Ilkacase Qays ft Axmed Jibiye | Heestii Xiriir Land | Official audio Lyrics 2022

  Рет қаралды 951,436

Ilkacase Qays

Ilkacase Qays

Жыл бұрын

Ilkacase Qays ft Axmed Jibiye: Xiriir Land
Ereyada: Naciimo Jookar
Edited by: Fahad Abdi
Produced by: Khadar Laksh
All Rights Reserved
©️2022 Fahad Abdi Production

Пікірлер: 1 000
@murtimaalshow
@murtimaalshow Жыл бұрын
Gobanimo xariirland ✅️
@ibraajicali832
@ibraajicali832 Жыл бұрын
Hiiraan stete kasugoynaa team keesoow🙏
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063 Жыл бұрын
Waxage wllo
@guuleedcabdule1168
@guuleedcabdule1168 Жыл бұрын
@@ibraajicali832 yy
@guuleedcabdule1168
@guuleedcabdule1168 Жыл бұрын
@@ibraajicali832 7u
@bilowdham7151
@bilowdham7151 Жыл бұрын
Heesta ugo Daawashada badan ayay noqon, waa huba ereyo waalan oo aanan horay loo arag ayaa ku jira qofkii arkaa nasiib leh Th,thanks
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 Жыл бұрын
Leelkase Laandheranimo Ayay Halkaa Dhigteen Viva Leelkase And Daarod Wayne From Dhulbahante
@zamzamali7555
@zamzamali7555 Жыл бұрын
Thank you aboowe ❤
@nimcoabdilahi7814
@nimcoabdilahi7814 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@salehomar5170
@salehomar5170 Жыл бұрын
Tolkey Darbi-darood ❤️❤️🇸🇸❤️❤️ from Murqa waynta Hiiraan 🇸🇧XL ❤️
@bibi9800
@bibi9800 Жыл бұрын
Reer tolkey hiiraan ❤ from Lelkasa waanu nii jecalahay ❤❤
@jamaabdirahman8615
@jamaabdirahman8615 Жыл бұрын
Reer maxamed
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 ай бұрын
Reerkan ugu jeclhy Darood ragga kaliya ee Furaha mudug lagu galo haaya waa idin jeclahy wxna sido kleh idinku tageera wxa tihiin Reer Afgaaban waa idin wataa ilma Aderyal From Dhuloz 🐎❤️🇸🇸
@inaaliaden4341
@inaaliaden4341 Жыл бұрын
Darbi darood(leelkase)👑from OG gang🇬🇲🦁❤️
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Ani kugu raacsan
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 Жыл бұрын
Maxaa Quraan iyo hadal insaan oo wali muusig la saaro isku bar bar dhigay Allaha ku barakeeyee
@mdeaq
@mdeaq Жыл бұрын
Aniga
@hamzaabdirahman7799
@hamzaabdirahman7799 Жыл бұрын
Qur'an hees hakusoqabanin waxyohow bahdhilan
@inspiringmuslimah4947
@inspiringmuslimah4947 Жыл бұрын
Sharma boy baa taagarta yet your advocating quran allah while song is being play war iska amuus
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 Жыл бұрын
Guul Xariir Land Leelkase🎉 From Dhulbahante 🤟✅
@dalxiis3702
@dalxiis3702 Жыл бұрын
guuleyso sxp my tolkey bathy
@user-ou9jg7tx4v
@user-ou9jg7tx4v Жыл бұрын
🤴❤️
@widhwidho5655
@widhwidho5655 Жыл бұрын
Ma ihi lelkase lakiin way iso korsadeen War dhigayga leelkase bu qorayaa ❤️
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Guulayso habo❤️😍
@hamdaaden2246
@hamdaaden2246 Жыл бұрын
❤ soo dhawoow hbo
@ifraaxabdi9043
@ifraaxabdi9043 Жыл бұрын
Anigana waka dhasha lkn ma tagin meshay dagaan sorry
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 Жыл бұрын
Tolkeyow leelkase guulaysta from Cumar maxamuud ❤️🇸🇱
@bibi9800
@bibi9800 Жыл бұрын
Waa will iyo abtigi omer Mohamud iyo Lelkase ❤
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Жыл бұрын
Nasab dhiiga naga dhexeeya
@richboy337
@richboy337 Жыл бұрын
😂😂😂 Omar maxamuud
@Kamayste2324
@Kamayste2324 Жыл бұрын
@@richboy337 leelkase 😂
@mohamedfarahjama12
@mohamedfarahjama12 Жыл бұрын
From rer axmed
@FahadAbdi
@FahadAbdi Жыл бұрын
Legends ba tihin ilkacase and axmed jibiye ❤️🫡
@user-gv5su2kw4j
@user-gv5su2kw4j Жыл бұрын
Jidwaaq absama next legend
@FahadAbdi
@FahadAbdi Жыл бұрын
@@user-gv5su2kw4j inshallah dhiiga
@nidaamiyeteach3636
@nidaamiyeteach3636 Жыл бұрын
Heestii hiiraan state aaway
@ciiltire4286
@ciiltire4286 Жыл бұрын
@Fahad Abdi zxp balan qaadkii awaay dee. Hestii cadeey boloo waan sugayaaa... Cadeey bolo cideena waa. Nairobi na caradheena waaye ...sodaaye INA abow
@nastexahussein9828
@nastexahussein9828 Жыл бұрын
Leelkase, Tanade Darbi Daarood> Magacaas ma fududa, Marka yaa lagu dagdagin. ❤❤❤❤❤
@safiyafarah8814
@safiyafarah8814 Жыл бұрын
mashaalah
@khalidabdi2072
@khalidabdi2072 Жыл бұрын
Walaalehena Reer Goldogob Wan salamaya ilkacase reer Hiiran isha ayee kugu hayaan heeski aad balan qaaday walaga sugaya guuleyso Team Kazow
@ibraajicali832
@ibraajicali832 Жыл бұрын
Boqortooyo xariirland from hiiraan state🇸🇧🙏
@easternorigins5746
@easternorigins5746 Жыл бұрын
Inboow salaan sare
@abdullahimaxamudmaxamed3757
@abdullahimaxamudmaxamed3757 Жыл бұрын
Wooooow leelke
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 Жыл бұрын
walalo an dadku wada hysan ba tihiin xawadlow no lada ❤️🔥👍
@bilaalmaxamed6307
@bilaalmaxamed6307 Жыл бұрын
Waan ku salamay from Galdogob
@abduaden4818
@abduaden4818 Жыл бұрын
Wakusalamay salaan sare ugaas
@OMARXAREED
@OMARXAREED Жыл бұрын
Thank you so much ilkacase Qays and my gabadheena Naimo Jokar. My Blood Leelkase 🫶
@moviescene6528
@moviescene6528 Жыл бұрын
Leelkase Gop iyo geesiyaal😍 from reer mahad
@shaaficimohamed1369
@shaaficimohamed1369 Жыл бұрын
Lelkase Guuleysta landheerayal from mareexan wagardhac reer gadiid❤
@ikraancabdiraxmaan6131
@ikraancabdiraxmaan6131 Жыл бұрын
Gobanimo xariir land from dhulbahante daka lama simo xariirand🥰 viva darbi daarood❤❤
@farahali2849
@farahali2849 Жыл бұрын
Viv dhulbahnte darawiishteen
@nysarooble6354
@nysarooble6354 Жыл бұрын
Kal iyo laaaab waaaye heeesta From Hawiye❤
@amish6567
@amish6567 Жыл бұрын
Darbi darood Aaysan ku jirin darood ma ahi baa dhaanta Guulesta kuweygii Leelkase❤
@queenayaanish9290
@queenayaanish9290 Жыл бұрын
Woow diiiga leelkase from Gari koombe ♥️🦒💕😘 darbi darood boqortoyo
@abdisalanaadanahmed1982
@abdisalanaadanahmed1982 Жыл бұрын
Inta waxaan ka salaamaya gobti Darbi Darood Leelkase Maxamed. Wiil wllkin oo Xawaadle Maxamed ah, guulaysta🥰
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 Жыл бұрын
Wiil Ogadeen Ilkacase Qays mahadsanid 💪
@Ahmed.Ruush6
@Ahmed.Ruush6 Жыл бұрын
Wlhi waa ku farxahay heestan Derbi darood from Dhulbahatane buhotle reer hagar
@makaveli8453
@makaveli8453 Жыл бұрын
❤❤❤
@layloaxmed2385
@layloaxmed2385 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@fahmoahmed-te6ok
@fahmoahmed-te6ok 11 ай бұрын
Thanka Ina ader qali from lelkase ❤❤❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Xariirland darbi daarood wiil isaaq ah Goldogob Laabta kala socda🙏😍
@makeupbyrahiima980
@makeupbyrahiima980 Жыл бұрын
Duriyada wan wadana❤
@easternorigins5746
@easternorigins5746 Жыл бұрын
Niyohow ma gabar ba naga jeceshahay 😂 ugaaz sare duriyada wa wadanaa
@ismahansahaljama1695
@ismahansahaljama1695 Жыл бұрын
Nasabkeyga
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Duriyada qalbiga idinka jeclahay from leelkase❤️
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Жыл бұрын
Legend isaaq waa boqortooyo waan jeclahay dhalintiina
@SADIKYARE
@SADIKYARE Жыл бұрын
Xaririland Guuleysta From Puntland Unuku Unuku Lee Waye ❤
@abdirisaaq8766
@abdirisaaq8766 Жыл бұрын
Xariirland yaa wye zxp? Ani maba fahmine
@Abdul_412
@Abdul_412 Жыл бұрын
​@@abdirisaaq8766 waa leelkase zhp darling daarood
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Waa sidaas wll
@ayanitamohamed22
@ayanitamohamed22 Жыл бұрын
Viva galdogob jah wan qiirooday😔😅❤️❤️
@calimohamoudofficialchanne5805
@calimohamoudofficialchanne5805 Жыл бұрын
Viva Xariir_Land geesiyadii darbi daarood
@abdirisaakshow8805
@abdirisaakshow8805 Жыл бұрын
darood baan ahey waxey la micnaatahey leeykase baan ahey 😎😍
@Zakariyegurey58
@Zakariyegurey58 Жыл бұрын
Darbi daarood aan ku jirin daarood ma ihi baa dhanto guleesta bloody leelkase ❤️👋
@abduawad4048
@abduawad4048 Жыл бұрын
My tolkay…My dhiiga…DAARBI DAAROOD…jiira oo jooga waliigin From wiil AWRTABLE YUSUD DAAROD
@adamhashi66
@adamhashi66 Жыл бұрын
Ina adeer adigu reer xariirland baad tahay awetable👑
@suhaybhaiter1683
@suhaybhaiter1683 Жыл бұрын
Gang of darood dadka iska muujiya naca la shaydan kuyaale❤️❤️🥰
@abdiwalichannel.6574
@abdiwalichannel.6574 Жыл бұрын
Waad mahadsantihiin Team kazow, Haddaanu nahay beesha Tanade(Leelkase).
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063 Жыл бұрын
Waxage xiirir land
@elshacraawi5581
@elshacraawi5581 Жыл бұрын
@@ayaanayaancabdishugriaswaa8063 maamul cusub Leelkase sameesten wye galdogob
@haajir2010
@haajir2010 Жыл бұрын
Love my brothers and sisters from Hiiraan XL land. Xariirland viva ilmo maxamed.
@skillhup_Som
@skillhup_Som Жыл бұрын
I'm Leelkase Boy ❤🐐🥶
@sihammahdinur405
@sihammahdinur405 2 ай бұрын
❤ina ader
@Raniiaden26
@Raniiaden26 Ай бұрын
I thought me and my 11 siblings wre the only leekase😂
@tigermoalim5307
@tigermoalim5307 Жыл бұрын
Ree abtigay darbiDaarood guulaysta❤🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@ilyasabdilahisharmarke7334
@ilyasabdilahisharmarke7334 Жыл бұрын
Ma aQaaan cadii arki Doonta Qoraal Kayga Balse waxaan ilahay kabaryayaa Inuu janada inagu kulmiyo 🤲
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Iga badan leelkase mahadsnd wiilka iyo gabadha aan habada u ahay😍❤️naima dheeman iyo ilkacase qays❤️
@siraajidiin3768
@siraajidiin3768 Жыл бұрын
Mɪ ᴛᴏʟᴋᴀ ❣️❣️❣️
@katimoo1841
@katimoo1841 Жыл бұрын
Reer absameba LTD baa dhalay love u Absame & Naimaba
@claahi4095
@claahi4095 Жыл бұрын
abwanada caniimo jookar gabadhaaa abtiga unahay poqorka raabka ilkacase from leelkase .......mumin adadn raga xoraystay muudug dhalasho ciiil uma qabo 💪💯 meeshan sogalo waa lagarn jiray 💪viva leelkase
@abdullahimaxamudmaxamed3757
@abdullahimaxamudmaxamed3757 Жыл бұрын
🇻🇺viiva xariirland Leelkase maxamed Darbidarood Gaas dhagool Nuglaawe ilaawe Waxaas oo magac ah wacde bilaash uma bixine🏴‍☠️🇻🇺🙋‍♂️🙋‍♂️
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Dadka lama Simo xariir land hot 🔥 song 🎵 salamulah leylkase 🥰from 🆎️ ♥ 👌
@zundusaliyussuf6309
@zundusaliyussuf6309 Жыл бұрын
❤️🥰
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
❤️❤️
@Saamiyomohamed
@Saamiyomohamed Жыл бұрын
Ayy dhiigga fanankeena ilkacase is jabiye Naimo waku mahadsantihiin heestaan quruxda badan allha idin sharfo🥰🥰
@hamdiyasiin1559
@hamdiyasiin1559 Жыл бұрын
Alx abtiyasha dunida uga Qalisan XARIIRLANd❤️🌏
@cranka7600
@cranka7600 Жыл бұрын
Soo dhawoow abti
@hamdiyasiin1559
@hamdiyasiin1559 Жыл бұрын
@@cranka7600 dhawahay abti
@ustaadmustafe9609
@ustaadmustafe9609 Жыл бұрын
soodhawow abti mcn
@mohamedelmi998
@mohamedelmi998 Жыл бұрын
Lengand Heesti gesiyadi Macawisley Ee AS Xaniyahodi iibsaday Heestodi Maxa kuhaysata Qeeysow Team Kezow Viva Hiiraan 💪💪💪😘
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 Жыл бұрын
Darbi darood guulaysta from mareexan dhiiga🩸
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 Жыл бұрын
@Nuur maxamed 🩸🩸🩸👮❤️
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 Жыл бұрын
Jah ilkase qays my fanaankaygii nolow inta nololi jirto Xiriirland my state leelkasanimo❤️
@zalmanjimale7282
@zalmanjimale7282 Жыл бұрын
Maxaa la isku daba socda dadku ma wada sine Xiriirland Guulysta Ilkacase &Jabiye labo legend🇳🇦❤
@ahmedothman2460
@ahmedothman2460 Жыл бұрын
Tanadow idiin jecliyaa tolkey love you guys from kabta iyo laxda❤️😂
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Love buuran ina adeer kabta iyo kaxda waan idin wataa reer ayeeyooyin😂😂
@adontialle9978
@adontialle9978 Жыл бұрын
Kabta iyo laxda bowe ifahansi😅🥰
@ahmedothman2460
@ahmedothman2460 Жыл бұрын
@@adontialle9978 Kablalax baan ka wadaa huno🥺😂🥰
@easternorigins5746
@easternorigins5746 Жыл бұрын
Ilkacase legend LTD wey ku jecel yihiin galkacyo goldogob darusalam roox faratooyo bursalax noogu imow mudug ku kala kicinaynaa
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Жыл бұрын
Lelkase dad ajeclhy from geri koombe lol ❤❤❤
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 Жыл бұрын
From xawadle cade my tolkeyka lelkase ilmo mohmed
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 Жыл бұрын
Sido kali ina ader 🩸
@biloowqassin5958
@biloowqassin5958 Жыл бұрын
Ilkacase qays sxb reer Abtigay Leelkase waad uhagar baxdaay legend waan kuwataa from wiilka cowsha qanii 💪🦁🩸🔫
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Xariirland Masha waa wareey waa darbi darood salaan sare gabar sade
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Жыл бұрын
Ltd dadka darood ugu jeclhy ❤️Maahi Lkn Hooyadey mcn ayaa ii dhashey waana lasoo korey Guuleysta 🦁🔥🙌🏽
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 Жыл бұрын
Gobtii maalismogge iyo boqortooyadi baan ahay🔥🔥
@maryanomar9667
@maryanomar9667 Жыл бұрын
Masha Allah Meesheedi ayaa dhigteen Leelkase Mohamed waa Mahadsanid tihiin Geesiyadii Darbi Daarood 💪💪💪💪💪💪
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 Жыл бұрын
Bababababa🥺❤😩🌏🦁 Daa'inbaa iga dhigayyy Darbi DaarooD xariiirLand🦁❤
@kaligeedtaliso5576
@kaligeedtaliso5576 Жыл бұрын
Hees macwisley ee xawaadle kaa sugenaa boqorka😍🥰🥰🥰🥰🥰
@asmaabdi9414
@asmaabdi9414 Жыл бұрын
Meel aan marayo garan maayo 😂naciimo jookar thank u habo ilkacase io ahmed ❤️
@mahadsomali
@mahadsomali Жыл бұрын
Heesaha heestooda waatan runti darbi daarood❤️❤️❤️❤️❤️🙏👌👍
@user-ov6yt7yp6l
@user-ov6yt7yp6l Жыл бұрын
Darbi daarood ❤from dhulbahante
@maxameddeeq653
@maxameddeeq653 Жыл бұрын
Leel Kase waalaalayaal waan idin wadanaa form xl power
@hodanomar3772
@hodanomar3772 Жыл бұрын
Walahen lelkase love you from xawadle
@mssmaria7094
@mssmaria7094 Жыл бұрын
Xariir land boom wan is keenay thank you gabadhena jokar🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️wilkeena ilkacase
@Janno1
@Janno1 Жыл бұрын
Derbi daroood ❤️❤️❤️❤️
@nimcoquulle7601
@nimcoquulle7601 Жыл бұрын
Xiriirland gobtu meshey dagto🥰 thnks fanangeena
@xufiyoxaf4272
@xufiyoxaf4272 Жыл бұрын
Ereyada Nimco Jokar✅ Another level🔥
@SakariyeJb
@SakariyeJb Жыл бұрын
Gobano xariirlaand ❤ from xiririland ❤thank you so much
@hafzahubby1346
@hafzahubby1346 Жыл бұрын
My abtiyaallo ilaahy baa iga beeray xariir land 🥺❤️
@maslaxmideeye2200
@maslaxmideeye2200 Жыл бұрын
ku sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💯 ❤
@kaligeeedsocoto1343
@kaligeeedsocoto1343 Жыл бұрын
dhankey iga xigaan dugaag igama cuno💕💕💕dawlada xariir land😍😍😍😍
@mulkisaid12
@mulkisaid12 11 ай бұрын
Allow calaf Nogu dar nin darbi darod ah ❤❤❤❤
@Mona-zw8jn
@Mona-zw8jn Жыл бұрын
Diigaa ikacay ❤❤❤❤ leelkase alihii iga dhalshow Alhamduliallah ❤❤❤❤❤❤
@rumaanhassan5764
@rumaanhassan5764 Жыл бұрын
Gobta leelkase waa salaamaya ⚡️
@Update_ka_maanta
@Update_ka_maanta Жыл бұрын
Waa kaa Qaadnay Boqortooyo 💪
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Waan kaa qaadnay byo❤️
@jafarbarir3733
@jafarbarir3733 Жыл бұрын
Xiriirland anaa hadda ka imid❤
@abdullahidubo4023
@abdullahidubo4023 Жыл бұрын
Amazing lyrics by “naciima jokar “ my dumashi ❤
@sucdisiman8434
@sucdisiman8434 Жыл бұрын
Darbi darood leelkase dhiiga ❤❤❤
@ayaanitasaleeban3843
@ayaanitasaleeban3843 Жыл бұрын
Laylkase xalayba laybaray sawjkayga ayana ah ana nag garxajisan ahay somaliland ah alle haysku kayo dayo allahuma amiin yarabi 🤲😘🤴halayso dhaweyo
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c Жыл бұрын
Aamiin
@katimoo1841
@katimoo1841 Жыл бұрын
Aamiin dumaashi❤
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 Жыл бұрын
Ayy reer abtigey ❤ mohamed muumin 😘
@zeynebali6957
@zeynebali6957 Жыл бұрын
Congratulations 🎉 ❤❤❤❤❤❤ xarirland from xawadle
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 Жыл бұрын
Xawadle iyo leelkase waa dad dadka kale isga dhow❤
@Asadmohamed466
@Asadmohamed466 Жыл бұрын
Lelkase power ❤️ ilaahow adaa iga dhigay leelkase xariir Land
@princessliyaa176
@princessliyaa176 Жыл бұрын
Dadka lamasimo xiriirland 🥰 Gobonimo❤
@Sarah-uk1jj
@Sarah-uk1jj Жыл бұрын
Thank you wiilka & gabadha aan habo u ahey! Ilkace & Nimo Joker! ViVa XariirLand!❤️🇸🇴❤️
@abdiaosman9195
@abdiaosman9195 Жыл бұрын
Darbii Darood Salaan Sarre from Darawishtaa 💪💪🤟👍
@abdikafick4674
@abdikafick4674 Жыл бұрын
Xariirladn darbi daarood leelkase empire
@MarwanAhmed-gq5oi
@MarwanAhmed-gq5oi Жыл бұрын
Legend always legends 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 l t d. leelkase tanade daarood 🎉🎉🎉🎉🎉❤
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 Жыл бұрын
Xirirland guulaysta. LTD dad aan aad u xushmeeyo. Guulaysta darbi darood.
@carfix949
@carfix949 Жыл бұрын
Leelkase from xawaadle guul
@abdirizak6185
@abdirizak6185 Жыл бұрын
Lelkase gulesta❤from xawadle
@sagalnad2882
@sagalnad2882 Жыл бұрын
Jahhh tanade darood 😭🩸❤️
@farhiamali4693
@farhiamali4693 Жыл бұрын
Darbi Darood love from OG 🩸❤✅✅💯
@katimoo1841
@katimoo1841 Жыл бұрын
We love u 2 ayeeyo reer absame
@samsamsaid3449
@samsamsaid3449 Жыл бұрын
Mansha Allah jah reality
@Muhanad958
@Muhanad958 3 ай бұрын
Leelkase Gang 🇸🇸
@cutegirl82756
@cutegirl82756 Жыл бұрын
Darbi darood alll day thanks ilkacase my dhiig ❤
@TOWXIID11
@TOWXIID11 Жыл бұрын
Xirsi muumin is muujiya ❤️💪
@FartinAhmed4ever
@FartinAhmed4ever Жыл бұрын
Darbi daroodki laiga beeray jah dhiigu biyo ma ahan thanks qays Ina adeer
@user-nx8wz4us2t
@user-nx8wz4us2t 2 ай бұрын
inada adertey wan ku salamy
@faizafarhan1791
@faizafarhan1791 Жыл бұрын
Xiriirland dhulkayga jah from reer ugas ❤
@user-tq7gs3sf5e
@user-tq7gs3sf5e Жыл бұрын
Waa mahsantahay Ilkacase iyo Ahmed jabiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waan ku fana xariirland ana ka dhashay ❤❤❤😮😮😮
@asturqaasin3391
@asturqaasin3391 Жыл бұрын
Jah xariilandh🥰form leelkase hoooyadey mcn abti yaashey jah🥰🥰from mj iska dhal darbidarodnumo🥰
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Жыл бұрын
Leelkase nolaada waan idiin jecelahay walaalo from XL
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 Жыл бұрын
Mashaalah ilahay hoyaday ka dhigay xiriirland darbi darood ❤️❤️❤️😍😍
Ilkacase Qays ft Axmed Jibiye | Baarka Sare | Official audio 2022
2:56
Ilkacase Qays
Рет қаралды 3,5 МЛН
小天使太有爱心了#天使#小丑#家庭#搞笑
00:32
家庭搞笑日记
Рет қаралды 24 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 19 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Ilkacase Qays | Waji Malihi | Official Lyrics Music 2022
2:49
Ilkacase Qays
Рет қаралды 1,8 МЛН
Ilkacase Qays ft Axmed Jibiye | Ogadenia | Official Music Audio 2021
3:25
ISMA IP - SAAR JUUSTO (Official Music Video)
2:59
ISMA IP
Рет қаралды 3,8 МЛН
KIIN JAMAC - CAR ISO GADH OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:28
Kiin Jamac
Рет қаралды 2,5 МЛН
Ilkacase Qays Hees Cusub MMT Tik Tok with lyrics
3:52
King Yare Media
Рет қаралды 2,1 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 138 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 413 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 2,1 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 303 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 84 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,5 МЛН
Stray Kids "JJAM" M/V
3:20
JYP Entertainment
Рет қаралды 4,1 МЛН