IMTIXAAN ADUUN PART 18

  Рет қаралды 77,562

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

6 күн бұрын

Пікірлер: 92
@aminaidris426
@aminaidris426 4 күн бұрын
Waxaa la rabay reerka gabadha ka dhalatay in deeqo laga dhigo sagal shaqaalada noqoto waa in mararka qaar dabaqada hoose sagal iney jisho sideeda kale ruwaayada waa masha allah
@nastehaaden
@nastehaaden 4 күн бұрын
Sax wlhi
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 3 күн бұрын
Sax warun
@sahroabdullahi2401
@sahroabdullahi2401 3 күн бұрын
I love how Sucdi acts ❤
@leylocismaanmaxamuud4567
@leylocismaanmaxamuud4567 4 күн бұрын
Wlhi qayb kasta waxaa moodaa inay bilowtahay waayo qaybtii hore halkey kudhamaatay qaybta dambbe kama bilaabanayso fadlan nagadaaya maamul kumada oo halkey kudhamaatay nooga bilaaba
@UgbaadAragsan-eh2el
@UgbaadAragsan-eh2el 4 күн бұрын
Waa sida gacaliso
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 4 күн бұрын
Waxaan sugi lahay cabdiqaadir goortuu ogaanaayo hantida inuu leeyahay aabihiis iyo familygiisa😮
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad 4 күн бұрын
Kula mid ahy
@shamsadoley4623
@shamsadoley4623 4 күн бұрын
Cawa cabduqadir goyadis way ogatee filim meel xun haku joojinina family sagal ilayn sagal cabduqadir was isku hooyo rurumeey
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 күн бұрын
Filinka qeybta ku dhamaday noga bilawa hbn walba meyl cusub ba noga bilawdaan nidaam xumada naga daaya plz sagal
@yousramohamedomar8229
@yousramohamedomar8229 4 күн бұрын
Eiid moubarak family sagal
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 4 күн бұрын
Hadaan fahmay ruwaayada murtida ku jirta sax sax sax ❤❤sax sax sax sax sax sax sax sax ❤❤❤❤
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 4 күн бұрын
Nin jaceel hayo miyaa shaah raba,ar samsamaaa😂😂😂😂😂
@nasraismaciil2725
@nasraismaciil2725 3 күн бұрын
Sheekada filmka inta fahansan wiilka ay sagal jeceshahy waa asad wllkii waa kii ay filmka bilawgiisa markii ay sucdi dileysay naagtii lala qabay ay shaqaalihii lasoo oroday hadalkeyga meel ku qorta😂😂❤
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein 2 күн бұрын
Intaa ma cid aan garanayn ayaa filmka daawanaysa oo la socota 😂😂😂
@AmaniXarbi
@AmaniXarbi 2 сағат бұрын
Taas wan ognahy ee wax kale no sheeg😅😂
@SagalCabdi-fo1qd
@SagalCabdi-fo1qd 4 күн бұрын
Car sirtaa ma qiyasaa Asad iyo cabdi Qadir wa walalo
@caashotabshee4785
@caashotabshee4785 4 күн бұрын
Dee haa goosgooska baaba laga garanayaa
@Nairobipoy
@Nairobipoy 4 күн бұрын
Soo dhawaada sagal family
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 4 күн бұрын
Wiilkan islameyd haisku kala warwarin sida xeraga dharka Alle sam sam funny waaye qofka libirsan sida cusbada dhamaday maxa ku daba c/qadir samsam funny waaye wlh
@HidhigLegand
@HidhigLegand 4 күн бұрын
Horta sida lo kAla adagyhy miyaa filmka lagu jilYaa sucdi iyo sagal sacdiyo ka adAgyihin sagal saylc ka adGthy
@deeqagopey1580
@deeqagopey1580 3 күн бұрын
Wan qoslay wlhi galadar cagar ma cayba😂 rer xamurku naaga cilmi badan😅
@UgbaadAragsan-eh2el
@UgbaadAragsan-eh2el 4 күн бұрын
Eid mubarik ❤
@haniisse5090
@haniisse5090 4 күн бұрын
meel fiican buu marayaa well done
@user-eu4yn5bl9k
@user-eu4yn5bl9k 4 күн бұрын
Asc familiiyo sagal iyo asad warka laguceelcelinayo kadaya filinka iyo daqiiqadaha hanadhafinaha sidakale waashidanyahay muslsalka❤❤❤❤❤❤❤❤
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 4 күн бұрын
Qofkaan libirsan oo aad moodi cusbo biyo lagu riday😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 4 күн бұрын
RUWAAYADU.WAA YES YES❤ HAA ❤HAA❤ WAA ASAX RUWAAYADANI❤❤
@zamzamshire500
@zamzamshire500 3 күн бұрын
Cadulqadir iyo asad akhirku waa wllo 😂😂
@fadumocabdicabdullahi4321
@fadumocabdicabdullahi4321 4 күн бұрын
❤❤❤wey igu socota😊
@user-nz9yd4yp1x
@user-nz9yd4yp1x 4 күн бұрын
Eid mubarak family sagal😂
@user-cd1yu3vv7q
@user-cd1yu3vv7q 4 күн бұрын
Ciidmubaarak family, sagal dhamaan tiin❤❤❤
@farxiyomaxamedcaliAragsan
@farxiyomaxamedcaliAragsan 4 күн бұрын
Ciid maaha wall
@muxayamareyknl3667
@muxayamareyknl3667 4 күн бұрын
WarmusalsalkaannaahmalahA
@user-fz5nv2xp7q
@user-fz5nv2xp7q 4 күн бұрын
Haaaa wlhy
@user-mj7mo5zh8d
@user-mj7mo5zh8d 4 күн бұрын
Cabdul qaadir sorry 😢😢😢😢 wllhi lkn yaa isla dhala doona😢😮
@Hamdi-Abdirahman
@Hamdi-Abdirahman 4 күн бұрын
Sagal ayan filayaa😂
@Amino-ys9cb
@Amino-ys9cb 4 күн бұрын
Inta heesta xifdisayy😂❤
@user-kh9lh9fj9j
@user-kh9lh9fj9j 4 күн бұрын
Q0fka Shanta noqty thns sagal somali
@Jawaahir-wz1sj
@Jawaahir-wz1sj 4 күн бұрын
End mubarak
@DeeqonuurCawale
@DeeqonuurCawale 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@dr_safa512
@dr_safa512 4 күн бұрын
Wlahai Hoyo macan wa Hoyo hah iney gabadheda ogatey jeceshahay
@shamsadoley4623
@shamsadoley4623 3 күн бұрын
Walalayalow qaybta 19 maidhaftey mise xaley maso gudbinin 18 igu danbeysaye
@hamdiahmed7761
@hamdiahmed7761 4 күн бұрын
Cabdiqadir ina adeer maxad isku gadi😂
@DeeqonuurCawale
@DeeqonuurCawale 4 күн бұрын
❤❤❤❤
@raxma1805
@raxma1805 4 күн бұрын
❤❤❤
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 4 күн бұрын
Fadhigaan aad moodi dooli xaatkii waxay
@sihaammaxmuud9165
@sihaammaxmuud9165 4 күн бұрын
🎉❤
@SamiiraAadan-ye8kn
@SamiiraAadan-ye8kn 4 күн бұрын
2030 kulaha😂😂😂😂😂😂
@KhadarMustafe-ty9lh
@KhadarMustafe-ty9lh 4 күн бұрын
20 30 ku laha 20 25 kii ba da lama gaadhin😂😂😂😂😂
@SamiiraAadan-ye8kn
@SamiiraAadan-ye8kn 4 күн бұрын
@@KhadarMustafe-ty9lh Haa 😂😂😂
@NazateexoAhmed
@NazateexoAhmed 4 күн бұрын
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 4 күн бұрын
Sagal jees jees badanaa kkkkkkkkkkk
@marwohuddaofficial
@marwohuddaofficial 4 күн бұрын
Sagal hawada wasay 6 daqiqo ku imi cawa😂😂😂
@ABDIWALI77
@ABDIWALI77 4 күн бұрын
😢😢😢 suxalhal
@shamsadoley4623
@shamsadoley4623 4 күн бұрын
Asad film maxaa ugabiseen waqtiga wax nogu dara
@user-ok4mb6ch8o
@user-ok4mb6ch8o 4 күн бұрын
❤❤🎉🎉
@BarniAdanmohamud
@BarniAdanmohamud 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@umufartuun3626
@umufartuun3626 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 4 күн бұрын
Anaakula fahmay wiilkii laxadayay oo hooyodiis ladilay Weeye sagal buu ladhashay baan umalayn
@dr_safa512
@dr_safa512 4 күн бұрын
❤🎉🎉🎉🎉
@Xamdi-po1yj
@Xamdi-po1yj 4 күн бұрын
❤❤ waw
@user-jx4jt8tj6z
@user-jx4jt8tj6z 4 күн бұрын
Ani caawa sagal dagero baa u ah lkn hada my mareexan bay cayda
@catikaainaalidacar1147
@catikaainaalidacar1147 4 күн бұрын
Haday caydana wa dumashideen madaxey no sarantahay walal ha nafisto wilasha bay no dhashe
@xaawoyaasiin5915
@xaawoyaasiin5915 4 күн бұрын
Filmka anigu abduqadir io hooyadi ayan ka wataa waxa kale awalban isku daalnay say no hor taagnayen
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 4 күн бұрын
Hore usocda
@faysajama6987
@faysajama6987 4 күн бұрын
😂😂😂😂
@tarecabdulahitare
@tarecabdulahitare 4 күн бұрын
Soonadiya😢
@nadarindhabalac3726
@nadarindhabalac3726 4 күн бұрын
😊❤
@BarniAdanmohamud
@BarniAdanmohamud 4 күн бұрын
M.
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 3 күн бұрын
😂😂😂 samsam❤ malaftirkisa
@user-pg8oj8ej3y
@user-pg8oj8ej3y 4 күн бұрын
Sacdiyo caadi mahan habro aan is ogeyn bad tihin
@ShuriAli-he9it
@ShuriAli-he9it 3 күн бұрын
😢
@abdirahman6614
@abdirahman6614 Күн бұрын
Sagal marwalba filim kasta musalsal kasta oo ay dhigayso iyada iyo sucdi way wada caytamaan uun bisinka afxumo cay af lagaado uunba ka soo hadhey
@aminaidris426
@aminaidris426 4 күн бұрын
Aniga samsam baan ku heysta film kaan
@bashiircali1089
@bashiircali1089 4 күн бұрын
Kkkkkkkk mama garbasaar cagaar kulahaa wlh kkkkkkkkk
@QalbisaafiNuur-xw7lq
@QalbisaafiNuur-xw7lq 4 күн бұрын
Abdullqaadir Codkiisa jah🎉
@FaadumoCabdikariin-ws5yw
@FaadumoCabdikariin-ws5yw 3 күн бұрын
Inuu wx dremo mxy kwdaa islnta😂
@dr_safa512
@dr_safa512 4 күн бұрын
Abdulqadir hoyadis ma sucdiya dishay kkkkkkk
@user-jm4xi3ef2m
@user-jm4xi3ef2m 4 күн бұрын
❤❤❤l❤❤l
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 4 күн бұрын
Sagal cirka wasaysa😢😅😅😅
@ABDIWALI77
@ABDIWALI77 4 күн бұрын
Max ka qaldan subxalah 😢
@user-pg8oj8ej3y
@user-pg8oj8ej3y 4 күн бұрын
Kulahaaaaa
@CabdirisaaqCabdulaahi-qo3jv
@CabdirisaaqCabdulaahi-qo3jv 3 күн бұрын
❤❤😂❤❤🎉🎉
@zamzamshire500
@zamzamshire500 3 күн бұрын
Sucdi taem 😂❤❤❤🎉🎉
@MaxamedMustaf-lw3lp
@MaxamedMustaf-lw3lp 3 күн бұрын
Sucdi isnot iisi❤❤❤❤❤❤❤
@dr_safa512
@dr_safa512 4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-rs1vu6yv4m
@user-rs1vu6yv4m 2 күн бұрын
IioVenowSucbiacts❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-lg6ps7sq5n
@user-lg6ps7sq5n 4 күн бұрын
❤❤❤
@user-df4ix3eb6d
@user-df4ix3eb6d 3 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-df4ix3eb6d
@user-df4ix3eb6d 3 күн бұрын
❤❤❤
@caraayesharif9669
@caraayesharif9669 3 күн бұрын
IMTIXAAN ADUUN PART 19
27:05
Family Sagal Channel
Рет қаралды 74 М.
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 53 МЛН
Just try to use a cool gadget 😍
00:33
123 GO! SHORTS
Рет қаралды 82 МЛН
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Adnan mohamuud
Рет қаралды 153 М.
Amoud university Cultural week 09/05/2024.
3:54
Amoud University (Jaamacada Camuud)
Рет қаралды 24 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 20
20:55
Family Sagal Channel
Рет қаралды 62 М.
Waar deeg deeg ahhhhhhhhhh
18:46
Sharma Media
Рет қаралды 5 М.
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 22 AAD || CAWA 8:00 PM
2:03
Family Sagal Channel
Рет қаралды 6 М.
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 53 МЛН