JAABIR GACAYTE - Hanti weeye jacaylku (Official Video) 2023

  Рет қаралды 14,274

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Жыл бұрын

Hanti weeye jacaylku
Ereyada & Laxanka & Codkii
JAABIR GACAYTE
Music: SHEEGOW BISHAAR
Copyright
‪@HaatafAbdi‬

Пікірлер: 33
@cabdicuriye9683
@cabdicuriye9683 Жыл бұрын
Kun jeer ayaan kuu hambalyaynayaa Sheegoow Bishaar Macalin aan dib Inoo soo mari doonin million jeer ayaan salaamayaa walaalkay Haataf Abdi farsamada xawaaraha ku socota ee aad soo saarto markasta guul iyo gobonimo waarta ayaan idiin rajaynayaa iyo horumar la taaban karo . Waan salaamay fanaaniintana.!!!
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Alle haunaxristo gesigeena taliyehena farxaan qaroole🦁😭
@BurhanChannel777
@BurhanChannel777 Жыл бұрын
Maanta aniga ayaa ugu horeeya miyaa taasi waxay cadeyn u tahay sida aan heesaha u jeclahay 😂❤
@farhiamahamuud2706
@farhiamahamuud2706 Жыл бұрын
Anaa kaa soo horeeyy 😂😂
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 Жыл бұрын
Keep going abti❤
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Atarashada caanka ahayd Maria love ujeeda❤️
@abdirahman1833
@abdirahman1833 Жыл бұрын
Ninkan yaa soo kalifay Waa faladagankii reer bossaso ka War aan kula taliyee abwaano fiican raadso
@mahadiadawe
@mahadiadawe Жыл бұрын
Good Song Caadi Maahan Thanks Legend
@nafaxaadnafta580
@nafaxaadnafta580 Жыл бұрын
Masha allah ❤️ nice song 🎵 👌🏽
@alphaman4241
@alphaman4241 Жыл бұрын
Ya salaam fanankeena Jabeer Gacyte horay u soco.
@daadirm2669
@daadirm2669 Жыл бұрын
Ninkas ninki yaqaan baaa yaqaano rerka bosaso ugu hantida badan ayu kadadhay rer gacayte ✅
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
ma hubta marka muxu jacayl madhan ula socda
@daadirm2669
@daadirm2669 Жыл бұрын
@@ahmedeycali6808 nio malaha inaga ookale ayuu noogu danleyahay sida dumarku ula dhaqman ninka wax haysan waakaa hubaaa familkisa waxa kamida ninki uhoreyay e dooni ari ah udhofiyay carabta wa millionairs .
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
@@daadirm2669 xalka naga hubso😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Faankii oo luga leh iga dheh hantida ugu badan mawaxaad u taqaan huteelka duugaa ee hada aadmoodo carshaanta waayo waagay boosaaso tuulada yar ahayd intaanlasooqaxin ayaa la dhisay hada waxaad moodaa cariishyo gaagaabnaanta iyo qaabdarada makhaayad cunto uunbaa kutaal doonyo ku lahaa alloow run u hiili
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Faankii oo luga leh iga dheh hantida ugu badan mawaxaad u taqaan huteelka duugaa ee hada aadmoodo carshaanta waayo waagay boosaaso tuulada yar ahayd intaanlasooqaxin ayaa la dhisay hada waxaad moodaa cariishyo gaagaabnaanta iyo qaabdarada makhaayad cunto uunbaa kutaal doonyo ku lahaa alloow run u hiili
@Bn99757
@Bn99757 Жыл бұрын
Xanuunkan muxu ahaaa 😢
@DalabSaidDeyr
@DalabSaidDeyr Жыл бұрын
Legendary is always legend
@caydiidcaydiid3900
@caydiidcaydiid3900 11 ай бұрын
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid Жыл бұрын
big lagan haataf abdi
@Maysermuse
@Maysermuse Жыл бұрын
𝐨𝐟𝐟𝐜𝐚𝐥𝐚𝐲𝐤 𝐦𝐭𝐧 𝐤𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Kaaba dhibta jooji
@ahmedeycali6808
@ahmedeycali6808 Жыл бұрын
Gabadhan kaaaba lama dhaho
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
@@ahmedeycali6808 saraan kaqaday I know lama idhaa oo waan ogahay lakiin film ka waxay kumatasha magaca Saara
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
Bilaaa camal 🤣🤣🤣
@abdallahbaari94
@abdallahbaari94 Жыл бұрын
Kininkiii kalunka cunay 😂
@mucaadladiye3835
@mucaadladiye3835 Жыл бұрын
𝐽𝑎𝑎𝑏𝑖𝑖𝑟.ℎ𝑎𝑐𝑎𝑦𝑡𝑒𝑒 𝑤𝑜𝑤
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
Kiedy gram w the floor is Lava i jest obby
0:34
Cute Iza 335
Рет қаралды 494
Heesti Malak iyo Abwan Jaabir Gacayte
2:25
BULSHO HAGE
Рет қаралды 1,2 М.
JAABIR GACAYTE HEES CUSUB DAREEN AABE 2022
4:06
Faiza Amir
Рет қаралды 3,8 М.
Idil Barkhad - QANDHO JACEYL - Official Video 2023
4:20
Haataf Abdi
Рет қаралды 220 М.
JAABIR GACAYTE I CARFOON I NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:23
Aflaanta Studio
Рет қаралды 30 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 265 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 609 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 298 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН