No video

ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 02 08 2014

  Рет қаралды 67,727

Somali Channel TV

Somali Channel TV

10 жыл бұрын

SOMALI CHANNEL

Пікірлер: 103
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 10 жыл бұрын
Maasha Allah wallale waad mahadsan tahay in wax leys ku sheegana wey wacan tahay, Aniga ahaan waxaan ku lee yahay hal kaas ka sii wad howsha iyo wacyi galinta bulshada kana indha laabo dadka aragtida dhaw iyo fikirka yar leh. Barakallahu
@suliyekasameer8082
@suliyekasameer8082 10 жыл бұрын
c/raxmaan max'ed xuseen naaleeye wallee waa nin adag jasaakallaahu khayr inaad hablaha somaliyeed uhiiliso yaan lagu mashquulin wixii uu inooga aqoon badan yahay uun buu sheege. well done Cabdi Good Abees halkaa kasii wad ....
@cheismailramossuufi9661
@cheismailramossuufi9661 10 жыл бұрын
cabdi good aad iyo aad ku taageersan nahay doqonta aan af somaliga fahmayna waxba ka soo qaadin kan la baxay abwaan shire ee leh af somali waaweyn ba la igula hadalay ha ceebeyn ayaanu leetahay abwaannimada cabdi good God bless you
@ayaanahmed553
@ayaanahmed553 10 жыл бұрын
Somaali caqliyar cidina kama maan hesho ki wax usheeg yidhaahda iyo kii caawi yidhaahba waa kuwaa a cunee caayee calaashada . cabdi good ma qof caqli ku gaadhi karaa jira allow no kaa xifdi adoo kalena noo so badi love u rabi hakaa raali ahaado
@fawziHapiip
@fawziHapiip 7 жыл бұрын
cabdi good abees iYo mubaarig qoor ubaxaY waa abwaaniin saxa
@FikirMaalTv
@FikirMaalTv 10 жыл бұрын
ma isagaa famayaba afosmaligan cabdi good u jilci ninka
@mohamedosman8984
@mohamedosman8984 10 жыл бұрын
qur,aaanka ayuu qalday sifiican iskaaga soo akhri qur,aaanka
@burcoduurray
@burcoduurray 10 жыл бұрын
afsomaligii baa oodaha jabsaday muxuu yidhi inkastood lug xidhan tahay hadana waan ku jecelahay weli Waali
@abdikassim4256
@abdikassim4256 10 жыл бұрын
Kkk abdi good waa libaax erayada uu isticmalayo cid fahantay majirto tankale Ninkaan qofna macaayo ee maansada ayuu saxayaa wana loobahnaa wajiyo xun qof naga qabta shaqo fiican ayuu hayaa halkaa kasiiwad thanks
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
cabdi goodka laba gudin, sida gaasiraba tidhi, garbadh buu hayaa badiye, walaahay inaan laba goolaaftami, hadii aanu gaagaabsanin.
@mohamed51904
@mohamed51904 10 жыл бұрын
soomaali ummadu kula garato meesha keen anaga afkii badmaaxyada hanoogu hadline,
@sahrayar2525
@sahrayar2525 6 жыл бұрын
Daahir yaa shamis mA quraanbaa
@AchillesEntertainment
@AchillesEntertainment 10 жыл бұрын
allow sahal amuuaraha
@ismaiilhaji
@ismaiilhaji 9 жыл бұрын
cabdi goodow hees in eey anshaxeeda xuntahay Allah ayaa inoo sheegay ee suurada shucara dhamaad keeda ka aqriso jooji oday hees lama toosikaro hees oo dhan waa baqti
@fawziHapiip
@fawziHapiip 7 жыл бұрын
xiseen shire sabca samaawaadka lagu sameeYeY intuu idhi cadaYna iska reebaY hadana waan dafiraYaa waa waali cusub
@burcoduurray
@burcoduurray 10 жыл бұрын
Tolow Ma AFKII COLOWAHAA afsomaligaasi Wuu Lumay beri Hore ina Goodow
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 10 жыл бұрын
Abdi Good, walaal aad iyo aad ayaan kuu taageersannahay adiga iyo program-kan! Inta ku weerartay waa kuwo aanan ilbax aheyn ama laheyn aqoon ku filan, sababtoo ah fikirkooda kuma saleyn karaan cilmi. Markuu qofka wax sheegayo ama doodayo waa inuu doodiisa ku fariisiyaa cilmi. Waan iska murmi micno malaha. Fadlan, kuwaas oo kale ha u jawaabin, aad iyo aad ayaad uga horeysaa.
@abdishakurismail8739
@abdishakurismail8739 10 жыл бұрын
Nikan runi alle ayay taqaanaa abwaana waan ahay...afsoomali wuu yaqaan laakiin inuu isdejiyo Ayaan kula talinlahaa
@ismaaciilmaxamedcakule
@ismaaciilmaxamedcakule 10 жыл бұрын
murti nimaan gunteediyo baran gogol dhigeedoo gonda degi aqoonbaa gowl gowla hadalkoo hadba dhinac garoocdee haku gubanin heesaha hal abuurku tiriyaye haad kaleeto daydayo. subxaanaka yaa cadiimna sugaan dhaadhi lagu ma noqdee kufsiga kadaa heesaha
@abdiqaniabdilahi9777
@abdiqaniabdilahi9777 10 жыл бұрын
cabdi goog nin jira ha u joojin kuwan madhan waxa jirta maah maah english ah oo tidhaa kildhiga kiisa madhan baa ugu qow qow badan,,,,, waxey ka dhigan tahey dadka kiiisa aan waxba aqoon baa ugu qeylo,,,,, halyey baa tahey wixii xumeynaya fanka soomaliad cagta cagta u saar hana ka hadhin weligaa boqor Cabdi Good Abees
@fadumanur2296
@fadumanur2296 10 жыл бұрын
AaMus aamusnaanta baad Ku fiicantahay Ala ilaahay muxuu dad abuurasy
@fatimaali8577
@fatimaali8577 10 жыл бұрын
Cabdi Good Waxbadan Baa Laga Faa'iidayaa Bal U Fiirso Afsomaaligan Uu U Isticmaalayo Xuseen Shire Waa Afsomaali Beri Hore Dabar Go'ay , Runtii Cabdi Good Waa In Laga Qoraa Book Afsomaaligi Hore Ah. Wax Badan Baa Laga Faa'iidaya , Kuwan Yar Yar Ee Maalayacniga Sameeyana In Laga Qabto Weeye Dad Bal Maxay Tahay Ku Haay Ku Haay Meeshan La Rabo :D:D
@Himila55
@Himila55 10 жыл бұрын
Bisha Ramadan eey isoo caayen
@AchillesEntertainment
@AchillesEntertainment 10 жыл бұрын
cabdi god waxaa uu siku darayaa laba heeso oo aan islahayn sidaa kaaba iyo noolsha cusub soo dawee bal marka hore wax ku sheege ma hees baa sharaxaysaa mise heeso aan is lahayn baad isku qasbaysaaa aloow sahal amuuraha
@TheSaeedsool
@TheSaeedsool 10 жыл бұрын
Somali channel waad is ceebayseen. Ninkan Paltalk miyuu ka hadlaya waxay qaabkani ninkan anshaxa ka saxa sidii dhoocilihii doconaya
@farhanBM
@farhanBM 10 жыл бұрын
Cabdi-Good waa hiiliyaha Sugaanta Somalida ee Abwaan is-moodayaasha iyo Tiknoolajigu karamaadii ay lahaan jirtay ka qaadeen! Barnaajimka uu hadda wadaana waa mid wakhtigan xaadirka ah aad loogu baahan yahay!
@mo7yer
@mo7yer 10 жыл бұрын
asc.. cabdi goodow walaal adoo iga raali ah waxaan kugula talin lahaa in aanad dadka xaasidiinta ah hadal xumidooda uga jawaabin oo aad is moogeysiisid si aanad mansila dooda ama bar bar kooda u iman wax wanaagsan baad wadaa dadka inta wanaagsanina way kuu ogtahay inta xaasidiinta ahna haw joo jin hana u jawaabin..
@mohaqarash4262
@mohaqarash4262 10 жыл бұрын
kkkkkk acuudu billaaahi minashaydaani rajiiim war ninkaan waalan muxu ahaa war quraanka haku ciyaarin waaxay waxaad aqrinayso nimca wakiil kulahaa waxa kaaga daran quluuxiyo suu u aqrinayo aderow quraanka haka been sheegin intaad wax aqrinaysay hal midh oo sax ah kuma jidho ee ilaahay haku been abuuran mida kale diinta iyo heesta aad iskudaba wado waa maxay bissinkee.
@Dabayl
@Dabayl 10 жыл бұрын
Cabdi Good, meesha maaha tar-tan suugaaneed. Af dadku wada garanayo ku hadal.. Nin waliba eraya culus wuu ku hadli karaa. Teelka teelka ka daa, iyo tumaatida erayga, ha ku tiigsanin, haku tacadiyin, oo ku taraarin tiiska naxwaha. Waxaasi hadal maaha. Waxaad meesha u fadhidaa inuu dadku ku fahmo. Uma fadhidid inaan ku tamaro sheegato eray soomaaliga.
@yahyashariff5607
@yahyashariff5607 10 жыл бұрын
Abdi Good wan Ku tageersanahay meshada kawad.....
@deeqbasha3171
@deeqbasha3171 10 жыл бұрын
wr ninkan abdi inuu u jawaabo xuseen shire may ahayn waayo somalidu waxayna fahmsanayn naqdiga waxa uu yahay aadna waan ugu hanbalyaynayaa abdi good masuuliyada naqdiga heesaha somaaliga ee uu xilkeeda dhabarka saartay waana dariiq cusub oo uu furay dadbadan ayaa ku dayan doona mida kale xuseen shire heesihiisa ka bilow abdooow kkkk
@mohamedabdi3601
@mohamedabdi3601 10 жыл бұрын
cabdi good waa madax xuseen shire afsomaliga saxda waa kan lagaga halo dhulka waqooyiga adeero caga dhigo uun baa ku dhihi lahaa
@cilmiyare3179
@cilmiyare3179 10 жыл бұрын
waa ku saxantahay in aad ka xumato heesaha dumarka loo dhibo oo xumanta ah ka hadal wlh waa ku saxan tahay sxiib kii ku cayo ajar baad ka helee
@medisify
@medisify 10 жыл бұрын
cabdi good halku khaladka ka galay ee doodisa oo dhami ku dhisan tahay wuxu u qaatey in heestani kaaba ka danbaysay, marku leeyahay sow digii yidhi ka saray maanka,
@mohamed51904
@mohamed51904 10 жыл бұрын
caaweyba u daraydoo cayna la soo istaagay war meeshu waa shaashad culimo iyo caamaba lagaa daawanayaa
@khadarmuseahmed4918
@khadarmuseahmed4918 10 жыл бұрын
Qur'aanku Kaftan Iyo Ciyaar Ma Gayo,.... Odaygan Waxan Odhan Lahaa Qur'aanka Sax,... Waxaad Tidhi Qaaluu Samicnaa Lakiin waxa Sax ah Faqaaluu Innaa Samicnaa... Wabillahi Tawfiiq
@jigarxx9364
@jigarxx9364 10 жыл бұрын
Heesaha xun xun waa in laga dhiidhiyaa cabdi good waad saxsan tahay halkaa ka wad
@yahye6344
@yahye6344 10 жыл бұрын
Ninkan Reer is daba yaac miyay meesha ka qabtaaan waaa kan waashy ee idhihi casaadeene heestan abwaano waawayn ayaa saxay oo laaxin ka waayay isugu abwaana maahe miyuu badan ka baxo cayda telephon.da ayaaaba dhiig kar uu ka qaaday
@xushmad
@xushmad 10 жыл бұрын
Fikirkaga waliga haku saleyn nin jecleysi iyo qabiil lkn ka firi faaidada bulshada u uleeyahay arinta u ka hadlayna waa arin dhaxal gal ah oo anfici dona eyna guran donan ubadkena abudkooda walaahi waa iga dhab waxaan ahay arday barta saxafada wadanka sweden waxaana waligey ku tamayay on u baranaya saxafada markana inaan dhaqamadan foosha xuun zulintooda cabdi good waxaan kuleyahay walaal mahad sanid ma heysto meel an kala soo xiriiro balse waxaan ku haya fikir ugub ah oo u bahan in wax laga qabto hadad hesho farinteyda ila soo xirir waxaad baal dahab ah ka gasshay toosinta dhaqanka somaliga thanks and go head
@SOMALIMEDIAPRODUCTIONHD
@SOMALIMEDIAPRODUCTIONHD 9 жыл бұрын
hhh dadka wa qafilan yihin wara ninkan waxe lagu haysta wlhi wa sax sanyahay :*
@suudiafrah1162
@suudiafrah1162 Ай бұрын
Mahad,sanid sharafle
@cabdibaasidosman2957
@cabdibaasidosman2957 10 жыл бұрын
cabdi good noolow adoo reer togdheera in ay reer koonfueed kaasoo daba jawaabaan walahi waa ceeb waana aduunyo
@nawaalahmed1065
@nawaalahmed1065 10 жыл бұрын
Alla, subxan.Allah odaygaan ma naxaye dulisanaa war wad qaladay Ayaadaha,wuuba qoslaa oo wuu isla saxan yahay,umadu waxay ku sheegto qaado,aayadahii wad jijibisay,siduu Allah usheegay u aqri,hada suradaha uusoo qatay waxa kamid ah (سورة الجن ) oo uu qalday aan kuu saxo sida saxda ah waa: -بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ) (قُلْ أُوحِيَ إِلَيَّ أَنَّهُ اسْتَمَعَ نَفَرٌ مِّنَ الْجِنِّ فَقَالُوا إِنَّا سَمِعْنَا قُرْآنًا عَجَبًا )), :sidoo kale waxad qaladay suuratu ( tabaarak) aan kuu saxo iyadana waa بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)) تَبَٰرَكَ ٱلَّذِى بِيَدِهِ ٱلْمُلْكُ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَىْءٍ قَدِيرٌ ((ٱلَّذِى خَلَقَ ٱلْمَوْتَ وَٱلْحَيَوٰةَ لِيَبْلُوَكُمْ أَيُّكُمْ أَحْسَنُ عَمَلًا ۚ وَهُوَ ٱلْعَزِيزُ ٱلْغَفُورُ) intaan kaliya maha aayadaha qaladay kuwa kaloo badan qaladay ogowna marka Qur'aanka la aqrianayo si xasilooni aan carab boobsiis ahayn loo aqriyaa oo fasiix ah,iskadaa inaad si kale u aqrisee shaqalka la dhowraa,adigana qalad cad bad u aqrinaysaa Qur'aanka,aniga Sugaan ma garanayo halka laga maro iyo waxaan dagaalka ka tagan yahay taasi abwaaniinta Qusaysaa balse aniga Qur'aanka kuu sixayaa oo dadka oo idil Qur;aanka way garanayaan fadlan waa codsi Qur'aanka hadii aad sidas uqaldayso ha usoo qadan daliil iskadaa,ileen wixii la yaqaan umada loo sheegaye,midna ku darso adiga waxa ku dhagaysata malayiin kaa aqoonyahansan,Qur'aanka kariimka ah waa kalamka Allah dheldhel ma galo,dib u baro Qur'aanka oo xifdi ha isku dardarine,aadbaan u xanaqay markaan arkay sidad Qur'aanka u aqrisay,maxadsa dad wanisaa adiga ilkahagii jaad sidaas u galee,jaad cune isaga nolosha ka dhacsan noloshada soo tarbiyee kadib umada u imow,mid baan kusii darsan xad gudubka dadka iskadaa,si qabooban wax usheeg nin aad moodo inuu caro la sakarad yahay cidna si wacan wax ugama dhagaysanayse,mida kale anagoo dhalinayadii maanta dhalata ah iska fahmayna erayga ma halka hadalku tabanaye adigoo odaygaas cirada leh ah maxad erayada qalad ugu badashaa,tan aad ku haysato abwaan xuseen shire ee ah samada qalad maha,,samada dayax gacmeed,iyo diyarad lagu tagay duluf yahow,sabca samawad kama wado isaga, hadalkana ha xumayn,umada xumaanta u raadisa,taada raco ku oran lahaa adigaba qalad miiran ahe,aniga waan kugu haysto waa Qur'aanka qaldyso,dadkan qabiilka uun ka hadlaya,iska daya qabiilka Qur'aanka inuu qalday usheega oo u saxa,qur'aanka waajib ah in loo doode,umadu qaribana qur'aanka la qaldaya qabiil ku mashquulayan,uf waaa ku lablaboday wlhi oday yusilis ah is qabo qabqablayahow,nolosha cusub soo dhawee doqonima u fahmi waday nolol cusub waxa laga wadaa , inaad guursato waa nolol cusub qof wada socoteen inad kala tagtaan waa nolol cusub,qofkan ka tago qof kale nolol la qado weye sida dadka idil fahmayan,aniga wax kama dhagaysto umada ha qaldin,adiga qabya ahe.:/ :/
@AbdirahimAli10
@AbdirahimAli10 10 жыл бұрын
CABDI GOOD NIN ADAG ... DADKA TAAGEERSAN BAAN KUJIRAA .. CARUURTA YARYAR BUUFI WALLAHI WAA NIN ADAG WAXKALOON KU TILMAAMO GARAN MAAYEE
@timothybrown8716
@timothybrown8716 9 жыл бұрын
Ninkaan waa nin adadag wuu iga yaabiyay hadalkiisa
@abdirahmanyusuf1289
@abdirahmanyusuf1289 10 жыл бұрын
adeer umada kula hadal soomaali eey umadau fahmeyso. please ama erayadaa jilci si aan kuu fahamno.
@maxamed7258
@maxamed7258 9 жыл бұрын
Nin waalan ayaa la waydiiyay "dadka waalan Iyo kuwa miyirka qaba yaa badan?" Wuxuu ku jawaabay "inta u diyaarka ah marka lagu daro, dadka waalan baa badan!"
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 10 жыл бұрын
Somali dawakhday dheh
@macalinbashir7164
@macalinbashir7164 10 жыл бұрын
anigu waaxaan is weydiiyaa somali channel miyaan waji dambe laga rabin marka odaygaan lagu sii daayay mise ha is raacdo diidaye ha is raamsatee daaa
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 10 жыл бұрын
Kkkkkkk odaygii yaraa wuu kululaaday waa ka xanaajiyeen
@muhanidolaad2824
@muhanidolaad2824 10 жыл бұрын
wax sheegidu ma xuma ee xanaaqa meesha ka saar
@Himila55
@Himila55 10 жыл бұрын
Cabdi good anga iyo adi isku heeso manihin adi taada wado Teene noo dhaaf
@Dabayl
@Dabayl 10 жыл бұрын
Quraanku waa Carabi.. Cabdi Goodow.. Mida kale, gabayga Cabdi Gadhle meesha ma qabtoo..
@dalweynahasoomaaliya8475
@dalweynahasoomaaliya8475 10 жыл бұрын
ninkan yaan la maagin. wuxuu ku dadaalayaa inuu aragti iyo sida uu wax u arko dadweynaha SOOMAALIYEED uga faa'iideeyo, waanse toosin karnaa meesha qallooca ka jiro, taas weeye midda aan anigu aan danaynayo. KOW: ISIR-RAACA AF-SOOMAALIGA waa in la qeexo, waxayna u qeexmeysaa sidan soo socota = Af-Soomaaliga markii raadraac lagu sameeyo xaggee ama isirkee ayuu ka yimid ama galaa weeye waxa uu ulajeedo ISIR-RAACA AF-SOOMAALIGA, taasina waa mid qallooc uu ku jiro. Af-Soomaaliga waa af aad u facweyn oo ka facweyn Afka-Carabiga, waxaana ay taasi ku mid iyadoo laga eegayo labo arrimood oo kaliya () Dhulka/Dhulkii ilaahydada iyo () Dadka Ku Nolaa Dhulkaas ama ciiddaas waa meeshii Aadan iyo Xaawo laga abuuray, waana meesha laga helay qalfoofta ugu da'da weyn ee aqoonyahannada aqoonta la falgasha isirka aadanaha ay ka heleen, waana mid ku factirsata taariikh dheeri iyo waliba haraagii abuurkaas aadanaha ee lala xiriiriyo Aadan iyo Xaawo. Tan kale ee u dheer ayaa waxay tahay, dadka halkaas ku noolaa ee Soomaaliyeed waa dadkii aasaaska u noqday samayska dhaqamo kala duwan oo isugu jira kuwo diimeed (sida ilaahyada qoraxda) iyo diinta lala xiriiryo hindu-ism ee noolaha ay lo'da ka mid tahay lagu sumadeysto awood lala-barbardhigayo midda Ilaah iyo waxyaabo badan oo la xiriira diimaha kala duwan ee aad maanta arkeysaan, waana waddo wixii ka baxaa (jidkii xariirta = silk road) adduunka daafihiisa hab-ganacsi wax looga faafin jirey. Waa meeshii adduunka looga dhoofin jirey hiddaha iyo dhaqanka (waxaadna ku tusaale qaadankareysaan in Afka-Shiinuhu ku hadlaan lala xiriiriyo Afka-Soomaaliga. heesaha ay soomaalidu u taqaanno QAARAAMIGA iyo heesihii hore ee Shiinaha waxaa loo adeegsan-jirey/adeegsadaa isku qaab-muusiko ah, qofkii daneynaya inuu si aqooneed u ah hawshan wax uga barto, diyaar baan u ah in'aan meesha ugu soo bandhigo tusaalooyin gaara oo tixraac leh) Marka haddii arrinku sidaas yahay, waxaan jeclahay in midkale hoosta laga xariiqo. Soomaalidii Soomaalida Ahayd (dadka isirka, magaca, hiddaha, dhaqanka, deegaanka iyo taariikhda Soomaali) u leh dhiiga iyo dhalashada yihiin dad aan carabna ahayd (Semitic), Afrikaan (oo ah erey-bixin si qallooca loo adeegsado) aysan ahay, itoobiyaan (oo ah dad ka kooban south-semitic{amhara, tigre}, cushitic {oromo}, nilotic {reeraha gambela dega}, bantu {iwm} oo ah dad deegaankaas lagu beerey), EE waxaa carab noqonaya, oo oromo noqonaya, oo dadyow kale noqonaya KUWII ISA-SOOMAALIYEEYEY, iyagaa laga yabaa inay af-carabi iyo Soomaali isku-walaaqaan, waana wax la xiriira isdhexgalka SOOMAALIDII SOOMAALIDA AHAYD iyo KUWII ISA-SOOMAALIYEEYEY sidaas ayuu arrinku yahay ee haddii aynu dooneyno walaalnimo, tixgelin, wada-noolaansho, AYNU SOOMAALINNIMADA ka ilaalinno BEEN-ABUURKA lala xiriiriyo dagaalka qabiilka DHAMAANTEEN aynu caymiska SOOMAALINNIMADA ku faanno kana baxno midka diinta siyaasadeysan, ka baxno midda wad'aadka iyo wariyeyaashu (wadaanta ha u go'dee) hormuudka ka yihiin, ayna dhulka la dhacno NIDAAMKA FADARAHA FADARAYNTA FADARAALIGA (OO U DHIGMA KALA QOMBAB, GAAJO, CUDUR, ISKU-DIR, KALA DIR, GOBOLEYSI + GO'DOON, KALA CAAGANAAN IYO JIROOYINKA DHIMIRKA GALA). war intaas sameeya aad guul adduun iyo mid aakhiro gaadhidee qof adduunka ku saaqiday, aakhirana waa ku saaqidayaa. nolol midnimo ku saleysan tahay ayaa loo baahan yahay.
@Dabayl
@Dabayl 10 жыл бұрын
Saaxiib, Hadalkagii siyaasad baad ku bilowday iyo meel ku gaar ah oo ku gubanaysaaa. Mawduucuna waa Cabdi Good. Ninkan waa la maagayaa waayo aqoon uma laha waxa uu ka hadlayo. Waa jini boqor. Maaha " Linguist" markaa kama hadli karo isirka af soomaliga. Iskool baa loo tagaa in cilmiyada intan le'eg laga hadlo. Hadii taa laga cafiyo, rabana inuu mawduucan ka hadlo, waa inuu afaf kale yaqanaa oo cilmi baadhis sameeyaa, ama dadkii sameeyay uu soo akhriyaa. Taana ma yeelin. Qofna kama hadli karo mas'alo diinta ku saabsan isaga oon soo qaadan kitaabadii laga qoray.. Ninkan tusaale uma soo qaato shay kaliya 100 buug oo lagaga hadlayo Somaliga. Aqoon la'aan wayn baa ka muuqataa odayga, adigana safkad la taagan tahay sidaan arko . Bal hadaa adigu waxaad isku dayday inaad doodan ka culus gasho.. Marka hore, siyaasad baad isku qaaday aan meeshaba ool, mawduuciiba waad ka baxday. Mida kale, sharci kasta oo wax loo qoro wad jebisay,hadana waxaad la timi sheekooyin wax alaale wax ka jiraa jirin. Somaliya ma jirto meel ay " Anthroplogist" ay ka heleen ummad hore. Sidee loo tixgalin karaa ra'yigaaga markaa saboolnimo intaa le'egi kaa muuqato. Wax bartaa nimanyahoow marka hore, ka dib dadka wax u sheegaa..
@muhsinhilal7009
@muhsinhilal7009 10 жыл бұрын
war bal nimankan is haysta quranka afka hakal baxaan waligay ma arag quraan heeso lagu saxayo acuudka oo wiliba laaxin ah
@dujiduale7635
@dujiduale7635 10 жыл бұрын
Anigu Nin Reer Somaliland Ah Ayaan Ahay, Abdi Goodna Waaqaldan Yahay Nin Ayheshiiyeen Ayuu Kadaba Hadlaya Taasina Raga Nimada Kuma Jirto, Haduu Hadlayo Waxay Ahayd Inuu Hadlo Marka Is Horfadhiyeen Ee Uu Yoolka Isdhafinayay....... Aadban Uga Xumahay ABDI Ee Gocashada Nagada
@khadarmuseahmed4918
@khadarmuseahmed4918 10 жыл бұрын
Haddaad Afsoomaaliga Khibrad Dheeraada U Leedahay Iskuday Inaad Erayadan Kalmado La Mida Keentid,... Waa Haddi Ay Afsoomaali La Isla Yaqaan Yihiin.. ''Himbiliyuutankii'' ''Hadaanu Ku Shoogcaa Shoogcaa Hirbicin'' ''Ufaadhumee Hankaaga'' ''Adigo Ufaadhumeynaya Ha Macaan-jileen Erayada'' ''Hayaxoobin'' ''Jigar Waga Xeebeeda'' ''Haka Dhasiigin Nolosha'' ''Hadaad Ladhabsuusto Nolosha'' ''Waxa Bata Tanaxwaha Iyo Dhasiiga'' ''Hana Igu Tawaxin'' Run Ahaantii Anigu Garan Waayey Meelo Baddana Waan Ka Baadhay Dadkeenuna Maaha Dad Maanta Ay Ugu Horeyso Akhrinta Iyo Qorista Afsoomaaligu, Laakiin Kalmadahan Oo Aan Ka Soo Xigtay Odayga Isku Magacaabay Isir-Raaca Afsoomaaliga '' Cabdi Good Abees '' Ayaa Aniga Aragtidayda Waxay iila Muuqdaan Inay Erayadani Yihiin Qaar Suuqdiya Oo Wakhtigiisii Dhalinyartu Isku Fahmi Jirtay Amase Afgarasho Sidda Luuqadan La Isla Yaqaan Sida Ciyaal Xaafadeed Laakiinse iilama Muuqdaan Erayadani Qaar Afsoomaaliga Ku jira... Waa Aniga Aragtidayda
@abdixamiidxasan2942
@abdixamiidxasan2942 8 жыл бұрын
hhhhh dadka waalan iyo kuwa marqaansan waxa waalida u dhaw kuwa marqaansan marka odaygan waxba kma shegi karno abwaan sahal qardhod ba soo af jaray
@abdosharif7922
@abdosharif7922 10 жыл бұрын
Deel qaafku waa badanyahaye daacd ugu sheega, yaan xarafku dalab yeelanine diirka uga qaada
@kolyeedhyare9456
@kolyeedhyare9456 10 жыл бұрын
abdi DOOD MA SIDA HEESIHIIBU RABAA INUU QURAANKA U SAXO WLH wuxuu akhrinaaayo waa wada qalad subxanallaaaaaaaaaaah war waxan dadka ka qabta isssssssssshhhhhhhhhhhhhhhhhh......................................................................
@Amsugal
@Amsugal 10 жыл бұрын
alla ya cisik, abdi good , waxaad ka mid tahay dadka kooban ee afsomaliga gaadhka ka haya , aad baan kugu taageersanahay, ka gilgilashdaada aad ka gilgilanayso erayga jaban iyo dhaqanka iyo suganataba u xun ,, mahad sanid sxb
@Xamse333
@Xamse333 10 жыл бұрын
Cabdi good zhp geed adayag ayaad tahay waxana af somaliga waxba ka garan maayaan, waxoodu ba waa indho yar tuu faarax murtile heesa hooda soo tur jumay isgaan af yaqaanay ee waxba haka qorin .....
@ahmedali-zy6ub
@ahmedali-zy6ub 10 жыл бұрын
wadar iyo waaxid iyamaa waalan bal dadka comments kooda eega iyamaa saxan isaga odaygan iyo dadka kale
@superawadinovic3280
@superawadinovic3280 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk wlahay waa funny abdi good afsomaliga aad u adeeegsatay waa gantaalo ama sawaariikh heesaha aan anshaxa aan lahyn waa in aad dadka in badan ka waanisaa kolay kuwa la qabsaday ee waxaas ay u tahay midho way ku mucaaridayan but advise ayan ku sinaya ha xanaqin
@adnaali7454
@adnaali7454 10 жыл бұрын
Marka lagusahayo haaslin Suhana,allah adiga wax Maqal dadka aqaldin Caamada halumin Quraan kuma aha Fekeer iyo rayi????
@jaabirsaed
@jaabirsaed 10 жыл бұрын
subxaanalaahi walaahi somali channel hadaysan qamriya cabkaan ka qaban meesha daawasho danbe maleh war dad islaama England kuma noola miyaa ninkaan maa quraanka laga qabto alcoholic gaa quraankii buu heeso maahmaah iyo wuxuu ku saxo ka dhigayaa marna laaxin iyo jajabsi kala daalay asagoo waliba isu haysta inuu diinta yaqaano duli
@chaseexify793
@chaseexify793 10 жыл бұрын
Iidoor ilka burbursan oo ucqdad hayso ma yamyam bad garta
@mmmyamaniable
@mmmyamaniable 10 жыл бұрын
Looool Hoosta Ku Cun Cunta Markaad Nin Isaaqa Aragto Ninkani Cid Uu U Aabo Yeela Ma Jirto Jaylaani Oo Uu Heesihiisa Wax Ka Sheegayay Yuu Ahaa Ma Daarood Dhiqle? Miyaanu Nin IsaaQA Ahayn ?Guun Yahay Aan Waxba Isku Falahayn Cudur IIDOOR Baa Ku Haya Khasiisadyay
@dalweynahasoomaaliya8475
@dalweynahasoomaaliya8475 10 жыл бұрын
ninkan yaan la maagin. wuxuu ku dadaalayaa inuu aragti iyo sida uu wax u arko dadweynaha SOOMAALIYEED uga faa'iideeyo, waanse toosin karnaa meesha qallooca ka jiro, taas weeye midda aan anigu aan danaynayo. KOW: ISIR-RAACA AF-SOOMAALIGA waa in la qeexo, waxayna u qeexmeysaa sidan soo socota = Af-Soomaaliga markii raadraac lagu sameeyo xaggee ama isirkee ayuu ka yimid ama galaa weeye waxa uu ulajeedo ISIR-RAACA AF-SOOMAALIGA, taasina waa mid qallooc uu ku jiro. Af-Soomaaliga waa af aad u facweyn oo ka facweyn Afka-Carabiga, waxaana ay taasi ku mid iyadoo laga eegayo labo arrimood oo kaliya () Dhulka/Dhulkii ilaahydada iyo () Dadka Ku Nolaa Dhulkaas ama ciiddaas waa meeshii Aadan iyo Xaawo laga abuuray, waana meesha laga helay qalfoofta ugu da'da weyn ee aqoonyahannada aqoonta la falgasha isirka aadanaha ay ka heleen, waana mid ku factirsata taariikh dheeri iyo waliba haraagii abuurkaas aadanaha ee lala xiriiriyo Aadan iyo Xaawo. Tan kale ee u dheer ayaa waxay tahay, dadka halkaas ku noolaa ee Soomaaliyeed waa dadkii aasaaska u noqday samayska dhaqamo kala duwan oo isugu jira kuwo diimeed (sida ilaahyada qoraxda) iyo diinta lala xiriiryo hindu-ism ee noolaha ay lo'da ka mid tahay lagu sumadeysto awood lala-barbardhigayo midda Ilaah iyo waxyaabo badan oo la xiriira diimaha kala duwan ee aad maanta arkeysaan, waana waddo wixii ka baxaa (jidkii xariirta = silk road) adduunka daafihiisa hab-ganacsi wax looga faafin jirey. Waa meeshii adduunka looga dhoofin jirey hiddaha iyo dhaqanka (waxaadna ku tusaale qaadankareysaan in Afka-Shiinuhu ku hadlaan lala xiriiriyo Afka-Soomaaliga. heesaha ay soomaalidu u taqaanno QAARAAMIGA iyo heesihii hore ee Shiinaha waxaa loo adeegsan-jirey/adeegsadaa isku qaab-muusiko ah, qofkii daneynaya inuu si aqooneed u ah hawshan wax uga barto, diyaar baan u ah in'aan meesha ugu soo bandhigo tusaalooyin gaara oo tixraac leh) Marka haddii arrinku sidaas yahay, waxaan jeclahay in midkale hoosta laga xariiqo. Soomaalidii Soomaalida Ahayd (dadka isirka, magaca, hiddaha, dhaqanka, deegaanka iyo taariikhda Soomaali) u leh dhiiga iyo dhalashada yihiin dad aan carabna ahayd (Semitic), Afrikaan (oo ah erey-bixin si qallooca loo adeegsado) aysan ahay, itoobiyaan (oo ah dad ka kooban south-semitic{amhara, tigre}, cushitic {oromo}, nilotic {reeraha gambela dega}, bantu {iwm} oo ah dad deegaankaas lagu beerey), EE waxaa carab noqonaya, oo oromo noqonaya, oo dadyow kale noqonaya KUWII ISA-SOOMAALIYEEYEY, iyagaa laga yabaa inay af-carabi iyo Soomaali isku-walaaqaan, waana wax la xiriira isdhexgalka SOOMAALIDII SOOMAALIDA AHAYD iyo KUWII ISA-SOOMAALIYEEYEY sidaas ayuu arrinku yahay ee haddii aynu dooneyno walaalnimo, tixgelin, wada-noolaansho, AYNU SOOMAALINNIMADA ka ilaalinno BEEN-ABUURKA lala xiriiriyo dagaalka qabiilka DHAMAANTEEN aynu caymiska SOOMAALINNIMADA ku faanno kana baxno midka diinta siyaasadeysan, ka baxno midda wad'aadka iyo wariyeyaashu (wadaanta ha u go'dee) hormuudka ka yihiin, ayna dhulka la dhacno NIDAAMKA FADARAHA FADARAYNTA FADARAALIGA (OO U DHIGMA KALA QOMBAB, GAAJO, CUDUR, ISKU-DIR, KALA DIR, GOBOLEYSI + GO'DOON, KALA CAAGANAAN IYO JIROOYINKA DHIMIRKA GALA). war intaas sameeya aad guul adduun iyo mid aakhiro gaadhidee qof adduunka ku saaqiday, aakhirana waa ku saaqidayaa. nolol midnimo ku saleysan tahay ayaa loo baahan yahay.
@muhsinhilal7009
@muhsinhilal7009 10 жыл бұрын
oo kaalay reer mudugii ama gobolada dhexe ee afkoodu faseexa aha ama luqadii books ka laqu qoro miyaa laga wayay dalka watan ninkan lahjada aan waxba laga fahmayn dadka la horkeenay e yacni dee mid reer baydhabood ahna hala keeno asna lahjadiisa hanoo sharaxee sikale maleh hadan taa lasamaynayn afsomaliga ciyaarta ha laga daayo oo fusxadii afka somaliga haloo soo noqdo ee dadku ka gees ka gees ay fahmi kareen wabilahi towfiq
@cabdicasiiscumar4740
@cabdicasiiscumar4740 10 жыл бұрын
maxad kala murmasa ........ reerkoduba abwan maha ] viva somaliland ][ hadrawi iyo jenali labaduba wa somaliland ]
@siratali5333
@siratali5333 10 жыл бұрын
Sax afsoomaliga nabaad gooray maba faham sana dhalinyaradu muusiga ayay jaanta iskala rogayane muu lumeye doon doon afsoomaligii inta wanaag sanbaa maqleysee dhalinyartan dhoorka leh hadal kooda iska daaye waa doorre baa leysku caayi jiray hadana casri dhoorki marka waayahan dambe caadi bey iska noqoyay dhaqanki hoos I dhac loo arko hal aanu ku faani lahayn
@farxaanosman3281
@farxaanosman3281 10 жыл бұрын
noolosha cusub kaaba waa ka horeysay siduu fananka qaaday noosheegay sanad iyo bar ayay ka horaysay marka ninkaadan abdi gooda abawaan mahi ayaad leedahay marka hadana waxbaad ka sheegaysaa fankii war sow adigaan xanaaqsan adeer heestaan waa jirtaaye waana loo codeeye kadaa docfuleynta
@siyaadxiiray
@siyaadxiiray 10 жыл бұрын
cadiyoow de hadii aanad meel ka soo baran , ma waxad na baraysaa ? cilmi gaar ah oo aad adigu samaysay , taada miyaanu ku raacna oo wakhtiga ayaanu kugu dhaafnaa oo waxad tahay ka qoslye naga qoslinaaya, mise afsomaliga aan wali gramer ama naxwe aad adigu soo samaysay ayaad na baraysaa, ?
@maseexato1
@maseexato1 10 жыл бұрын
labadan nin ee waawayn maxad kaga mushquulayaan heestan maxay iskaga jawaabaayaan dad shaqo waayey jaw
@ahmedali-zy6ub
@ahmedali-zy6ub 10 жыл бұрын
anigana cafi baad iga tahay sorry mate
@ismaiilhaji
@ismaiilhaji 9 жыл бұрын
hees iyo quraan ka meel isla magalaan
@ismailmuhammad1104
@ismailmuhammad1104 9 жыл бұрын
Haduu Qur'an yaqaan sow ma fiicanaan laheyn Afsomaali iyo Qur'an waxba kama yaqaan ee waa magac raadis odayga
@ismaiilhaji
@ismaiilhaji 9 жыл бұрын
waa wax lala yaabo in uu dhaho hees ayaa anshaxa loo toosinaa waa baqti ayaa la xalaaleynkara oo kale
@ugbaadkaahin5527
@ugbaadkaahin5527 10 жыл бұрын
Abdi good Waa nin adag oo saxaya dadkan iska soo heesay Pig recept
@isxaaqsacad4500
@isxaaqsacad4500 10 жыл бұрын
Abdi good well done !!!.... Abdi kamu hadlin nasabka Alledooriga reer gado ama ogadeen ama iyo inti reer xamar ee cilmi iyo caqoon ayu ku hadlaya iyo afsomaaliga sexda ah iyo ansha xumada oo laga dheereeyo sugaanta Somaalida.
@cabdicasiiscumar4740
@cabdicasiiscumar4740 10 жыл бұрын
aniga waxan leyahay rer joqle xagayo somaliya wax ka dhadhiciya tulada garowe ] ...............................]
@rentokil2
@rentokil2 10 жыл бұрын
War barnaamijkaan Somali Channel ayaa isku xayeeysiinaya ninkaana moos ayaa loo daadiyay dadkii iyo abwaaniintina iisku diray lakin isagu ceeb malahan is all generating money and fame
@geelraace99
@geelraace99 10 жыл бұрын
Waxaan ku leeyahay waad saxan tahay cidna ha u joojin halkaasna kasii wad xanaaqana iska yare wayo dib aya kaso gadhaya
@abdirahmangeelqayilay211
@abdirahmangeelqayilay211 10 жыл бұрын
war ninkan ma afsoomali ayuu ka hadlayaa mise Quraanka ayuu khalkhaldayaa oo diinta ayuu ku ciyaarayaa halkee lagu arkay meel hees laga hadlayo oo quraan lagu akhriyo? mida kale xataa quraanku waa khalad uu akhriyayo markaa abwaan hadaad tahay dee quraanka gafka kadaa afsoomilag hadaad doonto kufso ama iska daa cidi kaama xigto laakiin aayadaha qawlkii ilaahay ah ciyaarta kadaa meesha ma xadiis ayaad macnaynaysaa mise heeso ayaad ka hadlayaa mise waxaad soo cabtay shaah nin weyn
@saeedhajiahmed439
@saeedhajiahmed439 10 жыл бұрын
nin rageed cabdi good halka kaga hay xusen shire waa jaahil aan diin waxba ka garanayn walee qurankaba carabi buu u haystaaa
@dontodonka
@dontodonka 10 жыл бұрын
ka daa cabdi goodow wa reer xamar ma fahmaayo luuqadaadee lool. bad buu galey kii shire kkkkkk
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 10 жыл бұрын
Cabdi good waan kutagersanahay lkn heeskaan waad kuqaldantahay Erayada heeskuna qalad ayaad u fahantahay galeyr yahoow lamaansaday lamaansina waa wax Qani ah Galeydh Ladan ama Naaxay,iskala jiiday sida ariga markuu geedaha laacayo, luga saaranayo, naf jaceyl luleysaa ma'ahan. naf jaceyl lureysaa laaluush kugu sabeysee macnaha wax kuu dirsaneysoo,kukireysaneyso ayaa loola jeedaa. kugu sameysee ma'ahan,hees u baahan inaad kahadasho sida hees uu isla fanaan kaan qaado kudabaasho leydhoo waa kukala baxsado baalasho oo kudhaq dhaqaaqo hawada kudabaasho inkastooy lug xirantahay inaan liito gaarsii taas lagama hadli karo waa sida heeskii caanka ahaa ee buur baa kugu gudbane miyaad soo bixi kartaa iyo bilo iga war dhoowr maryan mursal taas maxey ahayd maxaa buurta ku gudbay aniga waxaan ahay hal abuur dhihi maayo abwaan waxaan ognahay in suugaanta aysan kujirin in qaawa naanta dumarka lagu sheego marka aniga waxan ku dhihi laha wax iska hubi dhanka kale abwaan xuseen shire wuxuu shegay dareenka heesku leeyahay wuxuuna oola jeeday ma'ahan hees fudeyd lagu sameeyay ugu yaraan wuxuu kudareen siinayay in ay kaduwan tahay heesaha kalee uu curiyay cabdirisaq xamud oo midaan tahay mid kaduwan sidaaaaas wax haloo fahmo suugaantana yaan lagu cayaarin
@abdiyusuf1368
@abdiyusuf1368 10 жыл бұрын
Galaydhka la kiraysanayaa xaguu joogaa aan kiraysanee warqadaha qaadaya iyo hawadaa lagu dabaalanaayba biyaha aan iska day noo hawada wada dabaalanee waar nin yow ha iska hadlinee si macne leh u hadla
@maculeszjlarge3973
@maculeszjlarge3973 10 жыл бұрын
war odaygaan midgaanka isaaq ah yaa yiri afsoomaaliga ayaa masuul ka tahay waxaan afkiisa iyo futadiisu isu egyihiin nacalaa kugu taal yaa ka kaxeeya meesha yibirka
@molo8563
@molo8563 9 жыл бұрын
Ninkani qabiilada aad kushegtay maaha. Midgaan maaha yibirna maaha Kuwaasina waa dad ilaahay abuurtay ee ogow. Allena ka cabso
@hamaada20
@hamaada20 10 жыл бұрын
war qofku af soomali xumaa muxuu yiri himbiliyootinki hadaanu ku shucashucaaaleyto bixin ufaarumeey hankaaga adigo ufaarumeynayana ha macaan jileen erayada waxba kama fahmin waxa uu ka hadlaayo marka yuu wax usheegayaa ma tuladuu ka yimid iyo ciyaalkuu isaga afbaray buu tvga wax uga sheegayaa waxaa kaloo la yaableh erayadaan waligeey ma maqal hayaxoobin jiga walxeebeed ah haka dhisiigin nolosha hadaad la dhaboobsusto hana igu tawihin hadi aad jirfato war yaa af yaqaan ninkaan ilaah baa idinku dhaarshaye
@saamiahmed7371
@saamiahmed7371 10 жыл бұрын
Jaahil baad tahay wuxuu isticmaalay ereyo advanced ah waqtigan la joogana lumay ee hadaad fahmi wayday ayaydaa ula tag waa haday wax garanayso hadii kale yaan la gaa dareemin badawnimada iyo jaahilnimada ee iska aamus
@saamiahmed7371
@saamiahmed7371 10 жыл бұрын
ereyadaa uu isticmaalay waxay muujinaysaa aqoonta uu u leeyahay luuqada soomaaliga
@hamaada20
@hamaada20 10 жыл бұрын
Saami Ahmed war aniga waxaan ahay qoraa soomaliyeed imana baraayo af soomali nin aan xishooneyn oo gacmaha taagtaagayo oo tv ga iyadoo la daawanaya sanka fareysanaayo astaxyo malahan ninkaan waxan ku sheegay walaal lahjada reerkiisa inaaney soomalida wada aqoon mida labaad waa nin aanan aqoon waxa uu ka hadlaayo afkiisana ma fahamno heesaha marku ka hadlaayana heesta si aaney aheyn buu ka dhigayaa si dadka unacaan heesaha bal eef heesta galydh siduu ugu ciyaarayo erayada erayada xitaa mayaqaan markaas buu leeyahay waan fasirayaa aan mid kale kugu daro fikirkaan ah ladagaalanka dhaqankeena shalay iyo daraad muu bilaaban TV-gaan inuuu ku fashilmayana waa ii muuqatay nimanka Tv-ga iskale iyo shabaab waxba ismadhaamaan dagaalaka qaboow joojiya ee fikirkiina cadeeya hadaad karti leedihiin koleey cidi caqli leh hadaba waa idiin jeedaaye.
@dalweynahasoomaaliya8475
@dalweynahasoomaaliya8475 10 жыл бұрын
***** ninkan yaan la maagin. wuxuu ku dadaalayaa inuu aragti iyo sida uu wax u arko dadweynaha SOOMAALIYEED uga faa'iideeyo, waanse toosin karnaa meesha qallooca ka jiro, taas weeye midda aan anigu aan danaynayo. KOW: ISIR-RAACA AF-SOOMAALIGA waa in la qeexo, waxayna u qeexmeysaa sidan soo socota = Af-Soomaaliga markii raadraac lagu sameeyo xaggee ama isirkee ayuu ka yimid ama galaa weeye waxa uu ulajeedo ISIR-RAACA AF-SOOMAALIGA, taasina waa mid qallooc uu ku jiro. Af-Soomaaliga waa af aad u facweyn oo ka facweyn Afka-Carabiga, waxaana ay taasi ku mid iyadoo laga eegayo labo arrimood oo kaliya () Dhulka/Dhulkii ilaahydada iyo () Dadka Ku Nolaa Dhulkaas ama ciiddaas waa meeshii Aadan iyo Xaawo laga abuuray, waana meesha laga helay qalfoofta ugu da'da weyn ee aqoonyahannada aqoonta la falgasha isirka aadanaha ay ka heleen, waana mid ku factirsata taariikh dheeri iyo waliba haraagii abuurkaas aadanaha ee lala xiriiriyo Aadan iyo Xaawo. Tan kale ee u dheer ayaa waxay tahay, dadka halkaas ku noolaa ee Soomaaliyeed waa dadkii aasaaska u noqday samayska dhaqamo kala duwan oo isugu jira kuwo diimeed (sida ilaahyada qoraxda) iyo diinta lala xiriiryo hindu-ism ee noolaha ay lo'da ka mid tahay lagu sumadeysto awood lala-barbardhigayo midda Ilaah iyo waxyaabo badan oo la xiriira diimaha kala duwan ee aad maanta arkeysaan, waana waddo wixii ka baxaa (jidkii xariirta = silk road) adduunka daafihiisa hab-ganacsi wax looga faafin jirey. Waa meeshii adduunka looga dhoofin jirey hiddaha iyo dhaqanka (waxaadna ku tusaale qaadankareysaan in Afka-Shiinuhu ku hadlaan lala xiriiriyo Afka-Soomaaliga. heesaha ay soomaalidu u taqaanno QAARAAMIGA iyo heesihii hore ee Shiinaha waxaa loo adeegsan-jirey/adeegsadaa isku qaab-muusiko ah, qofkii daneynaya inuu si aqooneed u ah hawshan wax uga barto, diyaar baan u ah in'aan meesha ugu soo bandhigo tusaalooyin gaara oo tixraac leh) Marka haddii arrinku sidaas yahay, waxaan jeclahay in midkale hoosta laga xariiqo. Soomaalidii Soomaalida Ahayd (dadka isirka, magaca, hiddaha, dhaqanka, deegaanka iyo taariikhda Soomaali) u leh dhiiga iyo dhalashada yihiin dad aan carabna ahayd (Semitic), Afrikaan (oo ah erey-bixin si qallooca loo adeegsado) aysan ahay, itoobiyaan (oo ah dad ka kooban south-semitic{amhara, tigre}, cushitic {oromo}, nilotic {reeraha gambela dega}, bantu {iwm} oo ah dad deegaankaas lagu beerey), EE waxaa carab noqonaya, oo oromo noqonaya, oo dadyow kale noqonaya KUWII ISA-SOOMAALIYEEYEY, iyagaa laga yabaa inay af-carabi iyo Soomaali isku-walaaqaan, waana wax la xiriira isdhexgalka SOOMAALIDII SOOMAALIDA AHAYD iyo KUWII ISA-SOOMAALIYEEYEY sidaas ayuu arrinku yahay ee haddii aynu dooneyno walaalnimo, tixgelin, wada-noolaansho, AYNU SOOMAALINNIMADA ka ilaalinno BEEN-ABUURKA lala xiriiriyo dagaalka qabiilka DHAMAANTEEN aynu caymiska SOOMAALINNIMADA ku faanno kana baxno midka diinta siyaasadeysan, ka baxno midda wad'aadka iyo wariyeyaashu (wadaanta ha u go'dee) hormuudka ka yihiin, ayna dhulka la dhacno NIDAAMKA FADARAHA FADARAYNTA FADARAALIGA (OO U DHIGMA KALA QOMBAB, GAAJO, CUDUR, ISKU-DIR, KALA DIR, GOBOLEYSI + GO'DOON, KALA CAAGANAAN IYO JIROOYINKA DHIMIRKA GALA). war intaas sameeya aad guul adduun iyo mid aakhiro gaadhidee qof adduunka ku saaqiday, aakhirana waa ku saaqidayaa. nolol midnimo ku saleysan tahay ayaa loo baahan yahay.
@hamaada20
@hamaada20 10 жыл бұрын
Dalweynaha Soomaaliya Aad baad ugu mahadsantaahy talooyinka aad soo jeedisay runti waa talooyin wax weyn utari kara dadka soomaliyeed. aniga shaqsiyan cabdi good waxba uma qabo waxaase igaxanaajiyay isagoo ah nin cimrigiisu weyn yahay hadane aan la socon howsha uu fulinaayo waxayse arintu ka qasantahay Nimankaan somali channel hadaaney qorshahaan wax ka badalin cadeemo badan oo aan haayo ayaan soo bandhigi doonaa
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 20 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN IYO CABDI GOOD
47:26
DJ SOMALI
Рет қаралды 203 М.
ISIR RAACA SOOMAALIGA 24 06 2012 Qabaailada Soomaalida
46:28
Somali Channel TV
Рет қаралды 184 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 96 М.
cabdi good oo qaadaadhigaya hees jacayla
10:13
Abdi Good
Рет қаралды 11 М.
Sugaantii iyo Abwaan Galayax wariye Idaajaa
24:57
Al jaziiramerica 24
Рет қаралды 70 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 20 МЛН