keep going bro you are the best of all time 🇸🇴🙏🏻✅
@nihaalshariff1948
@nihaalshariff1948 2 жыл бұрын
2013 ila hada kutagera
@yussufmohamed6186
@yussufmohamed6186 2 жыл бұрын
Bba qeys the only Somali person that can fill all songs keep going Father
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Nin La gawracay baan Gashigiisu kuu imane Geelu xoolo kuma Jiro. Alle Sw dhiig islaamadeed haynaga hayo🤲
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 2 жыл бұрын
Aamiin ya rabbi
@cabdilulaahaadan7667
@cabdilulaahaadan7667 2 жыл бұрын
Legend 2011 aku dhagesanjiray waku wata wallahi hore usoco bro
@abdikariimmukhtaarabdullaa56
@abdikariimmukhtaarabdullaa56 2 жыл бұрын
Wow m.a legend 🙌 Horay usoco 🥰❤
@nahlaqueen111
@nahlaqueen111 2 жыл бұрын
Woow my king 🤴 😍 ❤ heestan wlhi wax badanaa sugayay
@amalboojo3222
@amalboojo3222 2 жыл бұрын
Na my king ha dhihin ninka naagbu qabaaye
@nahlaqueen111
@nahlaqueen111 2 жыл бұрын
@@amalboojo3222 shaqadaada maaha
@yussufmohamed6365
@yussufmohamed6365 2 жыл бұрын
@@amalboojo3222 hhh dip badnitha
@xikmaawiofficial935
@xikmaawiofficial935 2 жыл бұрын
Waaw legendry dhaanto ilkacse qeys ku raxeyso dhulkaga hooyo sxb let the sky be your limit👈🇬🇲
@nimcodauudnimcodauudcumar1890
@nimcodauudnimcodauudcumar1890 2 жыл бұрын
Boqorka shanta somaliyed codkaga alle haku dayo cadow gaga cagta ka hos amus nanta waa jwbta ugu fcn 1.m in lagugu garo ayaa laraba lkn wad ka reysay
@shz6ch
@shz6ch 2 жыл бұрын
Waaaw Goat of Somali rappers ilkacase qeys big legend nolow kaptan♥️♥️♥️
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 2 жыл бұрын
Ilko case qays bananku dhigtey landheranimadisa darbiyo jiifku ha iska hiranhiro lagend
@updirahmanlampardjr2549
@updirahmanlampardjr2549 2 жыл бұрын
Dirka landheranimo abtirkayga dap ka ah 🥵 OGnimo ❤️‍🔥
@apdirizakjama3829
@apdirizakjama3829 2 жыл бұрын
Legend rap of top wllka ween 🥰
@jamaibrahim6154
@jamaibrahim6154 2 жыл бұрын
GOOD JOB SHAQADII SHARMA BOY KUU DIRAY WAAD KA SOO BAXDAY WELL-DONE, ISKA DHAANTEE
@Kinghuska
@Kinghuska 2 жыл бұрын
Waxan oo kale mey sameynkaran another level 🔥🔥🔥🔥🔥dad mawadasino Landerenimo 💪💪
@farxaandhuxul2948
@farxaandhuxul2948 2 жыл бұрын
Qeysow waad na walaysaa sxb boqorkow guleyso✊
@abdiaziz1805
@abdiaziz1805 2 жыл бұрын
Best dhaanto waan ku wataa laacibkeena waxba lagama qaban karo🥰🥰🥰🥰
@abshirahassanhussein5840
@abshirahassanhussein5840 2 жыл бұрын
Dhirkaaah lagderaa abtirkeyga tagaa cidii fahantay wey fahantay inatan fahminaa ilahay buu qawaa legend brother kusoco landhere banan dagay
@fdsomaliofficial7884
@fdsomaliofficial7884 2 жыл бұрын
Another level wayo Ilkacase
@hargeleproduction9505
@hargeleproduction9505 2 жыл бұрын
Abo mel walbo adey ku xoreysan tahay runtiii guleyso legend Ilkacase qays✅
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 2 жыл бұрын
We are love u so much my brother..we are the children of Ismail...may Allah save u... from growe puntland
@AbubakarHossien500
@AbubakarHossien500 2 жыл бұрын
Baarqabka Shanta Somali 🇸🇴 Sxb pin 📌 igu qabo
@DJMAJID
@DJMAJID 2 жыл бұрын
17 SANO KU JIRA FANKA ILKACASE QEYS🤴🇸🇴🏆
@luqmaanabdifitah
@luqmaanabdifitah 3 ай бұрын
Dad mawada sino kala darajo wcn dusha sre libax kadigansho aho dirka landherinimo marexan ba usareya ❤
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 жыл бұрын
Best dhanto king qays vs teamkazow🇬🇲🇬🇲
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 жыл бұрын
My cazo Manshaallah go forward you are areal king of the rapp dulkeena waa dahab . ❤️from 🇺🇸
@mohamedabdilahimohamedabdi7498
@mohamedabdilahimohamedabdi7498 2 жыл бұрын
legend bro ilkacase qays magacaa ha jiro
@nimcoali3237
@nimcoali3237 2 жыл бұрын
Maashaa Alah Qurux badanaa Geela iyo Dooga
@king___qanciye
@king___qanciye 2 жыл бұрын
Another level
@xalimoabdimuxumad9408
@xalimoabdimuxumad9408 2 жыл бұрын
Quite Ana amazing continue brother.........................kusocoooooo
@Xamaaza_iconic
@Xamaaza_iconic 2 жыл бұрын
War ninkan meel loga fagto malaha dhanto raab r&b all music 🎶 &generations Keep up boqorka rabka 💪 💯
@mustyomar2276
@mustyomar2276 2 жыл бұрын
The only rapper with real content✌️
@maxamedgaboose3879
@maxamedgaboose3879 2 жыл бұрын
Sharmo ayaaa ku dhahayy izka dhaanteee
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Waaw legend kii ayaa beledka so galay boqorka raapka🥰😍😇😇💟
@siidii33
@siidii33 2 жыл бұрын
ilkacaoow. Legend💪✌️
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 жыл бұрын
Masha alh ilkacas horya U soco
@nimoaden3873
@nimoaden3873 2 жыл бұрын
Waaaaaaw Mansha allah reer Dumashiyaalkay Guulaysta❤❤❤❤❤❤❤❤
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 жыл бұрын
llanadhere banaandeegey inatahy adunko dhana laga og yahay cadow kuma arko wedeninimadan kugu jeeceelnahay noolow gesi horey u soco cadowgaga caagtaa hoosteeda amiiiiiiiin yarabii ❤❤❤❤❤❤❤💙💙💗💯💯👍👍💪💪💪💪🌷🌷🌷
@aadamatoreras3280
@aadamatoreras3280 2 жыл бұрын
ilkacase sharma io adi izku mel magashiine iska hla xifaltamine somali dhan kula jirte🇸🇴🇸🇴
@najmomaxamuud6003
@najmomaxamuud6003 2 жыл бұрын
Jah abtirgyga kugu filan ogdenimo👑🇬🇲😘
@abdigarad3341
@abdigarad3341 2 жыл бұрын
Agah war ninku libaaxsanaa Awoowgaa la janee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴
@guluuz_songs
@guluuz_songs 2 жыл бұрын
Ilkacse gulezo awowe⚠️✌
@bisharismailbulshawi1556
@bisharismailbulshawi1556 2 жыл бұрын
Legend ilkacase keep going blood bro
@Gooni__2
@Gooni__2 2 жыл бұрын
Mansha allaah Hambalyo boqorka shanta soomaaliyeed DAD MAWADA SINOO KALA DARAJO WACAN DUSHA SARE LIBAAX KA DINAAHSHAAN AHOO DIIRKA LAANDHEERONIMO ABTIRKAYGAA DAF DHAHA🦾💯
@kingkhazar1565
@kingkhazar1565 2 жыл бұрын
Diirka laandheranimo abtirkayga Dabka 🇬🇲 cowlyahan 💪9ka dab
@Adamshow2665
@Adamshow2665 2 жыл бұрын
Woow another level 🤩
@hazaanixiish4803
@hazaanixiish4803 2 жыл бұрын
another level 🔥🔥🔥 dadaaab imow lipax Farah macalin
@aqawle1545
@aqawle1545 2 жыл бұрын
Sagaalka Dab ee .........yahan viva
@AsadAli-ws6ue
@AsadAli-ws6ue 2 жыл бұрын
The only legend waan kuwataa boqorka rabka💯🦁🦁🦁
@biglafane2889
@biglafane2889 2 жыл бұрын
Ay libaxa shanta somaliya waan ku wataa pro💪
@frostwalker9877
@frostwalker9877 Жыл бұрын
Manashalah ilaka case qeyas isha baxaraka keep it up BRO cadowagaa hajabo
@maxamedindho3650
@maxamedindho3650 2 жыл бұрын
Legend ka 5 shanta somali ilka case💪〽️
@abdishakurmaalim4927
@abdishakurmaalim4927 2 жыл бұрын
Ilkacase qays waxan sugena hestii nathiif jama governor garissa come on
Ilkacase Qays | Dhantaadii Aan Midoowno | Official Video 2022
3:26
Ilkacase Qays
Рет қаралды 2,4 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 3 AAD
31:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 17 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 59 МЛН
Ilkacase Qays | Jacayl Qabya Tiran | Official music 2022
3:31
Ilkacase Qays
Рет қаралды 1,3 МЛН
ALI DHAANTO - CALI DHAANTO -DHAANTO CUSUB DANOOD IYO DANWAA-VIDEO
4:38
Ilkacase Qays ft Axmed Jibiye | Baarka Sare | Official audio 2022
2:56
Ilkacase Qays
Рет қаралды 3,5 МЛН
Ilkacase qeys Boqorada Putland  Arooskii sundus saacid
3:21
Moha Films
Рет қаралды 1,2 МЛН
dancing bubblegum #comedyvideos #comedy #shortvideos
0:11
Poly BeLOVA
Рет қаралды 924 М.
Dancing Together_072 😍♥️ #dance #usadance #breakdance
0:31
Dancing Together
Рет қаралды 9 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Мошенники обхитрили полицию😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 1,5 МЛН
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 26 МЛН