Is-bedelo nuucee ah ayaa sanadaha soo socda ku imaan doono Soomaalida ku nool reer galbeedka?

  Рет қаралды 24,030

Hereri Media

Hereri Media

2 ай бұрын

Is-bedelo nuucee ah ayaa sanadaha soo socda ku imaan doono Soomaalida ku nool reer galbeedka?

Пікірлер: 95
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Masha Allah waraysi qiimo badan iyo labo masuul oo indhaha qurba joogta soomaaliyeed ah.
@Safiya-lm3kr
@Safiya-lm3kr 2 ай бұрын
Waa xaqiiqo si hufanbuu sheekhu uga hadlay ilaahay soomaali haku anfaco
@user-ok7yy4ou3f
@user-ok7yy4ou3f 2 ай бұрын
Aamin
@FarahsaninaHassan
@FarahsaninaHassan 2 ай бұрын
Very interesting and informative, may Allah bless you both
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 ай бұрын
Good program mahadsanid
@yaasirahmed9281
@yaasirahmed9281 2 ай бұрын
Macha allah
@Maaxduran7009
@Maaxduran7009 2 ай бұрын
Hareriyow ader marlabad noso qabo Wllhi waxbadan oo khibrad ah ban kafaiday thank you adiga iyo aderoba
@Abdallagaani.
@Abdallagaani. 2 ай бұрын
Walahi labo indher garad aya is helay, mahadsanid mudanayaal
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk Ай бұрын
Mashallah
@jibrilmohamed5989
@jibrilmohamed5989 2 ай бұрын
Mansha allaah👏
@khalilomar3962
@khalilomar3962 2 ай бұрын
Aqoonyahan aqoonyahan waraysanayo. Mar kasta oo aan daawado qof aqoon leh waxan dareemaa in wakhtigayga aan ku bixiyey wax qiimo leh oo anfac ii leh
@ibrahimhirsi7264
@ibrahimhirsi7264 2 ай бұрын
Waa wake up call arinkani! Soomaalida waxa halkaa dhigay waa hogaamiyaha xun ee aan wax danguuda ka fakarayn.
@djmaamis3167
@djmaamis3167 2 ай бұрын
Maanshallah waa talo ubaahan in wax lagu qaato Mahadsanid sh xassan iyo weriye Cabdisalaan Herari
@AbdinouAhmed
@AbdinouAhmed 2 ай бұрын
Maasha allh
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@drabdillahisaid17
@drabdillahisaid17 2 ай бұрын
great interview, thanks
@user-tp7fk5xb5h
@user-tp7fk5xb5h Ай бұрын
Mahadsanid waxbadan kafaaidne
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Masha Allah. Waraysi heer sare ah . Allah ha idin xafido ❤❤❤❤❤
@s.o.6544
@s.o.6544 2 ай бұрын
Waa waraysi aad muhiim noo ah & Jiilka soo socda. Mahadsanidiin
@awadabdullaahi7843
@awadabdullaahi7843 2 ай бұрын
Sheikh aad & aad buu u maahsan yahey talo wanaagsan buu bixiyey
@nurmohafarey1971
@nurmohafarey1971 2 ай бұрын
MASHA ALLAAH
@zinaqurux
@zinaqurux 2 ай бұрын
Mashallha waa barnamij fican allha inixafido hereri iyo sheekh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘👑👑👑👑
@cabdifataax3739
@cabdifataax3739 2 ай бұрын
Cabdi salaan iyo sheekhu waa mahadsan tihiin
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 ай бұрын
Waa sax waxaaso dhan
@FariintaIslam-ka
@FariintaIslam-ka 2 ай бұрын
Xog, waraysi, heer caalamiya.
@madiinacali978
@madiinacali978 Ай бұрын
Guryaha Halal maku iibsan karaan yagooo Ribo qaadan
@ibrahimkasimsiyat
@ibrahimkasimsiyat 2 ай бұрын
Allah hanoo xifdiyo Culimadda Soomaaliyeed
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Sheekh Xasan.
@yasinhusien1372
@yasinhusien1372 2 ай бұрын
Waa wareeysi taariiqi ah “socio economic changes” Waa in la raadiyaa dad Somali ah oo ka shaqeeya sida loo raadi
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 2 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 2 ай бұрын
Somali wey sii dabar go'aysa, xata wadanki waa la jarjarey🥲 60-sano hada kadib masii jiri doono😔
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
waxaad u hamuumantahay in xamar lagu soo noqdo markale ood islaamka bililiqeysatid maatidana xasuuqdid dhici mayso taasi.
@khaliifsalaad7488
@khaliifsalaad7488 2 ай бұрын
Qofkii dhegaysta waraysigaan wuxuu ogaanayaa qiimaha ay leedahay aqoontu. Waayo aqoon yahanku wuxuu ka fekeraa badbaadinta ummadooda ee kama fekero xeendaabka gurigiisa oo keliya. Khayr Allaha idin siiyo labadiinaba.
@abdullahialiabdi6035
@abdullahialiabdi6035 2 ай бұрын
Waa barnaamij aad u fiican oo ah musiibada qurbaha runti waa mid walwal leh
@khadraali8373
@khadraali8373 2 ай бұрын
Waa barnaamij aad uqaymo badan waabaku celceshaday eenoosobadiya kuwaanokale dhadhan gaara bay nooleedahay hadaanay reer U.S.A illahay Somali hakuxafido meelkastoy caalamka joogaan
@user-ds6dv4pq7y
@user-ds6dv4pq7y 2 ай бұрын
NOOCEE/NUUCEE
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 ай бұрын
Soomaalida wiilkii ama gabadhii Soomaaliya la geeyo waxa la dhahayaa waa dhaqan celis oo waaba la caayayaa oo waa doqon baa la oranayaa. Waa barnaamij muhiim ah.Mahadsanidiin.
@fatuh4811
@fatuh4811 Ай бұрын
Smart sheikh, ilahay umadeena ha xafido, wiilshow wax barta aad hablaha somaliyeed hanataane, hadii kale mid ajaaniba oo ku tidhaah maanta adaa weelka xalaya ku sugaysa😂
@beerdilaacshe658
@beerdilaacshe658 Ай бұрын
Naag maa aduunka laga waayay duca ugu dareenaa. Teeda kale somalia ayaa gabdha fiican laga heli oo dhaqasha leh islaanima leh oo somali leh
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Ай бұрын
Naag laan miya adunka ka dhacdhaay?? War ya ilahey yaqana . Anaga hano walwalina ee dantina racdo
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Sheekha wax kasta waan ku raacsanahay marka laga reebo fikirka ah in somalidu meel wada dagto waayo somalidu waxay ku qurux badan yihiin inay umada ku dhex jiraan laakin hadii iyagu meel wada dagaan ceebtooda ayaa soo baxaysa iyo inay dad liita yihiin sida Somaliya ay u tahay dalka ugu liita Africa, nin gurigiisi urayo oo bakhtiyay muxuu dhisi karaa
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 2 ай бұрын
Waa warkii ugu dhiilada badanaa ee ugu khatarta badnaa jahanama dhexdeeda ubax kama bixi karo haba yaraatee
@osmansheikh2116
@osmansheikh2116 2 ай бұрын
Kkk
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 Ай бұрын
Sheekha waxyaabo badan oo muhiim ah ayuu ka hadlay.Arinta gabdhaha in ay upgrade gareenyaan Wiilasha kuma raacsani, gabadhaha ma Build a Farah warshad ayay ka shaqeeyaan? Wiilasha wax habartaan oo gabdhaha ha gaaraan
@abdalanur331
@abdalanur331 2 ай бұрын
Waa qofkii ugu macquulsanaa oo soomali ah oo ku nool wadan shisheeye oo si wanaagsan u fahamay imigration issue. U sharax sxb farqiga u dhaxeeyo imagration iyo migration?
@salmanjama6663
@salmanjama6663 2 ай бұрын
Wax badan baa ka faaidey
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Ай бұрын
Wadankiina ka sameeya waxa aad sheegeyso somali wax iskugalay majirto
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 2 ай бұрын
Wlhi waa wareeysi aad ufiican lakin aniga waxan soo jeedin lahaa dadka yahuudaa oo mareykan joogo ufiirso meel walba aay kadagan yihiin waa community sigaar ah udagay oo school ladoifii ugaar yihiin oo lacag isku qorey bil kasta pls anaga waxaan ubaahanahy inaan fikir nuucaa ah aan la’imaano fikirka shiikha waa sax halasoo boobsiiyo fikirka dadka lacagaha fiican heysto ayaga hanoosoo iibiyaan dhil anagana hanagasii iibiyaan as a payment every month community payment diyaar ayaan la’nahay inshallah.
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Ай бұрын
Somalidu ma galbeedka ayey ku heshiiyeen Kuwa is jecel ma ahayne
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 2 ай бұрын
Publicly funding privately running!
@djmaamis3167
@djmaamis3167 2 ай бұрын
Corruption then happens 😂
@abdihakim7491
@abdihakim7491 Ай бұрын
Magaalo waxa lagu joogaa miyir kaa badan. Maan kaa badan iyo maal kaa badan.
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 2 ай бұрын
Ujeedka Maraykanka ka leeyahay soomalia waaa kii Liberia oo kale,, waxaa uu raba Somalida dhaqonkoodii usoo badalaay inu dib uguu soo celiiyo Somalia, waayna dhacday oo haddda waa xildhibano ka ah kuwiii uu soo badalaay
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 2 ай бұрын
Imikabay dhaqan iyo caqli tona haysan kuwaasi 😅😅😅
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Ай бұрын
Hadalkiisu wuu isburinayaa odagaan
@abdinur6152
@abdinur6152 2 ай бұрын
Alaha umadena badbaadiyo. Qabyaalada hadii la yareeno oo elders ku midooban waa la badbaadi karaa. hadii kale raja kale ma jirto ee qof kii ka carari kara yuusan sii sugin
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Ай бұрын
Carab marhore bayba millennium Diintiina ka baxeen Kuwaas hadaa wareysato khlas Dad badan baa islaamkii ka baxay Nuxurku waa intaas
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 2 ай бұрын
Soomaali maraykan ah oo english ku hadlah weeyi. Wadaadku waa sidee
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 2 ай бұрын
Soo galootigu dalkoodii markay burburiyeen ayay hada cabanayaan, adeer dhaqankiina haysta oo ilaashada
@cabdicabdilaahi6481
@cabdicabdilaahi6481 2 ай бұрын
kan maa sheekha adeer waaba siyaasi kaniye🤣🤣
@nickmic3728
@nickmic3728 2 ай бұрын
😂😂😂
@abdulahabdi8164
@abdulahabdi8164 2 ай бұрын
Intaad nooshahay uunbad somali tahay aakhri camalkaga uunba ku anfacaya
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Ай бұрын
Dad badan baanu haynaa Islamki katagay oo bilaa Diin ah hada
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 Ай бұрын
😢
@zahramaow2052
@zahramaow2052 2 ай бұрын
Yaa iisoo fiiriyo xaafaha aad dhisateen waa qabiil qabiil 😂.
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 2 ай бұрын
Aniga waxan kunolnahay south africa waa dad sida mareykanka ookale ah oo dad kaladuwan kunolyihin qolo walba xafad ayay dagantahay yahuuda xafad gaar ah cadanka British ka xaafado gaar ah kuwa hollanka kayimid xafad gaar ah asiyanka xaafad gaar ah madowga xafada gaar hindida xaafado gaar ah qolo walba waxay ugu taaal xafadahooda goobahooda ay kucibadeystan Marka hadan tusale usoqato musliminta hindida wadankan ugu nimada magaalo walbo oo wadanka kutaal xaafado gaar ah ayay kadagnyihin masajido iyo madarasoyin schoolo private ah ayay kuleyihin iyo comunity iskuxira poliska ayay kujiran jaamacado islaami ah ayay leyihin oo ila mareykan iyo Europe Aya looga yimaada si wax looga Barto waa jaaliyada musliminta afka Englishka kuhadasha ee calamka ugu awood badan Marka waxan kutalinaya in dadkeena ganacsatada ah ee xoolaha ilahey siyaya in ay xaafado waweyn magaalo walba oo mareykanka ah kadhistan xafad kasto Wa in ay ledahay masajido madarasoyin hasameysatan hayad mamusha masajida iyo madarasoyin hana sameystan sharucdi lagu mamul laha khilafka somaliya kajira wa in uusan sameyn oo ay iska hilmaman oo danta somalida mareykanka waxkaste laga hormariyo Xaafado caadi ah ha dhistan waa xaafado aan aheen state ama guryo cariiri ah oo dabaq ah wadanka kamagureysaane dagga magaalo walbo xaafado kadhista sas sameya inshalah qabayaldi somali iyo khilafyadi diimeed ee somalia kajirana meel is kadhiga inshalah
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 2 ай бұрын
30 ama 20 sano ka bacdi insomalia dibada lacag looga soo diraayo maa qiyaaseesaa sheikhow?yacni xaladeena wxba iskama badalaayo miyey kula tahay? Ilahay qadartiis iyo sadaashiina isma waafajiyo .amin
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Somlida wadad ka kaliya ee dhaqan diintooda akhlaqdooda badala gaalada awgood iyago ilbax iska dhigaya hoyoda ilmaheda tahribisay ee laacg uwalata ilmaheedi dhaqnki badalay walaga xisaabi walaahoy iam American bu iska odham mid somlaiya America waxlacuno modan iyo janadi jahanabadan ah gaalo kiristan dhodhobay wale dhulgaled alaah iguma oga wax an dhalay ilahay mageyo kuwa muslim isku shega dalka jooga hadan dadka dhibka ugaysanaya ilahay ban kamagan galnay sidu alaah yidhi unolow ama janahana ed
@AhmedIbrahim-zt3gq
@AhmedIbrahim-zt3gq 2 ай бұрын
Walaal Somalida 40 sano kahore wax qaldamey ayay ayaa haysta, Dawkadi ayaaduntey,Qoyskii,Dhaqankii,aluuqadii weey baa baeen ilaa aad aragto Waladkii iyo Waalidkii oon kala baxayn. Only waxeeynu uuga bixi karaa uun ineynu Nafaheena badalno first.
@mustafexuseen-uu5xi
@mustafexuseen-uu5xi 2 ай бұрын
waar bal igu celi maxad tidhi nuucee nuucee nuucee nuuucee nuuucee kalmadani maxay ahayd waaba garanwaaye maxay ka ahayd markad so qoraysay afkaba I qaloocsamay markan akhrinaayay
@ibrahimhirsi7264
@ibrahimhirsi7264 2 ай бұрын
Dhaqan,dhiig iyo dhulba waxa lagu badbaadin karaa soomaaliya oo sal dhigata.
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
Kani shiikh maaha waa Tuug, qof kalaan moodaayay markii hore markaan gartay waan iska xidhay maba daawan
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 Ай бұрын
Adiga miyuu wax kaaxaday? Badalka hareri inuu adiga kuwaraysto, kolay masayr baa kaamuuqdee.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 ай бұрын
14:05 Inago Maraykan ah. Sheekhan wu is dhiibay. Waxna lagama qaadan karo.
@Soomali289
@Soomali289 2 ай бұрын
South Africa hin dida ku nool xaa fado goo niya a yeey da gaan gaal kooda iyo muslim koo da iyo hun duu goo da qolo Waliba waxey dhisa tahay mee sheey diin teed ku caa budi LA heed iya goo waxas oo diin ah Kal hees ta ha dan Hal meel bey is kugu yi maa Daan boolis gooni ya na weey Lee yi hiin ciidan kale oo gaar ah oo tuu gada iyo wixii kale ee soo wee rar ka hor taga oo ka madax ba naan boolis ka laa kiin dowlada ka Shar ci yeey San na wey hees taan waa dad is ka war haya gab dha ha Mar keey dug Siga sare dha mee so nin baa loo doo naa kadib bey jaama cad aa daa in Yar moo yee a na gana in aan is ku tiir sa na hay is ka daa ye na gaa tuu gada is ku dira ana goo ganac Siga is ku buri neey na
@abdirahmanmohamed593
@abdirahmanmohamed593 2 ай бұрын
Sheekh ma ahan waa gacan ku dhiigle
@qasaali-2732
@qasaali-2732 2 ай бұрын
Maxaad ku cadaynaysaa?
@salmanosman3966
@salmanosman3966 2 ай бұрын
War heedhe shiikhu yuu dilay?
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
REER KIINAD KA HADASHAY ADER SOMALI IS OGOLI MA JIRTEE
@salmanosman3966
@salmanosman3966 2 ай бұрын
Shiikhu reer ma soo qaadine See wax u maqashay
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
@@salmanosman3966 NINA ILAHAY HAW AMANINE TAAD RAAC
@Suusuumo
@Suusuumo 2 ай бұрын
Kan yaa dhagaysanaya, waa shaydaan ee wadaad maaha. Waa ninki colaada Somaliland iyo qabiil nacayb u tagay Kenya inuu ku shiriyo daarood oo qashin sheekhwo lagu sheegay. Noociiso miidhan baa somali isu nacday.
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 ай бұрын
Run baad sheegtay! Waa nasiib daro in ninkan mustaqbalka Somali laga wareysto
@beerdilaacshe658
@beerdilaacshe658 Ай бұрын
Haduu darood shiriyay oo marqaaland la dagaalay waa halyeey
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 Ай бұрын
Daarood haduu shiriyay ma danbi baa?
@soomaalinimo1
@soomaalinimo1 2 ай бұрын
Arintaas shiikh mustafe ayaa si fiican usharaxay sida Soomaalida qurbaha ku nool xalkoodu ku jiro oo aan loo laqin. kzfaq.info/get/bejne/q7WPha-C3c3dYps.htmlsi=NrHapWBzoMIz4R1D
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 ай бұрын
Badawyahow dib haw celin dadka soo baraarugay
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 2 ай бұрын
Cida ku fashilantay in soomaali wax loo qabto xasan dhooye ayaa u horeeya.
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 2 ай бұрын
Wadaad buu moodayaa waar waa cunsuri qabyaaladi futada ka gashay ee sharaf tidaada ka ilaasho
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 ай бұрын
Wadaadow xaal qaado! Wadaad qabyaaladiista ah Somali mustaqbalkeeda u malayn maayo inuu wax u qaban karo! Waa kanoo kale dhibka Somali heysta! I live in Minnesota and I know what about talking about! Talow maanta Herreri ma cid kale oo ninkan qabyaaladiista dhaama oo uu wareysto ayuu waayey!
@farahroble9961
@farahroble9961 2 ай бұрын
Mashallah
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 ай бұрын
Sheekhani ma Dabcasar walaalkii baa mise waa isku xaafad?😂 aad bay isugu cod eg yihiin.
@salmanjama6663
@salmanjama6663 2 ай бұрын
Wax badan baa ka faaidey
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 533 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 115 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Ganacsade caan ah oo loo doortay ganacsadaha sannadka ee Mareykanka
17:57
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН