Isaga Saaxiibkii Ayey Guursatay Waliba Arooskeedii Ayey Ku Marti Qaaday Dhibkay Marsiisay Oooohin Ah

  Рет қаралды 101,555

Dayax Films

Dayax Films

3 жыл бұрын

Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com/@dayax_films?l...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+252654996735

Пікірлер: 267
@DayaxFilms
@DayaxFilms 3 жыл бұрын
Qiso Iyo Qiiro Kala Xidhiidh Whatsapkena: +252654996735 guulaysta Ehelka Dayax Films
@waverunnerstudio614
@waverunnerstudio614 3 жыл бұрын
Niyoo anii iso qaboo wlh blh xisaaan hayaa cajiib ah
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 жыл бұрын
Nin yahow dayaxow naga xishood ma adiga ku dhagaysan mise ruuxa wllo naga xiishod plz
@najahadan1327
@najahadan1327 3 жыл бұрын
Klklplkll
@moukhtarmahdi6853
@moukhtarmahdi6853 2 жыл бұрын
A
@ina_mohamet
@ina_mohamet 3 жыл бұрын
Ilahay iyo rasuulkiisa hadaa jeceshahay like iisaar
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 3 жыл бұрын
Niyow ani wankaashegtay ilahay iyo rasulkisa ma like ayey ubahanyhiin
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 3 жыл бұрын
Wax kle like kuraadi minfadhlik
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 жыл бұрын
Qof wliba oo muuqalkan daawanayow waxa Allehi ku abuuray owgiis kaaga codsanaya ina iso booqato like iyo sharena igu caawisid mahadsanid. 😭😭
@osama6333
@osama6333 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan wuxuu fa,idobu leyahay dadka aan wali xariis sameenin. Isku day inaan So saarato qaladaadka ay sameyaan dadka xariirkodu burburay iskuna day in aad saxdo ka hor inta aadan yelan xariir🥰 ❤️
@adiibabdirizak5724
@adiibabdirizak5724 3 жыл бұрын
Dayax hadalka ka dhexdaa sheekada ruuxa sheekaynaya udaa kliya
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
😢❤️Wa qiso aad u xanuun badan runtii Dumarka qaar wad ka yaabaysa wlhi
@parkernotahoe
@parkernotahoe 3 жыл бұрын
Tan dumar ma ahan waaa doqon
@ABDULLRASHKA
@ABDULLRASHKA 3 жыл бұрын
Asc asaxbta kusali nabiga scw 😍
@CadnaanShmaxamuud
@CadnaanShmaxamuud 13 күн бұрын
Scw
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Ax omg qofka hada ka tegyso qof meel iaka wadagn lagama raaco hadii laga racana Arooskagh logama yeedho wayoh qofka wixi qalbigaisa so gadha akhiro yaa qapa
@Unique_girl77
@Unique_girl77 3 жыл бұрын
inamada reer xamarku romanticsanaa 😩😂 siduu u amaanayo in aan film dawanyo is moodayaa mashallh❤
@khadaripraahim8784
@khadaripraahim8784 3 жыл бұрын
Waa wax laga xumaado runtii 😢
@axmedcabdiaxmedcabdi7734
@axmedcabdiaxmedcabdi7734 3 жыл бұрын
Nin rageed sxp keep going Badal kheyr leh allah haku siiyo
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 3 жыл бұрын
dayax films waan nitaageeraa keep pro
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
Ax wallaahi Arintaan waa xanuun Anigey igu dhacday saxibtey Aan Aadka ujeclaa Ayaan maanta mudo eraygaan usheegabo seygeygee usoo sheekaa maalin walbo wey isoo xiriiri saa wax walbo saxebkey Ayee lawadaagtaa oogu danbeyn waa lee furay markaas Ayaan ogaaday dhabr jibintee igu sameesay maantana iyadii Ayuu qawaa marka saxib dacada waa dhif iyo naadir ee Asxaabeey iska jira saxiibadaha qaar
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Bisinka ma saxibada aya ninkagi guursati miya 🙊🙊
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
Haa walaalo
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
@@fatuushcabdiraxmam604 am sorry yab badan bisinka 🙊 saqajamad Maxi ku fashi ninki saxibaded talabade ninkaba kadara ilahi ba ku dafiyi qali inshallah waxa ka wanagsan Bada helisa e Isar yuotobkigan samisa garab 😍🥰 🥰 ado raliya
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
Dhib maleh macanto
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
Wan kuu saaray hori usoco Abaayo
@amalomar860
@amalomar860 3 жыл бұрын
Khayanole ma liibaano wiilkan qof daacad ah oo samir badan ayuu u ekyahay hora looyiri god cadaawe haqodin hadii aad qodana hadheeraynin kudhici doontana ma ogide watano kale maxay kafaiideen wiilkas ay sida xun u la dhaqmeen labada khayanole
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 3 жыл бұрын
Gabadhas hadey dawaneyso jacayl keda hore bila naxaris bay ahed miskinka maxad ulugoynaysay wilka
@user-zv5jr8rd6t
@user-zv5jr8rd6t 3 жыл бұрын
War heedhe jaceylka naftirkiisa calaanjiyay hajiro caashaqu hanuuro from sacudi arabia
@daahsonofficial6188
@daahsonofficial6188 3 жыл бұрын
Wllhi nin sxibkey gabr oo damco xitaa kuma saqajaami lahyn fake freind oo ahye doqonkaaas
@zalmanuura242
@zalmanuura242 3 жыл бұрын
Daacad Nimadiyo QofaH💔😭
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 3 жыл бұрын
Nabsi baa adeegey dhibaatadii jacelka ay ku marsiyeen walalkay qalbiga wanaagsan waana cafiyey
@farhanabdihussein4838
@farhanabdihussein4838 2 жыл бұрын
Xanuun waye wllhi
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 3 жыл бұрын
Kulahaa haddiiaad isiin weydo 60 dollar xariirkeena wuu go'ayaa.Asna wuu siisey lacagtii waalaalahii yaab. Love is always unconditional.
@mayjar_ahmed
@mayjar_ahmed 3 жыл бұрын
Aduunka dad saas ah ma ku nool yihiin adduunka qof ay xumaysay bay hadana arooskeeda ku marti qaadaysa ciil badanaa😭
@sadecasamiro4851
@sadecasamiro4851 3 жыл бұрын
Dayax sxbow qebti 2 qisadi hodan iyo hibo iyo hanad away wan rabay
@sadakabdirashid
@sadakabdirashid 3 жыл бұрын
Qof Ku Qayaanay Lama Soo Dhaweysto "Waa Adigoo Dab Ku Gubtay Misna Markale Jecel Inaad Ku Gubatid"
@mohamettmohamouttgaaxnug2409
@mohamettmohamouttgaaxnug2409 3 жыл бұрын
ilaa shalay waan Ka wr dhoweyy Vedio gu intuu So dhacyay🥰
@user-zv5jr8rd6t
@user-zv5jr8rd6t 3 жыл бұрын
Sabar jamiil aboowe waxaad ka qaaday wayo arag nimo horay usoco
@elcapittanoahmettdhaqane9570
@elcapittanoahmettdhaqane9570 3 жыл бұрын
War armaad iyadii tahy koly adna faaduma lagu dhahaaye😀😀😜
@SMARTBOY-kt3ec
@SMARTBOY-kt3ec 3 жыл бұрын
ALe haku daayo wll Qalbi Nadiif❤👍
@abibawale4976
@abibawale4976 3 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah oo xambaarsan jacayl qoto dheer oo dhiiga rqacay sidaas awgeed qalbiga ayey ka xadey ninka Jacaylka ayaa lagu yaqaana jwb la,aan iyo wadno xanuun badn marka qofka qalbigu kaa raaco 😭
@amalabdi6617
@amalabdi6617 3 жыл бұрын
Adiga ka aamu isaga ha wado sheekada dayaxoow
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 3 жыл бұрын
As.W. Dayax flims.Waad ku mahadsan tihiin daadihinta barnaamijkaan. Waa barnaamij wacyi gelin bulsho ah, waa ku waano qaadasho looga hortagayo khaladaadka bulshada ku dhaca.Waa sixida bulsho.💯💝💝💝🙏🏻🙏🏻🙏🏻👍
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 3 жыл бұрын
Mashaa alaah will ka qisadu ay ku dhacday waa nin dunfiican waa yo qofka aarsada qof fiican ma aha , xaas kiisa cusub xuurul ceen alaha uga dhigo
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 3 жыл бұрын
Kani wa mid sabir badan masha ALLAH. ASaga iyo abayadisa ALLAH HA isubarakeyo. ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN. DAYAX ALLAH HAKU BARAKEYO AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.
@nuurmaxamed8632
@nuurmaxamed8632 3 жыл бұрын
Aniga nin sxbo aan nahay oo sidaas oo kale ah weligey lama socon laheen, sxbna maaha kaas. Teeda kale ogow sxb kaa kahar, walee markaad guursato ayaa laga yaabaa in uu kugu diro uuna isku dayo in uu kaala wareego waa taladayda. Sxb xunna sharciga ma'ogola in lala socdo, dhiiqaa lugaha kula jirtaa dhiiqada ka bax ayaan ku leeyahay.
@khadijosamarar1330
@khadijosamarar1330 3 жыл бұрын
Dhaqso soo daa 🔥✌️🔥❤️
@aroyanovic5769
@aroyanovic5769 3 жыл бұрын
Hhhhhh 😂 Edo musalsalka wuu kugu socda Miya
@khadijosamarar1330
@khadijosamarar1330 3 жыл бұрын
Haa eedo waa qiso xanuun badan ♥️🔥
@aroyanovic5769
@aroyanovic5769 3 жыл бұрын
HHhh jeceyl majira generation kaan 🙏 masakinkan waay kaa xos baxday shiiiiTs 😂😂 jeceyl maa jira Ee jirka Aya isu baxaan socota Edo sanatkan 😂😂
@anisaahmed360
@anisaahmed360 3 жыл бұрын
Dayax haka daba hadlin sheekada adiga haka hor dhicin hadii kale xiiso ma yeelanayo
@suleekha1086
@suleekha1086 3 жыл бұрын
Wllo ka daa hadalkan aad ku soo dhex darayso pls qofka aan sificn aan u dhagysnahy
@abdikanimacalim9745
@abdikanimacalim9745 3 жыл бұрын
Aniga kugu raacsan dayax bro hadalka hadal hadul saarin si aan sfcn udhuuxno
@xaawoabdulahi675
@xaawoabdulahi675 3 жыл бұрын
Mid ayada ka fican ayaa ilaahey kaaga baryaa wll
@hoodomaxamed4146
@hoodomaxamed4146 3 жыл бұрын
Ax wllhi waa qiso xanuun badan😭😢😢
@haliimaaxmeed1875
@haliimaaxmeed1875 3 жыл бұрын
Alahakaa caafiyo wll faadumo ha ujoojin yaykaa masayrin gabadha nolosha kulawadaagta
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Saxibka oo saxibta ka qaaday inad misana Arooskiisa ka qayb gashid Waliba Still la socotid Waa Damiir xumadaada Caaro caaro miya tahay dhiig ma lihid miyaa🤔🤔
@julietabdi8169
@julietabdi8169 3 жыл бұрын
Haa walhi Jacaylban hayn filim weyeH
@nasramaxamed6799
@nasramaxamed6799 3 жыл бұрын
shayga wanaag la dhoho waa cajiib
@googaalemedia4961
@googaalemedia4961 3 жыл бұрын
Waa barnaamij cajiiba lkn marka Qofku hadlayo udaa isaga ama codkiisa jooji si aanu kaaga uga bogano waa soo jeedin talo horayna usocda insha allah
@ismailtakul2225
@ismailtakul2225 3 жыл бұрын
Runtii waa qiso xanuun badan kaliya gabadha maysan qayaamin sxbkiisna dhawac aad u wayn ayey u gaysteen wlhi🥺
@najdaali9144
@najdaali9144 3 жыл бұрын
Wallhi wiilkaan waa iga ficanyahay arooskooda matagi lahayn guri kooda ahna matageen nabsigana waa sidaa
@khadiirjooni5315
@khadiirjooni5315 3 жыл бұрын
Waqiso xanun badan saxib horay usoco ilahay qof kale mel khay badan haha siy iyo ubad khaybadan ilahay hakusiyo
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 3 жыл бұрын
I can’t wait This Story 👍🤦🤦
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
masha allah thank you
@iqrocabdiaiciid8445
@iqrocabdiaiciid8445 3 жыл бұрын
Waa wax laga xumaado runti wallahi 😭sorry boowe kasamir mid khayr qabtana Rabbi hakugu badalo
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Ax ax ax wlahi qiso Cajiiba LEH😢😢😢😭😭😭
@simaneygacal4968
@simaneygacal4968 3 жыл бұрын
Nin rag aya tahay keep going
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 3 жыл бұрын
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiiya
@umalkhayr7414
@umalkhayr7414 3 жыл бұрын
Wllo hadlka ka dhex daa sheekada ka horayzii hadlkaga ama ka danbayzii amba kizaba bakhtiyoo ugu yaraan hal cod uun na dhagayzii kaaga ama kiiza
@munoxasan2266
@munoxasan2266 2 жыл бұрын
Waa xanuun wlh sxb lama amino anee igu dhacde gabar sxb nahay ayaa iga dul qaade sxbkeey lkn waan kasoo ceshte sidii markaas sxb gabar ach ma sameysan wlh
@nadargarrade9543
@nadargarrade9543 3 жыл бұрын
Sorry sorry sorry sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 3 жыл бұрын
Sorry wlhi.😭 Jacelku waa mucjiso ❤💪 Way kala tageen markow ayaan farxay wlhi. Qiyaano waa qiyaano uun 💪
@rafiiqofficial
@rafiiqofficial 3 жыл бұрын
Qiisoyinkah adunyadu waaa taxane Sidah silsiladahaa la arko kale ✍️
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Nacas Male xiniinyuhu hadday nacas ku yaalan Nin Raga Lama CiiLo E nin rageedkan waxan ugu Ducaynaya in ilaahay Qlpiga u QabooJiyo Nin Rageeed Buuxa💯❤🙏
@zafiyajama4363
@zafiyajama4363 3 жыл бұрын
Waa wax laga xumaando wlhi runtii😓😭😢
@halimaabdulahi4750
@halimaabdulahi4750 3 жыл бұрын
Dad nabsi isku guursaday maa isqabàyo kala taga dheh
@ibraahinahmed4171
@ibraahinahmed4171 3 жыл бұрын
Inaad cafiso oo niyada kareebti waa go aan wanagsan lkn wlhy naag sidaa igashay inanan weligay arooskeda iyo meel udhow toona timaaaden
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 3 жыл бұрын
Adigo is ogeyn ayad tagi laheyde Allah ima tusa un ora wllo
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 жыл бұрын
Dadka inta u daacadsan ayaa dhib ka mudata jacaylka subxanallah iska samir wllo
@kingdiamond8970
@kingdiamond8970 3 жыл бұрын
Wlahi kan funny waye ninyehey kulahaaa 🤣🤣✌️
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 3 жыл бұрын
Wlhi aad baan ugu xumaday
@abdiosman335
@abdiosman335 3 жыл бұрын
Inaad la saxiibtid ma ahayn waa ibliis oo aan imman lahayn
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Nin raga maaha ninka saaxiibkii Dhabarka ka toogtay
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 3 жыл бұрын
Maanshalah waa qof wanagsan alle mid khayr qabta hakuugu bedelo wllky sooyr😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Cabdulaahiaxmed-xp4rh
@Cabdulaahiaxmed-xp4rh 3 жыл бұрын
Wlhy nin rag ba tahay sxb❤️
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Nin ragga calaacal lugu Ma aqoon sxb hore uu soco
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 3 жыл бұрын
waaaaaw.qof.simirbadan.maqasaaro.masha.alaaah
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Muuqaalku muxuu lashidmi la'yaha
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exuseme yaah.nicmatu rabi yar baa lay dhaa system.
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Qiso tabaneso qalbiga walhi❤️
@MaxamedCabdi-ct8wm
@MaxamedCabdi-ct8wm 2 жыл бұрын
Walhi waa tasuukale way igu dhacday lakin waa xanun lakin ale ayaa iga masaxay alx 😔😔😵😵😵😵😵
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 3 жыл бұрын
Wasax wllkey walbiga allaha kudaweeyo waa sas weligaa ha unuglan qof ku qiyaamey horaa loo yiri nabsi so deg degi oga naftu duli ogaa rabi deq dhawaa
@mariammadhow9367
@mariammadhow9367 3 жыл бұрын
Dayax qof asigaa sii waqtii uu qisada kudameystira
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Waa iska caadi🥺
@Axmed1024
@Axmed1024 3 жыл бұрын
Walalo kuwaas saaxibo ma ahaan ee waqaanooshiin.wayna dhacdaa
@alilangotelangote7028
@alilangotelangote7028 2 жыл бұрын
Keep going
@naemaj4616
@naemaj4616 3 жыл бұрын
Aragtidii kowaad miyaaad ku falaagtay 😂 Reer Burco meeye?
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Xaadir😁
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exuseme, melbourne baan ku noolahay , walaasood iyo walaalahay oo dhanjayga ah .iyaa xaasad bah yar baan ahay .iyaa lamaane rag iyo dumar.abaayo iyo aboowe.iyaa
@achrafahmed2788
@achrafahmed2788 2 жыл бұрын
Contact keen lagaa helo abaayo
@sadecasamiro4851
@sadecasamiro4851 3 жыл бұрын
Ax xanun badna walahi kas sxb kama dhigin lahen mar danbo xasid wayo farxdada didan
@Adnomo1234
@Adnomo1234 3 жыл бұрын
Wxno kle waa qudhun xita hadey katagtay may deyso WAa maxy arooskedey ugu yeedhay Kamey xishoone Lkn ani hadey igu dhacdo wn tagi lahaa Wxnann tusi laha inaney kaligeed gabadh dunidan duljoogin
@aluulashire9245
@aluulashire9245 3 жыл бұрын
Waxn ymaleynay wali inusan ku so marin jacayl dhaba wayo qofka jacaylka dhabta hayo hadi laga tago maba awodo hadl wlhi jacaylka marba waa si
@aminaesse1031
@aminaesse1031 3 жыл бұрын
Iska cafi. Laakiin sxbkiisa qiimo ma leh ee gurigaaga ha keenin. Fadumo Alle cafis weydiiso Ka dib wiilkaan cafis weydiiso! Alle reerka aad teellatay hakugu guulleeyo hana kaa siiyo qeyr aduun iyo qeyr aakhiro!.
@saadiaahmed3346
@saadiaahmed3346 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 tht y I don't accept love be4 marriage..
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 3 жыл бұрын
Ragga nacasnimada ugu wayn oy sameeyaan waa gabar uu halmar arkay maalinta labaad waa ku jeclaha taas xiisaha laguu qabay ridaysaa
@mohaawal5815
@mohaawal5815 2 жыл бұрын
Sxb shekadada kumaqanciin wlhi wali Wan isharerinaa mxa ladaxaa hda fadumadas hgeey jogtaa esheeg sxb😭😭😭😭
@cabdikariinxasan8100
@cabdikariinxasan8100 3 жыл бұрын
Haw jilcin ee horay usoco
@shamsaqaali4808
@shamsaqaali4808 3 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay walalo badal qeyr qabo inshaallaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@adnaali8104
@adnaali8104 3 жыл бұрын
Saaxiibkii ma'qayaamin ee gabdhuhu iyagaa ninkay jecelyiin raaca haday jacayl dhab'ah uhayso ninkale kumay bedelateen
@adanahmed2168
@adanahmed2168 3 жыл бұрын
Qadar alle ayuu yaqan wilkan mansha Allah ayagana nabsi ayaa qabtey
@owjamaowtahir9488
@owjamaowtahir9488 3 жыл бұрын
Marka horeba zxpka ma aaminsani anigu
@farxiyoxassan3930
@farxiyoxassan3930 3 жыл бұрын
Iyadee dhibee qayaanadey kuqayantey adigane midqerqabto ilaah hakusiiyo
@fahmoali1903
@fahmoali1903 3 жыл бұрын
Wax ka qayr badan allaha ku siiyo.
@janaaledayip6032
@janaaledayip6032 2 жыл бұрын
Wllky. Dayax. Waad ku mahad santahay sida Quruxda badan eed. UGU soo casuumtay. Dadka Ahmiyadaha gaarka ah Leh. Lkn. Hal talo. Wxn jeclaan laha. Inaad kusoo casuumto. Barnaamijkan. Kow. Alfanan suldaan seraar. .xariir ahmed. Ali zaki .saalah sanaag. Qamar suugani .dadka aadka caan ka u ah. Siiba walipa suldaan seraar.
@idormedia4101
@idormedia4101 3 жыл бұрын
Qisooyin badan aniga ayaa kuu haayo ee wareysi iga qaad
@harbisquad
@harbisquad 3 жыл бұрын
Anigu waxan dhageestey subsx sabdiya
@halimaabdulahi4750
@halimaabdulahi4750 3 жыл бұрын
Asc horta waa xanùn badanyahay jecelka lkn wiilasha waxa usheega gabdha ma jeclo raga jilcan wiilkaan maskiin u egyahay
@xasanabaare9482
@xasanabaare9482 3 жыл бұрын
Runti ani jceylkeyga saxda ahay Wa isheegan wye
@farhanibnusantakchannel
@farhanibnusantakchannel 3 жыл бұрын
I'm broken my heart wlxi💔😭😭😭😭
@sadecasamiro4851
@sadecasamiro4851 3 жыл бұрын
Mala dawan kare mxa dhacy dayx
@Axmed1024
@Axmed1024 3 жыл бұрын
Guur khayaano kudhismay mawaaro balse waxaa gareysan karo qofkii aykudhacday oo kaliya guul kuwaar wall
@israabdi8289
@israabdi8289 3 жыл бұрын
Ana qiso ayaan ku hayaye xageen kala so xidhidhaa
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 3 жыл бұрын
Iyadu waa dumar lkn waxaa saaxiibtinimada kufsaday ninka Lkn adaa laga rabay inaad adayg muujiso markaad waxa aad istidhaahdaan gabadhan isaga ka maqasho Lkn jacayl indho maleh anwy raga lagu ogyahay is adkayn iyo ad adayg haday gabdh kaliya wax ku yeeli lahayd dhipmalaha lkn nin raga inaad aaminto oo uu ku khiyaanaa ahayd dhabar jabin
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Nacfi maleh xiniinyuhu hadday nacas ku yaalan saaxib Nin Raga oo ku aaminayna Dhabarka lagama toogto😪
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
HABAR AWAL IYO HABAR JECLO ARIN LAYAAB LEH KA SAMEEYAY HARGYSA
8:05
Xamse sheekha=makamid noqondoona xulka haylaan???
3:25
Dhanbaal Sports
Рет қаралды 2,7 М.
AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:48
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Никогда не убивай это существо! 😱
0:28
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 24 МЛН
La emociones de Bluey #歌ってみた #bluey #burrikiki
0:13
Bluey y BurriKiKi
Рет қаралды 18 МЛН