ismaaciil aarka oo Muqdisho loogu soo dhaweeyay Si yaab leh

  Рет қаралды 258,896

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

3 жыл бұрын

Пікірлер: 792
@queen___juweria7083
@queen___juweria7083 3 жыл бұрын
iNta Fanaankaan iLa Taageerta ismuujiya welcome ismail Aarka❤🇸🇴
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Walhi dareenkayga wuu kacsanyahay
@affanibrahim6950
@affanibrahim6950 3 жыл бұрын
Asc
@mohmedyousuf7063
@mohmedyousuf7063 3 жыл бұрын
Ismaacil Aarka waa fanaanka kaliya ee aan ka dhagaysto fanaaniinta reer muqdisho 30 sanno kadib legend aan Respect u hayo. From lander❤🤍💚
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 3 жыл бұрын
Sharma Poy Ma Dhegystid 😁
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Lafoole, Fiska, Kabayare, Najiib Alfa, Keeyoow, Dayax, Sacdiyo Siman, Yaa Tirin Karo mise waadna xqqireysaa
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 maxa xiqirodo lug falyaa...
@mohmedyousuf7063
@mohmedyousuf7063 3 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 xaqiraadi ma jirto inadere ma dhagaysto fanaaninta muqdisho aan ka ahayn Aarkoos🤣
@sundusabdi6891
@sundusabdi6891 3 жыл бұрын
Arka fanan rer muqdisho miyaa rer somaliland anba modayee
@hodanabdi559
@hodanabdi559 3 жыл бұрын
Ree muqdisho 🇸🇴 gob baatihiin la idin imaado Waxan idinka so salamayaa from USA 🇺🇸 🙏👏
@barkhadmuse8309
@barkhadmuse8309 3 жыл бұрын
Kaa qaadnay qrux
@swhathacker9474
@swhathacker9474 3 жыл бұрын
Imaw abaayo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
lok waaa meeshu ka yami ma reer somalialdn baad moodeysaa marti ma aha baayo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
@Muna Mohamed lol maxaad ka shakidey awoowo
@princessaamina6552
@princessaamina6552 3 жыл бұрын
Waan kaa Qadnay Hdaan Nahnay Reer Muqdisho😍
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 жыл бұрын
Inankayagi izmaaciil aarka kuuxiizi doona wlhi reer mogadisho inankayaga sifiican noogu daryeela waanu idinku haysanaaye😂lkn miyaydaan noosoocelineen plz haa dhaha😅from somalilanda💚🤍❤wlhi reer mogadisho waadad qalpifuran oowanaagza oopilaa cuqdad ah markazta waan kuhamiyaa inan tago maruuun inzha allah waan tegidoonaa hadaanan dhimanin salaan sarer dadkaygih rer xamar💙🤍💙
@richman9183
@richman9183 3 жыл бұрын
Imow abayo dalkaaga waaye
@sowdaaddow5237
@sowdaaddow5237 3 жыл бұрын
Imaw waa lagugu soo dhaweynaa si qurux badan waliba
@abuukarqeys5910
@abuukarqeys5910 3 жыл бұрын
Ismacil ma somalilan maad moodaa Waad dhun santahay wllhi
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 жыл бұрын
@@abuukarqeys5910 waanpa ujeedaaye maxaa kaaqaldan waanin soomaaliwen kadhexeeya lkn wuukudampeeyey somalilanda adigaa dhunsane qoraanka zifican uqatizo😏
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 жыл бұрын
@@richman9183 wanaagii oo qofa alle hayzukeen daayo dadkaygiih💙🤍💙wlhi wn idin jclhy
@Azmuunedebzan
@Azmuunedebzan 3 жыл бұрын
Gobtu isma qariso reer Muqdisho🇸🇴🇸🇴❤💋 wan idin soo socda from Hargeisa🥰
@khadarsrkofficial3929
@khadarsrkofficial3929 3 жыл бұрын
Waana kusoo dhaweynena I.a
@fatuushartan7483
@fatuushartan7483 3 жыл бұрын
Waan ku soo dheynaa abyo mcn
@fatuushartan7483
@fatuushartan7483 3 жыл бұрын
Welcame mugdisha cady🥰🥰
@najiibabtidoon7396
@najiibabtidoon7396 3 жыл бұрын
Welcome Huno cidi kama lahan wlle
@yuukeyofficial
@yuukeyofficial 3 жыл бұрын
so dhawaaw abyo 🙏
@kingcaamirlingz4104
@kingcaamirlingz4104 3 жыл бұрын
Nabiga kusali muxamed scw
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 жыл бұрын
Scw zcw scw
@jamalofficial2974
@jamalofficial2974 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 3 жыл бұрын
Scw scw
@amiinxuseen5422
@amiinxuseen5422 3 жыл бұрын
Scw
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 3 жыл бұрын
scw scw
@queenfaadmah6482
@queenfaadmah6482 3 жыл бұрын
Wlhi magaladeyda xamar wa dad gobanida ku weyn wan ilmeyay😥😥sida loso dhaweyay fanaankena io fanaanadena najmo nashaad welcome 🙏 ♥ 😀 to muqdisho 💯♥️🙏🙏
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 3 жыл бұрын
Mugadisho gobtii soomaalida iyo duxdii wanaagga ayaa degan one love Allaw aanan dhiman anoon mar tagin❤❤❤
@calijabac342
@calijabac342 3 жыл бұрын
Welcome back muqdisho dalkaagii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@abdishakurqaasim1917
@abdishakurqaasim1917 3 жыл бұрын
Kwrn sidaan fanaankan usoo shaac saarnay
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
@@abdishakurqaasim1917 war cidna caan saar ugama bahna aarka awal buu fanan ahaa meeshu ku soocaan baxay muqdishay aheeyd sheekada raqiiska nala dhaaf
@abdishakurqaasim1917
@abdishakurqaasim1917 3 жыл бұрын
@@manshaallhmohamed7881 waar somaliland caan lagu noqdaa maadidaysaa waxa cadaynaysa viewska intaad doontaad naga dad badantihiin hadana heesihiina waxpaa kasiya fanka anaga leh hadaysaa tahay fanaaniintana anaguunba heer gaadhsiina viva somaliland
@jupiteralmushtari523
@jupiteralmushtari523 3 жыл бұрын
Dhiiga i kacay wlhi iney abgaalnimo tiir weyn tahay aan dareemay wlhi
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
"Hargeisa Ayaa Wax Xidha" Ayuu Beeniyay Ismail Aarka✌ Wiil Mudan Intaa Inka Badan In Loo Maamuuso❤ Hargeisa Waa Gob Cidii Beeratana Way Sharaftaa Cida Qiimeheda Wiiqdana Liintay Kobadsiisaa😅✌ Viva Somaliland✅
@mohamedismail9806
@mohamedismail9806 3 жыл бұрын
Nio ayaamahan calooshaa I fadhida ee waan soo socdaa liinta ii sii diyaariya one love from Mogadishu ❤✋🏽
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@mohamedismail9806 Pro Sorry Anaa Kula Jecel Liintee Way Naga Go'day😅 Ee sHaaha Seed Isku TiHiiN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
sax iyo ciidii nac nac ula timaada walee Aarka waxu ucadeeyey in hargeisa tahey dhul dad somali dagto sida qaat=r uga dhigaan in dad somali naceb dagto waa caqli gaabkaa siyasada ka dhacsan
@mohamedismail9806
@mohamedismail9806 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 wayba iigu baxdaa wlh rageedii baad tahay hal tarmuus ka yar ima deeqo😂😂😂
@najahqaliqurux4569
@najahqaliqurux4569 3 жыл бұрын
Viv somaliland dhalda
@Hodan7812
@Hodan7812 3 жыл бұрын
Caasimada waa jeclhy wlhi ina mar un imado 🤤 Salaan qalbiga ka timi from lascanod🇸🇴
@leylaaaa780
@leylaaaa780 3 жыл бұрын
Waan kugu so dhaweynena wllo🥰
@abukarmedia1109
@abukarmedia1109 3 жыл бұрын
So dawow walal qali
@mogdishomediaproduction6982
@mogdishomediaproduction6982 3 жыл бұрын
Reer muqdisho dad qalbi wnagsan👌🇸🇴🏅
@simraankamil7394
@simraankamil7394 3 жыл бұрын
Inta ila aragtey dhalinta somalilan iyo rer mugdisho saaid isku dhaxgalayaan guuul💯✔️💞
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
Waan kula arkaa wlkay ❤️
@fahadmohamed2686
@fahadmohamed2686 3 жыл бұрын
Ninkani somaliland maahanE xafadiisi bu yimi
@simraankamil7394
@simraankamil7394 3 жыл бұрын
@@maariyafarah8549 mcnto wiil maan kula ekaadey😂😂😂
@Lilzack685
@Lilzack685 3 жыл бұрын
@@simraankamil7394 wlhi nin lagu mooda lkn ninkan rer somaliland ma ahn qof yahay lkn hdd nagu hayztaan cep ma ahn😂
@abdirahmaanfarhanmohamett5566
@abdirahmaanfarhanmohamett5566 3 жыл бұрын
War ninkaan reer muqdisho waaye reer hargeysa ma,ahan see wax uwadaa ha sheeganina wiilka 🇸🇴🇸🇴❤❤
@muscapfuad696
@muscapfuad696 3 жыл бұрын
Nooso noqo mar lapad iyo mar sadexaad waal qaaliyaa ismaaciil aarka from haegeisa Somaliland
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Wooow reer Muqdisho wiilka no so dhaweeya Wan ku xiisi Doona Aaaaaaaaarka❤️❤️💋🙏🙏
@nimcamaxamed6499
@nimcamaxamed6499 3 жыл бұрын
Adiga xitaa wn ku soo dhwyntn✌
@siganecade8774
@siganecade8774 3 жыл бұрын
Reer muqdisho sodhawenta loma til maamo
@abdicuud4492
@abdicuud4492 3 жыл бұрын
Asaaba rer muqdisho ah😁
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 3 жыл бұрын
Asaga ayaaba ah abgaal ree muqdisho 😂🔥❤ adne waan kuso dhawehena
@sagalartis5790
@sagalartis5790 3 жыл бұрын
Reer muqdisho ku soo dhaweeya wan ku jacelnhy😘isamaciil
@user-oy2vs5ec9w
@user-oy2vs5ec9w 3 жыл бұрын
Walhi heer muqdisho waa nazaB kaamila waan soo socda from hargaiza Isha Allah dhawaan ❤️❤️❤️💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asmahappy4846
@asmahappy4846 3 жыл бұрын
oo illeen ismaaciil aarka reer muqdisho ayuu ahaa waa fanaan dayar oo cod macaan
@simplyFD
@simplyFD 3 жыл бұрын
He has the most beautiful smile. Manshallah
@tayasiiroday7564
@tayasiiroday7564 3 жыл бұрын
Mansha Allah walahi waan qirodayba sida quruxda badan ee loo soo dhaweey ismail aarka Gob Reer muqdisho
@khuumproduction
@khuumproduction 3 жыл бұрын
Ismaaciil sxb Dadkaa oo ku jecel baa siwacan. Kuu soo dhaweeyey maansha allah
@najaxkhayre1432
@najaxkhayre1432 3 жыл бұрын
Ismacil arka Pls noso Noqo Walal Fanan Kaaftan Baadna Baad Aahyde💋❤❤❤
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
Aarka Waa u qalmaa Waa wiil qalbe fiican oo wacan Waa jeclay ❤️❤️
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
Waar ninka gaban Hadal wanaagsan Masha Allah 🥰 Hoyga fanka lama xaQir Karo Hargesa Hadhwanaaga From soomaalilander......🥰💯
@libaaxcaano4894
@libaaxcaano4894 3 жыл бұрын
oo mataqaanid miya sxb ninkaas gaabadh waa. siidi waa. nin fanka ka bartay Djibouti iyo somaliland saas ayu u aamanay😁✌
@dagan1122
@dagan1122 3 жыл бұрын
@@libaaxcaano4894 my ma aqano,lkn waa Legend 😊💯
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 3 жыл бұрын
@@libaaxcaano4894 SIDI ALI WINKE wa fannan mu'allif laxamista and top musician🎶wuxuu kusoo caan baxay mogdisho(1989 )waana nin reer koonfur ah(1998)ayuu Djibouti 🇩🇯 uhulelayo in mudana daganaa kadib(2012)mogdisho dib ugusoo laabtay
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 жыл бұрын
sidi ali winki waa legend
@aziizaabdi9659
@aziizaabdi9659 3 жыл бұрын
Wllhi wan u xiise muqdisho😓❣️
@puntlander8120
@puntlander8120 3 жыл бұрын
Hhhhh waxan soo dhameyn ka badaneh ma Abgaalbaa izku tol wacdeY 😂😂😂 aadbn ugu faraxsanhy soo dhameyn aarka legend always legend
@walaalkaweyn5677
@walaalkaweyn5677 3 жыл бұрын
Waa canug waceysle xaa diiday in saas loo soo dhaweeyo😂😂😂😂
@ilwaddayib4636
@ilwaddayib4636 3 жыл бұрын
Mugdishu wala shidaya markan fananintee nuuxirka laha ba tagay arya ii geeya we love youuuuu walalhena🇸🇴
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 3 жыл бұрын
Inshaa allh hargeisa waan imaan inshaa allh
@ilwaddayib4636
@ilwaddayib4636 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂rer xamar wax kale weeye wan wataa from somalilander🥰🥰🥰
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Fariiintayda Waxaan gaarsiiinayaa Alfanan Ismael Aarka Waxaan kula talinayaa inuu naftiiisa ilaaliyo muqdisho hada kahor ayeey argagixisadu ugu goodisay ineey dilayaaan waayo horey waxay udileen abwaankiisii magaca aaarka ubixiyay, walhi fankiisa waan jecelahay aaarka wiiilkaaas walaalkeeya hala iga gaarsiiiyo fariiintaan hadeey suuragal tahay hargeysa dib ha ugu laabto ama nairobi muqdisho cadawgiisa buuxo shalayna ka eryaday walaaloow naftaada ilaali waxaadan hubin ha cunin hana ubareerin walaalkeeyoow walhi isku qabiiil ma nihin lkn walaal somaliyed oon fankiisa jecelahay weeye tigtooonoow aaarka
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 3 жыл бұрын
Wallo ma alshabaab ayaa uhanjabtay
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
insha Allah dhib Alle haka haayo fanankena muqdishu ku so baxay druuf aya ka eriday dadba dhahaya hargaysu ku so caan baxay waxaba qirayo sayidii cali wekey oo dhahay xamar ayad ku so baxdey hargaysa adey
@abdiazizcarlos4192
@abdiazizcarlos4192 3 жыл бұрын
@@naimaabdiraxmaan7063 xamar markuu joogay wxa Laga yaabaa xitaa adigu in aanad aqoon u lahyn markaas ayad Iska leeday xamar ayu kuso baxay haduu xamar kuso baxay maxaa beri hore loo baran waayay 😀😀😀😀
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
@@abdiazizcarlos4192 waryaa iskama dhahaye wan aqanay qarixii soobe ayu ku so baxay maxa naq naqda ka kenayo
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
@@abdiazizcarlos4192 gacalkana ha iska bobin siyadii cali weekey ayaba ku shegay ismacil xamar ayu ku so baxay ayi ku yiri hargaysana wu adey hadana xamar ayu imaday birina hargaysu adi kara anaga fananintena xudud maleh
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 3 жыл бұрын
Good avatar Non My Family and Friends 🇸🇴
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 3 жыл бұрын
Magacii shoodhayga miyaa lagu caanimo raadinayna hhhhh waar Dee Naga daa ciyaarta
@cabdilaahimaxamed3194
@cabdilaahimaxamed3194 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 ñ
@sundusabdi6891
@sundusabdi6891 3 жыл бұрын
Safwan ingilish san mu uqoraa afternoondheh
@sacdiyosimaan3084
@sacdiyosimaan3084 3 жыл бұрын
Gobtii leyga beray dadkeygii rer muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@ahmedoficial3776
@ahmedoficial3776 2 жыл бұрын
Who is watching this video after listening the song for Hassan sheikh by Ismail Arka. Today is May 26th 2022. Ismail Arka Thank you my brother ❤️
@anhaarabshir3540
@anhaarabshir3540 3 жыл бұрын
Welcome bck ismail arka
@canablifestyle58
@canablifestyle58 3 жыл бұрын
Ninka sidaan wadankiisa looguso dhameeye ma farxad baa udhiman wlhi bilhi wn ilmeeye welcome back wllkey
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Don't Forget Dalkiisii Inuu Ka Imiduun
@canablifestyle58
@canablifestyle58 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 wll mcn Somalia hdey adiga ku kala soocanthy wa ku gaar aniga somaliya halmid ayey ii thy kaliya wxn ka hdlay so dhaweenta dalkaaga
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@canablifestyle58 Hdalkan Ku Odhan Laha Bad I Tidhi Anu WaxN Ku Idhi Ha Ilobin In Hargeisa Duu ka Imid Dalkiisii Ahayd Uun
@canablifestyle58
@canablifestyle58 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 haaa ana wxn kuiri Somalia iima kla soocna hal ayeey ii thy ilaa hda sodhawenta ayn taganhy hadey hargeysa thy iyo hdey muqdisho thyba farxada ad dareemesid marki dhulkaga Somalia lagugu so dhawenayo
@ridwantimo4164
@ridwantimo4164 3 жыл бұрын
Sanad ama lixbilood oo kaliya haduu waqal studio iyo hargeisa lasii joogi lahaa wlhi wuxu noqon laha xidigaha fanka somaliyeed like qamar, suldan serar, xariir Ahmed. Lkn hada aniga mid iga qora fankiisu wuu dami doona car waydun arki
@gldlyrics66
@gldlyrics66 3 жыл бұрын
Wʟʟʜɪ ᴅᴀᴅ ᴡᴀᴀ ᴡᴇʏɴ ᴀʏᴀᴀ ᴋᴜsᴏᴏ ᴅʜᴀᴡᴇʏsᴀʏ ᴡʟʟʜɪ ..❤️ ....ʀᴇᴇʀ ᴍᴜǫᴅɪsʜᴏ....ᴡʟʟʜɪ ᴡᴀᴀ ɢᴏʙ..❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@fadxixaliye6521
@fadxixaliye6521 3 жыл бұрын
Reer muqdisho fannaankii waakaas ee nagala wareega,nin aanu jecel nahay buu ahaa oo fan ku jiro. Hore u soco saaxiib.
