No video

iNA ABIIB IYO DARKA LAMIDKA AH HADII MEESHA LADHAAFIN WAAYO WLHI G.WAKIILADA GACANTAA LOOLA TAGAYAA

  Рет қаралды 20,288

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 138
@Dophill260
@Dophill260 Ай бұрын
Tuugtan parliament halaga qabto sharcigana ha la Mario mushaharkooda waa inaanu dhaafin $1000
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
@@Dophill260 tuugaa ina biixi hala qado dhulkaa iyo houses iyo beerta xaday
@bashe3051
@bashe3051 Ай бұрын
Mujahid salaan sare! Runsheeg! Somaliland waa guul iyo gobanimo ❤ 🤍 💚...
@csmman3036
@csmman3036 Ай бұрын
Keep going mr cali guul iyo jamuuriyada somaliland guul iyo gobanimo jabhada xaq udirirka beesha arab waa in dastuurka iyo sharciga dalka uyaal la ilaaliyaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
CALI XAAR LABUKE,CALIYAW WAXAAD DOONAYSAA INHARGAYSA LAYSKU DILO OO AAD BILILIQAYSATO ,INSHAA ALLAAH TAASINA DHICI MAYSO
@geediali437
@geediali437 Ай бұрын
Walaalo cali xaamud waa nin waalanoo pakistan ragii ku xidhxidhaan ka mid ahaa waan yaabay markii xilalka loo dhiibaayey waan naxay waa caqli bililiqadii somaliland ee reer awdal
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Geesi Qaran Cali ismacil ❤no cod xisbi offwareen huwan kalkal
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Guul somaliland xildhibaanada tuugta ah qaranka dhaafiya
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
@@user-km7uo7hm1o adeerka ina biixi tuugaa iyo taani baasto iyo samaale tuugtaa africa
@jamaalfaraax7579
@jamaalfaraax7579 Ай бұрын
Abeesada ruqi iyo dhasheeda golaha ha laga qabto
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j Ай бұрын
Sharciga ha LA mariyo Ragaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Maa dhadiga isaaq marinara
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Ай бұрын
Waa run
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Absolute that's true
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Dhadiga isaaq baroor
@axmedayro9926
@axmedayro9926 Ай бұрын
Dibjirta hala dhafiyo golaha wakiilada
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Reerkiin wadah dibjir
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef Ай бұрын
Waa runta geesi qaraan Gulayso Runta u sheek Guuuuuuul Somaliland
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Ай бұрын
Absolutly dibjirka xun ee xaamud barlaamka haddii uu sharci Ku hadlayo uu ugu hadli waayo Dee kaligii lama eedayn yaa dulli
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Ай бұрын
Baarlamaanku wax ka badan 2000$ ma qaadan karaan ilayn askari ma qaato wax ka badan 150$.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Adeerkaa tuuga arag xarantaa kuu nool
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 Ай бұрын
Barlamanka 500 s haloga dhigo mushaharka ilahaaay xaaqa iyo cashurta masikinta aay cunayan haaa qabtoo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
@@warfaageeddi3128 adeerkaa tuuga Ina biixi wax waxa kaa badan 5 houses xaday
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
@@nasrinaliisse5317 first tuuga Ina biixi kaa bilow
@NurGacan
@NurGacan Ай бұрын
Waa runtaaa isaaq hagrasho somalinad ayaa ina dishay somalind hadayana cidwalba dan u ahayn waa la kale tagi kuwa lacagata cashuurta ku naaxaya ee duminaya Dalkii aan rag iyo nagaga maqan yihiin maalon walaba nin cadw so raacay na dhax joogi maayo
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Ай бұрын
Walaalayalow midnimadeena yaan lakajarin Waayo waxaa inagu dhex jira cadow lacag fara badan ku bixinaya si midnimadeena loo kala tuuro.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
WAAR WAXANI XILDHIBAANA MAAHEE HA LAKALA ERYO
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Ай бұрын
Waaaa dhab waxed doontaan ka dhig xaarwalwaaaladan xasaanada khaladka ka fahmay waaa sharcigu shaqo qabsadaaa
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs Ай бұрын
War tuugtan Barlamaana ma ah ee DUBJIRIINTAN DAYDEYGA AH sharaciga ha la mariyo hadii kale albaabada ha loo xiro
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚🤍♥️💚🤍♥️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 well done Adeer
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Well done what ina biixi family tuugta arag
@nuuroshaah5198
@nuuroshaah5198 Ай бұрын
Raganimo cali fariid ❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Baroor dhadiga isaaq iyo sarkhaankaan
@Hamarimaxamed
@Hamarimaxamed Ай бұрын
Iska hadle ina igire, kaalay oo adigu qabo xildhibaan M.abiib.
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Isaga xafajadii ku soo noqotaybaad arkidoontaa ayaan dhow eey abiib ooyaaye
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
❤mansha aallaah somaliland ❤❤
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g Ай бұрын
Waa Cali Hadalkiisu
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Geesi
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 Ай бұрын
Caawa dhalaaal buu taagan yahay odaygii cali duulduul
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 Ай бұрын
Cali.waa.geesi Qaran.waana.runtii.intaa.uusheegay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan cadawgeena ilaahay hajebiyo oo cadawga gudaha ilaahay hanaga qabto
@abdinuur370
@abdinuur370 Ай бұрын
Runtaad ku eedantay❤❤❤❤❤❤
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Dadwaynu waa inay iskugu yimadan xarunta barlamanka xeer ilaliah guud lagu garab istago sharcii fuulinta edaysanayasha haadi xasanada laga qaadi wayoo waa inaynu barlamanka uguu dhacno gacanteena wax kaga qabano haday sharciga ka horyimadan bulshooy ogaada waa maseer keeni waxa lagu ciyaraya waa inan wax ka qabano dhamantoodna meesha dhafiino guul iyo gobanimo kuwaar somaliland isha allah
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 Ай бұрын
Cuqdada iyo caabuqa iidor. Marka uu cali duulduul leeeyahau Jabhada Arab Ee somaliland burburinaysaa Waa Xaq waana geesiyaal Lkin maxamed Abiib hadii Somalia 🇸🇴 safirkaga keeda la kulmo waa gaaldaal dhalay ee hala ciqaabo
@sacadxasan3323
@sacadxasan3323 Ай бұрын
Waa sancaani jabhada arab
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le Ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Sir maqabe allaa usahana hubkaa geelaa soomaalilaan kuwaday siloola dagaalamo
@geediali437
@geediali437 Ай бұрын
Waar cali xaamud mar buu waashay oo pakistan bay aheed waa lawada og yahay ma nin kaas bay soo doorteen reer awdal yaab waaye ooyaayaa igaga daran waar waa nacas
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f Ай бұрын
Buufi duliga cali yibir
@Aliwihiib-qi8io1du8r
@Aliwihiib-qi8io1du8r Ай бұрын
Odaygu waa run sheeg
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐢𝐢𝐥𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐫𝐢
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n Ай бұрын
Iskadaa dadkaad kal qabqabinsso isku xishood
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
CALI XAAMUD ISAAQ BA LEHE DHAAAAF TUUUGYOW SHAO YIMID EE KIBRAYYYYY
@omermahamoud
@omermahamoud Ай бұрын
Caliyow cabdillahi 10 sanno ayuu wasiir ahaa mantana tolkii ayaa wasiiro ah markaa inuu manta xishoodo miyaanay ahayn mahadsanid.
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx Ай бұрын
Maasha allah
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
MAXAMED ABIIB CASHUURTAYADII BUU NAGU DHIBAA TEEYAY
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Ай бұрын
Walee anoo Ciise Muuse ah ayaa taageersan laandheerahan Habarjeclo ee Cali- Duul- Duul.
@user-le6ty5hz5d
@user-le6ty5hz5d Ай бұрын
Cali sxb qoladayadii ciise muuse waa ta ugu xun ayad tidhiye managaba maalin qori qaadanay ilay hadanu qori qadano somaliland way dumausaye marka naga daa xumanta aad nagu sheegtay
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
MAXAMED ABIIIB 5SANO HALA XIDHO XAMARNA HALOO TAR XIIILO GAADHI JIIDH SIIYA RAGA TOOGTA SIDA MARAY KAN
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx Ай бұрын
Allah akbar
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs Ай бұрын
Cali yow SomaliLand waa inoo wada dan cid kaliya ka burburi meyso hadii aan lawada ilaashaneynin Waxaan Leenahey Garis xun waxa kula
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he Ай бұрын
❤❤❤ok 👍 ❤❤
@kalamaantv
@kalamaantv Ай бұрын
Waxaanu ufahanay In xukumadu zamaysatay jabahad wana markii ugu horeysaye Dawlada Somaliland Jabahad Samaysatay hhhhhh Abwaan 2 kala daa Ina Abiib hala deldelo Iyo xukumada jabhdeeda ayaan tageersanahay hhhhhh
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
CIIDI EEYE RAABAN BAA QAABILKODU HAA AHADE NIMANKA KIIBRYE EE CASHURTE MASAKINTE HADAN CADOW KUU NOOQDAN WAA IINA GACANTE DAALINYRDU UULA TAAGTE
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Nin cashuurtii umada bilaasha kucunaya nacallaa hooyadood kuyaal nadhaafiya gudaafada gudaafadu dhashay 5ta gafane ee dhiigayaga golaha wakiilada kucunaya
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
Wlhi blhi Doorasho uu Arab ka maqan yahay Dalkan doorasho ka dhicimeyso
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
MAAMUUSKA HALAGA XAYUUBIYO DEG DEG. 5 SANNO HALA XIDHO
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@makebravo7133
@makebravo7133 Ай бұрын
GEESI WAAYE ALI HALA DHAAFYO MEESHA WIXI RAACAYAA HA RAACEEN BACTERIYADA GUDAHA SHEEKO
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Inka taag dhul kiin kaa baxa hargeysa
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Ай бұрын
Ka daa Calow indhaha haka Soo saarine yaanay inagu war yeelane 😅😅😅😅
@NurGacan
@NurGacan Ай бұрын
Somalind ilaalinteedu isaaaq ayuuu gumeeyay hatavaysa maaalin walaba nin lacagreeni ku naaxay ina dhax cayimaayo
@user-dg2fq8yg5u
@user-dg2fq8yg5u Ай бұрын
12:38
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre 💚 💚 🤍🤍♥️♥️♥️
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 Ай бұрын
How sowajir Wa rageedii
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Hunguri ayaad kaahadlinaya.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l Ай бұрын
Truly speaking go ahead
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
AWDAL MEEL HUB LAMARIYO MALAHA LUGHAYA ZAYLAC CASHA CADO IYO LAWYA CADDO. CIIDANKA QARANKA SL BAA SAFA HEEEGAN CULUSS....
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z Ай бұрын
Bahdaylo maalinti lalama hadlo 😂😂😂 Muxuu meel lagu qayili Taagaa
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 Ай бұрын
Saancaani 2 weeye😂😂
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
Ninkan meesha ka hadlayay miyuu Yara kululaadaa mar mar? Mise qaadkii baa ku yaraaday?
@adnamaxamedcabdi3975
@adnamaxamedcabdi3975 Ай бұрын
Cali duulaw miyaad waalatay xageed jabhadha u taageraysaa mise waxaan lguu dhiibin quf wayn baatee afkaaga hagaaji
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Ай бұрын
0:18
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Haddaad oggishahay jabhadaha beesha dhexe maxaad uga didaysaa ta samaroon....jawaab ka bixi.....
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Reer jar iska xoorba sharcidaray udagaalamayeen maxaa diiday arab inuu sharciga udagaalamo
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Cali duulduul geesi geesi dhalay ciilka baarlamaanku ku sheegga halla soo afjaro isaaqbaa loo heshiiyay
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Ай бұрын
Wasaqlahaas EEG wuxuu Ku hadlayo
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt Ай бұрын
Waar waxani baarlamaan maahee waa in wadanka laga qabto hooyadood iyo qa yaaladooda iyo afarta oday ee ay soo ururiyeenba ha wasaan wadanka sharcibaa u yaalee miyaa laga baqayaa afartan caado qaate ha laiska celiyo ninka danbi ka gala dalka reerkoodu ma ma difaaci karo
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op Ай бұрын
Habkaasi.s.laand.ayaa.lagusooweraro.fiqi.xasan.ayaasoomalegey.
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 Ай бұрын
Habarjeclo jamhad mey sameysan dalkey difaaceysaa walaahey inaanu ka soo hor beydhi
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
War ina abiib ayyaa la xiirin wayo somali dhmn ayaa soogysa riinta
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud Ай бұрын
Uraaye uraaye tuuga sacwasbaatay uraaya
@user-gw1ud9qz7y
@user-gw1ud9qz7y Ай бұрын
Iidoor waa u dhamatay. Nin walan bayvwaresanayaan.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Ай бұрын
odaygan adero dhaqtarka ha la geeyo adero ilahay ka baqo hj cadow baa soo weeraray si kale uma samaysane wadankooday difacayeen waxan kale jamhadaha samanaya dhamantood wa reer galbed iyagana isu wada wata iyaganu kala celina haday iyagu samaysanayan bila hadal bay samaysan lahayeen ama meesha wadanka laga soo weeray bay tegi lahayeen maha inay qayliyaan arabna waa ad wanagsna inta la sito sharka la wareegaysa qoloday doonan ha noqdane iyaga is cebeyeey arab waxas uma dhama garaxajis uma dhama awal uma dhama hj cadow soo weeray ayaan xata u dhamayn intoodi badanayd iska joogana guryahooda arabna ha samaysto wuxu rabo lakiin wadanka uun yaan la weerin waxay ka xanaqeen ragii dadka toogtay ee buurta laga soo dejiyay ee uruurkoodi loo babaiyaay ayay dad badan uruurada watay xanaqeen ana ka mida uruurada doonayay sadexdan oday dhamaday wadanki dayacay xasarada miidhan ayaan diidana uruurdan watay waanse iska amuusay mar hadii sidas lagu taliyay waayo waxba kama bedlei karo intasna cid walaba ka xanajisay oo jamahadaha kentay lakiin kuma dari kartid h wayo iyagu tolkood uma samaysna cadowga guryahooda weeray bay u samaysteen isaaqi kalena iayga isu samaysanya hj dagaalki way kaga baxen berina galbeed wa la soo weri kara iyo meel wlaba waxay sii dhigteen baana u yaala in kastoo aanan filayn in hj kaga bixi lahayd lakiin isaqii kale way washeen ilahay ha soo hadeeyo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Ina xaamud si qaldan ayuu u hadlay
@aadammax9534
@aadammax9534 Ай бұрын
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 Ай бұрын
Ala fataaliintii huwanta ahayd baa is aruursatay waa midgaankii waa garscii tantoomo waa qoodho salaax cudhay huwanta u ufataali jiray
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Ай бұрын
war odaygi aderkeen wa dawakhaay waxan is wada haysta ayuu ka yaabay adero is deji dhiig kar ha isku tridie buurmadowna da tolkaa daa iyaguba kuwa kale tolkood khaladna kama qabtan mana magaane arabna hj odhan baa tageerta wadankana loogmabaqyao sidan aminsnahay isaaqa odhan tabaabaro wa u bahan yihiin cadowgeena bataye nin walowba tababaro samayso huabakaan faiido malaaha tolka iskula soo jeestaa hase aahate cadowga ka tashada isaaqow inta idinka isu muuqtan kursigan walahay hada maalka umad u ordaysan aakhiro ayad badeen hadii wanag u ordaysan kii wanag doonaya ilahay ha noogu dhiibo
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 Ай бұрын
Hala dhimo mushaharka baarlamaanka iyo autortigaba caalamkiibaa yaaban wadankan dadkiisii bakhtiyayo ee mushahak aan wadamadamada Hore u maray aanay qaadan waar Isla yaaba
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 Ай бұрын
Dan iyo duco jabhad maahe, halkaa iska hubso
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 Ай бұрын
Daniyo duco ma buurahay gashay war ciise muse xaal sii
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Ай бұрын
QARAN DUMISKAN CALOW GACANTA HALOOLA TAGO
@omarjama7627
@omarjama7627 Ай бұрын
Cali duul duul Rageedii
@NurGacan
@NurGacan Ай бұрын
Dibjirkasta ooo gaajo ku so Koran dalakan aaan u dhimanay maalin walaba waxay haragaysa kaga dhax hadli mayaaan
@SulemanSheikhAdam
@SulemanSheikhAdam Ай бұрын
Waaaar jaaahilkan afka dunsan nuuceebuuu cabaaaa,
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Mohamed abiib dad aya doortay ku biyo cab
@KareemHussein-yr3yp
@KareemHussein-yr3yp Ай бұрын
Leebaan shuluq dheh dabo shuluq maaha
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😢😢😮😮😅😅😊😊😊
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Ninkan waalan ee ma huwanbaa caliyow
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 17 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН