ISMAACIIL AARKA FT AYAAN WADANI HEESTII DARMAAN SHOWGII QARNIGA EE CIIDA

  Рет қаралды 3,871,174

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

3 жыл бұрын

Soo Saarista Balanbaalis Studio
Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

Пікірлер: 455
@ahmedroblefarah9130
@ahmedroblefarah9130 3 жыл бұрын
Qofkii nabiga kosaliya laayk hasaaro👍👍👍👍👍👍 caleeyhi salaato wasalaam
@Drilkacase
@Drilkacase 2 ай бұрын
May❤🎉
@abdulkadir532
@abdulkadir532 3 жыл бұрын
Ismaciil arkaa ish calaa cod samatar wuu keenay ayaan waddani iyaduna waa fanaanad cod tolmoon guuleysta
@meragebremedhin7653
@meragebremedhin7653 2 жыл бұрын
I’m not Hearing Somali language but I love the music and Classic from Eritrean 🇪🇷🇪🇷🇪🇷 ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 2 жыл бұрын
thanks
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 2 жыл бұрын
Thanks ☺️
@dianadd12345
@dianadd12345 2 жыл бұрын
Hhhh why are you not hearing the somali language....this is an old classic somali song....welcome and enjoy it my dear.
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
We love Eritrea Eithopia and Djibouti but there's little bit of political misunderstandings and will end soon inshaa allah
@Sucaad.65Muuse
@Sucaad.65Muuse 5 ай бұрын
Ismaaciilaarka❤
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
LYRICS Waxaan ahay darmaan Ahay darmaan Deyr shakaaliyoo Duddo lagu xereeyiyo Dabar celinin baanoo Daandaansi baratee Haddii aanad ahayn diric Duullaan ku galay faras Ama doonyo wadi jiray Diyaaraad kicin jiray Hay daganninee Hay daganne dib u joogso Ama deexso Dararta caanaha Waa duulusteeniiye Dayaxaa, dayaxaa Aynu aadnee 🚀🚀🚀🚀🚀🚀 Amba dowri aar Intuu dibjirey Dayr dhexdiisiyoo Dooyo geel ku laayaan Dilaa ahay sidiisoo Waan deymo kululee Maxaan qaalmo Dayr-dhala Dambarsaday kaliishii Ama aan darka u horay Durduroon shubi jiray Dibjirkii lumaay Hay diidin hana daahin Kaalay daadah Dibadda soo baro Waa duulisteeniye Dayaxaa dayaxaa Aynu dhaafne
@abdulmursal9660
@abdulmursal9660 3 жыл бұрын
Rag wa rag hore
@aragsan6552
@aragsan6552 2 жыл бұрын
Wow gacmaha allah haa ku barakeyo
@mohamedwadani7539
@mohamedwadani7539 2 жыл бұрын
Mahadsanid.
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@investigatelogically3894
@investigatelogically3894 2 жыл бұрын
Mko. Thke
@avv.muzamilll.m8390
@avv.muzamilll.m8390 2 жыл бұрын
Waar Cusmaaciil Aarka waa fanaan iyo bar walee ma aan arag nin reer Koonfur waliba kuwooda gadaal dhalat ka ah fanka ee sidan codkoodu yahay. Aar ka is out of this world, duni kale ayuu ninkan ka yimi♥️
@baashirmohamuud65
@baashirmohamuud65 3 жыл бұрын
Ismail aarka legend man ❤✅🥰 Style man aarka✅🥰 Is the best man in the world 🥰✅❤❤❤ Hadaa isku kalsoon tahay waa sidaan mudane keep going 💖💝🌏🌏my bro
@noortoaden4382
@noortoaden4382 3 жыл бұрын
Iradiya Ismail 😂
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 3 жыл бұрын
wlhi rer mugdisho gob iyo nasab bas nhy lawad showba waa la kalakociye m.a gobnimda anga nga barta
@Osoble_69
@Osoble_69 8 ай бұрын
Ayaan wadani wlh wa fanaan qarsoon cod ayy masha alah 💯💯 aarka guuxa libaaxa fanka ismail🐐💯🦁
@bellasisou1044
@bellasisou1044 3 жыл бұрын
Mashallah ciid mubarak guraaxaysata muqdisho mugweeyen 🎈🎇🎉🎇🎈🇸🇴🇸🇴💜🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@arashidalimohamed2305
@arashidalimohamed2305 3 жыл бұрын
Allow u naxariisto saado cali warsame legend xasan adan samatar
@runiishahmed446
@runiishahmed446 3 жыл бұрын
Ayaan Wadni, ismacil Aarka, Khalid Kamil,Nimcaan Hilaac, Shadiye Sharaf, Hamid Bilan Teamkeyga,
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Good choice!👍
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 3 жыл бұрын
Qofta Kaliyee Codkeedu Daganyahay Ayaan Wadani Liketa Hala Dhaafina Ee Meesha Gujiya
@ashaaliashaali1936
@ashaaliashaali1936 3 жыл бұрын
Anaa ku qiray
@sadiiqmohamoud9122
@sadiiqmohamoud9122 3 жыл бұрын
Gobonimo Ayan iyo ismacil heesta barteeda ayey dhigeen keep going 💔
@noortoaden4382
@noortoaden4382 3 жыл бұрын
Inabo cadi maaxan mashallh keep going balse 😂
@yasminmahamud3594
@yasminmahamud3594 3 жыл бұрын
Badalkii Nadiiro Nayruus hadii aad ka dhex aragtay like ta dhac 😆😆
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Ma arki ani😂 waatee
@ramlaliina4416
@ramlaliina4416 3 жыл бұрын
😂😂😂waanbayaaby
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
😅😅waan kula arkaa inay sidii nadiira nayruus candhada ay ruxayso 2021
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 5 ай бұрын
magaceed gabdha heesta ayadaa dhadhan uyeeshay
@mabdi1406
@mabdi1406 3 жыл бұрын
Quftaan ayaan wadani caaadi ma ahan power voice masha allah
@noortoaden4382
@noortoaden4382 3 жыл бұрын
Way kala daranyihin wale ismaail love Ayan kuahay
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
@@noortoaden4382 Hortaa ayaan la booday this time is my boyfriend hadda waa sxpkey waa wllkey waa boyfriend keyga 😆😁 marka waxaaga la laabo 🙈💁
@maw6739
@maw6739 3 жыл бұрын
Amazing Ayan iyo Arka their voice is unbeatable , cid la tartami karta ma jirto masha allah ,
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
I agree
@maxamednuurcali-hp2gb
@maxamednuurcali-hp2gb 7 ай бұрын
Fdg
@princejuba
@princejuba 2 жыл бұрын
Ereyada heesta waxaa lahaa AUN abihii jacaylka Maxamed Ali Kaariye 👌👍
@mamaanbaleen2469
@mamaanbaleen2469 3 жыл бұрын
Waa iska jeclahay dhoola cadeynta qoftaan waxay isoo xasuusisaa qof jaceyl igala dhaxayn jiray oo sabab la aan igaaga tagtay wlh waa qof shaabahda codka sahra axmed jaamac dhinacna looga soo qabanaayo xaliimo khaliif allaha u wada naxariisto dhamaanto iyo fanaanadii laheed ee saado cali warsame lkn aniga fanaanka igula haboonaa waa saciid qalinle
@marwaankaafi4931
@marwaankaafi4931 3 жыл бұрын
Ax ax waxayari cod macanaa allah janada ha geeyee
@princesshoodo105
@princesshoodo105 3 жыл бұрын
Anaa u horeeya 😍 waxan ahay Darmaan dayr shakaaliyo dude lagu xareeyiyo dabar celinin Baan ahoo dandaansi baratee 😊eid Mubarak
@shuceybdheeg2767
@shuceybdheeg2767 3 жыл бұрын
👍👍👍
@abdifataahmohindho4030
@abdifataahmohindho4030 2 жыл бұрын
It is very cute song. Beautiful music and voice
@maxamedfoodcade3406
@maxamedfoodcade3406 3 жыл бұрын
Fanaanka codmcan majiro wlh nolow waligaa aarka ✅✅
@abdulghaniimohamed8461
@abdulghaniimohamed8461 3 жыл бұрын
waley waaa best show ciida 2021❤❤❤❤❤
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
Iqro indho deeq iney magac raadis tahy yaa ila arko booskii nadiiro maa noo buuxin rabtaa😂
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Maba taqaanide soo baro! Iqro inerjiga fanka waa la soo gashay Nadiirana waa uga dheeraysaa
@soomaliboybooy7902
@soomaliboybooy7902 3 жыл бұрын
Fanka mudo ayay ku jirta. Lkn cawo waxay naso xasuusisay nadiiro nayruz Poqordii dhesha
@sukhraabdi4436
@sukhraabdi4436 3 жыл бұрын
Nadiira kacaansan ya yaqanaba tan idhadeeq la leyay
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 жыл бұрын
Tasaa xaqiiq ah😁😁😁😁
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Inta aarka jecel farta taaga
@istel3283
@istel3283 3 жыл бұрын
Ayaan wadani caadi maaha iyada iyo abdifitah yare iyo Ismail aarka❤🎤❤🎤viva Mogadishu ilaahry nabada ha u adkeeyo❤🎤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@roodomohamed6534
@roodomohamed6534 3 жыл бұрын
mansha Allah sanadkan rer mugdisho way marayaan ❤❤
@filsancadey3298
@filsancadey3298 3 жыл бұрын
iqra indhadeeqa nadira badelkeed keep going all fanaaniinteena from somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mubarakabiyaa6604
@mubarakabiyaa6604 3 жыл бұрын
Saadada qarniga Ayaan wadani waa ku wataa 🔥🔥🔥
@nimcaanahmed8258
@nimcaanahmed8258 3 жыл бұрын
Soo. Soo Nice oyo Gabadha Waan siyee...yaan ka reepin Bravo..aarkq
@salahsiyandi3810
@salahsiyandi3810 Жыл бұрын
Legend Arka🥰🥰🥰and Ayaan 🥰🥰🎉
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Show shidan iyo fananin shidan quen shadiyo mesha kamuqata king arka alla codsiyay🔥
@mohamedali4354
@mohamedali4354 3 жыл бұрын
Big man and big legend ismacil Aarka
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 3 жыл бұрын
اللهم انصر اخواننا الفلصتين🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@queenaisha8930
@queenaisha8930 3 жыл бұрын
فلسطين weeye
@yasmina9759
@yasmina9759 3 жыл бұрын
فلسطين 👈 🇵🇸
@yasmiinhassan4673
@yasmiinhassan4673 3 жыл бұрын
Inshallah 🙏🙏
@Mahah-hi2ql
@Mahah-hi2ql 8 ай бұрын
Asc
@Calawi__143
@Calawi__143 9 ай бұрын
Maanta oo ay tahay Taariikhda 6/11/2023 Ayan dawanaya heestan Jah! Wan qiirooday😢 Hadi ad iga dambeyso like ii saar wll❤😢
@markdelay9268
@markdelay9268 3 жыл бұрын
Ayaan wadani Masha Allah wan ku haystaaba waa dadkii fanka walee.
@mzamal5957
@mzamal5957 2 жыл бұрын
Ismali best voice
@ruunmohamed2404
@ruunmohamed2404 3 жыл бұрын
Masha alh qurux shaadiyo sharaf wooow show shidan iga dheh xamar ❤️❤️❤️
@queenonimaa3873
@queenonimaa3873 3 жыл бұрын
waxaanaa heysa m.a wllo keep going macaanto
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 жыл бұрын
Saan u raadinaayay aarka heestiisaan hadaan kasoo dul dhacay anoo usocon
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Ismacil ark cod waa haysta runti wow ayan best show
@djozil7721
@djozil7721 3 жыл бұрын
All family ismacil arka and balanbalis studio eid Mubarak
@camaarmohamed5684
@camaarmohamed5684 3 жыл бұрын
Ayaan wadani m.a xbbtii caadi mhn codkaaga guul ayn kurajynayaa
@leymoonl4297
@leymoonl4297 3 жыл бұрын
Aarka iyo Wadani codkooda waa isku baxaa ❤
@muhubohassan3111
@muhubohassan3111 3 жыл бұрын
💯💯Libaax laba maaha sxb aarka🙏💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@xasuusmedia6302
@xasuusmedia6302 3 жыл бұрын
Waa hees shidan wooow
@waakomedia9861
@waakomedia9861 3 жыл бұрын
Ismail aarka fanaan cod leh big man big voice
@imran_fearless3220
@imran_fearless3220 3 жыл бұрын
Caadi maha caawa xalka ayaan iyo aarka Afka Allah idin kama guyot ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@najaaxnalka5741
@najaaxnalka5741 3 жыл бұрын
Ayaaan wadani masha ALLAH abaayo aarki iya Boqorada codka ❣❣❣❣
@abdihakim7285
@abdihakim7285 3 жыл бұрын
Codka AArka fanan leh soma bixin 15 ki sano laso dhaafay
@maznahashi6476
@maznahashi6476 3 жыл бұрын
True history😉🔥🔥
@hodanqali7986
@hodanqali7986 3 жыл бұрын
Siciid qalinle iyo aarka waa laba fanaan o cajiiba
@abdiwelisamow9476
@abdiwelisamow9476 3 жыл бұрын
Qalinle
@axmedkafieke5930
@axmedkafieke5930 3 жыл бұрын
waa bäst hees viva AArka
@waakomedia9861
@waakomedia9861 3 жыл бұрын
Ismail aarks great mann keep going
@yasmiinahmed2263
@yasmiinahmed2263 3 жыл бұрын
Nadiiro walaasheed maila arakteen ishcaalaa hees😂❤️💋
@abdimohamed3769
@abdimohamed3769 3 жыл бұрын
Shiiit soo dhameestira heesta
@farhiaismacil9344
@farhiaismacil9344 3 жыл бұрын
Waa saado cali warsame oo yar qoftan u cod ekaaaa
@anabadan9226
@anabadan9226 3 жыл бұрын
Aarka gal Libaan baa laa soo salaamay ad iyo Ayan boqorada qaaraamiga
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 3 ай бұрын
heesta wxaa dha dhan uyeshay gabadha❤❤
@munomohamed5142
@munomohamed5142 3 жыл бұрын
Best show Mash Allah 🎤🌍🇸🇴❤💯
@usameahmed2357
@usameahmed2357 3 жыл бұрын
Asc
@oleshaoentltd868
@oleshaoentltd868 2 жыл бұрын
I like this guy called arka he is funny musician ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋
@shamsoabdullahi2154
@shamsoabdullahi2154 2 жыл бұрын
M.a
@axamedafeyaxamed3591
@axamedafeyaxamed3591 Жыл бұрын
@@oleshaoentltd868 ,N
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Aarka waxaan ku bartay heesta kutubeey xamuud ha iga kudine ii koro sideyda oo kale farta taaga
@Queen-xz1cn
@Queen-xz1cn 3 жыл бұрын
Heesti barteedi baaad dhigteen walle ❤️🤍✊🏽
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 жыл бұрын
ismaaiil aarka waa fanaanka qarniga iyo xidiga moqdisho
@sayeidomar281
@sayeidomar281 3 жыл бұрын
Heestaan anaa rabay inaan qaado
@ismailelmi7065
@ismailelmi7065 Жыл бұрын
M.a what a music......
@ahmedismail4235
@ahmedismail4235 3 жыл бұрын
Heesta soo dhamaystiraan odhanlaa
@abusharma9221
@abusharma9221 2 жыл бұрын
Ayan wadani gabdh cod halasi ah iskaleh one love sis!🥰
@Happy-RB-Love-Love
@Happy-RB-Love-Love 3 жыл бұрын
dadka dislike ta somali siinaayo iska heesaayaan somali ma ah filaa hadii yahiina ma aqaan waxey ka faidaayaan me my like for somali wlhi is free inta aan ka aheen kuwa xun somalina u xun one ❤️ somali weyn 🙏🙏
@nuurtonuur8513
@nuurtonuur8513 3 жыл бұрын
M.a abwe wax igu figrad ah adiga leeba kaa arkay 🥰💋🙏👏
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Waa cuqdadland.
@d5_7a_
@d5_7a_ 3 жыл бұрын
Best editor💖💖💖💖💖💖
@deqaelmi6226
@deqaelmi6226 3 жыл бұрын
Keep going aarka
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 3 жыл бұрын
Ayaan wadani waxkle sweet voice❤
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Yes👍👍👍😜👍
@xamdibile1237
@xamdibile1237 Жыл бұрын
Z
@xamdibile1237
@xamdibile1237 Жыл бұрын
Xamd123 a lot
@hamdahaaji4196
@hamdahaaji4196 5 ай бұрын
Gold voice arka😊
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
Saado Ali Waramse Allow ku naxariiso eedo😢
@maxamedfoodcade3406
@maxamedfoodcade3406 3 жыл бұрын
𝙷𝚊𝚖𝚋𝚊𝚕𝚢𝚘 𝚑𝚊𝚖𝚋𝚊𝚕𝚢𝚘 𝚑𝚊𝚖𝚋𝚊𝚕𝚢𝚘. 𝙷𝚊𝚖𝚋𝚊𝚕𝚢𝚘
@samiira.yusufsamiira7984
@samiira.yusufsamiira7984 3 жыл бұрын
Beautiful voice ayan wadani💓❣️❣️💞❣️💓💓💓💓💓💓
@sadeaxmed3399
@sadeaxmed3399 2 жыл бұрын
Ismacil ark wan kuwada
@farsamocumarcali3162
@farsamocumarcali3162 2 жыл бұрын
@@sadeaxmed3399 bczy
@eng-xallinho
@eng-xallinho 3 жыл бұрын
Nadiiro neyruuz mid ka dheel walan ayan u jeda🙄😜
@ayanqurux9936
@ayanqurux9936 3 жыл бұрын
Maila aragtay😩🤣
@farhiyamohamedomar377
@farhiyamohamedomar377 3 жыл бұрын
Atariishadii kabta qaraxo ee sanad kii hore waye iqra
@eng-xallinho
@eng-xallinho 3 жыл бұрын
@@farhiyamohamedomar377 indho deeqa miya
@raxmaquruxofficall2595
@raxmaquruxofficall2595 3 жыл бұрын
Shadiya sharaf say wxledahy fii qadarallah
@gablax
@gablax 3 жыл бұрын
This song its old school but it's best singer I ever see but it's only 2 round and it's very.sad they have to make 4 round please whe're weithing you guys 🥰 🥰 🥰 🥰
@faraxj5329
@faraxj5329 3 жыл бұрын
waxan ahay darmaan 🥰😘
@iimaanyare58
@iimaanyare58 3 жыл бұрын
Ismail aark the legend
@lensayudispensary9846
@lensayudispensary9846 3 жыл бұрын
Ismail arrka the legend
@iftinchanneliftinchannel682
@iftinchanneliftinchannel682 3 жыл бұрын
Love 💘this song
@Caaqibtube
@Caaqibtube 3 жыл бұрын
Mala waayey waxaan aheen heesihii hore😂😂
@inaali1101
@inaali1101 3 жыл бұрын
Aarka cadi ma ahan mashallh
@MohamedSalah-iu7pk
@MohamedSalah-iu7pk 3 жыл бұрын
Labo mar qofki kuso ceshty 🤙🤙
@vinaypandyapandya6281
@vinaypandyapandya6281 Жыл бұрын
,Wow Very Nice Songs Somalis You
@fattahmjibrell9633
@fattahmjibrell9633 3 жыл бұрын
Xaqiiq bedelkii neyruus✔️
@shucaybyare3202
@shucaybyare3202 3 жыл бұрын
Firist comnt like dhac kusi
@xirsiducaale4652
@xirsiducaale4652 2 жыл бұрын
Classic music weeye
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 3 жыл бұрын
Gadhaan cod ayaa ku dhamaaday ww
@samiiramohamed3592
@samiiramohamed3592 3 жыл бұрын
Heestii marxuumada saado cali (AHun)iyo xasan adan dhulkaad la gasheen wlhi
@jannokhadargaani7186
@jannokhadargaani7186 3 жыл бұрын
Ayaan wadani see wax tiri waku taganahy ani🤔🔥 🤚🏻
@abdifarax140
@abdifarax140 3 жыл бұрын
Niikis. S oimLi viidto
@nawalita841
@nawalita841 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka cod ayaa ku dhamaday codkii Hassan adaan ayooba keenay ayan wadani iyana caadi mahan
@welcome8090
@welcome8090 Жыл бұрын
M.a aarka waku wataaa
@hassandeq3297
@hassandeq3297 3 жыл бұрын
M.a hori usocda waligin wainjclyhy damantin inoladha
@Maanow2020
@Maanow2020 3 жыл бұрын
Nadiiro Neyruus 2😂😂😂🤸‍♂️
@mucjisoxaaji2146
@mucjisoxaaji2146 3 жыл бұрын
WoooooooooooW ❤️💙♥️💙❤️♥️💙❤️
@abaasbillioner290
@abaasbillioner290 3 жыл бұрын
Legend arka
@mohamedaddow3631
@mohamedaddow3631 3 жыл бұрын
Middaas is ruxaysa sidaan unacay uf
@abdalaachraf7833
@abdalaachraf7833 3 жыл бұрын
Wadanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🙏
@cabdiwahaabshiikhcumar7622
@cabdiwahaabshiikhcumar7622 3 жыл бұрын
Aarka legend
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,1 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
FULL SHOWGII AMIIN YARE IYO WACDARIHII FANAANIINTA MUQDISHO 2024
1:21:34
Nasir Production
Рет қаралды 268 М.
ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY  LAMANAHA QARNIGA MUSIC VEDIO 2024
4:24
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
MOEIN LOVE SONGS MIX 🖤 | آهنگهای عاشقانه معین
59:07
Caltex Music
Рет қаралды 4,5 МЛН
TOP SOOMAALI MIX SONGS 2022 | HEESIHII UGU SHIDNAA 2022 - LYRICS
2:02:48
AYAAN WADANI  HEESO SHIDAN OO KALA KACSAN MUSIC  2022
32:25
Goodax Media Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 103 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН