INTAN HADI HADI ADAN FAHAN SANEN GURIGAGA WALIGIS SAAS BU AHAN

  Рет қаралды 7,723

Ruumi Channel

Ruumi Channel

9 ай бұрын

#ruumikitchen #subscribe #like #share #byruumikitchen #dhiragalinta #jadwalka ‪@ruumichannel‬ ‪@ruumichannel‬

Пікірлер: 50
@khaalidahmednur2067
@khaalidahmednur2067 8 ай бұрын
Masha allah walashay wan kahelay wanadada allah haku barakeeyo ❤❤❤❤
@SumayaBashirSuu-dv5sr
@SumayaBashirSuu-dv5sr 9 ай бұрын
Allahuakbar.geber din leh waye ruumi ma❤❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@user-it5nk8uu2r
@user-it5nk8uu2r 9 ай бұрын
❤manshallah tabarakalaah alle haku barakeeyo habaryar macn
@munacabdinuurmaxamed2333
@munacabdinuurmaxamed2333 9 ай бұрын
Maash Allaah waa talo fiicn lkn aniga waxaa lagu nacay telafan ma qabtida wayo hosha ayaanba ku walanahay shugran quruxey❤❤❤
@saabiriinmaxamed9256
@saabiriinmaxamed9256 9 ай бұрын
Gacmahaad kahadlaysaa manta ruumiyay hhhh kujecli
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد
@hami6hadaf
@hami6hadaf 9 ай бұрын
Mnsha allah ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 ай бұрын
Manshaallah absolutely 💯
@balahiomar8083
@balahiomar8083 9 ай бұрын
Masha allah 🎉
@user-rm6rq9xn5s
@user-rm6rq9xn5s 9 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤
@user-dq7ns8ws4j
@user-dq7ns8ws4j 9 ай бұрын
Manshaa Allah
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 3 ай бұрын
Masha Allah abaayo sax 💯 ❤❤❤
@ashahirsi9193
@ashahirsi9193 9 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 9 ай бұрын
Masha Allaah ❤❤❤
@som1
@som1 9 ай бұрын
mash Allah waa saxxxx boqolkiii boqol
@user-yi5ty6rl7k
@user-yi5ty6rl7k 9 ай бұрын
Waa xaqiiq ruumiyeey
@fadumomohamedfarah5305
@fadumomohamedfarah5305 9 ай бұрын
Maashaa allaah waa xaqiiq arinta aad kahadashey
@duniyaismail4540
@duniyaismail4540 9 ай бұрын
Mash Allah that is so true sister thank you for your advice
@xamdacabdilahi6508
@xamdacabdilahi6508 9 ай бұрын
Manshaa allah tabaarakallah aad Baan kuugu mahad is qiruxeey
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 9 ай бұрын
Masha alaah hoyo waahowl hoyo waa dadal meedhan hoyo waa in ay jadwal samaysataa❤❤❤❤❤
@fardowsamaxamed4594
@fardowsamaxamed4594 9 ай бұрын
Masha Allah wll xaqiiqda ayaadka hadashaaa❤
@soumayasafi8104
@soumayasafi8104 9 ай бұрын
Rumiyey wanku salamay hpptih
@user-bt2qd3qf7f
@user-bt2qd3qf7f 9 ай бұрын
Asc abyo macan wafican tahay 2 ada uqeybisay wasax
@SamsamAbdi-xg7dd
@SamsamAbdi-xg7dd 9 ай бұрын
Alle haku xafido
@xamdacabdilahi6508
@xamdacabdilahi6508 9 ай бұрын
Thanks alot
@zawjatulfarhan839
@zawjatulfarhan839 9 ай бұрын
Rummi waa kusalamay mcnto
@-farhia
@-farhia 9 ай бұрын
Dumarka Hal mid hadey fahmin la haayen Nolsha wayku raa xaysan la haayen Wana midaan Masuuliyad badan dusha ha iska saarin Nolsha normal u ahow howsha badan jooji nagta gaarida Horey bay ugabowda Lkn Nagta Balida Oo aan masuliyad badan iso sarin nafteyda iska saarta Masuuliyad ween nagta horey uma gabowdo Lkn Xaalimo gaariley dhipka Haysta waxa waye nafteda uma jeedo guri cunto nin carur bay ujeeda marka shaxda fahma siiba gdhha yar yar
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 9 ай бұрын
Sax wallahi mashaallah walashey ❤❤❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 ай бұрын
Aniga runtii waan xoog furanahay lkn xanun ayaa iga daba yimid wax yar markaan qabto said baan uxanunsanaa lkn intaan is adkeeyo aaan hora uga sii socdaa
@mariaseidxuseen2279
@mariaseidxuseen2279 9 ай бұрын
Alle haku barakeeyo qurexey barmijyadaan aad baa logu bahanyay
@saabiriinmaxamed9256
@saabiriinmaxamed9256 9 ай бұрын
Sax weeye taleefanka anaa kulamida manajecli ano hawlqabanaya inaan taleefan kumashquulo
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 9 ай бұрын
ruumiyey aniga wan daalay shaqo guri sidaan unhaayey ilmaheygu waa yar yar hormarna wan rabaa inaa gaaro hadana waxba ma bilaabo
@farxiyamalin
@farxiyamalin 9 ай бұрын
Adi waxaan dhageystaa markaa shaqeynaayo
@honeyyusuph5892
@honeyyusuph5892 9 ай бұрын
Mashaallh abayo mcntoo waxa tahay hooyo iskufilan ah allha kusiyadiyo🎉❤
@user-wm6vg4yl1h
@user-wm6vg4yl1h 9 ай бұрын
Masha allaah wadadaalasa isga ilaali in ad bidixda ad wax ku cabto wa nasdexo intaasi
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 ай бұрын
Waa camera da wll
@ruumichannel
@ruumichannel 9 ай бұрын
Waa cimirda bidix waxba kuma cabo qof islam ah ban ahay
@ruumichannel
@ruumichannel 9 ай бұрын
@@boqoradacadar waa runta wll caqliga allaha ku barakeyo
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 ай бұрын
@@ruumichannel aamin quruxey abaayo ruumi malin baa talo isiisay ano xaamila ah abaalkaaga ma gudi karo qalbiga ii qabojisay marku caruurtayda aabohod gabdha calooshayda kujirtay ka naxay waad idajisay waan dhagaysiiyay Video kii masha allaah asagana baari buu inoqday rabi baa igu kaaso dhiibay
@boqoradacadar
@boqoradacadar 9 ай бұрын
@@ruumichannel dadka waan kaa jeclhay
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 ай бұрын
Kkkkkk runey walaley aniga miyaad iogeyd wlhi habenkii anoo dalan baa waxaan dhahaa manta dhana ma nasan waxaan qabtayne ma aqaan 😂😂😂😂😂
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt 9 ай бұрын
Hhh😂 walhi tabtaasan ahay waliba caruurtaan ku xanaaqaa hadan shaydaan kaa iska naara❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 ай бұрын
@@ZimanAbdirisaq-ug3xt hhhhh
@ruumichannel
@ruumichannel 9 ай бұрын
Sheydanka naar waad shaqeysa jadwalka same oo naso kkkkk
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 ай бұрын
@@ruumichannel insha allh xbbty
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 9 ай бұрын
Dumarka Soomaaliyeed inta badan xagga diinta kuma ficno xataa diinta mabartaan ufiirso xaga waxbarashada maadi ayey ubadan yihiin intooda badan quraan maqristaan salaada ayaaba qiilqiil ku yihiin ayagoo haawl aduunyo ku mushquulsan
@umanajmo6684
@umanajmo6684 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Sax ilahay ha nafaxamsiyo
30 SANO MARKAN GARAY MAXA ISKA KEY BADALAY
12:58
Ruumi Channel
Рет қаралды 10 М.
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
NOLOL MALMELDKI RUUMI IYO QOYSKEDI
16:05
Ruumi Channel
Рет қаралды 10 М.
WAA Muhiim Qorshahaga Inuu Ku Dagan Yahay  Intadan Falin KA Fiirso
12:33
5 Talo oo Fudud oo Lacagtaada……….??
5:52
Ayanle abdirashid
Рет қаралды 2,8 М.
MANTA YAA RUUMI CASUUMAY. IYO SIDAN ISKU DIYARSHAY + MY NEW DAHAB
11:04
WALIY MAKU DACWEYEN QEYB KA MID AH HOYGAGA
12:01
Ruumi Channel
Рет қаралды 11 М.
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37