No video

"Inantayda waxaan ku yidhi aabo nin gabooye ah ii keen oo guurso.." Gudd Maxamuud Xaashi

  Рет қаралды 14,714

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 100
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Ай бұрын
Kulmiye ayaa soo laabanaya !! Insha Allaah
@nopenope2364
@nopenope2364 Ай бұрын
Haka yaabin
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhaber jabiyay mucaaradka walaal
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf Ай бұрын
Codkii markuu arkay inuu ku sooyeryey ku kaliftay inantayda gaboye ayan siinayaa xaarantii adguratay maxaad umada saamax uwaydiinsan wayday sodiga diinta garanaya
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 Ай бұрын
Wa kampain siasadeed nagada maxamud
@jamacali3545
@jamacali3545 Ай бұрын
Maxa gabooye gaadhsiiyey haddu soomaali joogay miyaanay hadalxumo ahayn
@SuperJirde
@SuperJirde Ай бұрын
Waa riwaayad ina xaashi wato hadaa lagu oor kacsan gabooye cod looga raadin
@ADIGAA-ANIGA
@ADIGAA-ANIGA Ай бұрын
Bal tolkisa waydiya waxay u arkaan arinkaa 😂😂😂😂
@user-wd9ix1fl6k
@user-wd9ix1fl6k Ай бұрын
Codbaad siisatay gabartaa, adigu miyaad guursatid haday dhabkaatahay,Galloway ha inooga sheekayn islaamku haku deeqo
@mustafeab7311
@mustafeab7311 Ай бұрын
Muxuu uga jeedaa nin gabooye ah iikeen gabooyuhu muxuu kaga duwanyahay somalida kale saw la mid uun maaha UK oo jin iyo jaanba ku noolyahay ayaa la daganyahay hadana Gabooye oo somali ah iyo ajanabi ayaa la is bar bar dhigayaa somalidu waa jiir haan ku waynaaday waligood ma ilabaxaan bulshoyinka ay la noolyihiina ma dhex galan wax waxanagsan sheeg ayuu is leeyahay Tuugii xunbo wayne iyo hawada iyo lacagtii eropotka cunay balo
@user-mk4nu5qm2s
@user-mk4nu5qm2s Ай бұрын
Maxaamud xashi. Wali siyasadi miyaad daba docota ader iskaga hadh waan kula talinayaaye waliga madax wene noqoon meysiid igaqoor kalmaada lakiin waxaad noqonasa. Wasiir tuuga
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Ай бұрын
Muuse ayaad malaha ku qaldaysaa
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 labaduba kala daran​@@sultanc.kariim9366
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 Ай бұрын
Gabooye, ma rabo wadani iyo isbahaysigiisa ee laayay wiilashii Gabooye ee ciidanka. Gabooye waa kulmiye. Ina xaashow raali ahaw
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
Masha Allah 👏
@sagaliina3403
@sagaliina3403 Ай бұрын
Nafta marka u yaabteen maa gabooye la soo xasuustay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
Markaad leedahay nafta ayaad u yaabteen maxa na helayx? Dhul isaaq leeyahay oo dhibaato ka jirto miyaad sheegi kartaa ? Xaasidnimo isaaq ayaa idinku dhacay wararkiina madaawano ee ku wayaga maxad u daawataan ? Hore ayaa loo yidhi ''mudane jira afja lagama dhowro""
@ahmedgedi4162
@ahmedgedi4162 Ай бұрын
Mashallah, odaygu barnaamijkii(su'aashi) BBC-da ee ahayd "Qabiilku Qiil Maleeyahay" Campaignkuna waa mid meel walba loo maro
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr Ай бұрын
TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr Ай бұрын
@@thejokhadaar DOQON
@user-wy8oy6jq1j
@user-wy8oy6jq1j Ай бұрын
Tuggii.ayaa.hadlaya.wali...ilaa.laxidho.xishoon.maayo
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Beenaale,hadasnu haynaa inan gabooye ah ee u diyaar garow,ma sidaas baad cod beena gabooye kaga dooneysa.
@m.hirsihaji7051
@m.hirsihaji7051 Ай бұрын
Ilaahayoow Ya qalbigaGa na tusa ina xashow
@maxamudabdiqqadir
@maxamudabdiqqadir Ай бұрын
Siyaasado meelkasta yay Galin waa intaasoo lanooladaaye
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu Ай бұрын
Hhhhhhh
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Ай бұрын
Tug Issac sorry cadow somaliland ayaad tahay
@m.hirsihaji7051
@m.hirsihaji7051 Ай бұрын
Tuugii ugu waynaa ee habarjeclo waar soo baydh
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Ай бұрын
Maxamuud xaashi waa Gob Gob dhashey soomaalinimo waa maqaam sare
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Jookarka siyaasada somaliland mr Hashi
@user-wy8oy6jq1j
@user-wy8oy6jq1j Ай бұрын
Ilaa.laxidhoa.xishon.maayo
@ADIGAA-ANIGA
@ADIGAA-ANIGA Ай бұрын
Inantana wala guursanaya , codkana gabooye ciduu doono ha siiyo , reerkan marka wax laga rabo ma laso dhaweya 😂😂😂
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 Ай бұрын
Waar waxani waa nacas Gabooye dan kama laha ee halkaa wuxuu ka raadinayaa in loo codeeyo
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 Ай бұрын
Beenta cad xishood macaalinka afka ayad Birmingham Ingiirska ka aheyd.
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Ma dhabbaa dardaarankaasi,codbuu ku raadinayaa,odaga quusbaa ka muuqata,waa la filayey
@nurjilacow3627
@nurjilacow3627 Ай бұрын
BEEN BADANAA 😂😂
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Tuug tuug dhaley biyo xireenkii xunbo weyne 4.5m!$ iyo hawada somaliland 3.4m$ iyo garoonkii cigaal 2.5m$ xagee geysey lacagtii aad xadey
@Asiya0751
@Asiya0751 Ай бұрын
Masha Allah waa runta
@m.hirsihaji7051
@m.hirsihaji7051 Ай бұрын
Nacas kii ugu liitay ee hj waakan
@jamaalmohamoud1887
@jamaalmohamoud1887 Ай бұрын
Raga somaliyed Awalba way idinku xaman jireen ilkayarta
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng Ай бұрын
Kaa waxba cunayne ayaa la waayay maxaa lagu falayaa mid ilko waaweyn ee aan waxba reebeen😅😅
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Gabooye 2 naagood ok Isaaq ah iyo mid hal naag oo Isaaq ah qaba waan soo arkay wax kale maad haysaa? Gabooye lacag haystaaa Isaaq oo dhanbuu guursan.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Ай бұрын
Gabooye waa kaah iyo wadani.
@engab001
@engab001 Ай бұрын
Barkhad baa jooga haday kaa dhab tahay
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Ай бұрын
MAXAMUUD XAYRAAN MARKUU DOONO MAXAA DIIDAYAA IN SHISHEEYE LA GUURSADO WAX DHIB AH KUMA JIRTO. LKN ANIGU WAXAAN JECLAY IN UU MADOW MUSLINIMO KU DHASHAY YAHAY MUSLIM AWOOW KA AWOOW AHAA. NIN CAD DEE MA QAADI KARO WAAYO WAABA IS GUBAYNAA🔥 CADAAN IYO MADOWGA WAA IN WAX U DHEXEEYAN
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 Ай бұрын
Weliga madexweyane nogon mayisada m xaashi aniga Rayigayaga nogon mayisadi
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 29 күн бұрын
Subxaanallaah odaygu wuxuu sheegayo ma runbaa Allow xaqah adaa u hiiliya 😂😂😂😂
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 Ай бұрын
WAAR MASAAJIDKA CAYAARTA KA DAA
@warsanismael7739
@warsanismael7739 Ай бұрын
Inantana waa kagudooney codkana waanu kuu hureynaaye Guuleyso
@faisalosman9906
@faisalosman9906 Ай бұрын
Asc
@omarabukar568
@omarabukar568 Ай бұрын
Laacibka siyaasada somaliland guileeyso
@ZekeriaOsman-jc1pg
@ZekeriaOsman-jc1pg Ай бұрын
Waa iska caadi waa eryada dadka reer Hargeysa lagu beerlaxasado, waar gaboye ma jiro taas ogaw mida kala dadka ad Gaboye ku sheegeyso maanta guurka xanuunka waa ka bugsadey, ugu danbeyti Aji waa ayo SL ma ku nool yihiin
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr Ай бұрын
TUUG xaashi TUUG
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
War gaboyow gabadha Maxamuud ku yaaaca
@rashiidsaleban4162
@rashiidsaleban4162 Ай бұрын
Hhhhh waa sheeko kalee 2024 maa nala xasuustey 😂😂
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 Ай бұрын
Huunguri baa kaa hadliniya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
We maad walatay Oneonta maxaad ugu soo dhegaysta khudbada
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz Ай бұрын
Maxa keeney gabooye meesha cod Baan rabaa miyu yidhaahdo hadalkaasi waa yasid
@Idriss-zy4vf
@Idriss-zy4vf Ай бұрын
Barkhad Batun ayu inaantisa la baryaya kkkk😂
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr Ай бұрын
TUUG TUUG xaashi
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Gudoomiyuhu waa afmiishaar waa cod iyo xusbi Doon habar jeclooy waad aragtaan
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr Ай бұрын
TUUG xaashi
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc Ай бұрын
Qofdiinlaa dhaarta iimaanlaawe
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali Ай бұрын
Hadaad Doonto Aabo Waan Kuu sheegayaaye inan Gabooye Ah Guurso " Bal Micnee Ereygaa Hadaad Doonto " Dardaaran Nuxurkii waa samee se Maaha Hadaad Doonto
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey Ай бұрын
Libaaxi So dhaaf Hawadii ilaa inantii dhamayso la yaabka
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
Soomaalidii oo dhami waxay ku waasheen isaaq bal eeg comment-ga wararka isaaq inta ay daawadaan ayay niic iyo cay nala daba joogaan anagu wararkooda ma daawano hadalkoodana ma dhegeysano laakiin hore ayaa loo yidhi "" mudane jira afka lagama dhawro"
@user-ui7ff4rq5l
@user-ui7ff4rq5l Ай бұрын
Gabooyana macodbagalay
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
INTADA WAA INAN WAANGSANE SII INAN GABOYE XOOLAN UUGU DAAR HADA RUUN KAA TAHEYE
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 Ай бұрын
Kulmiyaha gabalkiisu dhacay waa adiga iyo xirsi
@user-hk9ti6lk1x
@user-hk9ti6lk1x Ай бұрын
Ina xaashi inantisa anaa la hadala gaboyow iska ilaaliya iminkapa 😂😂ninka fahma codpuu rapaye😂
@m.hirsihaji7051
@m.hirsihaji7051 Ай бұрын
Car hadad rag tahay inantaadz u guuri gabooye aanu madaxa ku salaxnee
@abusultan011
@abusultan011 Ай бұрын
Ma codkii doorashadaa galay beesha gabooye
@abdijama6977
@abdijama6977 Ай бұрын
Waxaa halkan ka buuxa kuwii ka XUMAA Madaxweynaha mustaqbalka kanaxow naftaa waa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
INTASE WAA INAAN XAALCUNE WAATE KAA GUURTYE GURIGE INGERSKA KAA EBSTYE TEEDH SALADA IGUU BIXIMYSO KAA GUURTYE😅😅😅😅
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
BEENBAAD UMADA USHEEGAYSAA CODKI HALKAANA MIYUU KULA GALAY HORE WAXAAD TIDHI MASAJIDKA WAXAANU UGALNAA HEBELO COD AANU KADOONAYNO SIYAASIGU WAA INA GUMEED WAA RUN OO SIYAASIGA XILIGAN WAA INA GUMEED
@mohamudosman8845
@mohamudosman8845 Ай бұрын
Hawaii Somaliland imisa ayuu jebka kushubtay. Montreal Quebec. Nacas, doqon ayaa Lagu sheegay
@hassanadan1233
@hassanadan1233 Ай бұрын
Maxaa.cusub
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 Ай бұрын
Munaafaq
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Good Idea 😂
@dacar2345
@dacar2345 Ай бұрын
Hayaay hayaay ma halkaasay bahashii kula maraysaa iimaan laawe aan waxba ka xishoon ayaad ahayd
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
7O KII MILLYON EE ADA KAA XADAYE MEEYE KAA MADHATYE WAATN AA DAWACO WALLAN UU EEKATYE ORODO ISKA FADHISO OO CUUN XARANTADS😅😅😅😅😅😅
@---bk4lg
@---bk4lg Ай бұрын
Been badana 😂
@abdiqowdhan1871
@abdiqowdhan1871 Ай бұрын
Waryaadha habar jeclooy miyan lanoolaan doonin siyaasad xumadumeelkasta ayay in gaadh siisay anigu waxaan leeyahay dadkan madax nimada noonayaa way waalanyihiin dadka noo caasa casharo haloodhigo
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa mudane maxamuud xaashi cabdi hadduu run sheegayo ha guursado gabadh gabooye ah. 2.0. Wuu haystaa lacagtii uu hawada ku gadtey iyo tii uu ka dhacay shacabka somaliland. 3.0. Hadduu sameeyo sidaasi waxa la dhegeysanayaa hadalka. 4.0. Wuxuu doonayaa kelliyaatta waa cod uu kursiga ju fuullo. 5.0. Habar jecladu waa dawaco khiyaamo fara badan taqaannaa waana khiyaamo socota. 6.0. Hadraawi yaa wuxuu ka hadli jirrey quudhsigu qiil ma leeyahay. 7.0. Waxay ujeedkiisu ahaa inuu gabooyaha laga daayo hayb sooca iyo quudhsiga. 8.0. Waxa la wadday maryan ursal ciise oo lawada yaqaanno. 9.0. Maryan waxay timid hargeysa iyadoo lacag fara badan sidata. 10.0. Waxay dhahday waxan ka dhisayaa dugsi hoose /dhexe xaafadda daami ee gabooyuhu degaan. 11.0. Mudane hadraawi kaaley oo ka soo qayb gal waxanan u bixinayaa magacaaga oo ah dugsiga hoose/ dhexe ee hadraawi. 12.0. Wuxuu ugu jawaabay gabooyaha suldaamada waaweyn ee dhintey ugu magac dar oo u bixi. 13.0. Aniga magacayga hadraawi u bixin mayside raallina iga ahow waxaanad samaysaa beeshaada u yeedho way fara badan-tahay. 14.0. Waakan maxamuud xaashi cabdi khiyaamadii dawacada madasha meherka amaba arooska kaga soo dhex hadley. 15.0. Maxamuud xashi cabdi alla ku qabay beentii yaacdey ee la gaadhi waayey ayuu welli daba socdaa. 16.0. Maxamuud xaashi cabdi waxa loo yaqaannaa been yaacday oo keymaha jiqda ah gashay. 17.0. Dawaco ciddina kaa dhegeysan mayso khiyaamada aad akhrineyso. 18.0. Waxan ku dhahayaa maxamuud xaashi cabdi futo xun waxba lagaa dhegeysan maayo. 19.0. Waxan ku dhahayaa futo jillicsane ma adigaa hadli karaya. 20.0. Waxan ku dhahayaa daba buushle nigiska buushka ah eed futada jillicsan ku adkeyso iska bixi oo tuur. 21.0. Maxamuud xaashi cabdi waa been yaacday oo futo jillicsane ah.
@mohamudosman8845
@mohamudosman8845 Ай бұрын
Mohamud Hashi aabihi maangab kuyiddi,, Mohamud Hashi was nacas, daadhan oo uu deertahay dhoqoniimo
@mahdiahmed3331
@mahdiahmed3331 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk Oo adiga iyo GABOOYE maxaad kala tihiin
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 Ай бұрын
Adeer Doqoniimada kalatag inanta Dhaqan xumada Macod ayaad sisanaysa Inanata Markad sobixi wayado 2 khasare Sug okugu dhaca
@m.hirsihaji7051
@m.hirsihaji7051 Ай бұрын
Is jejebi dhinacydanada ka laafyood
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt Ай бұрын
Shame on you. Siyasadii ma inad carurtadii ibiso ayey kula gashey.
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Maxamuud xaashiyoow halkii Sacad muuse magabooyaa kuu buuxiyay masha allaah yaan 2 kub oo xaadle lagaawaayin marka lagaa soodoono inantaada haka dhuuman
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
WALAAHI WAXA FOOL XUMO AH KUWA KUU SACABAYNAAYA EED MUSTAQBALKOODII HOGA KU RIDAY TUUG DIB UDOORAN MAYNEE HANAGU DAALINA ALLE AYAANU IDIINKA DACWOONAY NOOMA KEENAYO IDINKA IYO KUWO IDINKOO KALE AH
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w Ай бұрын
Beenaale Waxaad ku tidhi ingiriis ii keen
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Family issue 😂 Maxa nag galay woxo intisaa ku yri. سخيف وش دخلنا في بنته هذا سياسي. 😂 آلي الانحدار
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
waar sheeko xumaa waaba ninwayne gabooyuhu miyaanu gayaankeeda ahayn mise siyaasad ayaa halkaa la gashey qoladanisaaqana sheeko xumo ayaa lagu nacayaa iyo badhaacis
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Waa intay reerkiina odhan jireen ood copy garaysay. Ninkan jokar booli qaran baa sidii reerkiina badhaacinaya oon sidii isaaq u hadal, isaaq laguma aqoon inay caarkooda iyo hablahooda guud tay dhaleen daayoo cod ku xaraashay oo ku bahdilan. Ninkani waa idinka laxeey naga dhimay inantaa suduu u bahdilay darteed uu cod ugu raadsaday Gabooye waa dad islaama oo dadka la mida Reer wax dheerina if iyo aakhiro ma jiro, Ee siduu inanta u galaa gunnimo ah
@m.hirsihaji7051
@m.hirsihaji7051 Ай бұрын
Beenaale
@ahmethawila.c.a6536
@ahmethawila.c.a6536 Ай бұрын
Waa Sarifle Caadiya 😂😂😂
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr Ай бұрын
TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 70 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 31 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 13 М.
MA JIRAAN WAX DOORASHO AH OO KA DHACAYA DEEGAANADA HABARJECLO.....
18:04
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 27 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН