"In keeg la jaro oo kaliya ayeynu u naqaanaa Romantic" Dr. Mascuud

  Рет қаралды 4,135

MM Somali TV

MM Somali TV

6 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 10
@abusacad0704
@abusacad0704 6 ай бұрын
Mr. Mascuud the wise man
@saidojama1170
@saidojama1170 6 ай бұрын
ManshaAllah Tabarakallah wax badan ka fii'iiday barnamijkaan shukran dhamaantiin
@calicawil3881
@calicawil3881 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا دكتورنا
@alisayid4018
@alisayid4018 6 ай бұрын
Alle haku barakeeyo Doctor Mascuud
@guleedaxmed3093
@guleedaxmed3093 6 ай бұрын
Nin wax bartay weeye
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 5 ай бұрын
magaalada Hargeysa waxaa looga baahan yahay beerta fiyooraha
@azadlanguagesandresearchtr9330
@azadlanguagesandresearchtr9330 6 ай бұрын
Cid walba jacaylka May ka hashaa
@souhaipofficial7944
@souhaipofficial7944 5 ай бұрын
Wr sheeekada maxa ku galiyay adiga ilayn romantic gu wax laso bandhigo maahane
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 6 ай бұрын
Waar kaxishood Culimada waamidalabaade nagadaa axaadiista daciifka ah
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 5 ай бұрын
😅waa mida koobade culimada waxba kma sheegin waayo isagaaba culimada ku jira Waa mida labade xadiisku hadu daciif yhy lkn macnihiisu saxanyhy oo axaadis kle tilmaamayso dhib ma leh Adiga hl nasteexo ku siinaya mrkaad qof dhegysanayso mrka horeba ogow inu khlad iyo saxba ks hdlayo ileen malaaig maa hee
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 127 МЛН
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 3,4 М.
Dr.Bayle | Doorka ay Dawlada iyo Bulshadu ku Leeyihiin Horumarinta Dhaqaalaha | Jaamacadda ADMAS
25:08
waar dag dag Ah
41:04
CiidankI Media
Рет қаралды 338
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32