@ubaxabdi436
@ubaxabdi436 3 жыл бұрын
Ala fanankena qaran ismasciil aarka jecliyaa waan ilmeyey 😢😢farxad darteed sida quruxda badane loso dhaweyay fanan qaran weeye cod ilahy hibo uga dhigay rer muqdisho mahadsanidin sida quruxda badane fanankeena qaran uso dhawyseen 👏👏 ♥️♥️♥️😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘
@ahmedhulaa9147
@ahmedhulaa9147 3 жыл бұрын
Wiilkaan walalkey ayee isku moolac ahaayeen ma aheyn in uu kheyrka Ka soo tago oo fisqiga iyo heesaha soo dhax galo ilaah ha soo hanuuniyo dadkaan wlhi wee dhuminooyaan
@abdikafi529
@abdikafi529 3 жыл бұрын
Waxa is weydin mudan Mrku Baxayey Cidna isma weydin ..... Mrku Soo So Laabteyna Wa Layabey Wxaso Mudnana Waxa iska leH Jamhuriyda Brkysan S.land❤💚🤍 From Puntlnd idin kso Slmi🥰
@amalinacirroofficial6729
@amalinacirroofficial6729 3 жыл бұрын
Walahi caqlilow ayad thy sxp
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 3 жыл бұрын
Dadka wax qiira waa adigo midhan alle haku barakeeyo
@qaaliali4741
@qaaliali4741 3 жыл бұрын
Hooyadii fanka hargeisa yaaka maarma💚🤍❤️
@munanuur2210
@munanuur2210 3 жыл бұрын
Lkn ogoow inuu kusoo koray xaafada towfiiq oo aad looga jclaa asoo fanaan aheen Viva yaaqshiid Aarka adoo fanaan aheen maxaa noo
@hodomahamed3766
@hodomahamed3766 3 жыл бұрын
Cidiba xata wlahi may aqoon runti mana maqal🙄
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Abdifitaah iigu daran suu dhahooyo marki shiribka la qadaayo😂😂😂
@sowdaaddow5237
@sowdaaddow5237 3 жыл бұрын
Dhiiga qaady 😂😂
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Dhiigaa qaaday lakiin mayaqaano🤣🤣
@Ubax2007
@Ubax2007 3 жыл бұрын
Xamar Cadey I miss u 😘 wallahi, one day I will come bk
@dekomohamed8499
@dekomohamed8499 3 жыл бұрын
Welcome back magaladaadi mogdisho ismail arka🇸🇴💗💗💗💗💯💯
@faizaashraf3986
@faizaashraf3986 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarkalaah qosol qurxnaa Allah xifdiyo Allahna ka moodoobeyo fanka wax ka qayr badan Allah ugu badalo❤❤
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 жыл бұрын
Mansha Allah Alle haydin dhowro dhamantin aamiin yaarabi 🌹👍❤❤💋💋👏🙏🙏🔥
@bashiirafrica
@bashiirafrica 3 жыл бұрын
Aarka fanka sxb farxadaada ku soo qaado magaaladaada, caasimaddaadi kale ee Hargeysa na way kusii sugaysaa❤❤
@farhiomahamuudali9033
@farhiomahamuudali9033 3 жыл бұрын
Aarka soo dhww gacmo furan 🥰 malmahan fanaaniinteenii Muqdisho ayy isugu dhurteen soo dhwaada dhamaan tiin🥰🥰
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
🙏aaaaarka wlcm back to muqdisho❤️🙏🙏🙏🌹
@jamaaldhuux8938
@jamaaldhuux8938 3 жыл бұрын
Aaarka is back💪❤
@nasteexmuusetube4804
@nasteexmuusetube4804 3 жыл бұрын
Mahadsnid taageerahayga one love
@xafsoqurux9875
@xafsoqurux9875 3 жыл бұрын
Wll isa ilali alha ku xafdiyo ismaciil muqdisho walama hurana lakiin amanigeda maasugno wllkey i nolow ugu dabena riyada waa ku rumowdaya wlhi saladhiga yaqshiida ku arkii jire markii hore
@abshiroxasan1896
@abshiroxasan1896 3 жыл бұрын
Welcome back aarka 🥰🥰
@hibaaqgobaad4574
@hibaaqgobaad4574 3 жыл бұрын
Waxa is waydiin leh ismaacil aarka ma no soo noqon doona mise sidaas ayu nagaga tagay ma filayo inu soo noqon wayo isha allah wuu no soo noqon doona🥰🤲
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Qasab weeye Hargeisa cid somalia kama maaranto
@hibaaqgobaad4574
@hibaaqgobaad4574 3 жыл бұрын
@@TheReal_Man really
@masbalali9132
@masbalali9132 3 жыл бұрын
Masha allah allow muqdisho nabad nooga dhig wlhi waa mglo aan jeclhy ❤🥰😍
@xafiiska
@xafiiska 3 жыл бұрын
So fan go forward aark
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 3 жыл бұрын
Al fanaan ismaacil aarka bezt fanaan guul wacan ku leeyahay wll💯🥰♥️🇸🇴💯💯💯💯⚘
@jabra4205
@jabra4205 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka 💘
@qaaliaburkar7513
@qaaliaburkar7513 3 жыл бұрын
Qatar her muqdisho masha alah
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 3 жыл бұрын
(Her)❌👈maha ee wa(Reer)✅👈 reer mogdisha👍
@rodaabdi3450
@rodaabdi3450 3 жыл бұрын
Ismaciil Aar viva walaal muqdisho shurubka 💚💚💚💚💚💚💚💚
@bisharshirwac2258
@bisharshirwac2258 3 жыл бұрын
Legend aarka nin aan heesihiisa iyo luqdiisa jeclahy hory usoco 🇸🇴🇸🇴💪
@fayfeyora6083
@fayfeyora6083 3 жыл бұрын
I am soo proud sida loo soo dhawayey my favourite singer💙ciyaal xamar ayaan nahay cuqdad maqabno🇸🇴
@hodansaid4748
@hodansaid4748 3 жыл бұрын
Mansha allah So dhawow lsmail aarka wan ku jaclayh❤❤❤❤❤❤
@mohomedyuusuf780
@mohomedyuusuf780 3 жыл бұрын
Reer muqdisho wiilka noo xafida from hargeisa 🥰🥰🥰🥰❤❤💯💯💯
@suleeqo0163
@suleeqo0163 3 жыл бұрын
Waad nagu ogtihiin walalo qaali
@hafsaabdulaahi4827
@hafsaabdulaahi4827 3 жыл бұрын
Reer muqdisho waa dad gob ah wlhi💓💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 жыл бұрын
Abelba muqdisha udhashy hadana waa yimid😍
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 3 жыл бұрын
Wiilka Noo xifdiya kulaha mahadsanid horta lkn ninka asiga U dhashay Muqdisho waa ku sidee walalo😂
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
naa wiilku waa reer muqdisho maxaa lagaga xifdinaya gurigiisi buu ku soolabtay
@hakoahmed7488
@hakoahmed7488 3 жыл бұрын
Jamacadii fanka ee hargeisa ayuu ka imid kkk
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🙏🤲
@ahmedweli1007
@ahmedweli1007 3 жыл бұрын
masha allah bru Ismaaciil aarka welcome back ku leyahay legend qali ah tahay
@updilkariimsalaad4811
@updilkariimsalaad4811 3 жыл бұрын
Welcome aarka xidiga sanadka X rer mogadisho
@naasiryare8874
@naasiryare8874 3 жыл бұрын
Wlee inaa abgaal tahay cidna is waydee mayso legend ismaciil aarka
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 3 жыл бұрын
Wlll soMaLiLanD qabiiL looguma yimaado balse wanaagisa ayuu ku joogay mexeynaha tiktok xageey ka aaday qabilkiisii waatii loo barooranayay.
@naasiryare8874
@naasiryare8874 3 жыл бұрын
War aniga shiribkan iyo waxan lagoso dhaweyan ka hadloyaa mahnee kama hadloyo somaliland iyo woxo ku jogy xaa ka qaldan warka fahan kabacdilee hadl
@sacadiyoxasan4978
@sacadiyoxasan4978 3 жыл бұрын
Masha allaah 😍😍😍😍😍😍💕💕🤲❣️❣️💓💞❤️❤️❤️💃💃💃
@cumarxasan1562
@cumarxasan1562 3 жыл бұрын
Legend Aarka welcome to Mogdsho ❤💯🙏
@sahraali6994
@sahraali6994 3 жыл бұрын
Mashallah my legend,Ismail arka jiir oo joog my dear brother ❤🙌💙
@ayanxasan3045
@ayanxasan3045 3 жыл бұрын
Masha allh fanan kaweyn sodhawyskaan alle haku barakeyo wanku jecelnahay wiilkeena ismacil aarka welcome magaladdi😘😍
@zahrahappy945
@zahrahappy945 3 жыл бұрын
Welcome aarka my dhiigah🥰🥰♥️🙏
@Kulmis-s7h
@Kulmis-s7h 3 жыл бұрын
Wali masoo booqatay youtube keyga walaaladeyda❤️
@khadrahassa321
@khadrahassa321 3 жыл бұрын
Maan shaa allah ❤️🙏
@abdirahimsuleiman2663
@abdirahimsuleiman2663 3 жыл бұрын
Reer Xamarow ka yar CaanCaan dhalay banu kaso dhignee sii Wadaa
@hamdaahmedhamda3127
@hamdaahmedhamda3127 3 жыл бұрын
Kagama baahna caan kani waa kaa horeyay
@swhathacker9474
@swhathacker9474 3 жыл бұрын
Asagii caan iskaga dhige
@abdirahimsuleiman2663
@abdirahimsuleiman2663 3 жыл бұрын
Isagoo Hal hees so qaday bu Hargysa yimi. Manta 50 hees oo can bu leyahay. Ereyda musica iyo laaxanka muqalka inta hargysa so siseee. Igaarka Abgaal
@dhuuxiisnm4005
@dhuuxiisnm4005 3 жыл бұрын
@@swhathacker9474 fanaankii la oran jirey xasan aadan samater Wuxuu yimid hoyga academiyada fanka Hargeysa isagoo af oromo ku heesaya Waa la.ogaa heerka at gaadhsiiyeen Reer sland 1991 ka dib baa lagu yiri hargeysa Goormad gaadhin kuye ilaa calan Somaliyeed laga taago tegimaayo Isla markiiba reer sland suugaantii iyo mirihii ay u dhiibijireen wey ka joojiyeeyn Waxayna u bixiyeen xasan duufle Imika intii hore ay qeybsiiyeen ayuu Qurbaha shilimaad kaga aruursadaa Af oromadii uu ku heesi jireyna wuu Ku heesaa Xaliimo khallif magool alle ha unaxaiistol halkee Bey ku soo shaacbaxdey waa hooyga acadamiyada Fanka iyo akhlaaqada sland hargeysa Juba la mid iyo fanaaniin kale oo fankooda la xiiseeyo hargeysa ka Soo baxeen Ciyaar ciyaar mood hoyga fanka Sland Hargeysa
@swhathacker9474
@swhathacker9474 3 жыл бұрын
@@dhuuxiisnm4005 zxpo kaas wan ogahy lkn kan intuu hargeisa tagin magac lahaa
@xamdaxarago8817
@xamdaxarago8817 3 жыл бұрын
Masha Allah reer muqdisho si wacan ayaad u so dhawaysen alle haa daye Aarku xasuus ayuu kaha tagay hargeisa
@salmaanaadan2717
@salmaanaadan2717 3 жыл бұрын
Welcome fanaan Ismail Aarka 😍🥰
@nuurcumar6346
@nuurcumar6346 3 жыл бұрын
Reer Mogadisho waa dad qalbi furan wllhi
@maslaxafrax4519
@maslaxafrax4519 3 жыл бұрын
Aarka ino abgaal yahay inta ila arkty
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 3 жыл бұрын
Boqortooyo waataaas❤️❤️❤️💉💉🩸🩸
@fuaadnuur2621
@fuaadnuur2621 3 жыл бұрын
Qabiil ahaan waligiis ma ciishoonin wayo wabiilka somalia ugu weyn ka soo jeedaaa.
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 3 жыл бұрын
Mansha allah soo dhawoow fanan fani ah
@famaily5884
@famaily5884 3 жыл бұрын
Amu xumid nin wadankiisa tagay insha allah aniga waan tagi donaa somalia
@sharmakehirsi3117
@sharmakehirsi3117 3 жыл бұрын
first coment
@faadumoguure7857
@faadumoguure7857 3 жыл бұрын
Masha Alha rer muqdisho waa goob iyo nasan gulasta 🇬🇧💝👌♥️🙏
@yasiromar4702
@yasiromar4702 3 жыл бұрын
Welcome back home muqdisho 🇸🇴🇸🇴
@vaarkudhiigle
@vaarkudhiigle 3 жыл бұрын
Asc waan idinsalamay dhamaan taagerahaygu meelkastaad joogtaan aad ayaa umahadsantihiin soo dhawaynta aad iisamayseen walalahy wlllhi run ahaanti lama soo kobi karo farxadeyda
@user-hw7oq8fy3w
@user-hw7oq8fy3w 3 жыл бұрын
Masha allh aarka aryada ergaday welcome back Muqdisho 🇸🇴🇸🇴 adaa ubax nagu dul beeray
@umeymaibraahim9144
@umeymaibraahim9144 3 жыл бұрын
Fananinta qaranka qofkey uso kaceen wa qof qaali ah so dhawow fanan qaran aarka🇸🇴
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Soomaali waa hal qura qadiyad lee kala geysay anagaa shisheeye iska xigna xidiga muqdisho hore u soco 🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️ Aloow dhowr xamar cadeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@bebomahdi38
@bebomahdi38 3 жыл бұрын
Wooooooooooow🇸🇴👑❤❤❤❤❤
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
That was love man maasha alaah
@Arizgirl27
@Arizgirl27 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺REER MUQDISHO INANKEENA NO XAFIDA PLZ ALLH AYAA WX XIFDIN KARA
@mohamedahmed7001
@mohamedahmed7001 3 жыл бұрын
Aarka meesha oo ku dhashay ayuuba imaaday xafidat kale qof oo allah eheyn uguma baahno wllo dhamanteeyna allah na xafido
@azoumileyzapdiraxmaan1861
@azoumileyzapdiraxmaan1861 3 жыл бұрын
Ismail Aarka ku xiisidoonaa really from Hargysa💯💯💯💯
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarkooow sooodhawoow❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️boqortooyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ikraanwardheere5499
@ikraanwardheere5499 3 жыл бұрын
Masha allah wlhi wan qiroday sodhawaw wllky ismaciil arka Wilkena
@dagancadey123
@dagancadey123 3 жыл бұрын
ciyaal xamar wa gooba ❤️🥰❤️ salaan sharaaf my hometown ❤️💕xamarcadey
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Aaraka wlh looma kala harin ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@adamali2035
@adamali2035 3 жыл бұрын
Siidiii cali winkey waanu kaa gudoonay salaantaa Musician ka wayn❤✋
@nasriinnuur1477
@nasriinnuur1477 3 жыл бұрын
welcome to muqdisho Aarka fanka👏
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 3 жыл бұрын
Mansha allah Araaka fanaan qaliyo tagero buxa from hargeisa💪❤❤❤👌
@yaasmiincumar3742
@yaasmiincumar3742 3 жыл бұрын
Mash allh wll ismaciil qaliya soodhowow wll mcn muqdisho waa hoykaaki hoyo mcn welcome muqdisho cadey
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 3 жыл бұрын
Mnshallh ree muqdisho wa Gop❤❤❤❤
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 73 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
Guri barwaaaqo Vs ismacil aarka and Najma Nashaad
12:34
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 83 М.
Abdifitah yare oo prank qosol leh Ku sameeyay shaadiya sharaf
10:53
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 375 М.
Muqaalka Soo Dhaweeynta Fanaanka Weyn Nimcaan Hilaac
3:32
aaran media
Рет қаралды 6 М.
Cod bilaa music ah ( ismaaciil aarka )
5:15
Abdifitah mohamed
Рет қаралды 127 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
SHIIQII FANAANKA NOQDAY ISMAACIIL AARKA O KITAABKA TUURAY SUBXANALLAH
8:02
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 46 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 765 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 201 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН