ISKU DIYARINTA CIIDA NIGHT ROUTINE HADII HERGAB KU HAYO SIDAN SAMEY RER

  Рет қаралды 13,212

MY RAJO

MY RAJO

Ай бұрын

Пікірлер: 32
@ayaanahmed6114
@ayaanahmed6114 Ай бұрын
Abaayo muniiro dhago yare hal qaado hal glass biyo ku shub isku uumi cabna hal isbuuc wad igu so warceli waxa kafaaido🤝
@ummuisra6271
@ummuisra6271 Ай бұрын
Ciid mubaarak ciidan ciideda nabad ALLAHA nagu garsiyo Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤
@Xantiikudhaaftay
@Xantiikudhaaftay Ай бұрын
Eid mubarak abaayo nabad iyo caafimaad ku ciida❤insha Allaah
@queendm1317
@queendm1317 Ай бұрын
Asc abayo dhaqa yare iyo toon isugu roonow insha Allah heergab waad is deyneysan Markad dareento inuu hergab kugu soo socdo 3 xabo ama 2 dhaga yare af ka gasho jajibi biyo ku caab 1 toon sida oo kale masha Allah cafimad ayaad heli insha Allah
@RahaNOOR-rh1sh
@RahaNOOR-rh1sh Ай бұрын
Mashallah allahumma baarik ❤🎉
@HayatAbubakar
@HayatAbubakar Ай бұрын
Manshaallah abayo Eid mubarak❤
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v Ай бұрын
Wcs abayo Muniro ❤❤ MashaAllah ❤Eid Mubarak ❤
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 Ай бұрын
Aaamiin aaamiin aaamiin 🤲🤲🤲
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Ай бұрын
wcs abaayo muniiro❤❤❤
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Ай бұрын
Eid mubarak abyo Allah ku caafiyo
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v Ай бұрын
Amiin amiin amiin 🤲🤲
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshaallah caafimad taama inshallah 😊
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk Ай бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Ай бұрын
Masha alaah cid wanagsan wllo❤❤❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Ай бұрын
Masha allha abaayo
@AhmadMuhammad-lo6ih
@AhmadMuhammad-lo6ih Ай бұрын
Asc ilaaheey ha ku caafiyo Hana ku aqblo abaayo cilaankane waa ku gu farxay SaaS maalin kasto halfiyoro Lee hadii saartit wax ku dhiman aa iska yar dadaal qurux walaahi maashaa Allah ciid Mubarak
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy Ай бұрын
Amiin
@raqiyogym
@raqiyogym Ай бұрын
Mashaallaah ❤
@XamdiMaxamed-lr9zn
@XamdiMaxamed-lr9zn Ай бұрын
Abayo adiga iyo carurtada iyo seygada allah idin dhowro wana idin jeclahay video waa dawada mana idhafan allaha naga aqbalo acmasha wangsn dhamateen ciid wngsn
@shamisali6602
@shamisali6602 Ай бұрын
Mashaa allaah
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 Ай бұрын
Allaha ikaa caafiyo xbbt
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Ай бұрын
Saabirinteyda 👩‍❤️‍👩♥️🫂 samideyda waaye igu salaan habo mcn❤❤
@AminaAli-cr5jk
@AminaAli-cr5jk Ай бұрын
Wlshy muniira ilhy haku xafido fimly aan jclhy baadthn wlhy dar ilhay
@user-qr8hu6ic1p
@user-qr8hu6ic1p Ай бұрын
Asc abayo muniro ❤❤❤🎉🎉🎉
@user-kw4gv2rf8q
@user-kw4gv2rf8q Ай бұрын
Walac maa tahay abaayo
@NasraHassan-zq3fo
@NasraHassan-zq3fo Ай бұрын
Asc❤❤
@NasraHassan-zq3fo
@NasraHassan-zq3fo Ай бұрын
Asc❤
@amsheekhajuuraan5755
@amsheekhajuuraan5755 Ай бұрын
❤❤❤❤
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 Ай бұрын
Sida Loo qaso noo soo sheeg ama na tus Cilaanka
@ubahadan8902
@ubahadan8902 Ай бұрын
👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
EID MUBARAK RER #my_rajo  FARXAD KU CIIDA
10:54
MY RAJO
Рет қаралды 34 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 31 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
MALINTEYDA CADIGA AH DAILY ROUTINE RER  #my_rajo
15:40
MY RAJO
Рет қаралды 20 М.
BURAHA CAMERON VALLEY TEA AYA KU DAL XIISNAY #my_rajo
21:14
NIGHT ROUTINE KENA ANIGA IYO FARTUN HAPPY #my_rajo
13:25
MY RAJO
Рет қаралды 36 М.
NIGHT ROUTINE AMA SHAQADA HABENKI AN QABTO RER #my_rajo
18:43
ROUTINE KEYGA UGU HOREYSY MALESIA RER #my_rajo
12:17
MY RAJO
Рет қаралды 57 М.
UGU DAMBEN WALAHEY ADNA XABIBTI WAN LA KULMAY #my_rajo
13:12
INTE U SAFARNAY ANIGA IYO FARTUN HAPPY SAFARKII #my_rajo
15:34
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН