Isha Xasadka | Astaamo Lagu Garto Qofka Isha Xasadka Kula Helay | Sh Maxamed Sh Ismaaciil

  Рет қаралды 226,111

Suldaan Media

Suldaan Media

3 жыл бұрын

#SuldaanMedia
Isha Xasadka | Astaamo Lagu Garto Qofka Isha Xasadka Kula Helay | Sh Maxamed Sh Ismaaciil
Sheekh Maxamed Ismaaciil Isha Xasadka Qofka ay Kaaga Dhacday Sida Loo Ogaan Karo
✔ 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔
Mar walba waxanu diyaar u nahay in aan idiin soo gudbino khayrka iyo waxyaabaha faa`idada u leh guud ahaan bulshada somalida ah gaar ahaan inta ku xidhan hada channelkan iyo inta kale ee kusoo xidhmi doonta mustaqbalka insha allah.
✔ 𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗-𝗡𝗔𝗤.
Sidoo kale waxan mar walba u mahadnaqaynaa bulshada ku xidhan ee ka faa`daysata channelkeenan 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔 oo aah mid aynu khayrka ku wadaagno bulshada soo booqanaysa waxan ka codsanaynaa inay nagala qayb qaatan horumarinta Channelka si aynu dad badan khayrka u gaadhsiino dhiir galina noogu noqoto si aanu khayrka u sii wadno si ay taasi inoogu suuro gasho insha allah intiina aan wali channelka 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 saarin waxan ka codsanaynaa inay 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 gareeyaan insha allah bellkana yar ee jeleska ah ama gambleelka ay furtaan mar walba si aydun u heshaan muxaadarooyinka xulka ah ee anu idinla soo wadaagno ..
𝗦𝗜 𝗔𝗔𝗗 𝗡𝗢𝗢𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢𝗧𝗢 𝗧𝗔𝗟𝗔𝗔𝗕𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔𝗡 𝗤𝗔𝗔𝗗;-
✔ 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 - saarO
✔ 🅻🅸🅺🅴 - garee muuqaalada
✔ 🆂🅷🅰🆁🅴 - garee lana wadaag asxaabta kale
º 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴🆁 🅻🅸🅽🅺 -
✔ bit.ly/2OByfyQ
ª FACEBBOK PAGE
✔ / suldaanmedia
” TWITTER ACCOUNT
✔ / suldaanmedia

Пікірлер: 266
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Illahoow na xafid Oo gargaar ilta bugtana caafimaad sii inta cafimaad qabtana usiyaadi yaa Allaah 🤲🤲🤲
@apuubakarjawharaaden4574
@apuubakarjawharaaden4574 Жыл бұрын
Aamin aamin
@maxamedaxmed8558
@maxamedaxmed8558 11 ай бұрын
AAMIIN
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 Жыл бұрын
Ilaahey hana wada caafiyo Xisibka ugu horeeya ee suuratul baqarah aqrista mar walbo si uu xanuunka idin haayo idin kaga tago
@nadiirasagal4065
@nadiirasagal4065 Жыл бұрын
Shukran waan bilaabey dhawaan
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 жыл бұрын
Shiekh jazaka Allaah. Wx bdn aanan fahan saneyn ayan fahmay. Ma sha Allaah. Kuwii Janatul firdows ku kulma Allaah swt ha inaga dhigo
@luusamahamad9608
@luusamahamad9608 Жыл бұрын
Oo8looll8ool8ol9loòlò9lol58oòl5685tl8😊😊😊wo8lo7😊😊😊😊
@luusamahamad9608
@luusamahamad9608 Жыл бұрын
Oo8looll8ool8ol9loòlò9lol58oòl5685tl8😊😊😊😊😊wo8lo7😊😊😊😊666656t😊
@luusamahamad9608
@luusamahamad9608 Жыл бұрын
L8l89ll8ol8ol8ol8oloò
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 Жыл бұрын
Kkk manshallah jasakaallah khair walahi wa runtisal Alle Haku barakeyo
@farhiyomohamed9313
@farhiyomohamed9313 3 жыл бұрын
Wallaalayal wan yara xanunsnhy xaga qalbiga ii soo duceya inuu illaahey qalbiga ii dajiyo wa idin yaryaya wll mcn intii farinteyda aragta
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Alla ha ku caafiyo wll
@abubakarabraar6616
@abubakarabraar6616 3 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 3 жыл бұрын
Alha kucaafiyo walo
@safiyayaasin7529
@safiyayaasin7529 3 жыл бұрын
Allah haku dajiyo
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 3 жыл бұрын
ilaahey raxmadiisa iyo awodiisa ha kugu caafiyo
@Abdihakin797
@Abdihakin797 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah sheikh max'ed ismacil alle ha barakeyo.
@aqoonguudchannel6402
@aqoonguudchannel6402 Жыл бұрын
mash allah tabariiklaha diinta islamku wansteexo ruunaahanti
@ummubilalahmed3210
@ummubilalahmed3210 2 жыл бұрын
Sheq mashaa allaah qeer alle hakusiyo sheq waxan weydin laha qofbaa riyo igu yiri wadsixrantahay masaxbaa
@kadirjunior2149
@kadirjunior2149 3 жыл бұрын
Dadka kale nin kii wax tara way tix galiyaan ee Idinku na caqli ga taamid ka ah waad ku tumataan oo Tar tar baad ka dhaaftaan nin ki toos idiin wada 😩🧠 Hadal qiimo leh 🙏🏽
@khadramohame936
@khadramohame936 10 ай бұрын
Xasbuna Allah wanicmal wakil
@yurubmuuse3340
@yurubmuuse3340 2 жыл бұрын
Sh mohamed ismail Allah kuxifdiyo
@alijamac3855
@alijamac3855 2 жыл бұрын
Farhiyo abaayo ilhy hakucafiiyo aaaamin yarabi illhy qalbiga hakuqabojiiyo
@zeynababdi855
@zeynababdi855 3 жыл бұрын
mansha alaah sheekh jasakalahu kheyr
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 3 жыл бұрын
Isoo duceeya please qalbigaa ixanuunaya wlhi waxba inan qabto ma Rabo l don’t know why 🥺
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Walal quraanka badso ayaatka isha iyo xasadka laga yaabaa in wax kusoo gaadheen alla ha ku caafiyee
@hamdamohammed1977
@hamdamohammed1977 3 жыл бұрын
Sidaasan dareemya wllahi waxa halka i keentay waa il uun
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Alla ha ka caafiyo wlo
@ahmedomar9804
@ahmedomar9804 2 жыл бұрын
Sidookle wll...inaan Quran isa saaro weeye😑
@hafsamohamud222
@hafsamohamud222 2 жыл бұрын
Isku mid abayoy 😢 inan wax qabto marawo iska jifo mar mar jifka naca mar mar mobilka wanaca ilahow ada cafimadka bixiya
@AHMEDADAN-fb3me
@AHMEDADAN-fb3me 6 күн бұрын
AHMED ADAN
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH MASHA ALLAH MASHA ALLAH ALLHAKU XAAFIDO
@yaskasaeed5261
@yaskasaeed5261 3 жыл бұрын
Walaal isoo duceeya wlhi wxaan ahaa qof barta diinta xijaabkana waan jeclaa waana laygu ileystay wxaan ahaa qof quraanka xifdisan waana ilaaway subxanallah wlhi hdaan kutaabka qabto waan iska ilmeena wxaan ahaa qof kalmaha hore gasha waana xanuunsaday waana iska nacay Adkaartana waan aqriyaa isoo duceeya imtixaan aa ku jiraa 😰😰😰😰😭😥😥
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Alla ha ku caafiyo wll
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo abayo🤲🤲
@boodgaandaa6507
@boodgaandaa6507 2 жыл бұрын
Ala hakucafiyo wll
@daralla3272
@daralla3272 5 ай бұрын
استعينوا على قضاء حوائجكم بالكتمان فإن كل ذي نعمة محسود ".
@abdiwahaap6347
@abdiwahaap6347 3 жыл бұрын
Allah ha ku caafiyo wllo
@abumuhamed3736
@abumuhamed3736 2 жыл бұрын
farxiya wllo qalbiga alle hakuudajiyo amiin farxad iyo guulna alle hakusiiyo
@al-quduselectronicsandmobi1394
@al-quduselectronicsandmobi1394 2 жыл бұрын
Iso duceyo inu alle i caafiyo yaa rabi
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 2 жыл бұрын
Aamiin
@9.06.0
@9.06.0 10 ай бұрын
اللهم انا نعوذ بك من كل شر.
@nuuraadan6429
@nuuraadan6429 2 жыл бұрын
salalaahu calayhi wasalam
@InaAbdi-mp7xf
@InaAbdi-mp7xf 10 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤️🤲
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 Жыл бұрын
Ax wlhi Qisada ardayda wx barata wxu i xasuusisay geeri inan jamacada nala dhiganaysay oo isha i dhimaty😭😓😭😭😭
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 Жыл бұрын
Ax😭abaayo maxaa helay alle naxariistii janna hasiiyo 😭
@somalipost7491
@somalipost7491 2 жыл бұрын
Alle haydinka jasaa'id siiyo
@user-ve6jf6vk3m
@user-ve6jf6vk3m 3 жыл бұрын
Mansha allah sheikhow
@suldanalimirre
@suldanalimirre Жыл бұрын
Yaa duco iga qaadanaya oo iisoo helaya numberka sh mohamed ismail
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Jazaku allahu kheyran ya sheikh
@maryamosheikhhusseinmaryam7075
@maryamosheikhhusseinmaryam7075 Жыл бұрын
M .a shukran sheikh jazakallahu kheyraa
@warsamecbdi
@warsamecbdi 2 жыл бұрын
Barakallahu fiikum.
@yunushilowle8961
@yunushilowle8961 3 жыл бұрын
masha llah
@ardaibrahim9006
@ardaibrahim9006 3 жыл бұрын
Ax anay cabsidaasi xasadka igu dhacday anoo aan cabsan jirin
@mohamudmohamed9049
@mohamudmohamed9049 2 жыл бұрын
Jazakallah
@ayaanmaxamuud7784
@ayaanmaxamuud7784 2 жыл бұрын
Mansha allaha
@Unknown-ni3zy
@Unknown-ni3zy 2 жыл бұрын
Jazzakallah khairan ✨
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Caruur badan baan arkey oo quraan ki soo guuleysatey oo canuunsatey oo maskaxdu is rogtey
@mohamedomar5969
@mohamedomar5969 19 сағат бұрын
Walal howshaas aniga ayayna i haysataa
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 3 жыл бұрын
Anee saas iku dhacday waxbarashada wajeclaaa si geesinimo uku sharxi jiray firfircoon lahaa halmer zam dhahay bo iisooduceey wlhi wax maanta sameyn karo maleh hormar ah quraan adkaar wa aqriyaa adinka neh iisooduceey
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Alla ha kaa dulqaado wll
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 жыл бұрын
Khadija abayo qaali qur,aanka ku dadaal ilaahey hakaa dulqaado dhibaatadaan 🤲🤲
@jamabashir7390
@jamabashir7390 2 жыл бұрын
Masha allah
@mohamedadenabdi4333
@mohamedadenabdi4333 2 жыл бұрын
6 sano wax kabadan ayaan lanoolahy calamadaha sheekhu sheegay 12 sano ayaan dugsi dhiganayay 2 sano mooyaane inta kale kaalinta 1aad ilaa mida 3aad inta udhaxaysa ayan galayay
@moniamuntaha9495
@moniamuntaha9495 2 жыл бұрын
Aniga dhiban wallkyna wa dhibane Ilaahow waad na aragtaa😪🤲
@dhameysdumar9172
@dhameysdumar9172 Жыл бұрын
@@moniamuntaha9495 abyo hada sethy
@aminaa8098
@aminaa8098 Жыл бұрын
Aniga xita kalinta kobad gali jire kadib madax xanun oo aan tagnan karin warer schoolki oo aan nacay waxbarashdi aan eber ka noqde jirkeyga calamado madow ku arko ilah hana wada cafiyo
@nadiirasagal4065
@nadiirasagal4065 Жыл бұрын
Alle hayna caafiyo walaal same nhy
@mohamedadenabdi4333
@mohamedadenabdi4333 Жыл бұрын
@@nadiirasagal4065 amiin wllo qli aniga inaan la god galayo ila thyba
@samianuur1127
@samianuur1127 2 жыл бұрын
SubaxnaAllha
@hibaaqfaisal1333
@hibaaqfaisal1333 2 жыл бұрын
Mansha allah sheikh
@wlll.bupdullahi6245
@wlll.bupdullahi6245 2 жыл бұрын
Wllyaal mcn iso duceeyo cudur baa ihaysto meel iga imadana ma aqaano ilahay dartiis igu suducayo
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Rabi ha kaa dul qaado wll
@omarmahdi9198
@omarmahdi9198 2 жыл бұрын
walal sidee lagu hayaa
@omarmahdi9198
@omarmahdi9198 2 жыл бұрын
allah kucafio
@faysamaxamed500
@faysamaxamed500 4 ай бұрын
Manzha allah
@farxaanshuriye688
@farxaanshuriye688 Жыл бұрын
Allow nahay
@nuuraadan6429
@nuuraadan6429 2 жыл бұрын
masha allah thanks alle haku xafido
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 2 жыл бұрын
Jasakallah
@roodocqaadir814
@roodocqaadir814 2 жыл бұрын
💯💯
@mahamoudabdi6827
@mahamoudabdi6827 2 жыл бұрын
Masha Allah
@filsanmaxamed1498
@filsanmaxamed1498 2 жыл бұрын
Sheekhow wax badan ayn taqana jasaka allh bariban nin aad u jecla isna ima ogayn waxn dooni jiray ina arko hadana marka indhaha saaro wadnaha i dhici jiray wan dhidida wan baqa😥 ila hada ma garanayn waxa sidas iga dhigi jiray lkn hada fahmay🥺
@ahmedhassen961
@ahmedhassen961 2 жыл бұрын
Abayo Adkaarta badi insha allah
@filsanmaxamed1498
@filsanmaxamed1498 2 жыл бұрын
@@ahmedhassen961 insha allh wll
@anwarsh.siciid4978
@anwarsh.siciid4978 2 жыл бұрын
Waxaan cuno soo matagayaa dhakhtar walpana waan tagay alle caafimaad dagdago ha isiiyo Il baab u malaynaya inay i hayso
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Quraanka aad u dhegayso wad caafimaadi insha allah
@raxomcn1946
@raxomcn1946 3 жыл бұрын
Dad kinaanu ilahay cilmiga idinsiyey had tihin dad naxarisle intad dalxisaysin od kumarmarsiyonaysin khuruj ama diinban bafinayna,mad dad sixirka iyo jinku hayo mad ugurmatina
@NazuBbe
@NazuBbe 3 жыл бұрын
Wadada khurujka dinta aye ku fafinayan dadka xanunsanaya allaha cafiyo dugsiyada quranka waa in ay iska quran saran wali carurta yaryar isara dhahan
@june6206
@june6206 2 жыл бұрын
@Carro Edeg Dahir Kkkkk maxa wahabiyo la yidhaa na waxana xanuunada keenay wa qabyalada iyo dhiiga islamkee la xalaashadey ta joojiya hadaa kkkk ma suufi banu noqon lahayn na khurafadka meesha kala tag wallahi na been bad ugu dharatee kafala gud bixi wa hadad diin Islam garaneyso
@abdurezakmire6739
@abdurezakmire6739 2 жыл бұрын
Masha llh
@jaabirgaraad2180
@jaabirgaraad2180 3 жыл бұрын
Isha sida la isaga daweeya
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Alla caruurteydu waxay galan kalintakowad hada gacmaha aya marwalba nabro ugasobaxan indhihiina okiyala lowadaxiray
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Culimada u tag wll laga yaaba in la ileystay
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 Жыл бұрын
Scw scw scw
@abusuheyba
@abusuheyba 3 жыл бұрын
masha allah
@laylaaadan2232
@laylaaadan2232 2 жыл бұрын
Shukran wa jasaakumullahu khayran sheekh
@ayaanmaxamuud7784
@ayaanmaxamuud7784 2 жыл бұрын
Jisallaha khayr
@muninuh7782
@muninuh7782 2 жыл бұрын
😔😪🥺❤
@NasroHussein-lr7ch
@NasroHussein-lr7ch 10 ай бұрын
Sheekhow walwalka iyo saska habenkii iyo jir xanuunka maxaa weeye😢
@abumuhamed3736
@abumuhamed3736 2 жыл бұрын
اعوذ بكلمات الله تامات من شر ماخلق
@user-ht7ib6te2n
@user-ht7ib6te2n Жыл бұрын
YAA rabi 🤲
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Wax walba oo dhib nala damacsan ama jecel in uu na waxyeeleeyo rabbibaan ka magan galnay dhibkiisa iyo sharkiisaba
@rahmajamac7669
@rahmajamac7669 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@AHMEDADAN-fb3me
@AHMEDADAN-fb3me 6 күн бұрын
AS I'M AHMED ADAN CSWS SCWS
@AHMEDADAN-fb3me
@AHMEDADAN-fb3me 6 күн бұрын
@AHMEDADAN
@abusuheyba
@abusuheyba 3 жыл бұрын
walahi naag ba malin iga ileysatey xaskeyga
@foziaismail8216
@foziaismail8216 3 жыл бұрын
Woow
@nouhomer5861
@nouhomer5861 3 жыл бұрын
Mcha allaH
@umumuntaaz7822
@umumuntaaz7822 3 жыл бұрын
msha alllah shekha jecelka suuu u sharxay caadi maha 😂😂
@BP-si2ww
@BP-si2ww 3 жыл бұрын
Waa ciyaalka xaafada hhhh
@hassanbaashi1616
@hassanbaashi1616 2 жыл бұрын
Asc sheikh allaha kuxifdiyo waan kutaxanahay muuqaladaada kheyr allaha kaasiyo sheikh waxaan kuwarersanahay riyo fadlan iifasir hadii alle kufahansiyo waxan kuriyooday anoo kubad cayaarayo waxaan noqday laacibka ugu weynaa ee kooxdeyda waxaana helay taageero badan waana kuwareersanahay Riyada noocaas ah mana ahi qof cayaartooy ah ama kubada cayaara sidaa darteed waxaana igu Dan beysay cayaar waagii ciyaal nimadeyda waa 20 sano kahor sheikh adaan kaasugaayaa inshaa allah mahadsanid
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Asc walal riyo wanaagsan bay u eegtahay inaad meel fiican insha allah noqon doonto qofka ugu wanaagsan ayaa macquul ah... riyadu sideedaba waa 2 nooc mid wanaagsan iyo mid xun riyadu hadii ay wanaagsan tahay kaliya waxa loo sheega qof wanaagsan aad ogtahay inuu taqi yahay alle ka cabsi badan qofkaasi sida uu kuugu fasiro ayey noqonysaa. 2 riyada xun iyada totally waa camal shaydaan sal iyo raad ma leh lama sheego iyada waxbana ka dhibimayso
@abdirahmanbashar4824
@abdirahmanbashar4824 2 жыл бұрын
mashallah
@momedharawe3734
@momedharawe3734 2 жыл бұрын
حفض الله لك في
@shaaticadde
@shaaticadde 3 ай бұрын
❤Scw ❤
@calicabdi3125
@calicabdi3125 3 жыл бұрын
Asc
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Wcs
@suaadd5788
@suaadd5788 3 жыл бұрын
Xayeeysiis baa ku badan please ka joojiya
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 3 жыл бұрын
Jiniga sida loobixyo haleeysheego walalyaal 😔
@yaxyeyuusufcismaan408
@yaxyeyuusufcismaan408 3 жыл бұрын
Mashaalah
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 3 жыл бұрын
1) salaada waqtikeyga duko 2) adkarta maalin walba aqriso 3) waysaqado mar walba aad musqusha kaso baxdo 4) ruqiya jinnka bacdal fajr iyo asr dhageyso 5) guriga quraanka maalin walba ku shid...sida surataal al baqrah...inshaAllah illahay ba jinnka ka bixinayo..duceyso. illahay ha naga xijaabo. Amiin
@fmdarmygirl1776
@fmdarmygirl1776 2 жыл бұрын
Sheekh aniga Dugsigeygi hoose ilaa sare gabar xifdiga iyo dhamaan madoyinkeda ka adag oo kaalin gasha baan ahaa Hada jamacadi baa igu adag caajis casharba ma aqrin karo waxba ma xifdiyo Aadban iskula yabanahy ee isoo duceeya
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Waa sstaamaha isha in qofku ka caajiso wixi uu sida fiican u qaban jiray marka wll u tag culimada isha sida sh maxamed oo kale
@fmdarmygirl1776
@fmdarmygirl1776 2 жыл бұрын
@@SuldaanMedia qof qurbaha iskaga nool baan ahy kole culimo badan ma aqaan lkin waan raadinaya I.a
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Raadi waa muhiim inaad aragto culimda sheekhan aad daawatay hargeisa ayuu ku noolyahay telka xaruntiisa wan ku siin karaa +252637000777 wad la hadli kartaa talo iyo tusaale waydii
@fmdarmygirl1776
@fmdarmygirl1776 2 жыл бұрын
@@SuldaanMedia mahadsanid wll qalì I.a waan raadinaya
@TheLove0
@TheLove0 Жыл бұрын
Asalamu caleykum warahmatullahi wabarakat please sheikh mohamed waxan u bahanahay Lanbarka sheikh Alle Darti walalayal qof Garanaya ha iso qoor please mahadsanid
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia Жыл бұрын
Walal sheekh maxamed waxa laga helaa hargeisa hadii qof hargeisa kuu joogo isaga ayaa kusoo heli kara sheekha iyo xatuntiisa. Mahadsanid wll.
@BinuMohamed-vq4wk
@BinuMohamed-vq4wk 5 ай бұрын
Sheekh aniga ayaaa dhib ka i haysto
@al-quduselectronicsandmobi1394
@al-quduselectronicsandmobi1394 2 жыл бұрын
Asc ani waan xanuun sanahy mrka lalabo badan ama bug xanuun ama wadnaha i xanuunyo
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Rabi ha ku caafiyo wll
@user-ez4st5cz2d
@user-ez4st5cz2d 2 ай бұрын
Asc sheekh aad baad umahad san tahy sheekh qofkaa hadaan dilo kwrn oo naftisa goyo iiguna cadato qofkasi inuu icawr yay sida inaan manam ku arko okle
@roodocqaadir814
@roodocqaadir814 2 жыл бұрын
Asc wll waxan ahaan jirey gabar dadaal badan dhanka wax barashad kaalinta ugali jirtey 🥺lkn hadda markan is dhaho wax akhriso buugiiba waa layga madoobeeyey ma aqaan wax igu dhacay
@notgotnameyet
@notgotnameyet Жыл бұрын
Aqriso boqolaal ayat kursi iyo macaawoteenka. Inshallah. Ha joojinba quraanka saligs inshallah shariciga ilaaheey in lagu xukumo dhulkiisana ha u shirki yeelin
@ameyra1
@ameyra1 Жыл бұрын
Abyo kula mid ahay walhi😭sababtaas hlkan u imaade Wax aqriski aba culees lyga saare booka hadan furaba madax xanuunba iguso boodaya iyo hurdo saaid ah😭😭
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 2 жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله
@Maaro44
@Maaro44 10 ай бұрын
Asxaaapey waxan I haya xanuun anoo yar igu dhacey anigu waxaan ahaa ardey aad u fiican oo la amaano anoo tacliintaydii school iyo malcaamad ku fcn ayaa mar quriya iga baxeen tacliintaydii quraankii wuu igu adkaadey schoolkii wuu igu adkaadey kadibna xanunn baan yeeshay xanuunkii oo ahaa inaan suuuxo afkana xunbo kasii daayo ayaa sheikh maxamed ismaail la ii geeyay daawooyin buu iso qoray alle 2 bil kadib soo noqo igu dhahey kadib waan ku caaafimadey markey labadii bil iidhamaadeen ayaan ilaawey inaan ku noqdo kadib xanuunkale ayaa igu dhacey oo ilaahada aan ka cabanayo oo ah markaan siii seexanayo oo ah inaan ismaaamuli kari waayo cunaha iyo Ishu ixanuunto kadibna markaan ruqyah daarto aan gubanayo xasuus Naxdin leh galeyo oon ogaanayo xanuunku wuxuu yey kadib markaan caafimaado aaan ilaawayo xanuunku wuxuu ahaa asxaapey maxaad Igula talin laheydeen ilma yar oo 15 jir ahna waaan yey😢
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 10 ай бұрын
Wad caafimaadi bi idnillah
@oldschool9316
@oldschool9316 6 ай бұрын
Hada setahay walal
@cabdixayimaxamed3613
@cabdixayimaxamed3613 3 ай бұрын
Allaahayow nacaafi allaahumma amiin amiin amiin yaa rabal caalamiin
@XamdiCaydiid
@XamdiCaydiid 3 ай бұрын
Walale to be the most
@kobciye79
@kobciye79 Жыл бұрын
Shiikhaw plz plz plz isoo jwb Isha bidix waxan Ku arkaa mas maskle cunaayo.melkasta aan fiiriyo waan Ku arkaa mas.xiddaa hadii aan isku qabto Isha wan arkaa maska.labada daan. Daanka bidix ayaaba iyar plz shiikhaw maxaasameyaaa plz plz Wal wal ayaadaremayaa iso jwb
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia Жыл бұрын
Shaydan baa walal iskaa tusay shaydanka iska naar salaada tuko tasbiixda badso walwalka iyo riyada xun waa shaqo shaydaan wuxu kaaga dhigayaa wax dhacaaya oo kale ha rumaysan waa camal shaydaan iyo waswaas mar walba waxad akhrisataa habeenkii hurdada ka hor ayad kursida suratul falaq iyo suratu naas.. intaas waswaas oo dhan kaaga filan .. midna wan kaaga digayaa riyo xun hadii aad aragto lama sheego. Waxba ku yeeli mayso. Kaliya qari bas cidna ha u sheegin.. ilaahay isku xidh alle qulubteena inagama qaribo waxa ina waalayaa waa shaydaan shaydaanka iska naar ka fogow macsida
@ziizo-boyofficial2312
@ziizo-boyofficial2312 Жыл бұрын
sheekh waxan arky dad aan kabaqdo oo gurigayaga jooga
@hararge1205
@hararge1205 3 жыл бұрын
X
@harethaabdulle5021
@harethaabdulle5021 2 жыл бұрын
I need the dgt of sheikh
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 2 ай бұрын
Bro, he is in hargeisa.. his place is in jig jiga yar, hargeisa
@hibomaxamed1085
@hibomaxamed1085 Жыл бұрын
Hooyadey naaska bidix buro kasoo baxdey 😭waxa lagu dhahy waa kansar igusoo duceeye
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia Жыл бұрын
Rabi haa salaamad yeelo
@hamdagarbo5839
@hamdagarbo5839 Жыл бұрын
Allah SWT ha caafiyo hooyada wll
@umumuxamed5671
@umumuxamed5671 9 ай бұрын
Allaha kuu caafiyo hooyo wll
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 8 ай бұрын
Illaahay ha caafiyo hooyo
@bashiraktar4218
@bashiraktar4218 2 жыл бұрын
ASC Jazaakalaah Kheyr Waxaan jeclaan lahaa Telephone Numbarkaada ama Emailkaada siaan kuula soo xiriiri Adigoo Mahadsan
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Wll sheekha waxad kala xidhiidhi kartaa telphonekan +252637000777
@Qaranimo_waa_gobanimo
@Qaranimo_waa_gobanimo 2 жыл бұрын
@@SuldaanMedia sheekha idan ma ka qaadatay inaad nambarkiisa dunida u qaybiso
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Maha numberkisa khaaska ah wll waa xarunta uu dadka ugu shaqeeyo waana public
@al-quduselectronicsandmobi1394
@al-quduselectronicsandmobi1394 2 жыл бұрын
Istaal wn tagay wax ma qabto li dhahy ani wn xanuunsanhy
@naturedabiicichannel1093
@naturedabiicichannel1093 2 жыл бұрын
Asc asxaabta halkaan kujirta waxaan idin weydiinayaa su aal waxaa inta badan jirkeyga kadareemaa sida in uu i qaniinay wariiri /waa bahal yar oo quraanjada camal ah ) lakiin markii meeshii salaxo oo aan is iraa bahalbaa ku qaniinay waxaan arkaa in aysan waxba iqaniinin oo ay jikeygatahay hadii ay jirto cid garanaysa ama maqashay fadlan iiga jawaaba
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Waxa suurto gal ah inay xasaasiyad tahay daakhtar maqaarka ah u tag hal mar
@ismahanmawlid2399
@ismahanmawlid2399 2 ай бұрын
Isla markaa miyay dhacda ishu mise bilo iyo Sunday qadan kartaaaa
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 ай бұрын
Marka ay ku dhacdo qofka xanuun ayuu dareema isla maalinkaa sida la sheegay
@ismahanmawlid2399
@ismahanmawlid2399 2 ай бұрын
@@SuldaanMedia way i haysaa lkn ano yarbay igu dhacady illahay hana cafiyo ani inta ila midba
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 ай бұрын
@@ismahanmawlid2399 Quraanka ayaa ka daawo ah hadii aad joogtayso inaad quraan dhagaysato gaar ahaan ayadaha u khaaska ah jinka sixirka iyo isha .. waxad ka helaysaa KZfaq waxa ku qori kartaa Ruqiyah shariah
@ismahanmawlid2399
@ismahanmawlid2399 2 ай бұрын
@@SuldaanMedia thankz wllo waan dheegystaa
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 ай бұрын
@@ismahanmawlid2399 Masha allah daawo kale uma baahid quranka kugu filan
@suriyaabdikarim7881
@suriyaabdikarim7881 2 жыл бұрын
Ani walwal iyo oohin bilaa sababa iska kay hayso marwalba
@rahmanmuhumed7770
@rahmanmuhumed7770 3 жыл бұрын
ط
@hodanosmanhodanqlanjo152
@hodanosmanhodanqlanjo152 2 жыл бұрын
Shiikh marka tagno meel dadku ku badanyhy waan ku xanunsta maxay tahy talow
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Laga yaaba in il ay jirto culimada u tag wll
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
Walalo ilahay haku caafiyo lakin waxan ku udhanlaha markad tageysid sii wacan isu astur culimadana u taag
@hodanosmanhodanqlanjo152
@hodanosmanhodanqlanjo152 2 жыл бұрын
Jasaka lahu khayr
@ubahhussein206
@ubahhussein206 Жыл бұрын
Wll ana sidaas ah tolow wa maxay aniga naqaska iqabta xataa madaxa ixanuna naska bidix dushiisa ixanunta sdaad noqty adigu
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 3 жыл бұрын
wllhi anay i haysataa sanad walba kaalinban galyay heer dadku igu wada mashquulen imikana waxan ka baqa inaan dhaco examka wax walba oon aqriyo waan ilaawa hadan bug so qata wan dlaya wan lulonaya iso duceeya cid lagu jiro illahyba oge
@user-xw9hr6kh3c
@user-xw9hr6kh3c 3 жыл бұрын
Allah ku caafiyo
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 3 жыл бұрын
amiin amiin wllaladay shugran
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 жыл бұрын
Mucawadaynka iyo suuratu kahfi iyo suuratu yaasiin maalin walba aqri. insha allaha xijaab bey kuu noqon
@kaltuunnuur9916
@kaltuunnuur9916 3 жыл бұрын
Allaah caafimaad hakusiiyo
@ubahhussein206
@ubahhussein206 Жыл бұрын
@@maryamacumar314 mucaqadaynku waa maxay wll ishega😢
@eng_seruuqyareabdirahman1023
@eng_seruuqyareabdirahman1023 2 жыл бұрын
Sheakha xageen kala xariiraa
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 2 жыл бұрын
Hargeisa ayuu jooga wll wax ciwaan ahna kama hayno ilaa hada
@eng_seruuqyareabdirahman1023
@eng_seruuqyareabdirahman1023 2 жыл бұрын
@@SuldaanMedia wad mahadsantahay
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 Жыл бұрын
Sheekhan xagee laga helaya talow
@hindiafsomali3103
@hindiafsomali3103 Жыл бұрын
Sheekh maxamed sheekh ismacil Waa sheekha kaliye hargaysa joga ee ila maraykan loga imado ilahay aya sbb uga dhigay dad aad ufarabdan inuu dawodada helay Hargysa ayu cilaaj dadka lagu dabiibo kuhaysta wll
@mataanraage8255
@mataanraage8255 5 ай бұрын
Dadka kale nin koodii waxtara waa tixgeliyaane adinkuna caqliga taamadka ah waad ku tumataane tar tarkaad kadhaaftaan nin kii toos idiin wada
CALAAMADAHA ISHA AMA QOF LA XANUUNSAN ISHA
18:18
Baabu Cilmi
Рет қаралды 196 М.
When someone reclines their seat ✈️
00:21
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 58 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,9 МЛН
Isha Xasadka | Nin Waxa uu Eegaa Dhintaan | Sheekh Maxamed Ismaaciil
13:22
Sheikh @AhmedAlYamaani oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
28:43
RUQYAH JINKA KUGU DHEX XIDHAN IYO ISHA XABISAN ISKA FUR ||SH. CAYDARUUS
50:05
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 433 М.
ISHA QOFKA AY KU DHACDO MAXAA LAGU GARTAA
17:24
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114
Рет қаралды 283 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2024) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:37
Ansaaru Sunna Trust
Рет қаралды 46 М.
When someone reclines their seat ✈️
00:21
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН