IMTIXAAN ADUUN PART 1

  Рет қаралды 178,712

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

2 ай бұрын

Пікірлер: 283
@SaabiriinmukhtaarXasan
@SaabiriinmukhtaarXasan 2 ай бұрын
Filimkii masayr ee 134ta xalqadood ahaa ban dhamayztay wllhi xiisuu lahaa nolada walaalayaal adunka inaynaaan kulmin ba laga yaabaa wan jeclahay aragtidiina ee alle janada hainagu kulmiyo idinka anaka iyo qofwalbo qoraalkayga arka❤
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 ай бұрын
Guuleysta idam alle waxaana aad u jeclaan lahaa inaad filimanta xaga cibaada rabbi nagu gedisaan oon godka iyo geerida ku xasusano markastana dhiirigeliyo wanaagsan yan idin leeyaha
@IbrahimAhmeddualle
@IbrahimAhmeddualle 2 ай бұрын
Wan farxaa markan arko gabadh somalyed oo khayr ka hadlaysa
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 ай бұрын
@@IbrahimAhmeddualle mahadsanid wllkey wan isku lenaha markastana asagaa na hudhan Yaa rabbi Khaatumo qeyr macal iimaan
@sadamtyga12
@sadamtyga12 Ай бұрын
tggj
@XaliimoQalawe-pu4vx
@XaliimoQalawe-pu4vx 2 ай бұрын
Waa film mcn allow Noo calf❤
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 2 ай бұрын
Mashallah family Sagal wad ku mahadsantihin filmkan adka uu macan ee noso gudbisen wacyigalintinu ad iyo ad ayey uu saraysa nolada ❤
@raxmasheekxuseen9824
@raxmasheekxuseen9824 2 ай бұрын
Sagaley abayo wa mahadsantihiin adi i dumashi asad i asxabtada si da ad mar walba ad nogu da dashan o filimba filim ka ow kasii qur xon ya hy no gu so dee san ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NateexoCabdi-cp7ti
@NateexoCabdi-cp7ti 2 ай бұрын
Wllhi cadi ma aha hbo sagal io abti asad caruutodi waxa aynpqden wada jila ilahy haka qabto isha cadowga 🤲🤲🤲
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 ай бұрын
Sagal family, waaban idinka sha kiyee, maxaad ku jeceshihiin, dad la ciijiyo & dad la abuse gareeyo 😂 anyways Thank you team
@AishahersiDhabaney
@AishahersiDhabaney 2 ай бұрын
Been maahan maseyr eedo arxan laay sdeer arxan laay imtixaan aduun ay jileen ayaga dhan qof aa lagu lor soconayaa la abayuusaa
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 Ай бұрын
@@AishahersiDhabaney adna waad ila araktay, ilaa iyo 2020 gii sidan films kooda u la socday, story line ku waa abuse amba dilnimo. Waligood na cadaalad la is geen. Talow fikarada qofka ka dambeeyaa ma caafi baa
@user-hd4gp1ft3z
@user-hd4gp1ft3z 2 ай бұрын
MashaAllah mzee axmed waa ninka kaliya ee filmka shidaya, karti iyo xigmad iyo hawl karba wuu isku darsaday, aad baan idin wada salamaya
@fatimadahir3970
@fatimadahir3970 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@xafsocismaan-zr2ff
@xafsocismaan-zr2ff 2 ай бұрын
Channel ka kaliya ee utaagan haqabtirka dadka ku xiran❤ thanks team sagal
@KhadraMohammed-gr1jl
@KhadraMohammed-gr1jl 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IjaabaShiiq
@IjaabaShiiq 2 ай бұрын
Maasha allah ma,filim cusub ayaa labilaabay
@user-dq9el5jm6x
@user-dq9el5jm6x 2 ай бұрын
Thnks you filimka cusub ❤ waan idin salaanay Team maser❤😂
@SamiiraAadan-ye8kn
@SamiiraAadan-ye8kn 2 ай бұрын
Sagal lkn cunug kale maa wedeeen see usoo galiseen cunug dhashay Isha illahay haka haayo😢❤❤
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 ай бұрын
Bisinka Oo cunug kale iyagaba so naf ma laha, oo dad may dhalin? mise isho markay dhacayso ma kuwa sagal uun baa loo sameeyey. Allah wax xun inama tuso, dhamaanteen
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 2 ай бұрын
😂😂😂
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 ай бұрын
@@abshirohussein8406 🤣🤣 yartu way iga qoslisay
@SakariyemaxanedMuxumad
@SakariyemaxanedMuxumad 2 ай бұрын
Kuwa kale solama dhalin😂😂
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 2 ай бұрын
46 daqiiqo wa waqti badan masha alaah Sucdi film kasta ma dhanka xumaata umay jile bisinka
@ayannur9480
@ayannur9480 2 ай бұрын
DEEQO /ILHAM BOOYEESO SAGAL FILMKEED WAAYE
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 ай бұрын
Filim walba waa sidaa, wa dabeecadeeda, laguma amiini karo role kale, waayo jilin keedu iyada waa cay,muran & dulmi 😂 deeqo na waa always booyasad, wiilashu na, waa always fiqiir, sadiyo miskiin lagu dul socdo, sagal & asad waa tajiriin always 😂
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 2 ай бұрын
​@@hodanhawsi575😂😂😂😂😂😂
@hibonura1280
@hibonura1280 2 ай бұрын
wooow sucdi abaayo quruxley aya tahy allah haku xafido❤❤❤
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ haye filim cusub parta 1 yes ❤❤❤
@fatimadahir3970
@fatimadahir3970 2 ай бұрын
❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-fr9ds4er1b
@user-fr9ds4er1b 2 ай бұрын
Waaw sagal waakahelaa filmntaada
@SharifaFarah-gu7lv
@SharifaFarah-gu7lv 2 ай бұрын
Wow solawasha wacn team sagal
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 2 ай бұрын
Good. Saan aa la idinka rabaa. Mid markii aad dhamaysaan mid kale bilaaba.
@AaminaAadan-do7rl
@AaminaAadan-do7rl 2 ай бұрын
Keep going my team❤❤❤
@Wacanali8448
@Wacanali8448 2 ай бұрын
Wlhi sucdi cadi maha waa jila aaad u fica ❤❤❤
@aishakhafane9913
@aishakhafane9913 2 ай бұрын
So badiya 😂😂😂
@shukriabdirahman3925
@shukriabdirahman3925 2 ай бұрын
Allah zamzam wan jaclhye ❤❤
@user-kk3zl3cj1w
@user-kk3zl3cj1w 2 ай бұрын
Asaxabta garsiya sagal famli 300k wax ficn bey sogut bisa dhiragalinta wadhan kena♥️🫶
@user-fj7sb2un6n
@user-fj7sb2un6n 2 ай бұрын
Looks good film I hope is not repetitive as previous one. Thanks guys we enjoy your films from uk.
@KhadraMohammed-gr1jl
@KhadraMohammed-gr1jl 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamsadoley4623
@shamsadoley4623 2 ай бұрын
Maseer waa filinkii ugu qatar sanay intaa arkaayey kane wa rajeyna inuu qatar noqdo
@user-fc7du8ni2l
@user-fc7du8ni2l 2 ай бұрын
Waxaan si xidhiidha udaawanayay ilaa filimki eedo arxanlaay walina xalqad ima dhaafin ilaa masayr xalqada idhaafta dibaan udaawada intaaso filin guulaysta❤
@SafiyaCali-wq9ol
@SafiyaCali-wq9ol 2 ай бұрын
Masha Allah
@nabiihashucayb9527
@nabiihashucayb9527 2 ай бұрын
M.a tem sagal sonali mahadsanidiin dhamaantiin 😊🎉❤
@AyaanJaamac-hx8ze
@AyaanJaamac-hx8ze 2 ай бұрын
Mashalah ❤❤❤❤
@FarxaanMaxamed-bm2uc
@FarxaanMaxamed-bm2uc 2 ай бұрын
Another level waaye ❤❤
@user-wn9go9cq9k
@user-wn9go9cq9k 2 ай бұрын
Asad iyo Sagal and asaxabta wan nijecylahay film 134 wan dhamestay ❤❤❤ waxan dhihilaha marwalba ku kasimacan ban filena❤❤❤
@QadanMaxamed-dh5nn
@QadanMaxamed-dh5nn 2 ай бұрын
M,a filimi cusub oo aad u .mcn
@nuuramaxamed2238
@nuuramaxamed2238 2 ай бұрын
Sagal iyo ased caruurtoodii wada jilaa ayay ka dhegeen ilaa kii ugu yaraa
@hodanhappy3098
@hodanhappy3098 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@____0934
@____0934 2 ай бұрын
Axmad Axmad Axmad ilahadal 😂😂😂😂😂😂
@NasiyoAhmed-gt6qy
@NasiyoAhmed-gt6qy 2 ай бұрын
Masha allha
@user-bt4iz4yh1j
@user-bt4iz4yh1j 2 ай бұрын
Sacdiyo nin naag is qaba Lee eedhax taagantahay bismilaah❤❤
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 Ай бұрын
I love Nayaa nayaa sida lo dhahaayo shaqalaha
@SihaamSiman-ei7ul
@SihaamSiman-ei7ul 2 күн бұрын
Film ee sucdi ku jirto saa unecbahay uf😢😢😢😢😢
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 2 ай бұрын
Wan soo dhaweynayaaa lkn magaca iyo jilniinku hays lahaado sagaleey❤
@Ina_abuubakar
@Ina_abuubakar 2 ай бұрын
Wlhi waa qatar filimka❤
@Shugrisheekhfaarax
@Shugrisheekhfaarax Ай бұрын
Mansha Allah wllayal waxathn dad qaaliya oo kuguleystay jilitankooda
@Malyun578
@Malyun578 2 ай бұрын
Waa filim cajiiba waqti fiicana buu haystaa Waka raysanaynaa kii 10 daqiiqo ahaa
@UgbaadAragsan-eh2el
@UgbaadAragsan-eh2el Ай бұрын
Mansh allah saagal caruurta ka dayso e wllo😂
@user-oo2px5ze5i
@user-oo2px5ze5i 2 ай бұрын
Alx hada film cusub no bilawden wa sugi wayay team family sagal thanks❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 ай бұрын
😂😂😂😂 maseer ayan uxiise aniga
@Abdirahman-jw6tm
@Abdirahman-jw6tm 2 ай бұрын
Kuukaligaa😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 ай бұрын
@@Abdirahman-jw6tm 😂😂
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 ай бұрын
THANK U TEAM MASEER REER DILOW IYO QAYAANO WAA IDINKU HAYSANAA 😂😂😂
@Abdisaranvlogs
@Abdisaranvlogs 2 ай бұрын
Seylac day suu uyelo 😂😂😂😂
@user-my3nv4yz8h
@user-my3nv4yz8h 2 ай бұрын
Asc wad kumahad San tihin sida wacan ee ad nuku wadan musasalada isdaba jooga ah masha allah
@NuuraMahamedMuhumed
@NuuraMahamedMuhumed 2 ай бұрын
Waaw filin ikada❤
@FaaisoxirsiNuur
@FaaisoxirsiNuur 2 ай бұрын
Filinka ek makujira hadowsan joogin bybyby
@user-gx7hk2kb8x
@user-gx7hk2kb8x 2 ай бұрын
Asc waa is badalay filimki miyaa🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@ismaailibrahim4165
@ismaailibrahim4165 2 ай бұрын
Nice
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg 2 ай бұрын
sucdi dhib badanaa aawey sagal indhaha aashito ha uga shubteee,sidii barigii,ha indho beesheee
@user-dk8ef4pf4x
@user-dk8ef4pf4x 2 ай бұрын
Axmad bax bax ha quraaa😅😅😅😅
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 ай бұрын
Actarad sucdi waa ku salaamey
@user-nz9yd4yp1x
@user-nz9yd4yp1x 2 ай бұрын
Kan hadaa waa macaan walaahi😂
@AnnoyedCaterpillar-nm2be
@AnnoyedCaterpillar-nm2be 2 ай бұрын
Musalsalkii aduun chanellka asad ka socday ma joojiseen ❤
@user-fc7du8ni2l
@user-fc7du8ni2l 2 ай бұрын
Waa filimka kaliye ee ssacdiya taajirad tahay😂😂😂
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 2 ай бұрын
Socdi maseer nafta jaray 😂😂😂😂😂😂😂
@hassanjano3529
@hassanjano3529 2 ай бұрын
Asc reer jabuti
@cabdiwalicabdulahi1202
@cabdiwalicabdulahi1202 2 ай бұрын
ASAD WAA CAASI AABIHI BIDAR BU LEYAHAY ISNA JEEGA U JARAN 😂😂
@rahmamohamud9742
@rahmamohamud9742 2 ай бұрын
😂😂
@nabiihashucayb9527
@nabiihashucayb9527 2 ай бұрын
😂😂😂
@hibonura1280
@hibonura1280 2 ай бұрын
alla sagal jecliya❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bintu122
@Bintu122 2 ай бұрын
Wlllo sagaley aan kula taliyo caruurtaada camarda ka daa kuwa yaryar waa iga talo
@zainabburale7338
@zainabburale7338 2 ай бұрын
From maseer ❤
@user-ch4kh4ky8w
@user-ch4kh4ky8w 2 ай бұрын
Waaw shugran wll
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 2 ай бұрын
Oo caadi bay babuurta udhaqayaan
@user-ii1qe4ww4b
@user-ii1qe4ww4b 2 ай бұрын
Waa mahadsantihiin
@ruunruun9439
@ruunruun9439 2 ай бұрын
Zeylac qosolka iga dhameyay😂
@akramshivaofficial3243
@akramshivaofficial3243 2 ай бұрын
Wow is the wow❤
@umnalka7740
@umnalka7740 2 ай бұрын
Aawey filinkii aad noo bilowdeen ee Sagal ninka gabadheeda qamaarka ku bedelanaayey ee aad dhahdeen waa true store waaye
@user-ng9wi5xr8j
@user-ng9wi5xr8j 2 ай бұрын
Aaway waba waye maxaa lojoojiyay
@ginigacalginigacal58
@ginigacalginigacal58 2 ай бұрын
Shelo dher baa iska qabsanesane mexey 😂😂😂duqa iyo asad
@KaltuumoAhmed-fd3qy
@KaltuumoAhmed-fd3qy 2 ай бұрын
Dawasho waacan
@roodaclaahi5953
@roodaclaahi5953 2 ай бұрын
Masha allah mabilwo deen mrxaba idin dawana
@shamhadlubi1567
@shamhadlubi1567 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤sagal Cajiib sami
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad 2 ай бұрын
M.a musasal cajiib ah noo bilowdeen
@user-oq5xu7hd3k
@user-oq5xu7hd3k 2 ай бұрын
Filimkaan asagoo goos goos ah ayaa tik tok ka daawan jiray ileen asagoo full ah ayuu halkan yaalay sorry
@user-fw4bb9du8j
@user-fw4bb9du8j 2 ай бұрын
Ascww sucdi sharta aaku ficantahay jilisteda maala dhahay subxana laah
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 2 ай бұрын
Akhas calek waxan flm maha
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 2 ай бұрын
Dhamaadki masyr baa igu danbaysay waxan islahaa marku asbuuc gaaro filmkan cusub halmar isku wada daawo alx hadan bilaabin😂😂
@hindaqaali1145
@hindaqaali1145 2 ай бұрын
maseer qaybtiisii labaad ma so daynaysan miya
@ShukriAbkow-qi3gx
@ShukriAbkow-qi3gx 2 ай бұрын
Intaana daawanin magacaba ixnnjiyy😢
@Rafifahmed023
@Rafifahmed023 2 ай бұрын
15:26 ❤
@salmabulay7884
@salmabulay7884 2 ай бұрын
Thanks mar wlba sida nogu so gudbisan filimanta hore usocda my team❤
@SaciidoMaxamed-ro3dz
@SaciidoMaxamed-ro3dz 2 ай бұрын
Asc waa iduunkusoo biiraye malaisoo dha weeynaa sagaleey
@Abdisaranvlogs
@Abdisaranvlogs 2 ай бұрын
Teamkan waun dad diil socda 😂😂😂😂😂😂
@sacdiruman7028
@sacdiruman7028 2 ай бұрын
Kkkkk walahay sucdi waa iga qoslisay
@MaryanAxmed-tq2vc
@MaryanAxmed-tq2vc 2 ай бұрын
Ala ma noolli 😂😂😂😂 sucdi maser badana 80 jir maseray 😂😂😂😂
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 2 ай бұрын
Filmkan cadimaha
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 2 ай бұрын
Ana uhoreyaa ❤❤❤❤
@sacdiyamahamedali417
@sacdiyamahamedali417 2 ай бұрын
Cnbl
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 2 ай бұрын
Sagal somali walala hore u soco asxbta asgal iisoo boqda wlallala
@AsmaAxmed-dq5if
@AsmaAxmed-dq5if 2 ай бұрын
Ninka dharka cas ma saylac baa😂😂😂😂😂😂😂😂
@Faizaabd
@Faizaabd 2 ай бұрын
Hhh haaa
@nabiihashucayb9527
@nabiihashucayb9527 2 ай бұрын
Haaa😂
@user-ed4bn9rg6l
@user-ed4bn9rg6l 2 ай бұрын
😅😅😅😅 waxan ku qoslay seylac seylac
@user-zs4dv9jy1e
@user-zs4dv9jy1e 2 ай бұрын
Wow wow
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 2 ай бұрын
Wa mahadsantihin Sagal famly filim kii hore masseyr aad bu u ficna xamasadisa badneyt alla scudi maxa Jaba lala jeclanjiranay🤣🤣🤣🤣
@hiboumuamin4891
@hiboumuamin4891 2 ай бұрын
Saylac ma bakorad ba😂😂
@MaxamedSalad-ls6ql
@MaxamedSalad-ls6ql 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@CaishoCaisho-gt7fr
@CaishoCaisho-gt7fr 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@UgbaadAragsan-eh2el
@UgbaadAragsan-eh2el 2 ай бұрын
Abdi qadir ba ku jira waa xarabe kolay 😂
@SalmaAxmad-xk7gy
@SalmaAxmad-xk7gy 2 ай бұрын
Sagaleey xaasid lee maa ahaanee walaeey😂😂
@AadanXasan-ez7io
@AadanXasan-ez7io 2 ай бұрын
M.a
@mohameddaud1728
@mohameddaud1728 2 ай бұрын
Oo hablihi Dan othi axmat baa isku qabte
IMTIXAAN ADUUN PART 2
38:21
Family Sagal Channel
Рет қаралды 136 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 16 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
SAGAL SOMALI IYO DALXIISKII BADA BARBARA
8:29
Family Sagal Channel
Рет қаралды 11 М.
MASEER PART 1
29:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 382 М.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 829 М.
Musalsalka Aduun | Part 4 | aabe sigaar isii ankula qayilo |
31:18
Asad Family Channel
Рет қаралды 120 М.
ADUUN PART 1 TRUE STORY
24:10
Family Sagal Channel
Рет қаралды 137 М.
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Rami Abdalla Official
Рет қаралды 137 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 16
26:18
Family Sagal Channel
Рет қаралды 113 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 4
32:59
Family Sagal Channel
Рет қаралды 117 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 8
30:08
Family Sagal Channel
Рет қаралды 111 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН