Imaaradka oo u soo jeediyey Mareykanka inuu saldhig ka samaysto Somaliland.

  Рет қаралды 16,371

MM Somali TV

MM Somali TV

Ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 105
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 Ай бұрын
No No marka hore Maraykanku waa inu horta Somaliland aqoonsado
@khaalid713
@khaalid713 Ай бұрын
xuutiyiintu waan ku taageer sanahay inay weerarada sii wadaan waliba sii xoojiyaan maadaama oo.walaaladeen paleatine caawinayaan suuro galna ma ahan in maraykanku kaga duulo isaga oo adeeg sanaya berbera iyo saldhigyada ku yaala
@munajama5932
@munajama5932 Ай бұрын
Waa sax ❤️🇵🇸🇵🇸❤️❤️
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab Ай бұрын
Nin rag ah
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Ай бұрын
Waar imaratku waa munaafiq yaan laynagu dirin xuutuyiinta
@shariifmaxamuud-fd8hc
@shariifmaxamuud-fd8hc Ай бұрын
Madaxda imaaraadka kama duwna natanyaahuuga israa iil
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 Ай бұрын
xuutiyiinta aniga aya inal coloobayaan walee wey ina duqeyn doonimeyno in lag weraro dalka somaliland
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 Ай бұрын
Geelow socatayoo markaad ciin daaqdaa laguu yaabaa Waa tii aan ku dhiman lahayn if iyo aakhiraba
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Ай бұрын
Xuutiga iyo maraykanku waa saaxiib badda SL ayuun bay u weel banaysanayaane illaahayow maraykan iyo amxaar is huwan dhulkeena ka fogee
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Maryknka ila aqonsdo somliland ayan laga karayn saldhig meltiry waayo laba wadan is aqonsan uunba saldhig iska kariya sida itopiya u kale
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Aqonsigu wuu imanaya hadi wadan keliyi ku dhawaaqo aftaxal baab ilmu xalaal
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 Ай бұрын
Khiyaali isugu sheekaynaa 40 sano😂
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
​​@@Hamzahmed782 kkk. ma yaa arsaaq yaa fataax ayuu tukaanki reerku ku dambeeyay markay beentii socon wayday 35 sano ka bacdi. Anagu waxan idin leenahay saqa Allaah iyo Alla ha sahlo.
@user-jw2pp7yw9n
@user-jw2pp7yw9n Ай бұрын
​@@moeawale4891Kkkkkk adigu meesha maxaad ku haysa ha Iska qayline
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
Ayaa la sheegay war maaha
@user-jd6bh4lv7n
@user-jd6bh4lv7n Ай бұрын
نحن مسلمين انمالمومنين اخواه Yemen is our brothers Sheeko kale keen
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt Ай бұрын
Xita Hadu samaysanayo somalia Aya wax Laga waydinaya no problem....
@AbdiasisInaMuse
@AbdiasisInaMuse Ай бұрын
Haduu mareekanku u baahanyahy adeer aqoonsiga hayskasoo horaysiiyo hadhow xuutiyiinta lagagama duuli karo dalkaayaga ayaynu odhanee😂
@ahemedmusae2473
@ahemedmusae2473 Ай бұрын
Asw Emirate ku ma iyagaa leh Berbera saaxiibayaalow
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
mashallah
@MustafeKhadar-kf3jj
@MustafeKhadar-kf3jj Ай бұрын
Marykanku muxuu naga soo doonayaa xuutiyiinta taageeraynaabeee
@HersiGeele6987
@HersiGeele6987 Ай бұрын
fadlan hagaaji inta jeer ee maqalka. Or frequency
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
No no no hadaanu somaliland nahay xuutiga waanu raacsanahay iney weeraraan maraakibta reer galbeedka
@rodag7831
@rodag7831 Ай бұрын
Beenta jooji reer Somaliland iin bada caas la wareeeiyo ma ku raacsana. Xutiyiintana dagaalka iin u joojiyo baa xaal ah oo wada hadal la bilaabo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Xuutiyiintu waxay weerarayaan berbera hargaysa iyo Dubai iyo yuhuuda
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x Ай бұрын
Mmtv ha iska day so wararka qadhmunka ee ay igu hiilinayso cadawga somaliland
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Aqooon diyaar ma u tahay Saldhig waa naga diyaare ........ Imaaraadku xagee maamulaa harto
@user-ve3fy9cq7m
@user-ve3fy9cq7m Ай бұрын
Xuutiyinta waxay u hilinaya falastiin maxa badahoda nagaliyay haday somaliland talabada ku dhaqaqdo waxay carqalad ku tahay xuutiyinta. maraakib tira badana way gali donan israel tasna waxay falastiin ku tahay dhabar jabin ay somaliland ku samaynayso iskacabinta mujahidinta ah.نصرا سريعا ان شاء الله
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Ай бұрын
Intay Reer Kulmiye wadanka ka taliyaan. Somaliland cidii dontaaba way kufsan kartaa😂😂
@Siciid22
@Siciid22 Ай бұрын
Welcome ❤
@monaabdi3146
@monaabdi3146 Ай бұрын
😂😂😂 beelayo welcomeeee
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
Mareykanku qabiil lama macaamilo dhulka aad sheeganeyso maka talisaa caruurta ku hurdisii warkaa
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
​@@Hciidwaatee dawlada aan qabiil ahayn ee aad haysato damerow
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 Ай бұрын
​@@Hciid Hooyada iyo Qabiilka ay kugu soo ababisayba wase Somaliland iyadaa kaa qaransan. Ta kalle adigu adoon ayaad tahay gumaysi kujirta Amisom amaankiisa sugto aduunkana SHARAF ku lahayne ma hadal ayaa kuu banaan wecelow
@abdowali463
@abdowali463 Ай бұрын
Gooni'ugoosadka SNM ee Hargeysa 30sano ayeey been ku qulaaminayeen shacabkooda.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Xuutiyiintu. Waa dad hadaf leh dad hunguri wado maaha sida siyaasi kusheega soomaalida
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Munaafaqad iyo makhnuunimo waa carab meheradii. War mar naagu rag ka kiraynaya oo xafaadisa u jooga siduu ku keenay wadan dad leeyahay ayaan wadan kale ka kiraynayaa oo umada kale ayaan soo waridaya. Waxa ka dambeeya isha Soomaalida uu ka arkay gaar ahaan kooxda qawlaysata Hargaisa fadhida oo u diyaara in macal nagahooda laysla kariyo.
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Ай бұрын
Sowka America saldhig ku leh Djibout oo uga sii dhaw halka Xuutiyuuntu maamusho iyo waliba marinka baabal-mandab? Maxay uga baahan karaan Somaliland oo aanay ka helayn Djibouti?
@munahassan4153
@munahassan4153 Ай бұрын
ilaahay nooma keena mareykan munaqafa aduunka kugu weyn ilaahay cidhib tire
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Ай бұрын
Marka hore. Aqoomaiga. Halana siyo
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Ай бұрын
War Maraykanku Taiwanba u aqonsan layahay sxb marka Ethiopiana iyaadiba jabhadda ka dexjiraan
@khalidmohmed505
@khalidmohmed505 Ай бұрын
Walaahi xuutiyiintu dakada Barbara way burburinayaan kantaalo ayu haystaa
@user-xp2yx5hr1s
@user-xp2yx5hr1s Ай бұрын
Walag mudaharday ila nalaqonsado inta iguracsan
@Togdheerman
@Togdheerman Ай бұрын
Been badanaa. Maraykanku wuxu saldhig ku leeyahay Jabuuti. Uma baahna saldhiga Berbera.
@moguehomarboulaleh1116
@moguehomarboulaleh1116 Ай бұрын
Wàar baal waan sugane duqanta xutiiyantu iyo soomalind
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Ай бұрын
Mareykan asgan waxba isgu haynin xuuthiyiin ayaa ka adgaaday
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Ай бұрын
Haddii. Maraykanku Aqoonsanayo. Somaliland. Iyo. Dawladi. Kale. Oo. Badani. Waannu. Siinaynaa saldhiga
@abdirahmahjamamohamed1233
@abdirahmahjamamohamed1233 Ай бұрын
Well come 🇺🇸 use to somaliland
@user-xp2yx5hr1s
@user-xp2yx5hr1s Ай бұрын
Welcome ta wase xutiyintu waxay u hilinayan falstin 😢
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Imikana dagaalka xuutiyiinta ayaa nalosoo waaridayaa Hore soomaalida baa nala yidhi waa cadowgiina wlhi odayashan asasaqey hadan lays dhaafin ayaanta dambe macal anay igadanayaan😂
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Ай бұрын
USA 🇺🇸 jabuti ayuu saldhig kuleyahay oo u dhow Yemen 🇾🇪
@Rahim123Jr
@Rahim123Jr Ай бұрын
Wax wani ma warbaaa
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Marka maraykanku berbera kaweeraro xuutiyiinta idinkuna. Qax udiyaargarooba
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Imaraad ayagiyaa ka cararay yemen dab miyu nagu shidayaa
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 Ай бұрын
Rabash yaanay inalasoo doonan. Madaafiicda xuutiyiinta uma taaghaynee
@user-of8ok7cf5u
@user-of8ok7cf5u Ай бұрын
wer ma waxad doonaysan in yemen ina duqeeyaan.....
@sabaxalnur
@sabaxalnur Ай бұрын
kolba meeel ayay isku qaadaa, waar xuutiyiinta dadka muslimiinta ee Gaza ayay u dagaalamayaan, ma halkaas ayad wax dhex raadinaysaan???? it will never ever happen. Albaabkii itoobiya waa la soo xidhay..... Maraykanku Somaliya saldhig waa ku leeyahay already Baledoogle weeyi.
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 Ай бұрын
Hanagu soo jeejin cadawga muslimiinta
@monaabdi3146
@monaabdi3146 Ай бұрын
Yeelimayno ilaa ay citiraaf nasiiyaan
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 Ай бұрын
no kama wareri karo anaga magaalo namooda dadkii kale ba waadiideen
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 Ай бұрын
Waxad ilowdey in iminka wadahadal u socdo somaliland iyo maraykabka
@maxamethdaahir-iz9jl
@maxamethdaahir-iz9jl Ай бұрын
Balaayo uun danta Somaliland maaha
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Stragies Somaliland waa qaaliyawbay Wlee aduunkii ayaaba kudartamaaya Ethiopia na bada cas ayey donaysaa inay gadhaba dee
@abdirahman6263
@abdirahman6263 Ай бұрын
Eeg hada isla markaas ayaan wllhi ceyrin lahaa Emirates, taa macnaheedu waxa weeye inu somaliland dab sudho oo hantideeda u burburiyo ilayn isaga wax ka galay ma jirtee haday somaliland burburayso dekadeedu,Emirates waa munaafiq waa zionism waa in talaabo laga qaado.
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 Ай бұрын
Muse waxu la coloobay Somalia iyo jabuti isago isleah xabashidaad wax helaysa xabashidiina aduunkii waxu ciidyay inu Somalia la heshiiyo kkk dabeedna iminka imaaraadka oo isleah yaan wadankaaga xuutiyiintu weererin ba uudoonaya inu Somaliland uso raro
@htfalcon3979
@htfalcon3979 Ай бұрын
Adeer xuutiyinta yadaan laydin ku dirin Saudi oo xudud wadagan uu ogyahy wax ay galaan iyo waxa ay gudaan markabka nuclear ka xambsan ee Eisenhower (CVN-69) ee wadan dhan leh udahi wyeen wax walba waad iska aqba shiin ilayin xolo wixii lokenaba cuna hanoqonina😮😢
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz Ай бұрын
Waar waxad tidhaahaa muuse oo kasoorarsy carabta.
@mancity_2023
@mancity_2023 Ай бұрын
Xuutiyiinta 😢 Emirates iyaga maxa ka galay somaliland iyadu ciday doonto hala heshiiso lakn Arinkan sidii sudan inay ka dhigto ayay Rabta somaliland
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Ай бұрын
Somaliya waaba la isku soo tilmaamayaaba yaab
@akramcabdi5686
@akramcabdi5686 Ай бұрын
Orod sharma iska daaro nio somalia layne
@user-jw2pp7yw9n
@user-jw2pp7yw9n Ай бұрын
😂😂😂😂 yaaba Somalia soo hadal qaaday
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Ай бұрын
Somalia Guvernement 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-jw2pp7yw9n
@user-jw2pp7yw9n Ай бұрын
Majirteee😂😂😂😂😂
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Isaaqow ictiraafka. Aad kawaydeen gaalkii cadaa ee dheregsanaa eed dhunkanjirtee. Ka helimaysaan gaal madaw oo gaajo eryeyso
@SHUAIB-AHMET
@SHUAIB-AHMET Ай бұрын
Dadka qaar ayaa moodaya in maraykanku aduunka gacanta ku hayo Maxaa ku kalifay in wadan wadan kale u tilmaamo dhul umad leedahay 😂😂😅
@user-zk1nf1gi2u
@user-zk1nf1gi2u Ай бұрын
Hayaay Xutiyinta maraykan kaga qaylisiyey wele wamarkay ina gubilahyen
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Ай бұрын
Xutiyuuntu waa shiico iyaga iyo maraykan waxba isma Dhaman
@user-zk1nf1gi2u
@user-zk1nf1gi2u Ай бұрын
@@hasansudi9404 wadankasta wuu diday maxa anag Dusha naga saraya midedakale shicada iran lamid maha way dhaman xutigu diinta
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Ай бұрын
@@user-zk1nf1gi2u wll shico waa shico Yemen,suriya,Ciraaq iyo lubanan Ayay Dagan intaba wadiga arka Sida Yuhuda ayay u dhiban Suniyinta Sucuudigu muxu dagalka ugu qaday yamen de iyaga Dad Ku layay Magalooyin ku dhex yala sucuudiga shico waa shico zxp Waxana uma islamka ayay iskagaga jediyan Waa Munafiqin
@tfarahan27
@tfarahan27 Ай бұрын
Sheeko!!! No free for America
@cazuuz2022
@cazuuz2022 Ай бұрын
😂😂😂😂 Yahud bay u shaqeysa dalka la idgahdo UAE not welcome to S/L
@Lagubaray
@Lagubaray Ай бұрын
Imaraadku waa tuugada ugucaansan carabta,uguna dhaqanka xuun ,waxayna shabahaan reerka darood sibaa ogaden, marka imarada iyo ogadenba waa in hangool fararoleh laysaga qabtaa,tuugada dhaqanka xuun ee amxaro iyo caraba
@user-mx7ss7zl3e
@user-mx7ss7zl3e Ай бұрын
Cadowga islamku sooma Gali karo dhulkayaga
@munirkh
@munirkh Ай бұрын
Imaaraadow dab aanad damin doonin ha nagu shidin waad nagaga baxsan doontaaye😂😂
@nassiraw-said6584
@nassiraw-said6584 Ай бұрын
No this is a double standard behaviour from Emirates now days. Us military has airbase in DJIBOUTI more then decade and can use that instead something even haven't exist. We have to be vigilant on emirate evil actions as they are planning to distory us intentionally Dyor.
@Ahmed-yf9xi
@Ahmed-yf9xi Ай бұрын
Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇪🇹
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Nonsense. AIPAC or the American Zionist organization of American Israeli Policy Affairs Committee doesn't know or cares about the existence of your poor little clan or even had a clue about wherever the hell you are located in the planet.
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Ай бұрын
Waxaan oo beena iyagaa soo qora oo saxaafad iyo hadal heyn ka dhigta
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Waxan la yaabay meeye aqoonsigii usbuucan Abiy Adis ababa ka soo tugubinayay? Ma hawa beenay ahaydo hada wuu iska iloobay oo Soomaaliya ayuu miiska ugu tagay oo bar yootamaya.? Maxase wada hadalkoodi meeshu marayo dadka ugu sheegi waydeen?
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Ай бұрын
Haye waa markey isaaq af yaxaas galeen xuuti laba gantaal bey dekadaa ku dhufanayaan weliba laba yaryaraa ku filan reer shisheeye jecel ama reer gaala iska dhig
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Hal daroon ayaa ku filan. Jamac Shabeel ayaa hore u sheegay oo ka digay inay waayadan ba miliq miliq jirtay oo ay hoos ka niikinayeen lkn xuutiyiintu way ogyihiin oo wali waxa jawaab ka bixin. Macal Hargaysadeed ayaa helis wayn ku jirta.
@siradm
@siradm Ай бұрын
Wax walbaa wuu dhiibayaa ayuu is lee yahay,sidi bari dhawayd dhacday laakiin Soomaaliya madax iyo baarlamaan ayay lee dahay. Wallee cadaw waa u jabnay!
@MahamedMohamud-ek5si
@MahamedMohamud-ek5si Ай бұрын
Imarradku wa tuugo tuugo dhashay somaliya mahoyadood baleh war hala iska dhiciyo kuwaas wa yuhuud
@parkhadmahamed8251
@parkhadmahamed8251 Ай бұрын
Hhhhh xuuti yaanay nagta inaga galin duqayn ma rabne somaliland mida kale waa Muslim xuuuti waa walaalaheen Palestine ayay difaacayaan
@abdimihindis7291
@abdimihindis7291 Ай бұрын
bal caqliyadan xun eega anigu wan taageersanahy xuutiyiinta muslimka flatiniyiinta difaacaya
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg Ай бұрын
Gggg
@sms8072
@sms8072 Ай бұрын
What rubbish
@HamdaEssa-e2t
@HamdaEssa-e2t Ай бұрын
😂😂 marka deequ ma guuuran tahay fursasahaga badanaya😂 somalia sory
@waxgarad6646
@waxgarad6646 Ай бұрын
Tani fursad maha ee waa dabin siyaasadeed marna inagu kama soo horjeedsan karno xuutiyiinta waayo ayaaga inooga dhaw mareykan hadaan Somali land nahey
@waxgarad6646
@waxgarad6646 Ай бұрын
Tani maaha fursad ee waa dabin siyaasadeed inagu marna kama soo horjeedsan karno xutiyiinta lamana safankaro mareykan waayo iyaga ayaa naga xiga
@ahmedhayd801
@ahmedhayd801 Ай бұрын
Cajiib, Maalin walba wax kaa yaabiya ayaad maqli Dalkan manageable leh mise imaaraad? Takale maxaay tahay danta inoogu jirta la calowga Xuusiyiinta , dalalkii inaga awooda badnaa ayaa ka diiday dagaalkooda
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 Ай бұрын
Maraykanku waa wecel neceb slamka.. Afrika ayaaba laga saarayaa gaalka gaalku dhalay ee shaydaanka yuhuud kalkaalka ah..waxa dhaama Ruushka iyo china
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Ай бұрын
Intay Reer Kulmiye wadanka ka taliyaan. Somaliland cidii dontaaba way kufsan kartaa😂😂
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 50 М.
FARTAAG: JIRKA CARRUURTA AYAA LAGA GANACSADAA XALANE
36:16
HANOOLAATO
Рет қаралды 144 М.
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 30 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН