ISBADALKA SIDEE LOO SAMEEYAA ? || Sh Mustafe Haaji Haaruun

  Рет қаралды 886,522

Daacad Production

Daacad Production

4 жыл бұрын

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- Ducaysane999...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 542
@axmedbaashir2902
@axmedbaashir2902 4 жыл бұрын
Sheekh Mustafa xaaji Ismaaciil wlhi muxaadarooyinkiisa nolosheda ayey wax badan ka badaleen ilaahow cimri dheer iyo cibaado la aqbalo iyo Caafimaad taaama ale ha siiyo Sheekha
@Uroon
@Uroon 4 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@axmedbaashir2902
@axmedbaashir2902 4 жыл бұрын
@@Uroon aamin
@maxamadfarhan6598
@maxamadfarhan6598 4 жыл бұрын
Ameen Yaa Rabbi
@alibuunde2812
@alibuunde2812 4 жыл бұрын
Ameen ameen
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 4 жыл бұрын
Amin wll
@kashuusevenk7
@kashuusevenk7 4 жыл бұрын
He's a real philosopher... I never watched him before and today he made me relaxed Ithank to the Shiekh so much
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 2 жыл бұрын
Yes is soo good to listen
@cabdiabshir
@cabdiabshir Жыл бұрын
​@@fadumaomar9092 3ģvh
@cumarmxmd
@cumarmxmd Жыл бұрын
He is Hero Sh Mustafe ☝️🤲❤
@Anabaden74360
@Anabaden74360 4 жыл бұрын
Dadka shiikha micraphone kan udiyaariyay caqliga miyaa kuyaraa gacantaa ku daaashay shiikha😘allow ku xifdi shiikh🤲😍
@mohamedsxboz2395
@mohamedsxboz2395 4 жыл бұрын
Hadaf 1 Qorshe 2 Ficil 3 Guul 4 Nasasho 5 24 studen
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 4 жыл бұрын
1 hadaf. 2 qorshe. 3 go'aan. 4 ficil. 5 sabir. 6 guul. 7 raaxo.
@goalfc4375
@goalfc4375 3 жыл бұрын
1 hadaf 2 qorshe 3 sabar 4 guul 6 cibada ood badio iyo nasasho🤔🤔
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Hammi Yool Qorshe Go'an Ficil Sabar Guul Mahadnaq Rabbi Raxo
@liibaanburhaan611
@liibaanburhaan611 Жыл бұрын
1 Hami 2 balayn 3 go,aan 4 ficil 5 guul 6 guul daro 7 sabar 8 niyad jab la,aan 9 Ku cel celin 10 kadib natiijada guushada ku bashal life simple
@Amarmedhh
@Amarmedhh 4 жыл бұрын
Sacada aan Sh.Mustafe Dhagaysto waxa aan, u xisaabsadaa inan Hal boog Akhriyay.Jazaka Allah. Talo⤵️ Isku daya in aad Qortaan marka aad dhagaysto kadib si aadan u ilaaawin 🙏🏽👈🏽
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 4 жыл бұрын
Insha Allah
@ThanksThanks-ox2jo
@ThanksThanks-ox2jo 4 жыл бұрын
May Allah save you the role model for everyone.
@cazaagyusuf52
@cazaagyusuf52 4 жыл бұрын
✍️
@ahmedadam9397
@ahmedadam9397 3 жыл бұрын
Thanks
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Talo wanaagsan weeye thank u❤💯
@falanqeeye5106
@falanqeeye5106 4 жыл бұрын
Sheikh mustafa makes everything easier to understand. Ilhw noda sheikheena kana dhig kii kashaqeeya sideey somali iskugu imalahayen.
@Mohamednur678
@Mohamednur678 4 жыл бұрын
Moha amin halkana ma joogta😍
@Mohamednur678
@Mohamednur678 4 жыл бұрын
Amiin
@falanqeeye5106
@falanqeeye5106 4 жыл бұрын
@@Mohamednur678 hhh yes bro adiga ina abti miya hhh youtube mel kasta waka jooga.
@amin5572
@amin5572 4 жыл бұрын
I appreciate for this great advance form sheikh mustafa. He's the One of the well educated sheikhs in somalia.
@abdmisalammusseibrahim5549
@abdmisalammusseibrahim5549 4 жыл бұрын
?
@fahmaismael9707
@fahmaismael9707 3 жыл бұрын
Acs
@mohamedissack5974
@mohamedissack5974 3 жыл бұрын
Definitely
@krnelcj6731
@krnelcj6731 3 жыл бұрын
Advice not advance...af galedka somaliga ka qalisan er ku hadal
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 3 жыл бұрын
Noocaasa wax loo sheegaya luqada qalaad Cilmiga u haysta.
@xalbacade5573
@xalbacade5573 4 жыл бұрын
Sheikh Somalia ugu maskaxda badan baraka Allah
@abdikariimabdi69
@abdikariimabdi69 4 жыл бұрын
Masha alla ilaahayow xifdi
@nimcaankhadar6935
@nimcaankhadar6935 4 жыл бұрын
Alle ha inoo daayo
@eartrail
@eartrail 3 жыл бұрын
Somaliland
@Zirxzi
@Zirxzi 3 жыл бұрын
Waa sheikh fiicn lkn maxaad ku tiri wuu ugu miskax badanyhy?!
@idilabdi5784
@idilabdi5784 2 жыл бұрын
Cwa wxaa diyaar u ahey isbadal xiligaan aa qoraalkan soqoroyo inta wxaa u imadey inaa nafteyda dhiirigaliyo Ilahow irumee oo igarab qabo ana dadaalkeda waan la imanaa Aad baan uniyad jabsanhy yaa Allah 😢
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 Жыл бұрын
Abaayo allaha kuu fududeeyo 🤲🥺
@zeynabmohamed2220
@zeynabmohamed2220 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo. Alle hakugu guuleye maku taagan tahay go'an kaagi 3 bilood kahor aad rabtay?
@idilabdi5784
@idilabdi5784 Жыл бұрын
@@zeynabmohamed2220 haa sister wali wan kutagahy lkn aduun howlikama dhamato waxabadana waa ii hagageen alx
@Apdulkadir_m_mohamoud
@Apdulkadir_m_mohamoud Ай бұрын
Maxaa iska kaa badaley wllo 1 year ago
@idilabdi5784
@idilabdi5784 Ай бұрын
@@Apdulkadir_m_mohamoud walaalo wxbdn alx intii igu muhiimsaneed dhibatoyikii markaa iheystey wee ixalismeen alx
@abdikanimohamed1873
@abdikanimohamed1873 3 жыл бұрын
Sh mustafe xaaji ismaciil waa shiikha aan ugu jeclahay culumada somaliyeed allaha dhowro aduun iyo aakhiraba
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 4 жыл бұрын
sheekh mustafe="100baa ka dilnay iyana 10 naga dileen " sheekh mustafe= "mxaa 110 nin oo somaliyeedba aakhiro u dirteen ma guulba " the best sceness of his speech 14:35 allah yax fadag "
@suguledhuudhuule3279
@suguledhuudhuule3279 4 жыл бұрын
Waa hadal xikmad leh
@amiinnasir6446
@amiinnasir6446 4 жыл бұрын
Allahu yaxfadka sheekh mustafa
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Sheekh mustafe his real goat🐐❤💯
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 Жыл бұрын
@@suguledhuudhuule3279 aad iyo aad wllkay
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 Жыл бұрын
@@heartlessG640 exactly man
@amishaahmed9164
@amishaahmed9164 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh mustafa Haarun Isbadal quruxbadan oo daacad loo wada yahay Allha nagu taageero 🤲🤲Hal lug ku taaganahy🤲 yaa Allah 🤲
@shukrishacni3489
@shukrishacni3489 4 жыл бұрын
Wllhi sheekha kaliyeeH aaN kU dayDoH allaH keep YoU sh.musfe I like wlHi sheekH musfte
@abdihafid3814
@abdihafid3814 4 жыл бұрын
Wll far baynu leenahay aynu wax ku qorno fadlan farteena ha dhalan rogin
@feisalafder6998
@feisalafder6998 4 жыл бұрын
Jazaaka Allah kheyr ya sheikh Allah naga dhigo kuwa qaata
@carafaadmaxamuud4033
@carafaadmaxamuud4033 4 жыл бұрын
Mnzha allah sheikh mustafe alle cimri dheer iyo caafimadba hakusiiyo aamin aaammiin
@user-fn8cl4ee6s
@user-fn8cl4ee6s 9 ай бұрын
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil ilaahay ha ku xafido adeero ❤❤
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 3 жыл бұрын
sheekh muztaFe alle hakugu anafaco cilmigagaHa sheekh wax badan dadka ufaaidayee
@zaliimabintuabdulkadir4513
@zaliimabintuabdulkadir4513 3 жыл бұрын
Alle hkaa abaal mariyo sheekh🤲🤲💕💞
@saharosheekh2472
@saharosheekh2472 Жыл бұрын
اللهم اهدنا اللهم ارزقنا اللهم اغفر لنا ذنوبنا ولوالدينا ولجميع المسلمين 🤲🤲🤲
@bakarmohamed3137
@bakarmohamed3137 4 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah sheikh mustafa xaji ilageyow kubarakey wallahi hadunagayelilaha somalia ayan madaxweyna ugudhiganlehen ilaheyo kuguley adun ito akhiraba
@abdikariimali6195
@abdikariimali6195 4 жыл бұрын
Asc walalahayka waxan rawa gur xalal ah inu ilahay kherkisa ee seyo ee so ducaya inta rabtana ilahay ha oo fudidiyo Amin Amin Amin
@ruunmaxud1871
@ruunmaxud1871 4 жыл бұрын
Ilaahay hakuu fududeeyo
@abdikariimali6195
@abdikariimali6195 4 жыл бұрын
@@ruunmaxud1871 thanks
@Mohamed-rk6wg
@Mohamed-rk6wg 4 жыл бұрын
Illah ha ku fududeyo inshallah
@abdikariimali6195
@abdikariimali6195 4 жыл бұрын
@Habsah Haaji amin amin amin insha Allah abayo
@munasom1815
@munasom1815 4 жыл бұрын
Allah ku fududeeyo kheyr Allah kugu daro. Iyo inti howsha wada iyo kuwa rabaan ba kuwa haystana allah u barakeeyo. Amin ya rabi 🙏🙏🙏
@ansuuppe5245
@ansuuppe5245 Жыл бұрын
اللهم اهدنا بااصراط المستقيم
@L5.htk6775
@L5.htk6775 2 жыл бұрын
Sh mustafe markaa dhagaysto haddaa murugo iheyso wee iga qaadmaa❤❤❤💙💙💙
@Mss__Yoongi
@Mss__Yoongi Ай бұрын
same😢❤
@raxmamaxamed2957
@raxmamaxamed2957 4 жыл бұрын
Mansha Allaah sheekh mustafe runtii waxyaabo badan ayn kaa faa'idee ilaahy ha ku barakeeyo
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 4 жыл бұрын
Mansha allah sheikh mustafe xaaji ismail haaruuun alle haku sharfo
@asmacadeyasmacadey6171
@asmacadeyasmacadey6171 3 жыл бұрын
Amiiin
@xaqiiqadasugan9459
@xaqiiqadasugan9459 Жыл бұрын
Sheekh mustafe alle cumriga ha kuu dheereeyo Oo ha kuu barakeeyo
@mohamedabdullahmohamed7606
@mohamedabdullahmohamed7606 4 жыл бұрын
My Roll model Sheikh Scholar🤞🧔 يرعاك الله ياشخنا احبك فى الله.
@asmashucayb3295
@asmashucayb3295 4 жыл бұрын
Masha Allha mustafe wll alle ha ku xafido
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 4 жыл бұрын
Mashallah Tabaraka Laah Shiikhene Shiikh Mustaf, Allaha karameeyo, waaxa uu sheegayo kulli waa Runti Allaha ku Xafido Shiikh Mustaf, waxan u Baahanahay,Dadka Masakiinta ah ee Daciifka ah Umad u Hadasha, oo dhibka haya kakor qaada, Waayo Dadka Daciifka ah ama Xanuunsan oon Heli karin Nolo Maalmedka, iska daa Daawo iyo Isbitaal eh, Dad u Hadla oo u soo dhacsha Xaqooda, waana Adi iyo wadada kalle ee Allaha weyni siiyey Cilmiga Madiga iyo Diinta Sida Shiikh Umul, Dirir, iyo Shiikyaal badan oona halkaan ku soo koobi karin Waayo Dulmi Badan aa ka Dhex jira Mujtamaca Somalida wa Bilaahi Towfiiq.
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Mnashllh jasakallhu kheyr zhiikh mustafe ismail haruun alle haku xifdiyo
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 4 жыл бұрын
Masha Allah shiikh alle hakuxiftiyo
@mohamedsiciid8195
@mohamedsiciid8195 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe alle hadaayee waa shakhsi aad uqaaliya oo ilaahay soomalida ugu deeqay, ilaahay isagoo male ha inoo badiyo
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Maasha alaha alaha kuxifdiyo sheq Mustafa
@muhammaddualle19
@muhammaddualle19 4 жыл бұрын
EEBE WEYNE HAKU XIFDIYO SHEIKH MUSTAFA 💞 SIDA MUSLIMINTU KUU JECELYIHIN ALLAH WAXAA KAAGA BARYAYAA INA SAMOOYINKA LAGA JECLADO
@ayaanwarsame8264
@ayaanwarsame8264 4 жыл бұрын
Masha allah Shiikha alle ha barakeeyo isbedel dhaba ayaa loo bahan yahay.
@abdikadiraden2068
@abdikadiraden2068 3 жыл бұрын
Itoopia ama kenya ayaa najabisay.. waxasi waa marmarsiyo... that is true walahi ..long life sheikh mustfe
@Mass998
@Mass998 Жыл бұрын
Cajiib.... Illahay Cimriga ha kuu barakeeeyo
@apdirizaqdayip5039
@apdirizaqdayip5039 4 жыл бұрын
Wlhi zHEKHAN JECELAHAY HADAD ADNA JECEZHAY LIKE ZAR
@abdirahmanahmed6123
@abdirahmanahmed6123 4 жыл бұрын
Illahey hrku barakeeyo Cilmi iyo Caqli Baa kubuuxiyay Mshallah
@islamicrecitationsandstudi982
@islamicrecitationsandstudi982 4 жыл бұрын
asc masha allah jkq hadii aan haysan lahayn 5 kaliya oo miskax fiyoow sida sheikh mustafa hajj waxaan garilahay horumar lataabankaro
@deeqhanad8213
@deeqhanad8213 4 жыл бұрын
Mncha allah alle ha ku dhawro sheikh mustaphe sharafi korkaaga ha ahaatoo labada daaroot bah guulayso aamiin
@abdihakimmohamed4951
@abdihakimmohamed4951 4 жыл бұрын
JAZAK ALLAH KHEYR SH MUSTAFE XAAJI ISMAIIL
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe allaah cimriga hakuu dheereero
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi Жыл бұрын
MashaAllah ilaahay hakaa raali noqdo Shiekh Mustafa Xaaji ismaciil🤍
@arwaali1570
@arwaali1570 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh hadal degan o qof walba jecel yahay hadalkisa wad ku degaysa xita hadad murugaysan tahay allah haku xafido wax badan aya ka faiidnay nolosha qofka way is bedelaysa marku madiroyinkaga dhageysto
@shadiyayasin9788
@shadiyayasin9788 4 жыл бұрын
Ilahay aduun iyo aakhiraba. Haku xafido sheekh mustaffe rabbi raali ka noqay halka mar aan ku dhagaysto wlhy waxan noqda qof hammi leh oo furfurcon. Alhamdulilah
@saadabdi6922
@saadabdi6922 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh mustaf xaaji Ismail alle haku xafido
@user-th9wq4nw9q
@user-th9wq4nw9q 3 жыл бұрын
Kalmado dhaxal gala shiiq mustafa haaruun allaha ku barakeeyo shiiqii .
@fathaqali4621
@fathaqali4621 3 жыл бұрын
Sheekh Mustafe Amiirka qalpiyada so jeda😍😍😍😍
@hasefsouthafrica5535
@hasefsouthafrica5535 4 жыл бұрын
Mashaa Allah, Alle SWT ha inoo xifdiyo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil iyo dhamaan culumada kaleba...Amiin
@suleymanhajigedi5448
@suleymanhajigedi5448 4 жыл бұрын
Very intelligent sheikh may Almighty Allah guide him
@habicabdiraxman4323
@habicabdiraxman4323 2 жыл бұрын
Sheekh mustafe xaaji ismacil haaruun cimri dheer iyo caafimaad kuu rajaynayaa
@hodanibraahim6548
@hodanibraahim6548 4 жыл бұрын
M.a sheikh mustafa sh ismacil rabi haku xifdiyo best teacher in my life....🙏🥰❤✅🌍1️⃣👈
@abdisalancaskah7113
@abdisalancaskah7113 4 жыл бұрын
Sh mustafe Allah cimriga haku dhereyo
@ahmednoor3113
@ahmednoor3113 4 жыл бұрын
Sh Allah haka abaala mariyo waxad thy best motivational speaker wad ma dardar galisa waxad Ka dhigtay nolol Ka wanaagsan ta aan ku jiray adiga Ka hor
@Bepatient866
@Bepatient866 4 жыл бұрын
Waxaan hubaa inta comentiga ka bixisay videogaan hadii ay isbadalaan ka dibna ay oraahda shiikha gudbiyaan Inay wax badan ka badalayso wadciga maanta lagu jiro
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 4 жыл бұрын
in lafakaraa waa muhiim
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 жыл бұрын
ilaahay hanoo dhowro sheekhyadeena mar walba wax baan ka faaiidaysanaa, ilaahow cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado San noo sii dhamaan sheekhyada somaaliyeed sida wanaagsan ay diinta iyo muxaadarooyinka noo soo gaarsiiyaan mnsha Allah
@dr.mulkiali3220
@dr.mulkiali3220 4 жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفظك الشيخ مصطفي. ❤
@mohamedawilmeramann8872
@mohamedawilmeramann8872 4 жыл бұрын
Maaazha allah sheekh mustafe alle ha xafido
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734 4 жыл бұрын
Masha Allah, Jazakallah Sheikh Mustafa
@mustaferoble
@mustaferoble 4 жыл бұрын
mansha sh mustafe Allah ha ku barakeeyo
@maryanxirsi7728
@maryanxirsi7728 4 жыл бұрын
Mansh Allaah sh Mustafa ilahay hakubarekeyo
@sahlansahal7714
@sahlansahal7714 4 жыл бұрын
Sheekh Mustafa haji ismacil harun alle haku xifdiyo 👐👐
@abdikade8509
@abdikade8509 4 жыл бұрын
Jazakallahu khyiran sh barklhufiik ❤️❤️❤️❤️❤️
@jabirmaxamed2659
@jabirmaxamed2659 3 жыл бұрын
isbadlku waa shey muhiim ah wllhi ilaahow inta xun isbadal sii rabiyoow
@ayansidow4
@ayansidow4 4 жыл бұрын
Maansha Allaa maansha Allaa. Sheekh. Dadka iyo dalka. Somaliyeed badbaadi oo madaxweyne noqo. Somali waa kaa wada raaliye
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Abyo soo asagi ku sheegey dadkan hadii loo keeno kan dadka ugu wanagsan ma maqlayaan ilaa ayagu is dhisaan oo dad wanagsan noqdaan markuu noqdo sheekh mustafe madaxweyne soo ma dhayan waa qabiilka yeysan nagu xoogsan
@munasarmumin9400
@munasarmumin9400 4 жыл бұрын
Barakallahu sheikh Mustafa I have learnt something from uhh
@daudshukri2352
@daudshukri2352 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Allaha xufdiyo marwalba nolasha way badalan muxadaradkisa cilmiga usaaxibka ah
@foziyamohamed2923
@foziyamohamed2923 4 жыл бұрын
Dar Allah kujeclahay sheikh illahey hainodhambi daafo damaan musliminta
@Amun4888
@Amun4888 4 жыл бұрын
Aamiiin alle hafido sheekheena waanadiisana rabbi hanafahansiiyo
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 Жыл бұрын
Mansha allaaah sheekh mustafe haji ismaciil haji haruun ilaahy haku barkeeyo sheekh 😍😍😍❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🤲🤲🤲👍👍👍👍
@cafujr4159
@cafujr4159 3 жыл бұрын
An Intelligent sheikh M.A May ALLAH bless you
@ayaanxuseen3305
@ayaanxuseen3305 4 жыл бұрын
Mashallah sheekh mustafa muxaadaroyinkiisa kama dalo illahay ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro illahow ilmahayga iyo odaygayg iyo wllhy kayeel sida sheekh mustafa ookle sh umadoodhan jeceshahy
@miskisheikhabdirahman9762
@miskisheikhabdirahman9762 4 жыл бұрын
May Allah grant him janatul fiedoua.He is very intelligent
@macaawiyeyare6659
@macaawiyeyare6659 4 жыл бұрын
Maaaasha alaah ilaahay haku barkeyo
@muscabhasan8078
@muscabhasan8078 4 жыл бұрын
Masha allh sheikhana allha ku barakeeeyo danbigagna ha dhaafo Insha allh malin uun bn sidaada ookle noqon Sheik mustafa you are may role model
@aamiinyohan9015
@aamiinyohan9015 4 жыл бұрын
Mncha allh sh.Muztafe alle cimriga haw barakeeyo iyo cafimadkapa
@KhadarMjamac
@KhadarMjamac 4 жыл бұрын
Maansha allah sheekha mustafe alle ha ku barakeeyo
@awil2677
@awil2677 4 жыл бұрын
JazakaAllah Allaha kaa awaal mariyo sheikh
@shugriabdullahi5207
@shugriabdullahi5207 4 жыл бұрын
Mansha allah sheekh aan illahy dartii ujecelahy illahy haku xifdiyo sheekh mustafa
@aksayid2688
@aksayid2688 4 жыл бұрын
Masha allah sheik an adunka ugu jeclahay marban qoslay u leyahay inad duray udhimata laga yaaba hhh
@sayd5301
@sayd5301 4 жыл бұрын
niyow manta watan loo dhimanayo corona virus waa duray kibray oo wax dilaya hhhh
@sayd5301
@sayd5301 4 жыл бұрын
niyow manta watan loo dhimanayo corona virus waa duray kibray oo wax dilaya hhhh
@somtechtvtube315
@somtechtvtube315 4 жыл бұрын
m.a sheekha aan laga cajisin hadalkiisa alle ha xifdiyo
@binfarascade4391
@binfarascade4391 4 жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka allaah Ilaahay sheekha Cimriga iyo caafimaadka ba ha uziyaadiyo
@yuusufadanmohamed7973
@yuusufadanmohamed7973 4 жыл бұрын
Mashah allah sheekh mustafa xaaji ismaaciil caaruur Allah Ku barakeeyo
@faysalabdi2849
@faysalabdi2849 4 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah fiikun sheikh mustafe
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 жыл бұрын
Manshaa allaah tabarakallaah allaah haku xafido aduunka aakhirana janatulfardaws hanagu kulmiyo aamiin jisaakallaahu khayran yaa ehelul cilmi ❤❤❤❤👍👍
@abdullahinor9681
@abdullahinor9681 4 жыл бұрын
Mash alh Alaha kuxafido sh.mustafe
@mohamedissack5974
@mohamedissack5974 3 жыл бұрын
Infact there are those who guide to the right path bzc of him the way he preached and motivated
@harunali4018
@harunali4018 4 жыл бұрын
Masha'allah Shiikh mustafa jazaka Allah
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 4 жыл бұрын
Mansha Allah walaahi wa runtii sheikh Mustafe xaaji ismail Allayabarik Germany dhulka lala simay maantana wa wadamada kaalmaha hore kaga jira dhaqalaha aduunka
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
Walaaahi dar illaahay ayaan u jecelahay sheikh mustafe x.ismail haarun nolozhaH hlkd rabto ka gaaadh zheikh 🖐🖐🖐🌹🌹🌹
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 4 жыл бұрын
Jizaakallahu khayr wallal sheekh Allaha xifdiyo
@maanesse
@maanesse 26 күн бұрын
Allow Wiil dacada o diinta Ku Ficn o runta yaqan Ku wediistay o isku kaya asturto Amiin yaa rabi ❤Cawa bisha (dul.xaj/1445 /1)weeya alle kuwa u u danbi dhaafo ha inaga dhigo wanagan is tusa Amiin ❤
@abdoulwahabhaibeh4967
@abdoulwahabhaibeh4967 4 жыл бұрын
mcha allah sheekh alle cimriga,cibaadada iyo cilmigaba alle ku siyadi
@faadumomaxamed1283
@faadumomaxamed1283 4 жыл бұрын
Mashallah jazaka allah kheyr sheikh mustafa
@munahusen3477
@munahusen3477 3 жыл бұрын
Im so supprised to those who disliked this Beutiful Maxadaro Yaa allah Make us those who towards for jannah
@aalaayasin1482
@aalaayasin1482 4 жыл бұрын
👧AFRICA WALEE WAA DAD HURDA ALLAHYOW NOO SAHAL👂👂👂👂
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Africa hurdadeeda iska dhaafe adiga Hurdada ka kac adeer
@gabadhiislaamka9339
@gabadhiislaamka9339 4 жыл бұрын
Macalinka kaalinta 1aad oo isbadelka ku leeyahay .... allow fahamsi macalmiinta
@ahmedmohamed-xg5eo
@ahmedmohamed-xg5eo 4 жыл бұрын
Maasha alaah shikha ale ha barakeyo dad badan ba ka faaidayste
@nuuxjaamacdeero8842
@nuuxjaamacdeero8842 2 жыл бұрын
Maqaan waxan ku qiyaaso shiikh mustafe alle cimriga iyo caafimaadka haku barakeyo
@GaladoFaraxwaiss
@GaladoFaraxwaiss 16 күн бұрын
Furaha hamigayga sheekh mustafe
@imanhersi3910
@imanhersi3910 4 жыл бұрын
Allah SWT haku dhowro walee halnin wax mabadali karo ilaa shacabku Isbadalaan.
@Jidkatoosan393
@Jidkatoosan393 4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheikh
Fakhriga Sidee Looga Baxa ? ᴴᴰ┇► SH Mustafe Haji Ismail  2022
21:48
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 124 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 4,6 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,3 МЛН
Isbadal sidee u samayn kartaa
18:03
Macalin
Рет қаралды 102 М.
MURUGO MIYAAD DAREEMAYSAA ? DAAWO AYAA LAGUU HAYAA !! || Sh Mustafe Haarun
22:25
Guusha Nolosha Sh-Mustafe Xaaji
14:33
GAFE OFFICIAL
Рет қаралды 339 М.
YAA WEHEL KUU AH ? || Sh Mustafe Ismaacil Haaruun
24:18
Daacad Production
Рет қаралды 146 М.
Hadaad akhriska isku kari wayday daawo videogan | Sh mustafe
5:44
Waano Channel
Рет қаралды 366 М.
Taariikhdii Qudus oo dhamaystiran bilow ilaa dhammaad | Sh Mustafe Xaaji |
2:12:25
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 124 МЛН