ISMAACIIL DANAN | WALAASHAY WACANEEY | HEES CUSUB 2022

  Рет қаралды 645,579

SADAAM OFFICIAL

SADAAM OFFICIAL

2 жыл бұрын

#sadaam_official

Пікірлер: 162
@user-vq8jg7ve3z
@user-vq8jg7ve3z 9 ай бұрын
Heestan waxaadba mooda in walaashay loo sameeyay, magaceedu waa Ikraan waana curada xaafada, alle hanooka daayo wllo Ikraan ❤
@hudafuture1330
@hudafuture1330 7 ай бұрын
Heestan walaashay baan siiyay walaahi😢 mahadsanid ismail
@hindaabdullahiali5337
@hindaabdullahiali5337 Жыл бұрын
Hestan Waan ilmeeya markan maqlo 😭 Wlshie Wacney curadeena Weligaa Ii Faraxsanow 🫂🥲
@maryanhassan5007
@maryanhassan5007 2 жыл бұрын
ismaaciil danan heesta waan ka helay 😍😍😍😍😍😊😊👊👊👊👊🤚🤚
@fuadfarahh
@fuadfarahh Жыл бұрын
Heestaan markaan maqlo waan qiiroodaa oohin ayaan ku dhowaadaa Waalidkeygana gabar curad uma ahan 😭😭😭❤
@suldaanabdullhimaxamed4054
@suldaanabdullhimaxamed4054 Жыл бұрын
Oo sorrey
@qaalisharaf9371
@qaalisharaf9371 Жыл бұрын
👸😒
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@qaalisharaf9371❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@suldaanabdullhimaxamed4054❤😊❤😊❤
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 7 ай бұрын
Masha allah nimaan hablo la dhalan baa ciilan waxaan halkan kansalaamayaa walaashay hoodo c/risaaq,safa c/risaaq,hadiya c/risaaq sidoo kale walaaladay ciise caddeh iyo mubaarig i.a walaalo nolo ta u fiican ayaan idiin rajeynayaa walaaladay ila dhashay ilaahay ha iikiin daayo ifka cisi ku noolaada walaalo 😢❤ 12/14/2023 maalin aniga iyo walaaladay ila dhashay xasuus noo ah ❤❤❤ maalin khamiisa ❤
@LydiaAhmed
@LydiaAhmed 2 жыл бұрын
Masha allah this song 🎶 was dedicated to me by my sister for the first time today … god blessed u ismail for this lovely song ❤️❤️❤️
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
😊❤😊❤😊❤❤😊😊❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
❤❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤❤❤
@AsmasiciidReelmagaal
@AsmasiciidReelmagaal Ай бұрын
NcaAghgq❤😢😮
@hakiimaaadan5423
@hakiimaaadan5423 Жыл бұрын
Wllshay wacaney ahlaam and badra ilaahay ha in daayo ❤☺
@yaxyeaadanarbe6148
@yaxyeaadanarbe6148 Жыл бұрын
Masha allaaah Ilaahay wxa uu isiiyay 6 gabdhood oo ila dhashay Wxan marwalba ku faanaa In ay isoo xanbareen Waxna isoo bareen Allaah ii xafdi Qofwalba oo gabadh la dhashy Allaaah ha umahd celiyo
@NasraHussein-mm9uv
@NasraHussein-mm9uv Жыл бұрын
Asc ❤🎉
@user-uq2sl3nq9o
@user-uq2sl3nq9o 7 ай бұрын
Machan,alah❤❤❤ aniline waxaa iladhasha 1o 😢😢😢😢gabdhoood😮😮😮Allah xafido😅😅❤❤😊😊
@user-ee3cn8cm7k
@user-ee3cn8cm7k Ай бұрын
Macaan waan ku jecelahay🎶🫶
@HodanMaxamed-m2l
@HodanMaxamed-m2l 25 күн бұрын
Habi maxamed Ahmed ilaahey haykaadayo😢
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 10 ай бұрын
Wlshey wa leyga dilay mar walbana wxn uso galaa inaan ayada ku xasuusto heystan ayan uqaadi jiray😭😭😭😭😭
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 9 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto walal mcn waa inaad u aarto oo disho qofkii dilay
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@sashawwefans6394😊❤❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤❤
@asmasuleiman5840
@asmasuleiman5840 2 жыл бұрын
Nimco saleeban xaashi waan ku jecelahy wllshay qaali
@ImIm-lx1so
@ImIm-lx1so 3 ай бұрын
Gabar hooyadey ma dhalin hadana wa dhagesta
@amiinaxmedamiinaxmedmaxmud159
@amiinaxmedamiinaxmedmaxmud159 2 жыл бұрын
Mashaa lhaa ilahy haa I dayo wllshay qali keep goin danan
@CabdiSaalax-xs6cd
@CabdiSaalax-xs6cd 2 ай бұрын
Alle haku xafido wllshey ❤❤❤❤
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 2 сағат бұрын
Marwalba oo aan soo galo halkan waan ilmeeyaa waayo gabdho way Ila dhasheen hadana lamaan Korin waan Kala fog nahay waqtina lama qaadanin kalinino Ayaan kusoo koray aduunka cid iga nasiib xun maan arag sidaas ayaan la ilmeeyaa anoon agoon aheen Ayaan hadana sida agoonta usoo koray 😢😭
@MaxamedBar
@MaxamedBar 6 ай бұрын
Hees way dhaaaftay walahi
@boqoradasamaroonsaciid6419
@boqoradasamaroonsaciid6419 2 жыл бұрын
Masha Allah walalo isjacel isku wara abid Adi iyo wallasha mcn 😍😍😍😊🙏❤️
@maqsudmusse3194
@maqsudmusse3194 16 күн бұрын
Ani gabdh ilama dhalan 😢
@naemaj4616
@naemaj4616 2 жыл бұрын
I am the eldest of seven children, and I am proud to be the oldest daughter in my family. I also adore my siblings dearly. Illahay ha iikiin daayo wllo ❤️🥰 this makes me feel good 😊.. Thanks wllo Danan❤️👏🏽🎉
@niemaniema377
@niemaniema377 5 ай бұрын
Qwertyuio❤😂😢😮😅😊❤❤
@mohamedabdiweli4797
@mohamedabdiweli4797 Жыл бұрын
I can’t stop crying wlhi I love you my big sister ❤😭🫶
@ruweydodek6236
@ruweydodek6236 2 жыл бұрын
Walaashy mcn 5sano ma arg 🥺🥺🥺
@ckhaalaqmawliit4151
@ckhaalaqmawliit4151 2 жыл бұрын
Anoo caska arkaya ayaan kan ku dhuftay sabatoo ah ninkanba waa soomali markaa dadka viyuska yarle ee somali ahba so kiciya noo qabyaalada ❣😅🖤🥰
@saynabsiciid3292
@saynabsiciid3292 Жыл бұрын
Cod mcn mansha allah allh hakuu barakeyo codka wllo ismail.dannan
@maxamedmoha7164
@maxamedmoha7164 Ай бұрын
Hestan waxa o hibeyaya Kuwaii ila Dhasa❤ Ruweydo❤ Ramlo❤ Muno❤ Muniiro❤ Najmo❤ Nawal❤ Waligiin ifarxanow aduun waagii baryaba hadanan wajigaag araag Waxbaa iga Maqan walal Kuwii ila dhashay❤❤❤❤
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 Ай бұрын
Qof iga Nasiib Xuni Ma Jiro Aduunka Waad igu Cidlayseen Balse alle ayaa Naga Kiin jeclaaday.😢 Labdiinba Alle Naxriis iyo janno haydiin Siiyo🤦‍♂️😢😢 Heestan marksta oo aan maqlo waan ilmeeya😢😢
@ilkacase9916
@ilkacase9916 8 ай бұрын
Masha allah walahay waan jeclay waa 4 gabdhood oon walal nahay😊
@aslisheikh836
@aslisheikh836 2 жыл бұрын
Ayy 😇🥰😌 thanks 👍 my singer Ismail danab I love you so much 🥰😇👑
@hodanomermicad5717
@hodanomermicad5717 2 жыл бұрын
Masha allah 💞 huno horoow soco my dhigeygi ismail m.barkhda
@yasminabdi8271
@yasminabdi8271 2 жыл бұрын
thanks yasmina leydhaha curadna wan ahay
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 4 ай бұрын
Wow a young man with heartbreaking sound
@zahrasalah4872
@zahrasalah4872 Жыл бұрын
Wow you song is so good😍❤💔
@faaymacalinfaaymacalin3979
@faaymacalinfaaymacalin3979 2 жыл бұрын
M.a walashey mcn ikran alle ha ika xifdiyo
@nimcoxasn7691
@nimcoxasn7691 2 жыл бұрын
masha allha heesa iyo badha❤❤
@MarwaMohmed-mi7zo
@MarwaMohmed-mi7zo 2 ай бұрын
Wlshy hibo Mohamed chamac wlshay adunka kaligeedban ka eegta 😢😢😢😢😢😢
@caaidacali9749
@caaidacali9749 2 жыл бұрын
Ilaahey ha ii xifdiyo abaayada mcn
@user-hl8mo4ms1l
@user-hl8mo4ms1l 5 ай бұрын
Maasha Allah 😅😮😮😮
@user-md5sc7wo5x
@user-md5sc7wo5x 3 ай бұрын
😂❤Asc
@farduzhassan8602
@farduzhassan8602 2 жыл бұрын
Wllahy an jclhay alle ha igu simo inta mrkle wada farxayno dhamntin Wan idin xiiiisay wllo💋💋💋💋💋🥲
@saciidosheikhisaaq6188
@saciidosheikhisaaq6188 Жыл бұрын
Waaw walasheyda mcn farxad ku nolow
@guledjama448
@guledjama448 2 жыл бұрын
Walaashay wacaaneey Taan waaxyaha ruux iga midaay Waalidkay curadiisiyeey Wakhtiguu Lama dhalan Qofnee wanaaji qalbigaaga oo Waayaha adag iyo xiliga Waynuhu haku mootiyoo Walbahar alle kuma tusee Waraabuhu kuma cunee Waligaa ii faraxsanoow Aduun waagii baryabaa Hadaanan wajigaaga arag Waxba iga maqan walaal Walaashay walaashay qaliyeey
@achelsabrina7266
@achelsabrina7266 2 жыл бұрын
So good 👍👏👌🏿🙌
@hamdihassan.6394
@hamdihassan.6394 Жыл бұрын
Zbhkijnmkngfdghhjuu😮out iiuuu hmvwa oh
@hodanomermicad5717
@hodanomermicad5717 2 жыл бұрын
Masha allah 💞 huno horow soco wallakey iga yarow ismacil m.barkhad
@LakiMuuse
@LakiMuuse Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sharmaboy1012
@sharmaboy1012 2 жыл бұрын
Wooooooowwwwwwwww butfull music mcn
@MukhtaarAbdi-nq6ct
@MukhtaarAbdi-nq6ct Ай бұрын
❤❤❤
@AyaanAxmad-jl5ec
@AyaanAxmad-jl5ec 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@NajiibYare-cn6pp
@NajiibYare-cn6pp 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@samirasayid-ali7167
@samirasayid-ali7167 7 ай бұрын
Walaashay wacaneey 💗💖🌺🌹
@kiinaxmed9165
@kiinaxmed9165 Жыл бұрын
Walaasheydaxawo😍
@ibrahimabuadam4010
@ibrahimabuadam4010 2 жыл бұрын
Wooooow i love my big sister thank u
@mohamedmohamudhaykal8751
@mohamedmohamudhaykal8751 Жыл бұрын
walaasheey😢macaan 😮😮😮😮
@user-xk8nm8ep3c
@user-xk8nm8ep3c 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@sucdohooto6553
@sucdohooto6553 Жыл бұрын
Maashaallaa
@maxamedkaariye9105
@maxamedkaariye9105 2 жыл бұрын
Keep going my big prther
@zulekahassan4444
@zulekahassan4444 2 жыл бұрын
I love this song. Is so beautiful when you know the meaning heart ❤ ❤ ❤
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 Жыл бұрын
I mean who doesn’t understand the meaning
@fardowsocabdullaahi
@fardowsocabdullaahi Жыл бұрын
​@saidsuleiman7365
@user-mq6yo3rp7t
@user-mq6yo3rp7t Жыл бұрын
Ws
@deqashadiyawnkujecelhyquru5816
@deqashadiyawnkujecelhyquru5816 2 жыл бұрын
Mash Alllaah
@user-md5sc7wo5x
@user-md5sc7wo5x 3 ай бұрын
Masha Allah 😂😂❤❤😢 hees macaan ismaaciil danan janada gal
@najmasiciid776
@najmasiciid776 2 жыл бұрын
Heestan wnka helay 💯💯💯
@fardushassan9458
@fardushassan9458 2 жыл бұрын
wakhtigu lama dhalan qofna walal run
@user-eb1ow5cv8m
@user-eb1ow5cv8m Жыл бұрын
Walaashay wacanay ❤❤❤love
@NaimaAbshir-gz6lz
@NaimaAbshir-gz6lz Ай бұрын
😭😭
@hoodoyusuf1675
@hoodoyusuf1675 2 жыл бұрын
MaZhalaaH ZONG PEATIvuL
@NadaCabdirisaaq
@NadaCabdirisaaq 7 күн бұрын
🎉🎉❤
@abdikanigadariofficial6523
@abdikanigadariofficial6523 2 жыл бұрын
Heart touchind lyrics
@walalakofficialchennal6493
@walalakofficialchennal6493 2 жыл бұрын
jkjljlh
@walalakofficialchennal6493
@walalakofficialchennal6493 2 жыл бұрын
hkh7tigiuuijuuig
@walalakofficialchennal6493
@walalakofficialchennal6493 2 жыл бұрын
9j
@jffy5392
@jffy5392 Жыл бұрын
O
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@walalakofficialchennal6493❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤
@nimo4971
@nimo4971 Жыл бұрын
Waaw ismail best
@dhagoldhagol782
@dhagoldhagol782 Жыл бұрын
B asc
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
الله يحفظك💥 أخي❤ الكريم 🙏🏻
@thanksthanks8709
@thanksthanks8709 2 жыл бұрын
My sister😘😍😍😭💓❤👄
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
@@thanksthanks8709 yawaye
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@gulledsimba1010❤😊❤😊😊❤❤😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@gulledsimba1010😊❤😊❤😊❤❤
@maryanhassan5007
@maryanhassan5007 2 жыл бұрын
mashallah
@saynabsiciid3292
@saynabsiciid3292 Жыл бұрын
Beautiful
@eidcadefariid5773
@eidcadefariid5773 2 жыл бұрын
Keep goin
@saabircade4215
@saabircade4215 Жыл бұрын
Walaasheey iloveyou
@mulkiabdi5818
@mulkiabdi5818 Жыл бұрын
Wllo qali 😍😍😍😂
@cismaanmaxamuudmacaane1886
@cismaanmaxamuudmacaane1886 2 жыл бұрын
Waah waah wayigadhexbaxday
@muhyadiinsaydid2148
@muhyadiinsaydid2148 2 жыл бұрын
Ismaaciil Danan Duriyadii Samaroon Siciid (Gadabuursi)
@surelosaladrage
@surelosaladrage Жыл бұрын
m.a wllkey
@user-ju8wj7ok9q
@user-ju8wj7ok9q 5 ай бұрын
Wlshy mcn mutaas iyo maryan waxaan leeyahay soo kora oo waynasa noloshu idinma xumayso hadaa maalin uun dunidu idinku sinto massegenkan aad iga danbaysaa waxaa idin leeyahay qlhy wa aidin jeclhy waligii cidna habryina noloshuna waa aayo badan haye😢❤
@saynabsiciid3292
@saynabsiciid3292 Жыл бұрын
Hees mcn
@qadroqaali2261
@qadroqaali2261 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@MukhtaarAbdi-nq6ct
@MukhtaarAbdi-nq6ct Ай бұрын
❤😂
@mahamedjabuuti2693
@mahamedjabuuti2693 Жыл бұрын
M.a
@ancammahamed9227
@ancammahamed9227 2 жыл бұрын
Heestan wlshay furka aaa iso dirtay xili aan unbaahanaa waqtigu lama dhalan cida waa rabuhu cidlo kuma cuno 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@abshirahmedofficial7792
@abshirahmedofficial7792 2 жыл бұрын
🌹❤️❤️
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 2 жыл бұрын
Thanks wllky iga yar adnan sharaf waanka gudomay huno 🌺🌺❤️🥰🥰 Fananka qadayna adbad umahadsantahay wll
@abshirahmedofficial7792
@abshirahmedofficial7792 2 жыл бұрын
Hhhhh
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@abshirahmedofficial7792❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@abshirahmedofficial7792❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😊
@amiirnuur6854
@amiirnuur6854 2 жыл бұрын
Waraabuhu kuma cuneee
@nastehoabdirisaaq8320
@nastehoabdirisaaq8320 Жыл бұрын
WaAAL
@yasircade4026
@yasircade4026 Жыл бұрын
Markey gabar kulq dhalana dareme xanunke ledahay😢
@maryanhassan5007
@maryanhassan5007 2 жыл бұрын
love you
@maryanhassan5007
@maryanhassan5007 2 жыл бұрын
masha allah walaalo iş jecel walaahi waa hees macaan 😍😍😍👊🤲🤲👏❤❤❤👑
@raqiyoabdirahman
@raqiyoabdirahman Жыл бұрын
Walashey mcn ilahay haunaxaristo qabrigidenaa ilahay haunuriyo 💔 😢😢 hestaan marka maqlo waxan darema ineey walal la an adunkubaa waxba eheen😭😭😭
@hamsefarhan
@hamsefarhan Жыл бұрын
Hees macaan waaraabuhu kumacunee
@ismaanciise3354
@ismaanciise3354 Жыл бұрын
😍🥰🥰😝
@liibaanilyaas3160
@liibaanilyaas3160 2 жыл бұрын
e
@AminAmin-uy6ps
@AminAmin-uy6ps 2 жыл бұрын
Hawa
@user-gk7qg3vm7z
@user-gk7qg3vm7z 9 ай бұрын
Hyeeuuf
@nimcoxasan8178
@nimcoxasan8178 Жыл бұрын
Of calayg
@abshircadde9236
@abshircadde9236 Жыл бұрын
Wwww
@mursakbuyow6782
@mursakbuyow6782 2 жыл бұрын
War aniga heestaan noocaan loo qaaday aaba aduunka ugu nacay
@ubahabdi6510
@ubahabdi6510 2 жыл бұрын
Vh
@amalabdirisaq340
@amalabdirisaq340 Жыл бұрын
Wllshy wn kujeclhy xabso
@AyshausmanFarah-xe1io
@AyshausmanFarah-xe1io 7 ай бұрын
Sax
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Ismail Dannan
Рет қаралды 8 МЛН
ISMAIL DANNAN 2022 | GABADHII GABDHAHA | HEES CUSUB
4:21
CASKA FILMS
Рет қаралды 1,6 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018
8:02
ZAMI FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
ISMAACIL DANAN || HEELOOY HEELOY-HEES AROOS 2022
6:51
Mohamed Bluetooth
Рет қаралды 234 М.
KHAALID KAAMIL HEES CUSUB┇HOOYO LYRICS┇IFKA HIBO KU NOOLOW┇
4:23
Najma suudi
Рет қаралды 3,6 МЛН
Mohamed bk wlashey gariyey
4:18
Somali Music Industry
Рет қаралды 386 М.
ISMAIL DANNAN  - WALASHEY
4:26
Ismail Dannan
Рет қаралды 1,3 МЛН
KHADAR KEEYOW FT. QAMAR SUUGAANI | SAAXIIB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:33
Ismail Dannan - Guur Khayr
4:31
Ismail Dannan
Рет қаралды 7 МЛН
CALI ZAKI HEES WALAALNIMO AH / AROOSKA HIBAQ GOBAD IYO JIMCALE
4:44
Ali Zaki Official
Рет қаралды 12 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН