ISMAACIIL AARKA IYO NAJAX NALKA HAASAAWE BEENA OFFICIAL VIDEO 2020

  Рет қаралды 724,192

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

3 жыл бұрын

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 231
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
big legendary aarka iyo nalka dunida❤
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
*Ismaaciil Arka & Qalinle & Farxaan Qaboojiye & Cabdiwali yarkii muqdisho got talent kusoo baxay* Raggaad haddii la isku geeyo ee Waaberi Cusub Lagu aas aaso waanu kaga maarmi lahayn *Samatar iyo Tubeec* iyo legends kii hore Fanku Xoogso maahee waa Hibo✌ 👇👇👇
@mofarhan944
@mofarhan944 3 жыл бұрын
Iyo ina cali shaaah
@avvvvo7000
@avvvvo7000 3 жыл бұрын
Oo waaberi ma wada rag bay ahaayeen? Hablihii meeye bedeli lahaa Magool, Khadra Faahir, Seynab cige etc.? Qalinle cod malaha, Aarka waa fiicanyahay, Farxaan waa ilmo yar, dhowr sano ha sugo. Dad badan baa weli ka jooga dadkii hore, ee inamadan yaryar sanka hanaga marmarin. Ninka laxanka sameeyay baan ku haystaa anigu, Qaasim Macruuf yaa salaam.
@daruurahamediapro6300
@daruurahamediapro6300 3 жыл бұрын
Iyo Salah sanag
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 3 жыл бұрын
Haa lipaax Raga codkooga ku meel mari karaya weeyi AXMED ARSHE NA ku dar walipa
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@avvvvo7000 😂😂😂 Qaybtii ragga ayaan ka hadlay nio Tankale aragtidayda ayaan ka hadlay uun Raggu dhiirra galin bay mudanyihiine ee yaraan .mahayso sxb Raggii hore qaarbaa 12 jir kuheesi jiray ✌ Qalinle cod dananaya ayuu lahaa
@cadeey4502
@cadeey4502 3 жыл бұрын
Somali waa Abgaal iyo isaaq 2 casimad ee Somalia labada cid ee Allah siiyay intaas ayaan dadka kaga sareynaa Ismail aarka horay usoco ina adeer 😍😍👌👍
@quruxzanhaplod9132
@quruxzanhaplod9132 3 жыл бұрын
Hhhh waad iska hadashay ma is tiri 🤣
@inaabdi511
@inaabdi511 3 жыл бұрын
Afku kum go'o
@siciidali4034
@siciidali4034 3 жыл бұрын
Libaax kakakak
@cadeey4502
@cadeey4502 3 жыл бұрын
@@quruxzanhaplod9132 wx been ah hadan shegi laha haa wn iska hadli laha😂😂😂😂😂😜
@cadeey4502
@cadeey4502 3 жыл бұрын
@@inaabdi511 AAmin qali
@nimcmaxamed8476
@nimcmaxamed8476 3 жыл бұрын
Ismaciil aarka najax nalka waa isku soo baxaysan ee inta dunida ka ha dhay la soo hèes hargeisa ha ka tegin ku baashal somaaliland
@aminabashir2490
@aminabashir2490 3 жыл бұрын
Haye nabade goorkale hay inoo ahaate ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏boqorkeena ismaaciil Abdulaahi Cumar aarka❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏iyo najax
@leylomaxamd3220
@leylomaxamd3220 3 жыл бұрын
Wwww m.a wllkey ismail aarka wiilba so baxay hada nhy rer muqdisho wll waad shiday hargeysa aarka magacaaga waad wadataa bartaada ka wad codkaaga wax lala dhiga laheyn ❤❤💋💋❤❤❤❤🎤🎧🎤🙆🎶❤✌✌✌✌
@aarka8204
@aarka8204 3 жыл бұрын
War ninkaan wuu na waalayaa aarka🔥
@farahahmed3116
@farahahmed3116 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka fanaan fankiisu meel waliba ka hilaac ay keep going bro
@nastehiinaabdalla
@nastehiinaabdalla 3 жыл бұрын
Wiilkeena Ismail Aarka iyo Najax axsan cod wale nolaada ❤❤❤
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
Wiilka sowtka dahabiga ah Aarka❤👑
@Wadani1988
@Wadani1988 3 жыл бұрын
ismaciil aar ku bashaalah casimada somaliland libax
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo subascribe isar waku saraye ksk
@shamsomaxamed3845
@shamsomaxamed3845 3 жыл бұрын
balse maa la xiro asaga wayo qofki reer xamarawiya waa lagu xirayaye hargayse see waxa u jiran
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
@@shamsomaxamed3845 qofkiii wll fican ee xumaan laheyn leyskama xidho
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 3 жыл бұрын
Heestu meelbay iska qaban la,dahay sida iimuqata waa Dhanka Erayada abwanka semeyay Heestu Waa Daadis talantali ah sidayba ku bilamatay marka hore lkin waxaa lagu khalday baydkii dambe marku qatay wiilku oo u yiri Haye nabade goorkale ha inoo ahaate harub daatay yuunoqe hasawahenuye harertada ilaqabo intaas marku yiri wxay ahayd inay gabadhu hdana ku dadiso sidii baydkii horoo kale lkin may sameen ee wayso dabacday halksan kuhaysta ani
@zatmumqrx4302
@zatmumqrx4302 3 жыл бұрын
Sax waan is Iri firkisa wan kula qabaa
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 3 жыл бұрын
Aad oo weyn!
@mohamedgarane8135
@mohamedgarane8135 3 жыл бұрын
fanaan Buxoo Oon Tageroo Weeyn Uhayoo. Coodkaga Calaan Ayan Usaraay Dushaa
@suhaybahmed3255
@suhaybahmed3255 3 жыл бұрын
Ninkan Ismaaciil Aarka talent baa ku duugan! Heesaha uu qaadayaa waxay la meeqaam yihiin kuwii la qaadi jiray todobatanaadkii.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Waarunta Waanin yaroo Adag 💫
@asmachennel6749
@asmachennel6749 3 жыл бұрын
Masha All ismaaciil waa wiil aad ucod macan taageero wayna wan u ahay
@drsfatahdaahir3271
@drsfatahdaahir3271 3 жыл бұрын
Nice najax nalka iyo ismail aarka hore usocda ❤
@abdilkarimjam2877
@abdilkarimjam2877 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka and najax nalka hees aad u mcn nice
@Daud_Barkhadle
@Daud_Barkhadle 3 жыл бұрын
Aarka Fanan Da,yar Lehna Muztaqlpal Faneed wallkie Horay Usoco in aad Lph Tahy Daah Igama Saarneee
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Azxaabey waxaad sheegtaan heesta ugu quruxda ee uu qaado ismaaciil aarka ♥️♥️♥️♥️
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 ай бұрын
hubka dhiga❤ iyo. Asal❤ lama soo koobi karo sxp
@axmadmaxmad7815
@axmadmaxmad7815 2 жыл бұрын
2 legends aarka ft nalka 😘😍
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Gabadhu waa geenyadii la sheegi jiray mncha allh keep going dhalinyaro🥰😍
@GaasShow
@GaasShow 3 жыл бұрын
Hawraar music hooyga fanka soomaaliyeed waan idin wataa hor Mar wacan❤❤❤
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
#AHmed_aarka Vs #Najma_NaLka 🥀🔥 Way isku soo bxayaan inay Hees wLpA Labadoodu isLa soo qaadaan 🌠🖤
@cabduwalimohamed5058
@cabduwalimohamed5058 3 жыл бұрын
Ismaciil aar ka hor mar wacan bro heesaha ino so badi wn kgu fana masuul sxb qali ah blackesea ayan kso salamaya
@hassanabdullahi111
@hassanabdullahi111 2 жыл бұрын
Am overwhelmed by @Najahnalka voice. She has a great voice recording.
@fatumaadam3358
@fatumaadam3358 3 жыл бұрын
Waxa aan kayabaaa in aan jeclado aarka❤❤❤❤
@fitahmahomed5756
@fitahmahomed5756 2 жыл бұрын
Jbbj
@fitahmahomed5756
@fitahmahomed5756 2 жыл бұрын
Jbjjob Kk j jb
@fitahmahomed5756
@fitahmahomed5756 2 жыл бұрын
Jbjjob Kk j jbb
@fitahmahomed5756
@fitahmahomed5756 2 жыл бұрын
Jbjjob Kk j jbb
@duumuusa1445
@duumuusa1445 3 жыл бұрын
Libaxi fanka noleyn laha is back
@sayidkabarakeysan9218
@sayidkabarakeysan9218 3 жыл бұрын
Aarka adpan ku salamaya bro🙌🙌
@saidali5958
@saidali5958 3 жыл бұрын
I fell in love with this artist lady Najah Nalka❤️👌 She has an exceptional beauty Mansha Allah✅
@safiyomahamed4776
@safiyomahamed4776 2 жыл бұрын
P
@iaden6887
@iaden6887 2 жыл бұрын
Very beautiful indeed Najax Nalka
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 3 жыл бұрын
Ha udhiman hunguri xumo Markay tiri anaa is moodeyba Ninkaa hortaagani Wuu udhimanayaa hubaal Xaguu Buur xag kale Buur Bartamuhuna ok👏
@hasanmataan8073
@hasanmataan8073 3 жыл бұрын
Heestu waxay mata shaa heesihii hore keep going
@sayd5301
@sayd5301 3 жыл бұрын
alfanaan aar waa fanan dhankastaba ka dhamaystiran hore usoco bro.
@filsanahmed3084
@filsanahmed3084 3 жыл бұрын
Woooooow balayad isak reebten
@xassannuur9412
@xassannuur9412 3 жыл бұрын
Aarka libaax banankisa kudhacay in ad thy wle wan ogsonhy nolow yqy
@zagalahmed8779
@zagalahmed8779 3 жыл бұрын
Mnshlaaah queen nalka horu soco xbti
@axmedcagaf7287
@axmedcagaf7287 3 жыл бұрын
Ismaciil aarka iyo Najax nalka dhalinyaro codkar ah horay usocda best song
@amaltwiinmahamud166
@amaltwiinmahamud166 3 жыл бұрын
Ismacil ana najax keep going
@ahmedweli1007
@ahmedweli1007 3 жыл бұрын
Forzo ismacil Aarka🔥💯✔️👌
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 3 жыл бұрын
Legend aarka libaax laba maaha ❤🙏
@xaaskataliyaha1044
@xaaskataliyaha1044 3 жыл бұрын
Haruub daatay yuu noqon hasawahaynuye😘♥️👌
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 3 жыл бұрын
Aarka eebow Ku bashaal Caasimada duriyada xabadaan was shidantahy qaarka danbey ka raranthy tlhi salaama inta ila aragtay salka najax
@hassanburaaleabdi2795
@hassanburaaleabdi2795 3 жыл бұрын
Najax nalka naagta reer burco ugu baaga wayn wan salmaya
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo pilizz subascribe isar waku saraye klll
@lameeraysoofficial63
@lameeraysoofficial63 3 жыл бұрын
walee waxbaa saaran 😬😬😬
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 3 жыл бұрын
Hawarar music keep Going Pro 🙏
@laylacige9464
@laylacige9464 3 жыл бұрын
Suldaan fanaan aan taageero
@mawliidmahamed2240
@mawliidmahamed2240 3 жыл бұрын
@@laylacige9464 chejrkge
@mawliidmahamed2240
@mawliidmahamed2240 3 жыл бұрын
Tjekrhekek
@yasiinsaleeban862
@yasiinsaleeban862 2 жыл бұрын
@@laylacige9464 cuff
@yasiinsaleeban862
@yasiinsaleeban862 2 жыл бұрын
@@mawliidmahamed2240 x
@cigemohcige
@cigemohcige 6 ай бұрын
Heesta kooraska ayaa qalday Waa daadis marka inay wada qaadan ma ahayn kooraska iyo halka danbe oo dhowr meeris u baahnayd Sida kale dhalin yaradu waa Talent 👍👍
@cigemohcige
@cigemohcige 5 ай бұрын
Kl
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 3 жыл бұрын
Aarka hirgalay waxba lagama qaban hibadiisa fanku waa muuqataa
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 3 жыл бұрын
Ama sidaa u heesa o xigmad ku hesa Ama iska amusa Arka hargeisa iyo Nalka hora u socda 👌👌👌👌
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 3 жыл бұрын
wiilku waa reer xamar HAWIYE AL ABGAALIYE iska hubi
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 жыл бұрын
poqorda puntland qabiilkiisi micno maleh sharma boy ba waa koonfur oo xamar ayuu jooga ninkana saad shegtay waa reer konfured lkin hargaysa ayuu jooga ma isku murtiba? 😅
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 3 жыл бұрын
@@thiagotakaweyne6562 hhhhh waa dad sumaysan oo qabyaladiqaday
@zakiskyofficial7872
@zakiskyofficial7872 3 жыл бұрын
Aarka muqdisho keep up
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo subascribe isar waku saraye lkla
@siyamali5524
@siyamali5524 3 жыл бұрын
Xees iyo badh
@ayancali3046
@ayancali3046 3 жыл бұрын
Maashaa Allah
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 3 жыл бұрын
waaberi kadib talan tali sidan u murtiyaysan wali ma arag! walee hees looma heesee way heeseen abwanka midhaha leh halkisan ku slaamayaa kanyar ee #aarka waa wax kale gabadhuna kama dhacdo
@sihaam520
@sihaam520 2 жыл бұрын
Waw najax qali dumar codmanka stel qimaha baden kugu jeclahy abayo ❤❤🤩❤❤
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 3 жыл бұрын
Weeeeey shuba ismacil arka wayska tageera🥰
@Jiilka77
@Jiilka77 3 жыл бұрын
Aarka lagend banaan jiifo
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
🤔Haudhiman hunguri xumo kalamu saxiix😊
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
Wwwwwwwwww najax iyo ismaacil cod iyo qurux👍
@maxamedshakiib8484
@maxamedshakiib8484 2 жыл бұрын
Ur
@maxamedshakiib8484
@maxamedshakiib8484 2 жыл бұрын
06y6y0gy
@Wawareey
@Wawareey Жыл бұрын
Heetii heesaa weeyan 1
@amaalabdillahimohamed4238
@amaalabdillahimohamed4238 3 жыл бұрын
aarka gacan bn utaagay
@lailaosman1945
@lailaosman1945 2 жыл бұрын
Mashallah haray uu socda fananitena
@farhanapdinour9371
@farhanapdinour9371 3 жыл бұрын
AArKa keep going zxip
@abiibakaxmecdaahir9727
@abiibakaxmecdaahir9727 2 жыл бұрын
Legend aarka iyo najax
@hodanhalac1085
@hodanhalac1085 2 жыл бұрын
Suldaanseeraar iyo kiin jaamac
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 жыл бұрын
Laxan, midho, fan 💯%✅
@cabdirashidmaxamed8974
@cabdirashidmaxamed8974 2 жыл бұрын
Cabadirashiid
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 3 жыл бұрын
WaaaaaaaaaaaW hagaag mawula haysaa
@deeqasharifibrahim4970
@deeqasharifibrahim4970 3 жыл бұрын
Esh cala cod waan idin wata
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Najma Fans here ⭐️
@cabdiqaadirclassic7064
@cabdiqaadirclassic7064 3 жыл бұрын
Waaalibah🙏❤
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo pilizz subascribe isar waku saraye kjh
@khaliabdikarim2207
@khaliabdikarim2207 3 жыл бұрын
Wwwwww ismacil araka isqayasag
@canpeofficial5558
@canpeofficial5558 3 жыл бұрын
CoDbu ku tagaY ninku😘
@Zailatv
@Zailatv 3 жыл бұрын
gabadhaa wanka helay codkeda kama helin ee muuqeega ayan ka helay
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 3 жыл бұрын
Wll aarka ku jecliyaa my 💉💉💉💉❤🙏
@ramaasgroup8304
@ramaasgroup8304 3 жыл бұрын
Hees aadvocajeeb badan
@zalmaadey2416
@zalmaadey2416 3 жыл бұрын
Waaw
@nimcomohamed2266
@nimcomohamed2266 3 жыл бұрын
Wiilka aarka la dhaho anigu waanku haystaaba
@suuree99
@suuree99 3 жыл бұрын
Waa layaabey
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo subascribe isar waku saraye kala
@abwaanfarxaanandhi1008
@abwaanfarxaanandhi1008 3 жыл бұрын
Hee heestu wy shidanthy aarka iyo najaxba wn wta halka kga hya lkn dadkan comintiga ku dawarsanya wxn leeyhy mesha abti heeta ka faloda lkn qarafysiga ka daya
@khadarfaarax7603
@khadarfaarax7603 2 жыл бұрын
Aarka zxb kaliya codkaaga melmara zxb fanan qaliya
@iqrosomane4776
@iqrosomane4776 2 жыл бұрын
Wow arka cood mcn io najax
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 3 жыл бұрын
Wiilku cod macaanaa
@kahakawusar5802
@kahakawusar5802 3 жыл бұрын
Barur akha gabadhan quruxdedi futa kuciyartay
@avvvvo7000
@avvvvo7000 3 жыл бұрын
Waa wun walaal, waan ka naxaa hablaha Soomaliyeed, badankood waa wada baruur ufff
@inaalleuxiirofficial2482
@inaalleuxiirofficial2482 3 жыл бұрын
boqorka musica haatuf yare hampalyo zxp qlli
@ibraahimaxmed6807
@ibraahimaxmed6807 3 жыл бұрын
Najax nalka mar marka ka danbeysa sii naxeysa oo islan barurtu ka dhigaysa gm gal dheh wan tageraa qoftaaa oo isku gopol nhaya
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
Ka bax anagaaa wadana
@qnilkacas5951
@qnilkacas5951 2 жыл бұрын
Arka io nalka guleystaa
@muhuboibrahim9504
@muhuboibrahim9504 3 жыл бұрын
Najax Nalka cadi ma tihid nolow
@pashiproduction1634
@pashiproduction1634 3 жыл бұрын
Gabadha codkeda wan wataaa
@NuurCabdi-ly7xo
@NuurCabdi-ly7xo 7 ай бұрын
❤❤
@user-nz8to1jn3u
@user-nz8to1jn3u 5 ай бұрын
❤❤❤
@baderonllinemarket9237
@baderonllinemarket9237 3 жыл бұрын
Fanaanad jirta
@Alhamdullilaah1
@Alhamdullilaah1 3 жыл бұрын
best song
@naimanadar9435
@naimanadar9435 3 жыл бұрын
keep going hawrar media
@abdirahmanmahamoud504
@abdirahmanmahamoud504 3 жыл бұрын
Waaah waaah
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo pilizz subascribe isar waku saraye aakk
@michaelmo2393
@michaelmo2393 3 жыл бұрын
Ismaacilow wnku wtaa legend lkn mrkaad gcn iskula tagtaad iga dhimanaysaa
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Sow maaha😁 Odayga waan kula waaa nio Gacan iyo Playbach hanaga ilaaliyo Kaba fili meynee😁
@michaelmo2393
@michaelmo2393 3 жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 hhhh haa indr gcliye
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@michaelmo2393 😁
@ednaabdiosmaan4831
@ednaabdiosmaan4831 3 жыл бұрын
Anaa U HoreeyaH like tah
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo subascribe isar waku saraye lkk
@ednaabdiosmaan4831
@ednaabdiosmaan4831 3 жыл бұрын
Ok
@King____zaki
@King____zaki 3 жыл бұрын
Wallo walhy waku sary lkin makahayo adi
@maxamednaymaaar2647
@maxamednaymaaar2647 3 жыл бұрын
Malahaysaa
@badramaxamed5014
@badramaxamed5014 3 жыл бұрын
Ismail aarka
@naciimaziman8428
@naciimaziman8428 3 жыл бұрын
IsmaaciiL Sawtu rahmah😶
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 жыл бұрын
Heesihii waabari su aal iyo jwb ahaan jiray ayay la meel tahay codadka maslaxa kal iyo laabw
ISMAACIIL AARKA FT NAJAX NALKA MAHURAAN OFFICIAL VIDEO 2020
6:39
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
NAJMA NASHAAD IYO ISMAACIIL AARKA | JACEYL LA HILMAAMI MAAYO | OFFICIAL VIDEO 2020
5:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,9 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
NAJAX NALKA | MA ANAA XUBBIYOW KU NACAY? | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
6:41
Ismaaciil aarka - Heesta - Caqli Kaaba - Astaan Music 2021
5:41
Astaan Music
Рет қаралды 476 М.
Ismaciil Aarka - Adaa Ubax igu Dulbeeray Official Video 2021
5:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
NAJAX NALKA WAXAD TAHAY HUQ IYO CIIL OFFICIAL VIDEO MUSIC 2021
5:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 535 М.
ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY  LAMANAHA QARNIGA MUSIC VEDIO 2024
4:24
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,5 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 311 М.