JAAJUMOW - GABARYAHAY CASRIGAN - LIVE

  Рет қаралды 278,614

Maali

Maali

Жыл бұрын

Contact me
FACEBOOK : / maaliproduction
INSTAGRAM : / maaliproduction
SNAPCHAT: MAALIPRODUCTION

Пікірлер: 187
@maxamedhalacosman8268
@maxamedhalacosman8268 Жыл бұрын
Gabar yahay casrigan Calmashada kalgacal Cirka lagu shareer Cubtan laysu baaq Codna lagu heshii Anna ceelalyada Caraabada waxaan Cagta soo rogaba Ciirsiga Adaan Cudud kaa rabaa :(( dhex-Taalka:)) Cawo iyo ayaan Caashaqa Addaa Calanka u sidee Caano ila wadaag :(( bayjka dambe:)) Gabar yahay casrigan Calmashada kalgacal Qofba cimiladuu Caano ku dhamuu Ku cawaysimaa Celis iyo jawaab Ku calool samow Duulaan colaad Nimaan ciidan wadan Ciil Kama baxee :(( dhex-Taalka;)) Cawo iyo Ayaan Caashaqa Adaa Calanka u sidee Caano ila wadaag Waa sidan erayada heestu waxaa iga talo ah fadlan cid kasta oo dib uso qaadi doonta heesihii hore fadlan iska hubiya hab dhaca erayada iyo macnaha ay xambaarsan tahay heestu waxaad ku ciyaaraysaan waa hanti iyo dhaxal ma guurto ah iyo suugaantii umada somaliyeed ee ka daaya gefka aad ka gelaysaan please 😂
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 Жыл бұрын
Haa meeelo bdn bu khalday fananku wanadan qata faninow🤣
@amiirdaauud9804
@amiirdaauud9804 Жыл бұрын
Thank you wll waa runtaa inaa intaas dhaho baan usoo galay
@amuunsamriyaofficial1807
@amuunsamriyaofficial1807 Жыл бұрын
Absolutely 😴😘
@kierenludo3310
@kierenludo3310 Жыл бұрын
adiga lahjada fahmin dadka isku lahjad maha lkn wxd so qorty wx ka baxsn mu dhihin 😂
@abwaangaas8451
@abwaangaas8451 Жыл бұрын
jaajuumow sidaa ka fahmay waa dadka aan ereyga C'daa aan Karin ee yara carrabka culus erayo badan ayuu si khaldan ugu dhawaaqaya
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 ай бұрын
He is Somali Somali Mickle Jackson 😂😂😂 I love his wonderful dancing ma sha Allah
@nutritionwellness9789
@nutritionwellness9789 Жыл бұрын
What a Performance, full of energy and confidence. Also Excellent voice
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 Жыл бұрын
Legend jaajuumow dheesha iyo heestaba barteda dhigtay
@moh4127
@moh4127 Жыл бұрын
Cudud kaa rabaa dheh belo kula carrab weynaatay (curad kaa rabaa xay tahay!!! )dad aan xataa ereyada sixi karin ......... Ilaahay haw naxriisto Sanka legen buu ahaa. Sida kale dance giisu waa another level. ♥️ the best
@husseinmohamuudabraham8585
@husseinmohamuudabraham8585 Жыл бұрын
😂 war wuxu ma ayad qur'an ba oo ninka sida dhan aad ugu aflagadaynaysa
@yusraasad9763
@yusraasad9763 3 ай бұрын
Eaea
@yusraasad9763
@yusraasad9763 3 ай бұрын
Dfsdadfaddsdrfsfsafaffadadfa
@yusraasad9763
@yusraasad9763 3 ай бұрын
Ewardfdsdfdadafssf​@@husseinmohamuudabraham8585
@ubahabdi1637
@ubahabdi1637 Жыл бұрын
Naagiihii iney la keni waayeen bay iska baxden😂😂😂 Inta TikTok ka imaadey is muujiya ❤
@siciidfaarax5828
@siciidfaarax5828 Жыл бұрын
kkk anigaa ka soo raacay tik tok
@naimaali5308
@naimaali5308 Жыл бұрын
Aniga
@wiilbahgari4815
@wiilbahgari4815 Жыл бұрын
Waaa ikan team Tictok aa isla nahay
@sumayosusu
@sumayosusu Жыл бұрын
Hhh from tigtog😅
@simankaarshe-vt2dk
@simankaarshe-vt2dk Жыл бұрын
✌️✌️
@mohafaysal5623
@mohafaysal5623 Жыл бұрын
Heeska si wacan buu ugu raaxaystay balse Ereyo badan buu khaldayaa heeska.
@kowsarmahammed6069
@kowsarmahammed6069 Жыл бұрын
Aayad miyah marka😂😂
@Abasmohamud
@Abasmohamud Жыл бұрын
Legend jaajuumoow heesta waa kalakicisay xasuustii AUN C/sh c/ sanka
@dirirabdullahi6195
@dirirabdullahi6195 Жыл бұрын
Absolutely beautiful voice well talented guy relax on your joy
@Carafat76
@Carafat76 Жыл бұрын
Absolutely amazing legend waan Ku salaamay
@fatxibarre9834
@fatxibarre9834 Жыл бұрын
Runtii waa laga raystay geed meel tagan oo afka dhaqajinayo ninkan express stage raggii fanka loogu talagaly (very attractive man
@abdihakimharetsallah1167
@abdihakimharetsallah1167 Жыл бұрын
Well talented Abubakar jajumow madhaxa isarantahay abe
@xidigtiibari7976
@xidigtiibari7976 Жыл бұрын
Ciirsiga adaan cudud kaa rabaa dheh meelo badan buu ka khalday in la heeso in lyrics la yaqaano ayaa ka horayso yaa camoo
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Abdulqaadir sanka Allah yarahmath rahimiin 😥😥😥
@nadkam9792
@nadkam9792 Жыл бұрын
Lafihii hore weeye jaajuumow legend.
@Abdifatah3
@Abdifatah3 Жыл бұрын
jaajuma wlee heesta wuu ku raaxaystay fanaan majaajlilaystee flim tarjume wooow 🥰
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Жыл бұрын
Reer Xamarku ma duqooban Ninkan aa 60 jir yaa dhahayo hada.
@mohamedahmedfoosi9016
@mohamedahmedfoosi9016 Жыл бұрын
Style ka codka iyo ciyaartiisuba waa heer sare Al fanaan jaajuumow
@ahmethathan6863
@ahmethathan6863 Жыл бұрын
War waxaan caadi ma ahan isaga ayaa kaga cod macan qof walpo soo qaday heestan waxaba i dishay sida musica lola socdo ee lll cayararyo like ha iga ilaawina
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Lgend jajuumow❤️‍🔥🤞
@villasomalia4802
@villasomalia4802 Жыл бұрын
Ereyda wax bdan ayaa laga badalay cadi maha wlhi
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 ай бұрын
He is Somali Mille Jackson 😅😂😂😂❤ I like his dancing
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 Жыл бұрын
Full talented waad Soo dahdhee legedow music ayad kuraxeysaneysaa waale✌️
@aishacali607
@aishacali607 Жыл бұрын
Mudo joogay fanka
@husniabdalla1845
@husniabdalla1845 Жыл бұрын
Ninkan marhuru legend ahaa 90 meyada ladhageysanayay
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Жыл бұрын
Legend is ku kalsoon oo live u heesi kara ma badna sannadkan.
@kingmohaz1192
@kingmohaz1192 Жыл бұрын
Jaajumow heesta ciyaarta ka dhaaf hana ceybeyn haddan nahay reer konfur
@abdullahibrahim558
@abdullahibrahim558 Жыл бұрын
Qofba cimaladuuuu an ka hela noh
@wowsas3711
@wowsas3711 Жыл бұрын
Jajumow erayada hesta iska sax baba 😁
@AhmedIbrahim-fl1fc
@AhmedIbrahim-fl1fc 8 ай бұрын
He is a good singer very best voce
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын
Ninkan wa fanan khatar ah waw dawashada heestan kama dalo saln sare djibouti
@Dat12356
@Dat12356 7 ай бұрын
Thank you ✨universe ✨🙏 And thank you my 💫💫✨✨✨💫💫💫💫✨spiritual team ✨💫🙏✨ And thank you 💫✨💫✨my 💫💫💫✨ancestors ✨💫✨🙏✨
@laylaomar3528
@laylaomar3528 Жыл бұрын
Wooow ilove you jaajumow❤😭
@hasensekariya8333
@hasensekariya8333 Жыл бұрын
Somali music in Another level. Horay usoco
@abuudiabdi6493
@abuudiabdi6493 Жыл бұрын
I like his energy
@abdimohamed9519
@abdimohamed9519 Жыл бұрын
Well done 100 percent
@mohamedaarshe7460
@mohamedaarshe7460 Жыл бұрын
Qoob ka ciyaar cod tallent aduun ninkan alle Hasoo hanuuniyo
@mohamedjama169
@mohamedjama169 Жыл бұрын
Wlhi abtow wn ku tageera
@abdirashidadan9669
@abdirashidadan9669 Жыл бұрын
Ciirsiga adaan cudud kaarabaa waye curad maha
@user-nq2es8wg1r
@user-nq2es8wg1r 2 ай бұрын
Dawled ufur
@villasomalia4802
@villasomalia4802 Жыл бұрын
Hees waxkle jajumow wlhi
@mawlidaliiise345
@mawlidaliiise345 Жыл бұрын
Ciirsiga adaan curad kaa raba❌ Ciirsiga adaan cudud kaa rabaa✅ Cunto leysu baaq colna lagu heshii❌ Cubtan leysu baaq codna lagu heshii✅ Inta kadib ereyada labada bage wa isku dhex qasay heeska waa aasay 😂😂
@dhicisqoobey6131
@dhicisqoobey6131 Жыл бұрын
Alfanaan mawliid jagax well done
@musecali7078
@musecali7078 Жыл бұрын
Jaajumow talant tgii oo qofah 🙆‍♂️
@abdirahmanbudulofficial5677
@abdirahmanbudulofficial5677 Жыл бұрын
Heesta Wuhaleeyay Ninkan Erayo badan ayu Qaldi
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 Жыл бұрын
Haa hlkaa ku fashilmay heesta kabbo la dul mary🤣
@abdullahisagal475
@abdullahisagal475 Жыл бұрын
wow it was amazing song jajumow keep going bro
@sahramahamud2558
@sahramahamud2558 Жыл бұрын
😢😮😮😮😮😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😮😮😮😮😮😢😢😅😮😢😢😢😮😮😮😮😢😢😢🎉😢😢😮😮😮😮😮😮😊😮😊😅😊😢😢😮
@oscarosmanoscar2399
@oscarosmanoscar2399 Жыл бұрын
Amazing please aloud for us to download
@cilmiboodhari5s97
@cilmiboodhari5s97 Жыл бұрын
Ahmed Biif wu sheeqowey Hestaa ada leh jaajuumow ❤️✍️
@ayaanomar7284
@ayaanomar7284 Жыл бұрын
Heesta Cabdulqadir sanka ayaa qaaday
@moh4127
@moh4127 Жыл бұрын
Sanka lahaa biif iyo waxaas copy Ilee caruur
@sahardiidibraahim652
@sahardiidibraahim652 Жыл бұрын
Wow amazing voice 😍
@MohammedIcssak
@MohammedIcssak 9 ай бұрын
As❤ 😂😂🙏🙏🙏
@adammursal4106
@adammursal4106 Жыл бұрын
Big smile always!
@siciidfaarax5828
@siciidfaarax5828 Жыл бұрын
nimaan ciidan wadan ciil kama baxee
@muqtarmanuur7888
@muqtarmanuur7888 Жыл бұрын
Wow amazing👏👏👏👏👏👏❤️❤️
@MuzTh4PhoWww
@MuzTh4PhoWww Жыл бұрын
Wlhi wa ciyaalkii hore🤣 legender😎
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Qofwalbo qof dufiso walagudayda lagana badiya nacash nacash ciyAr rabaxi les dhafsado
@liban4679
@liban4679 Жыл бұрын
Wah wah waxaas baa markhaan la dhahaa
@najmocumar3102
@najmocumar3102 Жыл бұрын
Hayeh
@fardosafardosa2876
@fardosafardosa2876 Жыл бұрын
Mashallah mashallah my best friend
@suleeyadow6896
@suleeyadow6896 Жыл бұрын
Talented
@M.shishigow
@M.shishigow Жыл бұрын
Niceone only the legend one kibax yaq
@bilemo1126
@bilemo1126 Жыл бұрын
Jaamo heesta meesheedu dhigay Legend
@ShabellkaNuugal
@ShabellkaNuugal Жыл бұрын
Nice voice
@mangsjr2903
@mangsjr2903 Жыл бұрын
he tried but stil that sound of jaajumow and the one of axmed biif thea is a miles axmed biif made beauty sound thiz song
@samiraqasim6767
@samiraqasim6767 Жыл бұрын
May buubkaqn intee kakeenti cawada inader
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 Жыл бұрын
Noo ogolow inan laa dagno hestaa
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 Жыл бұрын
Yaa Salaam Masraxiyad cajiib ah dhex.
@husseinshire9149
@husseinshire9149 Жыл бұрын
Fantastic
@abdullahiadow7560
@abdullahiadow7560 Жыл бұрын
Best Somali dance
@xasanyare6836
@xasanyare6836 Жыл бұрын
niman cida wadan ciilkabaxee 😎💪💪
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 Жыл бұрын
OYOYOYOYO WLHA WUU KU RAAXAYSTAY 👌💯
@mohamedawilofficial5255
@mohamedawilofficial5255 Жыл бұрын
m.a wll aadban uga xumahay inaad horteena kuniikiso adoo duq intow dhalli dhalay
@ahmed_aragti_chanel
@ahmed_aragti_chanel 10 ай бұрын
Yaa salaam hod waad hesaa lkn hesta erayadedi aad bedesheen😀😀😃
@angel75395
@angel75395 Жыл бұрын
He is full of energy, amazing man
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Жыл бұрын
Abokor Jaajumow Ex Reer Hargeysa
@Barwaaqoidil
@Barwaaqoidil 4 ай бұрын
Waaaw❤
@abdiazizbile68
@abdiazizbile68 Жыл бұрын
Downlod ka ufur
@shabanfillow3566
@shabanfillow3566 Жыл бұрын
😢
@abdihakimkalil566
@abdihakimkalil566 Жыл бұрын
Wow i like his dance
@user-nq2es8wg1r
@user-nq2es8wg1r 2 ай бұрын
Download ka ufur wll
@maxamedhalacosman8268
@maxamedhalacosman8268 Жыл бұрын
War heesta erayada intooda badan waad qaladay ee intaadan ku ciyaarin marka hore iska sax oo hadii aadan fahmin micnaha erayada dad fahmaya waydii please heestan dhulka ayaad la dhacday
@khalifisse286
@khalifisse286 Жыл бұрын
Hees iyo badh
@jirowmohaa7279
@jirowmohaa7279 Жыл бұрын
Legend
@xildhibaanxilkaxilka722
@xildhibaanxilkaxilka722 Жыл бұрын
The vibe
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 Жыл бұрын
Legend cuslade 😂❤
@abdifatahibrahim2155
@abdifatahibrahim2155 Жыл бұрын
Download ka fasax hee
@zamzamdhaqaneahmed4064
@zamzamdhaqaneahmed4064 Жыл бұрын
Wooooòw hesika dhe
@mascud8509
@mascud8509 Жыл бұрын
Cumamadu tuuray nainkasi
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Jaajumow☝️
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 Жыл бұрын
Wawareey kabax
@saabarincabdi9811
@saabarincabdi9811 Жыл бұрын
Energy♥️💪🕺
@yusufgarad1933
@yusufgarad1933 Жыл бұрын
Amazing
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness Жыл бұрын
Xasus ayay hestas igu ledahay ahmed biif markuu fanka kabaxay ba igu dambeysay kadib mantan helay 5/11/2022 💔
@Mssfaazuu
@Mssfaazuu Жыл бұрын
Kiin jaamac meesha keen
@jibriilyaasiin8336
@jibriilyaasiin8336 Жыл бұрын
Jajumow fanan hore
@hassanmacallin7071
@hassanmacallin7071 Жыл бұрын
Haa
@abuhassan673
@abuhassan673 Жыл бұрын
This ppl are funny because they don’t get impressed no xishhod casdi waye nooh !
@mamafarah6229
@mamafarah6229 Жыл бұрын
Masha.allah
@yahyefaroole560
@yahyefaroole560 Жыл бұрын
amazing
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Жыл бұрын
OdaYgu Legend WeeYe
@xamsecisman439
@xamsecisman439 Жыл бұрын
Heestu taan aqaaanay maaha malaa Jaajumaw hlkaa ku noqo hala yidhaahdo
@MohammedIcssak
@MohammedIcssak 9 ай бұрын
👍👍🙏🙏
@MaajidAlifilms
@MaajidAlifilms Жыл бұрын
🤣Shactirole 🎤fanaan 🙆jilaa 👨‍⚖️codeeye ❤❤
@SacdiyoOsman-lv3kz
@SacdiyoOsman-lv3kz 2 ай бұрын
Inti fanan arkayay kan fanan ka fudud ma arag😂😂😂😂😂😂
@adeshkadiye1603
@adeshkadiye1603 Жыл бұрын
" Ciirsiga Adaan Cudud kaa raba wayo " Curad ma ahan
@saadaqhassan
@saadaqhassan Жыл бұрын
Cudad &curad waa is kumid dee
@amiinaraab5020
@amiinaraab5020 Жыл бұрын
Heestan Uu kufsadaay Erayada waad khaladaaY 🥰
Somali Tom Talk heesti digtoor
1:16
Wariye Madar Sanyare
Рет қаралды 74 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 43 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 35 МЛН
XAFLADII  STOCKHOLM ABUUKAR JAAJUMOW(AJAA) WADARO HEESTI MUDOLAAD
7:04
Abukar jaajumow official
Рет қаралды 142 М.
Axmed biif cawo iyo ayaan
5:30
MrLivedon
Рет қаралды 1,1 МЛН
SHEEKADII SOKOREY ABAAY SOKOREEY AFGOOYE
7:53
Abukar jaajumow official
Рет қаралды 60 М.
ISMAIL AARKA & KHADAR KEEYOW | MARKAAN DA,DA JIRAY 15 |OFFICIAL VIDEO 2022
4:23
CUMAR SHARIIF IYO CANAB CAWO HEES NIIKO AH SHOWGII BAYDHABO JANAAY
4:55
Curubo Films HD
Рет қаралды 6 МЛН
ABDUQADIR AJ IYO FADUMO IMAAN HEESTII DHAB U FIIRSO WALIGAA 2022
7:52
HEES 2021 MASEER JAAJUMOW & AMAARA
8:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
WAA MARKII KOOWAAD AAN QOSOL LA OYNAY ANIGA IYO BOQORADA BARAKAYSAN
39:34
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН