INTERNETKA hadii aan Iska xirno FAAIIDO ama QASAARO | Maxaan kabartay SOCIAL MEDIA LEAVE

  Рет қаралды 4,784

Dr Adnan Abdallah

Dr Adnan Abdallah

2 жыл бұрын

Пікірлер: 87
@amaalmaxamed7769
@amaalmaxamed7769 2 жыл бұрын
waa fikir fiican wllky waan tijaabin insha allah👍👍👍👍👍
@maahir4988
@maahir4988 2 жыл бұрын
Sharaf iyo garaamo gorkaaga ha ahaato dr
@kawsaraxmed6702
@kawsaraxmed6702 2 жыл бұрын
Waa run oo social media waqti buu inaga lumiyaa hadana iskama dhaafi karo anoo og in uu time iyo dhaqaale igaga lumayoo balsee anan anuu waxba ka faaiidayn qofka biniaadamka ahi suu mustaqbal fcn u samaysan lahaa isagay gacantiisa waan isku deyayaa inan iska joojiyo internet inshallh illhy haygu guuleyo
@omarsheikhhassan6645
@omarsheikhhassan6645 2 жыл бұрын
Mahdsanid dre waa arin wanagsan inshallah waa tijaabin doonaa
@abdirisakalimahamud4964
@abdirisakalimahamud4964 2 жыл бұрын
M.a DR waa arin wngsn wana tijabin dona si aan guulo bdn ugaaro 🥰😍
@alihajji8297
@alihajji8297 2 жыл бұрын
Masha’allah Dr dhiiragalintaada waad ku mahadsantahay
@doctorjeyyyyy
@doctorjeyyyyy 2 жыл бұрын
Waxan mudo Labo Bilood ah Ka maqanahy Aalada Facebook ga ilaa iyo hada ma arag Qof iwaydiiya maqnashiyahayga. Hocam Qodobkaasi waa sax !!
@abdulahiabdimohameddirie2830
@abdulahiabdimohameddirie2830 2 жыл бұрын
I'm first one ✌
@qaalibilan213
@qaalibilan213 2 жыл бұрын
jazaakal Allah Dr
@ramlamahamed7972
@ramlamahamed7972 2 жыл бұрын
Wlh waa run mobeladen na wato inan ka soo harno waaye Challenge diyar una hay shukran Dr Adnaan
@shamsoosman9877
@shamsoosman9877 2 жыл бұрын
Masha allh Dr video wn sugayay maskax daada alle hku barakeeyo 🥰🥰🥰
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
Fikrad fiican ayaa u arkaa inaa leave kaqaadano runti.
@abdirahmanatoch620
@abdirahmanatoch620 2 жыл бұрын
Welcome back Dr
@faadumoaxmed9943
@faadumoaxmed9943 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan uga helay waxqabadkaas fiican ee aad samaysay walaalkay 💯 inkastoo aan jeclaa inaan iska xidho hadda online aan waxku barto ayaa ixanibayo Insha Allah inan manage gareeyo inta igaga dhex lunta ayaan isku deyayaa . Mahadsanid jasaakalaah khayr.
@zakariaahmedmohamed4119
@zakariaahmedmohamed4119 2 жыл бұрын
waad ku mahadsantahy talooyinkaga wacan dr.
@mymomiseverything7358
@mymomiseverything7358 2 жыл бұрын
Thanks dr
@cabdimalikcadde8991
@cabdimalikcadde8991 2 жыл бұрын
Masha allah dr Cashirdi noo bilaaw
@suhaybabdirahaman543
@suhaybabdirahaman543 2 жыл бұрын
Welcome back dr adnan Abdallah wll
@sayidali7270
@sayidali7270 2 жыл бұрын
Welcome back dr adnan wll
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
MashaAllah video gaan waqtigisu ku imaaday jazakallah ❤Dr
@sundus317
@sundus317 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad
@qoslaayeproduction899
@qoslaayeproduction899 2 жыл бұрын
Cabaar ka hor ayn kusoo booqday waan ku waayy😭hadda markaa muqlkn arky m.a
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 2 жыл бұрын
Guulayso wll waa war aad uwanaagsan 👍🌹
@zinmarkabdulahi1964
@zinmarkabdulahi1964 2 жыл бұрын
Mahadsnd dr
@nimcoahmed6795
@nimcoahmed6795 Жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah wlhi waan ka helay dr video gan runtii social media anigu wakhtigeygii ila qaybsaday wakhtigeyga ubadana isagaan ku bixiyaa waliba anoo garanayn wax aan ka faa.iiday aan ka ahayn wakhti lumis Dr waad mahadsan tahay sidaad video gan noogu soo gudbisay waana tijaabinaya challenge gan wixii iga soo baxana waan kula soo wadaagi doona insha allaah dr waliba isla maantadan aan qorayo qoraalkan ka bilaabaya
@DrAdnanAbdallah
@DrAdnanAbdallah Жыл бұрын
Waan kaa sugayaa natiijada kaaga soobaxdo insha Allah
@abdiaziizabdillahi7033
@abdiaziizabdillahi7033 2 жыл бұрын
Dr adnaan Apdillahi hsn allah kusharfo Guuleyso mrwlpa waxyaaba badanaa Kaafaaiday
@firdaushassan2082
@firdaushassan2082 2 жыл бұрын
Thnks Dr adnaan jazakA allah kheyr really maanta udanbesay guriga telka tooshlaha ama niiclaha ayan ka raadiyay inu yaalo 2month break inaan qaato ayaan goan ku gaaray hada ayaana arkay clipkaga aad ban ula yaabay
@drsaiidbarahow6529
@drsaiidbarahow6529 Жыл бұрын
Saxwaayo runtii bulshada hadalka
@sadiaalim983
@sadiaalim983 2 жыл бұрын
MashaAllah
@ikraminahmowleid8993
@ikraminahmowleid8993 2 жыл бұрын
Mnzha Allh waa fikir fican 🙉🔥
@barwaaqomaxamuud5231
@barwaaqomaxamuud5231 2 жыл бұрын
Waa go aan wanaagsan Ana insha alaah waan soo. Tijaabin
@jawahermoallim4751
@jawahermoallim4751 2 жыл бұрын
Thnks dr I did last 3 days & got more time than I used to have, your this clip supports me to hard my decision
@naimoibrahim7454
@naimoibrahim7454 2 жыл бұрын
Wcs dr:Adnaan, marar badan waan ku fikiray go'ankaga oo kale waliba anigu waan kaga sii bahi badnahay go'aankas., Lkn go'an qadashadaa igu dhiba iisoo duceeya walaalahayow👏
@malyuunmacalin7593
@malyuunmacalin7593 2 жыл бұрын
m.a Dr wllhi arin sax jirtaa ka hadashy walow anga intabdn aan moodno inaan noolaan karin làaanti thnkz Dr dhiiragiliye
@soumeyaabdulkhaadir5307
@soumeyaabdulkhaadir5307 2 жыл бұрын
Wllhi aniga waxan iska xiray bishii ramadaan oo idil. wllhi alxm dullilah waqti badan ayaan iiso baxay mar aan quranka aqristo mar aan hurdo mar aan howlaha guriga dhameyso io sido kle waxbarashada. alxm inta badan waan iska ilaaliyaa
@user-vr8hh2ur9f
@user-vr8hh2ur9f 6 ай бұрын
Waan kula qaatay walaal! Isaga ayaa ina leh. Kawarran haddii aad KZfaq aad wax ka faa'idaysanaysid?❤
@abdirahmanxidigle6755
@abdirahmanxidigle6755 2 жыл бұрын
Masha alah dr aad bad umhdsbtgt sida aad nola wadaagty optionkan aad ka u fcn rub ahnti waxa hubanti ah mrka internetka isk dhaafno inan wax bdn qabsn karno
@ridwaan5949
@ridwaan5949 2 жыл бұрын
Wan tijabinya doctor alle haku barakeyo
@maslaxxasan5926
@maslaxxasan5926 2 жыл бұрын
Guleyso dr adnaan abdallah
@fadumomatan8300
@fadumomatan8300 2 жыл бұрын
Alla aboowow waaba ku Waala Rabaa Saan ufiirinaayay shukrin hadaan Go,aan ka qaadaa
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 2 жыл бұрын
Qofkii 4aad ahaa Dr adnan Abdallah Wan ku xiznay Casharada noosoo daa .maadama aan ardaydada nahay
@suhaymashidane3411
@suhaymashidane3411 2 жыл бұрын
Accepted this challenge i.a waxa rajen ina ka guulesto social media before 2022
@aishaabdalla9125
@aishaabdalla9125 2 жыл бұрын
Horta tiktoka anaa tijabiyay wana sax waqtiga dhanuu dhilaa 🥰
@abdikarimmusse791
@abdikarimmusse791 2 жыл бұрын
Illaahay mahaddii waxaan isticmaali jirey Tik Tok mudddo Koban Waxaan galey Gab kii ugu weynaaa Abid Mahadda illaahy waxaan Joojiyey february 2021 Waanna ka Rays Tay mar kale Waa meel fasahaada Daqiiqad Walboo Aad ku jirti wax xun un baad Arkin
@khayr.shorts
@khayr.shorts 2 жыл бұрын
Anigu waxaan aqoon kabartay internateka 70% waxaana wakhti iigaga luma 30% wax kayar sababtoo ah waxaan isticmaalaa youtube iyo wax aad u yar oo facebook ah keliya
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 2 жыл бұрын
😍😚😗 welcome again
@somaliafrikanchannel
@somaliafrikanchannel 2 жыл бұрын
I.a wn tijaabin doonaa ❤
@iqraxaaji7442
@iqraxaaji7442 2 жыл бұрын
Waad ii caqliyeysay noolow huuno
@lovelygirlhealthyandbeauty2518
@lovelygirlhealthyandbeauty2518 2 жыл бұрын
m.a wll
@somaliafrikanchannel
@somaliafrikanchannel 2 жыл бұрын
Waa arin uubahan dhakhtar go aan 📵⚘
@cabdixafiidsuleiman2915
@cabdixafiidsuleiman2915 2 жыл бұрын
240 daqiiqo aa ku jiray 4 saac Waxa searching ku sameynaye diffrence b/w connective tissue and nervous tissue Alx wax bdn ayaa ka faiday
@mohamedabdinur391
@mohamedabdinur391 2 жыл бұрын
Keep the hard work my bro
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire 24 күн бұрын
Diyaar in ader😢🎉
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 2 жыл бұрын
Dr adnan Abdallah Qaliinka c section ka soo hadal.
@mohamedc.rahman1596
@mohamedc.rahman1596 2 жыл бұрын
M.a dr adnan abdulaahi adban kugu farxay hadaladada qaar adban uga naxay qaarkamid ah
@mohamedabdulaahi3027
@mohamedabdulaahi3027 2 жыл бұрын
Dr anagoo 3 ah ayan qol wad jifnaa qof qof la hadlayo ma jiro qof walba mashqul ayuu ku jira telka
@ayaandiamond1378
@ayaandiamond1378 2 жыл бұрын
at least 3 hours baa iiga baxay dre faa'idada ugu wayn ee aan ka helayna waa daawashada muuqaalkaaga only sidoo kale waxaan ahay medical student wax ka barta jaamacdaha dalkeena hooyo khaasatan muqdisho waana ii muhiim inaan iska daayo ama aan yareeyo isticmaalka social mediaha sidoo kale talooyinka ugu haboon u ardey medicine year two ah qaadan karona isii dre Talooyinkaaga waa macquul inay wax badan ka badalaan nolosheyda
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 2 жыл бұрын
Waa mid aad muhiim ah in aan social media go'aan ka gaadho Waan rajaynayaa in aan tijaabiyo figradaa walaalo insha allaah
@abdiazizahmedmohamed2745
@abdiazizahmedmohamed2745 2 жыл бұрын
Dr Adnan in bdn ku sugenay so noqosho wcn
@drshavzah1719
@drshavzah1719 2 жыл бұрын
Waxan u arkaa fikir fiican waan ka qayb galayaa challenge gaa lkn ustaadii arday ban ahay cashar inaan KZfaq ka daawado ayaan u baahanahy sidee u maareeyaa lk wxii KZfaq ka soo hadhay waan joojin karaa waayo aniga ayaa maamula naftayda waana tijaabinayaa in sha allah
@mohamedc.rahman1596
@mohamedc.rahman1596 2 жыл бұрын
Adbay ufcnthy inaa kaqaadano leave mararka qaar lkn lays kamabadiyo sida dr.adnan abdulahi oo kle wllhi manta bulshadeena adbay ugu dhax dabaasheen qeybaha Kala duwan ee baraha bulshada.
@sakisayid4243
@sakisayid4243 2 жыл бұрын
Guulayso dr cadnan
@drahyaa
@drahyaa 2 жыл бұрын
Mahadsanid dre ka waran hadaan iska wada dhaafo maxaa dhici karo🤔💭 suaashaas aa is weediinayaa hada.
@DrAdnanAbdallah
@DrAdnanAbdallah 2 жыл бұрын
Kaba sii fiican yaa kugaarikaraayo markaas 💯
@amalroble6318
@amalroble6318 Жыл бұрын
Vedio 4mar aaadawaday waqtiyo kala duwan, sanadkiii hore ilaa maanta olamaraaayo bisha 6 markasto daawado go’an aaqataaa wana fulinwaayay😊 so wanjeclhay inaa kabaxo social media so Goan adag eubahantahy🥺
@DrAdnanAbdallah
@DrAdnanAbdallah Жыл бұрын
Hada bilow iska tir dhamaan social media apps.
@nastehamohamed2085
@nastehamohamed2085 2 жыл бұрын
Runtii aniga sanadkii 2019 ayaan tijaabiyey oo waxan aad u isticmaali jiray fecbook, go,an aanka qaatay mudo 6 bilood manan isticmaalin. runtii isbadalka aan daremy ma,ahn mid qoral kusoo koobi kro. 2020 baan kusoo laabty madx xanuun stress un baan ka qady wllhi.
@Najmanalka208
@Najmanalka208 2 жыл бұрын
M.a
@saidyusufdirie6270
@saidyusufdirie6270 2 жыл бұрын
Waa tijabo wanagsan Dr adnan guleyso
@abdiazizahmedmohamed2745
@abdiazizahmedmohamed2745 2 жыл бұрын
Waxa samesay tijaabo ay adagtahy dhalinyaro ahan in lasameyo xaqiqdana ay tahy inaysan no muqan waqtigaa bdn ee naga qasarayo we mudantahy ind xur ka noqoto Allah hano kaso 🤲🤲🤲
@mulkishariif8041
@mulkishariif8041 2 жыл бұрын
Fasax in laga qaato aade noogu fcnthy runtiii waqtigo naga qabo iyo faa'iidadaa ka helno iskuma dhigmaan qasaara ku qabnaa
@hassamizmail2899
@hassamizmail2899 2 жыл бұрын
Xorbaan ahay!
@xamdalove9502
@xamdalove9502 2 жыл бұрын
Dr waxan rabaa inaad iga caawisid imo yar oo wiil ah baa la dhahay wx laalan xiniiyihiisa ee waddankee u wacan in lagu qalo
@DrAdnanAbdallah
@DrAdnanAbdallah 2 жыл бұрын
Igalasoo xiriir Facebook: Dr. Adnan Abdallah Instagram: Adnan_dr2
@drhussien9209
@drhussien9209 2 жыл бұрын
Waar waan iska daayay, dirqi waaban dhici gaadhay
@RR-tv1pw
@RR-tv1pw 2 жыл бұрын
❤️ᴡᴀLᴀL ʀUN ᴀHNᴛIɪ ᴀD ᴀYᴀN ᴋU ᴛᴀG£ʀᴀH ᴡᴀXᴅɴᴀ ᴛᴀHʏ ᴅʜIʀI ɢᴀLɪʏᴀHᴀ ɴᴀFᴀH£ɴᴀH🥺❤️
@hij3728
@hij3728 2 жыл бұрын
Asc Dr adnan sxb maxaad kaga dooraty masar wadamada kale ee takhasuska bixiya fadlan muuqaan inoga soo samee
@DrAdnanAbdallah
@DrAdnanAbdallah 2 жыл бұрын
Wcs walaal waayahay insha Allah
@hij3728
@hij3728 2 жыл бұрын
@@DrAdnanAbdallah 🙏
@xusenxaashicali5255
@xusenxaashicali5255 2 жыл бұрын
dictore waxn waayay sharaxaadii caafimadka ee kaadi heysta waxa ii jooga wiil xanuunsan
@DrAdnanAbdallah
@DrAdnanAbdallah 2 жыл бұрын
Ilasoo xiriir walaal intii karaankeyga ah waan ku caawinayaa
@xusenxaashicali5255
@xusenxaashicali5255 2 жыл бұрын
@@DrAdnanAbdallah insha allah mhadsanid
@qaalialihusein6757
@qaalialihusein6757 2 жыл бұрын
Sacado ka hor wan wayay video sidi inan ogaa hada helay
@aidarusasad2220
@aidarusasad2220 2 жыл бұрын
urology is my choice in the near resident
Halista iyo Saamaynta Social Media
9:24
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 2,8 М.
BARNAAMIJKA  KHATARTA ISTICMAALKA BARAHA BULSHADA SOCIAL MEDIA
49:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 13 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 8 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
КОМПОТ В СОЛО
00:16
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Baraha Bulshada | Maqaal Khatar ah | Fandhaal Podcast 20 |
17:14
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
sidee qofku ku barankaraa fagaaro ka hadalka ?
6:09
Coach Suhayb Winner
Рет қаралды 322
Social Media (Af Somali)
16:47
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 3,2 М.
Dhibaatooyinka Baraha bulshada. Dr. Maxamed kaariye
18:56
MM Somali TV
Рет қаралды 8 М.
Waa maxay Kansarka ugu badan SOMALIA? |Cilmibaaris CAJIIB AH!
11:33
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 1 М.
Cashar aan ka bartay Madaxweynaheena | DHIIRIGELIN+XIMAD Muhiim ah
10:50
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 1,9 М.
Jaamacadaada Lama aqoonsandoono ! Hadii lagaaro 2024 |Xog muhiim ah.
11:46
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 8 МЛН